" Maxamuud Xaashi waa Ummad...G.Wakiilladana inta xisbiyada ku leeyihiin inleeg......" Maxamed Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 228

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 ปีที่แล้ว +19

    Ina xaashi nukliyeer muu sameyn
    Dalka iyo dadkana wax uma qaban
    Danihiisa ayuu wataa waana kursi doon
    Hanoo koolkoolin
    Xarfaan istaageeraysa
    Kkķk

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 2 ปีที่แล้ว +4

    waa ciil qabe oyaye maxamud xaashina waa sido kale hhhhhhhhh

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani waa siyaasi waanu fahmayaa in xaashi uu yahay dheeman ay lumiyeen xisbiga kulmiye nabsigooduna uu iman doono

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 2 ปีที่แล้ว

      WAA TUUG-NACAS!!!!!!
      SHARAFTII IYO MAGACII HABAR JECLO AYUU KA DHIGTAY SIDA HANTI GSARA OO UU ISAGU ISKA LEEYAHAY !!!!!!
      HABAR JECLO WAA GOB REER SHEEKH ISXAAQ AH OO XOR IYO XALAAL AH OO AAN NIN KALIDII HANTI KA DHIGAN KATIN

  • @ahmedjama3311
    @ahmedjama3311 2 ปีที่แล้ว +2

    Ina xaashi waa xisbi guuraya

  • @jaangoo7290
    @jaangoo7290 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow please people, like this guy how is possible guy like him call him self ooyaaye who do think you are you are not siyaasi you are so messed up you don't know what you are talking you about you making awdal look bad

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 2 ปีที่แล้ว +6

    Isbedelki wadani wa Tuugi Hersi iyo Oyayee

  • @muraadkadir6449
    @muraadkadir6449 2 ปีที่แล้ว +3

    Imisa ninbaa xisbiga wadani laga saaray
    Ina uurcade iyo inraahim buubaa kuwaa maxaad uga hadliwayday

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 2 ปีที่แล้ว +5

    Ruqi sowtan hilibaysatay kkkkkk

  • @abdihakiimgermany9335
    @abdihakiimgermany9335 2 ปีที่แล้ว +4

    oyaaaye dad dhintay ninkii aasay score ayaa ku xidhan ooyaayow

  • @ismailhussein6299
    @ismailhussein6299 2 ปีที่แล้ว +4

    We love you

  • @roondo9124
    @roondo9124 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkani wa Wax Garad

  • @HRU20
    @HRU20 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa caqli ciyaal oohinta iyo ilintuu daadiiyo ayaa marqaatii ah...

  • @cabdalecumer6922
    @cabdalecumer6922 2 ปีที่แล้ว +3

    Ooyaaye waa macaac wlhi waar ciyari waa galin danbe waa inooyo doorashada

  • @abdullahiibrahim9554
    @abdullahiibrahim9554 2 ปีที่แล้ว +8

    Sidaad ku soo baxday gran maayo.

  • @abdirahmanomer1645
    @abdirahmanomer1645 2 ปีที่แล้ว +6

    Ooyaaye ilinta ceshooo😂😅😭

  • @MohamedHassan-uf5qd
    @MohamedHassan-uf5qd 2 ปีที่แล้ว +3

    Garac samarooon yaa ku dirsaday adiga ooyaaye

    • @sacadmawliid7459
      @sacadmawliid7459 2 ปีที่แล้ว

      Ma adaa garciyay

    • @hanimulid7724
      @hanimulid7724 2 ปีที่แล้ว

      Samroon haduu garacyahay madaa xalala ah xaaarami

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuse siyaadadna ma hayo iyo dadnimana malahan siilaanyo iyo ina xaashi baa kursiga keenay talo reer iyo mid uu leeyahay kumuu iman wataa maantana dadka u muuqata

  • @kumeekaaley3582
    @kumeekaaley3582 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan siduu u xiiqsan yahay waxaan moodayey inuu xisbiga kulmiye uu ku jiro. Markaad waxaad ka hadasho weydo waa tanoo kale. Yaab anagaa wax aragney maxamuud xaashi adigu qaado oo cidna ha u sheegin.

