Shukansi Nadhaxmaray Ano Imam Masjid Ah & Gabar Romantic ah Gacmaha ila so Gashay

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 541

  • @nuurcool
    @nuurcool หลายเดือนก่อน +139

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Bisharoofilcial
    @Bisharoofilcial หลายเดือนก่อน +165

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 หลายเดือนก่อน +111

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

    • @abdinafacdahir1625
      @abdinafacdahir1625 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-hm9wg5ci4w
      @user-hm9wg5ci4w หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @AbdifataaxAbdi-nh3dn
      @AbdifataaxAbdi-nh3dn หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw

    • @HousseinMoustapha
      @HousseinMoustapha หลายเดือนก่อน +1

      Koko bulle

    • @user-om6rk1oe9g
      @user-om6rk1oe9g หลายเดือนก่อน +1

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋🖤🖤🖤🖤❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯

  • @user-vv1mu7nh2b
    @user-vv1mu7nh2b หลายเดือนก่อน +14

    Kusali xabibkena Scw scw scw 💚

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi หลายเดือนก่อน +49

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 หลายเดือนก่อน +8

    Waxaa fiican ilmaha ilaa aay Jamacad ka dhameeyan in aay wax shukaansi ah gaalin walahi qalbigooda wuu jilacsanyahay aqli ahaane waay yar yar yihiin 😢

  • @9.06.0
    @9.06.0 หลายเดือนก่อน +72

    Waa qof qalbi furan oo daacad ah 😂❤
    Sheekaduna waa ciyaal nimadiisa imika wa nin weyno wanaagsan
    Reer coment jooji dhibka 😂😂

    • @MaryamoCabdiqaadir
      @MaryamoCabdiqaadir หลายเดือนก่อน +1

      Kalaam jamiil

    • @Jamaaludiin1
      @Jamaaludiin1 หลายเดือนก่อน +2

      KKKKKKKKKKK haw bxin dadkas lama dhgystee , qofki qalad u arkana wax wanaji ayuu is leeyahay

    • @bish_hassan
      @bish_hassan หลายเดือนก่อน +1

      Waad no hadashey cafiya😂💯👏🏻

    • @ShukricumarMahamed
      @ShukricumarMahamed 27 วันที่ผ่านมา

      Hhhh❤❤❤❤

  • @user-vm7zt5mu3v
    @user-vm7zt5mu3v 28 วันที่ผ่านมา +7

    Ridwaan mar kale soo qabo wiilkan wlhi wuu naga qosliyay

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +22

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedbashirmohamed2701
    @mohamedbashirmohamed2701 หลายเดือนก่อน +35

    Legend sh.muqtaar misaanka cuslus waaye😂

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 หลายเดือนก่อน +29

    Nin xishood badan buu uegyahy wiilkaa qalbiga allaaha kuuwanaajo

    • @Jamaaludiin1
      @Jamaaludiin1 หลายเดือนก่อน +3

      Thnks wlshy

  • @mariamabdi5932
    @mariamabdi5932 หลายเดือนก่อน +52

    Macalinku ma inu nafisuu ugu yimi ridwan, alleylehe halawada nafiso😅

    • @nicmohasan1365
      @nicmohasan1365 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂 wll wad ika qoslisaay 😂😂😂😂😂

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Halimayyyyyyyy
      @Halimayyyyyyyy หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😅😅

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j หลายเดือนก่อน

      Saaxibey adiguna goormad nafisaysa oonu kusugnaaa😂😂😂😂

    • @sakarooni5670
      @sakarooni5670 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂wax garad baatahay

  • @sadiikcabdi150
    @sadiikcabdi150 หลายเดือนก่อน +38

    Mukhtaar abdi xeyd nuur wan ka hayaa adna sido kale aad baan ku salamaya saxib. Finally your dreams come true ❤

    • @hafsaahmed-pz6tv
      @hafsaahmed-pz6tv หลายเดือนก่อน

      Which dream😅

    • @sadiikcabdi150
      @sadiikcabdi150 หลายเดือนก่อน

      @@hafsaahmed-pz6tv luuqa inamari🤣

    • @juweriyaabdulahi1
      @juweriyaabdulahi1 หลายเดือนก่อน

      @@sadiikcabdi150ane igudar😂😂

    • @SaraCabdullahi
      @SaraCabdullahi หลายเดือนก่อน

      😂mahalka baa dreamkisa

    • @HabaRYonizDumazhidood
      @HabaRYonizDumazhidood หลายเดือนก่อน +1

      Waryaa maxaad sxbkaaa gabadhuu jeclaa exkeeda UGA dhigtay malxiis😅

  • @engineeraymankw9989
    @engineeraymankw9989 หลายเดือนก่อน +10

    Imaamkan ar may BBC du barnaamij ka samaysaa ay ugu magac darto Imaamkii Romantic ga ahaa ❤😂

  • @mjama7664
    @mjama7664 หลายเดือนก่อน +17

    Ninkan shekedisa laga cajisi mayo kun jeeer run bay u egtahy wa bila filter shekoyinka gacan ku sameska ah wan fahma sheikh horey u soco

    • @Jamaaludiin1
      @Jamaaludiin1 หลายเดือนก่อน

      kk mhdsanid inbti

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 หลายเดือนก่อน +6

    Wa sheeko macan tana❤ alaa ridwadnaa camamada ayan kugu turay ninyahow.
    Keep going your brother, shaqada dacadbad utahay runtii.
    Ilahay haku doora markasto.

  • @hodanxuseensiciid5604
    @hodanxuseensiciid5604 หลายเดือนก่อน +16

    Kan haduu lahjed kale ku hadli lahaa maan daawadeen lkn hada waan fahmayaa 😂😂😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp หลายเดือนก่อน +3

      Haddan dawan io hadiikle waxad tareysa yara sow mahan marka danta kugu kalifeysa inad dawato 😂😂😂

    • @MohamedAli-gm7bo
      @MohamedAli-gm7bo 29 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @NuuraYuusuf-pc9ds
    @NuuraYuusuf-pc9ds หลายเดือนก่อน +13

    Wllhi marku gamaha dhahy ani wan xishody🙈🙈🙊🙊🙉🙉

    • @MariaoMoha
      @MariaoMoha 5 วันที่ผ่านมา

      Sheikha inte ka hela talow❤❤

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 หลายเดือนก่อน

    Mashallah great guy waiting the rest of story ❤❤

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz หลายเดือนก่อน +4

    Hhhhhhh wllhi sheekhu waa legend 😅😅😅😂😂

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 หลายเดือนก่อน +20

    Ala sheikha wijigasa ayaba funny ah qosal la dhintay😂😂😂😂😂😂🎉

    • @Jamaaludiin1
      @Jamaaludiin1 หลายเดือนก่อน

      Lgnad

    • @munamnir171
      @munamnir171 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

    • @canababdi726
      @canababdi726 หลายเดือนก่อน

      Teelkiisa iso raadiya sheikh😮😅

    • @user-og1ju7rd3e
      @user-og1ju7rd3e หลายเดือนก่อน

      @@Jamaaludiin1 qisooyin kle hady hadheen maad iga sheekayn sheekh 😂❤

    • @Jamaaludiin1
      @Jamaaludiin1 หลายเดือนก่อน

      Hadda janalka indhaha kuhaya right now

  • @xamdacayni2192
    @xamdacayni2192 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi sidan u qosly abid Uma qoslin waa funny wiilku😂😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp หลายเดือนก่อน

      Xalimo tuu lasameyy miyad aheyd 😂😂😂

  • @bish_hassan
    @bish_hassan หลายเดือนก่อน +3

    Legend wayeh sheikha inogu soo dar part 2 Ridwan wllo

  • @Riyaaqiina
    @Riyaaqiina หลายเดือนก่อน +6

    M.a xishodkiisa waxa loo dhigo lahayn😮❤

  • @user-ug1vp1iq7i
    @user-ug1vp1iq7i หลายเดือนก่อน +19

    Balayo shan farod kugalisay imamka maxay karabtaa

    • @user-kk6cw6yz7n
      @user-kk6cw6yz7n หลายเดือนก่อน

      Rer comments werarka jojiya wa shekhe😂❤😊

  • @nurisahin5485
    @nurisahin5485 หลายเดือนก่อน +7

    Maa shaa Allaah anigo rer GARISSA ah oo kenya kunool Wallalaheen somaliland shekadhoodha kamaba dargo fahma ayn ka qaadha runti ...
    Waa dad dacad ah oo adh uqalbi ficn . Mukhtaar abow dibkas waa laso wala maray . Wish you happy life .

