RUWAYADII Taliyaha Qosolkii aduunka🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 482

  • @mariadiamond2120
    @mariadiamond2120 2 ปีที่แล้ว +40

    Si bey ii aragtaa kulahaa bulo wax waalan ruwaayadaha soo badiya funny baa tihiin waa fuurey san uqoslaayey🤣🤣🤣🤣😅😆

  • @UmumuxamedAsal
    @UmumuxamedAsal 2 ปีที่แล้ว +48

    Bulo iyo Abwaan geesi waa la isku helay 🤣Qosol iguma harin 🤣🤣🤣

    • @JaamacGuray-qp5vu
      @JaamacGuray-qp5vu หลายเดือนก่อน

      Ķ😂

    • @JaamacGuray-qp5vu
      @JaamacGuray-qp5vu หลายเดือนก่อน

      Siir❤😂🎉😂😂😢urut8yuu😮😅😊😊😊😅😅😮😢🎉🎉😂❤❤🎉😮😅😅😮😮😢rhotuti5fjh

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 2 ปีที่แล้ว +7

    Bulo qosolkiii oo soconya weeye abyo mcn horay uu soco😂😂😂😂

  • @tanaadali137
    @tanaadali137 2 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkk Alla aaboow bulo horay ujeeso iyo dib u jeeso waa iskugu mid

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 2 ปีที่แล้ว +18

    Bulo waa imtixaan😊
    Daacadaa u Qoslay wlhi😂

  • @ubahaden2630
    @ubahaden2630 ปีที่แล้ว +7

    Rabi ha u naxaristo abwaan geesi 😭😭😭😭

  • @aniisasiyaad3390
    @aniisasiyaad3390 2 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂 saa u qoslay waligay riwaa yad ma ugu qoslin 😂😂😂

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +23

    Bulo sida Digtoonoow U Leedahay Xitaa cunta aan Cunayayay waan soo Tufay qosol Dartii😂😂😂😂😂

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 6 หลายเดือนก่อน

    Waa riwaayad riwaayad dhaaftay. Abwan Geesi iyo Bulo waa an other level. Taliso waa cajiib iyo macaal taliyaha

  • @najmayuusuf715
    @najmayuusuf715 2 ปีที่แล้ว +16

    Alaa manooli qosol iyguma hadhin😅😅😅🤣🤣

    • @ganiibadaa4962
      @ganiibadaa4962 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @Mahamed284
      @Mahamed284 3 หลายเดือนก่อน

      Naxariis iyo jano Allaha ka warabiyo Abwaanka😢😢

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 2 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaayadaha noo soo badiya haddaanu reer Burco nahay Somali oo dhan keligayo kama qoslin karnee. Nicely done!

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +9

    Bulo waa qosolki oo qof ah intay Shaati weyn so xiratay Ciidanka ha ii dhex socoto Naa Lineka gal balayo ku qaadaye😂😂Abwaan geesina kulahaa meesha dhaxal ban ku imi Awawgay ba bosskan lahaa kkkkkkkk

  • @afitaaxdekadaha4256
    @afitaaxdekadaha4256 2 ปีที่แล้ว +7

    Bulo Surwaalka In Ee Gashato maxee ku diiday 🙄🤨😁✌🏃‍♂️waa Suaasha La Weydiin doono Mar uun 🧏‍♂️Bulo Dhibleey Waa ku wataa dhinaca asturnaanta

  • @faaraxfabkeey5589
    @faaraxfabkeey5589 2 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi qosol iguma hrin hhhh bulo kulaha tan sibay ii aragtaa wlhi inan sabaaxad ladhici hhhhh abwaan geesi meesha dhaxal ban kuimid xilka laiga qadimayo 😂😂 wacadala talisadu waa diyar snthy 😂😂😂 wxno kle riwayad way dhafty lol 😂 please part two noguso dhakhsada 😂😂😂

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo meel kasta caagluhu ma joogaa qosolbaa iga dhamaaday

  • @hindifilimafsoomali9022
    @hindifilimafsoomali9022 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay baan ku dhartay qosolkaa iga dhamaday soo badiya

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 2 ปีที่แล้ว +3

    Jilliin cajiib ah baa iiga muuqda riwaayaddaan!.

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 2 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkk
    Wa filim kajira ciidanka somalida meel walbay joogan somalidu

  • @anfacfaaraxnuuranfacfaarax8442
    @anfacfaaraxnuuranfacfaarax8442 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh wlhi bulo iyo abwan geesi qosol iguma harin😃😜 nooso badiya wll ruwayadaha I.a

  • @caliaxmed313
    @caliaxmed313 2 ปีที่แล้ว +4

    talisadu wacadale salaan waa dhameysey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @mohamadhirsi2383
      @mohamadhirsi2383 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa diyaarsan thy gabadhaas ineey tababar soomartay waa hubaal

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 2 ปีที่แล้ว +3

    khaladadka filmka no so galiya plzzzzz😅😄😍

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 2 ปีที่แล้ว +6

    Alla bulo 😅😅🤣🤣Halkeed u dhaxqadeysaa safka 😂👍👍

  • @MohamedAbtiga
    @MohamedAbtiga 7 หลายเดือนก่อน +1

    alaha u naxaristo abawan gesi😢😢😢😢😢

  • @zamzamzamritta5321
    @zamzamzamritta5321 2 ปีที่แล้ว +4

    Bull funny weeyi wllhi Taas ma Ada iska leh kulaha 😂😂😂

  • @saciid2024
    @saciid2024 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha unaxariisto abwaan geesi😢

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 2 ปีที่แล้ว

    Bulo iyo abwaan geesi cadi maha hore u socda wallalayaal

  • @rashka.Aarka.Puntland.Somalia
    @rashka.Aarka.Puntland.Somalia ปีที่แล้ว +2

    Allow ku Naxariiso Aamin Yarabi 🤲😥💯

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂
    Dadajiya qaybta kale jilinkaan waa la idinka iibsanayaa hadaad fahmikartaaa mahiib waaye

  • @BaaliBaali-dv4ck
    @BaaliBaali-dv4ck 2 ปีที่แล้ว +1

    Caadi maahan riwayadan wax jirana way ka turkumaysaa m.a dhmntiin sln sare jeneralku ugu horeyo sancad

  • @anasircade4183
    @anasircade4183 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto abwaan geesi 🥲

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +1

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun alle haw naxariisto qabrigana abwaan geesi wlhy waan ilmeeyay markaan dib udaawado riwaaydahiisi🤲🤲🤲😢😢😢😢

  • @mohamedhulbale4404
    @mohamedhulbale4404 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wanqusli hey yac miyu yiri wale funny guy this man

  • @sumayoqueen7220
    @sumayoqueen7220 2 ปีที่แล้ว +5

    Bulo waji maleh kulahaa 12 malmoodkujirey wllky😁😁😁

    • @fatxiahmed9314
      @fatxiahmed9314 2 ปีที่แล้ว +1

      14 dheh kulahaa wada dhalasho dhaga dhaxaysa waa iska dhalasho😂😂🤣🤣

  • @xudeyfiaxmed1002
    @xudeyfiaxmed1002 2 ปีที่แล้ว +1

    Bulo iyo abwaan geesi intaan ka ahyn waa ciidan rasmi ah qaabkey u gaardinaayaan

  • @deeqdheegle8320
    @deeqdheegle8320 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto wlllkeen abwaan geesi😊

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh abwaan Geesii
    Walee Ruuntukahadlaay

  • @xayadqueen4042
    @xayadqueen4042 2 ปีที่แล้ว +4

    Bulo qosolki baa iga dhamadey wlhy wn raftey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanisoali9952
    @hanisoali9952 2 ปีที่แล้ว +4

    ani bullo iyo abwn geezi wanba kuhssata🤣🤣🤣

  • @rooble-vn8sd
    @rooble-vn8sd 10 หลายเดือนก่อน

    Like waan waan
    U habal yeey nayaa
    Abwaanka soojilat
    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo cajiib
    Waana arin dhab ah oo jirta
    Walaahi wax been ah
    Muunan kasheegin rubaayada
    Wxd Moda
    Inaay kudhacday
    Isaga mahad sanidiin
    Jilayaasha iyo abwaanka
    Sosarayba lloveyou
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moorganyare2501
    @moorganyare2501 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa film wanaagsan horay usocdaa

  • @nuurmustafe
    @nuurmustafe 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay swt ha unaxariisto qabrigana ha unuuriyo janafordowsa ha geeyo abwaan geesi 😭😭😥🤲

    • @DemaxamYoyo
      @DemaxamYoyo หลายเดือนก่อน

      Aa❤❤

  • @israbishar2712
    @israbishar2712 2 ปีที่แล้ว +2

    Bulo io Geesi dadkii logu talagay Ruwayadaha😅😅🖐

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha unaxariisto abwaan geesi

  • @saabiriinabdikariim5545
    @saabiriinabdikariim5545 2 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhh Bulo cimri dheer iyo cafimad abayo

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 2 ปีที่แล้ว +6

    Qaladaadka flimla noosoo geli Bulooy.🙏

  • @apdikaremapshir9492
    @apdikaremapshir9492 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa markii saddexaad aan daawado😂😂😂

