Farxiyo aad ayee u waalid iyo walaal jaceshahay horay uma arkin fanaan lamida allaah ha u xafido familkeeda iyo ayada i dalmarba dalmar fanaan aan jaclahay noolaada
Hadaan reer walada Dhisin jacel 2ba is raadsaneen Raaca maanta nool iyo Aduun lagama Raaageen!! Masha Allah Been ma ahan taas wlh waa in aan jiil cusub reebnaa sida anaga walidintena noo reebeen oo kale dadaalka ma reebana Alllha na siyo Awld baari Ah Amin.Amin Amin
waa video aad u qiimo badan runtii waan jeclaan lahaa inay farxiya aniga ila dhalato walaasheed way sharfisay wayna soo garab istaagtay.hambalyo labada is aroostay.marka labaad hambalyo studio liibaan oo video aad u qurxoon mar kasta noo soo saara.
waaaaaaaaaaaaaw caadi mahan fanaanada farxiyo kabayare iyo dalmare wat video waa history i hope sis zamzam iyo seygeeda ay ku nooladaan nolo wacan iyo kheyr inuu ilaahey ku wada nooleeyo............./!!!!!
hanbayo heesahaan mali walba ayaan dhageestaa waan jeclahay heestaan waayo waaduco aad u qiimabadan ninkiii yaqaano afsoomaliga ayana sifiican u fahmayo dalmar iyo farxiyo waa laba fanaan oo fasiix ah iyo abwaan bashiirr badane oo soo alifay heesta dalmad caadi maa aha inaba sifiican u dhuuxa tan kalana ay farxiyo qaadeeysana waa heer sare samsam iyo walin hanbalyo
yeaah my habo farxiya kyere and my cousin dalmar yare mnsha allah waxad tihiin boqorka codka and boqorada codka mnsha allah inolooda yaakhay anyway mnsha allah because I love your song yeaah hanbalyo zamzam
wooow farhiyo, dis song touchs my heart! zamZam u must be luck a lady. coz u got a beautiful song from ur sista. i love the song and farhiyo"s voice......
Inta heestan dhagaysanaya 2024 markii labada eela aroosaya zamzam Hambliyo zamzam kabayare 🤲🤲🤲
Maekii 3aad weye marna americo intey jogtay arostay
😂😂😂😂😂😂😂 2024 dawana kwrn
@@sucaadaxmed7879 wale xilma
Farxiyo aad ayee u waalid iyo walaal jaceshahay horay uma arkin fanaan lamida allaah ha u xafido familkeeda iyo ayada i dalmarba dalmar fanaan aan jaclahay noolaada
Inuu walal macaan yahay
Ninkii madi ah baa garan
Illaahow walal la,aan hana dhigin
Inta heestaan daawanaysa 2021 like saar 😂😂
Horta ma ila argtay hestan waa hes hes dhaftay really
Caawa waliba jawi rooban Burco ayaan joogaaa maasha allaah 1/5/2021
Ramadan ka kadib lee 😀😀😀
11:12 𝑨𝒎 23/5/2021 𝑺𝒖𝒏𝒅𝒂𝒚
dalmar iyo farhiya waan ii mahad celinaaya heesti macanka badneed aad noo qaadeen: HAPPY NEW YEAR"
I do not understand Somali language, but I love listening to your music. They sound sweet
Hhhhhhhh sorry
And u love listening to Kikuyu songs especially musaimo, cai wa14🤩🤩🤩
@@abdirahmanmuktar3946 😄🤣😂😆
It is wedding song
Walaaahi heestan waan ka helay wxn dhagaysanayaa 29/9/2019 12:55 magaalada Hargaysa xaafada jigjiga yar guriga Gen. Jidhif
hassan Ali adaan wwwwww isku mid neheee wlipa isku Xfd caaadi mahan wlhie
@@ahlaaamapdulaciiz4497 kkkkkkkk makaaa dhabaaaaa
waxan kula dhagesanaya17/4/ 2020 22.26 jarmalka byy
yeah!!!!!!!!!!!!!!! found a song with my name
im soooooo playing this song at my wedding inshAllah
Thank you FARHIYA KABAYARE
Hadaan reer walada Dhisin jacel 2ba is raadsaneen Raaca maanta nool iyo Aduun lagama Raaageen!! Masha Allah Been ma ahan taas wlh waa in aan jiil cusub reebnaa sida anaga walidintena noo reebeen oo kale dadaalka ma reebana Alllha na siyo Awld baari Ah Amin.Amin Amin
2020 yaa ila dhagey sanoya❤️😍
Ani🤘✌
Mee
2021 yaa soboqde meshaan ku si dee dadakeygi🇸🇴💙💙💙💙
Suuradaha quraankiyo
Saatir waxaan baryaayaa
Samo inaad kuwaartaan
@waa heesta Aan heeaeheeda ugu jeclahay
2020 8sano kadib heystu xusuus bey igalisay wale old is gold 💛
masha Allaah. Farxiyo quruxdaada Allaah ku sa idiyo Xanuuna hagugu daro si aad uu libaanto akhir iyo adduun
Inta farxiya haddlayso dalmar sida uu u eegayo maxaa la dhahaa talow 😂😂😂
I lvu wllhi labadn fanaan
kabayare wlhi codkaada masha allah....weligeey xitaa ismaan oran gabdh somali aa codkaan leh .....lakin wlhi iminkadan waan riyaaqsaday
waa video aad u qiimo badan runtii waan jeclaan lahaa inay farxiya aniga ila dhalato walaasheed way sharfisay wayna soo garab istaagtay.hambalyo labada is aroostay.marka labaad hambalyo studio liibaan oo video aad u qurxoon mar kasta noo soo saara.
Waa hees xanuun iyo walaltinimo iyo hambalyo farxad xambaarsan kudheehan. Farxiya your one of my favorite singers kuwiidhintey alaha unaxariistee iyo kuwajooga. Ilahey hakuudambi dhaafo huuno quruxeey
yaaaaaaaaap goormuu heeso music iyo macaasidu noqdeen duco malaha diinta iskuma fiicnidiin ee diinta baro
wow! masha allaah alow adin daa
tuntii aad ayaan ujecelahay fanaaniin tan da'dayar ee codka macaan leh
Still my favorite songs even after years 😍
waaaaaaaaaaaaaw caadi mahan fanaanada farxiyo kabayare iyo dalmare wat video waa history i hope sis zamzam iyo seygeeda ay ku nooladaan nolo wacan iyo kheyr inuu ilaahey ku wada nooleeyo............./!!!!!
aniguna adan ku salamay
Heestan zamzam qiiro ayay i galisaa wllshay oo aan jecelahay ayay i xasuusisey oo aan jecelahay anigoo arooskii ka maqan
naagtaan cod aa ku dhamaaday xod natural ah bay iska leedahay.
😂😂😂
Xld kwrn fcn
Prnz sham_aziz
+Faiza Mohamed Abayo maxaa dhacay?
Naagtaan🤔🤔🤔
hanbayo heesahaan mali walba ayaan dhageestaa waan jeclahay heestaan waayo waaduco
aad u qiimabadan ninkiii yaqaano afsoomaliga ayana sifiican u fahmayo dalmar iyo farxiyo
waa laba fanaan oo fasiix ah iyo abwaan bashiirr badane oo soo alifay heesta dalmad caadi maa aha inaba sifiican u dhuuxa tan kalana ay farxiyo qaadeeysana waa heer sare samsam iyo walin hanbalyo
Insha Allah heestan arooooskeyga bn ka shidan donaaa.
Arooska oo ka dhacay Degmada Hodan gaar ahaan xaafada Buulowagac 👏👏👏👏👏👏
Farxiya ina adeer Halkan waxa kula joga cunar ne kudar ☺☺☺ 2020 😍
Heestaan xasuus ayee igu reebtay really 💔💔💔💔🖤🖤🖤💙💙😭😭
Listening to this in 2020 still my favorite song dalmar ❤️
what is this beautiful lady singing about it sound soooo lovely
I fall in love with a girl called ZAMZAM and am 19yrs so inshaallah i will going to edit this comment after we get married , FROM KENYA❤
labadii isku raagta ahaada amiin aamiin labada heesod ba khatar cadimahan allaha isku daayo zamzam iyo xajigeda
amiin ZamZam iyo Wali noqda kuwi isku ware abidkod kala tagin ilahayn waxan idinka baryaya inu ini siiyo caruur wanagsan o cafimad badan inchalah
good job guys i love both songs and Dalmar u r looking cute mashallah and firxaiya u now u r always rocking it
Macalinkenii macalin bashiir badane mashallah illahay haku xifdiyo ducada illahay ha uqabalo lamanaha is doortay ameen
Mashalh Mashalh walashey afkada malab lagu qabay zamzam is ku waaraan ina adeer ♥♥♥♥♥♥
labadan hadee is aroosi lahaayen wan ku farxilaahaa :)
Cidi dawtay sanadkan 2019 like I Sara❤️❤️😍👌
yeaah my habo farxiya kyere and my cousin dalmar yare mnsha allah waxad tihiin boqorka codka and boqorada codka mnsha allah inolooda yaakhay anyway mnsha allah because I love your song yeaah hanbalyo zamzam
h
Idil Xuseen dense re degenerate for range cedeujfekdnje j firkfdjghd
kabayare cod ma hyso sas aa fanan lgu yhy lkn wn tageera .............Dalmar cod bd hysa nolada labadinaba
kkkkkkk kabayar boqorada codka soomaaliya yaa ku haysto
WAAW SHE IS LOOKING LIKE RIHAANA ,UR BEAUTIFUL SIS MAASHALAHAAAAA!!!!!!!
caadima ahan labadoodabo waxaan aad u jeclaystahay siduu ufiirinaayo dalmar farxiyo , laakiin farxiyo waxay kaga qurxanaan lahayd in ay timaha dadato oo ay qariso thank you,
Farhiya has the cutest smile mashallah and great voice Dalmar yare
Masha Allah Farhiya & Dalmar mahadsanidiin codkiina wanaagsan heesaha aan kala dhicin Mualifiinta iyo musishinka tks, Liibaan mahadsanid walalkiis
Miss Universe 2012 FARHIYA.... WHY COMIN UP>I 'M SERIOUS ...There's Something About FARHIYA.. I KNOW PPL BUT SHE IZ... different, One In a Million
2020 qofkii ila dhageysana like ii saara
heesta ka heley caadi maba ahan sida laisugu kalsoon yahay wa dad waalo oo kale mashaa allaaaaaaaaaaaaaaaah
maansha allah al ustaad macalin bashiir maxammuud bashiiir badane hees macaan ayuu suubiyey walahi
mansha Allah ilove farhiya kaba yare habalyo arooskaga iyo arooska walashaa
Dalmar yare adna naag iga aroos hee singel nimada waa ku dhimatee
Xamdi ila dheh amiin walashey an jeclhy❤ ayan uqadaya aniga xamdi queen 👸
Monday 29/8/2022❤️Hambalyo kuneer Abowe Waan ka xumahay inaa ka maqnahay malinkaga😭Walalnimadu Waa Wehel😭🥰👑❤️🤴🏼❤️🥰
Dalmar yare waa ku farayareesatay cml cod aa alle kugu maneestay maasha allah
7 sano khor so qorty qorlkn hda hlke ku sugntht ya og.
@@aliizaali6501 adiga manoshahay wll
Walahi beenteed ma ahan sinta hooyo iyo sorida wadagnay wadagnay cadi ma ahan ilahy haku dhafo walsha macan.
Dadka dhagaysan doona 2030 iskadhaafa heesuhu anaga jiilkii 2020 ahyne😢🎉
I am from ethiopia but i like this and all somali music
masha alaah ilaahay ducadaas ha u aq balo gabadha logu talagalay iyo ta guursan donta iyo inta hada is qabto waw wan ka helay
mansha allah waxan leenahay noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela
Hambalyo Hambalyo Aroodka Samsam Farxiyo Walasha wadka Tunten Adiga & Darlamar Yare Aniga Waxan Ahay Dadka Fankina Xiso Waxan U Hambalyay Naya Walasha Qalida Ah ee Zamzam 2 Isku Dhala Ubad Qayr Qabo AMiiiiiiiiiin AMiiiiiiiiiiin
who's watching this in 2018?
والله احبكم عايشت الصومال واهله الصومال كلهم أغنية جميلة
nuxibak aydan
Abdulaziiz Mahamud
Aaruva Aaruva أحبك الله ياأخونا😍
Aaruva Aaruva أنت مانك صومالي قصدك ؟
شكرا جزيلا اخي
mcha allah cadi mahan kabayare
Listening 2023 still my favourite song legends farxiya kabayare iyo dalmar yare 🎶 👂
isku Habeen ayaan dhageysaneyna 10 sano kadib 2023 wakhtiga muxuu socda
After 8year yaa ila dawanaya❣
farxiya qurux iyo codba ilahay haybad buu kuusiiyay masha allah arooka walasha waxan leeyahay hanbalyo
woooooooow ,masha allah zamzam aad ayaad u nasiib badan tahay goood song
noqda ku wii isku waara oo ubad qeyr qaba kala helo amiiiin
Zaadaq iyo ayaan iyo ubad diinta saacida rabi haydin siiyeee safiya ila dheh aamiin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
1/10/2025
From E🎉🎉🎉uro_America
abwaan iyo fanaan waxii somali usoo baxo waa somali wiil reerhebel dheh iska dhaafa abwanada iyo fananintana yan qabyalada lagu kala safan plz
saan abayo laga dhaha masha alah ilaah ha u daayo walashed masha alah an dhaha
Abti hore u soco maasha Allah farxiyo
asc dhmmn taageerayaasha fanaanadda qarnigaan FARXIYA KABAYARE runtii aniga si qaasan ayaan u taageeraa fanaanadaan noolow farxiya
wwwwwwww mash alaah farhiya ur baeutiful dalmar nice song sxb
aamiin dhamanteena my sister qaali farxiya and my bror Dalmar
xeebtaxamar maseerka kala tag meesha meel walba qoraalkaada waan arkay xaasidnimo iyo maseer xun baad dadka baashaalaaya la dhex imaataa ka dhex bax umada qurun baa tahee kuwaas oo kale somali inala ah qurun iyo qashinka ah dadka soo dhexx galaaya
2020 ya dhagaysanaya heestan😂😂
2022 yaaa iladawanaya hadad dawaaneyso liketa dhacdhac igusii
Kama dhargo heestaan❤
M.a samsam inanteda hada waa 8jirsatay ayaan happy birthday habo mcn 😍😍♥️♥️❤️❤️
jow now waaanba carari gaadhay yartu markay hadashay waxaanba islahaa qof yar oo cod dahabi ah leh baa hadlaysee waaba cajiib
farxiyo walaasheey maashaa aallaah cadowgagaa haa jabo
waaaaaaaaaaaaw farxiya kabaryare aamin aamin Qatar ayaa tahay walashaa hees macaan ayaad u qaaday
Aamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaaamin aaaamin labadaaan kala raagin aaamin aaamin isku raxaysta ahaada isku soo roora ahaaaada
Who’s here 03/07/2020....hees iyo badh
Dalmar in the binding wllhi
Voice music style dance
Talln tali ah all ya cizag
2020 like like
it touches me really hestaan weel done guys
soomaali xaasid badaneey walee ma faa iidaan oo gabadha walaaasheed uducaysey kaxun makh ruuq
nice song walasheya qali ayan u qadhaya anigane o an aroskadha kamaqna
wamaxdsani
Anfac Ismail ا
aqyarey aniga kabayare ayan jeclhy sidaaan ku heli karaaa
Hadad naag qabin wad heleysaa lkn nin naag qabo farhiya kabayare mahelayo mana rabto habaryartey naag nool waaye
waaaaw heestii zamzam caadi maahan alloww amiin
zakariye waabad ducyseee maxaad xanuunkana ugu dartay subxaaaaaaaana alaaaaaah waxaasi ma xasidnima madad
masha allaaah samsam aroos wanaagsan walaashaada wee kuu tuntay
Inta daawanaysah 2019 ?
2019/12/5 yaa ila dhageesayo
caadi maaha zam zam taan jeclaayey.waa erayadii Abwaan bukhaari iyo codkii farxiya kabayare.
xxxxxx libaaxyada fanka kabayare iyo dalmar noolaada
wooow farhiyo, dis song touchs my heart! zamZam u must be luck a lady. coz u got a beautiful song from ur sista. i love the song and farhiyo"s voice......
Shiit niima igaa Saara..umaada ilaahey hadii tixiin...
Farxiyo cod waynidaa hadana cod yaridaa markaad heesayso waad iga naxsatay .
ilahay hakusohanuniyo amin aminnn
AMIIN YA YARABI
Ax Hestan Waxan Dhegaystay Markay Sidaa UbaxdaY Hadana 7 Sano Lga JogaaH