Xildhiban abiib kaliyaa ma mudna xildhibanimo ee wuxu mudan yahay madaxweynenimo waa Nin hadaladisa runta ka abaaro mudane xildhibaano waxan ku rajeyna in aad meshaada kaa sii waato 👏👏👏👏
10 maxamed abiib ah hadu dal haysto cadalad xumo lama sheegten..wa nin damiirkisu noolyahy culays iyo handadaad walbo so wajahdana aan xaqa ka lexan tilmaantiisa guulayso wll tageera buxdan kunahay wll..wlaalahen reer lascanod na Rabi Dhib ka ha kadul qaado🤲🤲from Burco ☝️
Anoo aad kuu taageera ilaahay ayaa xaqa jecel laakiin laakiin habato sakatalintaadu adoo ale talo saaranaaya cida dhibka wada hal meel ama hal cid hasaarin waayo dawladu iyada oo dadaalaysa ayaa waxka awoodbadan oo qoraal ale ama qadar ama fidmo ay dhacdaa guulayso xildhibaan dulqaadkana badi
He is 100% right in the failures of Somaliland not to close the border and deal with these criminals doing the killings. But as usual he will not touch the reason of who's behind the killings. He will never talk about a minute the hands of Garowe and Villa Somalia.
Lascaanood dadkeedu ha is nabad geliyaan dilku meel kale kama imin waa gudahooda arinta mudaharaado maaha waa dad abuulan oo weerar ah oo bood iyo bur bur u socda markaa ma waxaad leedahay ha la daayo wax ha bur buriyeenee sax maaha in dad la laayo lk dadkii iyagaa si khaldan u dhigaya laascoonood amnigeedu dadkeeda ayuu ku xidhan yhy dadka madax jebis ujooga wax garadkana laynaya waa og yihiin weliba dadka la laynayaa waa inta somaliland la socota xil ha hayo ama xisbi ha kujiree
Xildhibaan adiga afkaaga iyo uurkaagu Way kala duwanyihiin ilaahey iyo umada Indheergaradkiiba way arkeysaa maakhade daacada ka fog tahey Midna waan kuu sheegayaaye Markaad warbaahinta ka hadleyso Sidii gambayarta indhaha iyo afka Kolba dhan how qalqaloocine Sidii qof masuula isku taag Ileyn caalambaa ku dawanaye
@@osmandahir5993 waar anagaa wax aragney mise dad malaa.iigta laga qaadaan u jawaabaa ADEER XILDHIBANKA KA DAA AFLAGADAD TACSI BUU DIRIYAA OO ARIMAHA ILAHAY HA GALI ALAHA KARIIMKA AH BAA CALOOSHA WIXII KU JIRA OG .KALIYA AFKA WIXII KA SOO BAXA UU MAQAL YAAA XIMAAR!!
munafaq kadaba o benale ah o sida doqmaha u naxay isago ad modo dofar dibiray kani meshu ku biro ma ohinta iyo barorta iyo doqonimada u canka ku yahay ayu kuso kordhin dona duligan munafaqada iyo ebnta iyo xumanta isku darsaday oy waliba usi dhertahay dibiradisa wayn e u sida dofarka u dibiray qofka nocasi maha inu yidmado kana mid noqdo golaha sharci dejinta waa in dadka nocasa isaga la mdika laga xadha golaha sharci dejinta
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Laascaanood City in Somalia, we need to support our darood brothers and sister, they are being killed because of their tribe. This is premeditated bloodshed, by the Isaaq clan
Mohamed Abiib taariiikh da ataa ku xusi, nin adag oo qaaliya❤❤❤❤ inta daalimiinta ah ee carabka xun xumaantooda ilaahay ha kaa xijaabo. Amiin
Xildhiban abiib kaliyaa ma mudna xildhibanimo ee wuxu mudan yahay madaxweynenimo waa Nin hadaladisa runta ka abaaro mudane xildhibaano waxan ku rajeyna in aad meshaada kaa sii waato 👏👏👏👏
10 maxamed abiib ah hadu dal haysto cadalad xumo lama sheegten..wa nin damiirkisu noolyahy culays iyo handadaad walbo so wajahdana aan xaqa ka lexan tilmaantiisa guulayso wll tageera buxdan kunahay wll..wlaalahen reer lascanod na Rabi Dhib ka ha kadul qaado🤲🤲from Burco ☝️
Manshallah Tabarakallah nin cad goosasho leh ayaad tahaye cildhibaan Abiib. Allah haku xafido amin . Kuwad sidaas Iyo si ka soo wanaagsanba xil
Xildhibaan Abiib run sheeg Madaxweynaha yaasha mustaqbalka adiga iyo inta kula midka ah Alle haydin xifdiyo ✋👏👍👍👏👏👏👏👏👍👍
Geesigeesi shaley badtahay guuleyso wll❤
mansha allah ayada quranka soo qatay baa i xanujisay alah yaaa xifdika
Mashaalah Mohamed abiib xildhaban wa gesi runta sheegtay insha
We love you Xildhibaan Mohamed Abiib ♥️♥️♥️♥️♥️
Waan kufaraxsanahay adalkaaga laakiin xasuusta xadgudub adi laguugaystay maaha maanta in aad xasuustiisa kudarto guulayso marwalba dulqaadkaagu marwalba ha muuqdo hanoqom qof cuqdad muujiya noqo mid wanaàga iyo cadaalada muujiya
P
pp
Legend sare xildhibaan Maxamed abiib waa geesi cod kar ah lehna hiba iyo dhalasho soo jireen ah dhibka haysta reer laascaanood waa iidor waxa wada ee iska dhaba Dhulbahantow
Maanshaa,ALLaah xildhibaane guulayso waaruntaa
Xildhibaan Jaah wareer M Abiib✅
Ilaahay ha ku dhowro xildh m abiib ale sharka iidoor wagaashle sharkooda Ha kaabadbaadiyo
Xildhibaan Mohammed Abiib waa nin Codkara
Maansha Allah Tabaraka Allah
Waa maalintti soo ciribtirimi lahaydeen walal alle ha ku xafiddo
Anoo aad kuu taageera ilaahay ayaa xaqa jecel laakiin laakiin habato sakatalintaadu adoo ale talo saaranaaya cida dhibka wada hal meel ama hal cid hasaarin waayo dawladu iyada oo dadaalaysa ayaa waxka awoodbadan oo qoraal ale ama qadar ama fidmo ay dhacdaa guulayso xildhibaan dulqaadkana badi
Maansha Allah Guul iyo gobanimo.
Allahayaw kuwa sharka wada Naga qabo yaa rabbi wasanka noo xifdi Nagu risiq' daacadadana noo sahal
XILDHIBAAN ABIIB ALLAAH YA BAARAK.
WAA MASUULKA KALIYA EE SOOMAALIYEED EE DAREENSAN MASUULITADA SAARAN.THANK YOU.
.. .. .
Nuurka Libaaxa Odijk.
Senior Political Analyst.
Khabiir Ku Taqasuaey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
Hayley
maxamed abiiib
Thank you pro
👍👍👍👍👍❤✊✊✊
Xildhibaan xaqa cadeya keep going
Maxamad abiib......wa nin damiir kiiso nolyahay ..allaha kixafido ..wll...
Siyasi an dhageesto ..somaliyo dhan ..wa maxamad abiib......
Halka kahay
Masha Allah ibnu sharaf weeye xidhiban abiib maraa waaxid afkaaga caano lagu qabay
He is 100% right in the failures of Somaliland not to close the border and deal with these criminals doing the killings. But as usual he will not touch the reason of who's behind the killings. He will never talk about a minute the hands of Garowe and Villa Somalia.
Masha Allah Xildhibanka
Mash allaah maxad abiib
Xildhibaane ha odhan yarkow. Xildhibaan dhe xanuunka u dadka u leeyahay alkane family mayside. Saa shalaad dhalatay.
Warbal is ilaali xaqa soomaaliland lagamacadeeyee alle haku xifdiyo
Geesiga an gaban ayan u aqna xildhibankan. xaqa kama gabado noolow mudane🙌
Xildhiban mahamed abin alaha haku garab galo
Geesi guulayso xildhibaan maxamed abiib xaqa waad cadaysaa
Maansha Allah Guulayso Geesii Daacadoow.
Oo Kani miyaanu ahayn ooyaaye waar idinku is daaya gun yey gun tu dhashay
Asc xildhibaan waadmahadsanthy xaaqana waad uhadashaa guuleyso marwalba
Maxamed abiib mansha allah
masha Allah codka shacabka shaqsi marnaba aan ka gaban Runta xildhibaan mohamed Abiib yuusuf Hore usoco libaax
Xildhiban maxamed guulayso libaax
Shaqada xusbiguun baan qabtaa lkn ta wadanka ma qabatid okay thanks
Manshallah
Xildhibaan Runsheg allah haku daayo
guulayso max'd abiib
Faataadakhle waan ku ognay
Wlhy waa xaqiiq xildhibane
Abiib guulayso fariid fariid dhalay Noolow Noolow noolow
Somalia
Jaalle Siyaasad ha uga faaiidaysan ee Mushkilada Xalkeeda ka hadal
Xildhibaaaan oooooyaaaaye
MAAMULKA SL BAA DADKA REER SOOL AFKA USOO DUUBTA.XAQIIQ.
Waa nin geesi ah
SNM waa uga dhamaatay Sool, Sanaag iyo Cayn xabad kulul baa looga saarayaa.
Shugran maxamed Abiib
Cergbo Ina abiibow waa dada isku tashadaya oola shaqeeya boliiska iyo wayeelka gaboolka
Mid bana oraanya sool niin kastii usaga guurigsa Kaa Badiya ee gacanta ku so qabta qofkasto dhiib geesteya
Sheeydaan abiib
Caruureey ba. Iyagaa Ciyaal isku soo dhisay bal intuu la.eegyahay ee uu neefkudinayo bal eeg
Warkani xildhibaan maaheewaa noocalawaso
Xildhibaan Abiib run .. Yaa laynaya dadka Laascaanood?? waa su aal muhiim ah .. Ciidanka ugu badan Somaliland baa jooga sool .. marka waa masuuliyad daro ah xaga Xukuumada .. Abiib run buu sheegay walee
Xilipaan plze 🙏ha ooyin
Xildhiban waad ku mahadsantahy
Garab istaagaaga waxaa tahy xildhiban
Wanagsan
Hush
Adaadilay
waa runtii xildhibaanka reer laascaanood hoos ha loo eego
Shaki maleh in aay labo shabaab wada shaqeyaan
Dhulbahante dhulkooda iyo dadkooda ha ilaashadaan hana difaacaan cid difaacaysa ma jire
Waa runta. toosa Reer lascanoodow halkan wixii kadanbeya waa dulinimo!!🦻🦻📢📢📢
WAA RUNTII WAXAN UU KA HADLAYAA WLHI. CAR NINKALE OO SIDAA RUNTA USHEEGA HALAGA SOO HELO SOMALILAND, GEESI GEESI DHALAY , KOLAY WAAD DHIMANAYSAAYE XALAAL KU DHIMO.
WAXA KELIYA EE TUHUNKU HORYAALA WAA DAWLADA WLLEE.
Ninkaan asagoo wax qabadka somaliland kahadlaayo ma arag
iyaguunbaa isdilaya hayska sò qabtaan
Cabdi waraabe kii aabihiidilay wùusaamaxay sidaasi umuuhadal
Mr buunbuuniye
Abiib alla ha ku barakeyo dhamaan gobolka sool waa kuu mahadnaqayan
Sool iyo Awdal
@@apdirahmansuldaan8020
Qabyaalada jooji allena kacabso!
xildhibaan xaqa sheega
💪
Siyaasadaay xaal qaado.
Mikirifoonow cid waliba KU qaadatey.
Kani waa kuwa Somaliland lagu soo darsadey burburkeeda iyo iska horkeenka bulshada.
Dadka ay hantidooda jajabiyeen ma iyagaa laayay ninkani ma fayooba
Jecliyaa Mohammed abiib was wadani yaan lagu murrain😂moh abiib
Had
ina abiib waa nin run sheega wllhi aqligiii sacad muuse markii xil loodhibay ay intaa uu gartay maxamed abiib u garan wayay muuse ay
Xaqu ma qarsoomo dadbaa dhimanaya ciyaarmaaha adna waad mahad santahay
Huhahuhahuha
waa ninkaan mey doortaan waa xaq u direr war somali oo dhan kan ha loo dhiibo runtuu sheegayaa qof dilkiisa dheel dheel ma aha allaha sahlo
Libaax xildhibaan shacabka
Wlhi xilibankan waxan kujeclaade. Saxaafada. Iskamaweynesiya runti waa hogaan kudayasha leh
Lascaanood dadkeedu ha is nabad geliyaan dilku meel kale kama imin waa gudahooda arinta mudaharaado maaha waa dad abuulan oo weerar ah oo bood iyo bur bur u socda markaa ma waxaad leedahay ha la daayo wax ha bur buriyeenee sax maaha in dad la laayo lk dadkii iyagaa si khaldan u dhigaya laascoonood amnigeedu dadkeeda ayuu ku xidhan yhy dadka madax jebis ujooga wax garadkana laynaya waa og yihiin weliba dadka la laynayaa waa inta somaliland la socota xil ha hayo ama xisbi ha kujiree
Xildhibaan adiga afkaaga iyo uurkaagu
Way kala duwanyihiin ilaahey iyo umada
Indheergaradkiiba way arkeysaa maakhade daacada ka fog tahey
Midna waan kuu sheegayaaye
Markaad warbaahinta ka hadleyso
Sidii gambayarta indhaha iyo afka
Kolba dhan how qalqaloocine
Sidii qof masuula isku taag
Ileyn caalambaa ku dawanaye
@@osmandahir5993 waar anagaa wax aragney mise dad malaa.iigta laga qaadaan u jawaabaa ADEER XILDHIBANKA KA DAA AFLAGADAD TACSI BUU DIRIYAA OO ARIMAHA ILAHAY HA GALI ALAHA KARIIMKA AH BAA CALOOSHA WIXII KU JIRA OG .KALIYA AFKA WIXII KA SOO BAXA UU MAQAL YAAA XIMAAR!!
Ayaaye waa xaarami
Xildhilbaan maxamed abiib lion noolow runta ku dhimointaad nooshahay
👍
Dee wa iyaga
Xildhibaan geesibaad tahay xaqa kudhimanaya waxaanse kaaga bay,ayaa iney shirqool Kuu maleegaan reerkani! Ileyn caqlibuu ilahey basiiyaye
Alle ayaan ku dhaartay Xildhibaankaan waa geesi waana nin Xalaal ah balse bahalkaan xun ee duliga ah Muuse Biixi bulshada halaga qabto
Somaliland does care about darood getting killed, fortunate our people are being to understand this.
Reer laascanood
Aya is xasuuqaya
Ismana shegayaan
Marka ya khaladaka
Adke✌️
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
munafaq kadaba o benale ah o sida doqmaha u naxay isago ad modo dofar dibiray kani meshu ku biro ma ohinta iyo barorta iyo doqonimada u canka ku yahay ayu kuso kordhin dona duligan munafaqada iyo ebnta iyo xumanta isku darsaday oy waliba usi dhertahay dibiradisa wayn e u sida dofarka u dibiray qofka nocasi maha inu yidmado kana mid noqdo golaha sharci dejinta waa in dadka nocasa isaga la mdika laga xadha golaha sharci dejinta
Tarabuun la ciyaar
2000 oo gadabuursiya wad ka qalisantahay hadad dhimatna runta ku dhimo
soomaaliland magaala waliba iyadaa nabad gelyadeeda ilaashata reer laascaaanood iyagaa is dila oois qariya oo kala baqaya
kkkkkkk
kan Yar Ee Yaasir😅🙈🙈😅😅🔥🔥Dilaac baa ku jira wlee
Ma mawqif baa jira bahashu waa qabyaalade halkuu Suldaankiisu mar yidhaa Meel ahayn miyuu mari karaa.
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Laascaanood City in Somalia, we need to support our darood brothers and sister, they are being killed because of their tribe.
This is premeditated bloodshed, by the Isaaq clan