Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  2 ปีที่แล้ว +1632

    Saxibyaal waxan samayndoona TH-cam shorts ah oo aan maalinkasta muuqaalo bilicda wadanka ah kusoo gudbnimo, isha ku haya ilaa beri isha allah, Love you all 🤍💯

  • @Khulaasofilms
    @Khulaasofilms 2 ปีที่แล้ว +156

    Somaliyey ninkan aynu heer gaarsiino
    Keep going sir♠️💪🏻

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 ปีที่แล้ว +67

    Nabad baa dharag leh, MaanshaAllah tabaaraka raxmaan Allow dhulkeena inoo dhow, qashinka ha ilaabin deegaanka inoo dhowra ❤

  • @chefinreallife2106
    @chefinreallife2106 2 ปีที่แล้ว +63

    Masha allah Qays my brother
    It was fun to work with you and thanks again for a great trip and for showing me a beautiful side of our beloved country. See you next time ❤️

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 ปีที่แล้ว +1

      ManshaAllaah chief kii khatarta ahaa ee cheese cake ga hawdka Ku sameeyay

  • @MarwanSomali
    @MarwanSomali 2 ปีที่แล้ว +192

    Our Role Model Qays Qayser keep it bro

  • @movigmoally9168
    @movigmoally9168 2 ปีที่แล้ว +158

    runti aadbuu ii jcleesiiyay wiilkan somaliland from muqdisho❤

    • @usamajama3598
      @usamajama3598 2 ปีที่แล้ว +2

      Waad ku mahadsantay

    • @raqiyosaciid1413
      @raqiyosaciid1413 2 ปีที่แล้ว +8

      Ma adi ama aniga wlleee waan idinsoo socdaa maray ahataba ✌🥰👌
      From Muqdisho 🥰🥰

    • @movigmoally9168
      @movigmoally9168 2 ปีที่แล้ว +1

      @@raqiyosaciid1413 waan iska aadeena isa soo diyari

    • @abdiahmed107
      @abdiahmed107 2 ปีที่แล้ว +1

      @@raqiyosaciid1413 welcome ban kuleenay from hargaysa

    • @nolimit5549
      @nolimit5549 2 ปีที่แล้ว

      hayeey liinta

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 2 ปีที่แล้ว +132

    Masha’Allah mel ad u qurx badan. Hoyoday qali ad ayay ku jeceshahay Qays qoslaye ayay ku bixisay 😂😂. Keep going huno 👍🏻🤍

    • @rahhasan4535
      @rahhasan4535 2 ปีที่แล้ว

      @Z_u_d_e_y_z_i Amen huno thanks ☺️

    • @khaaliddaanyeero2133
      @khaaliddaanyeero2133 2 ปีที่แล้ว

      Hoyadaa waa ciyaalkii hore mnsha allah

    • @hannyqanciya845
      @hannyqanciya845 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂wa qosolki oo qofa

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +34

    Ninkan Qeys iyo Asxaabtiisj waa khatar Cadiim. Aar Nimanku Ilbaxsanaa. Cajiib. Duudka ayaa lagu sameynayaa Cake weliba cheese Cake- Mansha Allah.

  • @abdikarindaud745
    @abdikarindaud745 2 ปีที่แล้ว +72

    youtuberka kaliye soo bandhiga quruxda dhulkeena hooyo keep going brother clraxmaan qays Qayser 🙏❤️

  • @bisharabdisalan4410
    @bisharabdisalan4410 2 ปีที่แล้ว +24

    Dadaal oo kasii badi sxb mahad balaaran hakaa gaarto muuqaalada quruxda badan ee aad noogu soo gudbisid 🥰

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +83

    Yes, you are one n only TH-camr shows a bueaty of our home land 🌎
    you are a greater youtuber and many people around The world enjoyed your clip and I am One of them .keep up the good work 💪

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 2 ปีที่แล้ว +18

    Qays qaser youtuberka kliya e vlogyadisa an ku raxysto❤😳
    Keep going brther from Borama🖤

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +37

    TH-camrka ugu faaiida badan weyi
    Mnsha allah hore uu socoo❤❤❤

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 2 ปีที่แล้ว +26

    Wacalaykuma salam waraxma Wllo I Just Follow Ur Channel Within Last Month So Really I watched All Ur Beautiful Vedios And I Liked Them Coz Mostly U Present us More Beautiful Things Inside Our Beautiful Country Somaliland And Also I Seen Mostly On Ur Vedios Ur Viewers Is More than Ur Subscribers 🤔I Don't know Why U Deserve at least Have Million Subscribers And I hope u will reach 500k Within These Months Left On New Year ☺️Coz you're The Best one I see For Other Somali TH-camrs so Keeping up walaloh✋

  • @Mohazmuraad
    @Mohazmuraad 2 ปีที่แล้ว +8

    Muuqaalada noocaana waan jeclahay in aan daawado awal kuwo cadaan ahbaan daawan jiray lkn qaysow adaa noo badalay waliba dhulkii hooyo masha allah hormar wacan sxb 🥰

  • @HITMAN-um1ce
    @HITMAN-um1ce 2 ปีที่แล้ว +25

    High quality content as always pls keep up from the USA am very invested in watching my homeland threw you one day I will visite back

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 2 ปีที่แล้ว +9

    m.a jomhuriyada barakysan madax isarantahiin from nairobi 💚☆❤

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 2 ปีที่แล้ว +1

      Nairobi isla joogna from burco

    • @inacumar170
      @inacumar170 2 ปีที่แล้ว +1

      Thnkz wllo ❤

    • @kingmuhanad6746
      @kingmuhanad6746 2 ปีที่แล้ว

      @@rahmahussein6666 gobolka raga👊

    • @samiirqeys2516
      @samiirqeys2516 2 ปีที่แล้ว

      Waraa somalland miya jamhuuriyad ah waa gobol somali ka mid ah jamhuriyada saxda ah waa jamhuriyada somaliya

    • @cabdiqani3108
      @cabdiqani3108 2 ปีที่แล้ว

      @@samiirqeys2516 caac maad ooyi dee wakane

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว +13

    Mashaa Allaah tabaarakalaa dhulkeena nimcaa fadhida illaahay haynoo Barakeeyo Hana inaga dhigo kuwii ka faaidaysta nimcadaa Rabbi inasiiyey Aamiin 👏

    • @xalimoaxmed504
      @xalimoaxmed504 2 ปีที่แล้ว

      Manshaallha barafa bakadhacy caaawa🍮🍮🍮🍮☁☁☁🍗🍗🍗🍖

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 2 ปีที่แล้ว

      امين يا رب العالمين 🤲🤲

  • @hamdamalaboofficial6898
    @hamdamalaboofficial6898 2 ปีที่แล้ว +4

    Qays qayser huuno mcn wan kaga mahadcelinayaa sida wax walba noogu so gudbiso jasakalaaa khyr huno mcn😊😊

  • @khadarraganimo6507
    @khadarraganimo6507 2 ปีที่แล้ว +4

    Qays waa fariid yar
    Masha allah adeer noo
    Soo badi muuqalada wacan

  • @vloggers3045
    @vloggers3045 2 ปีที่แล้ว +4

    Qays ILAHOW HAY DILIN anoon kula kulmin امين 🌹

  • @ahmadrashiid993
    @ahmadrashiid993 2 ปีที่แล้ว +10

    Bixin duule hees ban ku maqli jiray, runti waa meel qurux badan mansha allah

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 2 ปีที่แล้ว +43

    Masha Allah 👍🌹🌹👍👍🌹

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 2 ปีที่แล้ว +12

    One of the best TH-cam
    Qays Qayser Well done

  • @kiimuigacal1366
    @kiimuigacal1366 2 ปีที่แล้ว +10

    Insha ALLAH Qays Qayser Waxan Rajaynaya One Day Inan Mogadishu Kugu Arki DOONO🇸🇴🇸🇴😍😍🙏🏼

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah ilahay haydin xafido guul Somaliland ane Love Somaliland waa idinku farxaa ❤💚❤❤💚💚👍👍👏👏👏

  • @rannya7803
    @rannya7803 2 ปีที่แล้ว +6

    هلا اخيي مشاء الله قيس قيسر🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 2 ปีที่แล้ว +20

    Waxaad nabartey dalkaaygah hooyo somaliland ❤
    Mhdznid

  • @aminataali8793
    @aminataali8793 2 ปีที่แล้ว +19

    Mashaallah. Qeys It’s another level We will wait from u and your team much love 💕

  • @faadumogeesood7937
    @faadumogeesood7937 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah it was beautiful video habo. We enjoy your beautiful videos in our home land. Insha Allah all Somali will see their beautiful home land and protect it with their lives.

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 2 ปีที่แล้ว +7

    mansha allah wllo qays ilahay haku xafido markaan wadanka iimaado aan kula dalxiiseee xagan kala xidhiidhaa ❤️❤️❤️❤️

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan caan markaad timaado dadka weydi iyagaa ku sheegaya.

    • @asmasulaiman6939
      @asmasulaiman6939 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xaliimo5422 😂

  • @saygar7974
    @saygar7974 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa channelka kaliya dawashadisa aan kaxiso dhaceyn ❣❣

  • @abdihakin1454
    @abdihakin1454 2 ปีที่แล้ว +15

    Legend wa ku salamay from Garowe🙏

  • @abdullahicalanside7130
    @abdullahicalanside7130 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah waa muuqaal Qurux badan keep going legend Qays Qayser

  • @KhMaracadde
    @KhMaracadde 2 ปีที่แล้ว +9

    Wllhi wxa tahay TH-camrka keliya een taageero. Mahadsanid in badan

  • @abokoromane3220
    @abokoromane3220 2 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland 💚🤍❤️

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer Somaliland Masha Allah ayaan idin leyahay. Saying hi from Dhagaxbuur..

  • @trcdyariisow9432
    @trcdyariisow9432 2 ปีที่แล้ว +4

    from ka soo jeeda dadkan Deegaankooda lagu faakahaystay kkkk
    keep Going Wll Qays Qayser

  • @ahmetyaseinosman7862
    @ahmetyaseinosman7862 2 ปีที่แล้ว +3

    From Ottawa canada 🇨🇦
    Ex Reer burco 🌞

  • @salmaanarab
    @salmaanarab 2 ปีที่แล้ว +9

    Rag tashaday ma hawl yara keep on guys really it's amazing

  • @nuurazagal9873
    @nuurazagal9873 2 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah qays Qaysar iyo Somaliland alle ha din Xafido 😘❤❤

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 2 ปีที่แล้ว +5

    qeys qeysar wlhi zhp wadanka ayaad i jecleysiisey keeep going bro 💖

  • @najmonashaadshorts4283
    @najmonashaadshorts4283 2 ปีที่แล้ว +11

    Walalkay qaysqaysar manta iyo flog cusub

  • @abdifatahkalif407
    @abdifatahkalif407 2 ปีที่แล้ว +60

    This guy and his work are both unique and fantastic. The smile they put on your face is incredible. I am amused he still has not reached 200K or plus.
    I urge people to subscribe, comment and like for them, that small act may serve a motivation and may force them to present more videos.
    And for Qays- I think you should continue that trend when you use to pick someone from the fans/people who watch your videos and gave them the chance to travel with you. In this way, I assume your videos would be more interesting, as its a strategic way of attracting and interacting with your fans.
    Keep up the good work, buddy. ✋
    A fan from Ethiopia, Somali Region

  • @mohaseef5814
    @mohaseef5814 2 ปีที่แล้ว +17

    22minute 1.5k veaw and other level qays qaysar keep going pro 💪👏👍🙌👌🙏💪👏👍🙌👌

  • @ahmednageeye2209
    @ahmednageeye2209 2 ปีที่แล้ว +1

    Qays qayser waxaad tahay TH-camr kaliyee aan u xiiso daawashada videoyadiisa bilaw ilaa dhamaadna waan lasocday videoyadaada guulyso zhp 👑♥️👑

  • @shaymadeeq214
    @shaymadeeq214 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah Amazing my brother Qays Qayer, you allways show us the beauty our country🥰👍 keep going

  • @tarzancali5510
    @tarzancali5510 2 ปีที่แล้ว +9

    👌Best TH-camr 🏅🥇horey Usoco❤

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah yutupka qudha ee aan ka hello wax yaluhu so dubo ale haydin xafido wllo adigiyo asxabtadadba. Dalkibaad na jeclaysisee. Man's alah my home somalind 🙏🌹😘🎆🇮🇷

  • @jrgeesidmt3283
    @jrgeesidmt3283 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxaa tahay TH-camrka kaliye ee aa ku raaxeysto video yadiisa

  • @hanyuucabdi9377
    @hanyuucabdi9377 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhulkeena barwaaqa fadhida ku wii ka fa'daYsTa allha nga dhigo...💪🏿🤲⚘❣🥰

  • @mohamedabdirahman228
    @mohamedabdirahman228 2 ปีที่แล้ว +7

    Wll Qays waan ku taageeraa wllh. Keeo going our legend_✊🔥❤💯🙈

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 2 ปีที่แล้ว +1

    Bixin duulle wa loo dalxiis.tagaah wah meel qurux badn qays qayser saallan sare wll mcn❤🥰

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah I love this group , wa koox dhalinyaro ah oo dalkoodi amiintay. Hore uu socoda

  • @faatihasan4446
    @faatihasan4446 2 ปีที่แล้ว +6

    wan kasalamy abwe television ka haben walba wan kudawadaa aad ayaan uga helay clib yadada keep going

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah tabaraka. Happiness, flying chicken and last but not least snowball fight..
    Waad Mahadsan tihiin.
    Markki hore bixin Sanaag ban moodayey..

  • @apdikariinjapjcyl7575
    @apdikariinjapjcyl7575 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansh Allah keep going team qays dhamaantiin salan sare from gobolkii raga 💓💕🖐

  • @drsfarihaat2104
    @drsfarihaat2104 2 ปีที่แล้ว +10

    Wadankii hooyo somaliland noolada idilkiinbah ❤️😊😊😊😊♥️♥️♥️

  • @xajixasanofficial9077
    @xajixasanofficial9077 2 ปีที่แล้ว +5

    Qays qayser legend my sporting for you more allaha ku xafido more time

  • @jacfarboy3751
    @jacfarboy3751 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadii qof iwaydiin laha bilicda iyo quruxda wadankiina itus channel kaaga ayaan usoo tilmaami lahaa keep going sxp♥️

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow Rag Culculus Qeys Qeysar iyo Abdi Samad Maaweel iyo dhamaan Asxaabteyda Aan jeclahay Hormar Wacan Bahdeena

  • @sadaamjamac8744
    @sadaamjamac8744 2 ปีที่แล้ว +2

    Muqalada wa laso dahda sxb wan ku tagerna ee ado mahadsan so dadeji wana ognahay dhib in laga maro so gudbinta❤❤🤝🤝

    • @drsbushraibrahimali2293
      @drsbushraibrahimali2293 2 ปีที่แล้ว

      Wakhti iyo lacag ayaa gala inaguna adyar ayan dawana wlloH wax fudud maha hawshu haya wiilku

  • @hoodoyousuf5346
    @hoodoyousuf5346 2 ปีที่แล้ว +19

    Does he reply?
    Whenever you post it you put smile our faces ☺💛

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 ปีที่แล้ว

      I guess not😂😂😂

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 2 ปีที่แล้ว +5

    Qays qaysar the best TH-camr of Somali TH-camrs full respect 🙏

  • @nadaaxmed2295
    @nadaaxmed2295 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome pro beerahaygiiii😍💯

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 ปีที่แล้ว +14

    Qays qeyser legend keep going 🥰😍😘

  • @zaamialiatham8319
    @zaamialiatham8319 2 ปีที่แล้ว +12

    @qays qayser
    @maweel fitness
    @dhaktar charity
    mohamet iyo asxaabta kleba
    Amazing vlog✌💫♥️

  • @noodynoodyyya8958
    @noodynoodyyya8958 2 ปีที่แล้ว +3

    Anigoo cashar daawanaya ayaad soo galisay legend qays waan Ku taageeraa wllky💜

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 2 ปีที่แล้ว +12

    The most influential Somali TH-cam

  • @abdisalan8618
    @abdisalan8618 2 ปีที่แล้ว +5

    Very nice place wlh our Homeland .. thanks brother u r role model to oll youtubers

  • @ayaanyaxye3100
    @ayaanyaxye3100 2 ปีที่แล้ว +6

    Bixin duule waa meshan ❤ku dhashay runahantii xasusbad🤔 igalisay qayso wll😦😦😦😦

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaylehe waxba ka dhacay wakhtigu ha idin wacnaado sxb❤

  • @nasteexoali7199
    @nasteexoali7199 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow nosiyaadi nabada sugan alla yaxifdik qays legen adiyo asxaabtaada💞💫

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 2 ปีที่แล้ว +1

    Qayz Qayzer ha la gaadhsiiyo 200k please and please

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro marku notification kagu iso dhaco waxan darema farxad dhaman muqalada TH-cam kaga ku jira ila malintad bilawday ila manta wan wan lasocda guul ayan ku rajaynaya💯🥰❤🙏

  • @libannasir2229
    @libannasir2229 2 ปีที่แล้ว +3

    Goor’aan cunayay chicken 🍗 iyo chips 🍟 iyo jawigoo rooban iyo hargaisa 📍sidoo kale muqaalkan oo chicken 🐓 ay cunayayen saaxibaday marna walaaladay ayaa isku beegmay masha allah
    Keep going bro
    Thanks 🙏 muuqaalada aadka u quruxda badan eed noso gudbiso

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah walala 😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mhdgoogooye100
      @mhdgoogooye100 2 ปีที่แล้ว

      Digaagu yuu idinka xumaane dhamacda ku kariya miyeydaan sakaaro weli duban 😂

  • @Youfav_riyan
    @Youfav_riyan 2 ปีที่แล้ว +3

    Qays as always nothing but fantastic programs .. supporting you all the way from Columbus Ohio

  • @ayanaboqor6938
    @ayanaboqor6938 2 ปีที่แล้ว +12

    Qays qayser legends keep going hno❤👋

  • @nastehonasti9067
    @nastehonasti9067 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going brother from Djibouti 👏🥰🇩🇯

  • @barwaaqobedriya3511
    @barwaaqobedriya3511 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah wllo waxan idinleehay keep going my oll brothers💯❤💯❤💯❤💯❤💯❤💯❤💯💯❤

  • @sahra5940
    @sahra5940 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk mashaa Allah.
    waa caweeys aan caadi ahayn,
    haybad waxaad ku leedahay dalkaga hoyoo, waana lama hurane hagar lii ii wax ugu qaabooooo.

  • @idilosman4663
    @idilosman4663 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah allow nimcada no siyaadi Qas qaysar wll waad mahadsan tahay wadankaad wax badan naga bartay❤💯

  • @iamdalaljunior723
    @iamdalaljunior723 2 ปีที่แล้ว +8

    Qeys qeysar My Fav TH-camr Keep going Brother ❤

  • @chouchou3226
    @chouchou3226 2 ปีที่แล้ว +5

    Macha Allah tu nous appris une belle recette,vraiment j 'ai trichée merci

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 2 ปีที่แล้ว +1

    BROTHER HELLO FROM SWITZERLAND ALLAHA KU SHARFO ALLAHA KU SIYAADIYO CAFIMADKA IYO WANAGA RAJADAADA ALLAHA KU RUMEEYO INSHA ALLAH BROTHER

  • @khadijasaidahmed8632
    @khadijasaidahmed8632 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah our legend keep it up I have really like your videos Masha Allah and your friends dhaktar hhhhh and the one gym hhhhhh HHhh masha Allah keep it up I am from Kenya I love it Somaliland

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah, masuul waa muuqaal qurux badan runtii 💯😍😍

  • @harago2511
    @harago2511 2 ปีที่แล้ว +6

    Abdirahman Abdiweli keep up wll❤

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahhi Waa TH-cam Kaliye idareensiya inn leenhy meelo lo dalxiis tago
    keep going 😊💚⚪️❤️

  • @maxamedsomali7897
    @maxamedsomali7897 2 ปีที่แล้ว +5

    ABTI WAAN KUGU DAYDAAA INSHALLLAH WAN KULA MID NOQON DOONA😍

  • @beautychannel6104
    @beautychannel6104 2 ปีที่แล้ว +14

    Hello guys nice vacation i always love what you upload.i am your fun i love you guys so much. በጣም ነው የምወዳችሁ. Keep it up. 💚💛❤️

  • @sidikoahmed5257
    @sidikoahmed5257 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaalo aan caadi ahayn, keep going brother.

  • @mohamuudaadanabdirahmaan622
    @mohamuudaadanabdirahmaan622 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaysqeysar qof gartay micnaha social media iyo bulashada waxa xiisa qaliya aad baan u faraxsamahay inaad bulshada wax ka duban waxa TH-camrada kale soo gudbiyaan la wadago guul brother of smile 💖🔥😃

  • @rajoradiologycenter2564
    @rajoradiologycenter2564 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah dhulkeeno aad buu uqurax badan yahay

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec 2 ปีที่แล้ว +10

    Qays full respect🙏

  • @eidmohamud3672
    @eidmohamud3672 2 ปีที่แล้ว +1

    Bixinduule sanad kahor bn tegay mashallah waa meel qurxon❤️keep going bro

  • @Yonis5
    @Yonis5 2 ปีที่แล้ว

    Qays qaysar waan ku taageeraa magaalada Daka ee dalka Bangladesh ayaan kaa soo raacay. Hore u soco bro.

  • @apdirizaknouh8057
    @apdirizaknouh8057 2 ปีที่แล้ว +4

    My favorite TH-camr Qays qayser Go forward

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 2 ปีที่แล้ว +9

    Jecliya jawigaas ❤️❤️ macana Mansha allah