  • @zermuniirchannel6395
    @zermuniirchannel6395 2 ปีที่แล้ว +2

    Buni cuqadai malin u ku cadaya aya u haya walhi oyayeh u uska hatataca 😅hadal murti lehana kuma hadloh

  • @faisanotelinoosoodirkhalil8813
    @faisanotelinoosoodirkhalil8813 2 ปีที่แล้ว +1

    Ooyaaye waajiir
    Meel fadhiyo
    😭😭😭😭😭😭

  • @ali-dk1qm
    @ali-dk1qm 2 ปีที่แล้ว +3

    kkkk weynee weynee

  • @cabdiqaniaxmed6837
    @cabdiqaniaxmed6837 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan layaabay dadka oyaaye ucudee yay macid dhaantay waayen

  • @nasirawil1232
    @nasirawil1232 2 ปีที่แล้ว

    Afka wuxuu ka dhawray kaliya xildhibaanku m.biixi waa ciilqabe lakiin se kale ayuu umada wax ugu sheegay

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk kii oroMka ka ahaa ee ooyaaye

  • @sucadcalideek4875
    @sucadcalideek4875 2 ปีที่แล้ว +1

    Ooyaye😭😭😭😭😭😭😭

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 2 ปีที่แล้ว +1

    mujaahid Maxamed kaahin ahmed ayan wadana HadanU nahaY Besha Habar jeclo ❤️🥰❤️

    • @skaba6390
      @skaba6390 2 ปีที่แล้ว

      Halkaa kaga hay

  • @kaysehasansaleban4762
    @kaysehasansaleban4762 2 ปีที่แล้ว

    Muse midbaan ku taagersanahay group kii Kulmiye ee hantidii dadka magacii dawladnimo ku dhacay banaanka ayuu dhigay TAAS WAAN KU RAACSANAHAY MUSE BIIXI

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    sideedaba binu adamka waxay nacan qofka wanagsan ee qiimaha leh binu adamkana abaal malaha Mahmuud waxan leeyahay hore u soco geesi la holin kari wayaay adabaa sii ogayd kuwan kulmiye manta cidla ayay fadhiyaan iyagaa kuu bahan uma baahnid waan huba mahamuud hadii xusbi raaco kaas inu guulaysanayo waa hubaal

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 2 ปีที่แล้ว

      Intaadan taageerin Maxamuud xaashi! Adoo ilaahay ka yaabaya taariikhdiisa did u raac ! Meeday cashuurtii umadu? Somaliland wuxuu u sii horseeday kala qaybqaybin iyo qabyaalad ,isagoo weliba denbiile ah ayaad shacabka u tumaysaa wll

