Garoob Cid Rabto Malaha Wixii Loo Furay Ayay Qabtaa🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2023
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Ubah Birmingham
    +44 7463 135964
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
    + 00251992926216
    MLANGO KUBWA JUA KALI
    OPPOSITE WIN WIN TOWER
    TEL +254799668069
    TEL +254722176062
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 110

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  9 หลายเดือนก่อน +6

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Ubah Birmingham
    +44 7463 135964
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
    + 00251992926216
    MLANGO KUBWA JUA KALI
    OPPOSITE WIN WIN TOWER
    TEL +254799668069
    TEL +254722176062
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 9 หลายเดือนก่อน +9

    Fariyo raagan cayanayo single mother kuligood waxa so koorisey 😢 so hooyoyiinka somaliyaad .but ilahay baa no hiliyaaya 🤲😭😭💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿

  • @letitrain34
    @letitrain34 9 หลายเดือนก่อน +12

    Garoob hadan nahay fartaan doonan qorna 😇😇

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 9 หลายเดือนก่อน +3

      Sasaa kaa rabaa😂😂😂. Ilaahay ayaa karaameeyay ibna'adamka cidna kuma liidi karto.

  • @LovelyLive-nv2px
    @LovelyLive-nv2px 9 หลายเดือนก่อน +7

    Qooryare Qoodha yare illahy baa iga furey meherkiisa,
    Garoob nafteeda jecel baan ahay Maxaad niyahow ka badalaysaa😊😊

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 9 หลายเดือนก่อน +8

    Wlhi iam single mom I know now my qualite.single mother is women who refuse stupid things 😂

  • @nimam7846
    @nimam7846 9 หลายเดือนก่อน +6

    Dulaystow dumarka somaliyeed lama furo iyaga iska kiin fura😂😂

  • @Anab44
    @Anab44 9 หลายเดือนก่อน +7

    Yaa nafurey anagaa furiinka dalbanee

  • @Anisa-coco
    @Anisa-coco 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ya Rabbi farxiya cabsiye hainaga qaadin ala jecliya fatxiya qurux🥰🥰🥰

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 9 หลายเดือนก่อน +3

    If he doesn’t make me smile even when I’m about to cry he’s not for me . Whitney Houston said I rather be lonely then unhappy lol so I’ll stay as a single mother than being with the wrong person

  • @burco7626
    @burco7626 9 หลายเดือนก่อน +12

    Salaam, beautiful soul 💕
    When you have a real man who does his job, you automatically do your job as well.
    When you are a team, you can move mountains alhamdulilah.

  • @stxtt7775
    @stxtt7775 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi true. He was a weak man, he made me such a strong woman and a single MUM. It's so sad. Fearless. Very INDEPENDENT.

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ma Markhaati ayay u baahnayd. Sowkii gabadha yar aabeheed Markhaatiga furay ee yidhi khaladkaan sameeyay ha samaynina.

  • @ayanonlineofficiale-wanagsan
    @ayanonlineofficiale-wanagsan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll he is always like that he doesnt have respect for women and he called him self a teacher subhan Allah

  • @amaljawhar849
    @amaljawhar849 9 หลายเดือนก่อน +1

    I agree with you. If you see Somali single mother she is a hero. She couldn’t take it anymore, she decided to be alone with her kids. ❤❤❤ Somali women

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 9 หลายเดือนก่อน +2

    Duleyste dantiisa eegte,
    Dumarka kii aan wanaajin,
    Duleyste warkiisa diidnay,
    Daliil diintaa cadeysay,
    Damiirka midkaan lahayn inaan duuduub u tuurto,
    Dumaroow u diyaar garooba,
    Duleyste warkaaga diidnay,
    Midkaan danahaaga yeelin,
    Midkaan dabacsani ka muuqan,
    Dadaalka midkaan horeynin,
    Midkaan kuu duugahaynin,
    Caruurta midkaw dadaalin,
    Aduu dusha kaa rartaaye,
    Duleyste warkiisa diida,
    Garoobta nabigow scw duceeyey,
    Gargaaroo ubad la koriyey,
    Jaceyl guunana u qaaday, (Nabigeen scw khadiijo RadiyAlluhu canhu oo garoob ah ayuu guursaday siduu u jeclaana ayadoo dhimtay baa caisha radiyAllahu canhu jamiican ka maseyrtay)
    Duleyste warkaaga diidanaye,

