Unboxing Dhar Iyo Alaab kale Oo Online Ka Dalbaday Iyo……

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 108

  • @HadiyaYahye-c5n
    @HadiyaYahye-c5n หลายเดือนก่อน +13

    Nasra wll San ufarxo markaad you tube ka wax soodhigto waan ku jeclahay wll ❤❤❤

    • @HadiyaYahye-c5n
      @HadiyaYahye-c5n หลายเดือนก่อน +1

      Soo badi video yaasha wll anuu xataa jaararka ayaan subscribe kaaga soosaaraa kawaran saan kuu la dadaalayo😂

  • @IffahOsman-j4o
    @IffahOsman-j4o หลายเดือนก่อน +2

    Nasradayda ilahay quruxda iyo cafimadka haku siyadiyo ustaad ayaantan quruxa igu garacday mnsha allah ❤🎉

  • @maherfarah2838
    @maherfarah2838 หลายเดือนก่อน +4

    Hambalyo Hambalyo walashay
    Nasra Abdulqadir Ahmed (Nasra Abtidoon).
    Maamada cuntakarinta soomaliyeed chief Nasra Abtidoon
    We can't wait for Reaching 1M subscribers ,coming soon insha allah waxaanan rajaynaynaa inaad Malaysia nooga qabo doonto.
    Hormar wacan baayo

  • @deqoahmedmohamed3302
    @deqoahmedmohamed3302 หลายเดือนก่อน +4

    Macalimadeyda wax badan ka faaiday alha ku barakeeyo ♥️

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah gaarsiiya abaayo 1m InshaAllah❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤ Nasro my queen 💞👑👑🎉🎉 keep going guuleso Insha Allah nasro update no ahaaw hde surta galeso Insha Allah daily Vedio so samee xita 1 million hda gaartid sa umaqan tahay halmar noso fadhisanesa waba lagu ilaawa hda gambiso mudo Ka maqnatid social media

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah nasro qurux coming soon million 🙏🏽 ❤️

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy หลายเดือนก่อน +2

    In.a Mar dhaw waa gaari 1m qofkii 7 1m gaaray aa tahay abyo iyo gabadhii 4raad oo gaartay 1m aatahay 4 gabar iyo 4wiil o 1m gaaray aa noqeysiin In.a qurux ku dhiigle kugu so xigo ani waxaa jeclaay inaa ka hormarto waana ka hormari rabtaa in.a guusha waa udhawnahy gabdho dhaqsada videowga meel dheer gaarsiiya si aan isbuucaan u gaarno 1mka jimco waye saakay 12/13 ❤ jimcaha danbe bisha waa 20 hanoqoto maalintaan nasra nuura ladabaal dagi laheen in.a1mka in.a hor dhac hombalyo abyo 1m waad u qalantaa ❤kabadan ne waa kuu rajeyn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LeeyloShoompe
    @LeeyloShoompe หลายเดือนก่อน +5

    Insha Allah wad Gari Bari dambe❤❤ nasray

  • @ashoshuebmuse3039
    @ashoshuebmuse3039 หลายเดือนก่อน +2

    1M garsiiya gabadha walashen ah wax wayn maaha

  • @faaisacali8335
    @faaisacali8335 หลายเดือนก่อน +1

    yes anaa uhoreeye caawa nasra dar ilaaheey kuu jeclaha mcney❤

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 หลายเดือนก่อน +1

    Let's Go abyo 1m hambalyo queen 😊❤

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t หลายเดือนก่อน

    Masha allah waad graysa 1m insha allah nasro mar hore ayaad gartay jid kuu ku soo jiraa❤🥰

  • @Bilyaa
    @Bilyaa หลายเดือนก่อน +2

    From Asad coming soon 1m Nasro quruxey 🎉

  • @FatxiMohamedgeediF
    @FatxiMohamedgeediF หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah xppti coming soon 1m insha Allah iga farxi hee

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉👍👍

  • @IftinAbdirahin
    @IftinAbdirahin หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allah wad Gari Bari dambe ❤❤nasray❤❤🎉🎉❤

  • @fardowsaabdullahi2029
    @fardowsaabdullahi2029 หลายเดือนก่อน +1

    Hamplyo nasra 1 million 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 oo hormis ah 😅❤❤🎉

  • @ifraaxayaanle736
    @ifraaxayaanle736 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah 🎉❤

  • @SahroDahir20
    @SahroDahir20 หลายเดือนก่อน +1

    Hal malya kabdan baaistahisha qaaali🎉🎉🎉🎉

  • @KiinXasanshirwac
    @KiinXasanshirwac หลายเดือนก่อน

    Wllo subscribe badan waa iga heesaa❤❤ inaa 1m gaarto waa jeclahay apyo keep going ilaa janada

  • @Somaliqueen2025
    @Somaliqueen2025 หลายเดือนก่อน

    Insha allh Coming soon 1m 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sharmaarkeCabdiraxman
    @sharmaarkeCabdiraxman หลายเดือนก่อน

    Masha allah nasro qurux walahi qosolkaga adban ujeclahy ❤❤❤❤❤

  • @FarhiyaAbdi-g2q
    @FarhiyaAbdi-g2q หลายเดือนก่อน

    Asxabta abyo 1milion garsiya people inshaallh coming

  • @FarhiyaAbdi-g2q
    @FarhiyaAbdi-g2q หลายเดือนก่อน

    Wn sugilaahay awy congratulations 🎉🎉❤

  • @AhlaamOmar-u8y
    @AhlaamOmar-u8y หลายเดือนก่อน

    1.m wad garey I.a 🎉❤

  • @AnfacIbrahim-v3t
    @AnfacIbrahim-v3t หลายเดือนก่อน +2

    Hi nasra❤

  • @hiboabdikarin7349
    @hiboabdikarin7349 หลายเดือนก่อน

    Hhhh wllhi labiskaa naga saxaneysaa kusoco mar waliba wan kuwadanaa❤❤❤❤

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 หลายเดือนก่อน

    Waan ❤❤❤❤😂😂😂😂😂 ku jeclahay hn waad qurux badantahay odaygu u raxaystay

  • @MySHIHAM
    @MySHIHAM หลายเดือนก่อน

    ❤🎉nasra 1 million coming soon

  • @Axmedsaciidmaxamuud
    @Axmedsaciidmaxamuud หลายเดือนก่อน

    Congratulations 1 m ❤🎉

  • @RahmaYahye-f4d
    @RahmaYahye-f4d หลายเดือนก่อน

    Hambalyo walashey nasro 1m🎉🎉🎉

  • @israismaciil239
    @israismaciil239 หลายเดือนก่อน

    Wad gari nasra i.n😊

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 หลายเดือนก่อน

    Hampalyo nasto aptidoon waxyar acan't wait 1ml❤🎉 inta bisha kahadhay insha allah ❤🎉

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy หลายเดือนก่อน

    M.a allaahu baarik❤❤❤

  • @DowsaQuen
    @DowsaQuen หลายเดือนก่อน

    Msha Alh

  • @ZuamayaAhmedAhmedZuamayaAhmedA
    @ZuamayaAhmedAhmedZuamayaAhmedA หลายเดือนก่อน

    Soo badi unboxing🥰

  • @DuniyoBilaal
    @DuniyoBilaal หลายเดือนก่อน

    Sanadka cusub 2025 io 1m malyan ❤❤

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz หลายเดือนก่อน

    Insha Allah wan ku garsineyna 😊

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 หลายเดือนก่อน

    Congratulations one million

  • @FaadumoHassan-j7c
    @FaadumoHassan-j7c หลายเดือนก่อน

    Asxaabey dadka kaaba dhakhso ku gaarsiisaan gabadhan maxaad 2M uku heesataan nasrooy adna maalin walba muuqaal soo gali waliba kuwa routine iyo puplic❤

  • @MaxamedAdan-t9g
    @MaxamedAdan-t9g หลายเดือนก่อน

    Dhakhsada wll 🎉1m

  • @SiidAxmed-w2x
    @SiidAxmed-w2x หลายเดือนก่อน

    Kabadan ayaa uqalantaa walaasheey❤❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 หลายเดือนก่อน

    Gaadhigana soo baro ...Aniga dabaal in aan Barto rapaa😊😊

  • @najmahassan2200
    @najmahassan2200 หลายเดือนก่อน

    Somilyey nasro 1m garsiyo xasinimada daayo😢

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 หลายเดือนก่อน

    Eye liner itus abaayo adigo marsanaya

  • @roodaabdilahi3254
    @roodaabdilahi3254 หลายเดือนก่อน

    Nasra jiimar😊

  • @cabdicasiscaligeedicaligee9609
    @cabdicasiscaligeedicaligee9609 หลายเดือนก่อน

    From team asad koko sundus samia

  • @ramlaismail7516
    @ramlaismail7516 หลายเดือนก่อน

    1M insha allah mar dhow

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 หลายเดือนก่อน +2

    M a❤❤❤🎉🎉😊😊

  • @umucumar9553
    @umucumar9553 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤

  • @deqoahmedmohamed3302
    @deqoahmedmohamed3302 หลายเดือนก่อน

    Coming soon 1m nasro abtidoon

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 หลายเดือนก่อน

    After 9k i.a😊🎉❤

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to หลายเดือนก่อน +1

    ❤️‍🔥😢Nasro Crush kugu ahay I ogow Mudo la amusna

    • @AmiiraAmraa
      @AmiiraAmraa หลายเดือนก่อน

      Isku xishoo wll gabarta waa marwo😂❤

    • @IbraahimXusen-nn5to
      @IbraahimXusen-nn5to หลายเดือนก่อน

      😂😂😂wan ogahay Wlhi Nasro dar ilahy ayan iskagag jaclahy

    • @amienamira9116
      @amienamira9116 หลายเดือนก่อน

      Number Qaldan Baad ku dhaGan Tahay wllo😢😂

  • @quuenahmedofecial4935
    @quuenahmedofecial4935 หลายเดือนก่อน

    Nasro 1m coming soon i..n

  • @najuu439
    @najuu439 หลายเดือนก่อน

    I.a 1m wey noo soo dhawdahe nasraayy xagee isku kusaaa😂😂😂

  • @CabdiMataan-ct9zc
    @CabdiMataan-ct9zc หลายเดือนก่อน

    Mss 1m I.al❤❤❤

  • @nusramuhamed2847
    @nusramuhamed2847 หลายเดือนก่อน

    mansha allah❤️

  • @FariihaAbdi-f4q
    @FariihaAbdi-f4q หลายเดือนก่อน

    Construction 🎉

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 หลายเดือนก่อน

    Inshalla

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u หลายเดือนก่อน

    Manaal cadeey hooyadeed❤❤❤

    • @HadiyaYahye-c5n
      @HadiyaYahye-c5n หลายเดือนก่อน +2

      @@Samia-b2u alla waa saamia wllshey sthy from hargeisa👋

    • @HadiyaYahye-c5n
      @HadiyaYahye-c5n หลายเดือนก่อน +1

      @@Samia-b2u saamiya waxaan kaalasoo hadlayaa hargaysa cadeyy

    • @Samia-b2u
      @Samia-b2u หลายเดือนก่อน

      @HadiyaYahye-c5n abaayo thanks ❤️

  • @zamhananoura9134
    @zamhananoura9134 หลายเดือนก่อน

    Machallah ❤❤

  • @Iqrasacid-p2e
    @Iqrasacid-p2e หลายเดือนก่อน

    Coming soon 1m insha allh 👸❤️🫂

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 หลายเดือนก่อน

    masha allh

  • @SaciidoMcln
    @SaciidoMcln หลายเดือนก่อน

    Nasrayy wan kusalamay sister

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r หลายเดือนก่อน

    nasroy ado suronoyo aa dalbane hadiyad r diga❤

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 หลายเดือนก่อน +1

    Nasar jeexjeex maxaa baabiiya

  • @PrincessluluKhan
    @PrincessluluKhan หลายเดือนก่อน

    apayo nasray sidee online wac lodalbada nalawdag plz abayo

  • @khadiijomed4649
    @khadiijomed4649 หลายเดือนก่อน

    Abyo turki wan ku cesbhy side only ka oga dalbadaa sogil please nofaidey ❤

  • @AyaandugaalQaliif-g9u
    @AyaandugaalQaliif-g9u หลายเดือนก่อน

    Nasroy waxeyb iga hysa ina ku qdo o 1m ku geyo

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 หลายเดือนก่อน

    Abaayo kan laguma dabaasho abaayo body sheap armuu yahay

  • @FarxiyoSiciid-u3d
    @FarxiyoSiciid-u3d หลายเดือนก่อน

    Aadaa mudan zxp

  • @muwahibmaandhaya4856
    @muwahibmaandhaya4856 หลายเดือนก่อน

    First Nasroooy

  • @HiboDaahir-vo9ru
    @HiboDaahir-vo9ru หลายเดือนก่อน +1

    First comment iam

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 หลายเดือนก่อน

    dukanka magicsa ka dalbit wxy manan ma fahmine

  • @iqrahchannel4138
    @iqrahchannel4138 หลายเดือนก่อน

    Gabadha Halka milyan gaarsiiya xan kukul ha idin siisee😅😂

  • @ShaafiaIsmail
    @ShaafiaIsmail หลายเดือนก่อน

    Nasroo subax ilaa happen waxad qabato noso gali😢

  • @ahmedfarah7340
    @ahmedfarah7340 หลายเดือนก่อน

    9k baa dhiman

  • @BilanabdiIndhodeero
    @BilanabdiIndhodeero หลายเดือนก่อน

    Nasro kabadan uqalanta xabibty

  • @Umonan
    @Umonan หลายเดือนก่อน

    Laguma dabasho kaas nasro kulaabo

  • @deqoahmedmohamed3302
    @deqoahmedmohamed3302 หลายเดือนก่อน +2

    Nasro my blood ku jecliyaa❤

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 หลายเดือนก่อน

    Suuga markaa dhuuqesay

  • @SahraAriif
    @SahraAriif หลายเดือนก่อน

    Farom azed hajiyow

  • @MunoMohametthasan
    @MunoMohametthasan หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @SaciidoMcln
    @SaciidoMcln หลายเดือนก่อน

    Im inshallah mcanto

  • @gudoonmaxamed8524
    @gudoonmaxamed8524 หลายเดือนก่อน

    1m❤

  • @DowsaQuen
    @DowsaQuen หลายเดือนก่อน

    Malintada wn sugi la’ahy😢❤

  • @niciimasaleban6065
    @niciimasaleban6065 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 หลายเดือนก่อน +2

    Horta online se wax loga gataa wlhi mafahnsani yaaliilayaabin yaah 😂😂😂😂

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ba isku aamini😂😂😂 lcgteyda wax aan u jeedo le ku bixin karaa

  • @HabonAidedIbrahim
    @HabonAidedIbrahim หลายเดือนก่อน

    Nasra gymar

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 หลายเดือนก่อน +2

    Ku sali nabigeena muxammad scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @MaryanMuxiyadiin-k3o
    @MaryanMuxiyadiin-k3o หลายเดือนก่อน

    🤍🖤🤍👍

  • @KawtherAbdi6
    @KawtherAbdi6 หลายเดือนก่อน +3

    9k basa dhiman nasra 1m coming soon I.a❤❤❤

  • @ibrahimmohamed3433
    @ibrahimmohamed3433 หลายเดือนก่อน

    First

  • @AhmedAbdi-s5s
    @AhmedAbdi-s5s หลายเดือนก่อน +2

    War gabadha muuqaalkan plz ushare gareeya❤1m waxba ugama harine😢

  • @KhadraIbrahim-jd8ov
    @KhadraIbrahim-jd8ov หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