Waxaan sameeyay Diyaaradii Cali Khaliif la socday iyo Dayax Gacmeedkii Itoobiya | Eng. Guuleed Adam

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Kalshaale Channel
    Guuleed Aadan Cabdi Waa dhalinyaro ah oo leh Hal Abuur, Wuxu Gacantiisa ku sameeyaa Diyaaraddo yaryar Iyo Noocyadda kala duwan ee Gaadiidka, Waxayna dhalinyaradu ugu yeedhaan Ing. Guuleed.

ความคิดเห็น •

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 4 ปีที่แล้ว +19

    MashAllah Rer buuhoodle wiilkan yar u kaca oo wx barashadiisa kafala qaada engineer nimo ha barto si magaalada uu idin dhiso InshAllah plz wa iga codsi

  • @akrammohamed2426
    @akrammohamed2426 4 ปีที่แล้ว +35

    UPDATE: wiilka wuxuu helay scholarship turkey ah oo technical education ah mashallah guul inshallah ❤💪🇸🇴🙏🤲

    • @tazliimmohammed3624
      @tazliimmohammed3624 4 ปีที่แล้ว

      Ax aadbn uga xumahay in laynaga kaxaysto farzamo yaqaaninta ama dhalinta Yar ee haybada leh

    • @abdia1464
      @abdia1464 4 ปีที่แล้ว

      team nemo turkey weee sooo celine

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 4 ปีที่แล้ว +2

    Machallah Machallah really waxathay wiil wax taar leh horay uu sooco wllo qaali allah haku cawiyo somalia haa nolato jiir oo jook inti somalia jecel like ha iga hilmaamin

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuleed adam wlhi waan ku cabzanahay

  • @AQOON-KORODHSI
    @AQOON-KORODHSI 4 ปีที่แล้ว +32

    Alle aqoonta haw siyaadiyo

  • @aasiyafarah1770
    @aasiyafarah1770 4 ปีที่แล้ว +28

    ASC Maansha allah soomaaleey aan caawino wiilkan yar meel walba aan gaarsiino sheekada wiilkan please

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 4 ปีที่แล้ว +2

    maashallah Eng Guleed, waan rajayn in mar uun uu gaadho

  • @saalimyare484
    @saalimyare484 4 ปีที่แล้ว +6

    KEEP GOING GULLED ❤🇸🇴

  • @saciidbilaal9974
    @saciidbilaal9974 4 ปีที่แล้ว +17

    Markuu marayay waxaan raba somaliya inan dayax gacmeed usameyayo waan😪 sabatoo ah siduu hamigiisu yahay waxa.dadkiisa iyo dalkiisa ka jira isma.keenayaan

  • @abdikanihussein1613
    @abdikanihussein1613 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah. wuxu mudan yahay in ladardar galiyo siloo gacan Qabto.

  • @hanab4292
    @hanab4292 4 ปีที่แล้ว +53

    UPDATE: the young man has been given an offer to take technical education in Turkey. Alhamdullilah 🙏🏾

    • @ahmedhanad96
      @ahmedhanad96 4 ปีที่แล้ว +1

      Ma ch Allah he is talented well done mate keep Going....

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilaahay haku xafido, ilaahay haku sakhiro umada,

  • @walalhunter3719
    @walalhunter3719 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wlal hor mr wçañ

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah wilkam support gareeya alaha hadayo

  • @salmanjama1057
    @salmanjama1057 4 ปีที่แล้ว +1

    Anaga inta jamacada nalo diray baa theory nalaga soo buuxshay, marka ina afka waxka sheegsheegno maahe wax ma samayno, wiilkan yarna sidu u fikirahayey tuba tu igu dhibaysay buu noqday phycianhan isnacay masha Alh

  • @tazliimmohammed3624
    @tazliimmohammed3624 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alle aqliga garaadka hakuu barakeeyo wllo waxaad thy qof haybad uleh inuu soosaaro talantiga ilaahaysiiyey

  • @abdirahmanmohamed3143
    @abdirahmanmohamed3143 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaalo hambalyo hamigaagana ilaahay ha kuu rumeeyo

  • @shamiscusmaan9948
    @shamiscusmaan9948 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alle hakuu siiyaadiyo

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed5590 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Guulayso Aado hormar wacan Insha Allah

  • @osamahassan7465
    @osamahassan7465 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah guul wacan my brother

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +2

    Gulet Kep going Abtiyo

  • @martisoormagazine4695
    @martisoormagazine4695 4 ปีที่แล้ว +11

    Wll Email kaga ii reeb wiilkan ayaan rabaa in aan caawiyo si aynu u soo wada xidhiidhno.
    Warbixina aad iga siiso

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuleed Guuleyso O maskaxdaada Alle Kuu Ilaali Amiin

  • @shcniahmed2793
    @shcniahmed2793 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ilaahay il haka haayo maashaa allaah u dhaha walaa layaal ilaahay ha xafido hamigiisa alaha u hibeeyo Aamin

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah masha allah

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah duriyadii darawiisheed waligooday dadka ka horeeyaan 'insha alah somaliarline buu samayn doona insha alah

  • @FloralAhola
    @FloralAhola 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah walahi waan qiirooday qiiro farxad ilaahay ayaa mahad soomaalay wiilkan aan kacan qabo waa iftiinkeenii ilaahay hanoo kaa xifdiyo

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa ALLAAH wallhi waan qiirooday waxaan leeyahy dhamaan umada soomaaliyeed meelkasta ay aduunka kajoogaanba wiilka halookaco halagarb istaago waa dhalintii mustaqbalaka

  • @suudiinhoofficialg7584
    @suudiinhoofficialg7584 4 ปีที่แล้ว +2

    Ohh this guy is waxkale
    Allow garab qabo rabiyoow🇸🇴♥️👈

  • @abdullahiakramofficial8822
    @abdullahiakramofficial8822 4 ปีที่แล้ว +1

    Guuleed keep going 😍 💋 wll

  • @anababdihafif1973
    @anababdihafif1973 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 ปีที่แล้ว

    Wow wlh waan ku farxay waayo waa wil somaaliyeed

  • @arfiahmed9560
    @arfiahmed9560 4 ปีที่แล้ว +3

    Msha alh guuled yare rabi hakula garab galo wlo

  • @bincali7188
    @bincali7188 4 ปีที่แล้ว +2

    M.allaah

  • @powerlove4605
    @powerlove4605 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว +4

    masha allah

  • @asmarosa145
    @asmarosa145 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnzhlh go forward bro

  • @idrismaxamad9019
    @idrismaxamad9019 2 ปีที่แล้ว

    Horu soco zcp

  • @boqoolcabdalla5886
    @boqoolcabdalla5886 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @aqoontahorleh6968
    @aqoontahorleh6968 4 ปีที่แล้ว

    manshallah Gulled keep going brother

  • @abdisamad5562
    @abdisamad5562 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaH bayraktar ka Somalia 🇸🇴

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว +7

    halla gacan qabto hal abuurka waxgalka ah

  • @SuufiAdduun
    @SuufiAdduun 4 ปีที่แล้ว

    cali khaliif allaha u naxariisto

  • @mohayare8949
    @mohayare8949 2 ปีที่แล้ว

    Maan shaa allaah wall allaha kugu gsrabgalo

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว +28

    wilkan dadayar siyasiyinta somaliyed oodhan waka qimobadan yahay

  • @shantasomaliyeed3778
    @shantasomaliyeed3778 4 ปีที่แล้ว +2

    Guuul guuleed

  • @ashafarah4778
    @ashafarah4778 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah ❤

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 4 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah wey ifarxad galineesaa markaan arko musilm wadani ah ee soomaliyeed oo hal abuuray shey qaali ah sida Diyaarad ama Dayax-gacmeed Insha'Allah waxaan kuu rajeenaa inaa noqotid engineer wey oo anfaco diintiisa dadkiisa iyo dalkiisa.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 4 ปีที่แล้ว +1

    Masaakiin!!!

