Xariir Axmed | Bahja | Ciida Fitr Show 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 388

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 9 หลายเดือนก่อน +10

    Walashey iiga weyn baa la dhaha bahjo long live sis ❤
    Xarir ahmed cod aan wax lo dhigo jirin .

  • @abdimalikakofficial1289
    @abdimalikakofficial1289 5 วันที่ผ่านมา +3

    Heestn ani so goni ah baa ujeclahy mar mar aa hda iska dhagesta waa waxa jirtey aa gabar is jacelen markas ba hestan so baxdy wixi kadan beyey hestan Daren goni ah be igu lahed😢
    Gabdha wagas jecla 2018 ba liga gursady oo hoyaded ba nin u kentey lkn after 60 days wala so furey isheg
    Da. Kudhacdey lkn marki danbe aa iska cafiyey hda 2024 aa mar kle lagur sadey ani jacel waa ka niyad jabey 😢 hda qofti gur ceel ba lagu qaba ani nh wali xitaa magueran 😢😢

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 3 ปีที่แล้ว +56

    Heestan waan Jecelahay Wali Aroos MA Noqon Lakiin Wxn Donaya insha Allah Inan Malin dhaw noqdo Aroos Ilahay hayiga Aqbale ii ducee Wll Wxn dawanaya 2021❤️❤️👏👏

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @dailychallenges2595
      @dailychallenges2595 2 ปีที่แล้ว

      Magashay sxb mise wali Allah qof wanaagsan hanagu aadiyo Anna mardhow ayaan rajaynaaa inshallah

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin I

    • @Dluulmm
      @Dluulmm ปีที่แล้ว +1

      Calafku makugu simay qofkad jeclayd?

    • @BarkhadMaxamed-md7yy
      @BarkhadMaxamed-md7yy 11 หลายเดือนก่อน +1

      magursatay hada😂😂

  • @abdinasirba4134
    @abdinasirba4134 9 หลายเดือนก่อน +4

    Majecli badana heesaha inaa dhageesto hadeesan xikmad ku fadhin heesaha jacelka na ma xiiseyo lkn this song 6 years in row aa dhagaeesanoya kamana xiiso dhaco
    Xariir 10/10 aa tahay waakaa haray ani

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 5 วันที่ผ่านมา

      Ani gabar aa isku xafad ahen aa waa is jaclen ba hestan dhagesn jirey wlhi hestn xigmad weyn be ku fadhisa
      Ani jacel ahn nh waa udhagesn jirey xigmad ahn nh waa udhagesn jirey
      Hda qofti a waagas jeclaa hoyaded ba nin ku dartey Nimco Abdi ba ladhaha lkn marki lagursadey ayda nh gurka kuma farax saned wlhi waxa xasusta lkn aa gob jog u ahen lkn li shegy gabdha marki gurigeda lageyey ee oohin bilawdey lkn gabdhi ani isheyda ba kaso baxdy wlhi saa filalyo ama aa umaleynayo 60 malin cml aa la qaby walaso furey ani waxaa is dhahy ishda kaso baxdy hda waa iska cafiyey markle ee guursatey gur ceel ba lagu qaba ani gur wanancy 😢

  • @ahmedmohamedmohamoud415
    @ahmedmohamedmohamoud415 4 ปีที่แล้ว +26

    Xariir ahmed abdulahi fanaaan aan taagero ugu dambayn kula kulmay casimada jigjiga ✋✋

  • @sacdiaawil3724
    @sacdiaawil3724 6 ปีที่แล้ว +35

    Hayga Maqnaan Mar Qura Ilahay Mowdka Kaa Qariye Hooyo Mcn
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 2 ปีที่แล้ว +114

    Heestaan waa macaan laakiin waxaa kamacaan quraanka ilaahay inta igu raacsan like ha iladhaafina

  • @cabdirixmaanaxmedwarzme1220
    @cabdirixmaanaxmedwarzme1220 2 ปีที่แล้ว +15

    Ayy xariir ahmed faananka kaliya somaalida ugu cod macan war ninkan waxba lagaba qaaban karo hestan still wan dhagysnaya 2022❤

  • @bahjoabdi8907
    @bahjoabdi8907 4 ปีที่แล้ว +37

    bahaj waa aniga aad ayaad ii amaantay mahadsanid wllkay xariir axmed

  • @bahjoismael3130
    @bahjoismael3130 6 ปีที่แล้ว +19

    Waleee waxaaan sugabo hees magacayka luku qadayo hadaaan helay xarir fanan aan tagero wlhi 😩❤️❤️❤️❤️❤️❤️waxaaa ikushegtay warun waleeee ☺️😘😘😘😍😍😍😍😍🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @mohameddahir-fh2rr
    @mohameddahir-fh2rr 5 หลายเดือนก่อน +11

    xili aan schoolka dhigan jirey ayaa waxaan is jeclaanay inan la yiaahdo bahja oo aan waliba izku xaafad ahayn xiligaas ayaan heeskan oo cusub xoog udhagaysan jiry 2016 hada aniga wali single ayaan ahay iyadiina waa hooyo 4 caruura haysata ALLAHA DAAYEE ayada iyo caruurteedee iyo seygeedee

    • @khaderabdi575
      @khaderabdi575 14 วันที่ผ่านมา

      Kuma anficin hadaa heestani marna maaadan uqaadin zxp

  • @karinaali63
    @karinaali63 6 ปีที่แล้ว +66

    Ogaden ha noladan marwalba jijag viva xarir beautiful voice

    • @fouedahmad9778
      @fouedahmad9778 4 ปีที่แล้ว

      Fanka iyo qabilka kala saar

    • @farahdahir2875
      @farahdahir2875 3 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @ridwanjk2931
      @ridwanjk2931 3 ปีที่แล้ว

      @@fouedahmad9778 is 11a1

    • @hamzaabdiwahabibrahim5143
      @hamzaabdiwahabibrahim5143 2 ปีที่แล้ว

      @@fouedahmad9778 Ninkaa oo Ogaden maa ahaan Magaladunaa Soo ayaga ma lahan dee

  • @biibshe28
    @biibshe28 ปีที่แล้ว +14

    Heestan 2017 sidan u jeclaa ban wali 2024 waxan u qaadi Dona inantan is calmano iA.😢

  • @Galaalmedia1
    @Galaalmedia1 4 ปีที่แล้ว +16

    heestaan markey so baxeysay somalia ayan jogay wana marqaamay naqshadii aan somalia ugu so tahribi lahay baan habeenkaas dejinaay
    weyna iisuro gaashay alx
    2020/sep/14

    • @mustafbodbode6183
      @mustafbodbode6183 3 ปีที่แล้ว +2

      Mashalh Sxb Noloshadaa Guul ayan Ku rajeyay mid kle Hadey riyadada Ku rumowday Balawda iska dhad Sxb sare

    • @Galaalmedia1
      @Galaalmedia1 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mustafbodbode6183 mahadsanid sxb
      Wan iska dhaafay sxb🥰🙏

    • @abshiroomaar5541
      @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว +1

      Oh my godess mashallha

    • @Galaalmedia1
      @Galaalmedia1 3 ปีที่แล้ว

      @@abshiroomaar5541 reero buufis maa tahay hahaha

    • @abshiroomaar5541
      @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว

      @@Galaalmedia1 my abwe lkin wa bixi raba inshallha inte jogta

  • @adamali2035
    @adamali2035 ปีที่แล้ว +4

    What a beutiful song Xariir axmed Abdulahi ehlu sharaf thank you alot brother❤

  • @mohamudabdalla2824
    @mohamudabdalla2824 5 ปีที่แล้ว +28

    Xariir Ahmed Best The Best 2020🙌🙌🙌Afnaan Of the year

  • @جواد-م1ص
    @جواد-م1ص 2 ปีที่แล้ว +8

    تحياتي لكم شعب صومال 🇸🇴 hees ani wa jeclohy 🇹🇳

  • @khalidvieri2893
    @khalidvieri2893 ปีที่แล้ว +9

    Heestan wakhtigii ay soo baxday ayaan jacaylkayga is baranay 2017 - 2023 ilaa hada waan wada soconaa insha allah waxaan rajaynayaa inay xaaskeyga noqoto ( xamda ) 🥹❤️

    • @mustafemohamed4725
      @mustafemohamed4725 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah zxb ❤

    • @faraxmahdi-7478
      @faraxmahdi-7478 11 หลายเดือนก่อน

      Jacaylkii guulaysta Eebe haydinka yeelo isku waara

  • @zakariahassanupdy2777
    @zakariahassanupdy2777 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxan ku raadiyaba ugu danbeyn wan ku helay my Song 🥺🥰🔥🎉 HayGa maqnan mar qura 🥺🥰🔥🎉 On3 of My foverite songs ☺🥺🖤

  • @abdinasirxassanyare1152
    @abdinasirxassanyare1152 6 ปีที่แล้ว +37

    Xariir maaadaaam aad xaaskeyga bahaja hees u qaadey maxaa kugu casuuuumaaaaa @♡♧♡♡♡

  • @MohamoudAbdirahman-sc5ln
    @MohamoudAbdirahman-sc5ln 8 หลายเดือนก่อน +6

    Tani waa sababta aan tageeraha wayn ugu ahay fanaan xariir Axmed, ala maxay hees tahay.

  • @sacdiaawil3724
    @sacdiaawil3724 6 ปีที่แล้ว +34

    Heestaan Marwalba Ko An Dhagaysto Walaashay Baan So Xasuustaa Alaha Ika Daayo Abaayo Bahjo Awil ❤

  • @ikranmustafe2237
    @ikranmustafe2237 ปีที่แล้ว +5

    Show ka qurux badan wali somali may qabsan ❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +29

    2022 yaa dawanaya❤😂✊

    • @asmadaauud8228
      @asmadaauud8228 2 ปีที่แล้ว +2

      ☝️😅

    • @kashkajr4425
      @kashkajr4425 2 ปีที่แล้ว +2

      Aniga dawani hayo

    • @queenhanaa833
      @queenhanaa833 2 ปีที่แล้ว

      Ani😢😢anoo weliba niyad jabsan jaceyl aa 2year soo waday baa marxald adg ku jira😣💔

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว

      @@queenhanaa833 gulayso ha is Niyad jabinin❤️

    • @ozaakabarafwye
      @ozaakabarafwye 8 หลายเดือนก่อน

      2024?

  • @Updi44
    @Updi44 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan dib uso boqdy 2024 ayado walibo dhamada xasus waxan dhageysan jiray 2018 ❤

  • @MaxamuudCalixasan-x9o
    @MaxamuudCalixasan-x9o ปีที่แล้ว +6

    Cajaaib maxay hees tahay ilaa 2017 ilaa 2023 waa jeclahay

  • @abdimalikmohammed633
    @abdimalikmohammed633 5 ปีที่แล้ว +20

    Heestaan wey iga gadan tahay aniga xariir axmed kep going

  • @anisawarsame7136
    @anisawarsame7136 3 ปีที่แล้ว +10

    Heestan xasus bey iledahay 2017 dhamadkisa dhageysan jire xiligas jcl xun haye alxm hada wan heysata jclkeyga wiilbana udhalay marwalbo aan dhageysto waxan gala xasus aan lailawi karin🤲

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 4 ปีที่แล้ว +28

    Maadaama aan joogo koofurta somaliya ilaahayow nafta ha i qaadin anoon aadin jigjiga
    VIVA OGADEN

