WABARI XISHOOD & JACEYL

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 218

  • @khadarsitiin927
    @khadarsitiin927 25 วันที่ผ่านมา +1

    I whaching 2024

  • @mohamedaliyare8670
    @mohamedaliyare8670 7 ปีที่แล้ว +15

    dad waa dadkii hre somalida manta dugaag bey noqdeen Alle ya raxma inta dhimatey

  • @Gio19910
    @Gio19910 7 ปีที่แล้ว +27

    jecliyaa live music , macaan sida ay u tumayaan , soomaali dhan kasta ayey u burburtey , Fan , dhaqan , dhaqaale , dhul , Diin , isku soo wada duub umad ahaan waan jabney Allah nasoo toosiyee #Aamiin# .

  • @abdishakurismail8739
    @abdishakurismail8739 5 ปีที่แล้ว +2

    2019 qofkii daawadoow liketa iigu sii deeq..kk

  • @samsamdheeman5908
    @samsamdheeman5908 6 ปีที่แล้ว +1

    siday dawladii somalia u burburtay ayuu fankiina uburburay runtii wayo wayo wale dad waa dadkii hore waa wada murti❤❤❤

  • @kowsarmohamed9476
    @kowsarmohamed9476 6 ปีที่แล้ว +16

    2018 yaa dawanayah riwayadan cadi mahan!!!!

  • @radaarofficialchannel7366
    @radaarofficialchannel7366 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 yaal ila daawanaya🇸🇴
    SOMALI MAXAMED

  • @abdulkadirkhalif6489
    @abdulkadirkhalif6489 9 ปีที่แล้ว

    Riwayadan wacay Ku socota mirti aad u wayn hobaladi wabari ilahay wixi nool iyo wixi dhintayba Alle haw naxaristo Aamiiin Aamiiiiin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa xanuun ku haya ma dhashii moorgan baad tahay

  • @geesigaburco2165
    @geesigaburco2165 7 ปีที่แล้ว +4

    alle haunaxariisto intii dhimaty inta nolna alle cimriga hawdheereeyo fananinta wxn ka garanaya
    #khadra dahir
    #kuluc
    #sooraan
    #dacar
    #xarago
    iyo #abwaanka riwaayada sameeyey
    axmed saleebaan bidde

    • @siciidsare4900
      @siciidsare4900 6 ปีที่แล้ว

      geesiga burco kkkkkk dacar baa sameeyay riwayada sxb aan ku sexee

  • @somalilandersomalilander2781
    @somalilandersomalilander2781 7 ปีที่แล้ว +10

    Allah haunaxaristo intii dhimataybaaa

  • @DaakirAlidheere
    @DaakirAlidheere 3 หลายเดือนก่อน +1

    2024 Baan Daawanaya anuu Somalidi Horree dhaqanka wacnyed

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 5 ปีที่แล้ว +2

    Sooraan wuu dhintay usoo duceeya, masjidka nakhiil ayuu mu'adin ka ahaan jiray noloshiiisa intii ugu dambaysay.

  • @crxmndhago977
    @crxmndhago977 8 ปีที่แล้ว +5

    axlaa riwaayad iga dheh inta dhimatay alle haw naxariisto

    • @abdiazizzizco572
      @abdiazizzizco572 6 ปีที่แล้ว

      Masha allah ilahow ruwayadaheen iyoluuqadeena

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 ปีที่แล้ว +7

    cajiib hobaladii waaberi waa kuwaanaa riwaayadii xishood iyo jacayl
    qadra daahir. iyo maxamed aadan dacar iyo qamar c.laahi xarawo iyo kuluc iyo Axmed saleeban iyo kinsi iyo cabdi jibbar iyo sooran intaasbaan kagartay inti dhimatay alle ha ,unaxariisto

  • @ahmednouhiman9487
    @ahmednouhiman9487 8 ปีที่แล้ว +2

    waa riwaayadii hore riwaayad xiiso leh iyo fanaaniin qaaliya alle haw naxariisto.intii dhimatay

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam heesta uu maxed ahmed kuluc qaadayo waa very nice
    'inagoon kala maarmin marna hayga maqnaan 'allah haw naxariisto kuluc

  • @abdisalamqorsheel6819
    @abdisalamqorsheel6819 2 วันที่ผ่านมา

    Intiii dhimatay allle ha u naxariisto dadkaas wax manta ka nool yaraaa mama khadraa u geeri dembeysay

  • @barkhad1
    @barkhad1 8 ปีที่แล้ว +7

    marxb marxab yaa ramadaan

  • @amuunahmed440
    @amuunahmed440 6 ปีที่แล้ว

    2018 bishii 8 dad 1deda wlhi ma markii ugu hoteysay an dawaday allow u naxariso inti dhimatay inti nolna alle ha u dambi dhafo cimri dheer sii

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 8 ปีที่แล้ว +3

    allay baday jacylke allay baday jacaylke axya khadra dahir

  • @fartuuncalikuus9498
    @fartuuncalikuus9498 7 ปีที่แล้ว +5

    inta dhimatay allha unax riisto

  • @taagere
    @taagere 9 ปีที่แล้ว +1

    Waa riwaayad qiimo leh fanaanin qaali ahna way mataleen. Anoo dhalinyaro ah waan ku faraxsanahay inaa daawado.

  • @abdinasir911
    @abdinasir911 8 ปีที่แล้ว +7

    Dadkii hore Ada Iyo aad ayey u qurxonaayeen wallahi. I love there style CML.

  • @Abdirashedmohamud
    @Abdirashedmohamud 9 หลายเดือนก่อน +2

    Who is watching 2023 14th Oct mohamed ahmed kuluc iyo kinsj xaaji iyo khadra dahir cige ilaahay ha unaxariisto inta kalena ilaahay ha barakeeyo fanaaninta
    Dacar
    Ahmed saleban bide
    Abdilahi ismacil sooraan
    Mohamed ahmed kuluc
    Abdijibaar xaaji cali oo hada ladhaho (alkhaliiji)
    Ruun ahmed
    Hoboladaas kale maan aqoonsan intooda dhan ilaahay danbigooda hadhaafo runti fanka Somaliga meelsare ayay gaadhsiiyeen waaberi inshallah maalin maalmaha kamida waa laydinka xusi doonaa dhulka somali degtoo dhan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 หลายเดือนก่อน +1

    SIILKA HOOYADA EE URAYA ILAAHEY HA MIDEEYO DAAROOD FAQASH SOMALI JECELAA OO NECEBAA SOMALI DAAROOD FAQASH JECEL YAHAY ILAAHEY INAMA TUSO AMEEN AMEEN AMEEN SOMALI DAAROOD KU JIRO MA IHI BAA DHAANTA

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ciilqabe kiniin doono

    • @zakariyecaydiid
      @zakariyecaydiid 10 วันที่ผ่านมา

      Allaha ku caafiyo walal wad xanunsansaaa

  • @maxamedmawliid982
    @maxamedmawliid982 7 ปีที่แล้ว +2

    alayacizak dhamaan umadii amintaas joogtay ilaaa daawadayaasha ereyada ruwaayada sow uma balweeyaba saw baahideedii bukaan halisa maan noqon saw kama bogsoonine kuma soo baraarugo maxamed axmed kuluc waayo waayo iyo wakhtigii wacnaa

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 4 หลายเดือนก่อน

    Bal midobkoda iyo dheeha quraxda leh ee ka muuqdo arag masha Allah

  • @ahmedcali8271
    @ahmedcali8271 6 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalida dad is jacel bay ahayd ee maxaa ina helay illaahow dabeyl caafimaad keen aamiin.

  • @Nuuramin143
    @Nuuramin143 5 ปีที่แล้ว +1

    Ka maa daalo daawashadeeeda ruwaayadan illahy inti dhimatay ha u naxarsto.
    2019

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 4 ปีที่แล้ว

    2019 farta taag. August

  • @aliabdulle6863
    @aliabdulle6863 8 ปีที่แล้ว +4

    waayo waayo waa somalidii xalaasha ahayd alla yaa cisag.

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 6 ปีที่แล้ว +1

    Bal live music iyo sidayna isku dhibayn eeg walee fan waa kii hore

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 ปีที่แล้ว +3

    ya salam ilaahow rabiyow inti dhimatay unaxariiiso

    • @Maanbile
      @Maanbile 6 ปีที่แล้ว

      DEEQ PRODUCTION Aaamiin Aaamiin eebboow ileyn meelahaanna waad Ku soo dhuumataa

  • @Gio19910
    @Gio19910 7 ปีที่แล้ว +1

    Dowlad wanagsana wiilka dhalinyarada ee soogalay stageka , askari ayaa kadaba yimid .

  • @Xamsesmart
    @Xamsesmart 6 ปีที่แล้ว +1

    2k18 😭😭

  • @abdinabby6340
    @abdinabby6340 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaaad 2024 soo booqatay like saar❤

  • @Mustafe32
    @Mustafe32 10 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadi waa ruwaayadii hore; murtina waa intay lahayd;
    Masha Allah;

  • @hanadyaer1692
    @hanadyaer1692 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allha nice

  • @fartuuncalikuus9498
    @fartuuncalikuus9498 7 ปีที่แล้ว +4

    Illahayow shaqalo nimo Naga saar shaqalo nimo waa dhib walhi waa run toon

  • @slandbuuhoodle8378
    @slandbuuhoodle8378 8 ปีที่แล้ว +3

    axyaa waabari khadra daahir qosol bay igu dishay

  • @abwaantaajir190
    @abwaantaajir190 5 ปีที่แล้ว

    2019 sanadka cusub ban dawanayaa cawa markii labaad

  • @saidhassan2358
    @saidhassan2358 8 ปีที่แล้ว +1

    yasalaam iyo waaya waaya

  • @dahirpranks4069
    @dahirpranks4069 6 ปีที่แล้ว +2

    Kuluc ilaahow kuu naxariiso

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 9 ปีที่แล้ว +1

    SOOMAALIDII HORE EE CAAFIMAADKA QABTEY,

  • @sacadjamac9243
    @sacadjamac9243 7 ปีที่แล้ว +9

    ilahow somali miide oo isjeclaysi ya allah

  • @abdulkadirjoodax1724
    @abdulkadirjoodax1724 6 ปีที่แล้ว +1

    dad waaa dadkaan best rwaayad

  • @ahmedkarshe7569
    @ahmedkarshe7569 8 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk I love it

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 5 หลายเดือนก่อน

    Reer sheikh isaxaaq ❤️

  • @xamsexassan594
    @xamsexassan594 6 ปีที่แล้ว

    obobaay dadkii hore super weeyaan

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 3 ปีที่แล้ว

    4.7.2021 malin axad ah xasuus

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278 หลายเดือนก่อน

    Waxaan daawanyaa anoo Hargeisa jooga (qolkayga)
    Gaar ahaan heesta aan jeclahy waa heesta aay qaadyso kinsi xaaji 41:00
    waxn xasuusanyaa noloshydi Warda oo iga maqan (Canada) joogta Allow nabad iskukaaya tus 09/june/2024

  • @cabdibaasidosman2957
    @cabdibaasidosman2957 9 ปีที่แล้ว +11

    riwaayadii garxajiska

    • @nageeyepanya7913
      @nageeyepanya7913 7 ปีที่แล้ว +3

      zxp garxajisku waa isaaq isaaquna waa garxajis ninkii garanyaa ayunbaa garanyaa

    • @xamsexassan594
      @xamsexassan594 6 ปีที่แล้ว

      opp garxajis waa reer kaan ka dhashay hooyaday iyo aabahayba

    • @mubarikjama992
      @mubarikjama992 4 ปีที่แล้ว

      kkk waar ka daaya ilmaderayaal halkaa haka eeginee .

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 หลายเดือนก่อน

    ILAAHEY DOQONTA MA JECLA WAAYO DOQON WAX FICIL AH MA LAHA ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO KHADRA FAQASH

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 6 ปีที่แล้ว +4

    dhamaan fanaaniinta matalayaa waa isaaq waa isku reer.marka laga reebo qamar abdilahi harawo oo gudabiirsiya.inta kale waa reer sh.isaxaaq.waana reerka ugu badan dhinaca fanka.igaa fanka bilaabay ilaa maantana wada.

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 6 ปีที่แล้ว

      cabdirisaaq maxamed waa la idiin ogyahay taaas ciidagale gruup baa u badan hhh

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa qamar ma ahane inta kale waa isaaq

  • @abdirahmanbuluqo8934
    @abdirahmanbuluqo8934 8 ปีที่แล้ว +3

    waa ruwayad macaan

  • @nicolassheikholeslami845
    @nicolassheikholeslami845 8 ปีที่แล้ว +1

    Can someone please tell me something about the backing band and more information about the singers?

    • @alphaahmed7343
      @alphaahmed7343 8 ปีที่แล้ว

      +Nicolas Sheikholeslami these are Danan band hargeisa

    • @ujubohersi8626
      @ujubohersi8626 8 ปีที่แล้ว

      +alpha ahmed ***** fanaaniintani waa waaberi muqdisho ,ee ma aha danan,

    • @ahmedabdi8189
      @ahmedabdi8189 7 ปีที่แล้ว

      Ujubo Hersi

    • @abwaankaabwaanada8499
      @abwaankaabwaanada8499 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Abdi

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

      @@ujubohersi8626 muqdhishadee dee??? waa fanaanii you too abwaanadii reer Somaliland ee fanka sameeyay

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan sooran, Abwaan Axmed bide, Abwaan Sangub, heesa Magool, Sahra Axmed ,Hesa khadra shahid,Heesa Axmed Suleyban iyo Hasan Adan, labada reer Mooge Axmed iyo walakii codkooda lakale garanwayey was Somali

  • @bilancooking928
    @bilancooking928 8 ปีที่แล้ว +2

    Nice waan ka helay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 หลายเดือนก่อน

    KHADRA SANDHEER WAA HAMBO FAQASH WAA UBAX KUDAAFAD KA BAXAY WAA DOQON AAD U LIIDATA ILAAHEY NAXARIIS KUMA TUSO WAA HAMBO FAQASH ANIGU WAXAAN KU ARKEY MAGAALADA TORONTO EE WADANKA CANADA IYADOO LEH WAXAAN AHAY KHADRA FAQASH WAXAY KU FAANI JIRTEY INAY TAHAY KHADRA FAQASH ILAAHEY JANO IYO NAXARIIS KUMA TUSO

  • @awilmuse9719
    @awilmuse9719 8 ปีที่แล้ว +1

    nice

  • @abdirahmanmige4192
    @abdirahmanmige4192 5 ปีที่แล้ว

    Waa ruwayado waligo laga xisa dhayan waxan dawanayaa ila iyo 2019ki

  • @abdihakiemcarab8423
    @abdihakiemcarab8423 6 ปีที่แล้ว

    axyaaa riwaayad alla mcnaaa
    ilaahay hawnaxariisto intii dhimatay

  • @flastindahir7659
    @flastindahir7659 7 ปีที่แล้ว +1

    waa fanaanin gal doors abwaankii lagama wuu mahadsaqaa San yahay

  • @xasanbataati2952
    @xasanbataati2952 10 ปีที่แล้ว

    waaw caadi maahan riyaawada waan ku haaystaa cml

  • @mohamedcarabey3140
    @mohamedcarabey3140 4 ปีที่แล้ว

    Dadna wa dadkii hore hadalna wa antu yirii

  • @siciidsare4900
    @siciidsare4900 6 ปีที่แล้ว +3

    Axmed Saleaan Bidde labis xumaa

    • @suhaybmahamed8768
      @suhaybmahamed8768 6 ปีที่แล้ว

      Saciid Sare ninyow walaahi aniga ilama xuma marka loo eego waqtiga iyo da'da!.