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r 9 หลายเดือนก่อน +6

    Gabadha yar ee aabeheed ninka ka iibsaday ee waalatay waxay u fadhidaa sida ninka markuu shaqada sariirta qabanayo waxay xasuusaneysaa markuu odaygii soo iibsaday kufsanayay

    • @mussemuna386
      @mussemuna386 9 หลายเดือนก่อน +1

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @rahmacawil7252
      @rahmacawil7252 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haa waa run arinkaasi waaka maskaxeeda badalay waxay dreemaysaa.xanuunkii iyo rafaafkii

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ninka yasin la yidha educated buu iska dhiga, but if you listen to him he's one of the most arrogant people i have heard

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek 9 หลายเดือนก่อน +8

    The old man is sick…hadaad aragto qof aan ka naxayn child SA victims…high chances are iyaga predators ah…meeshana gabdhaha garoobada siday u badan yihiin iyaga $500 qudbo sir ugala…walahay factory inaan 12 sacadood ka soo xamaasho minimum wage ayaa ii dhaami lahayd…btw in my city 45 yr old plus xasaskoodii iyo ciyaalkoodii soo dayacay singe singe iyo saxir ayay ag taagan yihiin siday 19 yr old say walahi dabin igu soo ridi lahayeen…going to Africa is too expensive..niman toxic wada ah iskuna tageera xumaanta…the father you posted looking for gabar labatan sano ka wayn yahay with many credentials is the reality now…ciyaal kiina ikaashada dumarow..

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 9 หลายเดือนก่อน +4

    Men” We don’t want Garoobs”
    Me but the talaq is in your hands, you created Garoobsz

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 9 หลายเดือนก่อน +3

    Horta Somalida maxaa ka khaldan ma gabadh ayuun baa la furaa,hadi lakala tago, Dumarka waxba ma furaan miyaa, wax ma nici karaan, single mother gabadh adag ayuun baa noqota oo iska diida guumaysiga iyo bahdilka, 2023 Dumarka fura nimanka nooca Dulayste oo reerkisa dhaqan waya

  • @LiabaabintuSahra-md8oc
    @LiabaabintuSahra-md8oc 9 หลายเดือนก่อน +1

    qof damiirkiisi si saxa unolyahay fatxiyan cabsiye baan soomali ku arkay ❤❤❤❤❤.

  • @shamai1570
    @shamai1570 9 หลายเดือนก่อน +8

    Tender loving care is important to make marriage a successful and lasting❤❤❤❤❤❤

  • @hubkahalista1591
    @hubkahalista1591 9 หลายเดือนก่อน +4

    Big fan ku ahay ❤

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wlh warun garoobta waa geesiyat
    We love Fathhiya runta kugujecliyaa ❤🫶🏼👍🏽

  • @safiahassan2950
    @safiahassan2950 9 หลายเดือนก่อน +3

    Nin somali siduu ku difaaci karo guurka caruurta yaryar wuu kudifaacayaa. Ninkan hada waa macalin wuxuuna joogaa dhul horumaray sidaas ayuuna u hadlayaa bal kii dalkii joogay kawaran?

  • @hodanjama4361
    @hodanjama4361 9 หลายเดือนก่อน +3

    The best episode fathia thanks

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nimankan sida intoda badan waxay maqlen nin ba la difacaa markas bey denbi weyen ku dhacan tey dhaleen xataa uma naxaan wa wax dhintay

  • @sahrahassan5787
    @sahrahassan5787 9 หลายเดือนก่อน +2

    You're my favorite teacher Farhia 🎉🥳💖

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Allah kuu daayo ninkaaga aada aduunka ka doorataya❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 9 หลายเดือนก่อน

    Fathia Masha Allah every word that you have said is true and touched my heart may Allah reward you
    Thank you ❤

  • @faizohussein4198
    @faizohussein4198 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wall hargiesa xageen ka helayaa

  • @sweetlife2327
    @sweetlife2327 9 หลายเดือนก่อน

    When she says “in islam” she sounds like a convert lol.

  • @khadraliban6195
    @khadraliban6195 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc habibti, majority of Somali men talk nonsense. They abuse our beautiful wonderful strong sisters physically, mentally emotionally and financially. May Allah bless and protect Somalian women Aamiin

  • @letitrain34
    @letitrain34 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep up the good work, Farxiyaay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wooow my beautiful sis
    Your words are the facts and real and intellictual enough for the best tract ❤❤❤
    I have been a single mum for almost 11 years
    Alhamdulillah
    I definetily know that am unique individual candidate that motivate myself positively, prioritize my faith practically
    Alhamdulillah
    I always believe that Allah Subhannah is definetily protecting me from lots of dulayste.
    Happy to have my beauty and attactive smile full of rahma and humbless, kind character of caring and sharing plus balance of learning my Quran, tasbeeh and dailys prayers
    Alhamdulillah
    May Allah bless and protect us and lead us to kheyr as iron ladies deserve the best as they are more worth than diamonds
    Aameen Ya Rabbi.
    Well done for ur powerful and touching words
    Allah noo dowoor Fatxiya Absie❤❤❤
    Aameen Ya Rabbi

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk waaba ilmee gabadhuye maxaa la guursadaa. Nimanka Soomaalida waa waalan yihiin. Mentally it’s not ready gabdha yar.

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allh wall 🎉

  • @nimam7846
    @nimam7846 9 หลายเดือนก่อน +2

    Dulayste wuu riyo ku nool weeye

  • @hanannoor4145
    @hanannoor4145 9 หลายเดือนก่อน +3

    حتى يكون الزواج ناجح لازم يكون هناك تكافئ في المستوى العلمي و الفكري

    • @user-lu6zf6my3y
      @user-lu6zf6my3y 9 หลายเดือนก่อน +1

      صدقتِ عزيزتى العقول الواعية عرفت هذه الحقيقة

  • @user-rj2mf7lc5m
    @user-rj2mf7lc5m 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kaasi gabadh marabo ee adoon hasoo iibso sado haduuhelo

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wll Fathia 🎉

  • @AhmedMohamed-kv2mx
    @AhmedMohamed-kv2mx 9 หลายเดือนก่อน +7

    Unfortunately habo setting young girls to marriage is unaccepted. I didn't watch it because its heartbreaking

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc farhiya ninka yaasiin daawada waa la yaaba waxaas iyo wax la mid ah buu ku hadlaa lkn yuu maclinu yahay asagaa singal ah u baahan yahay in uu noloshiisa ka fakaro yuu nugu waalan tike tok xaal qaaday laasareeti baa ku badan

  • @fadumobulale173
    @fadumobulale173 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka duliga haday hoyadi ahan lahayd xata saasbu uhadli lahaa waxani cadow 😢😢😢😢 tolay

  • @miimiomer9522
    @miimiomer9522 9 หลายเดือนก่อน +1

    Yaasiinow amuu adiga ahaa ninka inanta waalalay😅😅😅

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ninaka Dulayste ah ee sidaa u hadlaya waa la yaqaan waa nooca caruurta kufsada 😡

  • @oumtamim6685
    @oumtamim6685 9 หลายเดือนก่อน

    Walalo Africa miya laga helaa salidan

  • @amiii8137
    @amiii8137 9 หลายเดือนก่อน +1

    Marriage is not looking great honestly 😭

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤syster waa runt I love you❤

  • @user-qn1fe2fo7h
    @user-qn1fe2fo7h 9 หลายเดือนก่อน +1

    Yassin wa duleyste 100%

  • @asiamohamed3997
    @asiamohamed3997 9 หลายเดือนก่อน +1

    fathia markay jacayl ka sheekaynaso jacayl horlaa igu dhaca

  • @hanannoor4145
    @hanannoor4145 9 หลายเดือนก่อน +1

    هناك مثل يقول اذا كان المتحدث مجنون خليك يا مستمع عاقل 😂

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂Ninka waa gaaga waa ku caruurta fuula😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoahmed1800
    @fadumoahmed1800 9 หลายเดือนก่อน

    fathiyay ninkaan yasiin layiraahdo ayaan arkay ninkaan nagsha buu aad u cayaa njnkaan waa saaajaan

  • @samsamxusen2282
    @samsamxusen2282 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runta wlhi viva garobada❤❤❤

  • @user-cl2rm8tw3c
    @user-cl2rm8tw3c 9 หลายเดือนก่อน +1

    That man yassin is so arrogant, i never liked him

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 9 หลายเดือนก่อน +1

    Why are we wasting our precious time on having discussions with CSA apologist?? Really not worthy.

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤nooloo walaashaya Aamin Aamin ❤❤❤❤❤❤

  • @safiyayusuf-ti7yw
    @safiyayusuf-ti7yw 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @dhemanxalane821
    @dhemanxalane821 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc❤

  • @amaljawhar849
    @amaljawhar849 9 หลายเดือนก่อน

    ❤Somali single mother

  • @safiyayusuf-ti7yw
    @safiyayusuf-ti7yw 9 หลายเดือนก่อน

    Walal halke ayan ka helaya alabta

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  9 หลายเดือนก่อน

      Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
      UK Hinda Spa
      +44 7956 778818
      Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
      www.hindas.co.uk
      USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
      Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
      15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
      Bristol, UK
      Roda +44 7452 835022
      Germany: Halima Ibrahim Mohamud
      +4917621282663
      Social media platforms
      Facebook :Halima Ibrahim
      Instagram: @halimashaur
      Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
      0764047662
      Nasra Salon Norway
      +47 906 14 221
      Deeqa Ahmed Bulale
      Birmingham
      07429421661
      Ubah Birmingham
      +44 7463 135964
      Italia
      VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
      Tel
      +39 392 383 7282
      Hargaysa
      Zainab Collection
      +252 63 4402750
      Holland
      Kaltun dalal
      00 31 684130928
      Saudi Arabia
      Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
      Building 77, first floor, apartment 2
      +966 50 207 0385
      Ireland
      Belfast +44 7305 144657
      Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
      Italia: Sabah
      +39 392 383 7282
      Ifrah Ismail Adam
      Australia, Melbourne 🇦🇺
      +61468912253
      +47 906 14 221
      Nasra salon
      Norway
      Danmark
      France
      Switzerland
      Mogadishu, Somalia
      Naadis 0618236743
      Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
      + 00251992926216
      MLANGO KUBWA JUA KALI
      OPPOSITE WIN WIN TOWER
      TEL +254799668069
      TEL +254722176062
      Australia Ifrax
      +61 405 591 442

  • @familjahmed8646
    @familjahmed8646 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas yasiin sadex wiil uudhalay ayu dayacay hada ayu noloshoda kusolabtay markey weynaden sweden gotenborg dagan yahay waa macalin somali waa oday kaliis qol kuxiran balse waxa kasiidaran dadka lashekeysta ama mooda qof wanagsan inuu yahay

  • @zahraali5427
    @zahraali5427 9 หลายเดือนก่อน

  • @dasara4124
    @dasara4124 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kani miyaanu islahay Allah waku maqlaya...Allah ka cabsi majiro...gabadha la hadleysa maxaa kakhaldan? Ila.muran..

  • @hubkahalista1591
    @hubkahalista1591 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 9 หลายเดือนก่อน +1

    FATXIYO ABSIIYE ODAGAAN YAASIIN LALEYAHAY WA ODAY ASASAQAY OO STRES QABO SWEDEN AYUW JOGAA WAA WASAQ DULMAN OO XAASKII ERIDAY 24 SAAC LIVE AYUW KU JIRA CIMRIGAS AYUWBA HASO KU BILABAY INTEY WALIDUSU WALI DHAFTAY BALAAYO KUGU DHACDAY DHEH NAA SUNIYUW SO XIRTAY WA ODAY WASHAY OO NAAGUHU ARAGODU DHIBAYAN ELEN DUQDII AYA KATAGTAYE UF DHEH

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 9 หลายเดือนก่อน +1

    You’re so funny 😂😂😂😂😂

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ❤❤❤❤

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 9 หลายเดือนก่อน +1

    Codki masoyaranayo fathia kkkkkkkkkkk walah u made my n9t kkkkkk

  • @shamsodaahir8098
    @shamsodaahir8098 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alka Farxiya dhibadaa

  • @mahahadsaid5626
    @mahahadsaid5626 8 หลายเดือนก่อน

    see ugadanaa

  • @33750
    @33750 9 หลายเดือนก่อน +1

    He’s sick man habo 😢

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 9 หลายเดือนก่อน

    Qoyan is not easy😂

  • @wardaseth2002
    @wardaseth2002 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sax👌👌👌

  • @user-pc2ib1xf2n
    @user-pc2ib1xf2n 9 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ku calayada isku tafo

  • @Qaali12
    @Qaali12 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walle kama heshid nin somaliyed inuu wax kasta bilabo, inuu kula tartamo mahee. Farax wuxu u maleya inu dacif yahay hadu ku kolkolin laha, gabdhahay ka sugan inay soo xaririyan 😡

  • @daily1542
    @daily1542 9 หลายเดือนก่อน

    Dhib ka maaha 9 kit AMA 24 guurkooda balse in 50 jir AMA 90 jir balse inan 20jir haduu guursan❤ lahay dhibmayerlateen in ilaahba basic loodhiso lagala hadlo habdhaqanka . Gabdha walatay waxaa ka cad ninkaas galmo kale maahe in uu rape gareeyey baa muuqato gabdha as naxariis loogumatagin ee kufsi ahanba wax loogaqaadey sidaas sbab u ah inay waalato waxaa hubaal ah haduu tartiib tartiib ugu dhadhawanlahay gabdhaas mawalateen balse waadhqqmilahayd ninkas waxaan aaminsahay inu kufsadayaasha kamidyahay balse guur kudhexdhuuntey😢

  • @samira-141
    @samira-141 9 หลายเดือนก่อน

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-pc2ib1xf2n
    @user-pc2ib1xf2n 9 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @falastinbashir2093
    @falastinbashir2093 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Nasiib-moha8
    @Nasiib-moha8 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yahuud ninkas 😠

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 9 หลายเดือนก่อน +2

    Bacteria kugu dhacday badaw ilbax iska dhigaya

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 9 หลายเดือนก่อน

    Hooyo xaal gaado baal waaxan iskaa haadhlaaysa huunguri ayaa xaalka gaadh siiye

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 หลายเดือนก่อน

    13 jiray ahyd hader wa 19 jir shekdadu 6 sano ka hor waye

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 หลายเดือนก่อน

    Hhhh shekda hal melay ka qurnsantahy wax si ka tahy marka la guri geyay aya walatay iyo 2 carur ayay dhashy marka suasha is weydinta mudan 2 ninka iyado walan ayu haystay miya siday sax ku tahy qof tagida ninka ka naxay sidu ku dhali sidu canug nol ku dhala oo bad qawa wa taa aragtay iyado dhulka isku garacysay marka urka lahed so dhulka iskuma garayn haday sida sameynaysa sidu canug bad qawa ku dhalaysa

  • @sucaadshardi9650
    @sucaadshardi9650 9 หลายเดือนก่อน +2

    Its time for hamas to think of a diplomatic strategy and stop putting their people at danger. They can't fight or protect their people why start the attack.

  • @daily1542
    @daily1542 9 หลายเดือนก่อน

    Naa naag cuqdadeesan baa tahay markan ku arko lahjada koonfureed umaa cajishaa kahadal ootaabo Qofka mowduuciisa balse mashquulka lahjadeed kaweenow badowyahay uf waanu kudaawanaa balse xaqirada iskadhaaf badan waligey ma Arkin Qof reer koonfura ee kumashquulaya lahjad balse reer waqooyiga maxaa kasiya si unbey mashquul uguyihin lahjada maamowduuc xooga saar inta lahjad dagaalkuheeso aqas dadkan qabiilku bahdiley

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada gabdha yar waxa walay wa fawsha xanunkeda iyo wax dhalida la xariira ee maha ninka sida inay tahy abaheda hadalkisa lagala baxi kara , nina waalay abhed marna ma dhihin waxu dhahy way yartay oo dhalida iyo fawsha uma adkeysan karto mara gabdha wa wayn aya fawsha ku washay gurka xarn maha umada alle ha iska hor keynin

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 9 หลายเดือนก่อน +2

      Guurka xaraaan mahaaa lakiin ilma yar qof weyn looma guuriyo😢😢😢😢

    • @CiiseHaaji765-zl2yn
      @CiiseHaaji765-zl2yn 9 หลายเดือนก่อน

      @@Happy-go-l hadalka ka fiirso wa lo guuriya hadey dhiig u jogo ay qangar tahy , carur an qangarin wa xaarn hadey mar qangarto wa xalal ,teda kale islantan farxiyo cabsiye ah hadalkeda hadii si lo ego waxy la diriraysa sharciga allle sido kale sido kale caisha rasulka 9 jir ayu ku gursday ma xad gudubaa ledahy wa caruur iyo qof qangaray kala sara shekda caruur wa sheko diinta lagu cebyo xata ruslka logu gafo war hada islamtahy midan farxiyo cabsiye ah yey diinta ka fasadinin ,gabdha qadar alla ku dhacday imisa gabdho oo ka yara la qawa oo barwaqo dhex jifa , allh cafiyo gabdha yar wa amar alle waxa ku dhacy abahedna inu qaldamy aya ka dhigen wa shekda gaalda wadata , in dumarka wax isku tarn is cawiyan xaqa isku shegan dinta ma diidayso lkn diinta inay dumayan raba midan iyo kuwa badan oo galda so carbisay , war hal isbital oo hoyda iyo dhalnka ma dhisan ben yes ku shegin midan allh so hanuuniyo iydana gaalada maskxda ka haysto

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 9 หลายเดือนก่อน

      @@CiiseHaaji765-zl2yn caruurahaad ka heshaa akhas! Waxba Rasuulka csw fadarayahoow ha soo hadal qaadin. Lama xaqiijin karo inay 9 jira aheed axaadiis badan oo 11 jir inay tahay sheegayya baa jira kuwo kale xitaa inay 19 jir aheed sheegayya baa jira lama oga illahay uun baa og! laakiin caruurahaad ka heshaa waa waxay axaadiista 9 jirka ku sheegayya kaaga dhagtay.

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 หลายเดือนก่อน

    Adiga umuna caisha xaaka nabigen scw gabdha somaliyed way ka yared tan somaliga 13 jir ayay ahyd caishana 9 jir ayay ahyd wa xaga da,da lkn lawdaba qangar ayay ahayen caisho ya uga shekeyay gur iyo nin so iyado caruur yar yar la ciyarysa lama so donan , xata iyado la qabo ayay gabdha yar yar la ciyarysay , rerkedana way dhaqnysay batatan guurka haka hor imana gabdha yar ee somaliga ah waxa hely wa qadar alle cidna qald kuama laha abahed sidu alle faray ayu sameyay ninka inu xanunka kaga dhaqaqo waxy ku ahyd damir xumo xoga naxriis daro waye lkn gabdha ha ogaden ninka wajib kuma aha inu xaskisa dawesto sido kale nagtana wajib kuama aha inay u adegto ama wax u kariso ninka waxa oo dhan lkn wa la isku sameyaa si naxir leh umada ha iska hor kenin alllha kaga baq

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 9 หลายเดือนก่อน +1

      War ha gaaloobin, caaisha iyo nabiga aad la tartamaysid wad ku gaaloobaysaa. Ilaahay u naqo

    • @CiiseHaaji765-zl2yn
      @CiiseHaaji765-zl2yn 9 หลายเดือนก่อน

      @@rosemarie6347 u cadee farxiya cabsiye iyo kwa la fikrka ah ee dhahy guurka 18 jir ka yar wa kufsi ama tacdi kuwa u sheg

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 หลายเดือนก่อน

    Gabdha somaliya hada ka danqanysid oo ay ku dhibayso waxa ugu badan ee ay ubahn yihin wa isbital ay ku dhaln qastan kuwa rer miyga ah marka isbitalo ka u sameya gabdha kali maha gabdha dhiban ee fawsha ku washay marka hada wax tarysid gabdha wax u qawo uru samy oo gabsha ah inta dumarka iyo raga iska hor keni lahed midna ka dhigi lahed dulmane kan kana dalin alle ka furtay wa hoy ka jog

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 9 หลายเดือนก่อน +3

      Maad fowshan tirada badan ka deysaan?! Inay nastaan dhawr sano oo fawshii hore ka bogsadaan uma ogolidin! Intaad saqiirsuujisaan oo kala dilaacisaan waali ku ridaan ayaad anaka nagu odhanaysaan hospital u dhisa dhaawacaan u geeysanay ka daweeya. Ma xishoode! Ma khajile! Rimiyye! Dayace! Duleyste! Kufsadayaal!