DAAWO: Maxaa kala qabsaday Taliye Shuute & Askari tuug Ah oo dilay Sarkaal Muhiim u Aha..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa askarta.loo qoraayo waaa dhalinyaro shabaab ahaaa iyo fhalinyaro ciyaäl weero ah waaa iska xaaal aduuuun wax tarkeeda adiguba qiyaaaas😢😢😢😢😢😢

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 หลายเดือนก่อน +1

    Qaadadweyn kiin zarkaal ahna dila kiina dilaaaga ahna qariya

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 หลายเดือนก่อน +2

    Dambiilaha markii tababarka lasiinaayay hadii ladareemay in uu nin dhibbadan yahay oon masuuliyad qaadi karin in la buriyeey eheed , teeda kale aabihii hadii uu qorigii laqariyay si uu dambiga u daboolo masuuliyad ma qaadi karo waa in xilka iyo hubkaba laga qaadaa nin la aamini karo ma ahan waa qiyaano qaran adoo qaranka u shaqeeya in aad dambiile qarisaa , hala toogto dilaagana, maskiinkii dhintayne Allaah ha u Raxmado.

  • @belecade9540
    @belecade9540 12 วันที่ผ่านมา

    Ciidan ayaka dhacdooda is cunayaan miya doolad noqon karaan yaab waye wlhi 😢

  • @belecade9540
    @belecade9540 12 วันที่ผ่านมา

    Kan magaca musuuba qaran kii u baxshay waa saxnaa hhh

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 หลายเดือนก่อน

    Ninka fuleeyka ah waxaa lagu gardaa markuu qof xaqdaro ku dila markii laqabto ayuj gariiraa waana calaacalaa.

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 หลายเดือนก่อน

    Ninkan udoo day qofka dadka dilay, isbaarada digte. Qofk isbaara digte waa la dilaa

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar waxa nabaday hooga iyo iyo moseenada naheeysato qofkasto dambi Galo in ey kuwo dhooni raacato ah ey badbaaadiyeen Intaan saas ku jirno marna wadankeena noma hagaagaayo ee an xaqa o heelino iskuna xogomno shareecada Islam ka

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 หลายเดือนก่อน

    Somalidii qofka ugu liito ayey ciidamada u diraan badankood ninkaan maalintii uu qaladka koobaad galay inla raacdeeyo ayey aheyd

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 หลายเดือนก่อน

    Maka hore tuug baa askari lagga dhig
    Tuug maxd ka sugi
    Waa inaan nidaam adag laso mariyo cida iidinka noqonysa
    Wabrshana lgu xidhiaa shaahddo igu yaraan degree

  • @NuuneyAbdirahman
    @NuuneyAbdirahman หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉gv

  • @joyaiyc
    @joyaiyc หลายเดือนก่อน

    warbadanaawaaa qiraal labadaba halatogto waatuugee

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u หลายเดือนก่อน

    Waxaan baa la oran shrci islaam bay wax ku xu kumaan shar tal yaani iyo balaaya kalaa shar ci u ah

  • @abiibcabdi3306
    @abiibcabdi3306 หลายเดือนก่อน

    Wali kanookale maaan arag

  • @AbdikariinAhmed-h5j
    @AbdikariinAhmed-h5j หลายเดือนก่อน

    Dil toogasho

  • @Ahmedbashi4
    @Ahmedbashi4 หลายเดือนก่อน

    Hala dili masiibo qaran kulaha

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 หลายเดือนก่อน

    Masebo karan kkkkkkkk wa ba ninqatara ee hanalagaqabto

  • @Dhulka1beerta
    @Dhulka1beerta หลายเดือนก่อน

    😅 Abukato ey magacaa uku dheleen