    • @cadnaancade6283
      @cadnaancade6283 2 ปีที่แล้ว

      Plz say viva somaali jigjiga is 4 all somaalis not 4 ogadeen only

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc ปีที่แล้ว +1

      @@cadnaancade6283❤somali inaga badan

  • @anwarhassan85
    @anwarhassan85 2 ปีที่แล้ว +8

    2022 hadhaad degeysa neyso liketa haila dafiin 😇

  • @fawsiaosman1600
    @fawsiaosman1600 7 ปีที่แล้ว +17

    ax Yaa Fanan ah un xariir ahayn my best fanan xariir

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 4 ปีที่แล้ว +6

    Boqorka codka soomaalida Al fanaan xariir ahmed wllhi si kal iyo laab ah ayn utaageeraa

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan berigii so baxdey ila iyo hda wan jeclhy alfanan xariir Ahmed fanaan jiro baa thy

  • @IkraanSubeer-lg3dm
    @IkraanSubeer-lg3dm ปีที่แล้ว +7

    heetan waan jeclahay waxan iskubaranay jacayilkaga ayado ubaxasa wan xasusta ilahay haydayo ❤magacagu inoqoy mcn malab sidisiye hayga maqnan marqudhaa ilah madka kaqariye ❤raxma hasan xaaji isbaranay sanadki 2017 ilaa hadana wada socono ❤sidi hoska ❤❤

    • @mohameddeeq4482
      @mohameddeeq4482 ปีที่แล้ว

      Ikraana way kugu qoran tahay raxma waad isbarateen malaha abdicasiis ayaad u jeeda

  • @Djyasin-w8m
    @Djyasin-w8m ปีที่แล้ว +2

    Xeestisi ugu waacnaayd
    Number one 🎉🎉🎉

  • @ManaalManaal-sl8qv
    @ManaalManaal-sl8qv ปีที่แล้ว +1

    M.a💓nimanka gacmaha maxey katagayan😅😅😅

  • @deeqasiciidaadan2829
    @deeqasiciidaadan2829 4 ปีที่แล้ว +5

    Ha mooganaan million jeer aanad macsuun ii yahee ❤️

  • @amiirhisham1083
    @amiirhisham1083 5 ปีที่แล้ว +14

    maskaxda iyo qalbigay maaxata muxibadaadiye 🥰😌

  • @cadnaancade6283
    @cadnaancade6283 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus wlhi v6 car mombasa to nairobi iyo jawi jaceel xariir keep going bro

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +8

    Koxda danbe ciyartooda😍 who watch 2021

  • @qacqaac
    @qacqaac 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan kama daalo🥵🥰❤xariir fanaan aan jeclhy 🥰

  • @alhaadiofficial9532
    @alhaadiofficial9532 6 หลายเดือนก่อน +1

    2018 xasuus aniga iyo shukridayda maalin iidana ey tahy oo usocona beert nabada si aan ugu damashadno ayan ku dhex dhegen saneynay gariga hoomeyg ah een sareyn markaas❤ ilaa hadda wada socana waxan rajeya ina is gursanno insha allah ❤😢

  • @ifraaxaxmed1783
    @ifraaxaxmed1783 ปีที่แล้ว +5

    inta 2023 dawatay heeskan igu qabta liken

  • @SakariyesiciidMuuse
    @SakariyesiciidMuuse 7 หลายเดือนก่อน +7

    Still 2024😊

    • @Abdalejota
      @Abdalejota 3 หลายเดือนก่อน

      sidokale😅

  • @hassanabdi7242
    @hassanabdi7242 7 ปีที่แล้ว +16

    eesh qiyasak hees iyo badh 👏👏👏 #xariir 👌👌👌

    • @faissalnour2244
      @faissalnour2244 6 ปีที่แล้ว

      Hassan Abdi rryukhccnm
      .....

    • @mtiger9345
      @mtiger9345 3 ปีที่แล้ว

      ❤🧡💛💙💜🤎💙😅😆😁👌👌👌👈👉👉💋💋💋💓💓💓💗❤❤❤❤⚘🌹🌷🌷⚘⚘⚘🌹🌹🌹🌹🌹

  • @nimcoabdi5850
    @nimcoabdi5850 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta wn dhagesan jiray anoo 16 ilaahdana wn dhagaystaa kamadaalo hhh2022

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 ปีที่แล้ว +19

    wwwwww asal caadi ma aha dhalintu hidaha iyo dhaqankena. lagu soo ban dhigay qurux walhi xariiir halyay sare 😍😍😍😍😍😍

    • @abdifatah-Yare
      @abdifatah-Yare 7 ปีที่แล้ว +1

      heesaha xariir waad Ku haysataa malaha midkasta waan kugu arkaaye 😂😂😂😂😂
      ciid Mubarak huno

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 ปีที่แล้ว

      abdifatah yare hhhhh maya iga waayi mayso huno xariiir Ahmed Abdulaahi legend ddsi special jarar jano fiiri gaar ay ciid wanagsan huno mcn 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @abdifatah-Yare
      @abdifatah-Yare 7 ปีที่แล้ว

      muna Love Ddsi ilkacas ahayd waku kaa .wadani dhab ah

    • @iamdhaani5884
      @iamdhaani5884 7 ปีที่แล้ว +1

      muna love ddsi adiga iyo miid kale oo isnaa ayaa ugu qorantaahy jigjiga caday dds malinksta waad dhax jogtaan hhhhhhhhhhhhh idnkaa yutbka inaa casiyeey walhi naga taakan

    • @nabadoonsomaliyed8571
      @nabadoonsomaliyed8571 7 ปีที่แล้ว +1

      muna Love Ddsi allow ii dhowr walaalahay ddsi

  • @jamalgarad8838
    @jamalgarad8838 4 ปีที่แล้ว +3

    2 08 2020ka 3 15 pm ayaañ daawanayaa like ta ii saara ilaa waxaan daawan jiray 2017kii I love you song

  • @maxamedjamaal1160
    @maxamedjamaal1160 ปีที่แล้ว +2

    Heestan is the best waxa dhagaysanaya ila manto ah 2023 😢

  • @maxamedibraahim8791
    @maxamedibraahim8791 5 หลายเดือนก่อน +1

    24/6/2024 wa kulankeni ugu Dambeye hestaan wxn uqaadi jiray gbr an jclan jiray Ila iyo hdne an jclhy iyadana sidoo kle i jcl wan ku jeclahay mcnto qamar ❤❤❤

  • @farhiyamohamed241
    @farhiyamohamed241 4 ปีที่แล้ว +14

    Cod macaan iyo hees isoo jiidaytay xariir ahmed wish u best ever

  • @aliyaaahmadali4474
    @aliyaaahmadali4474 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees ad qurux badan❤❤❤ markasto meel ila joogtid baan farxad maqsuda

  • @ahmeddahir4305
    @ahmeddahir4305 8 หลายเดือนก่อน +2

    Still 12 abrl 2024

  • @bahjamaxamed7680
    @bahjamaxamed7680 4 ปีที่แล้ว +4

    Thank you very much my brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedbashirabukar9038
    @mohamedbashirabukar9038 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 August yaa daawanaya Heestaan ismuuji.✌

  • @Hamsevicos
    @Hamsevicos ปีที่แล้ว +1

    Macdan iyo adaa iiga mudan dhayman ❤😢🎉

  • @queenhanaa833
    @queenhanaa833 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayyy🥺❤️heestn waa jeclaha lakin marxalad adag ku jiraa jaceyl aa 2year soo waday baa bur buri raba 😭💔

  • @bahjahussen3556
    @bahjahussen3556 2 ปีที่แล้ว +6

    Jàh hèsteydi😔🥀❤

    • @Chadmali
      @Chadmali 2 ปีที่แล้ว

      Hi bahja

  • @naasirbarud6773
    @naasirbarud6773 6 ปีที่แล้ว +11

    Asal waan ku haysta heestan
    Man luulay

  • @AhmedHassan-oc1sg
    @AhmedHassan-oc1sg 6 ปีที่แล้ว +34

    Wooow you don't know how long I was searching for this song daammnn bro I love it

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว +6

      I’m glad you found. Enjoy and thanks for visiting our channel.

    • @AhmedHassan-oc1sg
      @AhmedHassan-oc1sg 6 ปีที่แล้ว +2

      Any time bro thanks again

    • @yasminayeyokoris7824
      @yasminayeyokoris7824 6 ปีที่แล้ว

      Yes

    • @Kingcapdikadir
      @Kingcapdikadir 3 ปีที่แล้ว

      I am like you by alah pro

    • @muxudiinmoddel916
      @muxudiinmoddel916 3 ปีที่แล้ว +2

      Markastood meel ila joogtid baan farxad maqsudayee ha iga maqnan mar qura ilaah mawdku kaa qariye (26..10..2021..) yaa igula raxesanayo heskan gacanta so taga inta ika dambeeso

  • @bahjamoh5718
    @bahjamoh5718 2 ปีที่แล้ว +2

    Heeta kaliyen hees ñalaga siyeye xarir thnks

  • @bahjaomar1774
    @bahjaomar1774 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestaydii🥺❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka codka xariir axmed yaa dawabaya 2023

  • @ShuaybmuktarMumin392
    @ShuaybmuktarMumin392 หลายเดือนก่อน

    15 November 2024 still favourite ❤ song ❤

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa ila dawanaya ❤️🤣💃🤞

  • @don-hero21
    @don-hero21 14 วันที่ผ่านมา

    Hees iyo bar weeye 🔥Anyone 2024👍❤️

  • @بشيراسماعيل-خ1ث
    @بشيراسماعيل-خ1ث 4 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaaw xariir axmed masha allah 💝💝🤙🤙🤙👍👍👍👍👍👍💝💝💝💖💖💖💖💖❤❤❤

  • @hamsedawlad525
    @hamsedawlad525 2 ปีที่แล้ว +4

    I like the music very much pless to the hand that beat it.

  • @salmanhightech2161
    @salmanhightech2161 7 ปีที่แล้ว +104

    Wixii daroood ah kun like baan rabaa

    • @ahmedjama2285
      @ahmedjama2285 7 ปีที่แล้ว +4

      samiir maqtal kkk.magaca aad shegtay wuxu ku qurxon yahay garowe kismayo gabaharay lakiin dds darodka kale iyo umadaha kala ama laga jecelyahy markay jogan somaliya waa nala darod xaga markad tektid baad ogan

    • @mojo-vl3en
      @mojo-vl3en 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Jama si wanaagsan ayaad oola hadashay meelahay ku badan yihiin inuu sheego ayay ahay,
      Inkastoon kasoo horjeedo in soomaali lakala bixiyo walaal.

    • @abdinasirxassanyare1152
      @abdinasirxassanyare1152 6 ปีที่แล้ว

      Daaaaroood la aaan baa ka dhacdey

    • @jamaladem9945
      @jamaladem9945 6 ปีที่แล้ว

      somali free school kuu saray lkn taan hees maha waa gabay

    • @ayaangeelsugestyle4294
      @ayaangeelsugestyle4294 6 ปีที่แล้ว

      somali free school hawiyene maxaa ugudiiday

  • @luulyuusufluul9244
    @luulyuusufluul9244 2 ปีที่แล้ว +4

    2022 Yaa dawaanaayo😂😂

  • @anascayka2105
    @anascayka2105 6 ปีที่แล้ว +11

    Bahja sxbdeyda rumaaad wlhi aaad ayaan ujclhy wlshy wxba imadhaanto😘

  • @MATAANoffishical9791
    @MATAANoffishical9791 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyada qofkastoo dulsaaran wuxu leyahy xusuus aad uqorxoon markuu xasuusto aw ku raxaysto heestan waxanbku xasuusbtaa habeen aroos an ku ciyaaraynay ani iyo gabdhii iigu horaysay een jacayl uqaaday haveenkaasi ma aqaan habeen iiga xiiso badnaa waanku jeclahay ilaa waligay ma ilaaei doono gabadhaa sidaan isu jacaylayn iyo siday wax noqdeen ismalahyn wakhti baa idnkala gayn aduunka intaan saaranhay sidaan kuu jeclaaday lagama yaabo inaan ujeclaado xusuus taadu meel bay iigu qoran tahy hamda wakhtigu waa 2017kii 11/13novenbar

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 ปีที่แล้ว +4

    Xariir axmed 2022 cod kii oo qofa

  • @saaboc-raxmaan.5275
    @saaboc-raxmaan.5275 2 ปีที่แล้ว +73

    Whenever i listened this song i cry for remembering bad days😔

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว +26

      Sorry. I inshallah you will a better days rest of your life.

    • @ahmedsuleiman.a
      @ahmedsuleiman.a 2 ปีที่แล้ว +7

      Sorry wllo qli, but bad things happen in life just to remind us of good days that are filled up with pleasant surprises ahead of you. No worries good or bad nothing stays forever. Don't sweat it.

    • @makeyourfirstbillion
      @makeyourfirstbillion 2 ปีที่แล้ว +4

      Isku day abaayo imaad soo xasuusato maalmaha fiican

    • @maxamedcarabey6791
      @maxamedcarabey6791 2 ปีที่แล้ว +3

      Mantay waxan xasustay waligi an yara 😢🥵2022

    • @Chadmali
      @Chadmali 2 ปีที่แล้ว +4

      Hi saabo inaad fiicnahay rajaynaya 😊

  • @user-AHmeDshakti592
    @user-AHmeDshakti592 5 หลายเดือนก่อน +4

    16/7/2024 ❤

  • @khadardayib9217
    @khadardayib9217 3 ปีที่แล้ว +4

    2021 /09/19 🥰 hees mcn

  • @hamsetaani5338
    @hamsetaani5338 2 ปีที่แล้ว +2

    Tani Hees Wey Dhaaftey, Ereyadeeda Oo Kaliya Wax Loo Dhigaa Ma Jirto, Waxa Ka Daran Codkan Halaasiga Ahi Ee Xariir.
    Eesh Calaa Hees ❤

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 2 ปีที่แล้ว +10

    Woooow Amazing voice brother 🔥🔥🔥🔥🙈💯🙏🏿

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 2 ปีที่แล้ว +3

    One the best 100 songs of all time

  • @abdulwiitalfanan7947
    @abdulwiitalfanan7947 ปีที่แล้ว +1

    Magacagu ii noqoy malab sidisiyey bahjoyy
    ❤❤😊

  • @Qoordheer33
    @Qoordheer33 2 ปีที่แล้ว +14

    I never get bored this❤❤

    • @Chadmali
      @Chadmali 2 ปีที่แล้ว +1

      Hey

  • @Rizkhan3
    @Rizkhan3 5 ปีที่แล้ว +6

    Asal wlhi waa hees iyo baadh 2❤️2❤️

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 2 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmed leged fanaan qaran noolow inta nolol jirto

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 3 ปีที่แล้ว +2

    #2021 haddaad ciidda #awgeed usoo gashay awoowe #like ta iyo #lovka igu dhacsii #suulku kumagodee

  • @hassandakanedakane2341
    @hassandakanedakane2341 3 ปีที่แล้ว +4

    Walahi hestan markan dagesto dareen goni ayey iguu dalisa
    Wayo hada kahor ayan waxan jecladay gawar Edoo dashay oo Bahajo ladoho
    Isku meel ayan kunolen
    Walahi jeclka walalnimada wax kaxuun malahan wayo gawada waxey gawar qurux Allah udameyay runti jacel dhab ah ayan uu qadhay lkn nasib xumo si an jacelka oguu shegto ayan kasi wayee 🥲🥲🥲said ayan uu yaraay wagaas 🥲🥲🥲🥲walahi jacelku indho malahn
    Blse nasib wanag gawada weey ifahantay wayo hadan wayo sacad quraa waan iskaa ilmeyni jiraay 😭😭😭😭caku iyo caruur nimo

  • @AbdisamedMuhumed
    @AbdisamedMuhumed ปีที่แล้ว +1

    INTA 2024 DAAWANAYSO LIKE SAARA 😂

  • @pjdire
    @pjdire 2 ปีที่แล้ว +3

    i dont care what anyone says.
    this is his BEST SONG of all time.

  • @muktarabdinoor2311
    @muktarabdinoor2311 3 ปีที่แล้ว +3

    Hestan wey igagathantahay wlx ❣

  • @emmetional7872
    @emmetional7872 4 ปีที่แล้ว +3

    Maamustaaadu waa mid qaliya😭❤️💋wuuwing💋

  • @ahmedyasiin6187
    @ahmedyasiin6187 4 ปีที่แล้ว +4

    Woow mashaa,allah
    Axsan sowd iga dheh

  • @ahmetsultan26
    @ahmetsultan26 3 หลายเดือนก่อน

    One Of My Favorite Song, 😢❤

  • @cabdiraxmanelmi3465
    @cabdiraxmanelmi3465 7 ปีที่แล้ว +32

    gabadh Bahja la dhahoo 18 year ah baan doonaya
    magaca love bn ku ahyba

    • @cabdiraxmanelmi3465
      @cabdiraxmanelmi3465 7 ปีที่แล้ว +3

      intii bahja la dhaho love bn idinku ahy 💘💘💘💘💘

    • @abayosomali6184
      @abayosomali6184 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @bahjoismael3130
      @bahjoismael3130 6 ปีที่แล้ว

      Cabdiraxman Elmi hhhhhhhhhh

    • @bahjoismael3130
      @bahjoismael3130 6 ปีที่แล้ว

      Cabdiraxman Elmi 💕❤️❤️❤️🌸💋💋💋💋💋💋💋

    • @bahjabilan2912
      @bahjabilan2912 4 ปีที่แล้ว +1

      Cabdirahman Elmi tnxx wllo 💞💕💞💕

  • @abdifatahyusuftahir6880
    @abdifatahyusuftahir6880 3 ปีที่แล้ว +2

    Maan Lulaay Macdaniyo Adaa Iga Mudan Dheeman..Fav 🎵….. June-23-2021🤍👍

  • @daimankorane6597
    @daimankorane6597 3 ปีที่แล้ว +10

    mashallah this is a good song keeping going on mr xariir axmed the lendency one and the only one

  • @ayniihussein9532
    @ayniihussein9532 4 ปีที่แล้ว +8

    Absolutely This song❤💯💑❤

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 ปีที่แล้ว +1

    gabdhii ugu horaysay ee aan jeclaado bahja la oran jiray

  • @asiyomohahassan9622
    @asiyomohahassan9622 ปีที่แล้ว +1

    5/10/2023 haben jimco ah 😫🖤

  • @shamsudiinadar4139
    @shamsudiinadar4139 3 ปีที่แล้ว +1

    Ya da wanaya 2021👏👏

  • @maxamedqoslaaye5313
    @maxamedqoslaaye5313 3 ปีที่แล้ว +2

    4sano kadib cwa ayaan dhagaysanayaa😥✋

  • @cabdirisaaqMuslim
    @cabdirisaaqMuslim 2 หลายเดือนก่อน

    Xariir ahmed ilaa barigii uu maka rafoonka qaatay ila hada tageero lanbar kow u ahay 2024