  • @nasrowaddani5073
    @nasrowaddani5073 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi ruwayad xaqiiqda maanta jirta ka hadleyso wayya 🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣😂🤣😂😂🤣

  • @CiiseXasan-r4j
    @CiiseXasan-r4j 10 หลายเดือนก่อน

    Ilahy ha unaxariisto wllken abwan geesi 😢😢😢

  • @Mahamed284
    @Mahamed284 3 หลายเดือนก่อน

    Waa ii muuqmuqata kulahaa rer mudug😂😂😂

  • @bilkhayrmaxamed4051
    @bilkhayrmaxamed4051 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaa bulaa teled òo qof ah 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdiLovelike-vl6jq
    @CabdiLovelike-vl6jq 11 หลายเดือนก่อน

    Ale ha u naxariisto abwaan geesi nin aad u wacan buu ahaa

  • @JARKOZ_PUBG
    @JARKOZ_PUBG 10 หลายเดือนก่อน

    Abwaan geesi rabi ha u raxmado

  • @sharmaboy9676
    @sharmaboy9676 2 ปีที่แล้ว +53

    Keep going DhalinYaro ✊🏿

  • @lakimoha8050
    @lakimoha8050 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta jeer ee aan riwaayada ku celceshaday xisaab maleh hhhhhh

  • @Nasranalka-kx8tq
    @Nasranalka-kx8tq 11 หลายเดือนก่อน

    Abwaaan alle haku naxaristo

  • @nasraabdulkadir6878
    @nasraabdulkadir6878 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla hoyoy beerka bullo umadeena maaha
    Abwangeesi kuma lahoo alla maxaa kharash igaga baxay 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @cadarina4323
    @cadarina4323 2 ปีที่แล้ว +5

    Sidaan uqoslaayay hargaba igu dhacy cawa bulay ku dhaheen 😅😅😅

  • @liibaankamasey2285
    @liibaankamasey2285 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waad iga qosliseen arinkan wa wax ciidanka kadhax jiraa 😂

  • @abdirahmannour8747
    @abdirahmannour8747 2 ปีที่แล้ว +1

    ruwayadi ugu fcnayd abid team talllent horay u socda

  • @Ummu_Camaar24
    @Ummu_Camaar24 2 ปีที่แล้ว +2

    Qosol iguma hadhin Alla Bulooy 😂😂

  • @ibraaadan3197
    @ibraaadan3197 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk walee waa waxa ka dhax jira ciidanka xooga dalka somaliyeed

  • @rooble-vn8sd
    @rooble-vn8sd 10 หลายเดือนก่อน

    Rooble bisin kuusow haa haa waa run arintaasi waasida salad gobaleedka somaalida itoobiya
    Oo kale arimaha qabyaalada ah inaay xuntahay usheega kilalka 5aad

  • @xuseenmaxmed8622
    @xuseenmaxmed8622 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi feerahaan kafuuray abwaan geesi caaadi matihid

  • @alishow609
    @alishow609 2 ปีที่แล้ว +1

    Jiliinka kuma fiicnidiin ee wax kale noo keena oo muuqaalada aad ku fiican tihiin soo duuba filmkii laba xaasle intii aad kaga jirteen may fiicnayn xiisana may lahayn waayo wax aydan ku fiicnayn ayay ahayd

  • @axmedyusuf1548
    @axmedyusuf1548 2 ปีที่แล้ว

    Legend labo ma aha abwan geesi qosol badna

  • @galinsoorchannel9879
    @galinsoorchannel9879 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan geesi sibuu uqaloocan yahay kulahaa

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +1

    Bulo I love you
    Gabey ban kuso wada layirahdo
    Magacisa I Love you bullo
    Kwrn se u aragta maka hesha

  • @haaruuncabdilaahi3970
    @haaruuncabdilaahi3970 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow ku naxariiso

  • @MaxamedXasan-p7l
    @MaxamedXasan-p7l หลายเดือนก่อน

    Kkkkk wa runtii mid garanyaa so qaatey aabihii marku dhingtay darajiis

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 2 ปีที่แล้ว +1

    WAA WACYIGA JIRA.
    MAHADSANIDIN DHALINYARO
    GUULEEYSTA

  • @galadapple155
    @galadapple155 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi bilahi qosol ba ka dhiman garay🤣🤣

  • @haaruuncabdilaahi3970
    @haaruuncabdilaahi3970 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow haku janee

  • @shafiishiine4926
    @shafiishiine4926 2 ปีที่แล้ว +1

    Qosolkiiba iga dhamaaday.
    Plz filimkaan qaladaadkiisa noo soo bandhiga.

  • @khadaracabdisilimo4084
    @khadaracabdisilimo4084 2 ปีที่แล้ว

    Ala soo badiya wllo ilahay baan idin ku dharinee

  • @xaawinamohamed88
    @xaawinamohamed88 2 ปีที่แล้ว +4

    Ala cawa kalayaha ixanuny wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @updallajidow5283
    @updallajidow5283 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk wlhi bullo iyo abwan geesi
    Waad iga qosliseen

  • @Somalicartoon11
    @Somalicartoon11 2 ปีที่แล้ว +6

    Buulo caadi ma ahn wllhi 😂😂

  • @abdirisaqmedia2785
    @abdirisaqmedia2785 2 ปีที่แล้ว +3

    Bart two qosol daraadis nefta igu dhagi gartry 🤣🥹

  • @liibanabdikadir5563
    @liibanabdikadir5563 ปีที่แล้ว

    Allaw kuu naxariiso

  • @updymaalikmoohaahmed6917
    @updymaalikmoohaahmed6917 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo bulo noosoo gali qaladaadka fulm ka waa codsi olz🙏

  • @kooshinyarefamly3718
    @kooshinyarefamly3718 2 ปีที่แล้ว

    Qosol waynaa wllo soo badiya plz wa naga cod si

  • @queenkaxdaquenkaxda6499
    @queenkaxdaquenkaxda6499 2 ปีที่แล้ว

    Walee bulo too ma ahin🤣🤣🤣🤣🤣sidey rabtey ka yeelatay mar ey hor socoto mar ey ka danbeyso sow iyadii ciidankii dhamaa qastay nii wataa bulo iyo abwan gesi kkk

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhh alla beerka dadkani waba qosol miiran

  • @subburmohamedabdi4511
    @subburmohamedabdi4511 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla beerka bullo amadeena matihid qosolkii oo qof ah

  • @hassanabdikadir7051
    @hassanabdikadir7051 2 ปีที่แล้ว +1

    ar way naga qosliyeen kuwan khayr allah siiyo kkkkk

  • @mahadmuumin7329
    @mahadmuumin7329 2 ปีที่แล้ว +4

    Naa feelka raac 😂😂😂😂

  • @rooble-vn8sd
    @rooble-vn8sd 10 หลายเดือนก่อน

    Rooble bisin kuusow walaahi who mahad San yahay abwaanka soojilay rubaayadan kusaab san qabyaalada

  • @geellenaxar3515
    @geellenaxar3515 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh legemo aan taageero mrs Bulo iyo abwaan Geesi horey usocda hawada idinka taagera anoo wdanka uganda jooga sxbyaql

    • @DaaahircabdiCabdinuur
      @DaaahircabdiCabdinuur 3 หลายเดือนก่อน

      Inaalilahi waina layhi raajicun Allah haw naxaristo abwaanka 😢😢😢

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 2 ปีที่แล้ว

    Buulo wan ku salamay wllo
    Wlhi waxan uqoslay si aan caadi ahayn xafada xata qosolkaygii ku kacday
    Kulahay gabadhba jamato miyu ka timi

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaladaadka noksoo galiya plz🤣🤣🤣😂

  • @akush9693
    @akush9693 2 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅 Alla qosol imaharin

  • @maymuunabdulahiwarsame8198
    @maymuunabdulahiwarsame8198 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan geesi kulahaa waa maxay qofka dhex qaadaya🤣🤣

  • @iimaanmaxamuud123iimaanmax7
    @iimaanmaxamuud123iimaanmax7 2 ปีที่แล้ว

    Dadka leh qosol iguma harin bal aniga ii shega waxaad ku qososheen aan ku qoslee

  • @nimconashad4686
    @nimconashad4686 2 ปีที่แล้ว

    Abwan geesi iyo bulo umadena maha😃😃

  • @bigman5263
    @bigman5263 2 ปีที่แล้ว

    Ruwayadan waa ruwayad macquul ah wax halaga fahmo :)

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc dalka waxa babiyey waxkuqaado iskjir. Kkkkk

  • @ruweydaaamiin1861
    @ruweydaaamiin1861 2 ปีที่แล้ว +2

    Saan uqosalye waan oyaye wlhi bulo umaden mahan

  • @husseinmohamedhersi8761
    @husseinmohamedhersi8761 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilmo diyaano dhega hadalka kadaaya🤣🤣

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 2 ปีที่แล้ว

    Runtii waan ka heley soo badiya bullo iyo geesi

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 ปีที่แล้ว +2

    Bulo qosol miiran baa tahay wlhi 😁😁😁