Xisbiga Waddani ayaa xisaabiyay lacagta ku baxday Khayriyada Hargeysa ee la dumiyay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 31

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hadalada Macaaridku Waa Kaa
    😊 Saxid Xukuumada kolba Joogta😊

  • @se1059
    @se1059 11 หลายเดือนก่อน +1

    That's what's all about to point out the wrongdoings of the government this time the opposition is doing their job perfectly bravo👏 👏 👏

  • @vitoriavibe9905
    @vitoriavibe9905 11 หลายเดือนก่อน +2

    Inadeer waxa kale oo aad soo baadhaan Xeeradii Ciidaanka ee Gantaalaha oo ahayd fadhisimihi ila dawladii siyaad bare oo maanta dad private ah laga iibiyey, waa nasiib daro iyo ayaan daro weyn oo wadanka haysata 😢

  • @MehmetAhmet-rz1lj
    @MehmetAhmet-rz1lj 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nsiibdarro

  • @AxmedMaxmud-qs6ty
    @AxmedMaxmud-qs6ty 11 หลายเดือนก่อน

    X.wadanii howl weynbaa idiintaal waana suuliyada magaalasa soo xisaabiya intagodks ku dhacdey....

  • @madar9587
    @madar9587 11 หลายเดือนก่อน

    Aar wxn jinka ahi siduu documentiyadan ku soo helaa

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed Cali bile halala xisaabtamo

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan kaa rabnaa inaad sidaas u hadasho marka wadani xukunka Qabsado, Hadhow yaan Lagu waayin!!!!

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 11 หลายเดือนก่อน

    Geeeeeeeeesi sidaaq

  • @axmedcali1709
    @axmedcali1709 11 หลายเดือนก่อน

    Galaydh

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 11 หลายเดือนก่อน

    Awalba lacag kumay fikiri jirine cidankina wax uu qabta sagbad la dumiyay ha ku mashquline

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

    .ADAXTOIYADA WAAY SAXSANTAHEY MEEAHA QUSHUN BAAY NOQATEY

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 11 หลายเดือนก่อน

    waa ayaan daro ku dhacday qarankan kuwa wal oo la doorto kuwa jooga iyo kuwa soo socdaba waa wada cadaw ku waloo meel loo doortay

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 11 หลายเดือนก่อน

    Madaaxtoyadda ineey qadaaras uqaddado maha waa khalaad

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 11 หลายเดือนก่อน

    Ma xukuumad kulmiye 😅 ayaa jirta waa tuug is aruursatay oo xoolaha cashuurta masaakiinta iyo danta guud inay cunaan u tashaday Allah ha ina dhaafiyo si khayr leh

  • @abdis70
    @abdis70 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer- MUCAARID Xag jir ah oo Shaqo la'aan hayso. Meel aan rabay Roob ma iigu da"ay !. Muse wuxuu soo Afjaray in la dhaco Hantida Danta Guud. MEESHA WAA LA QURXINAYAA, SI KA WANAAGSAN SIDII HORE. PERIOD. NO more trash and Street vendors. Come on guys. Gudoomiyaha Baankuna wuu xaqiijiyey...what else !?

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 11 หลายเดือนก่อน

    OGI OGI HANTIDA QARAN AYAA LAGU CUNAA MASHAARIIC KHAWAYSIIS AH OO UU KA MID YAHAY MASHRUUCANI.

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaan la yaabbanahay raggan ummadan lagu cunay

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa club halala xisaabtamo muse biixi

  • @xareedsports2856
    @xareedsports2856 11 หลายเดือนก่อน

    Inder dhul dhisan ayaa la dumiyaa oo dib loo dhisaa
    Hdii dib loo casriyeynayo
    Oo si dan u ah shacabka iyo bilicda fagaaraha wan so dhawaynaynaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

    MADAWINIINTA Xq a lah MEEL QURAX LOOGA TALA GALEY IM GAARBAJ NOQOTO

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

    HOR5A FAGAARHA BEERTA XOROYADA

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 11 หลายเดือนก่อน

    222,000 wax badan maaha laakiin dad badan masaakiin wax ayay tari lahayd
    !!!!! Idinkuna jabhaddii gacan libaax imisa ayaad kubsaarteen 😅😅😅😅😅😅

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 11 หลายเดือนก่อน

    Siyasadi Somaliland fucking bay noqotay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

    URARKA WADNI LACGTA AAD KA HESHAAN DAWALDA WAA TAAD KU TAAGULEYSAAN BURBURNTA QARANKA

  • @deedee8934
    @deedee8934 11 หลายเดือนก่อน

    Adeero nacnacda joogi io khayriyada la dumiyey. Away lascanood xildhibano io sarakilsha kasoo dagay. Maxaad uga hadleen intad bila macnee ku mereysanasid. Ka hadal alshabab iskusoo uruursatay lascanood io khatarta ay ukeeni karta somaliland. Wadani inad joogisid beentan mare haddi la ini ogalady doraasho aan xalal ahayn lkn waliba jidki xuma ayaad haysatin.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

    MADAXTOOYADA WAA I WY DACWEYSAA YARKAN LEH LAALUUSH BAA LA QAATEY

  • @hajii2033
    @hajii2033 11 หลายเดือนก่อน

    beenlea beenta jooji

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 11 หลายเดือนก่อน

    Adeer ku noqo gurigaaga i sawira looma baahnaa

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 11 หลายเดือนก่อน

    Waddani marka hore gacan libaax ka soo daga

    • @laraahmed6592
      @laraahmed6592 11 หลายเดือนก่อน

      Waa deegan koodi haa seexdan maxaa kaa galay