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Tabarkalaaah 🥰

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha kula garab galo, halkaad tiigsana Allah ha kuu fududeeyo

  • @sulaymaanmaxamed2006
    @sulaymaanmaxamed2006 4 ปีที่แล้ว

    M.sh sxb horey usoco

  • @zumrakhuzeimah514
    @zumrakhuzeimah514 4 ปีที่แล้ว

    Walalyal kalshale media wilkan yar oo xirfada yaqano maadkentaan nairobi Kenya ama studio ga maadgeesaan ,ama dowlada maa ugeisaan

  • @faysaltolpoiofficial3908
    @faysaltolpoiofficial3908 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @somalilandvoice3118
    @somalilandvoice3118 4 ปีที่แล้ว +11

    If this child had been born in United Kingdom, he would have been an engineer or a captain 👨‍✈️

    • @ubahmohamedtshabalala2808
      @ubahmohamedtshabalala2808 4 ปีที่แล้ว +5

      Not only unite kingdom!
      If you have a heart to learn something
      You will learn no matter what

    • @hanab4292
      @hanab4292 4 ปีที่แล้ว

      Thers an update hes going to Turkey now to continue he’s study alhamdullilah

    • @shakirbulaale4289
      @shakirbulaale4289 4 ปีที่แล้ว

      That's really

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @abdirahmaanelmi7660
    @abdirahmaanelmi7660 4 ปีที่แล้ว

    masha Allaah Alle ha u ziyaadiyo waan jiraan dad sidaan cml ah lkn dowlad la 'aan jirto walaalkey sidaan cml ahaa asagoo yar wax sameyn jiray soomaali weey ku jiraan Alle dowlad aan ku dagno because waan helikarnaa soomaalibdn wax walba nosameeyo horay usoco guuled yare cimri dheer cibaado suuban iyo wax qabad sare oo kale

  • @hawaadan2715
    @hawaadan2715 4 ปีที่แล้ว

    Guuleed guulYso

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 4 ปีที่แล้ว +6

    Caku soomaalida aawey dawlada soomaaliya mey qaado wiilkaan?

  • @abdihakimurur5218
    @abdihakimurur5218 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 4 ปีที่แล้ว

    Maansha'alla alle turkigaaga maanta uu tagey alle heer ha ka soo gaadhsiiyo

  • @AbdirashidHassan-r9n
    @AbdirashidHassan-r9n 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 4 ปีที่แล้ว

    Allaah kudhowro walal qali poqortooyo

  • @abudalfary3970
    @abudalfary3970 4 ปีที่แล้ว

    Allah yarhamuhu abihii

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah geesi muskaxbadan

  • @XaawomahamudMahamud
    @XaawomahamudMahamud 4 ปีที่แล้ว +1

    M. A🥰

  • @nimcowacan9020
    @nimcowacan9020 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalia oo dayax gacmeed dirasaan sugi Kari la,ahy ilmaderayalow wiilkanaa inooku dhow😭😭

  • @maryanabdillahi6725
    @maryanabdillahi6725 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah Eedo

  • @sharmarkejamac18
    @sharmarkejamac18 4 ปีที่แล้ว +4

    Dawlad garab istaagta buu wayey sorry caalamka qofka hal abıurkaas leh waa laga Faidaysaa

  • @Abdulaahi-lj4kp
    @Abdulaahi-lj4kp 6 หลายเดือนก่อน

    😮😮😊

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah tabaarakallaah ilahay garab kaaga hagalo

