Xariir Ahmed | Somaliland | Showga Showyada Hargaysa Official Music Video 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 3.2K

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 4 ปีที่แล้ว +434

    Anigo muqdisho kaso jeedo hadana Somaliland Qalbiga ka jeclahay❤ Alle ha idin siyaadiyo nabada✌

  • @maryamahajji2626
    @maryamahajji2626 4 ปีที่แล้ว +2238

    Anigo muqdisho ka so jeedo jaceyl nabad iyo hormarka somalinad wlhi 😥♥️🤲

    • @naruuro2588
      @naruuro2588 4 ปีที่แล้ว +66

      Anguba nabdin wanu jeclnyey wallahyga tihin ❤️🤲

    • @nadirasagal7721
      @nadirasagal7721 4 ปีที่แล้ว +38

      Wllo ankub nabadina wan jclhy ilhy nabad hayadinka dhigo muqadizho muq wanag

    • @نصرينعرب
      @نصرينعرب 4 ปีที่แล้ว +28

      hno idinkapa napadinaH waN jecelnahay ilahayna haniz0 celiyo nabadinii wlalahy aya tihiin Love muqdizho🔥👑😘

    • @asmaxusen5390
      @asmaxusen5390 4 ปีที่แล้ว +13

      Wll idinkana nabad inadnoqotan wanjecelhy walhi ♥️ale ayantana kabaryayna 🤲🤲🤲isuxadhan labahenu wll

    • @نصرينعرب
      @نصرينعرب 4 ปีที่แล้ว +8

      @@bukharimohamed3828 adPa dhe muqdizho zida

  • @saidkarshe2929
    @saidkarshe2929 4 ปีที่แล้ว +334

    Qofkasta oo rer puntland oo somaliland jecel halmar aan wada dhahno Somaliland one Love

  • @B72_____
    @B72_____ 4 ปีที่แล้ว +575

    From Hargeisa gacanta waa qalfoofe qalbigan idinka salamay team waqal studio

    • @faysalahmed371
      @faysalahmed371 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa kaa qaadanay wlo

    • @rahmashiine1466
      @rahmashiine1466 4 ปีที่แล้ว +2

      Wan kaa qaadney walal

    • @B72_____
      @B72_____ 4 ปีที่แล้ว +1

      @@faysalahmed371 ♥️👏👏

    • @B72_____
      @B72_____ 4 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmashiine1466 ♥️👏👏

    • @mahatazizi3526
      @mahatazizi3526 4 ปีที่แล้ว

      Salan sare

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari644 4 ปีที่แล้ว +1041

    From boorama ismuja reer somaliland dadkaygii

  • @mohammedmohamudhamed9979
    @mohammedmohamudhamed9979 4 ปีที่แล้ว +163

    SOMALILAND waa dal jiri jiri jiray haatana jira, Waligiina jiri doona!!! I love SOMALILAND. May Allah bless SOMALILAND, A Country of Peace and Tranquility!!!

  • @sheeno1813
    @sheeno1813 4 ปีที่แล้ว +269

    Soomalind wadankaygii quruhda badna xariir axmed xidigii sanadka inuu yahy like 👍 from burco soomalind 💚🤍❤

  • @Abdiaziiz_Ali_Deria
    @Abdiaziiz_Ali_Deria 4 ปีที่แล้ว +1928

    Ereyada 100% Laxanka 100%
    Music 100% CODKA 10000000000%
    1M COMMING

    • @Mahirofficial1
      @Mahirofficial1 4 ปีที่แล้ว +3

      Yes brother

    • @abdiwakiil2263
      @abdiwakiil2263 4 ปีที่แล้ว +4

      Ana maxaan gaadhayaa wll
      Markaad is dhaho wax akhri ciladani maku haysataa😂🤣
      th-cam.com/video/k-HQTANczSg/w-d-xo.html

    • @xoglahubotube851
      @xoglahubotube851 4 ปีที่แล้ว +9

      Walaalaheyga somaliyed 1kun waxyar ba ika dhiman please cawada igarsiya ilahay dartisa 😪

    • @musliman8886
      @musliman8886 4 ปีที่แล้ว +3

      🥰🥰🥰🥰

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh 4 ปีที่แล้ว +1

      🟢⚪🔴✊🏽

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +151

    Sedex laguma gadho #SOMALILAND❤
    soo dhaweynta
    Sooryo bixinta
    Samo falida
    Farta ☝️☝️Taag ☝️☝️☝️ hadad igu rcsnty

  • @samiiracumar6803
    @samiiracumar6803 4 ปีที่แล้ว +350

    From Garoowe Wanu Jecelnahay Hurumarka Somaliland Iyo Nabad Iyo Waxay Qabsadeen Guulaysta Dad Wanaaga Iyo Nabada Ku Suntan Walalhayaoow❤❤❤✋✋

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +6

      Dad kayagii garoowe sidoo kle dad aan jecnahay

    • @cabdiraxmaancabdillaahi516
      @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 ปีที่แล้ว +6

      Mahadsanid reer punland gaar ahaan reer garoowe

    • @xidigtasomaliland5927
      @xidigtasomaliland5927 4 ปีที่แล้ว +4

      Anaguna sidoo ole hpptie😘😘😘

    • @BackoGaming
      @BackoGaming 4 ปีที่แล้ว +6

      Dadka puntuland waa dun xariir ah aanu jeclnahay qof kastoo na jecel wlhi madaxaan saranaa 👑💎🥰🙋🏾‍♂️

    • @najaxaadan4557
      @najaxaadan4557 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlahay wan jeclahay lakin lamid ayay ku xunyihin inbaa qabyalad ku jirta intaqabyaladu kujirto laha hakasaro wlalahy wan idin jeclnahay idilkiba jira oogoga ban idinleyahay

  • @najaxmuruq8652
    @najaxmuruq8652 4 ปีที่แล้ว +575

    jiga jiga somali somaliland walaal🟩⬜🟥

    • @zudaysiofficialchanel5925
      @zudaysiofficialchanel5925 4 ปีที่แล้ว +15

      Jigjiga kusoo korey hargeysa ku dhashey wlhi labadas ad ujacelhey

    • @kaafiabdiofficial8282
      @kaafiabdiofficial8282 4 ปีที่แล้ว +8

      Waa somalia jig jiga iyo gobalka somaliland iyo putland iyo jublan iyo galmudug iyo sh beele iyo baydabo halasimin magaca somalia

    • @ahmedsaciid8503
      @ahmedsaciid8503 4 ปีที่แล้ว +1

      official jabutiba waa soomaali laxay

    • @deqaali5866
      @deqaali5866 4 ปีที่แล้ว +4

      🟢⚪️🔴

    • @abdirahmanhussein8765
      @abdirahmanhussein8765 4 ปีที่แล้ว +4

      🟩*🟥 somaliland

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 4 ปีที่แล้ว +158

    Anoo reer laascanod waxaan idiin leeyhhy reer Somaliland nabad iyo nolol waarta

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว +6

      Ome love somalilamd lascanood to wajale

    • @idontcareanymore8756
      @idontcareanymore8756 3 ปีที่แล้ว +9

      Dee mala wixi ayad khalad ka fahante laascaabod waa somaliland hhhh

    • @wardamahdi4319
      @wardamahdi4319 3 ปีที่แล้ว +7

      WlalO LascanoDpa Waa somalilanD wajaaLe two SooL waa Mid wana haL qaren iyo Hal calan💚💨♥️viva WadankeyGiiii♥️💪

    • @roodamaxamud5727
      @roodamaxamud5727 3 ปีที่แล้ว +1

      @@idontcareanymore8756 🤣🥺 sow maha

    • @alimussa5560
      @alimussa5560 3 ปีที่แล้ว +1

      Lascanod one of the jewels of Somaliland. A United Somaliland.

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +1246

    Somaliland walahi meelna Kuma Doorsadeen
    Aaway Asal Dhaladkii Dalka Lahaa
    Waar is Muujiya Oo codkiina Kor u Qaada🇮🇷
    👇

    • @xamdaxasan7001
      @xamdaxasan7001 4 ปีที่แล้ว +7

      Mahad sanid WlkY qaaliya 🥰

    • @xamdaxasan7001
      @xamdaxasan7001 4 ปีที่แล้ว +7

      Way mudanty ina la jeclado Somaliland walalkayow

    • @edmo8912
      @edmo8912 4 ปีที่แล้ว +8

      Al duriya💚💬❤

    • @hanad5354
      @hanad5354 4 ปีที่แล้ว +6

      Nio jamhuuriyada IRan 🇮🇷 werarada halaga dhafo?🤔

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +5

      Abihanad CHANNEL dhiig ayaa wadaagna iran

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 4 ปีที่แล้ว +452

    Duriyadii SOMALILAND 💚💟♥️ Iz muujiya Nacala zheydan ku yaalE😹🥰 Hlkan 👇🏼 hoose buluug ka dhiga ✌🏾✨

    • @haboonsoobe441
      @haboonsoobe441 4 ปีที่แล้ว +4

      Nacala shaydanka ku yale meshi bulging walaka badaly madow bay noqotay marka madow ban ka dhigay😂❤💭💚🥰

    • @abdiaziizmohamed5116
      @abdiaziizmohamed5116 4 ปีที่แล้ว +1

      Haboon soobe 😅 Lgugu dhUfey Madawga🖤 Nacala Zheydan ku YaaLe kgu Qaadanaya ✌🏾😹bal

    • @haboonsoobe441
      @haboonsoobe441 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiaziizmohamed5116 😂😂wayahay bal hada🙏🥰

    • @abdiaziizmohamed5116
      @abdiaziizmohamed5116 4 ปีที่แล้ว

      Haboon soobe 😂Wan ku zalaamay

    • @maymuuncali2000
      @maymuuncali2000 4 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 3 ปีที่แล้ว +255

    gooobti somaliland my mother land happy 18 may from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🎋🎋💪🏽✅🥳🥳❤️

  • @inaahmed44official44
    @inaahmed44official44 4 ปีที่แล้ว +567

    Reer Hargaysa Like Hayla Dhaafina Dadkaygii tihiine

    • @Zakarie769
      @Zakarie769 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer burco dadkaagi maaha miyaa😒

    • @internationaltech1699
      @internationaltech1699 4 ปีที่แล้ว

      Hunno hyadin ana waza

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 ปีที่แล้ว

      Kusarey Brother from hargeysa 😍

    • @Red500-e
      @Red500-e 4 ปีที่แล้ว

      @@Zakarie769 Ta ma ninba la waydinaya sxb

    • @azmaosmaan4279
      @azmaosmaan4279 4 ปีที่แล้ว

      Ilove my country ❤❤

  • @shaficimaxamedxassan9382
    @shaficimaxamedxassan9382 4 ปีที่แล้ว +287

    From Burao Somaliland 🟢⚪🔴
    #ismuujiya reer burco🟢⚪🔴

    • @safadhemanosman3767
      @safadhemanosman3767 4 ปีที่แล้ว +11

      Gobolki gobta iyo ragaba aleyaqan wan idinwata anigo hargeysa

    • @Mass998
      @Mass998 4 ปีที่แล้ว +1

      Waanakan..... Miyaan ka fogaaanaaba dadkayaga agtooda

    • @N143-h1e
      @N143-h1e 4 ปีที่แล้ว

      Caasiyadii burco oo caasimada Hargeysa Salaameysa.
      Burco gobalka riyo iyo raqaha
      Burco goblaka beenta iyo Bararaqda

    • @quentasha1967
      @quentasha1967 4 ปีที่แล้ว

      @@N143-h1e FUTADAD KA HDASHEE HADAD NIN THAY SDA RGGA UHADAL NAAG HDATAHY WXA KU BAHAN INAD SILKA SI WCAN UDHQDO KLOY KUSOO XARIMYSAN BURCEE XASIDII ILKAHA IDIN DHAADHERANJIRTY DHKHTAR BANU UHELNE KLOY SACAD MUSAHA WSHA THY UUN HARGEISA AMA LO' DA MID UUN JOGTAYE
      IS MUJIYA G RAGGA

    • @N143-h1e
      @N143-h1e 4 ปีที่แล้ว

      @@quentasha1967
      Adna hanoogu darin Siilkaaga urtiisa. Wxaan layaabaneyn Futadii kii Habarjeclo ee Gar'adag laguwasey ee magaca Gar'adag kubaxey. Naa Burcooy Badhidaada bac ha kasiin oo urta nagadaa😁

  • @landerslanders1624
    @landerslanders1624 4 ปีที่แล้ว +58

    From UK 🇬🇧 qalbigan idinka soo salaamey🤲
    Dadkeyga 💞💞
    Dalkeyga❤🤍💚

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 4 ปีที่แล้ว +542

    Anigo somali galbeed ah Haddana Ma Jirto meel aan Ka JeClaHaY somaliland wllHi
    Gurigayga mustaqbal ka incHllH Hargeysa bn ka dhisanaYaa

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +10

      Msha Allah hargaysa adiga ayaa iska leh yaa kaxigo

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 ปีที่แล้ว +4

      Welcome wllo🥰🥰🥰

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 4 ปีที่แล้ว +3

      Soo dhawaw walalo qali

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 ปีที่แล้ว +3

      Incha Allah hno welcome hargiesa wa magalo gobeed on lakala lahayne

    • @dhamme0
      @dhamme0 4 ปีที่แล้ว +5

      Hargeisa Adaa iska leH
      Welcome markasta wll

  • @mohametyoyo8526
    @mohametyoyo8526 4 ปีที่แล้ว +225

    Somaliland inta u dhalaty like😘❤👍

  • @dhemanlula2402
    @dhemanlula2402 3 ปีที่แล้ว +142

    Rer abtiga mcn somaliland waa qalbi wangasan walhi waa dada abtiyal ada igu wacan waa dada ada u xushamad abatiyaal iyo habara yaala wane jclhy ❤💚❤

