HARGEYSA -AXMED RAYS | HA KU GUBAN |JAWAABTA HANAAN WASHINGTON | SILSILADDA Q13 |OFFICIAL VIDEO 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 918

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  6 ปีที่แล้ว +167

    Gulufkiyo Colaadaha
    Ragga Geed Labkiisaa
    Gaashaanka Qaatee
    Ninka Gaaridii Dumar
    Gala Yidhi Dagaalkoo
    Shaxda Golaha Taallaa
    Taad Gaadhay Ma’ahee
    Haku Gubanine Soo Joog! kkk
    …………………………………….
    Aaway Dumarkii Dagaallami Jiray
    Ma Jikada iyo Sariirtay isugu Uruureen,
    Wax u dhaxeeya Miyuuna Jirin?
    Soo Gala #REPLY..

    • @nasirhariir9758
      @nasirhariir9758 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh
      Waa yb

    • @Rahmaahmed-fq7zb
      @Rahmaahmed-fq7zb 6 ปีที่แล้ว

      kkk waan dagàa lamaeynaa diyaar aa nahay

    • @falxadcali580
      @falxadcali580 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE hhhh

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE welcome back abdi askari

    • @naemaj4616
      @naemaj4616 6 ปีที่แล้ว +2

      ABDI ASKARI TUBE 😂😂😂 Ninka gaarudii dumar gala yidhi dagaalkow shaxda golaha taala taad gaadhay maahee haku gubane soo joog 😂

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 6 ปีที่แล้ว +31

    Intii Somailander Ah Viva Hoyga Fanka Hargaysa Ka gar naqa Haduu Yidhi 😂😂

  • @khadarmaxamud397
    @khadarmaxamud397 6 ปีที่แล้ว +40

    Gobtu way is qabataa waa eraydii ugu qiimaha badnaa ee silsilada viva somalia and somaliland one love

  • @booqoradareerogadeniamaxam1206
    @booqoradareerogadeniamaxam1206 6 ปีที่แล้ว +190

    Anigaa waxan halkaan uu imadaa inaan commentiga Aqriyoo Ana dhagaaysto Xayeysiska Abdiaskari😂😂😂😂 Fananka ku caan baxaay isjajaabintaaa faraha iyo luugaha kaa ciyaaroo sidi Michael Jackson kulaha Ala beerkaa

    • @hodanmahmudyaasiin259
      @hodanmahmudyaasiin259 6 ปีที่แล้ว +3

      boqorada reer ogadenia miyaad u diiday inankaa is jajabinay ee ciyarta faraha iyo lugahaba ka wada hhhh

    • @booqoradareerogadeniamaxam1206
      @booqoradareerogadeniamaxam1206 6 ปีที่แล้ว +3

      Hodan Yasin secrtry moci ahhh waan u saxixaa qaali samiyey

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +1

      Booqorada REER Ogadenia wooow isku dookhban nahay wlahi comment ga iyo ninkaa cabdi askri waxla dhaafi karo maaahan

    • @malikshaabbe1909
      @malikshaabbe1909 6 ปีที่แล้ว +1

      Booqorada REER Ogadenia hhhh

    • @hodanmahmudyaasiin259
      @hodanmahmudyaasiin259 6 ปีที่แล้ว +1

      shugran boqoradda silsilada aad ayaan ula socdaa huuno walaahay xigmad

  • @nalkakaada6327
    @nalkakaada6327 6 ปีที่แล้ว +172

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد

  • @shukribelle2030
    @shukribelle2030 6 ปีที่แล้ว +72

    Gabadh Uu Nin cashaqay 💖
    misna guunyo kala baxay 💰😶
    nin kale ha guur sado 😇😤
    Gaf cadaana Waye 😃

    • @Farhan-yn2bp
      @Farhan-yn2bp 6 ปีที่แล้ว

      Shukri Sheeno

    • @lakiaadam6481
      @lakiaadam6481 6 ปีที่แล้ว

      Gabadhaa uuninin caashaqaya in kale haguursado gef cadanaweeyaana

    • @lakiaadam6481
      @lakiaadam6481 6 ปีที่แล้ว

      Gar cadanaweeya ka garnaqahaduu yidhi gabaya kama xiidhayee

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 6 ปีที่แล้ว +27

    Hoyga fanka iyo fananka hrgysa Ahmed rays💚☁️❤️

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 ปีที่แล้ว +186

    Ninka silsiladii uxiisay ee lawada socday intii hore 👍 ha ila dhaafin NacalAA shaydaanka kuyaale

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +183

    Abdi askari xayeysiskisa darted ayan u dawada silsiladan ila hada nadira faysal munir wax la barbardhigo ma arag ya ila qaba farta tag rayska wlcm wadba maryasa

    • @khadarabdikadir9564
      @khadarabdikadir9564 6 ปีที่แล้ว

      Kulama qabo

    • @muhamedsamuel7015
      @muhamedsamuel7015 6 ปีที่แล้ว +1

      asal dhalad faraxsan Ana kula qabo abayo kuwan silsilada wx kama oga

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 6 ปีที่แล้ว

      Wlshy anaa kula qaba wlhy waxa kale bikh

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 6 ปีที่แล้ว

      been maad sheegin wlhi Faysal muniir iyo nadiira ayaa silsilada shiday waxa so raaca dhooble yare iyo shaadiya shara

    • @sadaamshucayb5084
      @sadaamshucayb5084 6 ปีที่แล้ว

      AnaH la dhigaya yartaa

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 6 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhhhh silsilad waa lagu
    Waashe inder kala nasta hadab oo najitad noo
    Sheega kuwa badiyay koly waa Somaliland ban filayaaye viv Ahmed rays

  • @husseinawaleh7426
    @husseinawaleh7426 6 ปีที่แล้ว +67

    Waka hoygii murtidu viva hargaisa

    • @abdulz3327
      @abdulz3327 6 ปีที่แล้ว

      izlaam all hariri
      Waa heesti ugu liidato faanka yaree heesaha ugu fcn silsilada muqdisho&jigjiga ayaa leh
      Marqaankina iska wata

    • @jamaladem9945
      @jamaladem9945 6 ปีที่แล้ว

      izlaam all hariri kkk

    • @nadirajama601
      @nadirajama601 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulz3327 oo muqdishi halkay kasoo gashaa heesta hargaysa iyo jigjiga ayey ka dhaxeeysaaye abwankan wax jeclaaday waa hargaysa inantuna waa jigjiga adeer ha qaldamin

    • @abdulz3327
      @abdulz3327 5 ปีที่แล้ว

      @@nadirajama601 wll waxaan ka hadlaa heesaha ugu shidan halka laga qaaday

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 4 ปีที่แล้ว

      @@abdulz3327 muqdisho fan leh waligey ma maqale wax hupso maraaaanow

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 ปีที่แล้ว +102

    WaynkaH waynakaH Ahmed Rays Viva dadkaygaH 😘😘😘😘😘😎😎

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall 6 ปีที่แล้ว

    Abdi askari waa imtixan wlhi ayeydey aaba iska qososhaye faniska dartis hhh

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 ปีที่แล้ว +39

    Inta xaysiiska ah ee Abdi askari ayaan halay intaas baan uu dawada huno....!!

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 6 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah Qalbi waaaba inta keliya oooon usooo galo ama udaawado ama udhageeyso abdiaskari xayreeysiiintiiisa ayaaaa heeesahan macaaaneeeeysay

    • @hanimohamud5905
      @hanimohamud5905 6 ปีที่แล้ว

      Ifrah Qalbi intaas ayaabo ugu leh abdi askar caadi maahan

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Ifrah Qalbi intaasabn silsilada ugu xidhnhy wlahi

    • @tatacabdiraxmaan832
      @tatacabdiraxmaan832 6 ปีที่แล้ว

      M

  • @tayaziirabdirashid4540
    @tayaziirabdirashid4540 6 ปีที่แล้ว +23

    Viva HargeizaH zomaliland❤

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 6 ปีที่แล้ว +43

    Wallahi abdiaskari qosol ayaaad nagu dishay laaacibkan cirbaha iyo faraha ka ciyaaaro sidiii meeeykal Michael Jackson kkkkkkkkk ala beeeerka

  • @nimcokowsar4537
    @nimcokowsar4537 6 ปีที่แล้ว +8

    Wow ahmed rays nasabkii reer hargesa hooyga fanka somaliland

  • @nimcoaxmed1437
    @nimcoaxmed1437 6 ปีที่แล้ว +2

    Hoyga fanka hargisa

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 ปีที่แล้ว +15

    Gobtu ways Qabataa hadu Ruuxu gees maro
    huuno gees maro
    iidoor waa dadka aan somali iska fahano hadaa cagdheer nahay 😂 waxan kawada isku luqad dhawnahay 😍😍

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 6 ปีที่แล้ว +10

    Suldaan iyo ahmed rays ayunban qoray 😍😍😊

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 6 ปีที่แล้ว +9

    Woooooooow woooooow wallahi waaan sugi la'aaaaaaay waaaa wareeeey abdiaskari ina adeeer mahadsanid canugan lugaha ka niiikinaaaayo caaaaddi ma ahaaaan

  • @umuzaki8526
    @umuzaki8526 6 ปีที่แล้ว +27

    Ahmed reys wanku tageraaa from muqdisho ✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌👈

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 6 ปีที่แล้ว +29

    Waa lees kugu tagay heeskan runti abdiaskari hoosha halkeeda ka sii wad

    • @abdulkadirmohamed2942
      @abdulkadirmohamed2942 6 ปีที่แล้ว

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE Legend midada ka dhiman wana ka sugaynaaaa alfanaan dayax

    • @ayanxuseenjimcaale135
      @ayanxuseenjimcaale135 6 ปีที่แล้ว

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE dayax adne wa ka sugeyna

    • @amuunxawaase3808
      @amuunxawaase3808 6 ปีที่แล้ว

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE dayax mxaa uga qeyb qaadan wayday fanaan aan taageernaa tahee

    • @ahmedalimuhammed4148
      @ahmedalimuhammed4148 6 ปีที่แล้ว

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE dayax kusoo biir bro

  • @abdifatahali9944
    @abdifatahali9944 6 ปีที่แล้ว

    Adduunyadu waa maadays ABDI ASKARI TUBE NA Waa matalayaaaa .....
    silsiladu waxay la jaanqaadi koobka aduunka ee ka socda ruuushka marka labad qaran ee isugu yimaada finalka aya kala dooran doona midka koobka cidii dooratay ba guusha silsiladana qaadaysa
    mahadsanidiin dhamaan

  • @deeqakalgacal563
    @deeqakalgacal563 6 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Abdi Askari Welcome back Huuno Axmed Rays 👌👌👌👌👏👏👏👏

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 6 ปีที่แล้ว +8

    Alxmdulillh ilahy afsomali hadana ayuu ina siiyey dhinac walba haloo dabaasho
    Aar iinolada Somali maxamed meel walbad joogtaan❤
    Markan Anigu Qaybta ragaan taageersanahay💪💪

    • @roodacadaad9525
      @roodacadaad9525 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 abdi asgari wahi codkisa ayan iska jclahay wlo salan gobed❤❤

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 6 ปีที่แล้ว +10

    Ahmed rays fanaaan iga dheh wooooow golden voice

  • @sacdadaahir1918
    @sacdadaahir1918 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw Ahmed rasta waxaya ilaben inaya tahaya hargasi hogi fanka iyo suganta haska so dabo yacan kkkkk ciyalkan dabal baradkah hhhh haku guman e so jog meshu waa dada waa hogi fanka iyo abwanita 😘😘😘😘😘😘🌷🌷🌷viv hargasa

  • @cabdixamiidmaxamuud9442
    @cabdixamiidmaxamuud9442 6 ปีที่แล้ว +4

    zxp aan KU saxo abwaanku maaha reer hargeysa wllhi anaa aqaan waa reer burco

  • @Abdi99999
    @Abdi99999 6 ปีที่แล้ว

    abdi Askari haley geeyo plz nin adag waye wlhi horey u soco bror

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah suguuda salaada ayaa foodiisa ka iftiimaysa
    Allah ah kaa madoobeeyow heesah

    • @MohamedAhmed-vc1tx
      @MohamedAhmed-vc1tx 6 ปีที่แล้ว +1

      Vilsan A- Amiin lkn adigu side ku aragtay maba arkaynin

  • @istapoi4377
    @istapoi4377 3 ปีที่แล้ว +1

    Jini shimiye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 6 ปีที่แล้ว +8

    From sanaag Ahmed rays Baa ka jawaabay from ceerigaabo Salaan Ahmed rays ❤️

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 ปีที่แล้ว +1

      Suad Dahir hhh amba ceran ahaye isu kay sheeg hhh waliba suuq sare hhh

    • @naziimjama8064
      @naziimjama8064 6 ปีที่แล้ว +1

      @@warsaniyoweedhsan9417 ishaybsada amba reer ceeraan ahee

    • @naziimjama8064
      @naziimjama8064 6 ปีที่แล้ว

      @@warsaniyoweedhsan9417 hhhhhhh waa iga qoslisay

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 ปีที่แล้ว +2

      @@naziimjama8064 kkkk isu kaay sheg wll inann ilmabti noqona dhici karte ama iso sheeg fb gaaga

  • @hassenismail1179
    @hassenismail1179 3 ปีที่แล้ว +1

    Axmed rays guul guul hhargeisa cadey

  • @farhiyoabdullah5131
    @farhiyoabdullah5131 6 ปีที่แล้ว +64

    😁xayesinta100🔥
    Coodka 💯 🔥
    Erayada 💯 🔥
    Style ka 💯 🔥

  • @aishayusuf5588
    @aishayusuf5588 6 ปีที่แล้ว

    Ninkan c askari ah iyo fananiinta bisha ramadaan waalaga reystay roobaa noo da a youtube ka subxanallah

  • @mawliidabdi2663
    @mawliidabdi2663 6 ปีที่แล้ว +4

    Heestan jawaab teeda ayan diyar u ahay iyo inan ahmed rays soo celiyo
    Anoo hargayza jooga
    Wxanan suga jawaabta ahmed rayz uso baxayza

  • @hamze_4607
    @hamze_4607 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa Fanaan

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye1125 6 ปีที่แล้ว +6

    Taxda golaha taala
    taad gaadgay maahe
    Haku gubane soo jooG
    Waa Ereyo macquul ah
    Waan soo galay silsilada
    Dhawaan inashalaah anna

  • @hoyadeediyoaabaheedjecel6909
    @hoyadeediyoaabaheedjecel6909 6 ปีที่แล้ว

    Abdi askari ha lay geeyoo kugu haystaaa walaaaalooow😭😭😭😢😢😢😢xaysiintaada u dawadaaba silsikada dhan ba👊😎😎😎👊👊👊

  • @isrobaby8660
    @isrobaby8660 6 ปีที่แล้ว +5

    Welcome back Ahmed Rays ❤

  • @mohamedabdiabdullahi169
    @mohamedabdiabdullahi169 6 ปีที่แล้ว

    isdhex galka bulshada Somaliyed uu kala jaray gumestaha waa astaan fiican fanka lagu mideeya hambalyo Abdi Askari soo bada barnamijkan

  • @rayankunkaroon4209
    @rayankunkaroon4209 6 ปีที่แล้ว +10

    Thanks abdi Askari Tube xayeysintada kahelaa huno
    Horey usoco wllky Rays👌👍👏

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 6 ปีที่แล้ว +1

    Xayesinta abdi askari kuheystaa

  • @waankunecbtahayhadiiaadine6021
    @waankunecbtahayhadiiaadine6021 6 ปีที่แล้ว +3

    Gabadh uu nin caashaqay nin kale haguursado gaf cadaana weeyoo kagarnaqa haduu yidhi gabay kamaxirmaayee good🌟💚🌟🌟💚🌟💙🌟
    🌟💚💚💚💚🌟💚🌟
    🌟💚🌟🌟💚🌟💚🌟

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 6 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka fir fircoon oo reer Hargeisa ah horey usoco go forward you are the best so far 🌺🌺🌺🌺💃🏾 Waxaan ka waan ka sugeeynaa reer Burco insha allah

    • @hafsaxidiigofficiale305
      @hafsaxidiigofficiale305 3 ปีที่แล้ว

      Reer haygaysa maha Ahamed rays wa reer sanag. Habrjecelo muuse abokor🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖👌❤❤

  • @deeqaxasan4495
    @deeqaxasan4495 6 ปีที่แล้ว +4

    Ar so rakibta rer Mogadishu ar Ahmed resow wllo sajud aya kamuqate xad hees kufashay

  • @hibaaqmaxamud3747
    @hibaaqmaxamud3747 6 ปีที่แล้ว

    Viva hargaysa hoyga fanka ciyarsisay xamare

  • @hodanciise6965
    @hodanciise6965 6 ปีที่แล้ว +36

    we are Somaliland's

  • @abdishakurhussein6777
    @abdishakurhussein6777 6 ปีที่แล้ว

    rer hargeysa halxidhaalayaasha ka jawaaba waxba isuma heysaan guul hablaha rer mugdisho

  • @ahshhdhdgdhrbdhdhhfhdhh2728
    @ahshhdhdgdhrbdhdhhfhdhh2728 6 ปีที่แล้ว +37

    Waxan ahey qof 3 ee leki ya leyga hilmamin digalkana waa dagal culus

  • @bashirabdibariisosman92
    @bashirabdibariisosman92 6 ปีที่แล้ว +1

    Codka waa fanaanka ku caanbaxay isjajabinta iyo break dansiga ku caanbaxay hhhhhhhh, wlh caadi ma ahan

  • @jimaleomar4967
    @jimaleomar4967 6 ปีที่แล้ว +3

    fanaanka qaarka hoose ka niikiya ahamed raga soo waalay habalaha muqdisho cidhib kala daal✌🏼

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว

    w2wwwww waxan suganba wa imaatay jawabti reer hargeysa wan la dhacay waxan sugnaba waa 14 silsilada

  • @umishcadeycadey3784
    @umishcadeycadey3784 6 ปีที่แล้ว +9

    Ahmed rays😍😘😍😍

  • @ilzafani303
    @ilzafani303 6 ปีที่แล้ว

    wooow Garshada Ha baalmarin nice axmed rys

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar 6 ปีที่แล้ว +23

    waa shiidantahe yarka hargeysa kaso qeelinayow 😍😉😉😉😉

  • @zhaymashankaron7303
    @zhaymashankaron7303 6 ปีที่แล้ว +2

    Op op op aaar wiilka laga daba hadlimaayo isjajabintisa kaliya naqaaday 👏👏👏👏👏👏👏
    Welcome back ahmed Rays

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 6 ปีที่แล้ว +5

    Ha socoto hawshu

  • @nouhmohamet
    @nouhmohamet 6 ปีที่แล้ว

    Abwaan cali maxamuud hyabe dhalad burcaawiya weeye

  • @raxmaxasanbariyadwalidalan1825
    @raxmaxasanbariyadwalidalan1825 6 ปีที่แล้ว +4

    Viiv axmed rays xidiga hargaysa

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 ปีที่แล้ว

    Eryda hestan wa eryda iigu weyn dhankyga wayo abwanda kle werar muqda weye lkn dhabtu tbty abwanka hestn sameyay😘

  • @fatumaaadan2187
    @fatumaaadan2187 6 ปีที่แล้ว +3

    Wow wanba sugeyney well done❤❤❤

  • @sagalbare9070
    @sagalbare9070 3 ปีที่แล้ว +1

    Hoyga fanka iyo casmadaydii 😍

  • @fatimam5239
    @fatimam5239 6 ปีที่แล้ว +3

    Viva hargeisa💚💬❤

  • @sucaadliverpool3143
    @sucaadliverpool3143 6 ปีที่แล้ว +1

    Ugaaska rabka waan kaa danbeeyaa axmed rays from hargaysa hadhwanaag

  • @xamdixuseen4785
    @xamdixuseen4785 6 ปีที่แล้ว +4

    Alllah qurux badanaaaaa mansha alah

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 ปีที่แล้ว +1

    Caynadii hargeisa inaga buufiya raga haweenka dabadooda ka soo hadlaya fagaaraha is keena ayaanu leenahy kuwa leh nadiira dabaded wxba lama hayo meesha adu waxba kuma aragtid meeshe hadalka gaabsada ayaan leenahay

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +7

    Woow inbadan baan sugyy cabdi asri yoow mhdsanid
    Silsiladu imikuunbay meeel mar yeelnysa waala isla fahmay inay rag Vs dumar tahay sheekadu
    Viva dumarkaa guushu raaacysa ugu dnbayn araweeyo

    • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
      @yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 ปีที่แล้ว +1

      Umalkhayr Maxamed Askartiii Araweelo Angaa guulaysanayna viva Araweelo iyo Azaxapteeda

    • @halyaygadhashasomalilandsn4153
      @halyaygadhashasomalilandsn4153 6 ปีที่แล้ว

      Umalkhayr Maxamed
      In guushu dumarka racdo angaa ogol hore u socda Haweenka somaliwayn guul daro marnaba ma jeclin in ay idin gadho

  • @laabjaceyl9108
    @laabjaceyl9108 6 ปีที่แล้ว

    thnks

  • @haala6974
    @haala6974 6 ปีที่แล้ว +3

    Xayensinta leynba ka helabo super😍😍

  • @advantageyourselfsuuri9365
    @advantageyourselfsuuri9365 6 ปีที่แล้ว +1

    ma is tidhi heestii silsilada ahyd waad soo xidhay ahmed rays💪

  • @nimcoaxmed1437
    @nimcoaxmed1437 6 ปีที่แล้ว +3

    Hoyga hormarka kowad hargisa caday 😂😂😂❤❤❤❤

  • @abdi9715
    @abdi9715 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaaa faaan jaawab wngsn baad sii siyay cadow ka ma ciil baxo al fanan axmed rayes from somaliland

  • @sinduurasomali977
    @sinduurasomali977 6 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed Ray's kayga ahaa

  • @xuseenjamaal8644
    @xuseenjamaal8644 5 ปีที่แล้ว

    Good axmed rays

  • @mohamedboqor392
    @mohamedboqor392 6 ปีที่แล้ว +3

    Axmed rays xiis waakukaas😍

  • @daganabdi8051
    @daganabdi8051 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sujuud leeyahay iska daa fanka baas wll illaahay haku sooo hadeeyo anagoo dhan ha hanuunsho

  • @abdimahad732
    @abdimahad732 6 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed Rays Xiis Top Fnn

  • @bukharifarah1931
    @bukharifarah1931 6 ปีที่แล้ว

    Oh oh wan uxiisey silsilda iyo abdi askari xayeysiiskiise hore usoco xayeysiiska silsilda ani igu socda

  • @faraxmaxamed8177
    @faraxmaxamed8177 6 ปีที่แล้ว +12

    Wale wu macaneyay sil siladi raaga muqdisho ee gabdha iskaso horiyisinata sobaxa hadaba seeftu wayi idin duultalaye

  • @nasiibnasiib2465
    @nasiibnasiib2465 6 ปีที่แล้ว

    abdi askari tube thanks bro aad ayaa kaaga ;ahad celineynaa silsiladaan socoto waxaan ka mid nahay dadka xiiseeyo ama la socdo koobka fiinaanka ayaan sugeynaa

  • @hamdasaidali5807
    @hamdasaidali5807 6 ปีที่แล้ว +9

    Gobtu waa isqabataa haduu ruuxu gees maro unbaa heesta iga qancisay inta kale ama ereyada umaan codayn anigu

  • @dhalaalmaalchannel3914
    @dhalaalmaalchannel3914 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugaayay jwbtaan hdna Ahmed reys inuu qaado waa belo thank you abdiaskari

  • @anizaali45
    @anizaali45 6 ปีที่แล้ว +3

    waaweerar culus oo arjantiin lagu garaacy😂😂ma is tirri oo spain ka imaaanayo 😎

  • @maymokhalaf2477
    @maymokhalaf2477 6 ปีที่แล้ว +1

    Alleylehe fanaan axmad rasta iyo abwaanka dada yar ee rer burco wuu ka giijiyay alle caqliga haw waariyo

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 6 ปีที่แล้ว +16

    Abdi askari hadalkaaga waa in hees laga sameya 🤣🤣🤣

  • @asaldhaladinamaxamad1367
    @asaldhaladinamaxamad1367 6 ปีที่แล้ว +1

    dhesha wa ok lakin codka wa 0

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 6 ปีที่แล้ว +4

    Haku gubane soo joog ereyada codka xayaysiinta intaba caadi maaha

  • @nasradahir4354
    @nasradahir4354 6 ปีที่แล้ว +2

    Sxbw reys hadii uu nadeynla ducan ugu darileyn. sheeko ayu haaya xabadkan jawaab meesha kuma haayo

  • @Cutie-q6c
    @Cutie-q6c 6 ปีที่แล้ว +3

    Ahmedddd reys igeeeeeya😘😳

  • @amgaadabdi294
    @amgaadabdi294 6 ปีที่แล้ว +1

    Axmed rays haku guban jawaab saxa

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari 6 ปีที่แล้ว +3

    hh inta abdi askari taagarte igu qabta

  • @asiyadhalgobeed147
    @asiyadhalgobeed147 6 ปีที่แล้ว +1

    😘 Ahmed Rays
    Fanaan jira

    • @abdirzaklondon8805
      @abdirzaklondon8805 6 ปีที่แล้ว

      muni Cabdilaahi 😂😂muni dhal gopeed maha

  • @hooyadedjecel2497
    @hooyadedjecel2497 6 ปีที่แล้ว +3

    xidiga faraha cidiyaha iyo cirbaha ka ciyaaro😂 abdiaskari caadi ma ahan qosol socdo waaye asaga dhan xayasiskaba ku heesta ani😂😂😂

  • @khadradibad37
    @khadradibad37 5 ปีที่แล้ว +1

    Michealka somalida Ahmed rays

  • @amiiratulquluub2252
    @amiiratulquluub2252 6 ปีที่แล้ว +3

    Balaayu kudhigay tiiyarayd iga wlee balahad ka riftay

  • @shabcaancabdilahi4445
    @shabcaancabdilahi4445 6 ปีที่แล้ว +2

    haku gubane zoo joog❤
    halkeedu dhigay wlhy jawaapta💪

  • @nacnacisiibae9504
    @nacnacisiibae9504 6 ปีที่แล้ว +3

    Wax kale 🤗🤗🤗🤗

  • @hiigsiofficial3163
    @hiigsiofficial3163 6 ปีที่แล้ว +1

    Wll dheeshada waan kahelay lkn codka inyar dabacsan