Waa sidee Cuntada Maldives? 🇲🇻

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 703

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane ปีที่แล้ว +346

    Haddii aad ujeedo magaca Allah love saar ❤

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +51

    MashA Allh dhul kas oo kale waxy ku Sabaxayan in haben saqdhexe Inta la kaco salatu layl lagu tukado lagu Alla baryo meel shanqadh yr o hadana qurxon Waba janadii aduunka ka Bax ✌🏿

  • @omarsaid2786
    @omarsaid2786 ปีที่แล้ว +59

    Hadad qoraLkan aragtay nabiga ku saLi❤

  • @liiproofficial3787
    @liiproofficial3787 ปีที่แล้ว +26

    The best person ever The most knowledge able and The most all created prophet Muhammad ❤scw ❤💝🌹🎆

    • @maahiupthi1721
      @maahiupthi1721 ปีที่แล้ว

      zcw

    • @AMIINBORKAAN
      @AMIINBORKAAN ปีที่แล้ว

      Scw

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mustafeahmed237
      @mustafeahmed237 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 ปีที่แล้ว

      Scw❤

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 ปีที่แล้ว +15

    20 minutes ago halkaan ayaan iska dhex-mushaaxaayay , oo waxa aan daawabay muuqaal ku saabsan. "Suuqada somalida ee ugu weyn dalka Dubai ". 100% thanks legend.
    Waqti qurux badan & maamo wanagsan baaan kuu rajaynayaa saaaxiib.

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa allaah Qeys jaaniskaaga waad ka faaiideysatey dalxiis u ma baahnid markaad weynaatid facaagu waxay ku mashquulsan yihiin Qabyaalad qudhun is dil iyo is qarxid iyi daroogooyin diloodey iyo kufsi gabdheed
    Fariid noloshu waa fahan waadna fahantey illaahay hakuu siyaadiyo 🤲🏻👏🏼👏🏼👏🏼

    • @daaudupdykariim7631
      @daaudupdykariim7631 ปีที่แล้ว +1

      War kista buu heystaa jaahil yehey mi iga dhiibee anaa adaaye 😁

    • @chamalmawel2350
      @chamalmawel2350 ปีที่แล้ว

      @@daaudupdykariim7631 shaqeyso bro hay miji xumane😂

  • @cawaalecajale5195
    @cawaalecajale5195 ปีที่แล้ว +18

    Insha Allah pro Qays Qeyser Kuu rajynayaa sanadkan 20:23 in aad qaadan doonto somali pesti TH-camr waan hubaa inaad qaadan doonto wan ku tageeraa keep going pro 💪❤️

  • @akkaramo1515
    @akkaramo1515 ปีที่แล้ว +15

    Nio Qaysow wllo iphone maad iigadi. Dadka kutaageera ku jiraaye. Markaad hargisa timaadid. iigad xitaa. iphone x max iga badan. Dadka kudaawada wax ku tahay bal isku day Qof kamida inaa wax ku celisid. Biz aan love legend😢❤

    • @samatarxasan778
      @samatarxasan778 ปีที่แล้ว +5

      sxb horta baahi lalisku qarso sax waaye lkin wlhi xoog inaad maaashid baa sharaf ahi maanta waxaad haysraa xoog caqli iyo mskax fiyow lagu daray inaan tahay nin 20 jir ahi marka waa doqonimo hana ii fahmin sxb waa waano waxaas ookle waad ka garataa

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif ปีที่แล้ว +6

    runtaa fiicane xafdaada aad maldevis kadagaty waan kuhystaa inta ila midka ah oo jawiga kaliga ah jecel love ta😍

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 ปีที่แล้ว +14

    Mashallah hope inay somalidu wax ka bartaan oy sidaas dhulkooda u dhistaan insha allah qays qayser thank you wllo ❤

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 ปีที่แล้ว +16

    Wooow!!! Masha allh. Allha ku barakeeyo saaxiib. Sida aan halkaan ugu soo biiray waxaan noqday qof dhul-mar ah , oo aan caadi aheyn. Thanks 100% legend keep going ❤🙏

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +16

    Best wishes for you ❤ brother 🙏. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 ปีที่แล้ว +21

    Unbelievable I was the same room 171 my honeymoon 2013 I’m going back 10 years wedding anniversary 2023 January ❤

    • @ciromohamed206
      @ciromohamed206 ปีที่แล้ว +1

      What's name on this Island Bro.