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedyusuf7439 aanoo ilahay ka baqaya maxamuud maaliyada ma hayn cashuurtana ma gurayn kuwii cunayay ee gurayaay iyo kuwii khasanada ku hayayba wa beesha habar awal maxamuud xiligii uu dowlada ahaa dowlada guulo la taaban karo ayay sameeyeen
      MaDAXWAYN Ahmed silanyo wuxu dhisay wasaradahi dekadii ayuu suuq u doonay oo la dhisaya wadooyinkii sanag ragadiyay buu dhisay waasaradahi ay ugu danbaysay 1943 buu wada shisay schooladii baay dhiseen khatumo ayay la soo heshiiyen prof dalkaa ka maqana bay soo celiyeen ciidmadii bay derajada sudheen school faro badan oo kun school ku dhow bay dhisen gabalada odhan ayay kor u qaden wax qabdkoodii waa laga faajaacay maxamuud madarka loo dhiibay madarkana lacagta waaki cadeeyey wuxu yidhi ka dhisaya ma ahayn anigu lacagtana anaa diiday inan mamauuslo marka lacagta muu maamuulin shaqda ayuu maamuulay sida barta ka cadeyey
      hadaba ilahay maba garnaysid duli baad ilahay aqoon sharfna lahayn adiga aabaha baa tuuga oo cunay xoolaha umada warya sidiina gaaajo kuma korin maxamuud mahamuud walakii wa ragii u horeyey bbc ka shaqayay waana ninki masar u fadhiyay somalida markay isku jirtay
      hadba ha lagugu dhaarto dadkiina gaajada aya wax booba oo xaranta cuna
      wixii aad xadeen odhan ayaad boodh ku qarisaan tuugu dadka kale tuugo ku sheega maalkii umada idinka khasanadahoodii hayay dhowr dowladood ha ku khaldin maxamed xashi cilmi oo tuugo looga eeryay malaiyadii uu hayay iyo mahamuud xashi ha isku khaladin maxad xashi cilmi ayaa maaliyada musuqmasaq looga eeryay markaasad kala garan wayday
      mahamuud hashi aan kugu celiyo ma ahyn kan cashuurta gura mana ahayn kan maaliyada xadaa marka ma waxad leedahy kuwii soo xaday baa wax ka siiyay mise waxad leedahay xoog buu kaga qadi jiray ma khanada dowlada ayuu ahay maxamed xashi cilmi ha ku khaldin maxamuud xashi cabdi kala baro magacayda rag kala baro ka lagu eedayeey wax iyo kan aan shuqulba ku lahayn meel xoolo laga qato
      hadaba suusha waxa weye meel maalki umada sandkan maxa la qabtay shaqo qaran baa lagu meeraysa dowladiin halki ahmed silanyo iska foogeey ee wasiiradiisa amu gayn malaiyada ama meel wax laga faiidi karo hadiiba ay tuug noqon lahayen ka soo qad waa la ogaa madaxtooyo iska warwarega buu yidhi macadan aan jirin baadha buu yidhi madarka dhisa buu yidhi meel lacag laga gaadho ma gayn ahmed dadkiisa wayo xumanta iyo xasarda ayuu diidayay
      hadaba muuse taas bedelkeedi wuxu sameyey inu maaliyadi inaderkiis u dhiibo madarkii sidoo kale meelwaalaba dadkiisa ayu dhigay umadii kalena dhaman dhabarka ayuu u soo jeediyay wadankii fowdo ka dhigay awelna hadii cidi xadaysay reerka malaiyada dhex fadhiyay baa xadayaya hadna hadii cidi xadayso iyagii baa weli xada ilahayna waa xaakim wana cadali xaranta qofka cuna ducadiisa xata ilahay ma aqabali sidnu ka aragnay xadiisa ubadkiisa xata xaran noqda qofka xaranta cuna marka xaran cune inyar ha mooode inu faiido gaadhay lakiin ilahay is hortaagiisa qof ka cabsaday baa liibaana maxamuud xashina wa sheekh xaran taban mayo hadanse ku eedayn lahayn maba joogin meel xaran lagag eedeyo wasiir buu aha mana ahayn sidan ku sheegay wasiirada malaiyada jaqayay
      lakiin madama tuug tihin maaliyadii madhisen dadka kale dhakada ka saara ku dhinta ilahay bana idin bareyeee xaran cunayaasha odhan ducadayda waa la aqabalaya waayo anigu xaran cun ma ahi walaee ilahay baan ka baqaa xata walahay haday xoolaha dowlada isiyan mid u shaqeeya ma qateen waan diidi lahaa ilaa aan dhariyo inu dowlada ka dhicin wayo is horrtaga ilahay ciyar maha qof agoomo iyo maal umadeed xabsaday xabasha ayuu ku jawabi doona ilahay banu ka magan galay
      ugu danbayn umada maalkaa ka dhacden dadka kale ha ku riicina qaado ama ha qadan wa xaqiida umadu ogtahay
      maliyad danbena waa mamuuc inad qabtan sanad badan baad jaqyseen

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 2 ปีที่แล้ว +7

    Ooyaaye 😀😀😀😀😃😃😃

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani ama ha ooyo ana ha qoslo rayigiisii dhiibtay

