Cuntada Caruurta Kuugu Cayilayaan 6bil illaa 12bil 👌💯

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 651

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 4 ปีที่แล้ว +58

    Insha allah Markaan cunug dhalo u sameynaaaa. Ilaah I siiyo aniga iyo inta Islaam ah haysan inta haysata ilaah u dhowro

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE 4 ปีที่แล้ว +7

    Wll nasra aawey tii ay dadka waaweyn kucayili lahaayeen 😊

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂 Wee Soo soctaa yaasir

    • @منهاحمد-د6خ
      @منهاحمد-د6خ 4 ปีที่แล้ว

      @@nasra_abtidoon 😂kaftan leey a tahay maku ogeyne 😂😂 TH-camrs aan quimeyo aa tihiin🥰👈

    • @masraxafilimadafipsaabna5310
      @masraxafilimadafipsaabna5310 4 ปีที่แล้ว

      Dadan jclhy hormar WACN my brother yasir sister 👌👌👌👌

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaaahayow intaa heesan sii intakalena ubarakeey yaaa rabb❤❤❤

  • @lifeofbahja
    @lifeofbahja 4 ปีที่แล้ว +9

    Ma sha allah habibty ad iyo aad ayaan u Mahadsantahay qali ❤️🌹🙏

  • @abdifitahdalaan2797
    @abdifitahdalaan2797 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha waa hanti ALLE SWT na siiyay hooyo iyo aabe aan ku abaabiyo ilmaha abaabin fican si natijo fcn aad uga helno😍

  • @zuneirahsiyad7401
    @zuneirahsiyad7401 4 ปีที่แล้ว +27

    Nasroy ilaa hada alabtiyaan indha utagooya wanugusoo dahday nosoo dhaqso xbbtii allaha kubarakeyo xbbtii

  • @maryamabdirahman7166
    @maryamabdirahman7166 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh abyo gcntda allha kuu barakeeyo ani gabadhyda malin walba waan usameya xoga yar kamana caajiso alxm

  • @hawoali3800
    @hawoali3800 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo allah haku daayo manaal wilashaada makacood

  • @caaishayusuf
    @caaishayusuf 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah abaayo cagantaada Allah ku barakeeyo
    Abaayoyinka ku xiran TH-cam narsa abtidoon adinkoo mahadsan haleyso booqdo TH-cam keyga gacmo furun kuso dhawaada

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 4 ปีที่แล้ว +59

    Maasha allah aqwaan 🥰❤

  • @sophiaabdalla7278
    @sophiaabdalla7278 4 ปีที่แล้ว +2

    Nasro gacantada Allah ku barakeyo abyo, ku jeclhy

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #safiya cabdullahi asc safiya wlll subcribe igu caawi wllnimo😘😘

  • @iqlaascabdiraxman2340
    @iqlaascabdiraxman2340 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a abyo mcn ilhy habarakeeyo 2badaada wiil ilhy hkuu daayo mcnto ❤❤❤💋💋🤲🤲🤲🤲🤲🤲👸👸

  • @hennaofficial7268
    @hennaofficial7268 4 ปีที่แล้ว

    Illah ha isiiyo caruur salixiin ah farxad iima dhino malintii hoyo le dhaho plz iso duceya inshlh
    inta illah siyey owlad allah baari ha ugu dhigo

  • @amiinabdi5288
    @amiinabdi5288 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw curadkeyga usamenena ani xaskeyga tnx sister

  • @maymuunabdilaahicirro361
    @maymuunabdilaahicirro361 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah ❤️nasroy ❤️ilmahaga iyo haaji Gaga faamilka oo dhan farxad iigu nool aada cadowgiina alle hajabiyo ❤️👸👸🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yaasmiinshariif2614
    @yaasmiinshariif2614 4 ปีที่แล้ว +7

    Alla manta qofka ugu horeeyo ahay abyo mcnto masha allah 🥰🥰❤❤

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +2

      #Yaasmiin Shariif wlshy subscribe igu caawi wllnimo hadaad awoodo pls😘😘😘

    • @yaasmiinshariif2614
      @yaasmiinshariif2614 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanaarka6173 ok lkn yutubley matahy wan qoray wu iso bixi layahy

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #Yaasmiin Shariif haaa wll si sax ah ugu eeg ina saaar mahadsanid 😘😘😘

    • @yaasmiinshariif2614
      @yaasmiinshariif2614 4 ปีที่แล้ว

      Waan ku saray abwe

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว

      Yaasmiin Shariif 😘😘😘😘

  • @ayaanmaxamedcabdi5494
    @ayaanmaxamedcabdi5494 4 ปีที่แล้ว

    Masha alllllllllllah wlllshy qali allle ha ku barkeeyo ilmaha iyo gacmaha xbbti waxaan hasyta ilo jira 7bil waxaan siiya boorashka daasada ma fiiican yahay mise waan ka daaya allle ha ku sharfo xbbbti qali waan la socda casharada waanan ku taagera sharafeeey 😍😍😍😍😍😍

  • @farhiamohamud2280
    @farhiamohamud2280 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo horumar wcn abyo allah ku xafido mar waa liba quen dumar waa wax ad u qurx badan wllhi allh ku barakeeyo

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah boqorada Muqdisho 👑

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +3

      #Muna Suudi asc wll hadaad awoodo pls subscribe igu caawi wllnimo 😘😘

  • @shukrimoumindilihow5486
    @shukrimoumindilihow5486 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nuunaheyga 5bil uu jiraa insha allah wn usameyn doonaa mhdsnd xbbt💖👌👌

  • @Annab_mohamett
    @Annab_mohamett 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow! M.a poqoradeena Nasra xppti alle caruurtaada hakuu xafido gacantaada io garaadkaagana alle hakuu barakeeyo wlaasheena mahadsanid👏🥰🖤😊

  • @ranomoktar
    @ranomoktar 21 วันที่ผ่านมา

    Mnsha Allah Shukrn wllshy Alle hakuxafido❤

  • @نمعهنوره
    @نمعهنوره 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah quruxey allaha ku xifdiyo adi awladada

  • @hanakitchen1958
    @hanakitchen1958 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walashey ♥️♥️♥️👌walalaheyga iso boqda TH-cam cusub aan an ahay

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 4 ปีที่แล้ว +6

    Wcs masha allah gawertey Nasra Abtiton illahey haku barakeyo gacantada illahey haku barakeyo mamo Amiin Amiin

  • @caishaabdullahiaddow1837
    @caishaabdullahiaddow1837 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh abayo jazakallah aniga wilkyga 10bilod ujira alabtan cml asiya meshad yogurt ka ugudarty liindhanan ugudara meshad baris kadhigtyna basto makaroni ugudhiga m.a ado ujecelyhy canugyga

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 4 ปีที่แล้ว

    Nsraa xbbyt Ramadanka inta lagrin waxa rajena in aa kugarsno 200k inshllh Wlhi-❣❣❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimodegan609
    @xaliimodegan609 4 ปีที่แล้ว +2

    Ana uhorya nasro abtidoon gbaraan dar alleh ujclhy jclkana dar alleh kan aad ugu jecshhy qofka ayaa ugu fiicn mcnt hory usoco love u❤🙂

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #maryan haaji wlshy hadaad awood pls subscribe igu caawi wllnimo😘😘😘

  • @istarcookingofficial5982
    @istarcookingofficial5982 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo nasro ilaahey cimri dheer hakusiiyo

  • @xilkascadey8346
    @xilkascadey8346 4 ปีที่แล้ว

    mcnto msha allah qali qurux cfmd alle ha i din siyo dhantin

  • @nimcocabdidaahir8884
    @nimcocabdidaahir8884 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah walashey nasro gacantaada alle ha kubarageeyo aadan kujclhy sis

  • @ekrammukhtar5033
    @ekrammukhtar5033 4 ปีที่แล้ว

    M.a hda ilmo ma dhalinee lkn I.a mrkn guursdo Alle uu ilmo isiiyo usameena hdad nasiii bartaybo shukran mclimadena

  • @samsamhamood2816
    @samsamhamood2816 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh Abyo Qali Aad iyo Aadbad umahad santhy wallhi Malin kasto usameys ayaa Ayaaba kudalay Lkn Bariiska masri Miyaa Mise Aniga Gawadheyda 6Bilod Ayay Jirtaa Abyo Qali Wallhi Wakuduceyay Hore usoco Nasroy Gacantada allh Kubarakeyo Xabiibti iyo Garadkada Masha allh 10000 jeer masha allh💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @marymalastquen5892
      @marymalastquen5892 2 ปีที่แล้ว

      Aby bariska intee ka helaa io malabka wiilkeyga hduu 6bilood gali rabaaa

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah my walashey nasra hormar wacan qurux❤❤

  • @amranquruxsan9287
    @amranquruxsan9287 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah apayo wax badan kaa sugeenay ilaahey haku xifidiyo 😍❤💯 noo soo badi quruxey

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #amran Quruxsan asc wlshy hadaad awood pls subscribe igu caawi wllnimo plz😘😘

    • @amranquruxsan9287
      @amranquruxsan9287 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanaarka6173 wcs wllo wan ku dhahyaa

  • @burshogeele5862
    @burshogeele5862 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaheeey nabad ha igu kala keeno insha allh iso duceeya afar indhodo abshira ale iga dhigo

    • @raabicaayatulah5186
      @raabicaayatulah5186 4 ปีที่แล้ว

      Bursho Geele allah kadhigo afar indhodo nawada abyo

  • @fartuunabdalla3501
    @fartuunabdalla3501 4 ปีที่แล้ว

    M.a nasro cdy abyo allha gcnta kubarakeyo

  • @xilkascadey8346
    @xilkascadey8346 4 ปีที่แล้ว

    intan heysan alle hasiyo inti heysatana alle ha u barakeyo Amin Amin Amin allow crrta bari noga dhig

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo noso badi gabdheyda yar an u karsadee casharka sobadi plz abyo

  • @ibtisaamqurux942
    @ibtisaamqurux942 4 ปีที่แล้ว +1

    m,a abyo 🥰🥰nasrin allh ku xafido awlada

  • @umucbdlle8514
    @umucbdlle8514 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah xabibti nasra allaha ku barakeyo gacantada

  • @hodahana4722
    @hodahana4722 3 ปีที่แล้ว

    Maan ku xisnay nasra shukran wll wxbadan aqon na bartay jaska llaha

  • @UmuSudays-bw8lq
    @UmuSudays-bw8lq 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshaalh shukran xbtii alaabti ayaan kasugaynaa abayo nosoo dhaqso waa dhararnaye💖💖💖

  • @nastabbe4542
    @nastabbe4542 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah nasraay waxaad nalawadaagta sida firiiijka qudaarta loogu keediyo

    • @aaishaamohamedjama3703
      @aaishaamohamedjama3703 4 ปีที่แล้ว

      Sidow kale apaayo aniga xitaa waan kula qabaaa xapiipti 🥰🥰💯

  • @xilkascadey8346
    @xilkascadey8346 4 ปีที่แล้ว

    cabitana noso gali qali wan u bahanahye crrta alle ha no deysto amiin ya rabi

  • @xilkascadey8346
    @xilkascadey8346 4 ปีที่แล้ว

    masha allh thanks xppipti afrahan wan kadan beya queen no sobadi

  • @nastehaibrahim69
    @nastehaibrahim69 4 ปีที่แล้ว

    Walal Allah ajir hakusiyo shukraan qali gabdheyda Bansi in sha Allah

  • @naciimomohammedahmed7595
    @naciimomohammedahmed7595 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah walaalo waad noofaiday ilaahey haku xafido alaabti ayaan udhararoyna ee noosoo dhaqso adoo mahadsan

  • @najmanadar5559
    @najmanadar5559 4 ปีที่แล้ว

    M.a allah kuu koriyo nuneyda

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 4 ปีที่แล้ว

    aamiin yarabi xbbti intii ciyal heysato alle ha u Barakeeyo Gabarteydana waxaan leyahy soo bar baar habo mcn alle ha ikaa dhigo mid ddkeyda iyo diinteeda iyo dalkaba an fecdo allahuma aamiin intii heysanin alle ha u sahlo ciyal Bariyan 🇸🇴😍😎

  • @munaabdallah1243
    @munaabdallah1243 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah noo soo badi kuwaan caml abyo allaha ku barakeeyo

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh abyo alh isiyo owlad bari ah wli madhaline🤲🤲🤲🤲shukran 🤲

  • @hindaibrahim1185
    @hindaibrahim1185 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wll hadaan u bilaabi rabay cuntada wax faa iido leh weeyi

  • @afnaanchannel7594
    @afnaanchannel7594 4 ปีที่แล้ว

    m.a abyo wax badan Ayan ka faiday mahdsanid Nasro abtidoon😍😍

  • @dagandawo8635
    @dagandawo8635 4 ปีที่แล้ว

    Ameeen intaan hesan o ku hamineso alle hasiiyo

  • @qalnjoluul9845
    @qalnjoluul9845 4 ปีที่แล้ว

    Msha alah muuqaalkan waxan helay waqti aan u baahnaa waayo ramadan saacado lee ka dhiman waxan ka fikirayy maxan cunaga siiya cunto lama karinaayè mahdsnid xbbti

  • @suraleyda4032
    @suraleyda4032 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abayo wiilkeyga aayaan u sameeysta lkn bucor gaduud iyo tuufax kula darsada caano nh waan kula shiida 😍❤

  • @shugriabdiqani4087
    @shugriabdiqani4087 ปีที่แล้ว

    Mansha allH alle haysiiyo caruur baariya aniga iyo intii aan wali noqon hooyo.marka u samayn insha allH

  • @tuumomuuse2824
    @tuumomuuse2824 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh xbbti marwabo sidan jecelnhy haayt waxa usamesa adiga marawlb waxat jeceshay ilahey haku sahalo Amiiiin

  • @sagalabdikariin598
    @sagalabdikariin598 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllshay nasra aad baan kuu tageeraa qli waxan rabaa meel aan kaalasoo xidhidho qli

  • @fatumamohamud4559
    @fatumamohamud4559 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah so educative please do more of this my baby is 6 months old I will start with this food In sha Allah I saw this video when I really needed something for my baby. Keep the good work Mashaallah

  • @raxmocaday9601
    @raxmocaday9601 4 ปีที่แล้ว +1

    msha allah lix bil 1 bil igu dhiman waa u sameynaa insha allah abyo nala so wadaag cabitaanadooda ilmaha

  • @sahraawes4589
    @sahraawes4589 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilmha 4 bilod ila 6 bilaa lasiyaa mar haday lex bil dhafaan waxay u bahan yihiin cunto dufan leh malay doro iyo hilib subag marka abaayo intaas ayaan ku faideynayaa wana lo shidaa

  • @مريممحمد-ك8ه9د
    @مريممحمد-ك8ه9د 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll qaali alle cilmiga ha hukuu siyaadiyo qof wanaagsan ayaa thy waad kuma hadsanthy sida quruxda padan aad noogu sharaxdid 🙏🙏

  • @malyuunali9923
    @malyuunali9923 4 ปีที่แล้ว

    M.a markaa dhalaa siinaaa insha allah alle ha ku barakeeyee

  • @zaina4555
    @zaina4555 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah aby aad iyo aad ayaaD umahadsantahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🥰🥰🥰🤩

  • @umuxamzasahrocabdi7203
    @umuxamzasahrocabdi7203 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaan noqday qofka ugu horeeyeey kumanti kuusooqoray nasriina

  • @aaminaxasanmaxamed3056
    @aaminaxasanmaxamed3056 4 ปีที่แล้ว +1

    Caruurta xita wadnaga dhise mansha allah

  • @queen__dagan8098
    @queen__dagan8098 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo lkn yogadka hadan haysan ka wrn sow inta kaliya ma siinkro ilmaha nuunadaydu waxy jirta 6 month

  • @hodanelmi6602
    @hodanelmi6602 4 ปีที่แล้ว

    Amiin xbbti allaha no deysto caruurta wa nuurkii guriga my queen of moqdisho allaha ku xifdiyo

  • @hanisalaad4725
    @hanisalaad4725 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah nasro qeer allha kusiiyo allaabta goormee inoo furee abayo

  • @roodaaxmed265
    @roodaaxmed265 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll adoo mahadsan cabitaanka ilmaha yarna soo samee

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah xabibti khery allahakusiyo

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 4 ปีที่แล้ว

    masha allah Abyo nasro Allaha ku xafido Waa kaa faa idnay

  • @saidomohamoud3654
    @saidomohamoud3654 4 ปีที่แล้ว

    M.a abyo hadan heysan yogadka cana muku badalan kariyoo

  • @maankaali6018
    @maankaali6018 4 ปีที่แล้ว

    Nasroy xbbt gacantada alle haku barakeyo

  • @marwaqaalichannel8042
    @marwaqaalichannel8042 4 ปีที่แล้ว

    Mahsanid my sister horay u soco👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maryanmohamud123
    @maryanmohamud123 3 ปีที่แล้ว

    Manzha alh wlzhey alle gacantada hakuu barakeeyo hppti❤❤

  • @yaaska03
    @yaaska03 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash alaah rabi Haku xafido abaay

  • @sumayaabdiqadir6837
    @sumayaabdiqadir6837 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaashay wn ku salaaamay mcnto

  • @falastiinali9721
    @falastiinali9721 4 ปีที่แล้ว

    Wcaly kum salam warxmtulahi wabarakatuhu mash alh ilhy hakuxifdiyo aduun iyo aaqiro aby gacntada ilhy haku barakeeyo aby mcnto mash alh aaamiin aaamiin yarabi

  • @hodanalimaxamuud3563
    @hodanalimaxamuud3563 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah abyo gacantada ALLAHA kuu barakeyo wey I anface ilmo yar aya iijooga

  • @ubahabdulaahi1925
    @ubahabdulaahi1925 4 ปีที่แล้ว

    M.a abyo allaha kuxafido

  • @umuzuhaila3277
    @umuzuhaila3277 4 ปีที่แล้ว

    Codsigaygiii waad tixgalisay mahadsanid Nasra quruxeeeeyo 🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘

  • @fartuuncaliaxmed5326
    @fartuuncaliaxmed5326 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah abayo nasro adbad u mahad santahay sharafey Allah ku xafido xabibti

  • @cabdulahimahomed1333
    @cabdulahimahomed1333 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid abyo sadexda waqti soo samee

  • @منهاحمد-د6خ
    @منهاحمد-د6خ 4 ปีที่แล้ว +4

    Mar waliba anaa u horeeyo🥰

  • @samiirayabarow8407
    @samiirayabarow8407 4 ปีที่แล้ว

    M.a ilahey hakoo barakiiyo gacmahaada

  • @hawaali2346
    @hawaali2346 4 ปีที่แล้ว

    Allah ya barak abyo mcnto Allaha idin xfdiyo adga iyo fmligagapa

  • @fatimayassin4916
    @fatimayassin4916 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah macaanto Nasriiina mahadsanid malaaaayiiin jeeer macaaan to😍❤️❤️❤️❤️❤️

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #Fatima Yassin wlshy hadaad awoodo subscribe igu caawi plz😘😘

  • @umumeymuunxuseen5255
    @umumeymuunxuseen5255 4 ปีที่แล้ว

    Msh allh abyo nasra wadku mahadsanthy sida codsiyada aad utixgelisey😘

  • @najmanalka3139
    @najmanalka3139 4 ปีที่แล้ว

    Ana ka kow ah hada sida curadkeyga allaha nabad nagu kala keno

  • @iqrahaji9300
    @iqrahaji9300 4 ปีที่แล้ว +3

    insha allaah mahadsanid macalimada dunida ugu wanaagsanaay

  • @ibtisaanabdirahman2882
    @ibtisaanabdirahman2882 4 ปีที่แล้ว +1

    AscMasha allaah wll qali maad mahadsantahay ilaahay haku xifdiyo gabadhda habo soo Barbaraa tii diinteeda anfacda iyo walidgeeda alaha kaa dhiko

  • @ladanhappyy3969
    @ladanhappyy3969 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa.allh.
    ILLAAAHOOOW ilma aaan siiisto iisii rabi rahmaaanooow.👐🙏🏿❤

  • @Najmabdullahii
    @Najmabdullahii 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah markan reer yesho oo uu alle ubad isiiyo ayan usameyna abayo mahadsanid

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayao nasra quruhey angu waxnu ku cadibanhey kuwa waaweyn 3 sanoda jira kaso hadala qali

  • @fadumoabshir1952
    @fadumoabshir1952 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo nasro horimar wanassn qali ❤❤🙏🙏💯💯

  • @umuthaabit9801
    @umuthaabit9801 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah macaimadeyda wlhi waan yaabanaa abyo wax badan waad ii faaiidesay sharafey wiil keyga bisha 5naad waa gawagawo bisha 6aad aa udhalo rabto maxaa siisaa aan ku fikiraaye waayo cunada gasacadesan waan necbahy oo waan shaki badanahy waxaan ka shakiyo cunugeyga ma siin karo waad mahad santhy abyo

  • @umuisraachannel1198
    @umuisraachannel1198 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abaayo illahey ha ku xifdiyo