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      Thank U Abtiyo💘

    • @yurubdayib5593
      @yurubdayib5593 3 ปีที่แล้ว

      Habo zodhawaw he

    • @LOVELIFE-sd9xz
      @LOVELIFE-sd9xz 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland dheh reer abtigana gaar uxus
      Wayo somaliland Isaaq maleh marka qoralka sax quruxey 😍

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว

      Habo wan ku jeclnahy ilahy haku daayo💕💕

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 ปีที่แล้ว +1

      @@LOVELIFE-sd9xz anoo izaaqa ayaa kugu raacsan soomaliland izaaq kaliya ma leh soomaliland waa qaran ee maaha qapiil long live soomaliland ❤

  • @kingabdullahi8367
    @kingabdullahi8367 4 ปีที่แล้ว +212

    Dadkeygii Somaliland Waan jeclahay Reer Abtiyaashey Wiil waa reer abtiyashi Gacalayaal Wan idin wataa wllhi Abtiyal iyo habo yaal Abwaanad kaaba Axmed iyo Xariir Axmed Magaalka Iyaga Hadey Shidayaan waa sidaanoo kaleh SOMALILAND❤👏

  • @rithwaanofficial2280
    @rithwaanofficial2280 4 ปีที่แล้ว +383

    From Hargeisa Somaliland Hadaad Jeceshahay Like Saar 👍👍👍👍👍👍

    • @raxmacooking6172
      @raxmacooking6172 4 ปีที่แล้ว +3

      🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @raxmacooking6172
      @raxmacooking6172 4 ปีที่แล้ว +3

      By 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷ةبكلحب

    • @raxmacooking6172
      @raxmacooking6172 4 ปีที่แล้ว +2

      🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @rithwaanofficial2280
      @rithwaanofficial2280 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid raxma

    • @hayatfaarah4947
      @hayatfaarah4947 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi wn ilmeya markan maqlayo hez somaliland ilahayow idea

  • @bashecali8460
    @bashecali8460 4 ปีที่แล้ว +86

    Hargaysa Waa Hoyadii Fanka Fanaan Aan kasoo Heesin Lama Aqoonsado.
    From kismaayo

    • @indomie7
      @indomie7 3 ปีที่แล้ว

      beenta maha inadeer

    • @samiracumar4403
      @samiracumar4403 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wll

    • @ninyn-bm5zc
      @ninyn-bm5zc 6 หลายเดือนก่อน

      Qqq1qq​@@samiracumar4403

  • @nimcaanahmed2015
    @nimcaanahmed2015 4 ปีที่แล้ว +651

    Reer Somaliland iyo ogadeenia waalabada kaliyee somali iskafahanta yacnii waa wllo zxhba inta ila aragtey ismujiya will iyo abtiyashii 😍😍❤ from jigjiga ogdeenia

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 ปีที่แล้ว +35

      Wasiidaa Inadeer Qaaliyow Somaliland Aptiyaashay Ifkaan ugu Jeclahay Whll Jiira O Joogaa Dadka kle Wynu Iskaxignaa Waynu Islaa Degnaa Ul Iyo Dirkeed Nahay tariikh dheer nagah dhaxysa alleh haydin Sharfoo Xariir Axmed Suldaan Seerar Nimco Dareenn Iyadunaa Showgii Qarnigay Kudhigaysa Hargeysaa inshll💚🤍❤ ❤💙💚

    • @cawil__tiiko__officail7922
      @cawil__tiiko__officail7922 4 ปีที่แล้ว +13

      Tasan been ahayan from hargisa

    • @abshirxaglo3047
      @abshirxaglo3047 4 ปีที่แล้ว +9

      Dhulkayga somaliland is muujiya💋❤

    • @browngirl7037
      @browngirl7037 4 ปีที่แล้ว +21

      Ogaden duriyad somali dhan ano somlilndr ah wn jeclahy

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 ปีที่แล้ว +7

      @@browngirl7037 Thnks Wllshay Sidoo Kle Wan Idin Jecelnhy

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 4 ปีที่แล้ว +521

    Wllhi waxan kaso gobalka awdal somaliland cid iga xigtana majirto waa qaranka calankisa kuso hoos barbaray One♥️ Somaliland♥️🙏♥️

  • @falismuhiadin1390
    @falismuhiadin1390 4 ปีที่แล้ว +94

    wllhi heestan somaliland kama daalo dhageysigeda iyo daawashadeyda allow nabada idin siyaadi walalaheyna soomaliyeed from muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲

    • @faraxxuseen6444
      @faraxxuseen6444 2 ปีที่แล้ว

      Sido kle iyo laxankan ayan iga gadan

    • @qcqadan1371
      @qcqadan1371 ปีที่แล้ว

      Mnsha allah qof qalbi fcn amba waani jecelnahay

    • @xoogsadejamac
      @xoogsadejamac ปีที่แล้ว

      Amiiiin Amiiiin Wllzhy qali Dhulka somalya oo dhana ilhy Nabda haka dhigo Amiiiin Amiiin Wan jecelhy Dadka ana magaca iyo Wada dhalzhda ana wadagno

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 4 ปีที่แล้ว +760

    Reer somaliland fariinbaan idiin dirayaa
    Walalayal qabyalada iyo iskala sooca iskadaaya waxaynu nahay family qudha bari ilaa galbeed like 👍🏼 muwaadin cadowgeenu si’uu unoxo
    #somalilandisfirst❤️❤️

    • @juweriajama1436
      @juweriajama1436 4 ปีที่แล้ว +28

      Viva lenders Qabiiil igadaayo qaran ayaaa Deeeqa somaliland 💚🤍❤

    • @hodanhodanhasan5504
      @hodanhodanhasan5504 4 ปีที่แล้ว +19

      Somaliland oo iskuduban ayaan jeclhy no qabil uf qabiil somaliland guuuuuuuuul

    • @bintiburco4485
      @bintiburco4485 4 ปีที่แล้ว +12

      Malihin qabiil calan kaan hadh sanaah viva calan keena

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +19

      Walalo qabiil iyo qabyaladi majirto kuligayo calankaasaa na mideeya💚🗯️❤️

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 ปีที่แล้ว +7

      Talo fiican hno mcn

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 4 ปีที่แล้ว +445

    Somaliland ma aha Qaran aan ka Maarmayo 💚🤍❤️ walalkiin From JiGjiga
    Ree Somaliland ismuujiya🥰

    • @laylaomar5745
      @laylaomar5745 4 ปีที่แล้ว +2

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @abdullahiali2253
      @abdullahiali2253 4 ปีที่แล้ว +3

      Xariir hooray usoco waa

    • @sagalaxmed1233
      @sagalaxmed1233 4 ปีที่แล้ว +2

      Thanks you my brother welcome to hargeisa from hargeisa

    • @sawdaahmed8657
      @sawdaahmed8657 4 ปีที่แล้ว +2

      Idinkaba idin,kanamarani 😥❤❤❤

    • @sahrasalaax6115
      @sahrasalaax6115 2 ปีที่แล้ว +1

      💓💓💓💓🙏🙏🙏🙏🙏

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +40

    Horta calanka dalkayga SOMALILAND qurux badnaa❤❤❤❤❤❤❤
    From gobolki dhaqalaha SOMALILAND SAXIL iyo DEKEDA BERBERA⛴🛳⛴🛳

  • @ayuub8164
    @ayuub8164 4 ปีที่แล้ว +416

    Reer somaliland salaan sare ✌️from bosaaso Somalia 😘

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 ปีที่แล้ว +610

    From Burco Soomaliland 3million Gaarsiyaa Heesta Reer Soomaliland

    • @teamdirizlethomazka5553
      @teamdirizlethomazka5553 4 ปีที่แล้ว +8

      burco gopolkii raga raganimo ❤

    • @N143-h1e
      @N143-h1e 4 ปีที่แล้ว +4

      Caasiyadii burco oo caasimada Hargeysa Salaameysa.
      Burco gobalka riyo iyo raqaha
      Burco goblaka beenta iyo Bararaqda

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 4 ปีที่แล้ว +9

      @@N143-h1e hadaad ciilantahay waa la qarsada waa mxay meshi waad ku matagtaye 😜

    • @N143-h1e
      @N143-h1e 4 ปีที่แล้ว +2

      @@thiagotakaweyne6562
      Waxaan lamataginbaa; Futadii ayaa iisoo urtey kii Habarjeclo ee Gar'adag laguwasey ee magaca Gar'adag kubaxey. Naa Burcooy Badhidaada bac ha kasiin😁

    • @N143-h1e
      @N143-h1e 4 ปีที่แล้ว

      @@thiagotakaweyne6562
      Dee is xaji sawdigan soo cabaadey; Caasiyadiiyey ama la dhihijirey Burcooy.

  • @miskiahmedhassan5456
    @miskiahmedhassan5456 4 ปีที่แล้ว +68

    Ma ihi reer somaliland lknse waan jeclahey wlhya keep going reer somaliland 🙏♥️

  • @allahuakbar2606
    @allahuakbar2606 4 ปีที่แล้ว +142

    Reer jigjiga waa dad qalbi xaadhan oo jecel somalilnd qof la noolaaday ba garan gobanimadooda ❤️

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 ปีที่แล้ว +4

      Wasidaa Whll Somaliland Wan jecelnahay Dad Gob Kunool O Qalpi Xadhaan Inoladaah Abtiyaal Qaaliya Somaliland Qaraan jiraa weeyi🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤❤❤❤💚💭❤

    • @allahuakbar2606
      @allahuakbar2606 4 ปีที่แล้ว +3

      @@mohamedcasanyo2998 wan so arkay abti mcn dad gob ah ba tihiin oo wada dhalasho iyo soomalinimo wali idinkay idinku si hadhay ❤️

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 ปีที่แล้ว +2

      @@allahuakbar2606 Alle Haku sharfo Abti mcn

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 4 ปีที่แล้ว +7

      Waan idin jecelnahay wll hadaanu nahay reer Jigjiga DDS❤️

    • @allahuakbar2606
      @allahuakbar2606 4 ปีที่แล้ว +3

      Alle huuno mcn ha idin jeclaado waan idin jecelnahay anuba goba tihiin ❤️

  • @randamuse5079
    @randamuse5079 4 ปีที่แล้ว +155

    Xariir waa fanaan qaaliya inta iyo in ka badan buu inaga mudanyahay xalay wn ka tunay xariir Ahmed from hargeisa hayga fanka💚🤍❤💯

  • @apdirixiinkayse3944
    @apdirixiinkayse3944 9 หลายเดือนก่อน +74

    WHO LISTENING STILL 2024😂?

  • @zakariyeshirre9255
    @zakariyeshirre9255 4 ปีที่แล้ว +174

    Anigo muwadin somaliyeed waxa jeckhy malin uun inaaa taago walaalahey gobonimada somaliland allahow idin siyadi naabada❤️🤲🏻😢

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 4 ปีที่แล้ว +189

    Hadan nahay reer jigjiga Somaliland wa dadka kaliya een wax kasta wadaagno
    Dhaqan
    Lahjad
    Iyo wax kasta oy dad wadagan
    Marna makala marano 💖💖💖i love you reer somali land

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +6

      Hilbo WADA dhashiyo hayb qudhaynu nahay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤💬💚🇬🇲🇬🇲

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 ปีที่แล้ว +4

      @@shugriqali5248 Wasidaa Whll Ogadeen Iyo Isaaq Iyagaa Dadka Kle Iskaaxiga O isfahmaa Aptiyaal Inoladaah Idinjeclhy hargeysaa caday wn uso socdaa summerka Inshlll from Nairobi

    • @abdiazizmoh3166
      @abdiazizmoh3166 4 ปีที่แล้ว +4

      Jiidkayagi baaad tihin hunno laa'aanti waa abaar reer jigjiga madaxad noo sarantihin💞💞💞

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว +3

      One love bro

    • @zecki.hazzan5966
      @zecki.hazzan5966 3 ปีที่แล้ว

      Alleh Ha ku sharfo wlo

  • @mohamedsalah6879
    @mohamedsalah6879 4 ปีที่แล้ว +61

    Somali land a very peaceful land. Love u from Garissa, Oagadenia.

  • @mohamedjama9258
    @mohamedjama9258 4 ปีที่แล้ว +392

    Jamhuuriyad Barakaysan😍
    Ismuujiya Heer Somaliland😘

    • @mohamedjama9258
      @mohamedjama9258 4 ปีที่แล้ว +1

      @Ali Mohamud War kumaad ahyd 😁

  • @mohamedabdulkadir5438
    @mohamedabdulkadir5438 4 ปีที่แล้ว +205

    Somaliland gobb gobi dhashay ba ku nool.
    Eebbe ha ilaaliyo dhamaantod
    Siyaasadahi xumaa ee wadankena so maray ayaa ciil baday weyna kaso kabten doorkan
    Hormar iyo nolol qurux badan ayan u rajeynaya
    Qof walba oo Somalilander ah. 🥰
    From Bosaso, Somalia.

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +3

      Msha Allah aqli saliim ayaad ledahay

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 4 ปีที่แล้ว +2

      Mhdsanid wlo Soo dhawaw

    • @mullaaxoahmed8008
      @mullaaxoahmed8008 4 ปีที่แล้ว +2

      Thnks wll🙏🙏🙏🙏🙏

    • @suadkassim5102
      @suadkassim5102 4 ปีที่แล้ว +2

      Allah haku barakeeyo wallo ahayn wada nahay

    • @jamacmaxamed306
      @jamacmaxamed306 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah Bosaaso Deeqa

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 3 ปีที่แล้ว +21

    Harumar wanaagsan baan idin rajaynayaa wlalahayga deriskayga Somaliland from PuntLand♥️🙏

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 4 ปีที่แล้ว +122

    Qofba waxbaa kuweyn ana Republic of Somaliland ayaa iguweyn ❤️

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi kula mid ahay 😭😭😭waan ilmeeyay nabadeena allow noosiyaadi🤲❤💬💚

    • @ayaniitaosmaan6202
      @ayaniitaosmaan6202 4 ปีที่แล้ว +1

      walake kulamid ahy allh nabada haynoo siyaadsho 💔💔💕💖💖😢

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว +1

      Muwadin

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 4 ปีที่แล้ว +634

    Hanad Nahay Reer Awdal Wan ku Fanada CalankaYaga JamuriYada somaliland 💚🤍❤ ismuuJiya Reer Awdal IYo reer Somaliland pa

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +10

      Haa calankeena ayaan wax ku nahay❤💬💚🥰🥰🥰🥰

    • @hoodokhatin7811
      @hoodokhatin7811 4 ปีที่แล้ว +5

      love you xayati qalpi

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว +4

      Masha allah one love

    • @izraladan9539
      @izraladan9539 4 ปีที่แล้ว +14

      Walalhi calankyga waxn ka jeclhy ba ma jirto💚🗯❤ from to awdal🥰🥰🥰

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +3

      💚💚💚🤍🖤🤍❤❤

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 ปีที่แล้ว +10

    12/12/2020 sabti
    SOMALILAND wanku dhashay wanka so jeeda wanku barbaaray ila iminka wnku noolahy alxmdulilh wnan udhixi doona insha allh wlhi dhulkayga hooyo meelna kuma doorsaden ilahow nabada iyo horumarka no siyaadi ❤
    Wllaalahen mcaana nabad waarta rabbi ha siiyo

  • @mohamedbaelani3781
    @mohamedbaelani3781 4 ปีที่แล้ว +287

    Somaliland ninki wanajiyana way wanajisa ninki ku gafana way hagaajisa
    Republic of Somaliland 💚💭♥️

    • @mosalah-we3ug
      @mosalah-we3ug 4 ปีที่แล้ว +1

      Somali Land iyo intii jecelba waa neceb nahay

    • @Red500-e
      @Red500-e 4 ปีที่แล้ว +4

      @@mosalah-we3ug aday ku dhibaysa

    • @amaljacayl4556
      @amaljacayl4556 4 ปีที่แล้ว +8

      @@mosalah-we3ug oo yaa ku oog naa ha karaamo seegin somaliland dadka udhashay ayaa jecla oo ay meel kaga taal laki qasab maah ina ciid aan udhalan jeclaato ama naca ama daa jacaylkeed lagagma baahna ee xaasid nimad meel la fadhiso

    • @iiddeeq7399
      @iiddeeq7399 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mosalah-we3ug waxad taraysaa yaraa caruurey

    • @haskosar9390
      @haskosar9390 4 ปีที่แล้ว +1

      We love somaliland but i feel bad when they jail innocent people. I wish they play diplomacy and ignore small things and strive for there self governance

  • @shadiyasharaf5074
    @shadiyasharaf5074 4 ปีที่แล้ว +92

    Somaliland meelna kuma doorsadeen muuqa sikastoon u jiro meel fog calankaa mudnaan ii le Dhulkana mihiima 😍 from Hargeysa xariir taageeto wuu DhaafaY alle haku zharfo fanaaan buuxa

  • @mohamedjamaomar3597
    @mohamedjamaomar3597 4 ปีที่แล้ว +13

    I love❤🧡💛 somaliland from hiiraan baladweeyne
    Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @queensafa7992
    @queensafa7992 4 ปีที่แล้ว +116

    Dalkaygi hooyoo aduunka u ku jeclahay Somaliland from Ceerigaabo jano 💚☁️❤️💪🏾🦁🦁

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 4 ปีที่แล้ว +104

    Heer Caalami
    Waxan Show Lama Odhan Karee Magac Kale Haloo Bixiyo Woooooow
    Inaba Caadi Maaha Hadaan La Isxaqirayn
    Hargaysa 🎤🏆🔥💯💥🙏

  • @sonkorofficial3301
    @sonkorofficial3301 4 หลายเดือนก่อน +5

    WlHy Anigoo Reer Putland Ah Hestaan Mar walba Gaarigayga Ayay Ka Baxdaa Runtii Somaliland Dad Keeda Iyo Dalkeeda Rabi HakaRameeyp ❤❤❤❤❤❤

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 4 ปีที่แล้ว +175

    Yeees somalilnd lahysku arag nin aan somaliond imanin ninba maha xariir legng io waqalka duula meelna kuma dorsadeen somlilnd❤❤❤❤❤🥀

  • @DabataxanTv
    @DabataxanTv 4 ปีที่แล้ว +237

    Hargeisa Somaliland, Home Sweet Home.
    Hilow Buu La Ooyaa
    Ruux Kaa Hayaamoo
    Kaa Dhaxay Habeenee
    Hargaysaay Jiroo Joog ❤🗯💚

    • @DabataxanTv
      @DabataxanTv 4 ปีที่แล้ว +3

      @@daganone1850 Waynu Jecelnahay Wadankeena Wllo.
      Somaliland Fii Quluubinaa Wa Arwaaxinaa ❤

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad ilahy heynoo daayo waayo badan wll😍

    • @mariaahmedmacaf3156
      @mariaahmedmacaf3156 4 ปีที่แล้ว +3

      @@daganone1850 somaliland la aanted waxba ma nihin😢

    • @hamsekoozaar4614
      @hamsekoozaar4614 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcoayaan6197 aaameen

    • @naimasultan1975
      @naimasultan1975 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga baa kamid aha Walhi home sweet home 💚⚪❤️🙏🏡

  • @rashiidkyhajji219
    @rashiidkyhajji219 3 ปีที่แล้ว +10

    Anigo Muqdisha ka so jeedo jacel Somaliland Mujiyey Darenkyga❤️💋🤚

  • @khadijahmehmet7336
    @khadijahmehmet7336 4 ปีที่แล้ว +116

    Waan qiirooday wallhi dadkaygi idin tabay idin xiisay somalillandteydii o shidana wataas waa waxa aan dad badan kaga sareeyno hajirto ha waarto💚💟❤

  • @Sultan21070
    @Sultan21070 4 ปีที่แล้ว +339

    somaliland 🟩⬜🟥 allow dhawor somalia iyadana dhibta ka dulqadaad ameenta ku dara

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 4 ปีที่แล้ว +18

    I love soomaliderz wlhi I am from Nairobi intii dawaneysaa 2021 like is muujiya wallyaall🙏❤

  • @mohamass6916
    @mohamass6916 4 ปีที่แล้ว +191

    From muqdisho wlhi somaliland dad aan jclhy really🥰

  • @maryamabdiqadir8095
    @maryamabdiqadir8095 4 ปีที่แล้ว +309

    Mansha allaah aniga oo ah gabar reer muqdisho ah oo hawiye ah waliba habar gidir walahi wan jeclahay reer abtigay jecliya somaliland abtiyal alle ha idin barakeyo walahi hooyaday gob ay ka dhalatay isaaq habar jeclo 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍

    • @fahadkasocdalka2672
      @fahadkasocdalka2672 4 ปีที่แล้ว +16

      Abti qaali Alla Hano Ka Daayo Abtiyo Sharaf Iyo Karaamo Ku Dhamayso Nolosha Anaga Intaad na jeceshay ka badan ku jecel Waayo Walashayo Ayaa Nooka Dhashay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚🤍❤🌹🥀🥀⚘🌷One Love Abti Qaali

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +11

      Habo nolow dadkii layga beeray hg dad aan jeclahy oo dhiig leh❤💬💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰

    • @maryamabdiqadir8095
      @maryamabdiqadir8095 4 ปีที่แล้ว +20

      @@fahadkasocdalka2672 abti qaali mahadsanid walahi ilmo ayaa ii qabato marka abti ama habo lay dhaho wayo waa dad an jeclahay isaaq duriyada barakaysan samo igu wara mahadsanid abti mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍

    • @maryamabdiqadir8095
      @maryamabdiqadir8095 4 ปีที่แล้ว +10

      @@shugriqali5248 habo mahadsanid alle ha idin sharfo dad an jeclahay reer abtigay iyo haboyinkay 🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @Xamuudichannel
      @Xamuudichannel 4 ปีที่แล้ว +6

      Mochlh apt dhashii hbr jeclo❤❤❤❤❤

  • @barkhadhassanhashi2422
    @barkhadhassanhashi2422 3 ปีที่แล้ว +28

    2.5k comment hadaad iga dhex aeagto like isaar we love family somaliand

  • @abdirisaaq6989
    @abdirisaaq6989 4 ปีที่แล้ว +64

    Anigo muqdisho ku nool Kuna dhashay wn jclhy Somalind Waliba dadka ka imado ee ila nool aad Baan u xushmeyo WA dad xigmad bdn❤️❤️❤️

    • @ilyaasckariimaadam5036
      @ilyaasckariimaadam5036 4 ปีที่แล้ว

      MaHadsand zxp ciziyo sharaf kunolow ❤❤🙏

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว

      Adeer somaliland jaceyl kaagama baahna, nacaybna wax kaagama taro ee somaliyadaada iska jecloow

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว

      Thnks wllky qali reer muqdisho dadkaygii aan jecla🥰🥰🥰🥰

    • @mucaadmuulla2289
      @mucaadmuulla2289 4 ปีที่แล้ว

      Alleh haku sharfo sxb

    • @Quran.allkarem
      @Quran.allkarem 3 ปีที่แล้ว

      @@rooxanta4237 adiga oo kale matkan arko oo naga dhashay wan qira in somalida kle inaga gobsanyihin

  • @inahaibeh
    @inahaibeh 4 ปีที่แล้ว +177

    Way way way Somaliland meelna Kuma Doorsan Layhin Ax Noolow Xariir Ahmed .....💚🤍❤ team Say Wallahi Reer Somaliland iismuujiya.

  • @abdiraxmaanawil9708
    @abdiraxmaanawil9708 4 ปีที่แล้ว +16

    Walalaheen Somaliland alle ha dhawro amniga iyo Hormarka alle ha u siyaadsho.
    Qalbigaan aad idinka jecalahay anoo ah Qadaadweynta😂❤❤.

  • @xamdaxasan7001
    @xamdaxasan7001 4 ปีที่แล้ว +159

    Xarirkayaga wanu ku jecely reer hargaisa 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💘💘💘💘💘💘💘💘

    • @mohamedabdihakimabdulahi7469
      @mohamedabdihakimabdulahi7469 4 ปีที่แล้ว

      Lkn calankani waa kii iiRANE

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedabdihakimabdulahi7469 anagaa isasiinay kawrn😉madamay calankayaga isu eegyihiin

    • @saamihaizz4234
      @saamihaizz4234 4 ปีที่แล้ว

      🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤️❤️❤️❤️🥰🥰

    • @xamdaxasan7001
      @xamdaxasan7001 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dhaladkasomaliland5878 ha de u sheeg wllo

    • @raxmacooking6172
      @raxmacooking6172 4 ปีที่แล้ว

      🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈

  • @Taliso1
    @Taliso1 4 ปีที่แล้ว +182

    Somaliland muuqa kuma doorsaden meel na calanka mudnaan ii le bulsho jecel mid nimadooda ka miday nabadooda 🇧🇬🥀💋 me from muqdisho 🇸🇴

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +5

      Dad kaygii aan jacel maqdisho❤💬💚🇸🇴🥰🥰🥰🥰

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 4 ปีที่แล้ว +2

      Mhdsanid wlo

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 4 ปีที่แล้ว +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @Taliso1
      @Taliso1 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shugriqali5248 umaac bbe

    • @Taliso1
      @Taliso1 4 ปีที่แล้ว +1

      @@barwakoahmed5515 🥀😍

  • @asmamaweel6532
    @asmamaweel6532 4 ปีที่แล้ว +11

    Reer somaliland waa ilkaa abeesadoo kale hoostaas bay ka xidhiidh San yihiin ayaan kaaaba mudooyinkii udanbaysay waxay ku sugnay Somalia iyo turki lkn aakhirkii waxay yaqiinsatay wadankeeda meel udhaantaa inaanay jirin
    Ayaan waa inanta samaysay heestan ayaan kaaba axmed caydiid💚⚪❤🇮🇹

  • @ahmedduraan6449
    @ahmedduraan6449 4 ปีที่แล้ว +174

    from puntland heestaas halagaarsiiyo
    10 million

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. 4 ปีที่แล้ว +420

    1Million

    • @princessjoury1096
      @princessjoury1096 4 ปีที่แล้ว +1

      Sure pro 🥰🥰

    • @kaafiabdiofficial8282
      @kaafiabdiofficial8282 4 ปีที่แล้ว

      Yaa ladahaa somaliland hhhhh waxaas dal isku tilmaamaayo waaa gobal somalia katirsan

    • @saamiyamustafe3284
      @saamiyamustafe3284 4 ปีที่แล้ว +8

      @@kaafiabdiofficial8282 war yaa soomalilnd idi ma rabto haysku dhajinina soomaliya yaa ladhaha soomalinandbaa mesha maraysee war waxa hala shir iman damryaw waxsa soomalilmd wax ka shegaya💚🤍♥️cadawgayga uma jabayno hadawan hadad kajidhidhi coonaysid soomalilmd inader isku noqoo💚🤍♥️💋💋

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 4 ปีที่แล้ว +4

      @@kaafiabdiofficial8282 Angu intas kaa. Wangsanhy. Nolol iyo qurx ilbx iyo waxktabo lenahy alx. Qaaran rabi rag heeesay miy xoorbo karaa ❤️🤍💚👑👑👑👈

    • @wiilosaacid9141
      @wiilosaacid9141 3 ปีที่แล้ว

      @@kaafiabdiofficial8282piiiijķiolol
      K

  • @Arafoeleye
    @Arafoeleye 10 หลายเดือนก่อน +2

    From Djibouti we love somaliland ❤😊

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial1400 4 ปีที่แล้ว +184

    From muqdisho
    I love ❤️❤️❤️ Somaliland people

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 4 ปีที่แล้ว +4

      Mhdsanid wlo sidoo kale Kal Iyo laaab idiin jecelnahay reer Muqdisho

    • @asmaismail6905
      @asmaismail6905 4 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid muqdisho walaalahayo kal iyo laab

    • @ayaanmohamed5988
      @ayaanmohamed5988 4 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid wllo qli wanu idin jecelnahay anaguna❣

    • @ahmeddahir832
      @ahmeddahir832 4 ปีที่แล้ว +2

      Shugran wll qofkasta oo wanaag no muujiya wuxu nagu lehayay ixtiraaaam🙏🙏🙏

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว +1

      We love too

  • @sir-jamalbootaan8616
    @sir-jamalbootaan8616 4 ปีที่แล้ว +65

    From Garissa big love to Somaliland.......Marbo haduu fanaankii aan jeclaa idiin heesay ana cumaamada ma sito😍😍

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว +1

      We love too garisa

  • @hamzaabdullahi6243
    @hamzaabdullahi6243 3 ปีที่แล้ว +24

    Love Issaq peaple From Ogadenia brother🇭🇺🇬🇲 much love From Malaysia🇲🇾♥️ inshlh wan iman dona Hargeysa💚🤍♥️

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 4 ปีที่แล้ว +97

    I am from Somali🇸🇴 but I love somalian✌✌💯💯✌💌👏

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 4 ปีที่แล้ว +109

    Somaliland Dalkaygi inta uu Dhaltay 👍

  • @abdiqani_4942
    @abdiqani_4942 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Hees Qaran #Somaliland From hargeisa ha la is muujiyo, Waxaan si gaara u salaamaya Inanta iska leh Midhaha heestan #Ayaan_Kaaba 🔥❤

  • @mariaahmedmacaf3156
    @mariaahmedmacaf3156 4 ปีที่แล้ว +56

    Ax ax 😢😢😢somaliland hdn maqlo dhiga i dhaqaqa waqal hore u soco wll viva somaliland

    • @ahmedsaacid5363
      @ahmedsaacid5363 4 ปีที่แล้ว +3

      Muwaadinad dhab 😪

    • @mohamedibrahim414
      @mohamedibrahim414 4 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba wll waan jecely intii somaliland jecel🇹🇯🤞 waanan necebay intii neceb♥️🇹🇯💝

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah we need pple like u sist

  • @abdisalaansiciid4816
    @abdisalaansiciid4816 4 ปีที่แล้ว +67

    Marakan maqlay somaliland wlhiE daren khasa iiGalay somalilandar inzHaLah waanu Guulysen meela walab oo aanu joogan waan jecelhy qarankyga waan jeclahay inana waxa badan uu qabato 🙏

  • @abdoulrazaksuleiman3268
    @abdoulrazaksuleiman3268 4 ปีที่แล้ว +19

    Somaliland anaa ugu jecel wlhi dadka somali ugu laab xaadhan isaso wada dhaweeya nabad jcl from awdal borama somaliland

  • @MohamedMaax
    @MohamedMaax 4 ปีที่แล้ว +48

    Xariir Axmed fanaan kasbaday quluubta 💟💞
    Xabiibul Malaayiin 💝

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 4 ปีที่แล้ว +96

    Si kastoo u jiro meel fog calankaa mudnaan ii leh. Dhulkanaaa muhiiim ii ah💚⚪️❤️.
    Quruxdii ilbaxnimadii iyo haybadii somali reer somaliland ayaa gaar u yeeeshay.
    Illaaahy ha inooo barakeeyo oo haynoo ilaaasho qarankan quruxda badan. ❤️

  • @anisaabdullahi2941
    @anisaabdullahi2941 3 ปีที่แล้ว +27

    Future dumashiyaasheyda allow idin barakeee duriyadi reer sheikh ❤️🙈 from HG

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 3 ปีที่แล้ว

      Aamin dumashi kuligeenba 🇸🇴💚▪️❤

    • @xalaaw0chanat694
      @xalaaw0chanat694 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh welcome dumaashi qaali
      Is-weydaar nahay from isaaq dumaashiyadayna hawiye❤😜

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว

      Wlcome dumshi❤ 😂ana hg ayaan usocdaye

  • @amiraawed5333
    @amiraawed5333 4 ปีที่แล้ว +75

    is muujiya reer somaliland Bilaa dhiignimada iska daayoo😇🥰

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 4 ปีที่แล้ว +96

    Somaliland hoygii fanka iz muujiya reer somaliland from hargeisa____💚🤍❤️🌍💯🥰

  • @iamzackyy__4339
    @iamzackyy__4339 2 ปีที่แล้ว +7

    Happy independent day somaliland peaple💚🤍❤..... from rwanda 🇷🇼 🇷🇼🇷🇼

  • @gaanniaskar8648
    @gaanniaskar8648 4 ปีที่แล้ว +73

    I am from dhagax buur hadana joga somaliland hargeisa wakhti xaadirkan really I love you somaliland nabada iyo xasilonida kajirta illaahay ha u siyaadiyo Aamiin dhamaan somalidu waa walaalo Mel kastay jogaanba ita igu raacsan like iisaar mahad sanidin

    • @jonemike3202
      @jonemike3202 4 ปีที่แล้ว +1

      Mash allah

    • @shaqodoonali7146
      @shaqodoonali7146 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhagaxbuur jarar anba reer awaare ayaan ahay im in hargeisa 😁

    • @musthaphehappane3127
      @musthaphehappane3127 ปีที่แล้ว

      Reer Abtigayba daga Awaare

    • @FitirYare
      @FitirYare ปีที่แล้ว

      Amba ilkacasata ahy❤

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 4 ปีที่แล้ว +70

    Xariir axmed markuu masraxa kadagay wuxuu mujiyey jaceylka uu inoo qabo one ☝🏽 love ❤️

  • @nimcimhad9134
    @nimcimhad9134 4 ปีที่แล้ว +12

    From puntaland guul iyo gobanimo somaliland❤❤🇭🇺

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 4 ปีที่แล้ว +79

    Legend Xariir❤ jamhuriyada barakysan iyo shacbka rer somaliland aad ban idin salamy nabd ku wara💚🤍❤🙏💥

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 4 ปีที่แล้ว +45

    Waan illmeeyeey walhi markan arkay reer Somaliland iyo sidaa ay U faraxzan yihiin machllha dalkaygi🇭🇺 from Nairobi 2 month kadib like Pro nd sis🏅

  • @jaamaahlan7766
    @jaamaahlan7766 4 ปีที่แล้ว +7

    From hargeisa abaal ayaan idiin haynaa reer jigjiga love you so much jigjiga❤❤👐

  • @hafsayuusuf7210
    @hafsayuusuf7210 4 ปีที่แล้ว +181

    Wlhi saan usugyy heestan
    Ereyada =abwaanadi waynayd ee reer somalilnd ayaan axmad ayaan kaaba
    Laxanka= xariir axmed
    Codka= xariir axmed
    Sida heesta loogu kacaad ka garanysa reer somalilnd siday u jecelyihin calankooda rabbaw noo dhawr

    • @cawil__tiiko__officail7922
      @cawil__tiiko__officail7922 4 ปีที่แล้ว +2

      Heesa xariir badankoda ayan kaba samyasy
      Xirir lenged

    • @hafsayuusuf7210
      @hafsayuusuf7210 4 ปีที่แล้ว

      @@cawil__tiiko__officail7922 haahey

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 ปีที่แล้ว +1

      Ayaaan kaaba abwaanad weyn

    • @quentasha1967
      @quentasha1967 4 ปีที่แล้ว

      VARTA KU HYSA EREYADA WIL XGA FBGA SO DHIGAD KASO QADATE OO FNAN AH HHHHH SI KSTABA ONE LOVE SOMALILAND FROM G RAGGA

    • @hafsayuusuf7210
      @hafsayuusuf7210 4 ปีที่แล้ว

      @@quentasha1967 ereyaba Ma anaa soo dhigay quruxey ta kale abwaan kaaba inay samaysay heesta iyadaba facepokeda soo dhigtay inta kalena waqal baaba soo dhigtay marka ereyada aan soo dhige aad sheegaysa waa kuwe?

  • @umalkhayrmohamed6491
    @umalkhayrmohamed6491 4 ปีที่แล้ว +65

    Markn arko calankayaga farxad sa idan darema wlhi alxamdulillah allow wadanka no barake 💚🤍♥️

  • @umalkheirali921
    @umalkheirali921 3 ปีที่แล้ว +5

    Kama daalo dhagaysiga heesaha dareenka leh ee dalkyga ilaahow labada daaroodba na guule from borama somalilnd hlky xuduntaydu taaalo😭💚🤍❤💋🩸🩸🩸🤲🏼👊

  • @Zakarie769
    @Zakarie769 4 ปีที่แล้ว +76

    Nasiibka aan aadamaha dheerahay baa ah inan ka dhashay jamhuriyada barkaysan siiba duriyada reer shekh isixaaq from burco🥰💉🩸💚🤍❤🦁✊✊✊✊

    • @abwaanyare7526
      @abwaanyare7526 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa reer Jigjiga sxb haa is walin

    • @Zakarie769
      @Zakarie769 4 ปีที่แล้ว +6

      @@abwaanyare7526 yaa yidhi maaha war ninkani wuxu yahay wan aqanaye nafsadaydan ka hadlaya anigu😏

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abwaanyare7526 dhuulka ayanuu leenahay fanank respecte 🙌

    • @teamdirizlethomazka5553
      @teamdirizlethomazka5553 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Zakarie769 kula mid ayaan ahay wllzhy duriyadii from burco alle ayaa mahadaa izkaleh alxdlilaah🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @Zakarie769
      @Zakarie769 4 ปีที่แล้ว +2

      @@teamdirizlethomazka5553 nin baan ahay ahay wll😂😂🙏

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 4 ปีที่แล้ว +29

    Cagdheer iyo iidoor waa ul iyo diirkeed
    Xaariir iyo suldaan hargaysa idinkaa iska leh abtiyaaal💚💬❤🇸🇴🇬🇲🇬🇲

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว +2

      Cagdheer iyo iidoor waa laf iyo diirkeed🤣

    • @sulaymanemohamud7381
      @sulaymanemohamud7381 4 ปีที่แล้ว +5

      Naa hoogto kabaha 32 ayaan ka xidhaa cagdheerna waa la igu sheeg ku idoor ah oon saxiib nahayna 45 ayuu xidhaa kabaha hadana isagoo cagdhereeyda i ahaya unbaan arkaa
      any why idoor afku dhogorleh waa dad jira
      😂😂😂

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว

      @@sulaymanemohamud7381 anaa ku fahansinayee cagta la sheegaya taa maaha wll,dad dhaadheer baa tihiin asal ahaan, bal ana afku-dhogorlhaa uun i fahansii waxad ka wadaan wll 🤣

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 ปีที่แล้ว +3

      @@rabiicyare8501 Abtii Way Kaftamaysayeh Ogadeen Iyo Isaaq Wadad wada Dhashay O Iskudeegan Ah Iskudhow Iskudhaqaan ah Tariikh dheerna kadhaxaysoo inagah iskugabyii jirnay soomali hoore Aptiyashaay wan idinjeclhy somaliland summerka wn imanaayah from Nairobi Alle haydin Sharfo🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤❤❤❤❤❤

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedcasanyo2998 waxa inaga dhexeya somalida kale kama dhaxeyo apti soo dhowow noo imo 🙏

  • @user-gg1jp7gn2g
    @user-gg1jp7gn2g 4 ปีที่แล้ว +10

    _Wlhi 2018 xamar ayaan tagey hotel ayaan 3minetus ayaan fadhiyey wlhi cabsi awgeed ayaan joogi kariwaayey 3days after ayaan soo tagay. Halka Somaliland sidaad doonto usoconayso
    Peace is not money
    Is not poor
    Is not rich
    But is part of life

  • @abdirahmandaahir2815
    @abdirahmandaahir2815 4 ปีที่แล้ว +65

    Ninkan walhi waa ninka Somali oo dhan igu codka macn cid igu raacsan like isaar oo fikirkga ku muuji Like

    • @khadarmaandaweeye5140
      @khadarmaandaweeye5140 4 ปีที่แล้ว

      Beena maaha cod dahable xariir axmad 1❤

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 4 ปีที่แล้ว

      Hore ayaan ugu Ogaa codka anigu somalidoo kasii jeeda ayaan arkay anigu beri hore

    • @faraxxuseen6444
      @faraxxuseen6444 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdalecawil6275 waan ka yaabay wlhi codkiisa zxb

  • @ayanaohio221
    @ayanaohio221 4 ปีที่แล้ว +72

    Reer abtiyashy mcn napad allah idn siyaadiyo❤❤🥺

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 ปีที่แล้ว +6

      Habo mcn adigana meshad jogtaba Allah hakugu amansado from hargiesa kaso zalamaya ✋

    • @BackoGaming
      @BackoGaming 4 ปีที่แล้ว +2

      Abtiyo ku jecelahay farxad nuugu nolow from Switzerland 🇨🇭🤴🙏💯

    • @ameennikke
      @ameennikke 4 ปีที่แล้ว +2

      Welcome abtio from Belarus 🇧🇾

    • @ayanaohio221
      @ayanaohio221 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hiboabdirahman8535 ameen habo from muqdisho ❤

    • @ayanaohio221
      @ayanaohio221 4 ปีที่แล้ว +1

      @@BackoGaming zidookle abtio❤ from muqdisho

  • @zayidzubeir7346
    @zayidzubeir7346 4 ปีที่แล้ว +18

    Hore u soco inaadeer hariir ahmed
    Noolada Reer Abtigay Somaliland ❤

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 4 ปีที่แล้ว +81

    One love Rer Somaliland
    Duriyada Rer Somaliland is Mujiya 💚💬❤