  • @jaranlacag1046
    @jaranlacag1046 2 ปีที่แล้ว +1

    Oyaaye bilaa xigmad weeyi

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka dad ugu liito waa ninka garan waaya ninkii waxtara ama waxtar u leh xisbiga

  • @abdinasirabdi1776
    @abdinasirabdi1776 2 ปีที่แล้ว +8

    Ooyaaye 😂😂

  • @ugaso5918
    @ugaso5918 2 ปีที่แล้ว +1

    Ooyayow wll naga amuu adigu horta

  • @museali8972
    @museali8972 2 ปีที่แล้ว

    CIRO OO FARMAAJO LASAWIRAN MIYAAD JECESHAHEY WAAN KU OGAANEY

  • @maxaacusub9533
    @maxaacusub9533 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofba qofkuu ka musuq badnaa buu ugu neceb yahay

  • @abakammona5717
    @abakammona5717 2 ปีที่แล้ว

    Yes oo yes. Maxmuud haashi waa maxamuud ka ummada

  • @Brightone1
    @Brightone1 2 ปีที่แล้ว +3

    Jookarka siyaasada Somaliland maxamuud xaashi

    • @aamiinyare9489
      @aamiinyare9489 2 ปีที่แล้ว

      Maxamuud xaashi waxa uu umada ku soo kordhiyey noo sheg bal ooyaayaw dadka iyo dalka toona wax umuu tarin kaliya dantiisu wataa kursi doona weeye Hanoo koolkolin waxa uu taray qaranka daayo wixii umada ayuu cunay hadii qof labaratay isagaa labartay iyo adigoo meelun kanacnac leh oo wakhtigii kaaga lumay waad ogayd markaad soo baxaysay bal weyni layidhahdada bilawday

  • @ayaanmudac2855
    @ayaanmudac2855 2 ปีที่แล้ว

    isma lahayn

  • @mumtaaziina
    @mumtaaziina 2 ปีที่แล้ว

    Anigu ooyaaye ku odhanmaayo maxamed abiibaw sida dadka maangaabka ahna kula hadlimayo balse inaad siyaasi codkar ah warkiisana cadaysankara inaad tahay ban ku arkaa.

  • @mohamoudmouseibrahim897
    @mohamoudmouseibrahim897 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

    Nooca la caqliga ah carurta suuqa jogta aya golihi wakilada lagu khasariyey bal caqliga u dadka la hor imanayo eega

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 2 ปีที่แล้ว

    So many comments saying ooyaye?? Alhamdulilah niin ruunti sheegayo, iyo dareenkiisa lo jeedo, alhamdililah alhamdililah, a actually MP for his constituency! Hala barto siyaasad, qabil ba ni walaaayyyy

  • @nimoyusuf3627
    @nimoyusuf3627 2 ปีที่แล้ว

    Inanka wariyaha ahi muxuu kan ka waraysanayaa waaba maraane

  • @kaysehasansaleban4762
    @kaysehasansaleban4762 2 ปีที่แล้ว

    Iska hadle, war dadka beenta ka daa Mohmuud Xaashi waa ninkii aanu naqaanay ee dalkan iyo dadkani wuxuu xoolo iyo aduun lahaaba dhacaye

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 2 ปีที่แล้ว +1

    Daba weene inaxaashi miyuu kuwasay mise sir ayuu kaa hayaa

    • @haddimaxamad3061
      @haddimaxamad3061 2 ปีที่แล้ว

      Waxley waxeegay Kumoodaa bal nin ka shekaynaya ninkale dabadiisa Inan wayntahay Iyo inay yartahay darenkasi raga Galayban Garan wayay war xishod

    • @cabdiraxmaanallaale6977
      @cabdiraxmaanallaale6977 2 ปีที่แล้ว +1

      Ader wasmada isagu ma abaarsuu joogaa adaa laguguyaqan camku ah khanisnimada oo kuwii mareykanka ahaana kuu soo doonten kiida

  • @axmhabane9365
    @axmhabane9365 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan
    Ooyaye
    Waysidataa
    Hala casillo
    Wuu dheerayanay

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 2 ปีที่แล้ว +1

    KULMIYE UU KU DAAYAY

  • @nimcoomuusa3202
    @nimcoomuusa3202 2 ปีที่แล้ว

    OOYAAYE. TUUG. XAASHI. WUU. QIIMO. DHACAY. ADIGUNA. ISKA. OOY. HADAAD. WAX. KU. HELAYSO. BOOB. WAQTIGIISII. WUU. DHACAY

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    OYAAYE MAR KALE OOY

    • @mustafejigiyo2580
      @mustafejigiyo2580 2 ปีที่แล้ว

      Beeedeeee weeeyi kani cuqdadbaaaa buuuxisay ninkan anagaaaa faqash sooo dhawaysanayna guuul guul muuse biixi iyo xusbiga kulmiye

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว

    Maxaad la ooyday, maxaad la ooyday
    Duufkiyo dhareerkii isugu dartay

  • @maxamedaxmedbakaal7546
    @maxamedaxmedbakaal7546 2 ปีที่แล้ว

    Casan galaydh ciilwabahamiyuu kabaqanayaa miyuusu aalwaydiiyo

  • @abdixakiimyusuf7011
    @abdixakiimyusuf7011 2 ปีที่แล้ว

    Kan munu ahayn kii ooyi jirey ee noo oy la odhan jiray waxa dishay uqdad iyo cunsurnimo muse dhinacna kama gaadhayside aamu ha ooyine

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 ปีที่แล้ว

    Sxb adigu ma kulmiye miya tahay

  • @cabdulahicumar
    @cabdulahicumar 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso adeero

  • @khalifomardagax4887
    @khalifomardagax4887 2 ปีที่แล้ว

    War midgankan tvga ka dayaa hadal ma agano maxmud xashi isgaa ka baxi xiizbga kulmyie .

  • @HELLO7546
    @HELLO7546 2 ปีที่แล้ว

    M Haashi kursiga wed uun baa ka xiga, siyaasiga qarniga ee geeska Afrika, karis xun
    iyana wax ku l,a abaal la,aawe Muuse Baloodh sanad wax ka yar ayaa u dhiman ee
    wixii uu sii qaadan karayo ha qaato oo hayna dhaafo, guul baan u rajaynayaa M Haashi
    iyo qarankaba inshaala,
    Guul Somaliland.

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว

      Muuse Biixi Alle ka sakoow dalka isaga ayaa leh kkkkkkkkk

  • @khadarclaahimuxumed4082
    @khadarclaahimuxumed4082 2 ปีที่แล้ว

    Ooyaye waa Fariid

  • @nourayaya5487
    @nourayaya5487 2 ปีที่แล้ว

    Waaryaahee oo yaaye beenaale maxamuud xaashi inuu yahaytuugii hawada wareejiyay eelacagta siis tay beenaalle oo yaaye

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 ปีที่แล้ว

    Fariid

  • @saidabdidalal2385
    @saidabdidalal2385 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan waynee waynee

  • @paulpaulson3861
    @paulpaulson3861 2 ปีที่แล้ว

    inankan ooyaaye ee dadkii aakhiro iyo kuwa nool kala garan waayay, waxuu sheganyaa inuu wadani ka tirsan yahay , waxaanu ka calaacalayaa in kulmiye iska eryo ina xaashi. caqli xumo intaa leeg. kan indho indho ayaa sheegay.. ninkii waxuu yidhi adeer kan jawaankii aad ka soo saartay igaga celi....

  • @AhmedHassan-mj4tt
    @AhmedHassan-mj4tt 2 ปีที่แล้ว

    Nin rag

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว

    Qooladan habar awal ee meesha ka qaylinaysa oohinta iska tirtira dheeh

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      Maati bad tahee caadi uneefso rerkana aad uga daba cabaad kolay awoodkle ma haysine ŕer ururow😂😂

  • @abdirazakcaynaan8974
    @abdirazakcaynaan8974 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan jira buufi kulmiye

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 ปีที่แล้ว

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 2 ปีที่แล้ว

    Ooyaayow xaarmaajo aabahaa imisuu kuu soo diraa

  • @ayaanmudac2855
    @ayaanmudac2855 2 ปีที่แล้ว

    maxaa masuula waa tuuga umada xaday oo hadana doonaya inu umada so hor istaago ku leh kulmiyan ahay hadan wadani ayaan ka ololaynaya isagu miyaanu mar hore ka tagin kulmiya

  • @hamsecadaani9156
    @hamsecadaani9156 2 ปีที่แล้ว

    Waar kani wuu waalanyahay malaha Maxamuud xaashi isagaa xisbiga kabaxay waayo mawaxa lasugi lahaa Marka Uu Yidhaahdo Waan la midoobay

  • @mabsutabdirahman812
    @mabsutabdirahman812 2 ปีที่แล้ว

    Afkaaga iyo dhahaagu haismaqlaan siyaasadaa kusoo anbatay

  • @maxamedcabdirashiid5278
    @maxamedcabdirashiid5278 2 ปีที่แล้ว

    Hadal murti iyo mashaashaq is kugu jira . Indho indho wuxu yidhi nacas maahee waa badheedhe
    Laakiin maanta xoogaa fudayda ayaa kamuuqda hadalkiisa sida kahadalka
    Kaalintii uu kulaahaa muxamuud xaashi doorashadii gudoonka baarlamaanka ee clriaaq kuguulaystay.
    Iyo maxamuud waa umad dhan.
    Waa buunbuunin waxaasi.

  • @sheikhmohamedsaciid7888
    @sheikhmohamedsaciid7888 2 ปีที่แล้ว

    waa ku fahanay guluubkii xirsi adiga iyo wariyaha oo ayna dadbadani aad ula socon maalinba nin waalan amaba odona soo warayso

  • @maxamedmuxumed5856
    @maxamedmuxumed5856 2 ปีที่แล้ว

    Waar waxba islama haysid adigu

  • @cabdifatax6443
    @cabdifatax6443 2 ปีที่แล้ว

    Ninka cayda kaadaaaya walhi wa Runti been muushegin maxamuud xaashi wa Balaayo aan laga maarmin

  • @maraykanle7716
    @maraykanle7716 2 ปีที่แล้ว

    Wa runti

  • @SalahSports120
    @SalahSports120 2 ปีที่แล้ว

    Jokarka siyasada geyiga somaliyed

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 ปีที่แล้ว

    Horta laakiin maxaad u caytamaysaan dadkan meesha wax ku soo qorayoow waayo ninkani ra,yigïsa ayuu hadlay, subxaan allaah

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 2 ปีที่แล้ว

      Dad caytamaya hadaad aragto feker iyo aragti dheer midna ma laha, waana astaamaha lagu yaqaaan dadka aan doodi karin .

  • @amrannoor604
    @amrannoor604 2 ปีที่แล้ว +1

    Buufi xil ruqi 🤣

    • @cabdiraxmaanallaale6977
      @cabdiraxmaanallaale6977 2 ปีที่แล้ว

      Waaryaadhehen ma intan muuse madaxtoyada joogo ayaad maxkamadahan iyo sharciyadan indho la aanta dadka laguxidhxidho ayaad maqasheenba haduu xildhiban hadlo iyo hadey Islani hadasho iyo haduu odeydhaqamed hadlo kuwan maxbad halahorkeno iyo waa lagu xidhi uunmeesha lafadhiyaa waxan ma imika uunbey muuse kamaqlen afsomali kale garanbamaayaane

  • @maxamedaxmedbakaal7546
    @maxamedaxmedbakaal7546 2 ปีที่แล้ว

    Ciilqabe naga aamu

  • @Alihassan-jh7cp
    @Alihassan-jh7cp 2 ปีที่แล้ว

    Maxad case oodhamaan ahaa kulmiye maanta waa x,wadani waarun taasi biixi ayaa naga dhigay

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว

      Oo maxaa tarayeen awalba oromo ayay ahaayeen caqli iyo xarafba midna ma soo kordhiyaan waa noocan hadlaya ee ciilku hayo oo miidhan oohinta iyo calaacalka ayay walaalo yihiin
      kkkkkkkkk

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 2 ปีที่แล้ว +1

    waa reer waashay reerkani iyagooo qabiil yar ah oo 2 magaaalo degen bay dowlad ismoodayaaan oo isla barbar dhigayaaan USA🇺🇸 iyo umadakale war wixiina iimaan sada Isaaqooow

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 2 ปีที่แล้ว

    War maxwmud xashi wa nin karamesan wayo

  • @axmedmohamedmohamed6897
    @axmedmohamedmohamed6897 2 ปีที่แล้ว

    Libaax weeyan ninkan

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 ปีที่แล้ว

    Huuuno
    Ooyayaw
    Uraaye
    Hala
    Erayo
    Uraaye
    Ooyaye
    Fataaal

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว

    Ruun buu sheegay

  • @samirafarah8085
    @samirafarah8085 2 ปีที่แล้ว

    Ooyaye wa ciilqabe

  • @suleimankodah5844
    @suleimankodah5844 2 ปีที่แล้ว

    Waar ninkani siyaasadii baray

  • @maxasdabdikhalaq2422
    @maxasdabdikhalaq2422 2 ปีที่แล้ว

    Ooyaaye

  • @cllaahiaxmed7639
    @cllaahiaxmed7639 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxmud xaashi waa umad waa qodob an waxaan leeyahay maxmud intuu baahan yahay waxaa kabadan in taloobaahan yahay isaga

  • @yassirmuhumed4306
    @yassirmuhumed4306 2 ปีที่แล้ว

    Ooyaaye kkkk

  • @mabsutabdirahman812
    @mabsutabdirahman812 2 ปีที่แล้ว

    Adaa lagu bartay hhhhhh

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 ปีที่แล้ว +1

    Mohamud HASHI waa siyaasigà kaliyata ee saameynt leh

  • @MohamedHassan-uf5qd
    @MohamedHassan-uf5qd 2 ปีที่แล้ว +1

    Beeeenaaale maxamuud xaashi waa qaniiiis adooo kale ah

    • @ahmedguedi9187
      @ahmedguedi9187 2 ปีที่แล้ว

      Jigjigaawi maydkaaga sidoo waynee.

  • @Mohamedjama434
    @Mohamedjama434 2 ปีที่แล้ว +9

    Maanshalaha ninkani waa❤ siyaasi garasho iyo aragti fog leh totally we agree with your vision and we are hate those they had little manner policy .
    And make to support for their vision with policy based on bias funking policy

  • @kaysehasansaleban4762
    @kaysehasansaleban4762 2 ปีที่แล้ว

    Muse midbaan ku taagersanahay group kii Kulmiye ee hantidii dadka magacii dawladnimo ku dhacay banaanka ayuu dhigay TAAS WAAN KU RAACSANAHAY MUSE BIIXI

  • @Aala263
    @Aala263 2 ปีที่แล้ว +5

    Kani waa nooccii odhan jiray waynee xildhibaan indho indho ugu yeedha🤣

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuse biixi khalad weyn buu galay

  • @caynanos
    @caynanos 2 ปีที่แล้ว +3

    Naceeb ka muse sided ku ogatey danbilee ayad tahey wa ina maxkamad lagu tagaa dib ugu firso muse cidhuu ka dhashey wanaa lagu celinayaa

    • @cabdiraxmaanallaale6977
      @cabdiraxmaanallaale6977 2 ปีที่แล้ว

      Maxamed waa libaax muusena siyaasadii wuu kufsadey jaahilintan qabiilka iyo muuse cider kadhashey mataqan meeshakayidhaa maxan idinleeyahey anaga ayaa Naqan sacsacmuuse ayuu kadhashey oromo ah m / abibna jibriirsicid oo libaaxa ayuu kadhashey oo boqortoyadii adal ayuu kasoo jeedaa muuse boqortoyo siidhkisuba meelkama soogalo lasoco

  • @ismailhussein6299
    @ismailhussein6299 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank you