Gen Odowaa oo Hal arin isku casilay, Damaca XASAN SH oo la ogaaday Iyo RW Xamse oo isna ku dhow in.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @XasanMaxamed-e5v
    @XasanMaxamed-e5v 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    General Odowaa yuusuf raage ❤🇸🇴🫡🦁💯

  • @XassanyuusufSasbakeeri
    @XassanyuusufSasbakeeri 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odowaa madaxweynaha mustaqbalka

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odawaa allaha xafido waa wadani dhaba

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 วันที่ผ่านมา +9

    Odawa waa wadani❤

    • @DiiniMahdi
      @DiiniMahdi วันที่ผ่านมา

      Warkadu wuusaxanyahy janaraal odowaa yaanlagugudilin dadkasoomaaliyed

    • @addeecabdihassan243
      @addeecabdihassan243 วันที่ผ่านมา

      Waa waddani laakiin Xasan Sheikh ayaa kaarka ka gubi doona

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +2

    GEN. ODOWA MA OGOLO IN U LA SHAQEYN KARIN WASIIR TIKTOK AAN U QALMIN WASIIR GASHANDHIG.

  • @umuzaynab4749
    @umuzaynab4749 วันที่ผ่านมา

    Odawaa guulyso 🎉

  • @XalimoHassan-g6i
    @XalimoHassan-g6i วันที่ผ่านมา +4

    Odawaye ayana ku racasanhay

  • @saynab7503
    @saynab7503 วันที่ผ่านมา

    viva G odawaa ilxuni kuma aragto halyay qaran baa tahay

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odowaa noqo mw naha mistaqbalka insha allaah adoo nabada wll ama inaadeer qaali soomaali way ku jeceshahay wallaahay odowaayoow nooloow

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odowaa waa nin aanaan qabiil aan loo eegi karin oo ah wadani dhab ah illaahoow kaa nabad geli dhagarta xasan shiikh odawaayow hadii kahor timaado mishin buu kuu dhigayaaye alle haku dhaafiyo shartiisa

  • @SamatarXassan
    @SamatarXassan วันที่ผ่านมา

    Guul odowaa wa nin adag

  • @maxamedfilacaduur357
    @maxamedfilacaduur357 วันที่ผ่านมา +1

    FIYUUS MIYA KA GALAY MISE WA LAGUSO DHIIBAY

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlada ay hayaan xasan shiikh iyo xamse marxuun yaa wax kasugaya saa ismaba dhaamaane illaahoow noo badbaadi dawladnimada dalkeena

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ODOWAA WAAJIBKIISA HA GEYSTO❤. JUBALAND OO DALKA KA TIRSAN KUMA DUULI KARO . ITOBIA MUU XASAN LA DAGAALAMO ?

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n วันที่ผ่านมา

    Odowaa wa wadani dhaba asaga an udhiibno Somaliya

  • @FadumoMaxamed-o9x
    @FadumoMaxamed-o9x วันที่ผ่านมา

    Madhiciidotoo riiyadaa xasan ukuriiyonaayòo in uqabsadoo jubalaand waaxaguley sanaaya axmed madoowe guuul

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan gurgurte uma shaqeyo umada soomaaliya ewuxuu ushaqeya Alshabab & xasuuqa ciidamada dalka sas darted wad Aragtaan dadweynow ficilkiisa Afduubka dalka uxarashayo on horay Aduunka logu Arag masul dalkiisa sidan okale umaamula dalkiisa soomaaliyey maxaa idiin haray olasuga

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 วันที่ผ่านมา

    Cidanki laga cabsoon jiray waqtigii farmaajo ayu maanta bahdilay xassan

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 วันที่ผ่านมา

    Janaraal Odowaa waxaa u fiican inuu isga tago Xasan Sheikh intaan kaarkaagu guban oo Ciidanka iyo shacabka Soomaaliyeed wey ku jecel yihiin ee isaga tag Xasan Sheikh.

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle วันที่ผ่านมา

    ha iscasilo madaxaa nafun iyo xamaz yaay ku ceebeen

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odowaa.yuu.isvasiln.ee.inqilaab.milatari.ha.sameeyo.oo
    Dalka.ha.bad.baadiyo

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax วันที่ผ่านมา

    Waa lo sodhibay oo balanqad ben ah aya laga qaday inu idaceyo odowa yusuf rage hase ahate waa mid ben abur ah oo cad cid yeli maleh

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odawaa wuu saxan yahy xasan wuxu rabaa wiilal somalia inuu isku kor baabaiyo dantisa iyo damacisa ku fuliyo

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Janaraal odowaa hadii uu run sheegayo amaba uu geesi yahay Xassan Magafe Afgambi haku sameeyo xabsina haku rido Xassan Corruption R/wasaarana Farmajo hakadhigto intaa ookaliya ayay somaliya kubad baadi kartaa hadii kale no more somalia😮

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 วันที่ผ่านมา

    Aawey ciidankii lagu weerari lahaa alshabaab?
    Odawaa waa nin u dhaartay dalkiisa &dalkiisa markaa dadkiisii ma ku qaadayo weerar because wuxuu og yahay meesha in laysku hayo siyaasad .
    WELL DONE G/ODOWAA

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg วันที่ผ่านมา +1

    Viva murasade

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 วันที่ผ่านมา

    Odowaa nin jilicsan mee 20kun ee ciidanka looga tagay ma kuwa sida shinbiraha meel walba ku dhimanaya

  • @nuurosmanhaayoow3190
    @nuurosmanhaayoow3190 วันที่ผ่านมา

    odawaa waa askeri amar ku shaqeeyaa yaa badaw

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 วันที่ผ่านมา

    Haduu is casilo jenaral othowa waxuu somali uga carara cadow dowladooda ku habsay ama jidka toosan hakusoo rido ama xukunka katuur inqilaab badbaadi dadka

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah bal nin wadankii uu madaxda u ahaa ku duulaya oo bur burinaya alahu akbar walee somalia waxbaa ka socda what is this

  • @dalxajanuu8249
    @dalxajanuu8249 วันที่ผ่านมา

    Hee ciidanka guurkiisa maka maseyreen 😂😂

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 วันที่ผ่านมา

    ASC viva7up waaaaaaaaa
    Ku saxixan yahay
    Odawaaa
    Ciidanka
    Siyasada. Ma Ku biirri Karo
    Haddal tanasuli Wadda oggol
    Madaxwayne adaaaaaa
    LAGA Raba
    Balse
    Filliayo shaqsi mayd U tannasuli ma QARRANIMO U tannasulayo

  • @abdirahmanali9867
    @abdirahmanali9867 วันที่ผ่านมา

    Adeer axmed madobe alshabaab ayaa kafudud

  • @saynab7503
    @saynab7503 วันที่ผ่านมา

    Janaral odawaa nin adag rabi haku bara keeyo waxa tahay wadani cadowga rabi hakaa qabto rabiyow uuna gadwall kaa tooganin marabo xasan sheikh inuu ladiriro alshabab waxa uga muhiim san axmed daacad iyo jubaland oo uu dumiyo wayse umeel mari wayday jubaand waxay eedahay geesiyo uu looking waayay xasan iyo daba dhilifkiisa unam leeya xasan wadani maaha wuxuu jecel yahay inuu dhunkasho kuraali galiyo gumays taha

  • @abdinoorosman-p5s
    @abdinoorosman-p5s วันที่ผ่านมา

    Goormownoqdey odowa wax dadka lagu cabsiiyo waxan doqomada ah Aadka uliito ma umada lagaqabta

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi วันที่ผ่านมา

    Beenlow bahane futada hawiya ka sheekasana beenlow bahane

  • @nuurosmanhaayoow3190
    @nuurosmanhaayoow3190 วันที่ผ่านมา

    maskiinkaan ila arka vius raadiska ah 😂😂😂😂😂😂😂 odawaa waa askeri amarkii la siiyo qaadanaa mana ahan siyaasi yaaaa badaw

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv วันที่ผ่านมา

    Odawaa Yusuf raage waxaad tahay sakaal somali ah.
    Waxaan aad mudan tahay in lagu siiyo bilad sharaf somaliyeed.

  • @abdinoorosman-p5s
    @abdinoorosman-p5s วันที่ผ่านมา

    Orodo iscasil dheh maxa lanoqoneyya haduw iscasilo wa asagii famaajo unacamleenjiree wah

  • @abdinoorosman-p5s
    @abdinoorosman-p5s วันที่ผ่านมา

    Odowaa idinkaa kumarmarsiyooneyye maxa odawaa ugu direysan dadka ma idinka magacaabey odowaa wa Askari lo igmadey inuw kacaawiye madaxda Arimaha Amniga haduwsan Awoodin midass ha iskataga de kuwa badan oo udiyaarsan ba jooge maxa ka macna ah

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 วันที่ผ่านมา

    Odawa somali way ku jeceshay lkn fashil ayaad lugta saartay. Ma la jaan qaadikarta walaalka xasan shek? If not please is casil hadii kale sida xasan shek marada ha ka dhacda???

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL วันที่ผ่านมา

    Wadanka waxa burburinaya ciyaaldan kanaalada yutubka ka furtay Niisa iyo wasarada warfafinta o lonidhibay alcadala o ogen wadanka wax ka socoda

  • @AliIsmail-k5d
    @AliIsmail-k5d วันที่ผ่านมา

    Bla bla bla

  • @IbrahimQasim-m1j
    @IbrahimQasim-m1j วันที่ผ่านมา

    Nin tobonkun dilo aya kugulaysanayo kismayo

  • @hibo7569
    @hibo7569 วันที่ผ่านมา

    Subxaana-laah Subxaana-laah yaarabi, monsieur général odowaa pourquoi vous l’accepter travailler avec les gens qui ne prennent pas leurs responsabilités ❓️❓️❓️🇸🇴😭🇸🇴😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