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi ปีที่แล้ว

      @@ciromohamed206 maldives

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 ปีที่แล้ว

      How much do you pay bro?

    • @iqramohamett1564
      @iqramohamett1564 ปีที่แล้ว

      @@charkokhadar2558 Hotelda Iyo jasiradaha Se u way kala qalisan yihin information Gogle ka hele qeyb kmid Jasiradaha Habenki 2.719$

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid ปีที่แล้ว +4

    You are the best somali youtuber you always upload high quality videos

  • @abdisalanqorane518
    @abdisalanqorane518 ปีที่แล้ว +9

    This guy he deserve more than 10M wllhi.

    • @ayub6836
      @ayub6836 ปีที่แล้ว

      Somali don't know that

  • @khadarabdillahi9044
    @khadarabdillahi9044 ปีที่แล้ว +15

    You have shown us a wonderful and beautiful sight
    thanks

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +28

    MashaAllah Maldives 🇲🇻 is beautiful 😍 ❤ 💖 ♥

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 ปีที่แล้ว +12

    Maldives 🇲🇻 one day cagta waan dhigayaa insha allh.

  • @naciimohassein6623
    @naciimohassein6623 ปีที่แล้ว +7

    wiilkaan videyadiisa ina i dhaafaan ma jcli masha allh video qurxon bu umada u so dayaa❤❤👌

    • @xamdacali8788
      @xamdacali8788 ปีที่แล้ว +1

      Woow👏👏👏👏👏👏💯❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 ปีที่แล้ว +3

    Qays qeyser salaanti gobta wllo Masha'Allaah muqaal aad uqurux badan cunto macaan😋 have a happy time and thank you for your time with us my Allah bless you ❤️ 🌺 🤲

  • @amalissa9362
    @amalissa9362 ปีที่แล้ว +2

    Like always a nice video about beautiful place mashallah keep going Qays Qayser

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 ปีที่แล้ว +3

    Sidaas baan Maldives 🇲🇻 ku tagayba thnks bro alle haku sharfo

    • @zirhamsa
      @zirhamsa ปีที่แล้ว +1

      Maad aadine aad huno

    • @kowtherhassan9236
      @kowtherhassan9236 ปีที่แล้ว

      @@zirhamsa riyaan ku tagay 😂😂😂

    • @zirhamsa
      @zirhamsa ปีที่แล้ว

      @@kowtherhassan9236riyada waa lagugula jira kaliga maha 😂

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 ปีที่แล้ว +20

    Beautiful island 🏝is it on my bucket list

  • @suhaibabdihakiim3209
    @suhaibabdihakiim3209 ปีที่แล้ว +1

    The one and only my legend qays ❤❤❤

  • @hamdaibrahim195
    @hamdaibrahim195 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله مكان غير شكلٍ 😮❤

  • @abdisamedolad1455
    @abdisamedolad1455 ปีที่แล้ว +2

    Anigu Waxan layabaaa ninka legend kaan like Ta ladhaafa🤣

  • @fardosawarsame8551
    @fardosawarsame8551 ปีที่แล้ว +3

    Walalkey qeys information iyo process lomaro please share in the description. Thanks

  • @buraale134
    @buraale134 ปีที่แล้ว +9

    The seafood looks 👌 😋 have fantastic stay bro

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 ปีที่แล้ว +10

    A winner is a dreamer who niver gives up❤🙏.

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +4

    Insha Allah my hope one day waan tagin hadii alle iisahalo aamiin 🤲

  • @saalimc.risaaq3209
    @saalimc.risaaq3209 ปีที่แล้ว +1

    qays zhp sfarkan safarka xiga kigali noogadhig adban ugu farxsaney inan noqdo qofkii kowaad ee dawada

  • @sakariye25mahad
    @sakariye25mahad ปีที่แล้ว +1

    Best TH-camr qaYz QaYzaR

  • @user-ni1dq9uo1o
    @user-ni1dq9uo1o 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤ qaysqayssr alle hakubarakeeyo zxp dalxiisaa wanaagsan

  • @shefiali5561
    @shefiali5561 ปีที่แล้ว +2

    Wll passport-kay haysataa?

  • @momolulHasanAliabdi
    @momolulHasanAliabdi ปีที่แล้ว +1

    Wankula soconaa bro keep going

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio ปีที่แล้ว +1

    Best TH-camr Qays Qayser🔥🔥

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga isaga isaga isaga isaga isaga isaga ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

  • @dhegoweynesomalipubg7292
    @dhegoweynesomalipubg7292 ปีที่แล้ว +1

    Si dad ajaaninb ah xitaa kuu daawanaadan title ka Englis ka dhig❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdinaasirAbdi
    @AbdinaasirAbdi ปีที่แล้ว +1

    First cidi igama horayso
    Waa idin salaamay walalaha soomaliyeed

  • @eidahmed4562
    @eidahmed4562 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid libasx waxaa naan aqoon ayaad nabartay

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 ปีที่แล้ว +3

    what an immpresive view, qays the best you tuber ever

  • @hannyyousuf597
    @hannyyousuf597 ปีที่แล้ว +12

    My lovely Iceland I wish I'll go there sooner or later after investing my self 💯🥰

  • @faysaibrahimfaysacali
    @faysaibrahimfaysacali ปีที่แล้ว +2

    MANSHAALA u are really TH-camr .not fadhi ku dirir dhinac walba u are Experian man welldone bro keep going ❤❤🏃🏻‍♂️

    • @milaatoboy7075
      @milaatoboy7075 ปีที่แล้ว +1

      Somali oo lagu daray English 😂😂😭💔
      Dadka waxay afka ku neceen aa la yaabe mise adne maldavis tagtay 😭😭

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin5846 ปีที่แล้ว +7

    Legend Alweys legend 🔥😍

  • @sadamsayid5898
    @sadamsayid5898 ปีที่แล้ว

    Qays qeysar the one ☝️ only ❤️🙏

  • @jihaanjeesto7868
    @jihaanjeesto7868 6 หลายเดือนก่อน

    Www mashaa allah ad ayey u qurux badan tahay wlhi❤❤❤❤

  • @mukhtarupdirahmaanchaamac8798
    @mukhtarupdirahmaanchaamac8798 ปีที่แล้ว +1

    Qays qeyser Best youtuber 🤍

  • @xamzeabokor6076
    @xamzeabokor6076 ปีที่แล้ว +1

    Legend the best youtuber qays qayser lph one iPhone 12 igu abaal mari madaman tageryashada ahy

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 ปีที่แล้ว +1

    My favourite youtuber

  • @ZamzamYuusuf-re3pz
    @ZamzamYuusuf-re3pz ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabarakallaah yaxfidakalaah

  • @mohamedyousuf8140
    @mohamedyousuf8140 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro for interesting videos ,you are the best somali youtuber

    • @milaatoboy7075
      @milaatoboy7075 ปีที่แล้ว

      Not somali 😂😭

    • @حمسي
      @حمسي ปีที่แล้ว +1

      @@milaatoboy7075 hda ma Ethiopian baa 😂😂😂

  • @JustYohannes
    @JustYohannes ปีที่แล้ว +2

    Dope video keep it going brother 💯

  • @nooramuhamuud5814
    @nooramuhamuud5814 ปีที่แล้ว +1

    Qofkaliye ina dalxiisiya anago gurigena jogno qeys qeysar thanks wllky

  • @liibaro539
    @liibaro539 ปีที่แล้ว +6

    When ever I watch your videos it really made my day, keep up the hard work.

