Dulayste Wuxu Yidhi Fatxiya Lacag Iigu Deeqday Si Uu Xumaan U Fidiyo🤣🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 132

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว +12

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Ubah Birmingham
    +44 7463 135964
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
    + 00251992926216
    MLANGO KUBWA JUA KALI
    OPPOSITE WIN WIN TOWER
    TEL +254799668069
    TEL +254722176062
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 ปีที่แล้ว

      Mashallhe my beautiful sister please don’t cry I am very happy for you my beautiful sister. Make dua for our sister and brother don’t cry Mashallhe your good please inshallah forever 🤗🤗🤗❤️❤️👏👏👍🏼👍🏼

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 ปีที่แล้ว

      My beautiful sister b/c u are very smart and kind pray for me please inshallah

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +8

    Fathxiya pls don't be distressed although there's so much tragedy around Allah will take care of everything 💖💖💖😊😊😊😊😊

  • @FARAXSAAN
    @FARAXSAAN ปีที่แล้ว +11

    Allah!! I have saw this clip this morning Subhanaallaah Wallahi Never forgive them for the wrong doing. So sad 😢I am so sorry my dear sister love you ❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi waa run nin soomaaliyeed imikaad magac u heshay waa ciilayaal 😢wlhi ciilayaasha ayaa kubadan 😢 maxay gabad khayrkeed wax dheer ciileen 😢😢😢😢

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 ปีที่แล้ว +2

    Waa quuriwaa iyo qaraar
    Warkoodu waxayka baqayaan dumarkaan masakiinta inay miduba maalindhaqaaqdo ilaa waxay arkeen inay jiraan Ragkale oo macnoleh

  • @Arafodore
    @Arafodore ปีที่แล้ว +8

    💔💔💔🇵🇸🇵🇸😢😢😢 May Allah help our brothers and sisters it’s such a heartbreaking to witness what’s happening in Palestine our heart is bleeding.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah fathiya wax kahadashay odan warunta walahi ilahey somali haso hanuniyo walayal 13malmod aya walaheyn reer falastiin duqeyn ku socota uso duceya in allah ka dulqado 😢😢😢yarabi aad ayan uwalwal sanhay 😢😢reer Palestine 🇵🇸

  • @Milgomaariin
    @Milgomaariin ปีที่แล้ว +4

    ilaahay walalen cadowga haka dulqaado waan sawiran la’ahy dad laguumadayo ,guryahoodi laga qixiyaya ,cuntadii biyo korontadii laga jaray isbitaaladii lagu weeraryo maskaxdayda way sawiran la’dahay😭😭😢😭😭

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo geesiyad ayaad tahaay qalbiigaad ka xiro waxaad tahaay gaabar ka damqaatay xaalaad say ku Dugan tahini gabdhaaha somaaliyeed sidaad u xumeeyeen duleeste horay ugu sooco💕❤️💕❤️❤️❤️❤️💕❤️💕❤️💕❤️❤️❤️

  • @nuradirir6979
    @nuradirir6979 ปีที่แล้ว +2

    Ala farxiyaay maxad Ka shoday dulaystee. 😂 bagah ishooda Allah ha Ka duwo

  • @amaalahmed1847
    @amaalahmed1847 ปีที่แล้ว +4

    Waxba haw ooyin walaal dadkan dhan aad uraacdaba helimayside madaxaa kugu daalaya Ilahay haku xafido waxaad leeday wadne fiican ❤️❤️❤️😇

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 ปีที่แล้ว +4

    habo farhiya macaanto waxaad aheyd qof adag oo ciso iyo sharaf mudan waxaad noo tahay qof ku dayasho mudan ha ujoojinin inta xun Allaah ha ku xifdyo adiga familykaga xabibti

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 ปีที่แล้ว

      @@gaydhe03ma adaa aakhiro laguusoo taagaa inuu gaal yahay? Wixii cadiba ma gaal baa

  • @shukridini7667
    @shukridini7667 ปีที่แล้ว +7

    Dulayste oo dhanbaa ku neceb😂😂 habo fathia you are My role model 🎉🎉runtayna kugu nacayaan ❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 หลายเดือนก่อน

    REER LAASCAANOOD U SOO DUCEEYA IN ILAAHAY WIXII BALAAYO AH KA QABTO DHULKOODA U DHISMO CEELASHA PATROLKA U SOO SAARO SAY HORUMAR U GAARAAN PEACE IN NORTH OF SOMALIA🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ilaahay ha kiin isu Daayo qarso khayrkaga ninkaaga Fiican ilaahay u xamdi naqa Dadka inshoodu waa khatare Wiilkaa ku Qaba quruxaye badana ha uga shakayrn please❤❤❤

