Wararkii u dambeeyey Dacawaley.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +61

    Reer sheekh izxaaq gacmaaha hays qabsadan manta waxy tagan tahay inan is difacano

    • @AbdisamedAhmed-l3c
      @AbdisamedAhmed-l3c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Ilahay kabaq

    • @abdiqadirjahorosman820
      @abdiqadirjahorosman820 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xal kaleh maleh

    • @Warsuganmedia
      @Warsuganmedia 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      FUTOOOOOY WAA GUSE KA BAXSO

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oo dadka lalaynayo ee shacabka ah

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Meesha masiiba kadhacday ee illaahey ha kala qaboojiyo

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin yaa RABI 🤲

    • @abdirahiimyousuf149
      @abdirahiimyousuf149 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin 😢

    • @biletosane
      @biletosane 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dacawalay laba beellood kumar dagaalamayso waa hal beel iyo dowlad, waxaa soo weeraray shacabka waa ciidanka liyuu boolis.
      Shacabka dhintay ilaahay ha u naxaristo 🤲 Aamiin
      Shacabka dhaawacmay ilaahay ha u booga dhayo 🤲 Aamiin

    • @cabdiraxiindahir6845
      @cabdiraxiindahir6845 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin yaarabi

  • @MaxamudCise
    @MaxamudCise 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    MmTV sidaa ayaanu ka Rabnay inay Kamarada ku difaacdaan Dadkina

  • @yurub5288
    @yurub5288 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +28

    War idinkaa u dhalinyar dalkiina somalilaan u kaca gaadh siiya Aduunka war waxad sharf ku ledihiin waa dalkiina somalilaan difaca Af iyo Adinba❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @CabdiAliyuusuf
    @CabdiAliyuusuf 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Wlhi ilig xaqiiqda ayuu ka sheegay runtii mahadsanid

    • @Warsuganmedia
      @Warsuganmedia 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ILIGOOW ISKA BAROORO

    • @Warsuganmedia
      @Warsuganmedia 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      BACAAAAAAAAAAAAC
      BACAAAAAAAAAAAAC
      BACAAAAAAAAAAAAC

    • @Mindfulconsience
      @Mindfulconsience 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wariyahaan sidatan inuu uga hadlo ayay ahayd CUQUBO dhanba. Dawlad degaanku wuxu sameeyey waa khalad laakiin boqolaalkii Laascaanood lagu laayey mee? Kuwi Rahanweyn ee LAGAMASAFURIYAY LASCAANOOD ayyago hantidoodi habeen madow laga waday mee? Sagaalkii boqol ee boorama lagu xaasuqay mee? War CUQUBOyinka Somalida inbadan bay soo socdeen. Cashar laga barta ki 88kiiba iyo kuwa ka daran ee konfur ka dhacay waxba Somali kamay baran. CID WALBA MALINKAY TAABATO CIQAABTU HA QAYLISO. Kuwa dawlad ladagaallamaya may lahadlaan. Saas ay tahay Cagjar wadadii BIXI MARAY ha marin baan leenahay. Dagaalka hala joojiyo. Somali Eebow u gargaar.

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Alle hakala qaboojiyo. Umadaa islaamka ah

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Weligaa maxamed cabdi sheikh ha ka shakiyin geesi habar awal ah❤❤

  • @Bureqamohamed
    @Bureqamohamed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    IsaaQow Cadowgina meshu idinka jiro ogada cid idin jcl ma jirtO guul ba ino rajeynah dadki la iga beerOww

    • @AB333East
      @AB333East 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isaaq iyo daarood waalaalo

    • @Bureqamohamed
      @Bureqamohamed 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @ ya ka dhigay wlalo😂😂

    • @AB333East
      @AB333East 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Bureqamohamed waa wiil iyo abti daarood iyo isaaq waa dad is dhalay oo daris insha Allah waa la heshiini

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@AB333Eastmarkay carurta iyo dumarka xasuqayan walalahasi mxy unoqon waaayen

    • @biletosane
      @biletosane ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AB333East daarood waa urur waana dooro.

