Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 587

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +287

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah ❤ walaahi waan ka helay aad buu u fiicanyahay muuqaalkani ❤ dhakhtarrrrrr team thumbs-up

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 ปีที่แล้ว +31

    Masha'allh so beautiful wlhi❤ from Mogadishu Somalia 🇸🇴 😊

    • @SakariyeAbdi-fz1jz
      @SakariyeAbdi-fz1jz 3 หลายเดือนก่อน

      H.siilkedipa somlia ka dhigtey

    • @q_miraa627
      @q_miraa627 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@SakariyeAbdi-fz1jz kuma cafindona malinta aqiro👍

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 ปีที่แล้ว +13

    I can honestly say I enjoyed everything about this video it's just beautiful to watch ❤❤❤❤❤

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 ปีที่แล้ว +10

    Waa wiil qalbi wanaagsan ka yari wlhi m.a dadkeena ilaahay ha barakeeyo aamiin

  • @musdimohamed5127
    @musdimohamed5127 ปีที่แล้ว +28

    Mashallh wilkan dhakhtar la yidhaahdo shakhsiyad cajiiba ayu leyahay oo dabiciya I liked comfortable ba lagu darema video yadiisa he's so humble❤
    Welldone abowe from bosaso🥰👋

    • @GHOST-pp8px
      @GHOST-pp8px ปีที่แล้ว

      Reply mad ka radinesa quruxy 🥱😂😂

    • @safahomer.
      @safahomer. ปีที่แล้ว

      @@GHOST-pp8px adna maxaa raadinaysaaa??

    • @GHOST-pp8px
      @GHOST-pp8px ปีที่แล้ว

      @@safahomer. waxan radinoyo ima ain ka dhide igada cayarta 😂

  • @Omar-mf9nd
    @Omar-mf9nd ปีที่แล้ว +13

    guuleysta Adeerayaal Dhakhtarr Mawell iyo Qeys madaxey Hormar wacan Aad baan ogu xiranahay Muqaladooda ❤🎉

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaah tabarakallaah war
    Waa wiilashenii wanagsana noo so
    Gudbiyey nolol qurux badan nolosha
    Miyigu wa nolol aduun tii ugu fiicnayd
    Bay haystaan Allaha u siyaadiyo

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah dhakhtar qays qayser iyo maaweel rag qaali ah 🙏 sharafi korkiina waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan ed nogu soo gudbinasaan muuqalada cajiibka ee ku sabsan dhaqankeena suuban ❤❤ keep going legends ❤❤

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 ปีที่แล้ว +5

    Alla waxaan soo xasuustay magaladii aan ku dhashay ee Duruqsi walaal magaladaas noosoo duub hadii Alle idmo❤️❤️❤️❤️

  • @Hajicaska
    @Hajicaska ปีที่แล้ว +7

    Team KudaYasho Mudan ❤
    maxamud dhkhtarr
    c raxman qeysqeysar
    c Samad maaweell❤

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah Dhakhtar wll jira adiga iyo Maaweel iyo Qays qaysar runtii waxaad na dalxiis gayseen si sharaf leh iyo xasuuso hore waayo waayo 🔥👏

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah nolosha bila buuq stress aheed natural life thanks qays qeysar iyo doctor iyo maawel legends tihiin

  • @arshaadhussein8359
    @arshaadhussein8359 ปีที่แล้ว +7

    Dadka miigu Gobsanaa,ereyga hooyo kasoo yeedhay, cab midkalaynu maalaynaayE😢❤

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah ❤❤ noo soobadiya muuqaladaan cml xasuus waaye 😢😢

  • @falisnux6209
    @falisnux6209 ปีที่แล้ว +5

    Ma shaa Allah, waxan adiga iyo saxibada idinku jaclaaday markasta meshad tagtaan Allah wadku cabudaan, weelal clean ah na waa tihiin saasku socda walaalayaa Allah ha idin barakeye wanaaga badiya ❤ guys

  • @sabaadcali2935
    @sabaadcali2935 ปีที่แล้ว +31

    Xasus badiyihii Buhoodle udhawabn xasusty mrkn school ka fasax noqono aanu ucaano donan jirny 😢🎉

    • @mohamedfoox
      @mohamedfoox ปีที่แล้ว +1

      Rer buhodle wllshy

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 ปีที่แล้ว +5

    Al roodhida digisi baa lkusameyaa wxa gmcaan nolsha badiyuhu waa malpa 2 bil baanjogay ilaa ramadantii miss you badiye❤😊

  • @basmanasir4257
    @basmanasir4257 ปีที่แล้ว +29

    Three funny legends Masha Allah keep going wallo dakhtar muqaal qurux badan ☺️❤️

  • @farahyusuf-z5g
    @farahyusuf-z5g ปีที่แล้ว +6

    Masha allh wlo dhaqtarr wlh wad nadalxiis gaysay ilahay haidin sharfo❤ magaladii awowgay weyan kurta budhyare ilahay janatul Fardawsa. Haku cazuumo awowgay. Mahadsanid wlo

  • @karevlogs8246
    @karevlogs8246 ปีที่แล้ว +25

    Our golden culture is the best 👌 👍 😍

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 ปีที่แล้ว +1

    Wall dhakhtaroow hal talo Ayaan ku siineya taladaas oo ah inad waligaa is dhiibin maanta hadaney malinkagi ahayn baray noqon lkn is dhiibku waa doqonimo wxn kaaso salaamaya borama awdal adiga iyo asxaabta kaleba🤚👩‍❤️‍👨

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Mashallah runahanti aad iyo aad ayan ujeclahay nolasha badiyaha madama an kasojedo reer badiye❤❤Love

  • @ayanahmed8889
    @ayanahmed8889 ปีที่แล้ว +13

    Mansha allah this is the best life I dream about insha allah I will be living this life on my retirement 🙏 ❤😂

    • @fatism448
      @fatism448 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh

    • @Limbosaid
      @Limbosaid ปีที่แล้ว

      That’s a nice dream tho .

    • @Limbosaid
      @Limbosaid ปีที่แล้ว

      @@fatism448 watchu laughing at 😂😂?!

  • @GoodirFX
    @GoodirFX ปีที่แล้ว +2

    Halka waxan ka arka amiina iyo luul o lulaya cannot mash allah

  • @jamilaabdilahi2228
    @jamilaabdilahi2228 ปีที่แล้ว +19

    Dagamada warabeeye is not easy 😂😂❤️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +28

    Three legends always dhakhtarka and qays qeyser and mawelo another's levels program's culturals beautiful 💯💪😍👍❤😊😅

  • @ayaancumar187
    @ayaancumar187 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalah walahi xasuus ban galay mahadsanid wll keep going

  • @faadumocabdirahmaan4309
    @faadumocabdirahmaan4309 ปีที่แล้ว +7

    Maweel ba iga qosoliya wlhi Lafah la Fenanayo Waxa Dumarku akhariyayn Kuma Sooctoba 😂😂😂maweel Feedho ruuuge

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd ปีที่แล้ว +5

    Baraar iyo ugeeyb baa la dhahaa marka ay yar yarka dhaafan waa weynkana anay gaadhin❤😂

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 ปีที่แล้ว +1

    maxamuud cisman dhakhtar rabi ha ku karaameyo wll ❤😊

  • @hodmansaleban1474
    @hodmansaleban1474 ปีที่แล้ว +5

    Heer miyaga wllhy wa dad qalbi wangzan sida kuso dhaweynyaan wad yabeysa wa Gob🎉

  • @bossman6069
    @bossman6069 ปีที่แล้ว +6

    MASHA’ALLAH waquuruux cajiib dalkeenaa ❤❤

  • @Thehamse
    @Thehamse ปีที่แล้ว +5

    @Maaweell, saaxib lacagtii dukaanka iska soo dir waad lasoo tagtee

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alllah inama quruxbadanbaatihin nooooooooooolaaada aamiiin❤

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 ปีที่แล้ว +5

    Ninka Maaweel laf buu iska ruugaya😂😂😂wlhi ninkaasi waa funny

  • @salamkala14
    @salamkala14 ปีที่แล้ว +2

    Jah dhakhtar waa nin qaaliya Mashallah af lax ❤

  • @UmoilyasMrwa-ex6cz
    @UmoilyasMrwa-ex6cz ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dhakhtar alle haydin xafido riyaha wad fahahnsantay

  • @roodaruuxi5203
    @roodaruuxi5203 ปีที่แล้ว +2

    Keep going cabdiqani and qays dhakhatar

  • @azzaymoh3610
    @azzaymoh3610 ปีที่แล้ว +4

    dhakhtarr lam your fan from america

  • @NuuxMaxamed-f9p
    @NuuxMaxamed-f9p 9 หลายเดือนก่อน

    Labadaydii maamo luul and aamina mom idin jecelhy Aala haikiin tuso wlhy idiin xiisay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsoali6071
    @hafsoali6071 ปีที่แล้ว +6

    Maxmuud cisman maxmed qof an jacelhy 😢❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o ปีที่แล้ว +17

    qays qosolkiisan iska jecelahay marku qoslaaba waa qoslaa 😂😂😂😂

  • @muna607
    @muna607 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallah walalhey wan idin salaamey miigii wan u xiisey wlhi kurta buudh yare aad baan u garnayaa wlhi❤❤😂

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 ปีที่แล้ว

    Mansh Allahabad inaadeer ha ii xasuusiin dhukaa ma reer xuseen baad tahsy❤❤❤❤❤❤

  • @hadiyaraagemaxamed9449
    @hadiyaraagemaxamed9449 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi dhakhtar iyo qays waa dad an jeclahay why waxy soo gudbiyaan dhaqankeena❤😢

  • @iammeyou3867
    @iammeyou3867 ปีที่แล้ว +1

    Sadexdan markay is helaan wlhi waa xarabad nolosha zxptinimada qof walpa kuriyodo weeyi 😂🥰✊

  • @samakaabpro6237
    @samakaabpro6237 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ha idiin barakeeyo nabadda anagana ilaah hanasiiyo

  • @NuuxMaxamed-f9p
    @NuuxMaxamed-f9p 9 หลายเดือนก่อน

    Hooyoday luul and aamina dhamaantiin hooyo idiin xiisay 12 sano wlhy igukeen danbay l miss you dhamaantiin ❤❤❤❤

  • @haybealifarax8812
    @haybealifarax8812 ปีที่แล้ว +2

    Mohammoud Osman dhakhtar salama Enader

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waar waa nimcaysateen

  • @Buraale
    @Buraale ปีที่แล้ว +4

    Mansha Alh dhakhtar dhaqankeenu macaana❤

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 ปีที่แล้ว +2

    Nin adag dhakhtar guulayso wll.🙏🙏

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 ปีที่แล้ว

    Asli bi jadiid....miyiga waa dhalkeena iyo barwaaqadeeda..."hodankiisa untaa, dadkaaga hiishataa"....

  • @Jimcaalejunior
    @Jimcaalejunior ปีที่แล้ว +5

    MiiGU waa CaafimaaD iyo Farxad miidhan

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wiilkaa yar ee xamse hala gacan qabto oo ganacsigiisana halagu dhiri galiyo

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว +2

    Mar baan Soo booqan doona kurta budh yare ishllh ❤😊

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +7

    I am Somali I am proud our culture

  • @hamdimustafe1664
    @hamdimustafe1664 ปีที่แล้ว +5

    Dhakhtar yare waanu ku jecelnahay boowe❤

  • @hodanTiino
    @hodanTiino ปีที่แล้ว +2

    M.allah vlogs more ah nooga sooduma badiyaa wll please

  • @husseinismail3804
    @husseinismail3804 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah adeer wn idin slmy dhakhtar madaxa kaga shubashada🤣😂🫡

  • @cabdiraxmaanahmed4388
    @cabdiraxmaanahmed4388 ปีที่แล้ว +8

    Waa guri xirsi cismaan soo dhawaada 💚

  • @Zurich527
    @Zurich527 ปีที่แล้ว +1

    Meshani barwaaqo ilahey baa taalla masha Allah

  • @iammeyou3867
    @iammeyou3867 ปีที่แล้ว +1

    Meesha qays baa uvu waalan wlhi 😂😂 videoga intii hore ma bariisbuu doontay

  • @JawaahirCarab
    @JawaahirCarab 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah aadbaad u mahadsantihiin

  • @nazi.cadeeey
    @nazi.cadeeey ปีที่แล้ว +1

    Bisinka qabsada mrkaad wax cunaysaan wll

  • @haliimaelmi9469
    @haliimaelmi9469 ปีที่แล้ว

    Rag dalmariin ah wlhi safaradiina waanka helaa ima dhaaafaan

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 หลายเดือนก่อน

    Best youtuber dhaqtar big legend

  • @azumaabdi1626
    @azumaabdi1626 ปีที่แล้ว +5

    Maweel bilaa dhaqan waxay laftu feenanaya 😂😂😂😂😂

  • @Nuurtoali129
    @Nuurtoali129 ปีที่แล้ว +2

    Noloshaasi waa bilaa danbi magaaladu waa macsi socota

  • @sabiriinabdi-hd8wc
    @sabiriinabdi-hd8wc ปีที่แล้ว +3

    wligey badiyo mtagin wa iga nasip pdn tihin xamar le san udhex socdy an nacay❤😢

    • @zuhyrmohmed1968
      @zuhyrmohmed1968 ปีที่แล้ว +2

      Inshlh maalin dhow ubaxayaa hadad hargeisa joogi lahayd waan ku sii kaxayn lahaa lkn sorry ziz❤

    • @ciiltirainacileeye9844
      @ciiltirainacileeye9844 ปีที่แล้ว

      Cawa daba buurka cashey naya 😂😂😂😂anu

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 ปีที่แล้ว +3

    Dhakhtar qaysqayser cabdisamada maaweel is not easy ✌🙌

  • @najaxfaarax-cp4zv
    @najaxfaarax-cp4zv ปีที่แล้ว +7

    Yaazir wan ka helaye igu so xir🤣🤣🤣

  • @hodancali3299
    @hodancali3299 ปีที่แล้ว

    Mash Allah wlldey Kibgswin waan idin jecelahy wanan idin tageraa

  • @qadancabdi7653
    @qadancabdi7653 ปีที่แล้ว

    Mashallah was dhulkii aan kubarbaray samatar iyo iskudhòon lasale iyo gashaamo soomara

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy ปีที่แล้ว

    Maxwell waa nin walan😅😅😅😅 I liked sida uu u hadlo😅buquuqle wayn la moodaa

  • @captainmaajid8317
    @captainmaajid8317 ปีที่แล้ว

    Umulquraan my school 2008

  • @ahmedmohamedmadar5345
    @ahmedmohamedmadar5345 ปีที่แล้ว

    Tani nolol miye maaha, ee magac kale ugu Yeldham.

  • @asiyahawsh3316
    @asiyahawsh3316 ปีที่แล้ว +6

    miiga wan jeclahay ❤ insha alah wan tagi doonaa ayayday oo lax ban ku siin tirina an udoontee🤣

    • @aishaabdi6678
      @aishaabdi6678 ปีที่แล้ว

      Wa lagu siinaya lkn wan gadanaya hadi laga maqlo bes waaye 😂😂

    • @ifrahibrahim9641
      @ifrahibrahim9641 ปีที่แล้ว

      😂 Laxda inoo qal

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wlkey mcn dhakhtarrr guul wcn

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah maxamuud cismaan maxamed hore usoco prather

  • @XasanAbdi-w3b
    @XasanAbdi-w3b ปีที่แล้ว +2

    Dhaqankeena wllhi wax ka fiican ma jiro ❤

  • @faadumabdirizak-cs9el
    @faadumabdirizak-cs9el ปีที่แล้ว

    dhalinyaro aan taageero alle ha idin xifidiyo

  • @zadiiqvlogs
    @zadiiqvlogs ปีที่แล้ว +2

    Layaab layaab🙌 dhakhtar in the building

  • @Iman-321
    @Iman-321 ปีที่แล้ว +1

    Shaaxa ka tagi meyno kulaha dhuuni waxiid 😂😂😂 cawa qosol iguma hariiin

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh ปีที่แล้ว

    Mnsh allha kama daalo inaa daawado dhaqankeena yaa igeeya allha

  • @fartuncawil642
    @fartuncawil642 ปีที่แล้ว +2

    Waa naag cadoo buuran oo cududo gaagaaban😂😂😂😂😂😂

  • @NimcoShukhri
    @NimcoShukhri 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ❤❤❤

  • @samakabilyas6675
    @samakabilyas6675 ปีที่แล้ว +2

    Keep going walalkey aad baad uu mahadsan tahay ❤

  • @rudwanhussen488
    @rudwanhussen488 ปีที่แล้ว +4

    Keep going 💪 ✨ pro maxamued 😊

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil 3 หลายเดือนก่อน

    Nio adhiga soo dhaaf hakaa zexdane midna ha qaln midna ha toosin e wah 🥹😂

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 ปีที่แล้ว

    Saallaallahu caleyhi waasalaam cafimaa kucinaa

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 ปีที่แล้ว +5

    Ilaa gaashamo socda qaysow dhulkii h yonis ❤️❤️❤️

    • @CRYPTOINVADE
      @CRYPTOINVADE ปีที่แล้ว +1

      gashamo shimbiraale iyo dhulkii nimcadda xaasha cagoole 🤣🤣🤣

    • @hodanali6106
      @hodanali6106 ปีที่แล้ว

      Saaxiib wiilasha ka daa qabiilka

    • @adontiialle2748
      @adontiialle2748 ปีที่แล้ว

      @@hodanali6106 ceeb maha qali deganada dadki daga le shegay

    • @adontiialle2748
      @adontiialle2748 ปีที่แล้ว

      @@CRYPTOINVADE 😂😂lama huran dhulki hawd

    • @CRYPTOINVADE
      @CRYPTOINVADE ปีที่แล้ว

      @@adontiialle2748 IYO HAL HALISYO ALA MAXAAN MARAY MAGALOOYINKAAS OO DHAN FASAXYADII

  • @amalcabdicali9054
    @amalcabdicali9054 ปีที่แล้ว

    runtii waa muuqaal xiiso leh noloshii miyiga waayo waayo

  • @ayanabdi5652
    @ayanabdi5652 ปีที่แล้ว

    Wow, amazing I like this video. That is my country
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว

    Alla Dhaqtar wuu yaqaana sida loo liso xoolaha

  • @anabahmed6926
    @anabahmed6926 ปีที่แล้ว

    Mash allaah noso badi. Qorbajog hadanahay ilmahaa nofirsada.

  • @koosaarfaisal1571
    @koosaarfaisal1571 ปีที่แล้ว +1

    Waa naag cadoo buuran oo cududo gaagaaban🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️

  • @IsraOsman-gl3zp
    @IsraOsman-gl3zp ปีที่แล้ว +2

    Oo my waw❤😂keep going walalhy

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA ปีที่แล้ว

    rageedii rageedii waa barnaamij cajiib ah