Aniguba go,an Ayan ka gaaray balse wan u xiisay 5 sano oo an wada soconay kala fogeyn hadana muran kenii oo batay kla tag Ayan door biday lkn wa ay adag thy qalbiga Inu si deg deg ah ku sabro 😢😢😢
Kalgacal Aan Cunaha dhaafin Run iyo Been kula Caweeyo 11/28/2023 maalin aan iloowi dooniin ee talado ee tahay qalbi jab aan dareemyo insha Allah maalin wuu dareemi doona iskana
10/2/2023 12:10 habeenimo Hadad ifka igu cidlayso Hadad ciirsila itaagto Labadu ii hal cayne Aniga hay Kala cadayn By by💔 Ilahow qalbiga ii qabooji Oo si fudud maskaxdayda uga saar
Cawa ayaan Qof Aan In Badan Soo Jecla Go aan Ka Gadhay Markan Muran Iyo Khilaf Ka Bixi Wayinay Waan Jecla inan Isku Noqono Lamane lakiin Way Dabeecad Xumatay Waa Qof Wxy Jeceshahay Donayisa inay Samyiso Inta Anan Guri itan Wada Tagno Muran Iyo Khilaf Noo Ahan Lahayid Wxn Goaan ka Qatay Cawa Waa Bil Ramadan 27 Ayay Marayisa Waa Habeen Khamisa 2/4/2022 sacadu Waa 2:06 Habeenimo wxn ilahay Ka Baryay inuu Qalbiga Si Sahlan Iga Masaxo Qofka 😭😭😭
Waanka xumahay sxb aniga xataa cawa ayaan go.aan ka qaatay qof aan mudo 2sano xirir jcl soo wada wadnay muran iyo khilaaf kadhamaan weynay cawa waxan go aan ku gaaray in aan free nolashyda siiyo ayadana iga nasato waxan ahay qof qurbo joogo ayada africa jogtaa sanad walbo inaan arko ayaan 18saac diyaarad usoo raaci jiray balse cwa go.aan ayaan ku gaaaray jecl iga maqan inaan raadin mardanbo alle calafkyga mid ila jogto is fahano haka dhigo qarash iyo qiiraba wey iga dhamaatay go.aankaaga waaku saxan tahay adigana ana keyga wanku saxanahay
@@sharmaakesheekeeye8871 insha Allah Labadeenaba Wll Wax Khayr qaba Ayaan Ilahay Wayidisanayina llkayow waa Bil Ramadane🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Aniguba go,an Ayan ka gaaray balse wan u xiisay 5 sano oo an wada soconay kala fogeyn hadana muran kenii oo batay kla tag Ayan door biday lkn wa ay adag thy qalbiga Inu si deg deg ah ku sabro 😢😢😢
Sorry wll alle qalbiga haku qabojiyo 😢🥺
@@sharmaakesheekeeye8871 sorry wllkey mcn wx walwo waa qoral i.a mid wanagsan alle haku sahllo😢
2024 noloshed sanakee igu xuma iso Mary allahow qlbiga ii daji iso ducay
@@sagalclahi6690 abayo waxkasta kheyr Alaha kuugu dhameeyo
Anoo nolol kugu casuumay qalpiga calan kaga tagay hadii dookhuu waa cajiibee markastaa aad cibaaro keentoo😢 cawaa waa haabeen ii madaw goaan qaado waan islyey mana qaadan karo kolba anoo qoraal u diray is arkaya isagoon ila soo hadal oon isoo jawaabin
😢😢 ilahay jacayl dham qalpigayga haka masaxoo 2024/2/8😢isoo
Duceeya sanad walba qofkaan bartoo waan
Ka niyad jabaa sand walba waa ii murugooo iyo caalal
@@ZafaHassan-e7z l hope in aad nolool aad ku faraxsan thy aad haysatiid wllo mcnnn 😍🫶🏼
Abayo qalbiga alle haku qaboojiyo nolol wanagaan haku siiyo 😢❤
Anoo nolol kugu casumay 😢qalbuga calan kaga tagay hadii dooqa wa cajib ee markasta cibaaro keento mid kle cashaqa bar sii😭😭😭
Waw Suber Waxbaa ka Dhacay axsan hees iga dheh Hodan
Ilaahow nin i qalbi jabiya ha itusin
Amin walalo , wax fican maha Ana arkey
Raga somalida ciladoodu wa guur badni ayagoon xaqa sida lo qaybiyo aqoon😢 miyaysan alle ka baqin
Alxamdullilah maantaba waan ka fcnahay 2anni fa alx
Hadaad ifka igu cidleyso 😢 waa iska Xaal aduun😢
Anoo nolol kugu casuumay qalpiga calan kaagataagey hadii dookhu waa cajiib markasta aad cibaaro keento midkalee caazhaqa bdha siiso 💔
Hadaad ifka igu cidleyso hadaad ciirsilo itaagto labdu waa ii halacayne☝️🙏
19/2/2023. 9:09pm✌️📝🖋️🖋️🖋️
Mid kale cashaqa badh siiso 💔😭
qalibiga walee nin soomali hadaan calan ugu taaga anaab kawaalan
Hodaney calosha ihurisay 😭😭😂
Tolow heestan yaa sameeyay abwaankii sameeyay walaahay waa uu abwaan dhaafay calayk calayk
sxb.wax.sameyay.sakariye awaare
Waaw waaw waaw masha alaah waa run hesta mesha ay socoto ❤❤❤💞💞💞💟💟💟💚💚💚🌷🌷🌷💐💐💐⚘⚘⚘💋💋💋👏👏👏👍
Hadad ifka igu cidlayso hadaad ciirsila itagto labadu wa ii hal caynee aniga hay kala cadeeynin😏😏
Qalpiga😢😢😢😢
2024 😢😢
Cajiib eesh cala
Amine inader ❤
Ma Ada lagu guday hadad hanan weydo afarba loubaray nocorabo qofka qaligisa rabo ayu racaya allahayow ronanlaheda qofba qofku dono inla racsiiyo
Legend waa sidaa sheegtey ayada looma Gudin😂😂
Amin ❤
waalee waxaab ku dhigatey karabaashakaan caadi maahan nola mey yaqaan ninmakasoo maaliyeeda hees iyo bara waaye
Cidnaba ankula simeynin hadad ciil igu abuurto midkale cashaqa badh siiso
Heestan xasuus bay igu leedahay😢
Colo iyo nabad kii ku deeqa go.aan cwaba ka qado🫵🥺
😔😥🥺hadaad ifka igu cidleyso hadaad ciirsila ii taagto
Ax ax xaqiiq weeyan
Kalgacal Aan Cunaha dhaafin Run iyo Been kula Caweeyo 11/28/2023 maalin aan iloowi dooniin ee talado ee tahay qalbi jab aan dareemyo insha Allah maalin wuu dareemi doona iskana
Colka ayaan wax kuhelaa soo daa cadowga aan dadka kabartee col naag horjoogto col maaha tolow malaga roonayaashi baa
2021)2:34 maalin talado
19/9/2023 🥺
2024
Jelous its very dangerous ❤
👍👍👍👍🥰
😭😭😭🤲🤲🤲😭😭😭
ina adeeray ma, invisible guriga igula nool miyaad tahay maxaad iihafraysaa
♥️💯💋♥️💋♥️🤙
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Nolosha wada cashara col iyo nabad kad donto cawaba go aan ku
qado talana yay kula cuslan🤮😏
Axax
Anayiga hadlysaa
Alow qalbiga iiqabooji Waxan sameeyo ma aqane
Sorry walhy qofkaan mustaqbal kaygii kuwayay ban manta wayay
I alow samirika iibadi
Amen
🥺 niyada qer ushega abayo waxan waa adun Hana is racan
just hore u soco macaney way iso marty lkin jacayl bes ahaa ismanu arosin xili hore ilaahay iga qabty mcney dulqado tasbiixda badso wllo
😢😢
😓😓😓😓
Dumarkiinaba idinkoo nimankiina idiin jecel ayaad qof kale ka raacdiin
Ma hubta
adiga ma hubo🥺😂
😭😭😭😥
Ax ax
Col ayay kataqaan intee taalaa peace martin Luther king Malcolmax John of Kennedy when they talking about peace get assassinate don't even talk about
H
10/2/2023 12:10 habeenimo
Hadad ifka igu cidlayso
Hadad ciirsila itaagto
Labadu ii hal cayne
Aniga hay Kala cadayn
By by💔
Ilahow qalbiga ii qabooji
Oo si fudud maskaxdayda uga saar
🥺sorry wll
Anoo nolol kugu casuumay qalpiga calan kaga tagay hadii dookhuu waa cajiibee markastaa aad cibaaro keentoo😢 cawaa waa haabeen ii madaw goaan qaado waan islyey mana qaadan karo kolba anoo qoraal u diray is arkaya isagoon ila soo hadal oon isoo jawaabin
😢😢 ilahay jacayl dham qalpigayga haka masaxoo 2024/2/8😢isoo
Duceeya sanad walba qofkaan bartoo waan
Ka niyad jabaa sand walba waa ii murugooo iyo caalal
Nolol ka qurux badan raadi aduunku halmar maha waligana hays dhiibin
@@ZafaHassan-e7z hada xaladaadu side wllo😭😭
😢😢😢😢😢😢
😢
😢
😢
😢
😢😢😢