Riwaayadii Socdaal Iyo Sir Jacayl Prat4aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Riwaayadii Socdaal Iyo Sir Jacayl Prat4aad
    • Riwaayadii Socdaal Iyo...
  • ตลก

ความคิดเห็น • 25

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxaristo Abdalla Nurdiin

  • @Haile518
    @Haile518 5 ปีที่แล้ว +6

    Dhaqankii wanaagsanaa ee hablaha Soomaaliyeed baa iiga muuqda qaabka ay Faynuus Sh Dahir uga xishoonayso waxka cunista hudheelada. Abwaan Cabdalle Nuura diini AHU

  • @kadeedwaxdaran350
    @kadeedwaxdaran350 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto marxuumka cabdalla nuuradiin

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle hawnaxaristo intii inaga dhimataye, markaan furay clipka waxaa igaga soo baxay Abwaan, weriye Cabdalla Nuuradiin oo jaar aanu ku ahayn Shibis iyo Bilaajo. Nin humble ah oo sheeko iyo qosol badan buu ahaa. Mahadsanid

  • @jaamacbashir1516
    @jaamacbashir1516 ปีที่แล้ว

    Faynuus sh daahir iyo cabdala nuurdiin ahaa waayo waayo xili qurux badan ayey soo qaateen

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdalla Nuuradiin .
    Allaw u naxariiso

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 5 ปีที่แล้ว +6

    Cabdalla nuuradiin Allaha kuu naxriisto

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว

      Aun Cabdalla, wariye, abwaan

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 6 ปีที่แล้ว +6

    Waa isku dayadii filim sameyntii soomaalida siddeetameeyadii.

  • @suwaysfarah5317
    @suwaysfarah5317 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali airline ayaa ka muuqata waaw

  • @purplerose8007
    @purplerose8007 ปีที่แล้ว

    الله يرحمك عم عبدالله نورالدين الطيب هذه حال الدنيا

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 ปีที่แล้ว +7

    cabdalla nuuradiin axmed iyo faynuus shiikh daahir ayaa mesha iiga muuqda

  • @alhajisharif3859
    @alhajisharif3859 5 ปีที่แล้ว +3

    Dad waa daki hore

  • @yaaskashaati3957
    @yaaskashaati3957 6 ปีที่แล้ว +3

    axsan ruwaayad lkn iyado dhamestiran mahelikarba

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 2 หลายเดือนก่อน

    Ala maxey qurux saneyd

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 5 ปีที่แล้ว +4

    Saan waa dardaryo maficno waa noshihin qaarkin wixiqaldamay waa sixi kartin ilae dhorsàshaa larabaa kisto midkaanimaa kujirta waa xishodaro ceeb kaweynada midkan inaad noqotan dharka xorashadi adigo muslim walba mid cadestay ged logu gaban hadigale taabashada oolagamarmi karo dharla aan halagudadaalo sida adigoo dukan aba suuq ka adeganesa oo aslubeysan halogudbiyo wadaninimada idinko wax ceynen ucalaacalen kibrna kumujinen dadnimo wadaniyad dinta oo lagu niikaneyn lagu qaawnaaneyn fankaga fadhiga oo masafo hadey noqoto istag hal aba labo kabadan yey ahaan adunka waa farxa muslimka farax aslubesan sidan maqalnay qamriga halma makoin marka hala aslubeyo ilaahey niyadu daalacaa janadana isagaa dadka geeyo waa fiicantahay niyada inaan kudarno dinta iyado diinla aan ladhihin mid laqoray mid sheko laguu gelisiyay adigo dhalan lagugu bilaabay waa mida qalbigen kadhigtay raxmada haduu caqliga shaqeyo salaada waa lahagoogan indhahana waamanuuc waana mid sax inlagasoqaado hagooga fadhiga waxa kasoo qaadenaa xanaaqa hadaa taagantahay oo xanaaqdo fariso shartada yaranesa tabashadana iyadoo salad kudhowrantahay matabanesid dintaada walow dukan ka adeganesi sowdaka inuu waxdhiso oo maskax dilnoqon runtana ubadan tuwaxdishana noqon qunyar socod qodax mamudo waxana ganacsi idinka noqon suurkuqadi waa seef kuqaadey dhismaha maskaxda ku ekado aadan kaganacsan wanagaaga shaqa aslubesan kashaqeya waxan maqli jiray gaalo caqli naxaris male hadii aad dhahdo waa isdi laa waa kuxanaaneynaayan waku qurxinayan marka faraxdi wey kusumeynayan isago faraxsa ayunaga tagay makasaya aaqiro qofkan yuukugu sababsan maanta malin ayaa kadanbeso waa laguqabsana ilaah hortis lataga mataqan rag iska celi ala kacabsi meel mawada galan cimrigad iyo adunka ayaa loo bulaalin daacad aan kuxisabtamin nafted oo xog ilaah siyay hadana kucasiyowday hadey dhib.ato iyado gaal maheleso ilah naxaristi hakudayanina wax mafahamsano waana uegtahay ilaahey hanaga nabad gelyo sharted tii fahamda naxarista aanqiro waxa nala dhihi jiray leeileh ilalah ayaa kaxigta oo niyad markihore ma ahen muslim iyad ilah ayaa uugunaxaristay inaga muslin dhorsasho ayaa laga rabaa xishod fadhixumo inad ilaalisan nasabadin xushmadin dadkana hakudilina sidad iskuilaali kartan isku ilaaliya qof wax ogen hanoqonina iyo wax lamida

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว

      Qoraalka waa dheer yahay soo kuus

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว

      Xabad kama fahmin qoraalkaagan
      Waa in farta dib laguu geliya

    • @issecadde7895
      @issecadde7895 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaaloow, Af somaali ga si fiican u soo baro.

    • @shermark9353
      @shermark9353 3 ปีที่แล้ว +2

      waa maxay luqadda aad ku hadlayso??? ma burundi ?😂

    • @shermark9353
      @shermark9353 3 ปีที่แล้ว +2

      @@axmedsahal7268 hal erey maan fahmin!!🤕

  • @baskilyare
    @baskilyare 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalidi hore dhaqaan noockale ayey lahayen sii bu diinta logu dhaqmijirin kuwan hada joga baba dhama xag diin