DAUUD XANFAR DHULKA HOOYO HEES WADANI AH (HD)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • WAA FANAANKA CODKA MACAAN EE DAAUUD XANFAR
    ERAYADII: ABWAAN SHUBA
    LAXANKII IYO CODKA :DAAUD XANFAR
    SOOSAARISTII
    KHUUM PRODUCTION
    whatsapp . 00252 63 6481839

ความคิดเห็น • 342

  • @khuumproduction
    @khuumproduction  4 ปีที่แล้ว +65

    heestan Kama xiiso Dhaco . ILaa markaan soo galiyey youtubeka ilaa hada waan dhagaysta.
    Dhulka hooyadey wan jeclahay dhaqashadiisiiye, Dhuxiyo nafteydiyo, qalbiga waa ku dheeryahay,
    sidii ubad an dhalay oo kalaan dhab u jeclaystaaye, Barwaaqada dhex taaliyo nimcada wan ku dhololaaye
    ********************************************
    Dhamaan dunida lagu noolye wuu qiimo Dheryahayee,
    Dhaxan barafa iyo laguma oga dhamac kuleel keede,
    Rabbi baa isugu dheeli tiray cimila dheefteede,
    Dhaayihii jaleecaa mar qura kama dhergaayaane,
    ********************************************
    Dhuuniga cuntada laga helaa sheyna loo dhiginee,
    Dhalxan subaga dhay iyo karuur dhayladiyo jiidhka,
    Dhirta xabagta laga soo guriyo miraha dhuumaanta,
    Nin dhadhamiyay kuma dorsan karo dhowrta dibadede
    ********************************************
    Dhexdiisaan ku nolaanayaa jeer god leydhigo e!
    Dhalinta waxan barahayaa dhaqamadoodiye,
    Sharafteena wixii dhuminayaan dhaafa leeyahaye,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga,
    ********************************************
    Dhaqankiyo hiddaha wan jeclahay uu abken ii dhigaye,
    Waxaa laga dhex xulay Diintayada maaha dhalantede,
    Dhaxal qeyda iyo wansidan iga dhamaaneynee,
    Dhugmadeyda suugaanta iyo kaaba leeyahaye,
    ********************************************
    Dhaantada ciyaartiyo wiiglada la isu dhiidhiibo,
    Dhexli daliya shiiq dhowrsanoo xaga ku dheereysta,
    Doob dhiiran ugub gabadha iyo dheef isaga hooya,
    Boqorkiyo dhaclaha loo xidhiyo suuqa ii dhigaa,
    ********************************************
    Dhexmarkii martida sooryadiyo dhiibisitiyo deeqda,
    Dhexdin xidida dhalashada xigtida gacal is dhowrayaa,
    dhiska aqalka ratiga oonka lagu dhaansho,
    Dhuux aabo kuma dorsan karo dhoofid dibadeede,
    ********************************************
    Dhexdiisaan ku noolaanayaa jeer god ley dhigo e!
    Dhalintaan waxan barahayaa dhaqamadoodiyee,
    sharafteen wixii dhuminayaan dhaafa leeyahayee,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga.

  • @Abdi_Farah_4
    @Abdi_Farah_4 3 ปีที่แล้ว +26

    Woow ileen heestaan Da’ud Xanfar baa Qaaday wllhi wxan moodi jiray in ay fanaaniitii hore ay qaadeen yarkan wllhi wa cajiib!❤️👌

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 4 ปีที่แล้ว +20

    Alaa maxaan jecelyahay dhulkeyga 😭😭😭Allow cadowga Naga qabo daud xanfar wiil cod mcn wan laheshay amantu laha dhulkeena 🤝👌💞💞💐

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 ปีที่แล้ว +18

    Dhaxan baraf ah iyo laguma oga dhamac kulaylkeeda
    Rabbi baa isugu dheelli tiray cimilo dheefeede.
    Yaa salaam hees iyo bar.

  • @yaabanaaarkay6950
    @yaabanaaarkay6950 5 ปีที่แล้ว +184

    LYRICS
    Dhulka hooyadey wan jeclahay dhaqashadiisiiye, Dhuxiyo nafteydiyo, qalbiga waa ku dheeryahay,
    sidii ubad an dhalay oo kalaan dhab u jeclaystaaye, Barwaaqada dhex taaliyo nimcada wan ku dhololaaye
    **********************************************
    Dhamaan dunida lagu noolye wuu qiimo Dheryahayee,
    Dhaxan barafa iyo laguma oga dhamac kuleel keede,
    Rabbi baa isugu dheeli tiray cimila dheefteede,
    Dhaayihii jaleecaa mar qura kama dhergaayaane,
    **********************************************
    Dhuuniga cuntada laga helaa sheyna loo dhiginee,
    Dhalxan subaga dhay iyo karuur dhayladiyo jiidhka,
    Dhirta xabagta laga soo guriyo miraha dhuumaanta,
    Nin dhadhamiyay kuma dorsan karo dhowrta dibadede
    **********************************************
    Dhexdiisaan ku nolaanayaa jeer god leydhigo e!
    Dhalinta waxan barahayaa dhaqamadoodiye,
    Sharafteena wixii dhuminayaan dhaafa leeyahaye,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga,
    **********************************************
    Dhaqankiyo hiddaha wan jeclahay uu abken ii dhigaye,
    Waxaa laga dhex xulay Diintayada maaha dhalantede,
    Dhaxal qeyda iyo wansidan iga dhamaaneynee,
    Dhugmadeyda suugaanta iyo kaaba leeyahaye,
    **********************************************
    Dhaantada ciyaartiyo wiiglada la isu dhiidhiibo,
    Dhexli daliya shiiq dhowrsanoo xaga ku dheereysta,
    Doob dhiiran ugub gabadha iyo dheef isaga hooya,
    Boqorkiyo dhaclaha loo xidhiyo suuqa ii dhigaa,
    **********************************************
    Dhexmarkii martida sooryadiyo dhiibisitiyo deeqda,
    Dhexdin xidida dhalashada xigtida gacal is dhowrayaa,
    dhiska aqalka ratiga oonka lagu dhaansho,
    Dhuux aabo kuma dorsan karo dhoofid dibadeede,
    **********************************************
    Dhexdiisaan ku noolaanayaa jeer god ley dhigo e!
    Dhalintaan waxan barahayaa dhaqamadoodiyee,
    sharafteen wixii dhuminayaan dhaafa leeyahayee,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jra dhidibada u taaga.

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +61

    Dhamaan dunida lagu nool yahay buu qiimo dheeryahaye dhaxan baraf ah iyo laguma oga dhamac kulaylkeede rabiba isagu dheeli Tiray cimilo dheefteede. waxan ahay nin qurbe meelo badan ka soo maray dhibtaada Talana soo arkay dhulkayga hooyo meel ka qiimo badan garan maayo 🏡🦁❤️🐪🥛

  • @daadirseed4781
    @daadirseed4781 2 ปีที่แล้ว +5

    Heesaha soomaalida kuwa aan ogu jeclahay ayey kamid tahay heestaan!
    Dalka alle hanoo barakeeyo🇸🇴

  • @Daahirfarayare
    @Daahirfarayare 5 ปีที่แล้ว +11

    Dhamaan dunida lagu noolyuhuu
    Qiima dheer yahay
    Dhaxan barafa iyo laguma oga
    Dhamac kuleelkeede
    DAA,uud xanfar waa fanaanka aan ugu jeclahay fanaaniinta maanta
    Illaahoow dhulkeenoo nabada dib inoogu celi rabiyoow🤲🤲🤲🤲🤲

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +18

    Qofkii ka soo Tagay baa garan😢😭😭 allow dhuLkeena nabd noga dhig aaamin

  • @inaahmedmaliza6456
    @inaahmedmaliza6456 5 ปีที่แล้ว +10

    Alla wn u xisy dhulkaygi hooyo wlhi ilahow nabad igu ge aniga iyo qofki dhulki hooyo u xisy sidayda 😍😘

  • @Degal_Yare_2048
    @Degal_Yare_2048 2 ปีที่แล้ว +6

    2014 ayaan Bilaaabey inaa Taagero Al Ustaad Daauud xanfar xeys ❤️ ilaa Hadda oo ay Tahay 2022 waa wataa Legendery Waa Ninka Kaliya Badalay Tubeec 🙏❤️🙏

  • @ihatepeople5083
    @ihatepeople5083 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhuuxiyo laftaydiyo qalbiga waa ku dheeryahaye sidii ubad aan dhalay oo kalaan dhab u jeclaystaye ❤
    AMAAN u qalanta dhulka hooyo 👏
    Dhexdiisaan ku noolanayaa jeer god la i dhigo'e

  • @ahmedmoge7221
    @ahmedmoge7221 7 ปีที่แล้ว +14

    Rabibaa iskugu dheelitiray
    Cimilo dheefteed
    Dhayihii jaleeca marqudha
    Kama dhergeyaanee
    Shay mire ayaa qaaday heestan.
    Allaw kuu naxariiso

    • @ELMANSSON
      @ELMANSSON 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Moge miyaan lakala xishoonayn adeer?😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 5 ปีที่แล้ว

      Waa daa,uud xanfar

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 5 ปีที่แล้ว

      daa'ud xanfar ayaa heestaan iska leh .halka miraha abwaan shuba leeyahay.
      waaberi puntland 2013 baa soo saarey

    • @ifraaxxasan803
      @ifraaxxasan803 5 ปีที่แล้ว

      @@ELMANSSON hadaa muu ka daba qaaday shay mire wan ku arkay

  • @samatarcabdijamac3094
    @samatarcabdijamac3094 7 ปีที่แล้ว +8

    Da’ud xanfar caadi maaha wlh fankee wuu so noleeyey kabanka laxanka codka intuba innaba caadi maaha.wadankeygw belayo kuma aratgto 🇸🇴 🇸🇴

  • @fahima6186
    @fahima6186 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah cod Ilaahey waa siiyey Wadankeena Somalia Allow noo barakee weliba Puntland guul Insha Allah

  • @saaaafi
    @saaaafi 5 ปีที่แล้ว +8

    Nin dhadhamiyey kuma doorsan karo dhawrta dibadeede😍😍😍axyaa xanfar

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว +15

    Heestan waxa beddelay Cabdiraxman Heello iyo Deeq Maroojiye .. inta aragtay like ii saara

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว +37

    ABWAAN SHUBE - Garowe
    Xanfar - Bosaso
    Anigu oo daawade ah - Galkacyo

  • @najaadhupi4619
    @najaadhupi4619 4 ปีที่แล้ว +16

    2/8/2020: 11:15 pm burco ayaa aan dalxiis ku jooga waana maalintii saddexad ee ciida ♥️🙏♥️

    • @abdiqani7892
      @abdiqani7892 2 ปีที่แล้ว

      Xagad usii dhaftay burco 😅

    • @duale1265
      @duale1265 2 ปีที่แล้ว

      Enjoy

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 ปีที่แล้ว +30

    Dhex diisan Ku Nolaanayaa jeer god la idhigeh ❤️❤️❤️❤️🙏🏻

  • @hamsefoosi8420
    @hamsefoosi8420 4 ปีที่แล้ว +1

    Laxan fadhiya midho miisaaman iyo kaman cudoon fanaan xanfar iyo abwaan shube creativity dheeraada meesha ka muuqata 7 sano ka dib mantaaa kale

  • @hudaabdalle962
    @hudaabdalle962 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiqad tana heestan wya itabatay dhulkayga barf maleh oo waa cimalo isku dhele tiran
    Ilahy Waxna ka baryay inu dalka Nabda uu inoga dhigo insha Allah🙏🙏😔
    Talow ila gorme aayn qaxoti ahaan dona!..!?
    Why aan isku raci lahan oo aan ka tansulayan qabyalad 💔💔💔😢
    11.2.2022 haben aay jimaco baxyso oo sabti soo galyaso ayan dhagasanya 😭😭
    I'm so proud of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😊

  • @zhidk7806
    @zhidk7806 5 ปีที่แล้ว +8

    Fanankan waxn arkayy dad khalday mesha u kasoo jedo aan saxo ______ wuxu kasoo jeda deganaka xidda oo bosaso 145km ujirata barasho wcan ❤❤❤❤👈👈👈

    • @abdishakumohamed3314
      @abdishakumohamed3314 4 ปีที่แล้ว

      Ma cali jibrahilba

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 3 ปีที่แล้ว

      Abihis yusuf axmad raximahullaah waa asal reer bosaso xidda wuu deganaa yusuf sido kale waa nin reer binu xaniifa ah weliba abihis dharoor buu ku dhashay yuusuf abihisa ahaa askari boqor cisman waa yusuf abihiis waxaan ka maqlay awoowgay 130 sano ku dhintay xanfar abihis yusuf iyo ninkalo ey isku cid ahayen baa isdacweeyey awoowgay wuxuu usheegay ninki kale tarikhda axmad oo ahaa xanfar awoowgiis inuu ahaa nin gobolka bari xaq badan kuleh uuna ahaa askari boqortooyadi cisman

  • @وردةعلي-ب5ك
    @وردةعلي-ب5ك 5 ปีที่แล้ว +9

    Farom saudi Arabia waan uxiisay wadankeeygi hooyo 204 ayaan kasootegay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 10 หลายเดือนก่อน +1

    👌 cajiib cod macn badn daud xanfar heybo alle siyay mshllh waxn u dhigo ma arg fanan dhmes tiran gabn tumid

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +12

    waxa laga dhex xulay diinta yada maaha dhalanteede
    it's true😘😘😘

  • @abdulkadirwalayo1499
    @abdulkadirwalayo1499 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhisa qaranka dheeliga ka jira dhidibadu taaga! Dawood Ilaah ha ku daayo Aamiin

  • @munamohamed1182
    @munamohamed1182 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi dhulka hooyadey wan jeclahy😭😭😭😭😭😭2008 aya iigu danbeysey ano 5jir ah😭😭😭hestan markan maqley wan qiiroodey runtii allow ano nabad ah Mar un igey😭😭😭

  • @khuumproduction
    @khuumproduction  7 ปีที่แล้ว +90

    HEESTAN HADAAD KA HESHAY FADLAN SUBSCRIBE SII WAAD MAHAD SANTIHIIN

    • @sihammohamed4827
      @sihammohamed4827 7 ปีที่แล้ว +2

      Lkn in aan

    • @muniirsahane3988
      @muniirsahane3988 5 ปีที่แล้ว +2

      Thanks bro horay usoco libaax

    • @MIRALUUL979
      @MIRALUUL979 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaheley subsucribe na waan saarey

    • @somalia1142
      @somalia1142 2 ปีที่แล้ว

      HEES TAAN WA ALUFAY ABWAAN SHUBE MANA AADAN XUSIN MAGACIISA VIEWS BAAD RAADINAYSA WADANI MATIHID

  • @balqiisbeautycooking-show8985
    @balqiisbeautycooking-show8985 7 ปีที่แล้ว +46

    Wadani wadani dhaley alow no xafid wiilka simaliyeed

    • @ducowaalid8791
      @ducowaalid8791 5 ปีที่แล้ว

      Aaaaamiiiin abyo ceyni sirat

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan abdi shube illaahay ha xafido heesqiimaluu curiyay walaal xanfar yare adiguna codka meel wanaagsan ayaad dhigtay viva reer puntland aad ayaad wadaniyiin utihiin qaran wanaagsan allahaaynee taago maanta raajadii weynoo rumoobasaa soomaaliya wey soonoolaanaysaa alow nabad banankii nugaaleed iyo baliyadii qardho aan garanayaa ii muuqda

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 3 ปีที่แล้ว

    Waa goor labah ah 04:20 30_01_2022.
    Waxaan ukala safrayaa laba gobol oo turkiga ah waa xili qaboobe ah oo barafku tuuran yahay waxaan sidhab ah udareemayaa baydka ah:-
    Dhulka hooyaday waan jeclay dhaqashadiisiiye.
    Dhaxan baraf ah iyo laguma oga dhamac kulaylkeede.
    Rabibaa isugu dheeli tiray cimilo dheefteed.
    Dhulka hooyo waalama huraan.
    Dhaxan barafa

  • @drkahin8278
    @drkahin8278 4 ปีที่แล้ว +4

    Nin dhadhamiyey kumadoorsan Karo dhoorto dabadeede🔥🔥👏👏

  • @abdalaabdirahmanismail9032
    @abdalaabdirahmanismail9032 6 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw best somli music miraha laxanka codka kabanka intaba wa 100%

  • @eleefmohamed6160
    @eleefmohamed6160 6 ปีที่แล้ว +2

    dhamaan dunida laku noolyahuu qiima dheer yahee dhaxan barafa iyo lakuma dhamac kuleel keede rabi baa iskugu dheeli tiray cilimo dheef teede dhuuniga cuntada laka xunaa sheyna loo dhigine dhalxan subaga dhey iyo kaluun woow axlaa wadani

  • @engrwehelie9641
    @engrwehelie9641 6 ปีที่แล้ว +23

    Miraha heestaan
    Waxaa iska
    #Abwaan #Shube

  • @burhanabdalle
    @burhanabdalle ปีที่แล้ว

    "Sharafteena wixii luminayaan dhaafa leeyahay,
    Dhisa qaranka dheeliga ka jira dhidibadaw taaga! Somaliyeey🇸🇴💔
    illaahow heestan dhagaysigeeda iiga denbi dhaaf markasta oon janis helo wan dhagaystaa Allow dalka hooyo noo midee oo mid nabad ah nooga yeel🇸🇴❤️

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 2 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan 20 million beey uu qalaantaa wlhi

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว +8

    Anyone At Quarantine period
    May, 5, 2020
    Shendi, Sudan😊

  • @tallmanahmed7802
    @tallmanahmed7802 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin dhadhamiyey kuma dowrsan karo dhowrto dibadeede
    Alla muxiu fanaan yahy xanfar

  • @yackubm3587
    @yackubm3587 5 ปีที่แล้ว +10

    2020 yaa dhagaysanaya like tuuji

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan xidid faneed oo dadkii hore ah ba kujira walee heesaha uu qaado waa wada Xul isagoo kale waa Dhif iyo Naadir hada nolow #Dauud Xanfar

  • @cadayaxmed2976
    @cadayaxmed2976 2 ปีที่แล้ว

    Heestan kama xiiso dhaco. Alle dhulkeena haynoo barakeeyo

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 7 ปีที่แล้ว +5

    mahadsanid dauud xanfar wan ku taageera Alle haku xiftiyo aamiin aamiin aamiin yaa Allaah

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 ปีที่แล้ว +6

    Dhamaan dunida lagu noolyahoow qiimo dheer yahay aaaaaaah ar inteen cabaar aaan ku oooyaaa toloow

    • @khuumproduction
      @khuumproduction  4 ปีที่แล้ว +1

      Wadani Dalkiisa Jecel baad tahay Wllo alle haku sharfo

  • @faisaahmed2087
    @faisaahmed2087 4 ปีที่แล้ว +2

    06/07/2020 best hees wadankeeni waan kuu xiisay allah yaxfadak insha allah

  • @deeqocabdrisaaqkhaliif1136
    @deeqocabdrisaaqkhaliif1136 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin dhadhamiyay kuma dhawrsankaro dhawrto dibadeede💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @moofficial8224
    @moofficial8224 6 ปีที่แล้ว +2

    Hadan so radiyay hestan ayado dhameystiran ayan ka helay Tnx 💖🙏

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow clipka iyo codku way isleeyihiin

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 ปีที่แล้ว +3

    30 sano kadib heestii ugu horeysey wadani ah oo iga gadantey

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhulka hooyadey wan jclhy 💋🩸💉🇸🇴 somali is back my frnd the lion of africa is on the way🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉🩸🩸🩸💋

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว

    Xasuus wlhi wan jaceylahay heestana 😢2013 ilaa iyo 2023 wan dhegestaa ❤❤

  • @meesi.7447
    @meesi.7447 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa malin taalada ahna wax jogaaa jmcda xooga boarning heesta wn iska jeclhy dhagaysi geeda 18/10/2022 malin xasuus igu leh

  • @goojocade2624
    @goojocade2624 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestani waa taan heesaha ugu jecelahay

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa Fanaan buuxa. Dadku waxay ku shabahaan Cumar Dhuule. Ani wuxuu iila eeg yahay Cabdi Tahliil. Sooraan baan moodi jiray intaanan baran ninkan. Meel uu ku dambeyeey waan garan waayay fankiisii.

  • @halabaishwiaba
    @halabaishwiaba 3 ปีที่แล้ว +9

    " Sida gabadh aan dhalay oo kalaan, dhab u jeclaystaaye "
    hadaan ku iraah hees baan dhagaystay waa tan ee tu kale hayga sugin😂😂

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 5 ปีที่แล้ว +8

    Heeskaan waxaa iskaleh Abwaan reer putland Ah Abwaan Cabdi Shube Waa Abwaanka Somaliayeed maxaa ka keenay mamulka hargaysa waa yaap intaa Somaliya jecel waliba mugdisho like saar Abaayo nooh

    • @faadumomaxamed3280
      @faadumomaxamed3280 4 ปีที่แล้ว

      Akhas na ordo soomlina wxab kam taqnide miydnkaa abaawn leh oo wxa yaqna angaa afsoomligub nagu dhanaye hdad abawaniin ahgagsn haystaa sharma boye iyo blablkad wxa u dhiibi lahedn

    • @Haaaajiracabdle0249
      @Haaaajiracabdle0249 7 หลายเดือนก่อน

      Hoyga fanka hargeisa❤😂😊

  • @cadayaxmed2976
    @cadayaxmed2976 2 ปีที่แล้ว

    Heestan . 1melyan bay uqalantaa. Walaal ushare gareeya .. inanka youtubeka . Si dad badan heestan ay ugaadho. Oo soomaali ah.

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal ปีที่แล้ว

    Heestan wn jclhy wlhi wx kle mahe wxn kujclhy dhulkeyga aya lagu amana ilhow dadkeyga qalbiyadoda burcad isu mari oo mel wlpo ee jogan ku amanso❤😢

  • @Ina-Rooble
    @Ina-Rooble 4 ปีที่แล้ว +6

    Still 2021 baan fiirsanaya ♥️❤❤

  • @latashoxidigachenal5837
    @latashoxidigachenal5837 5 ปีที่แล้ว +2

    28/12/2019 habeen axad so galeyso sabtina sii baxeyso saacaduna ey tahay 22:34 wadankana italia Magaalada torino hadana fanaanka samigey ah sxp #jir o #joog #sami

  • @Khulaasada1
    @Khulaasada1 5 หลายเดือนก่อน

    Dhuux aabe kuma dhawrsan karo dhoofka diba deede❤😢

  • @barejama528
    @barejama528 7 ปีที่แล้ว +6

    daauud xanfar allah ku xifdiyo fanaanadkeena qaaaliga

  • @maxamuudguuleed1169
    @maxamuudguuleed1169 ปีที่แล้ว

    Midhahan waxaa iska lahaa cabdilaahi cabdi shube alla ha u naxariistee

  • @fartunali965
    @fartunali965 5 ปีที่แล้ว +9

    Hees iyo badh wlh ilaahow dalkeena amaan nooga dhik

  • @abdullahimohamud1011
    @abdullahimohamud1011 4 ปีที่แล้ว +1

    ALA YACISAK ALA YAHDIIG Qiiro aa na galisay wall dauud Alaha ku dhowro @dhaqanka iyo hidaha wan jeclahay uu abkay idhigaye😀
    Words ✔
    Music ✔
    Rhythm✔
    voice ✔
    video ✔
    Lkn calan somaliland aa u jeda
    Dagmada hodon muqdisho✋✌

    • @khuumproduction
      @khuumproduction  4 ปีที่แล้ว

      Somaliland buu joogay heestan markaanu ka duubnay sidaasaanu calanka ugu darnay

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +6

    4:10 Dulka hooyaday waan jeclahay ❤️

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah #Fanan_Qaliya #Daa_uud_Xanfar heees qaliya masha allah jecliya dhulkayga Hooyo masha allah
    👍❤️🙏💯🤲💪✅

  • @aamiindjama5913
    @aamiindjama5913 5 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah daaud xanfar sharaftaada alle kor ha uqaado masuul

  • @abdirisaaqyousuf9236
    @abdirisaaqyousuf9236 6 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wan Iska dhagaysata Mr walba

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 5 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland guul waa dad aan jeclahay
    From somali galbed ogadena

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 4 ปีที่แล้ว +1

      We all love you brother

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 4 ปีที่แล้ว

      Somaliland mahan fananka iyo abwaanka kuli wa wada reer konfuur.

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 4 ปีที่แล้ว +4

      wiilka qarniga konfuurte de 😂🤣 adero Xanfar yare io abwaan shube ba waa rag puntlander ah so stop kala takoorka bulshada 😼 heeskan haadi lagu dubay dhulka somaliland adinkuba imisaad heesahoda isku duubtaan

  • @maxamuud3196
    @maxamuud3196 2 ปีที่แล้ว

    wlhi heestani si dhaba ayaan u qaatay dhexdiisan ku noolayaa insha alla 19_02_2023

  • @abdiqaahhamdi6488
    @abdiqaahhamdi6488 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf teena wixii dhimayaan dhafaleyahaye🥰

  • @abdiqanihalac5806
    @abdiqanihalac5806 2 หลายเดือนก่อน

    Dhaxan barafa iyo laguma oga
    Dhamac kulayleede
    Rabibaa isuugu dheeli tiray
    Cidi ma dheefteene
    Dhaayihii jaleecaa mar qudha kama dhergaayaane.

  • @husseinkadiye6528
    @husseinkadiye6528 7 หลายเดือนก่อน

    2024 wadankeyga dhaxdiisa ayaan ku noolanaya dhalintaa baraya dhaqankooda

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 5 ปีที่แล้ว +6

    Somali guuleysta insha allah

  • @abdirizakmohamedshire1594
    @abdirizakmohamedshire1594 7 หลายเดือนก่อน

    This song is awesome and olso explains our country's natural resources

  • @AhmedXMacalimu
    @AhmedXMacalimu 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharafteena wixi dhuminaayan dhaafa leeyahay, dhisa qaranka dheeliga kajira dhidibadu u taaga

  • @user-gg1jp7gn2g
    @user-gg1jp7gn2g 4 ปีที่แล้ว +5

    Somali best country in the world

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 9 หลายเดือนก่อน

    wan u xiisay dhulkaygi 😢🇸🇴😘

  • @maymuunismaaciil8632
    @maymuunismaaciil8632 6 ปีที่แล้ว +2

    Guul buntland xanfar yare afkaada caano MCN lagu qabay we are buntland

  • @abdisalamlibaax802
    @abdisalamlibaax802 ปีที่แล้ว

    From awdal state of somalia 🇸🇴 😢❤❤❤

  • @hassanabdullahi8448
    @hassanabdullahi8448 8 ปีที่แล้ว +11

    Dhamaan dunida lagu nool yahy ayuu qiimo ila dheeryahy
    Dhaayihii jaleecaan mar qura kama dhargaayaane

  • @somalisomali9621
    @somalisomali9621 4 ปีที่แล้ว +1

    12 /8/2020
    Ka dawanaya London Iam duriyada shixisixaaq
    Heesta macaan wax lahaa AUH abwaan reer burco ah oo ka so jeeday Degmada Balidhiig abwaan Abdi food AHU

    • @khuumproduction
      @khuumproduction  4 ปีที่แล้ว

      Hhhh walaahay waad iga qoslisay indr duriyadii saxda ahayd baad tahay

    • @somalisomali9621
      @somalisomali9621 4 ปีที่แล้ว

      @@khuumproduction hhhh thanks indr

    • @khuumproduction
      @khuumproduction  4 ปีที่แล้ว +1

      Whatspka igala soo hadal 00252 63 6481839

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 4 ปีที่แล้ว

      @@somalisomali9621
      Heestaan abwaan shube baa leh oo reer puntland fanaanka qadaanyana Waa reer puntland

  • @بشيراسماعيل-خ1ث
    @بشيراسماعيل-خ1ث 4 ปีที่แล้ว +1

    Eesh cala hees wadani ah dhulka hooyadey wan jeclaha dhaqashadisi

  • @ibraahimxasan3871
    @ibraahimxasan3871 5 ปีที่แล้ว +2

    Marki aan dhegeysanayo hestaan xqiiqdii shucurteyda ayeey bedeshaa 💖😥

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhammaan dunida lagu noolyahuu qiimo dheeryahaye
    Dhulka Hooyo❤

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 2 ปีที่แล้ว

    Hagrli,I wax ugu qabo dhulka hooyo waa,lama,huraankiiye

  • @isaakali1948
    @isaakali1948 ปีที่แล้ว

    Dalka Hoooyo❤❤❤❤2023 bay ii baxaysaaaa markay soo baxday Aad baan u jeclaa heestan

  • @wayicartoons5404
    @wayicartoons5404 4 ปีที่แล้ว

    Daauud waa reer boosaaso somalida waqooyi baa dhaqanka inoo haya runti from sool

    • @maajiddiaz3529
      @maajiddiaz3529 3 ปีที่แล้ว

      Dhaqankena somaliyed Somali galbeed beey taalaa waqoyi dhaqanka Somaliyed intu kayaala

  • @mohamed_deeq14
    @mohamed_deeq14 ปีที่แล้ว

    Laascaanood wan ku jeclahay❤️🐎

  • @asmagaaguro5876
    @asmagaaguro5876 ปีที่แล้ว

    Geeli awowoky ban arka ellhow ku naxariso❤🎉😢

  • @Jilif
    @Jilif ปีที่แล้ว

    Chalon France
    11 / 11 / 2023 saqdii dhexe habeenumo
    Erey kasta micnihiisa si gaar ah ban u dhuuxaya

  • @munasarabdi9178
    @munasarabdi9178 18 วันที่ผ่านมา

    Waa dhaxal erayada heeskaan❤

  • @AshrafShop-jn1sv
    @AshrafShop-jn1sv ปีที่แล้ว

    Dhisa qaranka dheliga Ka jira dhisabadu taaga♥️

  • @ahmedsharif5118
    @ahmedsharif5118 2 หลายเดือนก่อน

    Markaase somali maryoley tahriib ay kudhamaadheen kheeyraadke Allah dhigay wadankeena Allah wuu na weeydiini

  • @Shumeey656
    @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว +5

    2010 ayaa igu danbeysay Somalia 😍😍😍😍😍😍😍

    • @khuumproduction
      @khuumproduction  5 ปีที่แล้ว +1

      Walina miyaad ka maqan tahAy

    • @Shumeey656
      @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว +1

      @@khuumproduction haa Qurbaha ayaan iska dagay 3 kadib inshallah

    • @khuumproduction
      @khuumproduction  5 ปีที่แล้ว +1

      @@Shumeey656 haa waa siwacan

    • @AOH4963
      @AOH4963 ปีที่แล้ว +1

      ​@@khuumproduction 63499 reer somaliland❤😂

    • @khuumproduction
      @khuumproduction  ปีที่แล้ว

      @@AOH4963 ha

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 4 ปีที่แล้ว +2

    الحمد لله رب العالمين ilaah hano xiifdiyo wadnka Somaliya amigo nabd qabo ilaah haigu so celiyo

  • @umusafia-jm5dt
    @umusafia-jm5dt ปีที่แล้ว

    Dhulka hooyo. Waan jclay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hnadabdi8131
    @hnadabdi8131 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax waxa uu sheegayo lkn maba noola Qof wadani ah ama siyaasi biri fahansan haduu Qof nuucaasa jiro jaanisuun helin