  • @darksniperxxccww999xx7
    @darksniperxxccww999xx7 4 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @abdirahmaanaxmed7351
    @abdirahmaanaxmed7351 2 ปีที่แล้ว

    manch allah 💚🤍❤✈

  • @hodanahmed4495
    @hodanahmed4495 4 ปีที่แล้ว

    Allaaah ha ku garab galo guul baad gaadhay mar Hadii walaalaheen Turkish ku qaadeen hambalyo

  • @zumrakhuzeimah514
    @zumrakhuzeimah514 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow xirfadatha kaa irzaq sii

  • @xaafidsidiiq5525
    @xaafidsidiiq5525 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali yiyey hadalka jojiyo ayanu gacanqabano wiilaka inta dawatay aya kufilan in aynu wax iska ururino

  • @boqoolcabdalla5886
    @boqoolcabdalla5886 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @warsame.official6800
    @warsame.official6800 4 ปีที่แล้ว +1

    SOMALIA QOFKA HIIBADA LEEH WA KU BAHDILANYIIN ILEEN DOWLAAD DHEXE MAJIIRTEE

  • @abdifatahnami5517
    @abdifatahnami5517 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @gabowmohamed4287
    @gabowmohamed4287 4 ปีที่แล้ว

    Mansh

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 4 ปีที่แล้ว

    Wlh wilkan wa m.a wa dadka sida qask lo ilalsado laguna xisabtamo ma ahan in video laga so dubo Ama niyada laga dilo lana so ban dhigo asago darufesan at least qofka clipkan so dubay in u u labiso bay ku fcned si uu udaremo in u yhy qof haybad ilahay siye

  • @khadramaxamed9070
    @khadramaxamed9070 4 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh farsamayaqan jaciiba

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 4 ปีที่แล้ว

    Hamplyo hamplyo hamplyo

  • @mahamudabdi9640
    @mahamudabdi9640 2 ปีที่แล้ว

    Raac kusoo dalxiis

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 4 ปีที่แล้ว

    Alow wilkan kan kunasano noga so dhig

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 4 ปีที่แล้ว +1

    Toy ay carruurta ku cayaaraan waaye

    • @wll___mamiza4834
      @wll___mamiza4834 2 ปีที่แล้ว

      uf in Tay noocaqan oo kale kujiro soomali beer magaadhayso

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad kawaaleysaan maskiinkan yer ciyaalka oo dhan baa sameeyakkkk

    • @shaaficifilibiin3949
      @shaaficifilibiin3949 4 ปีที่แล้ว

      haa waa run lkn niyadda ayaa ka muhiimsan, wuxuu sheegay in niyadiisu aysan aheyn hobby oo kaliya

    • @sulaymaanmaxamed2006
      @sulaymaanmaxamed2006 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @liibaanfaysal1262
      @liibaanfaysal1262 4 ปีที่แล้ว +1

      Somali xaasid lagama wayo hush naa tan Layla la leeyay xasidnimada kala tag inanka

    • @caashogabooye8764
      @caashogabooye8764 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhj

    • @zayidkhan7042
      @zayidkhan7042 4 ปีที่แล้ว +1

      Pro waxba ha is dhibin diyarad gacan kuma samayn kartide

  • @kinghassan9604
    @kinghassan9604 4 ปีที่แล้ว

    Awalba in aad turki tagto rabtaye🤪🤣

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Lulu-fp7fl
    @Lulu-fp7fl 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @kinghassan9604
    @kinghassan9604 4 ปีที่แล้ว

    Awalba in aad turki tagto rabtaye🤪🤣

    • @khadaabcade38
      @khadaabcade38 4 ปีที่แล้ว

      Wll ma ku naxsanthy mcnha

    • @wll___mamiza4834
      @wll___mamiza4834 2 ปีที่แล้ว +1

      uf noocaagan oo kale soomali lagma waayayo

  • @cabdirashiidcali183
    @cabdirashiidcali183 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaH

  • @nasroshire7136
    @nasroshire7136 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah