ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

"Itoobiya waxay ina siisay fursad aan waddamada kale ina siin" Xildhibaan Maxamed Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 278

  • @Wadani221
    @Wadani221 7 หลายเดือนก่อน +41

    Ka fiirsada reer somaliland, aduunka maanta wuxu aqonsan laha falastiin caruurtas ayaa laga nixi laha. Dhul iyo bad dad lama siiyo tii falastiin ayaa idinku dhici doonta aqligi lagu soo gali laha waaye bari waxa dhaceesa cidanka bada xaaskooda ayaa dhulka soo dagaya markas waa lagula leeyahay dhul iyo bad. caruurtiina gumeesi ha gilin. Cidna aqoonsi ha ka sugin isku tashta

    • @hyusuf2207
      @hyusuf2207 7 หลายเดือนก่อน +3

      Waa arin wanaagsan Allah ha garadsiiyo aamiin

    • @Nina-h12
      @Nina-h12 7 หลายเดือนก่อน +1

      Somali 🇸🇴 miyaa la aqoonsan yahay mise falastin ba way dhibante Somalia cidlo ayay fadhidaa 😢😢😢 barorta yaxaska Somaliland waxba kamay waydiin 😂😂😂😂😂

    • @user-kn6tx7ji7z
      @user-kn6tx7ji7z 7 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliland reer somalilandbaa leh cadawga ugu wayn ee reer somalilandba waa somalia iyo jabuuti 🖕🏻

    • @Wadani221
      @Wadani221 7 หลายเดือนก่อน +2

      @@user-kn6tx7ji7z waxaa idin dulmiyey waa Siyaad bare wuuna dhintay. Hawiye iyo darood way isdilen. Wa’li wax weedagaan. Waxaa isku mid ka dhigay waa isdhaleen diinta ugu qimaha badan aduunka ayaa ka dhaxeeso taaso ah islam. Nabi maxamed (scw) adeerkiisa ninkii dilay ayuu cafiyey markii u islaamay. Somali Way isdishay lakiin waa islam Way iscafin karaan.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Wadani221
      Wuu dhintay siyaad Barre ma ogtahay in uu raali ku yahay reerkii siyaad barroo dhan wixii Nagu dhacay oo ay ilaa hada haliilayaan mana ogtahay in ay markiihorena ahaayeen xasuuqii wakhtigaas dhacay in ay yihiin kuwa ugu badan ee gaysatay dhibkaas siiba wali lama hayo qof daarooda oo khalad dhacay u arkay tan hada dhacday waxa haysta isla reerkaasi oo ka seexan kariwaayay in ay arkeen basqigii isaaqa oo sii nool reer laascasnood waala kiciyay sababtoo ah inta afka loosoo diubtay bas inta rag loo dilay si dadka lookicoyo ka dib jigoga lagu soo go asmiysy sidiivdahaslku ubilaabmilahaa hadaad reerkaasi tahayba waad ogtahay hadaad cidkale tahayba ogoo taas anagoon cafinay dadka qalday u araknay ayay yidhaah deen sikastoid noo wanaajiseen in aynu walalo Wada noolaada ahaano way Naga degiwayday garaadkii yidhi way duubantahay isna wuu joogaa

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 7 หลายเดือนก่อน +6

    Sanad cusub oo war aad uxun kubilowdey xaqiiqdii.
    Maxamed Abiibna aad iyo aad ban ugagaso horjeeda fikirka ah in ethiopia laso dhaweeyo😢😢
    Madaama wax qorsho horumar ah oo Somali lagu midaynayo oo dalka ciidan iyo cudud difaacda loogusamaynayo ayna gacan kuhayn in hadana cadowgi umada somaliyed ee ugu waynaa inay soogaliyaan wadanka waa qaladki uguwaynaa ee lagali lahaaa xaqiiqdi.

  • @ladane15
    @ladane15 7 หลายเดือนก่อน +7

    Adeer haku riyoon in xabashi qaadato taako ka mid dhilka soomaaliyeed shaqo ayaana laga qabanayaa khaa’inul wadhaniyiinta muuse shaani u horeeyo soomaliya soomaalibaa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

    • @Abdalle11
      @Abdalle11 7 หลายเดือนก่อน +2

      Oo somalia maxy ka badali karta Anago leh ba dhulkan siinayana ordo dhulkina ay ilaaliyan ka sara sida magalada luuq oo Hoostagta xukunka ethiopia

    • @Filimaancusub
      @Filimaancusub 7 หลายเดือนก่อน +4

      Anigoo reer somaliland aha ayaa muuse shaani qiraya inuu yahey tuug na dhacey dhulkiina iibsadey

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Filimaancusubwaan ku dareemi karaa lkn halkan anagaa ku kaadina

    • @Filimaancusub
      @Filimaancusub 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adeer ha imoodin mucaarad balse muxaafid baan ahey somaliland ictiraafka aya rabtaa waa maxey ka jawab bal inaan oromo aan badsiiyo waxaan kaxigaa anigoo walaladey somaliyeed utaga

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi soomalidu hadii aanay wax beeran oo aanay wax soosaar samaynin halis ayaynu ku jirnaa

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 7 หลายเดือนก่อน +9

    Nobody in the AU will accept this or UN and Ethiopia is enemy of the west now! But Bihi sold Somaliland territory to none Muslim Ethiopia and soon Somaliland will become an Ethiopian colony. Without war we got it Aby Ahmed said. Subhanallah.

    • @hkayir916
      @hkayir916 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂 cry me a river get a life

    • @mohaztv8602
      @mohaztv8602 7 หลายเดือนก่อน

      Brother as a Kenyan somali this really hurt me how many land are we going to loose to none Somalis out of all the people to do a deal you had to use Ethiopia like why atleast you could have used south sudan or something​@@hkayir916

    • @GeckoWiz
      @GeckoWiz 7 หลายเดือนก่อน

      Justin Timeberlake Cry me river

    • @hkayir916
      @hkayir916 7 หลายเดือนก่อน +1

      @GeckoWiz indeed they can cry all they want somaliland is a sovereign country..

    • @mohaztv8602
      @mohaztv8602 7 หลายเดือนก่อน

      @@hkayir916 Then tell me the difference between Somalia and Somalailand

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 15 วันที่ผ่านมา

    Well done XIld. Maxamed Abiib !

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 7 หลายเดือนก่อน +2

    M.allah waxan hambalyo udirayaa iyo bogaadin runtii
    Xildhibaan Mohamed Abiib yuusuf iyo Telefeeshiinka MM TV
    Runtii waxad noo qabateen Barnaamij Aad iyo Aad umuhiima hmblyo hmblyo kun iyo kow jeer Zaxibayaal

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kuwataa xildhibaan waa maskiin ree muqdishu ah waxaan ubahanahy midnimo ❤❤❤❤

    • @Sirad47
      @Sirad47 7 หลายเดือนก่อน

      Horta muqdisho waa inay midowdaa.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 7 หลายเดือนก่อน +1

    Muufahmin Xil dhibaanku. Wax badan baa ka dhiman. Ruushka maanta Ciidamada iyo dadka is difaacayaa waa sax.

  • @ShamsudiinAxmed
    @ShamsudiinAxmed 7 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Xildhibaan allah caqliliga wanaagsan hakuu barakeeyo

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 7 หลายเดือนก่อน +11

    Masha allaah somaliland way socotay ilahayoow nabadgalyada iyo horimarka noo siyaadi💪💪💪

    • @aminadam2572
      @aminadam2572 7 หลายเดือนก่อน +2

      Haa horey usocda falstiinen labad we willi wait future

    • @user-lw1bc1hy1z
      @user-lw1bc1hy1z 7 หลายเดือนก่อน

      Ķkkkkkk maangab ureso

  • @yusufmohamed8162
    @yusufmohamed8162 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mr habiib waa run sheeg oo dacad ah Waa liban

  • @awm221
    @awm221 7 หลายเดือนก่อน +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 7 หลายเดือนก่อน +13

    Somaliland waxaa lagu yiri xaaskaaga aan kula isticmaalo mustaqbalkana dhici karto in aan toos ula wareego waligeed si aan xaasaskaaga kale kuugu aqoonsado.

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah muwaadin dab ah

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alllah ya cizak Xildhibaane ❤️😍

  • @ruqiyaruqiyaibrahim4957
    @ruqiyaruqiyaibrahim4957 7 หลายเดือนก่อน

    maxamad abiib waa geesi waayo xildhibaan barkhad batuun oo inbadan macaarad ahaa budhada waada horkeeniwaydeen taasi waxa cadaynasee qabyaalada mmv guusha maxamad geesi❤❤❤❤

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi1461 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wiilkan siwareera ayan utaageri jiray taageradi abiib wxa iigu danbaysay maalinti uu dhahay ciidanka jabkoodan kufarxay wxa iicadaatay wxi dadku sheegijiren ee ahyd waa ciil qabe inay wax ka jiraan 😢 lakin alle aya iga og qalbigiisa

    • @mukhtaarabdirahmanali4205
      @mukhtaarabdirahmanali4205 7 หลายเดือนก่อน

      Dhilooo sibidhka jooji ina heego

    • @nadiyalajecley6829
      @nadiyalajecley6829 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waxba ciil qabe maha wayo wuxu ka dhashey dadka somali ugu caqli iyo aqoon badan anakana tagersan cid kle uma bahna😂

    • @assadabdillahi1461
      @assadabdillahi1461 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂 waaryaa wll mxa helay sidi dhoocilahad caytamaysaye xilibasnka miyaad iga xigtaa waa xilibaankaygi hadaan taagero iyo hadaan fikirkiisa diidaba
      ​@@mukhtaarabdirahmanali4205

    • @sakariyeciise5307
      @sakariyeciise5307 7 หลายเดือนก่อน

      @@mukhtaarabdirahmanali4205 gabadh markad dhilo ku leedahay walasha bal Ka waran ….

  • @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
    @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz 7 หลายเดือนก่อน +1

    I.n good leader

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 หลายเดือนก่อน +3

    What a inteligental man m.a xildhibaan maxamed abiib😊🎉❤

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 7 หลายเดือนก่อน +10

    Viiva viiva viiva somaliland❤❤❤❤

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abib future president of somaliland

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 7 หลายเดือนก่อน

      insha allh wa nin fariida ragu mahac guud bu ka simanyay

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 7 หลายเดือนก่อน +7

    Wow 01/01/2024 SOOMALILAND IS COUNTY 196 OF THE WOLD THE GAME IS OVER FAQASHEY 😊😊😊 BAROOR UUNBA KU TALA WAX KALE MA TAREYSID 😊😊😊.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL WEY GUULEYSATEY ❤❤ MASHA ALAH TABARAKA LAH

    • @mohamednormohamed7987
      @mohamednormohamed7987 7 หลายเดือนก่อน

      😊😊

    • @barrecabdi-lw5eb
      @barrecabdi-lw5eb 7 หลายเดือนก่อน

      Walahi inaan somalilander xalaal ah ahayn hadii aad tahay sida umad hadasheen, ee heshiiskan cawaqibta ka dhalanysa ayaad ka fikiri lahayd

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 7 หลายเดือนก่อน

      China will Veto a New Country called Somaliland to join World body:!!

    • @ayanishmoha489
      @ayanishmoha489 7 หลายเดือนก่อน

      😂Ethiopia maa ictiraf kusini 😂😂😂

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tv gan huwanta la shaqeeya ee qaran dumiska ummadda soo hor fadhisinaya

    • @AhmedMooge12
      @AhmedMooge12 7 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅

    • @CabdilahiCali-y4g
      @CabdilahiCali-y4g 23 วันที่ผ่านมา

      Duufle 😢😢😢😢

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mash.allah.xildhiban.alahakuxafido❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmohamud4294
    @ahmedmohamud4294 7 หลายเดือนก่อน +7

    Kiro maahe wuu ibsadey muuse dalkan😭

  • @absithech329
    @absithech329 7 หลายเดือนก่อน

    Nin karmeed Md Abiib❤🎉

  • @user-er5gh1iq6e
    @user-er5gh1iq6e 7 หลายเดือนก่อน

    ALLAHU AKBAR

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 7 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan/maxamed Abiib waa xildhibaanka geyiga soomaaliya si aad loo dhegeysto,
    Markaa waxan leenahay Mr Abiib u noolow umaddaada soomaaliyeed

  • @user-nj8sx9wx9k
    @user-nj8sx9wx9k 7 หลายเดือนก่อน

    Wax aadsharmoodo oo
    Khayrkuu ah baajira
    Fursada itoobiya inasiisay
    Waa guusheena
    Ilaahay idankiis

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 7 หลายเดือนก่อน +1

    Damn Mohamad abiib wuxu ku idhi wiilku laba minute ku bilow 😂lakiin 10 minutes 😅

  • @mr.dugsiye6570
    @mr.dugsiye6570 7 หลายเดือนก่อน +1

    cajiib shacabka xariirta ah ayaa ka suaalo macquulsan kuwan isku sheegaya wariyayaasha xaqiiqdii waxbadan baa inoo yaal dhalinta wadankaay.

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 7 หลายเดือนก่อน

    Waxey kuu siisay jaceel ma aho iyo Naxariis. Waa cadowga Somalia, ineey Somalia kala qeybiso ey diciifiso rabtaa

  • @samatarguled928
    @samatarguled928 17 วันที่ผ่านมา +1

    Nin geed geli jirey. Geed looma galo mm tv. Waxad u soo xusheen tageerayashi wadani

  • @ducaalehussein8802
    @ducaalehussein8802 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhiban abiib ad ba utagersanay arinta jabka ciidanka qaranka

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 7 หลายเดือนก่อน

    Abiib xaarweyne

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 7 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Abiib waa Fuley

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 7 หลายเดือนก่อน

    sxp sidemen Ku heli karaa Mr card Ka card bangiban u baahanahy iso jwb please

  • @kg6987
    @kg6987 7 หลายเดือนก่อน

    Mr Abiib, nin culus👍🏾

  • @aadgaad57
    @aadgaad57 7 หลายเดือนก่อน +2

    Guul xisbiga waddani 2024❤❤❤❤1

  • @user-er5gh1iq6e
    @user-er5gh1iq6e 7 หลายเดือนก่อน

    Mmtv wax isku falla

  • @user-ue4vr1oh5l
    @user-ue4vr1oh5l 7 หลายเดือนก่อน

    The best xilibaan

  • @user-qr4cf4np9j
    @user-qr4cf4np9j 7 หลายเดือนก่อน

    Mm Tv waxuu badalay Universal Tv waxuunna fafinaya CBB FAHAD YASİN IYO FARMAAJO

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 หลายเดือนก่อน

    Xaarweyna yaal

  • @Degaliah
    @Degaliah 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maha aallah reer somaliland wa markiini ictiraaf horumarkaa ka horeeya

  • @Abdalle11
    @Abdalle11 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ader ictiraafka aynu iibsano

  • @Mohammeb.Walloo634
    @Mohammeb.Walloo634 7 หลายเดือนก่อน

    Wwooowo👍👍✅

  • @SportsWithZiZI
    @SportsWithZiZI 7 หลายเดือนก่อน +1

    shacabka somaliland iyagaa doortay inay gaajo kunoolaadan

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 หลายเดือนก่อน

    Maxamed abiib anigu GEESI baan u aqanaa warkiisu cad yahay oo aqoonyahan ah

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 7 หลายเดือนก่อน

    M Abiib caqligiisa Maxaa ka siya. Ma wuxuu fur sad u arkaa saldhiga Ina Bixi u saxeexay badda somaliyeed ee ay deggan yihiin ciise iyo Gadabuursi, miyaanu ogayn in ciise iyo Gadabuursi dhulka la rarayo Ethiopia oo odhantoonta ammaankayagaan sugaynaa sidaa darteed ilaahay Boqol mayl oo gees kasta ciidamada badda looma soo dhawaan karo

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 7 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanka wa nin qeeyle dadka wax ugu gudbiye.

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 7 หลายเดือนก่อน

    Kan wa afhayeenka muuse ee qadiyada somalia shaqsi mas, uul kama ahan

  • @sulubhassan2788
    @sulubhassan2788 7 หลายเดือนก่อน

    Maxamad abiib
    Rayi ahaan waxan odhan
    Lahaa dawaldu waxay
    Ku dhisantahay oo ay ku
    Nooshay musuq maasuq
    Waana soomaali maherateed
    Markaa daayeerku caruurtiisa intuu dhargiyo
    Ayuu ka soomatashiyaa
    Markaa dawalad hamatashin adeeraw

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 หลายเดือนก่อน

    Xildhiban abib wan ixtirama ninka

  • @user-cy6hk8py9j
    @user-cy6hk8py9j 7 หลายเดือนก่อน

  • @abdirizakmohamed6889
    @abdirizakmohamed6889 7 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanka warkaan😂waa lo so dhiibay waxaan ku gartay dhidid ayaa ka socdo subxaanallah 😢

  • @Kingceydaa
    @Kingceydaa 7 หลายเดือนก่อน

    Lakin Maxamed abiib ❤❤

  • @user-er5gh1iq6e
    @user-er5gh1iq6e 7 หลายเดือนก่อน

    It'is!

  • @user-bn6kb5zd1l
    @user-bn6kb5zd1l 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haduuba muse bixiuey 20 kiilomitir oobada ah Barbara lasiiyey itobiya

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 หลายเดือนก่อน

    Next xildhibaan axmad khaliif i.a ban idin ka sugeynaa mm somali tv sharaf iyo karaamo 😊🎉❤

  • @user-oq2gx6qd5p
    @user-oq2gx6qd5p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ina abib waan wataa war kii su waa cadaan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 7 หลายเดือนก่อน

    BARANBARO IS CAJABAISAY BA LA MOODA MAXA DOQON ISLA WANAGSNA ADUUNKA JOOGA

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 7 หลายเดือนก่อน

    Ina abiib sheekaadasi way dhamaatay Somalilan guulaysatay soolna halkay maanta taalo waad aragtaa habarjeclana in ay isdifaacan xaqbaytahay madama muuse in ciidanku ladagaalaman dhulbahante diiday madaama ayka midyihiin somalilan

    • @user-vs2ku8mi1f
      @user-vs2ku8mi1f 7 หลายเดือนก่อน +1

      Niow markii sool lagu dagalamayey Shacabka sool Somaliland kama mid ahayn miyaa ? Miyaanay ahayn Cadowga deeganada Habarjeclo iyo Shacabka deeganka Ku duulimaadka ku ah ahayn kuwii ciidanka soo jebiyey ma markii Habarjeclo deegaankeeda lasoo weeraray Ayuu cadowgii Somaliland, noqday bal caqligaaga eeg Saaxiib ,

  • @hindaibrahim-wg8hj
    @hindaibrahim-wg8hj 7 หลายเดือนก่อน

    wanhadsantahay xildhibaan

  • @motivationalspeech.1400
    @motivationalspeech.1400 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah 🌄✨️🐎

  • @abdirizakmohamed6889
    @abdirizakmohamed6889 7 หลายเดือนก่อน

    subxaanallah 😢😢😢😢

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bal jasuus kaa waxa uu ku hadlayo eega kuwa dalka iyo dadkii somaliyeed cadawga hoos gaynaya allah waxaan kaga baryayaa in musiibo ku habsato cumrigana u soo gaabsho

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 7 หลายเดือนก่อน

    Maxamed abiib waa #halyey runtana aan ka gabanin

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 7 หลายเดือนก่อน +1

    Viiva viiva viiva somaliland❤❤❤❤ viva med Abiib mashallah

    • @bashiirfaarax2206
      @bashiirfaarax2206 7 หลายเดือนก่อน +2

      Xidhiman.dagal.badacs.kawar

  • @QueenFatush-xf9kl
    @QueenFatush-xf9kl 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa siyaasi weyn, Somaliland ninkan ookale ayey ubahantahay

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 7 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax xilbaan ilaah ha ku xafido kumaan wiil oo adigoo kala ah ilaah ha siiyo soomaali
    Somaliland ilaah ha u barakeeyo wiil kaa Xabiibo ah xasad iyo il ilaah h kA haayo walaal❤❤❤

  • @user-vr9ix1gf2q
    @user-vr9ix1gf2q 7 หลายเดือนก่อน

    Dee waatuugtii m siyaad ladagaalamayay caana kamaala

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 7 หลายเดือนก่อน

    Yarkani JOURNALISM halkee buu kusoo bartay. Yaryarkii xaafada oo wada sheegtay WARIYE.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 7 หลายเดือนก่อน

    Ma ahid xildhibaan ee waxaa tahay gumeysi kalkaal xaaraan cunaa

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q 7 หลายเดือนก่อน +1

    Noolow wa geesi wadani ah

  • @asiaomar3841
    @asiaomar3841 7 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland jir oo joog 💚🤍❤️

  • @alleubaahnehassan1865
    @alleubaahnehassan1865 7 หลายเดือนก่อน

    SOOMALIYA WAA SHEEGOYSAA SOOMAALILAND NA WAA UBDOODOYSAA ADI YAA TAHAY HEESTA ADI AHEEGOYSID SOMALI BAAN AHAY MA OGILI SANKU NEEFLO IGA SAREYN KARO SOOMAALI QOF EH MIDNIMO JECEL LEE QAADI LARI ADIGA OO SOMALILAND SHEEGOYSID MA QAADI KARTID AFKAA EDEB UYEEL.

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 7 หลายเดือนก่อน

    Xidhibaan maxamed abiib waa nin keliya aad loo dhegeysto
    Geyiga soomaalida waxan Mr Abiib ummadda soomaali u noolow

  • @user-kq8xi8ru3p
    @user-kq8xi8ru3p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia wax man kalinyasa dadka leh , waan la yaabay. Ethiopia meynan aheyn tan gaajodu dishay ee hada deyntii EU defualt ka qaadatay, ee iska bixin weydey!!!

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 7 หลายเดือนก่อน

      Sax bad Waliba joogta waa ciida badeed fara bdn waa udiyaarsanyihiin iyo agabkoodii war habashi ha soo dhawaysnaha ethopia ictiraaf kama helaysaan maad dhagaysteen la taloyaha ridwaan waxuu dhahay waxuu dhahay markaa bada nala siiyo wlaibo joogto 50 sano kbdmln 100 sano markaas ayaa ictiraafka halkaa ka taganahay sheegaynaa

  • @silverloola726
    @silverloola726 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abiib waxuu ushaqeeyaa Ethiopia. waa Ethiopian Agent.

  • @nadiyalajecley6829
    @nadiyalajecley6829 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan xildhiban abiib caayaya ayan la yaabey adeer dhulkayagii iyo badi saylac muuse bixi ba iibiyey oo lacagtii qate isaqow ruwayada daya xildhiban abiib sida loo cayo unbad taqanan ee dee ordow muse weydiya Ethiopia 50 sano ayuu ka iibiyey saylac 😢😢 alah rer awdal wey hurdan qaran nimo lagu xadey oo lagu sirey dhulkayagii wakuwa iibsadey ilahow baabii muse iyo dawlada Somaliand

    • @hyusuf2207
      @hyusuf2207 7 หลายเดือนก่อน +1

      Habaar waa qofkii yiri laakiin waad ka bixi kartaan hadaad afti awdal qaadaan?

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 7 หลายเดือนก่อน

      Berbera bu siiyey saylac maaha

    • @nadiyalajecley6829
      @nadiyalajecley6829 7 หลายเดือนก่อน

      @@janogashoamatalaah7764 saylac buu siyey well

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 7 หลายเดือนก่อน

    Wariye Hooyada iyo deganada somalida was

  • @cazuuz2022
    @cazuuz2022 7 หลายเดือนก่อน

    Gob Gob

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bal umadii buu isku dirayaa tuug adaa ku naaxay xoolihii danyarta

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 7 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse waa Natanyahu Yuhuudka shaydaanka laga naarto walahi ilaahay hanaga horqaado yarab😭🤲🏼😭🤲🏼😭🤲🏼😭🤲🏼😭🤲🏼

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 7 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa ayuu muuse futada ka wasaa Faqash Ibn Faqash war nooga bax pageka.

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 7 หลายเดือนก่อน

      Syndrom muuse alleh haku cafiyo

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaan Maxamed Abiib. ❤

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 หลายเดือนก่อน

    Libaax hoyadi ba nin dhashay

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 7 หลายเดือนก่อน

    M abiib guleyso .cimri dheere iyo caafimad Allaha ku siiyo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan maxd abiiiboow ethiobiya damaceeda sidee baad u aragtaa ?

  • @hibaaqabees4396
    @hibaaqabees4396 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhy ninkan waa nin jira intaa qabiilka iska daysaan ninkan tageera

  • @peaceloveunity3079
    @peaceloveunity3079 7 หลายเดือนก่อน

    Oromo ppl they have this plan to separate from the rest of Ethiopia and they say we can bring Somalia land as federation with us (oromiya). This is a big secret 😮 because Fano is near addis now.

  • @shukrimohamed8669
    @shukrimohamed8669 7 หลายเดือนก่อน

    Ya somaliland ah! Isaaq iyo afarxabo ciiso /samaroon . Isaaq ba miya wadan laga dhigaya! Keep dream guys

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 7 หลายเดือนก่อน

    Alla yacisac waa xildhibaan qaaliya maxamed abiib ilaahay xilka aad ummada u hayso ha kula garab gallo.

  • @safiyaare2526
    @safiyaare2526 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abiib been badanidaa sawdigii iska dhigi jiray nin fiican ma jeebadaha ayaa laguu buuxshay waadagan wajigii ka bararaye arintan bada ma fiicnayn inaad ka hadasho hankaagu yaraa sorry mahamed Abiib

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah indeero maxamed aabiib

  • @essasuleiman1042
    @essasuleiman1042 7 หลายเดือนก่อน

    Foojinaada

  • @ashaahmed9002
    @ashaahmed9002 7 หลายเดือนก่อน

    Waaaw abiib mata wuu Dacad nimo hadla wana ku wata👍👍👍👍

  • @geri7490
    @geri7490 7 หลายเดือนก่อน

    Kani waa jiirjaanku waynday madaxwaynu
    Qolmadowbu kufuulay
    Wakanka fuqiwayayba
    Ciirta dhama cayda
    Yaqane

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 7 หลายเดือนก่อน

    Maanta waxaa etiobiya waxaay dabaaldegayaan inay bad heleen