Qiso Dhab ah Wiil Qoraa Ah Oo Noolashisa Ku Mareeyo Sanbuuska

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Qiso Dhab ah Wiil Qoraa Ah Oo Noolashisa Ku Mareeyo Sanbuuska

ความคิดเห็น • 184

  • @daariqmohamoud2196
    @daariqmohamoud2196 6 ปีที่แล้ว +1

    mnch allh wllo alle ha kuu rumeeyo hamigaga adiga iyo dhamaan cidi hami iyo hiigsiba leh e muslin ah

  • @rayannejanogasho7214
    @rayannejanogasho7214 6 ปีที่แล้ว

    Masha'ALLAH ... ILLAHAY muradkisa ha u xaqijiyo insha'ALLAH

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 6 ปีที่แล้ว +2

    Maha allah waa wiil yar oo dadaalaya hadaan aqaan meel aan kala xidhiidho waan caawin wlhi

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 6 ปีที่แล้ว

    Allxamdulilah ANIIGA WAAN RAADIYAY WAANA SO HEELAY INSHA ALLH WAXAN U QAABAN KARO AYAN Y QAABANAYA WIILKAN WAALAKEYA AH

  • @jamalsalandid3444
    @jamalsalandid3444 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hamigisa Allha uhirgaliyo Ayub
    🇸🇴

  • @abdallayare9970
    @abdallayare9970 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninkii ilahey tala sarta MA habsaamo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 ปีที่แล้ว +7

    Salaadii Alle Ayuu kubilaabay
    Masha Allah

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 6 ปีที่แล้ว +4

    alaa ilaahoow caawi rabiyoow waa wiil hami dheer leh maan shaa alaah waar ka gata soomaali yeey buugta

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallah wiilk ogu horeya Ee laa wareeysanayo Wallahi waa jahiil bal firii jesjeesk ku jiraa wali haa Yasin qof insaan ah

  • @shukriinaalihaji6823
    @shukriinaalihaji6823 6 ปีที่แล้ว

    Waa wiil hami leh
    Allow u gargaar ayuub

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo iyo khayre ha loo sheego wiil ka yar waa professional sidey shaqo fiican u siiyan maskiinka yar caku dowlad lan maxeey danta ceeshay Somali

  • @shukrijamac6239
    @shukrijamac6239 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha ku sahlo murad kaada ilaahey wuxuu dhahay isku naxa aan Odin lnaxariistee allahu Akbar

  • @maandeeqindho2137
    @maandeeqindho2137 6 ปีที่แล้ว

    Masha-Allah wllkey horey usoco waad guuleysaneysaa Insha-Allah

  • @asli1087
    @asli1087 6 ปีที่แล้ว +3

    allah ha ku rumeyo riyadada inshaallah waa gari doonta ee haka daalin dantada

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 ปีที่แล้ว +5

    Mnshlh bro qof allah ku xiran wuu liibaana mar walbo

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 6 ปีที่แล้ว

    INSHA ALLHA WAA CAWINAYA MASKINKA INSHA ALLH

  • @fadumosalat1939
    @fadumosalat1939 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub. Maasha alaah. Alajakubarakeyyo

  • @sadiyoshiikhmohamed7567
    @sadiyoshiikhmohamed7567 6 ปีที่แล้ว +3

    Ah ah ah wan naxaa wallhi markaan arko dhalin yaro dadalayso oo wax macina haysanin ahh ha la igo cawiyo lanbarkisa somaliyey aan cawino wiilka somaliyeed

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 6 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha Allah wilkan Halacawiiyo waxan ad uga Xumahay Manta Somaliadu siidaythy Ayna iscawinayn isna Garab qabanayn !! One day if I went keny Nairobi by any chance I’ll bought some of ur books don’t stop work hard keep making Ur especial duas,,In sha Allah one day you’ll reached your goal 🥅.I not believe the way Our people sometimes treats each other’s .how many Somali Community in Nairobi are millionaires!!! Why don’t they invests him !! I’ll make duas you’ve really big and good future..👍well done

  • @allahisone4449
    @allahisone4449 6 ปีที่แล้ว +1

    😭😭 allah haku garap galo wll ameen wanad gaadhi hamigaga nololeed inshalh

  • @hgfhhhgg9330
    @hgfhhhgg9330 6 ปีที่แล้ว

    dadal insha allah hami gada wad gare haka cafisin rabi haku sacido ayub

  • @salmoali2736
    @salmoali2736 6 ปีที่แล้ว

    Mash alllllllah horey usoco

  • @fardosomaxamed602
    @fardosomaxamed602 6 ปีที่แล้ว

    Walhi ilhey ha garab qabto insha allah maamada hdlkeyda aad ayuu i cajabiyay hor mar wacan ayan rabi kaaga baryas insha allah

  • @hannaqurux4514
    @hannaqurux4514 6 ปีที่แล้ว

    Illlhy wxn kaga barye guul hore uu soco wadi guusha wad haysayee hnoh 😭😭😭😓😓

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 6 ปีที่แล้ว +1

    dadaalaa waa gaaraa insha alalh waad guuleysan

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Alleh Haku Xifdiyo Sxb Sax

  • @shukriabeutystyle3148
    @shukriabeutystyle3148 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allow uziyaadi cilmiga

  • @maxamedcabdi9834
    @maxamedcabdi9834 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah
    riyoyinkaaga Allah ku
    rumeyo sxbow

  • @deeqahani4926
    @deeqahani4926 6 ปีที่แล้ว +1

    msha alah ilahay hamigisa ha uromeyo dadala dantisa wagara haniyad jabil walalo

  • @kinghajiali8761
    @kinghajiali8761 6 ปีที่แล้ว +19

    Oh wlh oma maleyn jirin in wilkaan qoraa yahay 😭😭
    Galab walbo saanbuusa ka gadaa galabtana igu danbeysay

  • @fartunmokhtar5367
    @fartunmokhtar5367 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waxan ku dhihi lahay malin unba gari hadaf kaga insha allah

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว +2

    amin allah ha kuu caawiyoo

  • @sihamcadced2296
    @sihamcadced2296 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh illhy mustaqbalkisaa iillhy haauwanajiyo

  • @fatmazahra9441
    @fatmazahra9441 6 ปีที่แล้ว

    wlh wiilkan shale ayan sambus kagate waa wiil furfuran masha Allah.

  • @yuukeaxmad8349
    @yuukeaxmad8349 6 ปีที่แล้ว +4

    Mazha allah wll dadaal dadaalaa wuu gaaraa rapigaadana talo zaaro 😭😭😭ya rappi ilaaheyow adaa uma qadan umadaada😭😭😭

  • @ayuubabdirisaka1630
    @ayuubabdirisaka1630 3 ปีที่แล้ว

    Amiin wall

  • @fatxiqaali6442
    @fatxiqaali6442 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlh wiilkaan in ilaheey dartiis lagu Caawiyaa Wanagsan Somali Weeyn

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว +1

    maan sha allah allah ha kuu guulayoo

  • @naleyhajji7729
    @naleyhajji7729 6 ปีที่แล้ว +7

    masha allh hore u soco akhii filaaah

  • @saynabbare5960
    @saynabbare5960 6 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka no soo qora lambarkiisa waxuu ubahan yahay dhaqale iyo dhiragalin🌍🌍🌍🌍🌍💮💮💮💮💮

  • @nimconalaka641
    @nimconalaka641 6 ปีที่แล้ว +1

    Manashalalah Ilalahy hakucawiyo wall horoyusoco

  • @nimcomahamed5183
    @nimcomahamed5183 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle hore u soco

  • @marwaaajama5246
    @marwaaajama5246 6 ปีที่แล้ว +1

    mashallah
    ilahy ha garab qabto

  • @hooyowamacalinkakobaad6818
    @hooyowamacalinkakobaad6818 6 ปีที่แล้ว +2

    horay u soco alle ha ku garabgalo ayuub

  • @yahyaking1177
    @yahyaking1177 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 ปีที่แล้ว +13

    Ayuub adigaa saxane Kusoco👍🏾

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah allow Ku
    gar-gaar

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa allha ku fududeeyo

  • @tashachanel3862
    @tashachanel3862 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah Horay uso

  • @ubahahmed4868
    @ubahahmed4868 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah haw barkeeyo kolay wuu dawrsanya dhaama

  • @sportskihore5409
    @sportskihore5409 6 ปีที่แล้ว

    Wilkan wan waji garanaya kkm ayan daris ku ahayn oo isku xafad baan daganen bro #keepgoing you can do it✌

  • @sumeyamuslim6270
    @sumeyamuslim6270 6 ปีที่แล้ว +8

    Waa In la gacan qabtaa wiilka xagee lagala xiriiraa

  • @ifrahhassan759
    @ifrahhassan759 6 ปีที่แล้ว +2

    MashLlh alah wilkan wan garana dadlawcn wll

  • @fathiyaistaahilchannel515
    @fathiyaistaahilchannel515 6 ปีที่แล้ว +2

    Step by step waad garin wllo insha allh

  • @fardowsaxiursherercusmaand7046
    @fardowsaxiursherercusmaand7046 6 ปีที่แล้ว

    msha allah allah kuxafido ayuub waxaana noqo doontaa qoraa caaan ah insha allah

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah🙏👌👌👏👏
    🌟🌈💡🙏🌋🌋

  • @sahromaxamed1016
    @sahromaxamed1016 6 ปีที่แล้ว +1

    guul ayakurajeyna insallah 😢

  • @saafimohamed8971
    @saafimohamed8971 6 ปีที่แล้ว

    mashallah Allah kuziyadhiyo

  • @fatimaukaash4763
    @fatimaukaash4763 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah

  • @sabrinsabrin5309
    @sabrinsabrin5309 6 ปีที่แล้ว +1

    MASH'ALLAH horey usoco broooo

  • @cashabeautychannelali7820
    @cashabeautychannelali7820 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @queenabdala1385
    @queenabdala1385 6 ปีที่แล้ว

    Allah kuu siyadiyo hamigaaga

  • @soo7971
    @soo7971 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha

  • @maxamedyare8679
    @maxamedyare8679 6 ปีที่แล้ว

    Waxaa jaceyshy Allah ku kuu fidudeeyo wll

  • @sucadocabdi6026
    @sucadocabdi6026 6 ปีที่แล้ว

    mash allh abowe riyada alle ha kurumeyo

  • @aznaanahmed6225
    @aznaanahmed6225 6 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 6 ปีที่แล้ว +1

    Toloow waridkiis away walaahi waankanxay dadka reer Nayrobi wiilka cawiya
    Ayuub horay susoco wll wad garidoonta hamigaha insha Allaah hadhagaysan dadka warkoda guul ban kurajayin

    • @zihaamhassan2178
      @zihaamhassan2178 6 ปีที่แล้ว

      honey love hayadii oo xanunsan baa jogta wlh wanka naxaa markam arko willkan shalaybaa igu danbeysay

    • @honeylove4100
      @honeylove4100 6 ปีที่แล้ว

      Siham Hassan haa abaayo Allle hacaawiyo wan kanaxay walaahi mel lagala xiriiro maleyahay?

    • @ayuubabdirisaka1630
      @ayuubabdirisaka1630 6 ปีที่แล้ว

      Wagn +254714257766

  • @daadirdaadir4264
    @daadirdaadir4264 6 ปีที่แล้ว +1

    Wan garanaa ayuub waa wiil miskin ah

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 3 ปีที่แล้ว

    ❤️♥️🙏

  • @nafisamohamedhussain8887
    @nafisamohamedhussain8887 6 ปีที่แล้ว +1

    Illahey ayaa garab kaaga tagan

  • @luuldhaqane5030
    @luuldhaqane5030 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @simransimran82
    @simransimran82 6 ปีที่แล้ว

    Allow u sahal wllhena

  • @nasraahmed6542
    @nasraahmed6542 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh ayuub horay usoco

  • @heyfa3628
    @heyfa3628 3 ปีที่แล้ว

    Aax maskin alw garab kag alh. Ku garab istago

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 6 ปีที่แล้ว +7

    Xagee lagahela wiilka telefonkisa soo qora

    • @mohanor9657
      @mohanor9657 6 ปีที่แล้ว

      0714 257766 mgcisa waa ayuub waa kan telkiisa saxda ah waayo si fcn ayan u aqaana muddo ayan isla so daganeyn

    • @ayuubabdirisaka1630
      @ayuubabdirisaka1630 6 ปีที่แล้ว

      Hibo Mahamed +254714257766 walaal galaxari

    • @ayuubabdirisaka1630
      @ayuubabdirisaka1630 6 ปีที่แล้ว

      Hibo Mahamed +254714257766

  • @dayibaxuseen212
    @dayibaxuseen212 6 ปีที่แล้ว

    bro guul ayn ku rajenayaa

  • @tiriik00amina78
    @tiriik00amina78 6 ปีที่แล้ว +3

    Qofka u baahan wiilkaan lanbarkiisa ha ilasoo xiriiro aniga ayaa idinka caawinayo beej keyga fariin ii gu dhaafa walaalayal mahad sanidiin

  • @jasmiinhasan5336
    @jasmiinhasan5336 6 ปีที่แล้ว

    Guuleyso wllky

  • @hilaacyare3324
    @hilaacyare3324 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxariiso odoonkaga

  • @yahyaking1177
    @yahyaking1177 6 ปีที่แล้ว

    Caqlig iyo caffimaadka alha kuu daayo

  • @sarakhalif1202
    @sarakhalif1202 6 ปีที่แล้ว +2

    Wu caqli badhan yahay m.s

  • @abdishakurabdulahi3836
    @abdishakurabdulahi3836 6 ปีที่แล้ว

    sxb sre hami dheer nin lagu daysado aya mudanthy

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 6 ปีที่แล้ว

    Maxa lagu cawi yaaa Kenyan baa tahay Calan ka Kenya iyo Calan ka Ethiopia inta wada to ale haku gar gaaro sxb ani Calan ka bluega iyo cadaan ka waxan aheyn arxan Nama dhax yaalo

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 6 ปีที่แล้ว

    Walaal halkee lagala xidhiidhi karaa

  • @simancadeey2899
    @simancadeey2899 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @ayuubabdirisaka1630
    @ayuubabdirisaka1630 3 ปีที่แล้ว

    Waniga waikan

  • @sahrosahro4757
    @sahrosahro4757 6 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan lanbarkiisa kan miyaa

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 ปีที่แล้ว

    burburka dalka waye waxyaalaha laga dhaxlay

  • @diiryeweyd455
    @diiryeweyd455 6 ปีที่แล้ว +1

    waxaan kugu la talin lahaa amazon waxaa jirta qayb lagu daabaco buugaagta ka dibna halkaas ayaa laga arkaya . qaybta lagu daabaco waxa la dhahaa kindle publishing.

  • @samiraluulamohamed6971
    @samiraluulamohamed6971 6 ปีที่แล้ว

    Madha allaha hooteey u sooco

  • @somalikaraokemusicchannel2889
    @somalikaraokemusicchannel2889 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk Ayuub Oo Salaad Tukañaaayo Waa Maqaadiir Kale Saladaan Nooc Minal TH-cam Ka Ah iga ilaali

  • @sadiyoshiikhmohamed7567
    @sadiyoshiikhmohamed7567 6 ปีที่แล้ว

    Lanbarkisa saxda ah soqora iyo magaciisa oo sadaxann

  • @imanmatan9711
    @imanmatan9711 6 ปีที่แล้ว

    Phone qofkii hayaa ha soo dhigo

  • @fatxiqaali6442
    @fatxiqaali6442 6 ปีที่แล้ว +1

    Xagee Lagala Xariirikara

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 ปีที่แล้ว

    ilhay haku garab galo xalaal baad shaqaysanaysaa shaqo ceeb maha walaal

    • @faarahdiiriye1066
      @faarahdiiriye1066 6 ปีที่แล้ว

      walalkey waa nin hami sare allaha la garab galo
      waxana ugu baaqayaa cid wax oo caawin karto iney caawiso

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว +4

    walao talefoon kiisa soo qoora

    • @aishaissa4843
      @aishaissa4843 6 ปีที่แล้ว

      Khadija Ibrahim maxaa karabta walal aniga kusinayo isheg

    • @ayuubabdirisaka1630
      @ayuubabdirisaka1630 6 ปีที่แล้ว

      Khadija Ibrahim wagn +254714257766

    • @xxlextra4737
      @xxlextra4737 6 ปีที่แล้ว

      0791558102
      Waa kaa midka iskacusub

  • @abootokutubey3246
    @abootokutubey3246 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc fanka soomaliya waan hubineyna qofka saxda ah sug inuu yahay wilka dhiba talefoonka laiiso diray sii umada oo dhan ay u cawyaan

  • @ifrahhassan759
    @ifrahhassan759 6 ปีที่แล้ว +1

    Rer aml

  • @salu156
    @salu156 6 ปีที่แล้ว

    wiilka ugu horeyo e hadlayo sxb wxan ku leeyhay qaabka u hdlyso waa qaab 100% qaldan ee sxb bal.qof wayn iska dhiga o mesha aad ka.hdlyso wa media si wngsn u hdl sanbuusla u aqaan ku.laha wxaan huba in u ka.maskx badan yahay kana caqli badan yhy 😡

  • @TIJAABISTV
    @TIJAABISTV 6 ปีที่แล้ว +10

    war ninkaan waan aqaan hhhhh asigo yar ayaan dhaqaaleyn jiray xita guri geyga aan so dejiyay

    • @bilowilaadhamaad7648
      @bilowilaadhamaad7648 6 ปีที่แล้ว

      zulfa tv sxb Alla ha kaa abaal mariyo lkn wax hibo ah kuma ogid miyaa

    • @TIJAABISTV
      @TIJAABISTV 6 ปีที่แล้ว

      mohamed seed maya wlal xiliga wuu yara

    • @queenabdala1385
      @queenabdala1385 6 ปีที่แล้ว

      zulfa tv
      Talow been badanidaa ma gurigaaga ayuu Ku nolaa

    • @TIJAABISTV
      @TIJAABISTV 6 ปีที่แล้ว

      Muhiim Abdullahi adiga runteyda iyo beenteyda side ku ogaatay maxaanse ka faaida beenta

    • @engabdrhmnbarkhad6430
      @engabdrhmnbarkhad6430 6 ปีที่แล้ว +1

      qurux stv intaas miyaad wax wayn u haysataa bulshada aad u hor keenaysa hhhh