Ma Duqeynay Reer Bari & Miimale Gabayo & Sheekooyin Taariikhi Ah Seyid Maxamed Cabdulle & Cudhaadh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2021

ความคิดเห็น • 85

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 ปีที่แล้ว +21

    Dayixiyo shamsaan ahay Hadaan La is Dafireyn
    Wlhi wad aheyd laguma Dafirayo
    Eeba hakugu deeqo janooyinkiisa mid ka mida adeer 🤲

    • @nuurcumar9222
      @nuurcumar9222 10 หลายเดือนก่อน +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 10 หลายเดือนก่อน

      @@nuurcumar9222 👍

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 11 หลายเดือนก่อน +6

    Gabay qiimo leh weeye ale ha unaxristo sayid mohmed cabdilw xasan❤❤

  • @JabriilMaxamuud
    @JabriilMaxamuud 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulbahante waa adkayaal alla maxay dad ciileen allow ishooda naga hay ❤❤

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +29

    Warsangeli baan ahay; gabayganna waa uu nagu maagay Sayidku. Alla ha u naxariisto Sayid Cabdulle Xasan.

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +4

      Sorry

    • @bdjvrj3003
      @bdjvrj3003 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl 15 วันที่ผ่านมา

      Ya ka tahy xagee joogta

  • @fiidcade1247
    @fiidcade1247 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 ปีที่แล้ว +5

    Habar majeerteen xasuuqaa ku dhacay waanu ka murugooneynaa.ani 4 awooweyashay ah Aya ku dhintAy.

  • @doorbin24295
    @doorbin24295 3 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid Masuul

  • @ismailcabdul-sh1ny
    @ismailcabdul-sh1ny 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sayidku waa Shaqsi waxa xasuuqa gaystay waa dhulbahante

  • @mohasalaadmohasalaad7139
    @mohasalaadmohasalaad7139 2 ปีที่แล้ว +4

    M.sha allah alayaraxma sayidka

  • @ayanle10219
    @ayanle10219 3 หลายเดือนก่อน

    Ale ku naxariso sayid maxamed xcabulle xasan 🎉❤

  • @hasan-tx8cl
    @hasan-tx8cl 15 วันที่ผ่านมา

    Sayid ana baarty calmadow iyo cawsane iyo gaar hayaba

  • @naimanaimaosman4935
    @naimanaimaosman4935 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah

  • @hassenhassan7564
    @hassenhassan7564 ปีที่แล้ว +2

    ilahaw kuu naxariiso maha xigmad ka buuxday

  • @mommaymuun8745
    @mommaymuun8745 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah Ha Idin Xafido

  • @AbubakarHussein-oj9ix
    @AbubakarHussein-oj9ix หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ alah ha unaxaristo dayax iyo shamsan ahy hadan lisdafirihayne

  • @saaripoisaari9639
    @saaripoisaari9639 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid tabiye inoosoo badiya

  • @farhiyakabayare1501
    @farhiyakabayare1501 3 ปีที่แล้ว +5

    Waad Mahadsantahay walalo

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 2 ปีที่แล้ว +6

    Sayidka cajeeb buu ahaa Halyeeynimo Iyo gabyaanimo loo daa

  • @fiskacadey3462
    @fiskacadey3462 3 ปีที่แล้ว +4

    Guulaysata

  • @yahyeqase9988
    @yahyeqase9988 2 ปีที่แล้ว +2

    Dambigisa alahaaa dhaaaafo sayidka 🇸🇴🇸🇴

  • @naazir-naztaray
    @naazir-naztaray 7 หลายเดือนก่อน +2

    Halyey nafti hure ah
    Ma dul keenay
    Kuman duub cadoo
    Wada daraawisha

  • @kafiabumali
    @kafiabumali ปีที่แล้ว +2

    Sayid ka Allaha u naxarista janooyinkiisii wacnaa Allaha ku casuumo wadka munafaqiinta Iyo gaalo raacyada ayuu Ahaa

  • @Gustde-tg1qj
    @Gustde-tg1qj 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep Going

  • @Dhagaxbuur
    @Dhagaxbuur 7 หลายเดือนก่อน +2

    👍👍👍@

  • @user-iy9gv6hw2o
    @user-iy9gv6hw2o 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha.allah

  • @user-th9wr9nh4o
    @user-th9wr9nh4o 9 หลายเดือนก่อน +1

  • @Yuusuf99
    @Yuusuf99 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @cumarjubba4748
    @cumarjubba4748 ปีที่แล้ว +2

    Maad tidhaahdo habarmajeerteen waxay fadhiyeen Burman ookushirayeen markaasuu seyidku Habari humble weerar kusooqaaday

  • @samirostudio372
    @samirostudio372 3 ปีที่แล้ว +4

    Qarni joog Shqa Wcn

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkllll
    Nin ragga sydka somali wa yaqiney

  • @saeddayib6752
    @saeddayib6752 ปีที่แล้ว +5

    Gabayga dambe ma ahan miimale ee waa miinanle o wuxu ka hadlaalya geela iyo sumadi ku talay iyo inta nooce u lahaa geela

  • @Inaopthisalam
    @Inaopthisalam หลายเดือนก่อน

    Ma duqaynayn reer barri wuxu doonayo Helaye .

  • @CismaanCismaancadbi
    @CismaanCismaancadbi 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 ปีที่แล้ว +2

    Siyad maxamed iyo daraawiish ragii ahaa ilaahay ha u naxariisto aamiin horta rag badan baa ahaa daraawiish reerahaad sheegtay laakiin 5taa reer aad sheegtay 2 waxay lahaayeen saldanado qalcado degan oo hadana la shaqeeya gumeysi ingiriiska iyo talyaaniga 3da kale waxay ku hoos jireen gumeysigii ingiriiska weliba laba reer reerna way kala calaf qaadeen dagaalkii gondagooye markay siyidka isyidhaahdeen dila ka bacdi labada reer eekalana ma kala qaadi jirin weligii marka laga reerbo gabaygii uu utiriyey reeraha soomaaliyeed oo dhan gaar ahaan dir iyo daarood

  • @farahhassanali7453
    @farahhassanali7453 2 ปีที่แล้ว +2

    Captions usameya

  • @saxansaxomusic3698
    @saxansaxomusic3698 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan Kula Socona Sxb

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 3 หลายเดือนก่อน

    Mujahidin ayay ahayen darawisj

  • @yoonismaxamadsalax8948
    @yoonismaxamadsalax8948 3 ปีที่แล้ว +5

    SXB waxa,an Raba Inan Ku wadiyo 2 Su,alood tan horo ma no helaysa taxana uu idaja Ka wadi voa ee ah warsame &warsuge ???

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +3

      Waa So Gudbin Doona

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy ปีที่แล้ว

      Waa buug

  • @FarahAhmedrashid
    @FarahAhmedrashid 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ma

  • @CabdulaahiCabdi-kg8we
    @CabdulaahiCabdi-kg8we 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jaamacdheere155
    @jaamacdheere155 2 ปีที่แล้ว +2

    W

  • @sangaab224
    @sangaab224 วันที่ผ่านมา

    asc

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +2

    Ala Qabyaaladi Xumaa Ninka Bahalka Ahaa Bay Qaar U Qiil Dayayaan Beelo Dhan Oo Meel Yaala Ayuu Madhiyay Markaas Baa Laga Dhigayaa Taariikh Qurux Badan

  • @KawsarIsmacil-vb1kn
    @KawsarIsmacil-vb1kn หลายเดือนก่อน

    Maxaa looga hadli waayey xasuuqii ay daraawiish ka geysatay oodweyne?

  • @SHuayBYare565
    @SHuayBYare565 2 หลายเดือนก่อน

    Bah majertenow Barigaa Belo iyo Talo Xumaa Na Heshay Darwiish Ba ina Helay Oo Gam inaga Dhigay iLahy Ragii inaga Dhintay iLahy Ha UNaxariisto iyo Sayidkii'ba iLahy Jannadii haka warabiyo Dambiyadoodana Ha Dhaafo Frm Dishiishe.

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl 15 วันที่ผ่านมา

      Tala xumada wlll boqorka ina dhigay AUHN suldanku wu taliyay se boqorka ku qabsady mar ki sayidKA lo sheegay oo layiri nin walba sa su yiri kawaram wuxu yiri ina cali shire iqabay ilaahy baan iqabane

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 9 หลายเดือนก่อน +3

    warsangali muxuu sheegaa xataa majerteen baan dagalamin

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl 15 วันที่ผ่านมา

      Yaku yiri dagaal ma dhicin

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 ปีที่แล้ว +4

    Duca awliyaad buu qabaa dekaha Tuuraaaye
    buu odaygani ka dhigay deha taargooye.
    Tuurwaa habaryonis muuse.
    waa ciidana kii daraawiishta ahaa markaa dagaalku halkaa ka dhacay.
    oo saydika ciidanka u ahaa.

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว

      Ma taarikh samaysa is ledahay war orado yaan lagula yaabin daraawish cid aheen wa la yaqan wan taarikh qoran cidna ma sheegan karto buuggta wey ku taalaa

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 ปีที่แล้ว

      @@ahmett5835
      Daraawish waxa aasaasay 4 nin.
      sayidka mooyee inta kale waa isaaq.
      Suldaan kii u horeeyay wax madax dhaqameedk sheegtaa ee ku biira daraawish waa suldaankii habaryonis wuxuuna ka mid ahaa aasaasa yaashii.
      waana njnkii sheekada kiniisada lahaa ee ku ololeeyay kaniisada dalka yimi inkastoo sayidka sii beena loo siiyo sheekadaa oo seedigii oo ingiriiska turjubaan u ahaa kula noolaa berbera.
      wiilkiisa mahdi cabdile xasan xataa berbera ugu dhashay.
      lkn ninka ololaha hor bilaabay ee ilaa mahdigii sudaan ku xidhnaa wuxuu ahaa suldaan nuur oo ahaa laftiisu wadaad.
      Garaad kii u horeeyay ee diidayna waa dhulbahante oo waa kii guid ee bahararsame.
      waana la diley ka dib markuu Ingiriiska gurmad waydiistay oo waraaqduu direy la qabtay.
      waxa jirey dervish allied clans iyo core dervish followers.
      waa ciidan daraawish oo rasmiya oo aan reer qudha ahyn.
      iyo qabiilo taagerayaal ah oo iyagu is bedbedela.
      marna qaar ku biiraan hadana ka baxaan.
      waakii lahaa sayidku.
      darwiish kii suldaan nuur duudkiisay ka beermeen.
      dabar haduu ka baylaho duudka iga xanuuni.
      gudoomiyihii golaha khusuusida xaaji suudi weeye waa habarjeclo.
      wasiir kii arimaha debeda ninkii caalamka ku xidhay ee hubka keeni jirey waa Ina shixri habarjeclo.
      ninkii abaan duulaha u ahaa daraawishta ee dagaalka hogaamin jirey ibraahim buqul isna habar jeclo.
      Daraawish burco lagu aasaasay.
      qayb ka mida habaryonis, qaybo dhulbahante ah, qaybo habarjeclo ah iyo qaybo ogaadeena baa lagu bilaabay.
      dagaalkii 1aad ee sacmala ka dib bay daraawishi u durugtay mudug oo gobolada dhexe ah.
      reerihii aan soo sheegnayna ingiriiskay isu dhiibeen ka dib markii la handaday.
      waxa mudug kaga biiray ciidamo badan oo ajuraan, majeerteen iyo somali banu iyo hawiyeba lahaa oo xer u badnaa hub badana waysoo faa iideen.
      ka diba lagaga daba tagay mudug.
      halkaana waxa ka dhacay dgaalki cagaar weyni oo lagu diley dadkii ugu badnaa oo ajnabi u dagaalamaya ingiriiska oo dhawr iyo toban lagu qiyaasay.
      Daraawish aan loo koobayna waa ku dhinteen.
      waxa xigay fardhidin.
      waxa ugu danbeeyay jidbaale.
      waa reerka qudha dhulbahante ee jidbaale iyagoo reee ahaan u abaabulan ingiriiska ka barbar dagaakamay qaybo iyaga ka mid ah halka daraawiishtu cid walba lahayd. .
      ka dib waxa dhacay heshiis pestaloza oo talgaaniga dhulja eyl daraawish ugu oglaaday inay mamul hoosaad ka samaystaan.
      lkn intaa ka dib saydikii dadkii somaliyeed buu u jeestay oo laayay.
      dhaqankastoo xuna xoola dhaqatadii somaliyeed iyi daraawiishta xaruntaba wuu kula kacay.
      taasa keentay in cabasho gaadho madaxii firqada saalixiya ee sayidku sheeganay oo makka joogay.
      kaasoo soo dayriyay saydka oo fariin u ku habaarayo kuna canaanayo usoo direy.
      ka dib daraawiishta way u dashatay inay saydika afganbiyaan oo xukunka ka Tuuraan.
      ka dib waa lakala jabay oo kala kicii gurdubi baa dhacay.
      saasay daraawishi cara dhulbahante ku timi oo majeerteen ay ku kala tageen iyo wixii kale ee raacay dhankii mucaaridka majeerteen ba.
      dhulbahaantaa waa la qabsaday oo awoodba loo sheegtaye ogalaansha lagulama joogin.
      taasina waxay keentay xasuuq lagu dabar jaray reer badan.
      sida beehsa yaxye.
      akhirkiina warsan geli baa ku biiray hadana ka baxay.
      markale habaryonis sanaag sida muuse ismacil, sacadyonis, iyo habarjeclo uduruxmin iyo basanbuur
      baa ku biiray.
      dagaalki habar hunbule
      ee dashiishe, warsangeli iyo majeerteen lagu jabiyay isaaqbaa hogaaminayay.
      hadbaa dhulbahante dadkuu ula sinaa daraawish.
      ee waaljda kacaankii baa qaybiyay oo taarikh gaara dhulbahante u yeelay.

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy ปีที่แล้ว

      @@ahmett5835 hh daraawishi yey ahayd? Laba buug baa soomalidu daraawishta ka qortay mid waxa qoray dawladii kacaanka midna waxa qoray awjaamac cumar ciise buugag kalena waxa qoray niman ajaaniba daraawish cid kasta way ka koobnaayeen reerka ugu badna daraawish wuxuu ahaa bahgeri reerka labaad wuxuu ahaa dhulbahante, madaxda ku xigta sayidka waxay ahaayeen beesha habarjeclo, ciidanka daraawiish tu 80% waxay ahaayeen dhulbahante

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaasi Harti uunbuu xasuuqay dhulbahante oo daraawiish ah iyo majeerteen iyo Warsangeli oo ka soo horjeeday. Ogaden waxba kama dhiman.

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 3 หลายเดือนก่อน

      Ogaadeen waxba kama dhiman aa😮 // oo maadan maqal ( gonda gooye )

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl 15 วันที่ผ่านมา

      Hadii aanunahy warsangali wx weyn nin kaasi nama yeelin

  • @Abdirah435
    @Abdirah435 24 วันที่ผ่านมา

    War ninku aftahnsanaa muxuu kun tiriyay !!!! 😂

  • @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
    @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 ปีที่แล้ว +1

    6666

  • @jamaabdikadirmohamed756
    @jamaabdikadirmohamed756 ปีที่แล้ว +2

    BOQOR Ismaan Meezhuu JiirsIyey SaYidku Ma IlaaweY 🤣😂

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 9 หลายเดือนก่อน +2

    Majerten dagaal kuma fiicno

  • @hoodahabby9953
    @hoodahabby9953 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah Ha Idin Xafido

  • @ABDIRAHMANADEM
    @ABDIRAHMANADEM 4 หลายเดือนก่อน

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 2 ปีที่แล้ว +1

    Seyidku soomaalida markiisa horeba qabiilada sare buu aad u maagi jiray sida warsangeli habar yoonis habar jeclo ogaadeen iyo qaar kaloo badan
    Cid kastoo kasoo horjeeda wuu u gabyi jiray

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 ปีที่แล้ว +1

      Siyad maxamed iyo daraawiish ragii ahaa ilaahay ha u naxariisto aamiin horta rag badan baa ahaa daraawiish reerahaad sheegtay laakiin 5taa reer aad sheegtay 2 waxay lahaayeen saldanado qalcado degan oo hadana la shaqeeya gumeysi ingiriiska iyo talyaaniga 3da kale waxay ku hoos jireen gumeysigii ingiriiska weliba laba reer reerna way kala calaf qaadeen dagaalkii gondagooye markay siyidka isyidhaahdeen dila ka bacdi labada reer eekalana ma kala qaadi jirin weligii marka laga reerbo gabaygii uu utiriyey reeraha soomaaliyeed oo dhan gaar ahaan dir iyo daarood

    • @ahmedcabdiwahid6462
      @ahmedcabdiwahid6462 5 หลายเดือนก่อน

      Kk o hada hj io h.awal ogaden warsngli baa qabilo waa weyn ah kayelaa mj baa yar yara laaxowla😂

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 5 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedcabdiwahid6462 kk may mj madaxa Weeye iyo laandheere

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmedcabdiwahid6462wll mj ba yar laguma oran ee saldanad bu ninkani ka hadlay Ano warsangali ya ba kule 1298kii ban talinayy mj na saldanadoodu boqor cisman kama horayn wabilahi tawfiiq

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@daahiradanhersi595wllo anagu ingiriis lama aanu socon wa no caal waa yay idinku is maamula bu yiri xero warsangali na lama gumaysan wuxu ingiriis rabona suldaanku uga amar qaadan jiray suldaankuna ila xero habr jeclo iyo dhulbahantaba wa katalinayy

  • @ayanle10219
    @ayanle10219 3 หลายเดือนก่อน