MURSAL MUUSE IYO HODAN ABDIRAHMAN | WAD LOO FILAA WALI NOOL | OFFICIAL VIDEO SONG 2025
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Copy Right Protected By Liibaan Jama 2025
XASUUSTII
CUMAR NUUR BAASHARAX
IYO
SITEEY QOSOL WANAAG
MUSIC BY: A/WAHAB ANTAR NAAJI
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
😂😅😂
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hestan abahey iyo hoyadey aya isla dhageysan jiren iyago dhalin yaro ah adna isku jecel mantana aniga dhageysanayo ku celiskeda owlad jaceyl lagu dhalay ayan ahay in kasto family bur bur yimid lkn jaceylkoda wey iga shekeyen ana hoyadey ba iso korsatay waxan leyhy jaceylku hawaro❤❤
Ayyyyy Awlaad Jaceyl Jaceylku Hawaaro Awid ❤❤❤
Waw awlaad jacayleey salaama
Xasuuus ❤
jacaylku waa Nolol Alhamdulilah
Ayy axya jacayl❤❤
Mursal shasga qurux badan ❤❤ from Djibouti 🇩🇯 waa jecelahay Hodan habo Allah guu daayo faamilka
Heeestan wa marki igu horeysey qalbigana way itabatay 😢 ax ya jacyl❤
Masha Allaah ! Si fiican ayey u qaadeen Mursal & Hodan. Ilaahay ha xifdiyo ! Waa xasuustii Cumar Nuur Baasharax iyo Siteey Qosol wanaag ! 🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉
Lkn ereyaday ku heesayaan qalad ahaa ku jira...
@@aqoon-kaabechannel8625 hafeef horey sii dhigteen boowe. Weynu u cudur daareyna.
@@aqoon-kaabechannel8625Haa erayada qaar bey qaldeen
waxani hees wey dhaaftey bal dhago uxiro kadibna jawi dagan ku dhageeso😭😭❤️
Sow maha 😂
Hadaan kula Dareemay 😢
@ sow ma fadhido🥹❤️
@@sundusdaahir12🎵🎶 💯👌
Omg😢ana hada ku dhagey sanyo kwrn jawi dagan
Hodan illahay dabecaad iyo wanaag waa iskugu darey . Hesahaa wey Hulataa . Allaha ku xafido huno . 😊😊
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo Biira Kheyrka Kafaideyso wll
Hees kadaa saruulkii illahy meesha mala caadi ma tihide
Sister qeerka ka faaidayso 😊@@zamaqalpih8369
Mashallah ❤ barteedaa dhigteen xasuustii Cumar nuur basharax iyo SITEEY qosol wanaag
Heesta aqoon una lhid bal dhageyso siduu u qaadayo wa qalad warla weynta weydiseene miyaa hhh
MURSAL MUUSE IYO HODAN ABDIRAHMAN Maasha'alaah. Heestaan waa cajiib haddii Mursal iyo Hodan marka kale isla qaadeen walaahi GUUUUUUUUUUUUL. AS ALWAYS LIIBAAN THANK YOU
Waa hees aad u macn inta iga danbysa 11/1/2025 wan idin salamayaa👋❤️
Alxllhh waan haystaa wehelkaygii ilahoow iidaa calafna iskugukeen dar❤❤❤❤ Alla ma adookale😊
Anaa kaafuraayo
Ayyyyy codka Hodan abdirahman wuu fadhiiyey🎉❤❤
Ilahy hy ilaaaliyo qofka aduunka ugu wangzn baa wehelkyga ah😢❤
Alle ha ku dayo wll ❤
Ninba wayihiisa walo loo tumaa!❤
Asigana maxuu yiri
Ninba waa yihiisaa waran loo tumaa 😅😂😂😂
Heesihii hore waa ku fashilmaan wajiyo xuntaan
Xataa erayada iskama saxaan cajiib
@@dayofthedaydayoftheday9555 banaadiriga ad afarta qof ku dhagaystaan bay calamka idinka iibinayaan suga ha dagdagin
Heesaha Banadiriga is another level ❤thanks mursal& Hodan
To born in artistry household for legendary artists parents is what makes Hodan unique from her pals in this generation's music singers and she can be easily categorised as the best female somali singers of our time alongside with the queen(Fiska) and boy oh boy Mursal is a talented singer💯They rocked this classic🥰😍
ERAYADA AY QALDEEN
1- Wali geel wardheer jira
2- Walalweyn ka weyrixisee
3- Ninba waayihiisaa waalaloow u tuma
Waa Mursal intaasi
1- Waheey aduunyo
2- Werwerka dhaaf
Intaasna waa Hodan xataa lahjada waxa u dhow Hodan waana intay Muqdisho ku dhalatay malaha
Khadra dee lol
Haa sax Hodan, mahadsanid@@inacabdirisaaq6529
Hargysay ku dhalty wlal
Waran loo Tumaa ma ahan 😢 Waalo Loo Tumaa dheh Ish
Ar Mursaloow Xeerada Xamarigaa Dhexda uga Fadhisaa 😂
Si kale Tan Hees iyo Nus Waaye Super 👌
Hestan wan waxan dhageysanaya 04/01/2025 Wa iska xal adun wey iska dhamane
Wey dhamane insha alh waqti dib uxasuusan doonto oo aad bogsatay baad arki doontaa insha alh ❤
Wow❤❤❤❤❤ waayo waayo iyo hees banaadiri aan aad u jeclaa.
Hodaney inanka unaxariiso waxani cod way dhaafeene m.a❤
Amazing waàe heesta OH😱♥️
Inta tiktok ka soo aragtay soo raadisay😂❤
Ani😢😅😅
Waan jognaa
Waa Xasuustii siteey qosol wanaag iyo cumar nuur baasharax
Inta TikTok kaso aragtay waan idin salaamayaa🫡😂
Waan ka qadney
💙Ninba wayihiisa walo I ttumaa wacadkii jeceelka hadaad webi ku tuutay warkaan waraar ka sugaa 💙😭💔😭💯
The original dhageystaa tooo 🤩🤩🤩🤩 well done hodan iyo odaygeeda
riwaayadii kibirkii beerta ereyadii axmadey cabdi gaashaan codadka baasharax iyno siteey qosolwanaag
Wad loo filaa wali nool
Waali geel wardheer jiraad
Wanlaweyn ka weydiiseene
Is wareysta adiyo waalidkaagee
Wakhtigu ma waaree waligaa
Ogaaw
Ninba waayihiisaa WAALO loo tumaa,
Wacadkii jaceylka hadaad webi
Ku tuurtay warkaas waraan ka sugaa warriiqa yeeraaya.
WOW WOW WOW YOU ARE BEAUTIFUL MURSAL MUUSE AMÉRICAINE 🎉❤🎉
Heestan waxa dhagaystay 2019 ila hadda cawa waxan dhagaysan 2025 alx❤️❤️
Hodan wa dhal fanan ❤
Sas weyi❤
Heestan labadii Fanaan ee iska lahaa waqtigaan aan hadalkaan qoraayo waa Nool yihiin ee lacagta aad Heesta ka Sameeysaan wax kasiiya ...
Axmadey Abiibakar Alcamaari iyo Aamina Caamir 🤩
Maya wlaal waa ruwaayadii kibirkii beerta karfan saarey cumar nuur baasharax iyo siteey qosol wanaag aduunyo waayo waayo
Yasiin aleeik what a beautiful couple and à beautiful song ❤❤❤
Viva Samaroon❤
2 legends lamanaha fanaka hodan abdiraxman dheere iyo curadaka fanaka murusal muuse omar iskuwara abidikini❤❤❤
Heesta horey xamari may u aheyd😂reer waqooyi yaa xamari noogu dhiibey😅mise sidan bay aheyd heestu kolkii hore salaama mursal&hodan❤
Mursal heesta wuu keenay si fiican waliba balse 2bo meel ayuu ka qalday(wanlaweynta waydiseen maahin ee waa wanlawayn ka waydiseen waa degmo ee dadka aad walaweynta u taqaanaan maahin kkk tan 2aad (waran loo tumaa maahin ee waa waalo loo tumaa waa ciyaar waaladu koonfurta laga ciyaaro qofkii badiya ayaa loo sacbiyaa micnaha waalo loo tumaa marbaan guulaysan doonaa haddii aad i cidlaysay)
Heesta Hodan Waaa keentay Lkn Mursal Wula Fadhiistay Qeybtaas Omar Shooli bey ku ficneyd in Loo Dhiibo Old school ❤
mursal inta heestana soo qaaday asagaa ugu qatarsan runtii
nin ba waayihisaaa waran loo tuuura 👤 3 /1 /2025
MY FAV COUPLE ❤❤❤❤❤❤
Reer bey dumisey OGOW.
maxaaka galey ????? Hallow shaqo yeelo
@@khadra-km6lq reer may duminee ninka ilahay baa u baneyey 4 xaas ee rerkii baa ka furay kuwasa dumiyey ee Hodan haku sasina
0:39 0:41 0:41 0:42 0:42 0:42 0:42 0:43 0:43 0:44
Ma dhamaato miya eedu 😂 gabadhan cidna reer kamay dumine waa la jeclaaday
Reer Borama one Love😂
Si aay xushmada wax weyn unoqoto hesta ileyn dadba Lahayee ku xusa magacyadoda pls guleysta Liban studio iyo hodan io mursal xaususin fican
Heestu markay dhamaata lagu xusay magacyadooda adaana arkin
yuu xusin wuuba ku dheele
Heestaan halkeedii ayey dhigeen
Bet voice
Masha Allah lamaanaha fanka iska leh❤❤❤
Look at the crowd all standing not single person is dancing all watching mursal & Hondan.😂
Above and beyond Habo Hodan Iyo Hajigeed 🙏Full Respect 🫡 ❤
Cumar shooli Waa Bururay, Qeybta Ninka iney asaga u dhiibaan ay ahayd Waa Afaarihiisii XAMARI
❤❤❤ mashallah tabarakhallah Hodan Abdourahman iyo Mursal mousse ❤❤❤
🌴Ben Maha Warer Ka Waqtiga Kena🌴
Esh cala hees. Wlhi Mel bay i tbty hestan❤😢
Original. Baasharax iyo qosol wanaag no more copyright 😁😁😁😁
Cumar nuur baharax iyo siteey waaye original ka heeska
Wehelkii Naftaydow wacadkii jacaylka wadnahaan ku wadaa❤
5/2/2025
Walee aniga caashaqu wehelkayga weeyaan❤
Inan qofae walidakood wardheer jiirato wayay mk ❤❤❤😂
Aniga welkayga ilahaw calaf igu dar haduu qer igu jiro ❤
Qabka lo diyariyay stageka Theater ki wayo wayo u eeka hodan cadi maha wehelki naftaydow markay dhahayso yaakhi 🎉🎉🎉hodan wad nawalaysa soqad midkale wa codsi 🎉🎉🎉
Hodan iyo mursal ma cid gadha jirta oooooooof waxan hees wey dhaafay🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️
Inadernimo ❤
Amazing song❤❤❤ two légende
Warerka wakhtiga keenayee axyaa hees ❤❤❤
Dame they killed it 😊 👍 thums up cute couple manshalla who make the music??
Mansha Allah beautiful 😍 ❤️ and Hees way dhaaftay 😊😊😊
Waaaa hees macnee wayn kufadhida
Wooow King of voice Mursal muuse
aad bey ugu cod qurxontahay hodan hesaha rer xamarka❤
Dumarland nima ikentay xalkan Ax😭😭 EX ISTAHIL masha lagu arko ha turyeyo🫷🖕 🫂
Hodanteeni❤
Galab isniin ah tariikhda 6 January 2025 ayaan dhageysanaya waqtigu ma waaree waligaa ogaaw❤🎉 ehcalaa hees bal airpods uxiro koobkaga shaahana soo qaada 😂
Saan uraadinaye heestan ogu danbeyn wad so galiseen good
Welkii nafteydoow wacadkii jaceelka wadnaheyga wadnahaan kuwadaa kaamil❤
Cumar abasharax iyo siteey qosol wanaag wayo wayo
Heesi reer xamrka waa lahaysta mursal muuse🎉😅
Isku mida nahay saan uraadinaye shale dhan la'aa
Caadi maha masha Allah sound and the lyrics cajiib❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Waa lamanaha fanka
Yaan ku waayinoo kugu waalanine
Wehel ii noqoo ii wanaagsanow ❤
Abwan dabjaceyl iyo laxanka hodan abrihman
noo so badiya maawelada😀
Rasuulka fanka ❤❤❤
Waaa kaa hayaa m.muuse save waaye wlhi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Isku waara jecelka hawaaaro ❤
Ya Salaam ❤❤❤❤ best song 2025
Heesta aduunka ❤❤
eesh qiyaasak. waa iga gadan tahay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤waa wax kale🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 Hodan ❤Mursal
AU the remix of legend Somali artist and vocalist Axmed Naji Sacad.🎉
Real love i like it
Waaw❤❤😊😊😊waaaw axyaaa hees
Wooooooow Cid macan labad lamanha❤❤❤
Waaaw mursal xamari Somalia 🇸🇴 Somalia🇸🇴
Waxani hees way dhaftay 10/10👌
Wehelkii naftaydow ❤😊
qofkasta inadeerki ha guursado 😍
Wareerka waqtigaa keenaye 😢😢
Allahu manna jeynnaa minnal dayuuuuuuuuus 😢
Wehelkii naftaydoow wacadkii jecelka wadnahan kuwadaaa❤
Woooow kkkkk hees reer xamar ah na mataqanin kkkk good very nice ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇬🇧
Dhashii Fanka iyo xadaaradda
mashallah waxaa sa jecelcaa❤❤❤❤
Masha Allh Heestan ma odhan karno ❤️
wadnaha Ku wadaa..for sure ..ya Salaam