  • @nasriinabdiaziiz6742
    @nasriinabdiaziiz6742 หลายเดือนก่อน +3

    Xishood badana wiilku Mansha allah❤😊

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 หลายเดือนก่อน +13

    Shiikhu jaceylka iyo kahelitanka iskaga darsan aragtidi kobadba wa Ku jeclhy aa jcyl ciyalnimo xanun waye yah 😂😂😂😂

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 หลายเดือนก่อน +11

    Shikhow shaqo kale baa hayseey bariga alhamdulilah dheh hada kala hadheen goobtaa adeega bay ka sari lahaaydi hada lasii socon laheed

  • @josephcarl3164
    @josephcarl3164 หลายเดือนก่อน +11

    sheikha video kale hakaso dhigin adigoo ilaalinaya sharafkiisa iyo daraja culima nimada ee kamuuqata waa ifkiinkii mustaqbalka u xafid arimahiisa gaargaa wax aqoona uma lihi islaanimo walaalnimo ayay iga tahy allaha xuxafido wll

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 หลายเดือนก่อน

      Asagaa go'aansaday oo doortay inuu nafiso ee miyaa loo diidayaa? Mise culumada biniaadam dareen leh ma aha oo damqado, wax jeclaado oo nafisi karo? Inankaan wuuba yaraa xilliguu qisaskiisa ka hadlayo.

  • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
    @AbdimajiidMohamed-vv1vo หลายเดือนก่อน +31

    Mukhtaar Cabdi Xaydoow wallaahi beerkaa i casaaday sidii aan u qoslayay! 😂 Waan ku salaamay boqolle!

    • @Jamaaludiin1
      @Jamaaludiin1 หลายเดือนก่อน +6

      Wn kaqady tlie

    • @nalidaahmd9582
      @nalidaahmd9582 หลายเดือนก่อน +2

      🤣🤣🤣🤣😂

    • @user-jq1wv1eh4r
      @user-jq1wv1eh4r หลายเดือนก่อน +2

      War ninku waa funny ❤❤😂😂😂

    • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
      @AbdimajiidMohamed-vv1vo หลายเดือนก่อน +2

      @@user-jq1wv1eh4r Haaheey waa beercasaad caadiya sheekhu.

  • @FarhiyaCadey-qh4bf
    @FarhiyaCadey-qh4bf 15 วันที่ผ่านมา

    Wlhy shekadan wan kahele sheikha MashaAllah 😊

  • @munibaabdi1201
    @munibaabdi1201 หลายเดือนก่อน +4

    Waaba primary horeya weyan kuwani
    Shiikhana naagtas faraha laso gashay shaydamas bay ahayd

  • @SarBoy-el5zc
    @SarBoy-el5zc หลายเดือนก่อน

    Waaw waa qiso aad u cajiib ah we want part2

  • @user-il6qt5zr9x
    @user-il6qt5zr9x หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh xariifa waye oo qalbi furan 🥰🥰🥰

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p หลายเดือนก่อน +3

    إنا لله وإنا إليه راجعون.
    Alla mxaa dhaqan xuma ah maxeey tahay gabadha yar ee ninka habeenka ugu horeeya ku dhaheeso ha'iga tagin yaaab. Hadana gurigeeda habeen 10:30pm tageyso ayadoo meel ey ku maqan tahay la'ogeen😢😢😢

  • @FatHimaAtHen
    @FatHimaAtHen หลายเดือนก่อน +6

    Waar sheko wax kle waye tiktok ku arkay gos goos hlkna kaso radinyey alla sheekhana🤣🤣

  • @xamda4947
    @xamda4947 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh wlhi waaa legend kulaha dhul ka halista 😂 Ku soco pal shehkow

  • @amiinyare8536
    @amiinyare8536 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka si dan ookle masuulada u ah soo warayso nago walwalan anaga hansoo qabane Ustad

  • @liina3528
    @liina3528 หลายเดือนก่อน +14

    Balyo shan farood ku galisay videogna ma dhamysan😂😂😂

  • @AsmaYuusuf-jq9hz
    @AsmaYuusuf-jq9hz หลายเดือนก่อน

    muKhtaar eid saxiBkiii❤

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 หลายเดือนก่อน +3

    😱😱😱😱😱😱😱😱😱 qisadii iigu yaabka badnayt

  • @rayaanhappy7566
    @rayaanhappy7566 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw wan kahelay sheekada ah yaa jaceel❤part 2

  • @abukarhajji
    @abukarhajji หลายเดือนก่อน

    Sheekha wuu soo jabay !! Yaryarka ayuu ka naqeesan jiray

  • @farxiyacali6851
    @farxiyacali6851 หลายเดือนก่อน

    Walhiy shekadadu wa qosol waku salamay shiikh❤😂

  • @nimcosiyat3887
    @nimcosiyat3887 หลายเดือนก่อน +1

    We need the second part

  • @AbwanKaramaAk
    @AbwanKaramaAk หลายเดือนก่อน +1

    Mukhtaar Shabeel Bas Nin aan Kayaabay

  • @munaxasan3114
    @munaxasan3114 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhyadu waab balaayo wlh wiilkan wajigiisu maskiin ayuu uegya siduu uhadlayan waa funn qosol igumuu hadhin😂😂😂😂😂

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin iyo madhi baa oguu nag jacel

  • @amuunfarah8550
    @amuunfarah8550 หลายเดือนก่อน +1

    Naftaa iga baxday sheikha waa funny.

  • @NabiilaYaasiin
    @NabiilaYaasiin หลายเดือนก่อน

    M.a Allah Wallhi wn ka heley sheekadiisa

  • @rashiiddhabarre999
    @rashiiddhabarre999 หลายเดือนก่อน +8

    Dumarku inay fitno yihiin wadadadii masaajidada
    kujira kabaxsan la 😂
    Shiiq mukhtar nin qadarin iyo xushamad rabi siiyey ❤❤

    • @istahilisse
      @istahilisse หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 war gabdhaha kaxishoo wadadka masaa jidkuba isaga naaag done

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r หลายเดือนก่อน

      😂😂 wxy dhagy sanysey ba ladhagystey kulha ma hes jceyl ma udaartey talow mclinkii hdana shanta froda isku qabtey😂 msibo mclinki kma xishon😂😂

    • @kaltunahmed3518
      @kaltunahmed3518 หลายเดือนก่อน

      Kkkk

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 หลายเดือนก่อน +3

    Shiikhoow Shaxaarisanidaa! 😃😃

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha Class ka ❤😂

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 หลายเดือนก่อน +1

    hhh wlhi sheekha waa funny 😊😊 Qosolkiiba iguma hadhin

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 หลายเดือนก่อน +2

    Away dee p2?

  • @Qiso-naxdin_sheeko
    @Qiso-naxdin_sheeko หลายเดือนก่อน +1

    bilaa dhaqan weeye wlhi kani oooocc

  • @ashamohamudhersi8867
    @ashamohamudhersi8867 หลายเดือนก่อน

    Sheekhiina waad waashay ridwaanow

  • @XayaatBintuaxlaam
    @XayaatBintuaxlaam หลายเดือนก่อน +2

    Sh mukhtaar cajiib walhii funny weeye 😊

  • @najaadyacsuub3235
    @najaadyacsuub3235 หลายเดือนก่อน +30

    Scw Scw Scw❤❤❤

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i หลายเดือนก่อน +9

    Wilkan waxan oran lahaa ilahay kacabso dina wad sheganaysaa waxad ka hadlaysana wa akhlaaq xumo walina wad kufaraxsantahay o kamadan shrkeyseen haday kula xuntahay macalina wan ahay baf ledahay macalin wakiii wanaga loga dayan jiray

    • @marianabokar7809
      @marianabokar7809 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂😂 macalimiinta waani waa kuwa caruurta kufsanayaan ee dugsiga u dhigaan 😂😂😂 wiilkan wax qalada muu sheegin

    • @hanadiibrahim9421
      @hanadiibrahim9421 หลายเดือนก่อน +1

      Oo in la hasawo dambi miya sheekhyadu iyaga ugu darane 😂😂😂

    • @user-jd7nk1rs7q
      @user-jd7nk1rs7q หลายเดือนก่อน

      shekhyada halga neefiyo😂😂

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r หลายเดือนก่อน

      😂😂lakin wx layabo arky shan froda laiga qabty bu leyahy 😂😂

    • @user-qf8jt8nb3g
      @user-qf8jt8nb3g หลายเดือนก่อน +1

      Shiikhu inuu haasaawo miyaa laga xaaraantimeeyey😂😂😂

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 หลายเดือนก่อน +10

    Waan garanaya wlhi masjid abu muusa al ashcari ayuu tukin jiray

    • @24hours171
      @24hours171 หลายเดือนก่อน

      ma hargaysu ku yala sxb

  • @user-iu8eh9pw9y
    @user-iu8eh9pw9y หลายเดือนก่อน +8

    Sheikha waxu qarinayo ma lahan kkkkkkkk

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 หลายเดือนก่อน +2

    M.a wiil xishood badan

  • @kaltuunallahuakbra5519
    @kaltuunallahuakbra5519 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @AbwanKaramaAk
    @AbwanKaramaAk หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi Xasaasiyad Baa Nahaysa Wuuna Dhamaanayaa Maxaa Xal Ah❤🤦‍♂️

  • @AbdiPileziyatt
    @AbdiPileziyatt 28 วันที่ผ่านมา +1

    Filimantey badsateyy kulaha sheekhoowwww

  • @saxardiidabdillahi9414
    @saxardiidabdillahi9414 หลายเดือนก่อน

    Sheikh oo dhaaan Waa shaxarii😂❤

  • @Bishaarmohud
    @Bishaarmohud หลายเดือนก่อน +14

    Wadaadkan nasiib badnayaa baskuu raacaba waxbuu ka heli jiray😂

  • @RaxmaCawil-gs3ht
    @RaxmaCawil-gs3ht หลายเดือนก่อน

    Asxaabeey isheega sheekhan hada ma nafisayaa mise xasuustii caruurnimada ayuu noshegayaa

  • @HassanHaji-px7ko
    @HassanHaji-px7ko หลายเดือนก่อน +2

    Asc my brother

  • @Moha_Ali8
    @Moha_Ali8 หลายเดือนก่อน +15

    Ridwaanow sxb marakan wadaadada bay ka shidan tahy Next Me

    • @user-tn7ee6su9g
      @user-tn7ee6su9g หลายเดือนก่อน +2

      Sheikh Adina Shaxaari Yar Mia Ahayd 😂

  • @ladnaomarosman9196
    @ladnaomarosman9196 หลายเดือนก่อน +2

    2024 si dhamanya shekh io Sharif loma kla hadhin in la nafiso😂

    • @ArwaMohomett
      @ArwaMohomett หลายเดือนก่อน

      Wan yabanhy ma yaabtay😂😂

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i หลายเดือนก่อน +3

    Akhiru zamaan inaan kujirno shrkdan oklae aya cadaynaysa ilahay diintasa wa xaqwax walbo wanagana way noshegtay lakin qofku asagay kuxiarantahay kudhaqanka dinta hadii umarka yaraa o khladamay hada inu waxa kashekeyo lama rabin madama o macalin yahay inu katobadkeno danbogisana qariyo bay ahayd

  • @SafiyoAbdullahi-fg8em
    @SafiyoAbdullahi-fg8em หลายเดือนก่อน

    Hh😂 qalbigaga rbaa inaa galo aaaaa😂 sheikhow allah ku barakeyo waad naga qosol siisayeeee😂😂😂

  • @Ahmedyasin-Canada
    @Ahmedyasin-Canada หลายเดือนก่อน

    Ma hargeisa ayuu imaday Ridwan.

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 หลายเดือนก่อน

    Legend waye shikha😂😂😂

  • @kiinabdirizaaq8863
    @kiinabdirizaaq8863 21 วันที่ผ่านมา

    naagaha iyagaba dhersynaya oo ragii gacanta gelinaya ilaahow nacifdi

  • @Hanad-cabdixakiim
    @Hanad-cabdixakiim หลายเดือนก่อน

    I can't wait part 2

    • @AyaanAbshir-ez9yd
      @AyaanAbshir-ez9yd 29 วันที่ผ่านมา

      Adna maad sugi la.ahday😂😭

  • @user-nw3fj3nt3j
    @user-nw3fj3nt3j หลายเดือนก่อน

    Athika nasib malahet

  • @abdirisakali6746
    @abdirisakali6746 หลายเดือนก่อน +1

    War yaa Alle yaqaana👀.

  • @mascudsheikh7033
    @mascudsheikh7033 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh muktaar sithee waax yesheeey 😂😂😂😂

  • @axmadkadhe4633
    @axmadkadhe4633 หลายเดือนก่อน +1

    war sheekh danbigiisa ale hadhaafe yaa ila arkay intadanbe ayuu dhiiqaystaye😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyaanWardheere09
    @AyaanWardheere09 หลายเดือนก่อน

    M.a qurux io xishood isku darsady❤

  • @user-sl7hi3ho7e
    @user-sl7hi3ho7e หลายเดือนก่อน

    Wlh fariid weye shiqyo vadan sowareso dee ridwanow

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir หลายเดือนก่อน

    Mashalaah ilahoow
    Ku dhowar

  • @nasriinajama6687
    @nasriinajama6687 หลายเดือนก่อน

    Shekha qosol igu dilay part two noso dub plz😂😂

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 หลายเดือนก่อน +4

    haduu alle Kuu idmahayo Waa shiikh shaxaari ah😂

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4do หลายเดือนก่อน

    Wlly sheegadiisanu waa fani

  • @Raqiyaabdihashi
    @Raqiyaabdihashi หลายเดือนก่อน +4

    Marna waan qoslaa marna waan aamusaa 😂😂😅😅

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 หลายเดือนก่อน +1

    8 markan ahaa Mobilba ma haysane form two markaan aha ayaan mobil qaatay waaxay yaraanta ku qooqay😅😅😅

  • @nimcomaxa2muuse780
    @nimcomaxa2muuse780 หลายเดือนก่อน +1

    Ala sheikh waa funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waa ka helay sheekadan mhsanid ridwan

  • @najahmouse5244
    @najahmouse5244 หลายเดือนก่อน

    Ana sheekoyin badan hayaaye I warayso ridwaanaw

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 หลายเดือนก่อน

    This was so funny I didn’t expect to finish his primary and high school stories 😂😂😂 I went to ummah too

    • @Jamaaludiin1
      @Jamaaludiin1 หลายเดือนก่อน

      waiting kkkk

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 หลายเดือนก่อน +6

    Bisinka walal waxaas wax laga sheekeeyo maahee waa caruurnimadii oo caqli buuran maad lahayn social media waxaa lalama hor fadhiisto.

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp หลายเดือนก่อน

      Naa ninka kadhac ileyn adigu tuu lasameyy madan aheyne Sheko kashekaynayye 😂😂

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน

      Runtaa weeye waa ceeb in laga sheekeeyo Wixii dhalinyaradii aad Soo martay

  • @ayaanayaanqaali5325
    @ayaanayaanqaali5325 หลายเดือนก่อน

    Walhi qosol iguma hadhin

  • @istahilisse
    @istahilisse หลายเดือนก่อน +10

    Xerowga yar waka habarsatay hh hhh gacantisa maxa ku geyay😂😂😂

  • @user-ug8qf1em7n
    @user-ug8qf1em7n หลายเดือนก่อน +1

    😅😅 wan iska hestay kula Subxanallah 😂

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu หลายเดือนก่อน

    Legend waaye lol mukhtar