DEG DEG ''Axmed Madoobe Villa Somalia Weerar Haku Qaado Wuu Qabsankaraaye''Abdirahman Avocado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪👑👑👑🥰🥰🦁🦁🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Dalha2020
    @Dalha2020 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilka case iyo avocado waan ini salamayaa from djibouti 🇩🇯

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n วันที่ผ่านมา +3

    Dowlada jubbaland guuleeyasata guul guul guul 💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow dadka iyo dalka badbaadi

  • @salatamin5290
    @salatamin5290 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa xassan sunaamy madaxweyne ma,aha

  • @abdullaahiabdiwagooyi9529
    @abdullaahiabdiwagooyi9529 วันที่ผ่านมา +2

    Waa sharci

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa horaan idhi xamar halgu tago gurgurte ileen caqligiisu wuu foorara

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow cadaabta naga badbaadi

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax วันที่ผ่านมา +1

    WAA HORAAN SHEEGAY IN XASAN MUNAAFAQ DAAROOD AYUU WEERER CAD KUYAHAY HAKA SUGINA XASAN DHIIQO INUU SIFIICAN U DHAQMO.KIINYA IYO ETHOIPIA HALAGA.CUMAQANBATEEYO QASHINKAAN WAA IN DAAGAAL WEYN LAKA GALO DAAROODOOW

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 วันที่ผ่านมา

    Villada libaax miciye dheer ayaa fadhiya aragtidiisa waa suuxdin dhaqaaqiisu waa dhimasho libaax nin gnay iyo nin galaday kala garan og💪💪😀😀😀

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา +1

    Cawan nimo iyo cuqdad qabiil iyo khawarij ta ayaa talada dalka ka mamusho Daaha gadaashiis wana dulinimo tii ugu xumeed

  • @silverloola726
    @silverloola726 วันที่ผ่านมา

    Shaidan Faramaajo waa macalinka Munaafiq Baahane Xasan

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan farabadne wanasi farabadanaya. Hir iyo shabele ismasalanto wana dagan dorashadisa xasan farabadane. ilbabadi madashsha Qaranka SSC Qatumo waa lodiday Madale oo uu magacabayna waa dhexfadiya Xasan shalay iyo manta waa sidurabo ee haloyelo ama haleyskadhiciyo sida sedka madobe oo kale warkale maharin

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 วันที่ผ่านมา +1

    Wagareey wagar haduu awood leeyahay kismaayo duleedkeeda wiilasha baay iyo bakool iyo ceel-buur kayimid oo aakayaasha wato maa la iskaga celiyo🤣🤣

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา

    Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @abdikarimabdi9674
    @abdikarimabdi9674 วันที่ผ่านมา +1

    Azxpey dadka comment qorayow qabiil yan lo gafin kuwan Ogaden lo cayi mayo ogaden wa dad sharaf io caqli u zxp ah 2 qof wxy caqligodu qabo unpay ka hadlen 😂😅

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CAJAA'IB

  • @dahirhassan468
    @dahirhassan468 วันที่ผ่านมา

    Ahmed madobe news

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay baa talo ku filan

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar

  • @hasanyousuf7751
    @hasanyousuf7751 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illahay amarkiis dadkaan maxay ahmed madoobe oo hostage u haysta jubaland u eedayn la yihiin.

  • @AxmedMuuse-ct3lt
    @AxmedMuuse-ct3lt วันที่ผ่านมา

    sxb key mawareerey axmed baa muqdisho qabsanaaya maxuu kawadaa

  • @abdullaahiabdiwagooyi9529
    @abdullaahiabdiwagooyi9529 วันที่ผ่านมา

    Waa.sjarci.

  • @mohamedaden1845
    @mohamedaden1845 วันที่ผ่านมา

    Eeyda nii dhashay was dulliyaalyahow

  • @abdullaahiabdiwagooyi9529
    @abdullaahiabdiwagooyi9529 วันที่ผ่านมา

    Waa shaci

  • @abdihaafid7643
    @abdihaafid7643 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan xashiish mey cabaan😂😂

  • @CabdullahiShiiq-h8g
    @CabdullahiShiiq-h8g วันที่ผ่านมา

    Kkkk woo qabankaraahee adi soo wad axmed madoowe

  • @abdikadiromar8065
    @abdikadiromar8065 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DOLOW kuma taalo xadka ITOOBIYA iyo SOOMAALIYA ee waxay kutaallaa xadka BANADIR iyo OGADENIA

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 วันที่ผ่านมา

    Afkadhadii away

  • @mohamedaden1845
    @mohamedaden1845 วันที่ผ่านมา

    Ogaadeen waa la wasa meerdidiina maxaan dhehaa

  • @Saydika101
    @Saydika101 วันที่ผ่านมา

    DIYAARÀAHA LAGA JOOJINAYO JUBALAND WAXAA BILAABAY FARMAAJO SHACAB XANUUNSAN OO DHAQTAR U BAAHNAA AYAA QAARKOOD DHINTAY JOOJINTA DIYARADAHA ( DAMBIGAAS FARMAAJO AYAA LOO HEESTAA )

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz วันที่ผ่านมา

    Rer bowe ya kule

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา

    Xasan waa fashilmay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅 oo taa farmaajo ba waa sameeyaye maxaa u dhexeeya xaarmaajo iyo xasan gurguurte 😮

  • @faisalhusseinibrahim495
    @faisalhusseinibrahim495 วันที่ผ่านมา

    Ninyahow maalin cadey aa riyooneysaa ee villada maaba qabsan kartaa, hadalkaaga waa hadal qabiileesan.

  • @MoSoma-lz8ts
    @MoSoma-lz8ts วันที่ผ่านมา

    Dalxurey mar kale

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo วันที่ผ่านมา

    Hadii uusan xamse joogi lahayn xasan SAS ma sameyeen

  • @AdanmaxanedBootan
    @AdanmaxanedBootan วันที่ผ่านมา

    War waxan waa daayeer xil loo dhiibay

  • @ufcfans7514
    @ufcfans7514 วันที่ผ่านมา

    Ogaadeen xoolo ah is helay yahuu
    Axmad madoobe Villa somali ha qabsado kulahaa kan kalane waaba qoslaaa Runoow moodaa

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n วันที่ผ่านมา +1

      👉🏾🫏

    • @AbdiGele-h4x
      @AbdiGele-h4x วันที่ผ่านมา

      Ninka arkeysid wa hawiye shegad ah

  • @abdisalannoorosman9272
    @abdisalannoorosman9272 วันที่ผ่านมา

    Waxiina kabad badin weye ogaden waan idin la nahay lkn bahasha waad ka bad badiseen

  • @AxmadJaamuus
    @AxmadJaamuus วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkjk.waa.daarood.dhuusadaas

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา

    13sano dagaalka khawarij ta lagu la jirey iyo dagaalka ay dowlad fadaralka lagashey maamul goboleedyada kebaa wen oo xoga lasarey midka mamul goboleed yada lagu duminayo baa ka wen oo ka xogan. Kan khawarij ta aa maxaa sababey

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho xalane baa difaac u ah, maalinta xalane albaabka la iskuku dhufta maalintaas aya muqdisho loo yaabaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา

    Jubbaland iyo konfur galbeed hadey isku dhafciidan iyo siyaasad mideysan sameysan khawarij ta na wey ka adkaan Vila somaliya wey qabsan karaan aa ahmed Madoobe ha Iska dayo isku kobida Jubbaland keliya Vila somaliya wax laga sugayo oo danta dalkan ah majirto fikarkii khawarij ta ayey na kushaqeysaa aa ha mideeyo Jubbaland iyo konfur galbeed iyo xiiraan Balad weyne Intaas marka la isku xiro walahubaa mogdisho na barqo cad balagu kala bixi casimada dalka khawarij ta ayaa afgenbi kula wareegtey qorshaha aad fadaralka inu wado modeysan Al Shabab ka ayaa wado wayo
    Ciidanka xoogga dalka markii la burburiyey hadana. Ciidanka xoogga aa gobalada iyo kuwa maamul goboleed yada ayaa la burburin Rabaa kadibna way kudhawaqayan in dalka ay. La wareegeen taas weyo shaqada. Lala warersan yahey aa kasocoto dalka hada. Jubbaland waxa kuxiga konfur galbeed 2badan mamul goboleed keliya baa Ciidan hayey inta kale sida Galmudug xirshabele iyo mar hore bala burburiyey oo lajabiyey Ciidanka Banaadir mogdisho ciidanka jooga iyagu waaba Ciidan cusub oo ay kenan Vila somaliya kooxda kujirto oo qarsoon in yer oo odawaa iyo saraakiil ubadan wasarada jogo na waxay arki doonaan iyagoo laqabsadey taas basosocoto lkn wan hubaa ahmed Madoobe inu ka hortagi dono qorshaha khawarij ta iyo Imaan lawayasha watan

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk วันที่ผ่านมา

    Axmed Madoobe gabdhaha ayuu askarta ethiopia u geeyaa is ay u ilaaliyaan. Ogadeenow Axmed Madoobe caaya ama amaana berito gabdhaha Ogadeen iyo mareexaan oo ilmo Amxaaro, Oromo iyo Tigraay ayaad abti u tihiin.

  • @mahamedhassan1657
    @mahamedhassan1657 วันที่ผ่านมา

    Jaajuus cadaw usheqeeya hanoo amaanina wadanka waxaa qadyaan laga taagan yahay dad cuq dadeysan

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 วันที่ผ่านมา

    Nin 20km ku oodan ayaad leedahay Muqdishu qabsanayaa doqon doqon dhashay oo gumeysi jecel

  • @amalaare6840
    @amalaare6840 วันที่ผ่านมา

    Ninkan xasan tuumar ayaa maadax kaga yaalaa ayaa run ah

  • @SayidAbdirasaq
    @SayidAbdirasaq 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan layaabey aawey mucaaradkii xamar ee dhihi jiray thuma walaahey. Thuma walaahey. Imise hawiyànimo ayeey uaamusanyihiin

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 วันที่ผ่านมา

    Ganacsatada ogaadeen iyo mareexaan si dagdag ah wada jir ah ha sameysteeno shirkad diyaarad ha soo Kireesteno 4 diyaaradood oo u kala goosho magaalooyinka jubaland xamarna ha la iska dhaafo from dolow to kismaayo to baardheere to dhoobley adeer ninkii xooga kugu dhufto adna xagasha ku dhufo

    • @maryam-cd3gt
      @maryam-cd3gt วันที่ผ่านมา

      lol lol Hawada Somalida yaa xukuma saw dawladda maaha

  • @RashidYusuf-w2c
    @RashidYusuf-w2c 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan iyo xamza maxaad u kala rebaysaan … reer caano booro xamar ayaan qabsanaynaa kkk

  • @Gmaaad
    @Gmaaad วันที่ผ่านมา

    Ahmed dhuxul waxba qabiil haku tageerina hadii wax taraya reerku kadhashay mu dhulka shabab kaxoreeya afmadow dhobleey ila bu,aale adeer qabiil yuu indhaha idin tirin ahmed waa baabiyay deeganadas haduu si joogana deeganadas wxee noqonayaan lama dagaan

  • @fatmaabdirizak6026
    @fatmaabdirizak6026 วันที่ผ่านมา

    Ogaada xasan iyo kooxdiisu axmad dagaal kulama jiraan ee waxay dagaal kula jraan guud ahaan reer jubaland tusale axmad waa shakhsi waxayna isku qabten waa arin yaroo is afganwaa ah oo qaabka doorasho ee dalku uu galayo maxay thy sababta looguso daanmbulayo ciidamada oo duulanka loogu yhy jubaland oo ka duwey mamulada kale ee dalka wa sual jawab u baahan maxay shacabku galabsadeen ee diyaradaha looga xanibayaa iney jubaland ka howl galaan taas waa wax is cad oo waxa la cuna qabateeye shacabkii loo dhartey ee madaxda loo ahaa maxay galabsadeen oo loo dhibayaa taasu waa gardaro cad oo keeni karta khar aan la mahadin iyo xaqdaro lagu sameenayo mamul ka tirsan mamulada kale dalka taso shacabku ku abuuri karta caro weyn oo ku qasbi doonta ineey ka goan dalka intiisa kale wa siyasad xumad hada dalka ka jirta war dowlad dadkeedii kala jeclaneysa ma dowlad baa miyeysan ugalayn meel aan la mahadin

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar วันที่ผ่านมา +1

    34 kahor aa daaroodoo dhan muqdisho kacararay adeer Morgan weydiiya waxa dhacay muqdisho macadalaahi cagdheer oromo

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 วันที่ผ่านมา

      Oromo waataad kubadalatay wagaash kaad ahayd eed naftinagaa ducadiisii aamin lahayd aamus

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm วันที่ผ่านมา

    Axmad madobe dalbadbadhsey haqabsado vilada somaliya tuugan xasan dhiiqo haka badbadiyo dalka

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา

    Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi