Abyo baby lix bil jirta ayaan heystaa caanaha formula da waa eey iga diiday kuwa caagadahana dhaqaatirta waa diideen the n aan siiyo please hada mudo labo bil ah caano afka ma eeysan saarin cuntada uunbaan siiya please wax aan sameyn karo hadii taqaanid ii sheeg sido kale gabdhaha commentigeyga arkaya ayagana wixii figrad ah igu so kaba insha alaah.
Marka aad go’aan gaadho, ee aad bilowdo fulintiisa, waxa keliya ee kuu muuqdaa ha noqdo in aad natiijo ka gaadho, wax kasta oo taas ka sokeeyana dan ha ka gelin.😇😊
Masha allaah abyo muniiro iyo baby amiir yre so bar bar Habo isku Daa waye ilmahena cunata wala siin Kara aniga wa ilmahaygii curded wxn islaha 6bil ku sii lkin DR Aya ugu tidhi cuntada u bilow bari Ayn u bilaabi hadii alleh qadaro aad ayad u mahadsan thy abayo wx bdn ka faaidaa wxnka mid ahay dadka wati bdn kugu xidhaaan noso Badi video ga nocan ah 🥰🥰
Mansha allah waxaad naga wayntihiin 2 bilood aniguna sweden ayan degenahay baby ayan dhawaanbdhalay lkn wax yar aan kugu deree wallo barkinta ka daa uma fiicna caafimadka jidhkiisa waana khatar caruuro badan aya isku bakhtiya ilmaha lioma ogola furaashka wax ka badan inay xoolka u saarnadaan waana dareemaya xili qabow ah aya lagu jiraa lkn waxaa jirta maro imaha lagu xidho ama dhar hurdo oo dugsoon oo lagu seexiyo kuwaasan is ticmaalaha wax maro ah uma dhaweeyo
Asc rajo byo plz iga caawo gabar 4bil io baryo jirto ii jogta ilah bey u jogta waxba na masiiyo wax wlba wan kala baqaaa wlhia mrla caanaha 2goormaa lagu bilaawaa markey lixda dhamaato misa markay bilowtahay
Masha Allah
Masha Allah Masha Allah Masha
Masha allah
Mashaa Allah
Masha allah baby amiir
💙💙💙💋
Masha AllhWll
Mash allhaa
Masha allhaa
Masha allh
Masha allah ❤️❤️
masha allah
MashAllah.please we need more aroutine babies foods.
Masha alla
Mash allh
Maasha Allah Maasha Allah ❤
Mashaa Allah GUUL BADAN INSHAA ALLAH ABAYO ❤️
MashaAllah 💟💟💞💞💓💓👨🍼👨🍼
Masha allah beste Routine sobarbaar Amiir cade
Abaayo muniiri waligey commenti ma kuu soo qorin chanalkaaga waxaan ku xiranahay halsano iyo kabadan xoog xooga ayaan kuu jeclahay saakay waxaan iska jeclaaday inaan ku dhaho nolashu kuma ciisho horay usoco byyy
Mashaa Allah Amiir sobarbar🥰🥰🥰🥰
Manshallah
Maasha Alaah Amiir Yare Soobarbaar
Masha Allah Amir sobarbar habo❤
Maasha AllAh ❤
Masha allh 🥰
Maashallah tabarakalah
Team my rajo ilma yar baa iga xanuunsane igu sooo duceeya insha allah
Allah ku caafiyo wllo caafimad taha àllah ku siyo
Allaha Ku cafiyo
Allah ha caafiyo wll.
Masha allha family an jeclahay
Masha Allah shukran Ameen yarabi 🤲🏼
Maasha allaha 😍
Mashallh ❤️
Aamiin yaa rabi
Muniiro wllshay allah kujeclaado aad baan ku jeclahay maansha allah wllkeena amiir muraad baan leeyahy asaxaabta dhamaan isoduceeya
Ilaahey hakuu sahlo abayo
Okini
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉masha allah
aamiin yaarabi
Masha.allah sobarbar habo
Masha allh qaali
M a❤
Masha allaah
Masha alllha abyo muniro
Mashallh habo sofar bar
mansh alaah Habo Amiir sobarbaar ilaahay cimridherhakusiiyo
Abaayo muniiro mashallah Amir
Abaayo allaha Ku barakey isoducey inu illahay isiyo caruur
Mansha alla amiir 5 cisho ayn ka weynahay alle ubadka ha no daayo amiin intan haysana alle ubad khayr qba ha siiyo
Alla amarkiis dadku iney meel walba ka warhayaan rabaan,Amiir waaba aragnaaye, arkida u dhiman xey tahay. Eebe ha kuu xafido
Mashaallha tabaraklha allow noxafit love
Mash allah waxa jeceshahay oo jana u ween waa ka faidestay m.a shukran 🎉😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa allaah Hbo amiir yare waynow Amirkayga isku magac tihin wanku salamaya wana is le egtihiin Amir yare
Cheese iyo carot iyo baradho wan siya mashallah waye ana sista ilmo
Mashllh baby amiir we love you eedo and habo mcn
Thank you abyo❤❤❤
Masha allah tabaarika raxmaan kor maamo oo kaalin gal
Asc abayo muniro kamirada kaday beybiga wali wayaryahay
Masha Allah abyo muniro amiir cade soo weynaw Habo mcne
Masha Allah masha allah ilhy ha inoo xifdiyo amiir yare
masha allah tabaraka allah waye wixi gacantada kusameysato aya fican 💯
Masha allah muniro cadey amiir cade soo waynaw habo macan ❤🎉🎉🎉🎉
Maashaaalaah,babygu asad yare u eegyay intaan ka arkay🎉💚
Masha Allah hbo mcn soo barbar
Mashaa Allaah🥰💜🤲
Apayo muniro waa ruun adi ayan kahureye 25bari ila hada gawadeyda kuma bilawin cunto canaha naska io canaheda cadika kaliyey cabta
Abyo baby lix bil jirta ayaan heystaa caanaha formula da waa eey iga diiday kuwa caagadahana dhaqaatirta waa diideen the n aan siiyo please hada mudo labo bil ah caano afka ma eeysan saarin cuntada uunbaan siiya please wax aan sameyn karo hadii taqaanid ii sheeg sido kale gabdhaha commentigeyga arkaya ayagana wixii figrad ah igu so kaba insha alaah.
ماشاء الله تبارك الرحمن 🥰😘💯👍😘
M.a amiir yare allaha noxafido❤️❣️🥰
Masha Allah allaha kuuxafido
Marka aad go’aan gaadho, ee aad bilowdo fulintiisa, waxa keliya ee kuu muuqdaa ha noqdo in aad natiijo ka gaadho, wax kasta oo taas ka sokeeyana dan ha ka gelin.😇😊
M.a ayeeyo mcn 💯🥰
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha amiir cade asad ayu u ekyahay masha allha allha hano xafido dhamantoda allhuma aamina Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲❤❤❤
Abaayow miniira isku mar baan umulnay aniga lix cisho kaa horeye lkn wali aniga uma bilabin cunto hada bishii 5naad baa usii dhamanaysa 6baan ugu bilab
Masha allaah abyo muniiro iyo baby amiir yre so bar bar Habo isku Daa waye ilmahena cunata wala siin Kara aniga wa ilmahaygii curded wxn islaha 6bil ku sii lkin DR Aya ugu tidhi cuntada u bilow bari Ayn u bilaabi hadii alleh qadaro aad ayad u mahadsan thy abayo wx bdn ka faaidaa wxnka mid ahay dadka wati bdn kugu xidhaaan noso Badi video ga nocan ah 🥰🥰
Masha allah abaayo
mansh allah habo mcn so barbar muniiro wll waxan islah 6bil uga bilo lkn bari insh allah ayan o bilaya
Mahadsanid abyo mcn waxbadan ka faiday gabar 4bil jirto Ayaa ijogto hada igu horeso hoyo nimo
Abyo cunto ha siin la idhahay lkn abyo wan siin shugran
Mashaallah amiircade ilxunkuma aragto mamo
Waa caanahu waa confamil inantayda isku marbaan dhalnay Anna intay calooshu xanuuntay ayaa aptamil confamil ahbay usoo qortay dhakhtardu alhmdulillh waa cano fiicn waxan is leeyahy inshallh 6months markay gaadho ka badal haduu alle yidhaahdo
Mashaallah abayo munira shukran
manshaalah ilahay hakubarakeyo abayo wanofaidesee
M.a Allah ku xafido mcney
Msh allah alle ha ina xifdiyo qos aan jeclhay
Abayo gabadh aaa ijoogto wAna caato feceda wa kush kush 5bilood aa bilaw no eh mxaa kucayiliya cunugta
Allow Ramadan nabad nagu garsiii amiin yarabii
Masha alah habo sobarbar 💋💋💋💋
Maasha alh abyo mcnto wax badan ayaan kaa faaiday waad mahadsantahy ilaahey hanoo daayo amiir yare❤
Huno allah dawro cunuga mashallah
Masha allaah sobarbar habo mcn 💞
Masha allh abayo
Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin
M.a ulaahey hakuxifdiyo adiga timkaada🤲🤲💞💔💯👍🤲🤲
Asc. Abaayo mashiinka aad ku ridqayso apple xalkeeh lagaa xelaa.
❤❤❤❤❤❤
Marsha allaaaah wllo Alle dhmnteen hayna barakeeeyo
Masha allaah horey usoco edo
Ilaah.hakuudhaafo.habo
Asalamacaleykoum abayo munira waxaad noosoo dhigta videyo kaa hadlaya cuntada ilmaha yare.
4bil maku fadhisine wiilasha soti ladhihi jirey lixbil kayar uma fiicno
Mshlx my role model
Muniiro abaayo bustadada ka fogeeey nuunah waji uu iska saari karaaye xbbti shugran
Mansha allah waxaad naga wayntihiin 2 bilood aniguna sweden ayan degenahay baby ayan dhawaanbdhalay lkn wax yar aan kugu deree wallo barkinta ka daa uma fiicna caafimadka jidhkiisa waana khatar caruuro badan aya isku bakhtiya ilmaha lioma ogola furaashka wax ka badan inay xoolka u saarnadaan waana dareemaya xili qabow ah aya lagu jiraa lkn waxaa jirta maro imaha lagu xidho ama dhar hurdo oo dugsoon oo lagu seexiyo kuwaasan is ticmaalaha wax maro ah uma dhaweeyo
Asc rajo byo plz iga caawo gabar 4bil io baryo jirto ii jogta ilah bey u jogta waxba na masiiyo wax wlba wan kala baqaaa wlhia mrla caanaha 2goormaa lagu bilaawaa markey lixda dhamaato misa markay bilowtahay
Wcs abaayo muniiro quruxey,🥰🥰🥰💖💖