  • @MaganIsse
    @MaganIsse 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Waa in aynu sameysanaa ismaamul toos u hoos taga dawladda federalka Ethiopia. Isaaq waa in uu soo ceshadaa dhulkii reserve erea laga na dhigaa ismaamul toos u hoos taga dawladda federalka Ethiopia, waxaynu leenahay in ka badan 250-300 degsiimo oo waaweyn

    • @CxakiinAdoonkiialle
      @CxakiinAdoonkiialle 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa diidey in toos u hoos tagaaan somalia

    • @izmailabdi4248
      @izmailabdi4248 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @CxakiinAdoonkiialle meesha laysku hayo mataqaanid miyaa hhh somalia halkaa la dhahaa meeshaas waa ethopia somaliland na maaha

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adeerka siyaad bare ayaa u saxeexay inay hoos tagto Ethopia​@CxakiinAdoonkiialle

    • @roobleyare2351
      @roobleyare2351 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @CxakiinAdoonkiialle wll wa ethopia dadba dowladi qabileeyay

  • @LFC4life99
    @LFC4life99 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alle ha kale qaboobiyo laakiin qabyalad ayaa ku jirta ogsdeenku Wuxu isku arkas inay keligood kilalka leeyihiin.

  • @Abdishakurfarhan
    @Abdishakurfarhan 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Exactly waa mid aynu dooneyno in ay warbaahinta WADANKU ay ugu hiiliyan warkoda ay tabinayan ‘ wixii ay Xaq u leeyihiin ❤🫡🌏

  • @mohamudosman3840
    @mohamudosman3840 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    THANKS WARIYE SARE ILLAAHAY AYAA XAQA ILLAALIYA

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mansh Allah Mr ilig so proud in aad dadkaga aad isda uga hadalaso inbadan ayaan ku dhaliil jiray no dhax markay timado dadkaga iyo wadankag thank you again waxan ka xumahay in ciro oo maant gabkii somaliland baabiyo with a month I know ciro waa faqash guul isaaq

    • @shucaybosman-m2g
      @shucaybosman-m2g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wll ciro muxuu sameeyay ee uu somaliland ku baabiyay subxnallah😢

  • @yurub5288
    @yurub5288 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Haloo kaco umada reer shixisakh hadii kale idnkaa ku xiga somalilaan meel walba waa laga soo galay somalilaan cadowgeedo waa batay ilahay haka qabto

  • @fathiaabdilahi630
    @fathiaabdilahi630 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mersha layidhaa jaamac dubed tan mid kasii xun ayY u xaduuqeen

  • @MaxamedCishqi-o4q
    @MaxamedCishqi-o4q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masiibo baahsan iyo masuliyad daro aan caqli ku sallaysnayn ayaa meesha ka dhacye alle ha qboojio cidii dhib wadana ee xaqdro usocdana alle haqabto oo ha kashifo insha allaaah khayr ayaan rajynaynaa ❤❤❤❤

  • @alkawakib-sn6lx
    @alkawakib-sn6lx 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allah kala qaboojiyo wllha muslimint ah oo shisheeyuhu isku dirayo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    gacantay meel kula jiraan walaahi waa runtii muse ayaa yaabay suldaankiisi inaderki abwaankii fanaankii journalistigii warbahintii tajirintii ina aw siciid you name it boqor buurmadow Odayaal H.jeclo ilaa madaxwayne ku xigeenki cabdirassaq khalif oo ku marqaati furay inuu dowladisu gaysatay xassuq oo la aqbalay lakin been ahaa! waa faro ku tiris ragga lagu dhiciwayay in xitaa losoo badhigo fikirka iskadaa inay aqbalaane waa lagu dhici waayay Heello iyo Ibrahim cadiid muse bixi iyo ina kaahin iyo dhalinyaro sunti gashaan la baxday cybersecurity weerar kaga jirta volunteer !!!!! from saylac city baladka ilbaxnimada dowladnimada iyo xaddarada Alqadiriyah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HorsedHorsed
    @HorsedHorsed 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Agaasime waan kaa hayaa keep going 💪

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    yahuuda ayaa maatida falastiin disha waxay dhahaan ilmaha yar waa falastiini soo koraayo. new policeka maatida dileysa illaahay masiibo haku rido.

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Maxamed cabdi ilig geesi u hadal maatadada la laayay wllhy in aan lagaga hadhayne

  • @Sitado-h7v
    @Sitado-h7v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahayaw Raga Nookala Hambee Walba Wiil Somali ah Aya Ku Dhimanaya Oo Hooyo Somaliyedba Goblamaysa Oo Caruur Somaliyedba Agoomobaysa O Gabadh Somaliyedba Hangaf Qaadaysa Waa Kuwii Garab Isu Noqon Laha Hadii Shisheeye So Weeraro Iyagiiba Dabka Laysku Dhiibay Ilaahayaw Somali Colaada Ka Dhex Saar Oo Walaalo Isjecel Ka Dhig I Love Somali
    From Oga

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILAAHAY ha uu naxaristo iinta islamka ah ee ku dhintay Amiin, Askar ku sheega maar hadii ilaa 90 laga dilay wa Alxamdulilaah ku dhawaca ah na ILAAHAY ma caafiyo Amiin,) nigis xabashii.

  • @HusseinAbdi-q3v
    @HusseinAbdi-q3v 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dad soomaliyeed markey is dhameeyaan waxaa dhulkooda qaadandoona cadawgooda oo ah gaalada

  • @MohamedAli-qk7kk
    @MohamedAli-qk7kk 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Labada Suxufiba waa Aqoonyahano, Kartidooda Galiyay Mihnada Saxaafada.....
    Dedaalaa Xaaji Cabaas, waa GAADHAA , WAANA DHAAFAA..
    SALEBAAN (SAXANSAXO) & M.A. (ilig)❤

  • @hibodjama4533
    @hibodjama4533 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alle haw naxaristo

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    waa goorma iligow Reer somalilandow kuwani saxaafad idima ahaee , subscrita kala laabta tusa waxay yihiin

    • @cabdigujipages9358
      @cabdigujipages9358 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wa sida wll

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ somaliland bay wax ku noqdeen , maantana iygaa cadowga uga soo horeeya haday wax yari ka dhacaan way buunbuuniyan somalida kale haday wax ka dhacaan afhayeen bay u noqdaan umadoodasi la xasuuqayo hal maalin umay hadal waxani waa naago hala iska qabto

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waaar iminka dadkeeenan my sixran yihin waaar niman kan god modow halagu rido khiyaami qaran ey ey dhashay ah

  • @Ibrahim-w3w4n
    @Ibrahim-w3w4n 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaali ilaahayaw kala badbaadi ku dhintaaba waa soomaaliye

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    ILIGAWWW DADKEENI AYAA LA XASUUUUQAYYYY MAXADDVU HABRANAYSAA NEW POLICE OGAADENN DHUL UDOONAYA AYAA DADKA XASUUQAYEE AFKAAGA UGU HIILI DADKAAAGA

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Odayaasha ayaa u hoosaasiyey ee halala xisaabtamo, cagjarna dadkii dadkan laayey waa in lasoo qabto oo lala aaso oo aan wadahadal laga galin arintaa

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Daadka masakinta ay xasuqen ilahaay calamo dag daga haa kaa mujiyo oo ilahaay idiin roog Cagdheerey

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      aamiin maatidaa aylaayeen illaahay wuu uga abaal marin

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Habaaarka wa mid adiga kugu Kali ah

  • @yasinahmed3015
    @yasinahmed3015 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxamed iligow, adiga iyo MM tv DDS ayaan idinka soo taageerna ee dadka xaqiiqda jirta usheeg. adoo kuxisaabtamaya falcelinta kaladuwan ee kadhalankarta nadaam kala duwanaashaheena dawladnimo.

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay wuxu yidhi subxaanahu wa tacalaa hesheesku waa khayr

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sax weye saxaafada wadanka wxn leyahay dadkina iyo dalkiinaba garab istaaga

  • @SereneMansion-dm8ru
    @SereneMansion-dm8ru 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshallah sifican ayu usoo bandhigay

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dowlad maahan waa qabiil
    Shaati dowladeed gashan
    Waxayna U dhaqmeen si gunimo ah

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahay musiibo haku rido dadkas dilay shacabka somaliland ilahay liyuboliska ha jebiyo

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhulka in laga qaado ayaa la rabaa. Waana laga qadayaa hadii aan la iska difaanin. Dhol boob ayaa 2024 ka bilaabmay. Diida ama doona

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    The journalist's words tend to be moderate or neutral. The events that happened during the past three days are black and white. There is no third color. So leave the game of moderation.

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    By the way, your words contradict the tribal leaders who were at the heart of the event, you are younger than any news.

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tacadi Iyo Dulmi Bay Ugaysteen Liyuu Policeku Dadkaa Deegaanka Ahaa Iyo Madax dhaqameedkii Nabadaynta Waday.

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sida wariyaasha ogaadeen ula safteen dadkoodii ogaadeen idinkuna gudoomiye iligow garab istaaga shacbigeena laxasuuqay

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ŔEER HARGEISA AYAA BILAABAY IN SHACAB LAGU SHEEGO ARGAGIXISO (LAASCAANOOD) MIDHAHA QADHAADHKIISII HADDAY HAYAAN

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yay dhibaysaa absamee boqllaal hargaysa dwgan

  • @ApdiraxmanMaxamed-n7o
    @ApdiraxmanMaxamed-n7o 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Very much

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weriye Ilig difaaca dalkiina iyo dadkiina meel ay joogaan.
    Sida weriye ku sheega Jama Galad uu ugu hiilinayo qolo ahaan reerkooda Ogaadeen ama Daarood ahaanba.

  • @SahraIsmaaciil-l8j
    @SahraIsmaaciil-l8j 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illaahay dadka xaqa ha fahansiiyo

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xukuumadii somaliland miyay seexatay yaaab waar meesha militry somaliland ah ha galo oo cagta ha la maraiyo

    • @AmiiramohamedOsmaan
      @AmiiramohamedOsmaan 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Na xukumaad tan ka xun Wali na ma so marin😢ciidan bila qoryo ah maxay izka celin

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxay keenaysaa isku dhaca Ethiopia iyo inaga... Taana dani inooguma jirto🙏

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Ahmed_Rainfall.10dhar cad baa loo xidhaya
      Aduunka sxb laysma xisaabiyo

    • @CabdiAliyuusuf
      @CabdiAliyuusuf 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sirta dowlada haka hordhicin​@@truthinyourface7345

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ascww maxamed cabdi iligaw waadigii ii amaanayay mustafe cagjar 2019 aniga iyo adiga oo ku kulanay wajaale adigoo jigjiga usocda waadigii lahaa waa nin cadaali ah ee ma xasuusataa iligaw kaxaabxaabi anagaa kaaga aqoon badane

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa in dowlada Ethiopia ay u sameeyso Hawd iyo Reserve area laba maamuul gobleed.
    Isaqqow marnaba ha ogolaanina in uu Cagjar dib idiin maamulo.

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    AAMIN ALLAH UNAXARISTO

  • @GuuledAakhiro
    @GuuledAakhiro 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MMTV: TVGU ISHA HAKU HAYO WARARKA GEESKA SI MAS,UULIYAD LEH WARARKIINU HA NOQDAAN QAAR KU YIMAADA RAADIN XEEL DHEER

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa wax gunimo ah runtii

  • @cabdirisaaq-y8i
    @cabdirisaaq-y8i 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay hakala qaboojiyo waa wada soomaali waana walaalo islaam ah maalin walba soomaali ayaa is laynaysa waa ayaandaro walaahay aanu u ducayno

  • @ISAAQMIDDEYE1
    @ISAAQMIDDEYE1 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaa kuduceeyay maanta Maxa med Inader halkaa ka hay

  • @abdimoge5666
    @abdimoge5666 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaalintiini waad gabteene Qoladiinana Saxaafada ahe ku soo noqda oo Runta Dadka u sheega, Dhinaca kale Beenta ayay sheegayana ka badheedha Far baa idinu godane😊

  • @HACH__KHADAR___Offil
    @HACH__KHADAR___Offil 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa maxay

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa wax foolxun in dad argo nabadeed usocda sidaa foosha xun looladhaqmo. Wax soomaali ka dhax dhicijirayna maaha.

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War daarood isaaq nacayb ayaa haya jabuutibaana ka dambeysa

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jibuti waxba kuguma faleysee dagalkan waxa wada Ethiopia Ogaadeenna ayagaa adeegsanaya isa diiba ama wax iska dhiciya

    • @HanaQalbi-x2j
      @HanaQalbi-x2j 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @MohamedOsman-z2p waa la ogaan ogaadeen waa taa abaalkooxii meyd iyo maxaabiis laga dhigay daarood waa adoomo dhul raadis ah

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@HanaQalbi-x2j daarood waa walaalaha lagu shaqeysanayo aan iska dhicino kan nakala qaybinaya marba reer taageeraya ee rabo in uu na qabsado waa Ethiopia. Aan u midowno Ethiopia waanu ka adagnahay

  • @Suheibsuldan7
    @Suheibsuldan7 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sidaasa laydiinka doonaya ee dadkina garab istaaga

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ascww maxamed cabdi iligaw waadigii ii amaanayay mustafe cagjar 2019aniga adiga oo ku kulanay wajaale adigoo jigjiga usocda waadigii lahaa waa nin cadaali ah ee ma xasuusataa iligaw kaxaabxaabi anagaa kaaga aqoon badane

  • @mahamedsiciid-b6p
    @mahamedsiciid-b6p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxamed cabdi sheekh dadkii uu hadal oo difaac masuulbaad katihii

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gobanimo. Indr

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Warka sax ta

  • @deqaabdi1846
    @deqaabdi1846 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siidaas raabna iliigow ka hadaal daaka maar waaba 👏👏👏👏👏

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogaadeen waa noo Colaad 100%

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa arin laga jaqjaqsiyoodo.waxay sameeyeeen ciidanka.liyuu pollice mahaa markii koowaad ee ay sidan oo kale sameeyeen

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hada waa ina loo barya tagayy😢

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ geesi❤❤❤

  • @Haantailaacomporosork
    @Haantailaacomporosork 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka ha ridin ilogow

  • @XassanKhaalif
    @XassanKhaalif 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beeen isagu camira layaabmalihidine

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabka Soomaaliyeed waa in ay iska difaacaan cadowga gumaadka ku haya.
    Kuwa badan oo shaarka Itoobiya gashan baa dadka yaga ku gumaadaaan meelkasta oo gayiga Soomaaliyeed ah.
    Soomaalidu waa in ay dhulkooda iyo naftooda difaacaan.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @bilaladen7752
    @bilaladen7752 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhiig in uu daato ma,ahan
    Umada walaalaha wada dagan alaha kala qaboojiyo
    Ileen iyagaa wada dagan oo aan is hurin

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    iligow tii horan ogayne hadana ma sidasad uhadlaysaa hoyada kun jeer wase waynu is arki donaa sidi xukumada ciro utimid waji kalad laso baxde jooji af xumada

    • @AbdirisakMohamed-e9e
      @AbdirisakMohamed-e9e 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cayda jooji qof islaama manad ahyn laba malag ba garbaha ka saarane

    • @MaxamedAamiin-y7s
      @MaxamedAamiin-y7s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yusra harti maxadka qadikartaa

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WaaR ISAAAQOW NIMANKAN MEESHAAAY JOOOGAAAAN UGU GALA DILA AAABAHOODD WASOOOYIN

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Awoodeeee

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Awoodeeee

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanalah 😢

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ILIG WA BENAALE TUUG TUUG DHALAY ARGAGIXISA AH

    • @lipaaxliqe
      @lipaaxliqe 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hoyada miyuu dhalfeyay 😂

  • @MohamedabdiAhmed-s9k
    @MohamedabdiAhmed-s9k 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Always the government of in charge for that county government is right ✅️

  • @saidmohamed1675
    @saidmohamed1675 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War naga aamus Isaac awalba bilaa ficilba loo cadaabayaa
    Ma dhul bahantay la liitaan may Somaliland kusoo biiraan

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ADER SOWDIGI SHACAABKA LASCANOOD KU SHEGAYA ARGAGIXISO 😂😂

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      weybo yihiine

    • @afleyrshechannel1109
      @afleyrshechannel1109 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa markaagii ee dulqaado marka walaalo
      ​@osmaanmunasar

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @osmaanmunasaradkayso

  • @mustafyusuf4073
    @mustafyusuf4073 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wixi halka ka dhacay horey Somaliland aya shacabka lascaano ugu samayse MMTV marka xage ku maqnaden alle gacmaha cidanka deganka ayu ugu aarey rer sool nabadonada wala qabtay kaliya lkn idinka abwaano ayad dishen halke tariqda ka dhacday in abwaan la dilo maga ader deganka waxa mamulo DDS haloga danbeyo

  • @HusseinAbdi-q3v
    @HusseinAbdi-q3v 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marna dhaha ciidan dowlad baanalaay mana dhaha ciidan qabiil baanalaayay

  • @yurub5288
    @yurub5288 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Darood wacad malaha wacku idin qabay odayashan somalilaan jooga hala laayo wayo iyagaa dadka hoosasinaya wayo waxay nabad ka doonayan dad Aan dhiiga isaqa u mooqada somalilaan waa lugu soo duulay waxa iska celiya ✊ ✊✊✊✊✊✊✊💪💪💪👏👏👏👏👏👏

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Imisa jir baad tahay?

  • @CabdixakiimMaxamed-cp7gw
    @CabdixakiimMaxamed-cp7gw 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aawye Kuwii Ku sheegaye ninka madwadin maah mm tv waa tv ga uuga caan deegand Somaliad kaalinta koowad ayuu kaga jiraa

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ascww maxamed cabdi iligaw waadigii ii amaanayay mustafe cagjar 2018 aniga adiga oo ku kulanay wajaale adigoo jigjiga usocda waadigii lahaa waa nin cadaali ah ee ma xasuusataa iligaw kaxaabxaabi anagaa kaaga aqoon badane

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iidoor goormaad dhaqanyeelateen yaab

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ogaadeen dhaqan amaxaaro cidna kama xishootan walaa daarood xududka degan isaaaq iyo umada kaleba

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ILIG HEER WARIYE MA GAADH SIISNA DACIIIF

    • @DajiyeSarifle
      @DajiyeSarifle 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      CAGDHEERIDAA

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    New boliceku waa dhiig yo cab dad la arkaymaaha

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma hadad soo nacnac lday mrky xeedhyo fandhaal kala dhacen

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed ilig maantaad hadashay miyaa

  • @MahamedAbdi-p5j
    @MahamedAbdi-p5j 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Immikaad hadasheen waxa aad aamustaanba

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalida. Qaar. Waxay. Iloobeen. Qabrigii.iyo Qiyaamihiiba. Ilaahay. Halaga. Baqo.

  • @shireodawaa2380
    @shireodawaa2380 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maashaa Allah wariye Ilig, waa balaayo weyn runtii dhibka dhacay, qof walbow xasuusnow, kan qoriga wax ku dilay, kan dhaqaalaha wax ku taageeray iyo qalbiga kala jira denbiga way wadaagaan, war how yaan aakharo la seegin.
    waa run in shacab ciidan loo adeegsado, waxaa ayaduna muhiim in aan denbiilaha loo qiil deyin, waxaan maqalnaa bilowga dagaalka nabad iyo soohdimayn baa loo fadhiyey ka dib dagaal baa bilowday ciidan badan baa la laayey dad shacab ah ayaa dhintay laakiin weli lama xusin dhagar qabaha bilaabay, masiibadaan weyn ayaana ka danbeysay xisaab la,aantii hore

  • @samatarabdulahi8154
    @samatarabdulahi8154 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed ilig sxb anigoon ku aflagaa dayn waxaad noo sheegtaa hogaankii nabadgalyada iyo ciidankii yaa dilay midna ogaw qof hubaysani shacab ma aha ee ogaw ciidankii soo talaabay meel ku sheeg wax kasta wan la soconaa

  • @cumarabdi9262
    @cumarabdi9262 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mr.ilig you just told us who you are

  • @IsseHassan-p6w
    @IsseHassan-p6w 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaleheen Ethiopian ku so dhawada

    • @cabdiwali2375
      @cabdiwali2375 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ama walaal dheh ama adeer dheh futadey xabad kaa gelinayaan iidoor biyo dhaaminaya oo naagaha u keenaya amxaaro baan sugnaa

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa markii sadexaad ee odayaal dhaqan laweeraro

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alla walahy waa aduunyo 😢wadanku madaxwayne maleh miyaa akhaz wadanku muuse biixi wuu tabayy 😮mustafe cagjar cid inaga qabata malawayyy madax Wayne madax Wayne loo wayay waa habaar😢 walhi dagaalka ma beel qudhaa lgu dayay

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidamada degaanka somalidu isma badalin waaki cabdi iley

  • @salamali54
    @salamali54 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Liyuu poolis waa maleshiyaad tuugo ah wlhi