    • @diiniali2684
      @diiniali2684 ปีที่แล้ว +1

      Caaadi mahana bro walahi waa janadii aduunka

  • @jigjigafilms4119
    @jigjigafilms4119 ปีที่แล้ว +1

    Gacanta midig Makaroni dalac ah baan ku cunayaa bidixdana Muuqaalkan baan ku daawanaya ilahay waan u simanahay 😀

  • @ayanahmed7779
    @ayanahmed7779 ปีที่แล้ว +1

    Nin tagey m.a horey u soco inadet 🥰🥰🥰🥰

  • @nasra1432
    @nasra1432 ปีที่แล้ว +1

    Waleee qeys jasiiiradii dheeeman luuula ayuuu ku dawaaafey mansha allah amizing

  • @cabdalenaasir8686
    @cabdalenaasir8686 ปีที่แล้ว +2

    u deserve everything my friend 👍🏼💯

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 ปีที่แล้ว +2

    Bro hdad muuqaalkan phone kuduubyso isn't very clear xtaa kii hore marar qaar shoocaac ayaa soogalyy mrkaa nagsoo habee madaxey maldaves niyada kajoognaaye 🥰😁🤝

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 ปีที่แล้ว

      sxp adiga armuu network kaa xun yahy 💔😂

  • @mahaddahiromar5309
    @mahaddahiromar5309 ปีที่แล้ว +1

    wll waxad kuso next video ka dhiqata qimaha dhan lagu tagi karo lagu joogi karo maldev..

  • @abdijabaradan4778
    @abdijabaradan4778 ปีที่แล้ว +6

    Dumashi igu salan sxp romatic dinner aan arkaa ee 😂

  • @mohamedyusufamir6576
    @mohamedyusufamir6576 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah

  • @azallegaming2791
    @azallegaming2791 ปีที่แล้ว

    M.a. illahay Haku xafido prother

  • @mustafepirlo9606
    @mustafepirlo9606 ปีที่แล้ว

    qaysoow waa naga walaysaaa,,, cajiiiiib cajiiiiiiiiiiiiib, masha allah dalxiiisa samali ugu mudan baa tahay bro

  • @Abdia77
    @Abdia77 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful country and meals

  • @updykhadarkoce74
    @updykhadarkoce74 ปีที่แล้ว

    Abdirahman abdi weli Mohamoud Farah waan ku salaamay Sxb ❤️

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 ปีที่แล้ว +2

    Very Burcaawi. Enjoy the vibe dude ☔⛱

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 ปีที่แล้ว +1

    Next tym also add tym for prayer inshallah

  • @sayidmohet5426
    @sayidmohet5426 ปีที่แล้ว +1

    War nio haye reaction bixin meydide kadaa vedeo yada 10min ah 20 min ka dhig

  • @kingakofficial
    @kingakofficial ปีที่แล้ว

    Waa Meeshii Igu Qurux Badneed Ee Aan Ka Daawado Calanka qays Keep Up Taliye

  • @muhaabdiasiis8432
    @muhaabdiasiis8432 ปีที่แล้ว

    Mnzha allah walahi cilmi baad na bartay waxa ku hadhay inaad kooxa garoomadooda tagto

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid ปีที่แล้ว

    Qays qayser horumar wacan sxp

  • @neverwalkalone7304
    @neverwalkalone7304 ปีที่แล้ว

    Weli qiimaha iyo sida ugu fudud ee lagu yimaado kamad hadal wllo

  • @fahadsaleeban5077
    @fahadsaleeban5077 ปีที่แล้ว +1

    reer burco ayan halkan kasalamayaaa❤

  • @GalaGymka
    @GalaGymka ปีที่แล้ว

    Masha Allah Beutifull scenery Mr Qays Qayser Cashaduna runtii aad bey ushidneyd!

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allh qays qaysar mahadsanid mahiimadu waa cuntada dalxiiska quruxda meesha horaan u ogeen lkn siwacana waad usoo diyarisey yutuberka ugu qatarsan gayigeena lkn waxaan kuu rajey nayaa inaa waxyabahan meelihii quruxda lahaa wadankena adiga iyo ganacsatada wadankena kala shaqeysid dalxiis iyo quruxda adna dee waad noosheegtay inaad dalxiis soodiyarin doonto guuleysoo horey usoco dalkiina wax kadhiga dhalin yaro hana u joojinina nin is qarxinayo naftu sacad bey ledahay mahadsanid mar labaad vedio🥰🥰👏🏾👏🏾👏🏾🇸🇴🇸🇴👍🏾

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว

    Qays yare waa dalxiis wacan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +2

    What a beautiful scenery 😍 👌 ❤

  • @muniiryuusuf1002
    @muniiryuusuf1002 ปีที่แล้ว +9

    The one and only qays ❤

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq ปีที่แล้ว

    Maasha qays iyo qaysar hore u soco keep going brother

  • @jamamarraje
    @jamamarraje ปีที่แล้ว +4

    Keep discovering around the globe buddy ❤

  • @mohamedfarah354
    @mohamedfarah354 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah, waa jasirad aad u quruxbadan. Bro qarashka muqaal inooga soo samee iyo visaha sida lagu helo

  • @kingsaabirahmed4108
    @kingsaabirahmed4108 ปีที่แล้ว

    Waaw qays qaysar waar zxp waxaan kaasoo salaamayaa casimadii hargaysa ❤❤❤💓

  • @sirajhajififty
    @sirajhajififty ปีที่แล้ว

    Dinner at the sea.. iska daa luuqadan AA khadbaysid.. nin jaamacad dhameeyey oo grammar ka weli ka khaldanyahay waa hawl kale

  • @boybad3529
    @boybad3529 ปีที่แล้ว +1

    m.n zxp Qysar From Burco Hodan qayLo

  • @abdirisackomar8890
    @abdirisackomar8890 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my brother 🙏

  • @mohamedmane5838
    @mohamedmane5838 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb Qeys Anaguna indhahan kala qadaynay

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs ปีที่แล้ว

    Qays beed liqaw zhp meesha dulqaadbaad ku joogtaa wllhi kaligaa Maa joga kuwa kalana waa lamaane midhan

  • @zzzzkhiyali6122
    @zzzzkhiyali6122 ปีที่แล้ว +5

    The one and only qeys🔥🔥

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +1

      Iku caawi subs oky

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 ปีที่แล้ว +1

    Maldives waa meel inaa tago rajeynayo in sha allah

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +1

      Iku caawi subs oky

  • @omarrooti7050
    @omarrooti7050 ปีที่แล้ว +1

    best youtuber in somalia 🇸🇴

  • @asiya12asiya88
    @asiya12asiya88 ปีที่แล้ว

    Mansh allah gulayso wllo

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud 6 หลายเดือนก่อน

    Legend qays ❤

  • @hibomaxamuud9665
    @hibomaxamuud9665 ปีที่แล้ว +2

    Hadan awodayo 1M ban ku gadhsiin laha🥲❤

  • @tigerabdul8087
    @tigerabdul8087 ปีที่แล้ว +1

    Waad raaxeysatay sxb

  • @Dawanlyrics
    @Dawanlyrics ปีที่แล้ว

    Qays qaysar wll dhiiri galin bad naga mudantahay keep going

  • @abdiyare4603
    @abdiyare4603 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 ปีที่แล้ว

    Mcha aalah

  • @sahroashir3979
    @sahroashir3979 ปีที่แล้ว

    Qeys qeysarow waan kusalaamayaa wax badan baan kaafaaidnee alle haku sharfo wllkayoow🥰🥰💯🍁❤❤

  • @emmamohamed6581
    @emmamohamed6581 ปีที่แล้ว

    Qeysow Yakula casheyo oo mesha love kula joogo 😂😂 ma caruusada dhawaaan kula socoto yabayeee