  • @abshirsalah7845
    @abshirsalah7845 7 ปีที่แล้ว

    wow

  • @lionladar7266
    @lionladar7266 8 ปีที่แล้ว +3

    murtida iyo madadalada soomaaliyed kalawacan

  • @warsangarissa2020
    @warsangarissa2020 8 ปีที่แล้ว +1

    cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib msha,allah

  • @hurusenugaaneed2097
    @hurusenugaaneed2097 หลายเดือนก่อน

    Riwaayadan Waxa sameyey Ahmed Saleban Bide, intaa dhigaysaana Majaajilaystayal ama Fanan Dhamantod
    Waa Garxajis, Marka laga reebo Cabdijibaar Alkhaliji,
    Oo aha Habar jeclo, Inkastoo Fanka iyo Suugaantu
    Ahayd Astaan Garxajis

  • @nimco84
    @nimco84 10 ปีที่แล้ว

    my fav singers and abwaaninti hore masha allah allah haa u naxariisto inta dhimaata ubta noolna long life insha allah

    • @abdirahiinxuseen373
      @abdirahiinxuseen373 9 ปีที่แล้ว

      Abdirahiin Xuseen mashaa a allaah

    • @sakariemahmoud3216
      @sakariemahmoud3216 9 ปีที่แล้ว

      mashaaa allah wlhi waaa riwaaayad shidan maachaaa alle waxaaan ugabar yayaaa intiii dhimatay inuu naxariisto inchaaa aallh

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 6 หลายเดือนก่อน

    Khadra daahir jaariyad bay ku matalaysaaa waxaanay ka shaqaysaaa guriga kinsi xaaji aadan

  • @abdisalaan4097
    @abdisalaan4097 10 ปีที่แล้ว

    markaan bey somalia ahayd

  • @missaragzan5779
    @missaragzan5779 8 ปีที่แล้ว +2

    Riwayada xilimaa la metelay???

  • @hawamohamed9980
    @hawamohamed9980 5 ปีที่แล้ว +1

    who is watching 2019

  • @abdinasirboqore1737
    @abdinasirboqore1737 6 ปีที่แล้ว

    Masii adunyada umacalin .Direct.abwaan xasan ganey.garanayaa garan ,anti ahyd . ruwaayadu lasoco.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 ปีที่แล้ว

    ezH CaLaa RiWaaYaD aaD aYaaPaaN U DaaWaDaa U JeCeLaHaY taLaaHi👉💯💚❤💜💙💯👈

  • @qosoltv6228
    @qosoltv6228 6 ปีที่แล้ว

    Waa riwaayadii isma oga H.y

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 9 ปีที่แล้ว +4

    alladii habar yoonis xirsi way kasheegtaanoo midi waa weyd saciid isna waaba caynaashoo sugulu kaga galaaba abtigayna bal weeye alladii bil adeer.

    • @nageeyepanya7913
      @nageeyepanya7913 7 ปีที่แล้ว

      khadra daahirna waa sandalladii isaaq ciida gale great garxajis

  • @axadoxayle8617
    @axadoxayle8617 5 ปีที่แล้ว

    yaa iga caawinaya heesta furitaanka oo dhamaystiran, halka waxaad utimaadeeen oon hagar lahayn ba caawaad naga halaynsaan, ereyadaa erayada ka horeeya iga caawiya plz

  • @kingprincegulaid6485
    @kingprincegulaid6485 8 ปีที่แล้ว +1

    Nice riwayad kinsi xaji adan axmed kuluc and waaberi riwayad fiican

    • @kingprincegulaid6485
      @kingprincegulaid6485 8 ปีที่แล้ว

      Abdi jibaar Al khaliji khadra daahir abdilaahi diriye soraan axmed saleban bide

    • @kingprincegulaid6485
      @kingprincegulaid6485 8 ปีที่แล้ว

      legend dad waa dadki hore hadalna waa inta
      uu yidhi murtidu way ku dhanyd

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 4 ปีที่แล้ว

    Ala kinsi qurux badnaydaa

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 2 หลายเดือนก่อน

    Magaca riwaayada in si kale loo dhigo ayaa habooneed meeshaaan xishood mayaalee. Riwaada been iyo Jacayl in loo bixiyo ayey aheeday hhh

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 6 ปีที่แล้ว

    Bal talentskaan ka wrn mantay Aflaanta iyo heesaha la sameyo horaa losiidiriyaa oo losi dubaa kwa jilana milayin jera lasaxa oo xita hdlki iska kala ilobaan lkn dhamaan muqaalkaan iyo heesaha ku jira wa live!

  • @ayansaid1175
    @ayansaid1175 4 ปีที่แล้ว

    Wa maadeeys adunyadu dadkuna wa matalayaan rer somaliland wagi hore muqdisho shaqo waxbarsho iyo ganacsi u raadsan jireen hadana hargeeysa xamaraawigu u tahribaaan

  • @sofiasofia8810
    @sofiasofia8810 8 ปีที่แล้ว +1

    kassim what's your problem

  • @kingahmed747
    @kingahmed747 8 ปีที่แล้ว +1

    riwaayadihi.adunka

  • @yousuffarah8181
    @yousuffarah8181 ปีที่แล้ว

    Riwayada xishood jaceyl cajiib

  • @sadaampato607
    @sadaampato607 7 ปีที่แล้ว

    riwaayad aad ufiican

  • @cabdiraxiinrixda7108
    @cabdiraxiinrixda7108 6 ปีที่แล้ว

    riwaaayadii rowadayaha

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 6 ปีที่แล้ว

    Xawalaydanaaagoood raga wada xumeyseee xusul orodka xiisaha intaad kugu xabeeebsadey alllah akbar xawaleydu ma howlyara

  • @waberibouh3978
    @waberibouh3978 10 ปีที่แล้ว

    alla ha unaxaaristo kiwii dhintey waa ruwaayad aad u fiican

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 4 ปีที่แล้ว

    Nin mxy doonaya madeeqaan intaa fahmi waayee...1;14

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +2

    Inay Hargysa tahay cidna waydiin Mayo wlahi Heesta waan soo Baraarugaya markay Khadra Daahir qadyso Inta Berberiyo Hargaysa markay Leday sida uu Tarabuunku U qayliayay Ban Ka Fahamay Inay Hargsiea Tahay Wliba Tiyatarka Ama hargeisa cinemo Weeji

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 9 ปีที่แล้ว

    xishood iyo jacayl hada waaba jikaarba.

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 7 ปีที่แล้ว +3

    kinsi darteed ban u dawaday

  • @abdihakiemcarab8423
    @abdihakiemcarab8423 6 ปีที่แล้ว +1

    jcyl biri ma gooyso biyo kaama maydhaan

  • @cabdullaahishire2474
    @cabdullaahishire2474 7 ปีที่แล้ว

    maxamed cali kaariye baa sameeyay baan filayaa ruwaayaadaan mase hubo.

    • @nabadoonsoomaaliyeed6291
      @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 ปีที่แล้ว

      Cabbullaahi shire asagaa sameeyey abwaan maxamed cali kaariye aabihii jacaylka

    • @cadaani7573
      @cadaani7573 7 ปีที่แล้ว

      Cabbullaahi shire xayawaan wa axmed saleban bide ninkansameyay isu qolo manhin lkn wa xaqiiqda sida ula soco camu

    • @abdiwelihassan7941
      @abdiwelihassan7941 6 ปีที่แล้ว

      Abw. Maxamed Cali Kaariye heesa ku jira ayuu badh sameeyey. Tusaale heesta khadra Daahir ee jacaylkaygii Borama.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI FAQASH WEY WAR LA,DAHAY ADEER FAQASH IYO DIR MIDBAA ADUUNKA KA TALIN DOONA LAAKIIN FAQASH SOMALI MA SII WADA AHAAN DOONO

  • @abshirabdirizak3492
    @abshirabdirizak3492 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh ruwaayad aad bn uga helay