Waxu ilaah soo celshaba u Malvern maayo xasan wax ka roon wadaniyad faramaajo soo noqo shadiisa soomaliya waa market u dhamaaneey say ma ogi sidii cabdulaahi yuusuf dibada ina lagu soo door to ethoopia aay soo wada yaan qabiil ayuu nabaray sidii siyaad barre badbaado ayaa meel kugu sugeeyso nin aan xoog la haayn ayaa rabo in oo xoog nagu xukumo max uu soo noqdaa cida aay ethoopia wadato xasan doorasho la gali mayo inta aay qatartaan jirto ciidanka soomaaliya aye.ethoopia uga hiiliyeen banaadir ayaa markii horaba xurnimada dhalisay Havana aya.kaa difaacaya gumeeysi raac uma baahnin banaadir dadkii u dhasay ayaa ithoopia iyo kuwa.lajira soomaaliya ka difaacaya vivo xurmad leh xshm tartanka adiga iyo abiya ahmad waaye in aan ethoopiya kaala jirno haha yaabin somaali window daacuun u dhimo❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allaah Bawaanow kheyr badan ayaan kuu rajehynayaa
Hassan ma yaqaano, Somalinimo, Islaanimo, wadaninimo iyo baniaadninimo
Ilaahow ummada ka horqaado
C balwan keep going brother
Jubaland guul❤❤❤
Halla Casilo Xasan si deg deg ah.
Golaha maanta taariip ha reebaan xasan dalka ha laga badbadiyo
Qaranimo iyo umadda somali oo gacmaha isqasada ayaan rajaynayas rabbi idamkiis
Asc bacalwaan ilaahay dalka idadkaba hainoo badbaadiyo
Ala faan badana Hassan munaafaq iyo teamkisa way malin riyooden brother
Xasan shiikh horta yaa la taliya anigu wan yabanahay kolba Mel ayuu isku qaadaya anigu wan yabanahay turkiga ayuu tagay oo wuu soo casarey eritrea ayuu aadey masarbuu tagey iskadhi sadexgesood ah ayuu sameyey wuu dhabar jabiyey oo Aby ahmed waa kii madaxa ugu rogayey dhunkanayey
Cabdullhi Balwaan madax Waynaha Somaliya ee mustaqbalka ❤❤❤.
Bada meeyka hadlaan xildhibaanada qabiil kahoreeyo qaranka 😂
Somalia 🇸🇴 BARLAMAN malaha wa tuugo basaboor ajnabi ah wata oo lalush iyo MUSUQMASUQ ku shaqeeya
Qarannimada Soomaaliya ayaa wax walba ka weyn