  • @sahraadam9239
    @sahraadam9239 ปีที่แล้ว +2

    Illhayow falastiin xoreeeey cadowga ka qabo illahayow naxaristada noo fidi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว +1

    absolutely, you're right, even me too, somehow I feel somehow like me and you feeling Samsung❤

  • @FarhiyoMohamed-is4qf
    @FarhiyoMohamed-is4qf ปีที่แล้ว +3

    I'm in the UK and I watch your program, keep it up

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 ปีที่แล้ว +3

    Dulayste in runta loo sheego dhimasho buu ka xigaa 😂inuu futada saas dhulka ugu hayo buu rabo

  • @fartunabdi8521
    @fartunabdi8521 ปีที่แล้ว +2

    I’m so proud of you farxad kunolow insha Allah ❤❤❤ ❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 หลายเดือนก่อน

    SOOMALIDA U SOO DUCEEYAA INTAAD FALASTIIN KU ORDAYSAAN IN DADKAN REER ABTIGA U AH EE WAQOOYIGA ISKU DAGAALAYO ILAAHAY KALA QABOOJIYO OO CIDBAA GARDARAN REER SOOMALILAND ILAAHAY XAQA TUSO AMIIN🌺🌺🌺

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 11 หลายเดือนก่อน

    Walasheey fatxiya warkaaga wuu fiicanyahay bis marklmarka qaar erayada qaar dabool diintana iska ilaali in aad adoon ogeyn KU xadgudubto allaha kuu siyadiyo farxadada intaan heysana hasiiyo

  • @Fatii823
    @Fatii823 ปีที่แล้ว +1

    Indaha yar yar ee islamhii hore u eg, duli nin somaliyeed

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว

    Hapo fathia Absiye ilaahay farxada iyo cimriga ha ku dheereyo 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🫂cadawgaagana ilaahay ha jabiyo

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay baan dadkaa walalaheena u baryeeynaa Rer falistiin rabow u soo gurmo 😭😭😭😭😭

  • @suhailah7170
    @suhailah7170 ปีที่แล้ว +2

    I feel you sister my heart is heavy lately too about what is going on in Palestin 😢😢

    • @ikram2326
      @ikram2326 ปีที่แล้ว

      Our hearts are bleeding for the Palestinians, may Allah grant them victory and liberation 💔
      Also abaayo, I would like to advice you to cover your hair, and may Allah make it easy for all of us to worship him better. ❤

  • @letitrain34
    @letitrain34 11 หลายเดือนก่อน

    I love it Farxiyaay good gene baad gadan karta 😂😂😂😂😂😂😂

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye xaqiiq baad kahadashay ilaahay hanoo kaadaayo samo noogu waar hbo aad baan kuujeclahy guuulayso intaan kudaawanayo waa maraad iga qosliso iyo maraad iga oohiso 😢😢😢😢 noo noolaw guulayso ❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏

  • @darkfireprincess9557
    @darkfireprincess9557 ปีที่แล้ว

    Wallahi waan ku dhagaysta Ee la kiin Raga soomaligu runta ma jecla

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 ปีที่แล้ว

    Mashallaha fatxiua Allah bless you and protect you evell eyes

  • @MalyunMahamad
    @MalyunMahamad ปีที่แล้ว +1

    Waa dhagax yaahuu duleyste alle ha tuso wanaaga ❤❤❤❤❤

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 ปีที่แล้ว +1

    Fathia qof naxariis badan qalbi wanaagsan

  • @kaltunjirde1903
    @kaltunjirde1903 ปีที่แล้ว +1

    Farxiya qofka hadalkiisa lama qiimeeyo hadii kala waadku dawakhin loomana jawaabo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +1

    Anaga oo dhan most humanity Palestine wey u ooyeen calool xumada wey badan tahay. Allah SWT keliya ayaa caawiyi karo ee cadowgooda Rabbil Caalamiin ha jebiyo. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Alaah Fathiya kii ugu waalnaa Soomaalidaad lacag soo siisay 😅😂 Waa mirqaankii oo socda kaasi Waa kuwa qabyaalada ciyaara ee Tick tock ku jira. Bal indhahaas eeg

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว +1

    you good memory for her yes thank you❤

  • @redbatff7331
    @redbatff7331 ปีที่แล้ว

    Slm sister they whant to close your mouth continue to educate our nation we love always god bless you

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 ปีที่แล้ว +5

    Adiga ayey kaa adagyihiin xalay waxaa dhacay barnaamij eey daadihiso Naeema Brank ee calafdoon ah ayaa nin qaniis ah nin uraadineesay waliba 6000 kun ayaa fiirsaneesay calool xumo halkaas ayaa mareenaa eey qaniisiintii usoo bareeraan 😢😢😢😢😢😢

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว +2

      Fadxiya way necebyihiin bc waa naagta qudha een dan ka lahayn ee runta indhaha ka gelisa

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว +1

    Marsha Allah.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว

    Ilaahay cadawga ha jabiyo, Dulayste waa cadawga dumarka

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc ปีที่แล้ว +2

    Fatxiya qudbadii abiye axmad kaso hadal, Ethiopia ba liqi doonta somalia goor dhaw

  • @gudonahmed6161
    @gudonahmed6161 ปีที่แล้ว +1

    Duleste waxkaste waa samyn because to stop the wanaaga

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali ma jeclo qofka waxa fiican u sheega waxa xun qofka u sheega bay jecelyihiin

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalah fatxiya wad naaxday qurux walhi

  • @adamisak1076
    @adamisak1076 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Tabarakalah

  • @Raaxoragay
    @Raaxoragay ปีที่แล้ว +1

    Kanis isgaa bilaa akhlaaqa

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว +1

    there's no kind, please, I beg you I'm crying please please❤

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +2

    oh my allah sax abaayo dhib xoog weeyn socdo ilaahey u kaalmeeyo😭😭😭😭😭😭😭

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى
    @املمحمدالهاشمىالهاشمى ปีที่แล้ว +1

    War waxba haka kicinaa dhuuqadaa ee fadhiyaa waligin qadhmoonyoow war maxa idin daba dhigay gabadhaa wasakh ba tihin oo dunidaa dheeraad ba ku tihin ale idin so qabay insha alha

  • @safiyahajji23
    @safiyahajji23 ปีที่แล้ว +1

    Dibigaale abeeso dushaasu ka qabaa weeye , raga somaliyed gabdha mana wanaajiyaan in laga tagona ma ogol 😂😊

  • @nimcocali4005
    @nimcocali4005 10 หลายเดือนก่อน

    candhada farafaraynta kadaayaa kkkkkk😅😅😅😅

  • @adamisak1076
    @adamisak1076 ปีที่แล้ว

    Ha oyin Allah balajira

  • @khadraabdurahman5032
    @khadraabdurahman5032 ปีที่แล้ว

    Habo macaney ilahay haku xifdiyo ❤

  • @shugrimohamed3642
    @shugrimohamed3642 ปีที่แล้ว

    habo dont cry oohintada way na dhibtaa.mar walbo xaqa waa lala diriraa sidii xabiibkeena maxamed scw loola dagaalamay. anaga ayaa markhaanti kaga ahy inaad dadkaga jeceshahy oo dhib iyo mel xun la rabin markad habo mcnto iska adkayso. anagaa ku jecel ku garab taagin aad role model noo tahay❤

  • @sheekhharar
    @sheekhharar ปีที่แล้ว

    Iska cun is kacun macal baraf dhagax da biyo kulaq waa wadan kaagee thanks 🦅

  • @asmacali111
    @asmacali111 ปีที่แล้ว +1

    fatxiya dheman we love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow cimro ifuududey🤲🤲

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay amarkiisa barnaaminkaaga heestan markaad ku bilawdo farxad baan dareemaa 🎉😂

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 ปีที่แล้ว

    Xikmaawi wuu ku khaldanaa arintaas runtii dad baa hada run moodi arintaas...laakin Allah wuu ujeedaa

  • @sacadhassan2854
    @sacadhassan2854 11 หลายเดือนก่อน

    Islaantii wax wayn baa ka si ah😮
    Marka Qof aan kula Jinsi ahayn aad Guursato waa iska sidan....😢

    • @nimcocali4005
      @nimcocali4005 10 หลายเดือนก่อน

      cadha farafareeye dulaysane

  • @shukrirodol9474
    @shukrirodol9474 ปีที่แล้ว

    Lets be clear not all Somalis men. Remember your 5 fingers are not the same.

  • @shukrirodol9474
    @shukrirodol9474 ปีที่แล้ว

    مشاء الله تبارك الرحمن

  • @shukrirodol9474
    @shukrirodol9474 ปีที่แล้ว

    مشاء الله الهم بارك لك

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 ปีที่แล้ว

    May Allah keep the musilm kids who are dieing safe

  • @ladanabdi5678
    @ladanabdi5678 ปีที่แล้ว

    Sunta duleeste habo fathia❤

  • @roodajama2928
    @roodajama2928 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax dhintay oo nolol lahayn markaa waa inuu xagxagto qof aanu gaadhayn 😢

  • @MaryamAbdi19April17Sep
    @MaryamAbdi19April17Sep ปีที่แล้ว

    100% Waad SAXANTAHAY .

  • @shukrirodol9474
    @shukrirodol9474 ปีที่แล้ว

    Fathia say مشاء الله الهم بارك بي

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 ปีที่แล้ว

    Mashallah hibo, you are so beautiful inside and out ❤❤❤❤❤

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 ปีที่แล้ว +1

    Duleste bela ku dhufsaty iney hos no dayan moyane ma ogala kor inan adno illahow raga wanagsan no badi

  • @soulsista117
    @soulsista117 11 หลายเดือนก่อน

    Fiiqso. Haka dayn.😂

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 ปีที่แล้ว +1

    That is true Mijn Sister

  • @AHLAAM-AHMED-OFFICIAL
    @AHLAAM-AHMED-OFFICIAL ปีที่แล้ว +1

    Waa ku wadanaa boqoradeena ha iska boqaan🫶

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 ปีที่แล้ว

    Allahaa haku siyadiyo Khaatso dadku waa xasid ❤❤

  • @aishasharif2359
    @aishasharif2359 ปีที่แล้ว +1

    😂 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂

  • @HamdaAbdirisak
    @HamdaAbdirisak ปีที่แล้ว

    Oohintu waakaxaran hooyo mcn haye dheh way idhibay saa aniga ohintadu ❤

  • @HalimoNour
    @HalimoNour 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scm habo i love your true ❤❤

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daily1542
    @daily1542 ปีที่แล้ว

    Dadkau yuhuuda kawanagsn tahay Somaliland Somalia habdhihin ninka wa somalilander 😂😂😂

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 ปีที่แล้ว +1

    Sow raga Somaliyeed waxa weeye Dabagaala Abeeso dushuu ka qababaa miyaa arinatood

  • @fartunabdi8521
    @fartunabdi8521 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedmohamood8380
    @ahmedmohamood8380 ปีที่แล้ว

    Runtii waan dareemayaa inantani waxay dareemayso 😥

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 11 หลายเดือนก่อน

    Dushay kaa wada jeclayen 😂😂😂😂😂

  • @khadraabdurahman5032
    @khadraabdurahman5032 ปีที่แล้ว +1

    Allah is sufficient for us
    All praise be to Allah
    Allah is The Greatest
    Allah The Only Allah
    Allah Knows Best Palestine
    Muhammad (Sallalahu Alahi Wa Salam)
    We ask Almighty ALLAH (SWT) AL-HAKAM (The Judge, The Arbitrator) to grant them protection .. Aameen 🤲🤲🤲🤲 .🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @hodanabdi5258
    @hodanabdi5258 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraabdurahman5032
    @khadraabdurahman5032 ปีที่แล้ว

    dulaysta yaal itaal baran baro😂😂😂

  • @adnomohamed8085
    @adnomohamed8085 ปีที่แล้ว +1

    War anagaa wax aragnay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว

    Ok❤

  • @fathiafati2378
    @fathiafati2378 ปีที่แล้ว

    Runta waay fadxyo allaha ku barakeyo.walaga ficanyahay raga somalida runti there are loser .keep going

  • @AyanCumarGadid
    @AyanCumarGadid ปีที่แล้ว +1

    Kani wa dulaystaha ugu wayan inta afsomaliga ku hadasha kkkkkkk

  • @khadraabdurahman5032
    @khadraabdurahman5032 ปีที่แล้ว

    haday rag yihiin wadan koodu masasuu habo ahaan lahaa

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 11 หลายเดือนก่อน

    Gulimashala❤

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 ปีที่แล้ว +2

    Eygaas halkaan waxaa layirhdaa Britain bull dog

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 ปีที่แล้ว

    Fathia kan waa mid cawaanka waa necebahaay waa labo labo isagoo kale lama daawado waa necebahay 😡😡😡😡😡

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 ปีที่แล้ว +2

    Dulayste neceba gabadha farida ah

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 ปีที่แล้ว +1

    🌿🌿🌿🌿🌿🌿

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc ปีที่แล้ว +1

    Waxbaa halkaa iiga baxay, dadkan qabyaalada iyo naceybka tiktok laso fadhiya 24/7 ya lacag kusiiya?! i think dadba fund gareya, hadafkuna wa in somali sii kala fogaado.

  • @Fatii823
    @Fatii823 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Habo fathia aad baan uqosley

  • @ShaaficiFarah-qg1kr
    @ShaaficiFarah-qg1kr ปีที่แล้ว

    Candho qudhuntay meel ma usamasay

  • @soulsista117
    @soulsista117 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