Maxaa Ka Jira In Israel Ay Diyaar U Tahay Inay Aqoonsato Somaliland?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

ความคิดเห็น • 359

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  หลายเดือนก่อน +9

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 หลายเดือนก่อน

      Inyar inyar ayaa laysku galinayaa

  • @adenhersi4127
    @adenhersi4127 หลายเดือนก่อน +31

    To prevent more hatred among somalis, to stop Somaliland to give a base to Ethiopia, to push Somaliland to desperately make a relationship with Israel, we have to make a hard choice and recognize Somaliland. I love to see a greater somalia, but sometimes if the outcome is impossible we have to make the minimum of damage and the minimum of sacrifice.

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy หลายเดือนก่อน +1

      You’re a good person masha allah

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 หลายเดือนก่อน +6

      To have 3 somali government is great then to loose all thanks habbti ❤ from Somaliland

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 หลายเดือนก่อน +6

      May I ask where is somaliland exactly?? What region? Sool is automous and so is half of Sanaag. Midnimo Somalia is important but not with current government/leaders in both hargeysa and Xamar, yuhuud doesn’t have the best interest of anyone but itself, don’t support these cheap politics pleasss

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 หลายเดือนก่อน +12

      @@wondroussoul5414 if you don t know where Somaliland is then Israël knows

    • @adenhersi4127
      @adenhersi4127 หลายเดือนก่อน

      If we look with open mind, there is a breakaway area called Somaliland. Like I said , my dream for the past 30 years is to see a unified somalia. But things are changing so quick and people are becoming extremely unpredictable. I am profoundly grateful SSC is now part of somalia. At the same token, I am a true believer that you cannot force a person, group or region to be part of something they don’t want to be part of it. I rather see an independent Somaliland than a Somaliland with Ethiopians and something else far destabilizing dangerous.

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 หลายเดือนก่อน +10

    This lady is amazing analysts, i trust her words because i see things just the way she is explaing the concept behind this..Eithooian kaan waa tool ka loo isticmaali doono baabul mandab in isbaarada lagaga qaado.

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 หลายเดือนก่อน +12

    Wadanka iyo Bada 🌊 labadaba anagaa iskale illahay ayaa nasiiyay..balse yuhuud hadii badayadu ugargaarayso oo ay rabaan inay yamen ka weeraraan ma ogolin 😢 hadaanu sidaa ogolaanu taa macnaheedu waxanu nahay munaafiqiin 😢 yaa rabi madaxdena soo hanuuni oo cadawga islamka naga qabo 😢

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 หลายเดือนก่อน +2

      @@HudaNuura-1 Aamiin Yaa Rabi

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 หลายเดือนก่อน +4

    Fariid CAQLI badan ilahay ha ku xafido walalo❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 หลายเดือนก่อน +10

    Dhulkaa ilaahay baa ilaashanaya ilaahay yuhuud gacanta uma galiyo
    Falastiina ilaahay ha nooga soo cesho aamin yaa rabil caalameen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Alle hanaga siiyo ciduu doono ictiraa

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 หลายเดือนก่อน

      Amiin amiin

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-sz7sn2rv9rictiraaf allaa bixiyo Israel hadad ka sugeysid waad halaagtey

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      @@Imaan92546 Alle ayaa bixiya ciduu doonona u soo dhiiba Alle arsaaqa ciduu doonuu usoo dhiibaa anba waxaan Idhi haduu Alle noogu soo diibo Israail diidimayno ama itoobiya

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      @@Imaan92546 Soo akhri qoral kayga hore Alle ciduu doono hanag siiyo ayuu ahaa

  • @burco7626
    @burco7626 หลายเดือนก่อน +27

    Salaam, beautiful soul 💕
    Somaliland dadkii laha ee naftooda iyo maalkooda u furay aya u taliya.
    Somaliland will continue to prosper with the Almighty on their side insha Allah.❤️🤍💚

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v หลายเดือนก่อน

      Nimankan Somali mid kuu jihaday maleh wa tuugo maliibaane lagu lagu liibanay isticmalayey. 2020 airportiga hargaysa ceeryamadi ma diyuraduhu soo caga dhigan wayeen. Sababto ah layrarka lamiga la geliyo malahayn. Habeen bay noqotaay clouds awgeed 3 maalmood baan ku go'doonay!. Wiil geesiya oo Mexico udhashay ba ugu dambayn diyuurad wayn oo mindha mugidana ku degi karto nasoo doomay diyuraduna Dubai ba lahayd.
      Aniga Yuhuda kuwan soo dirtsatay baba iidhaanta. Hadanan isku taagtaagin wa la nolankara.

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews หลายเดือนก่อน +7

    Israel waxay ahayd dalkii ugu horeeyey ee 1960 aqoonsaday Somaliland. Waan soo dhawaynaynaa hadii mar labaad ay Israel Somaliland aqoonsato. Guul Somaliland.

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 หลายเดือนก่อน

      Inader yuhuud aqoonsi ugama baahnin subhanallah 😢 inagu islam ayaynu nahay cadawga ma rabno

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy หลายเดือนก่อน +2

      Islam hadaad jeceshahay maxaad xaqeena noo diibi weydeen? Maxaad kudidaan kursigeeni 26th May? Maxaad umad muslimiin u diideysaan nolol??

    • @horijoogmedia
      @horijoogmedia หลายเดือนก่อน +2

      Waanu soo dhawaynayna dawlada isreal carab badan bay cilaqad la leeyihiin Maxa ku jaban hadii ay na aqoonsadan mar labaad abaalkooga ma gudi karno yuhuud we love isreal ❤❤❤❤❤❤

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

      Srael wadan mahan marka hore dhulkas dhul falastin waye qofana dhul laheyn sidoo ku aqoon sadaa bisinka

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

      @@horijoogmediaqoralka sido ufudud yahay ogow inaa dintada waxyeleysay hadaba muslim tahay sidee gaal ku jeclatay hada jeclatana micigis tahay ilahey utobad keen hada gaal tahay gal gal jeclado awalba waxba ma soo kordhiyo

  • @faati3019
    @faati3019 หลายเดือนก่อน +7

    Asc habo madaxwayne biixi uma malaynayo inuu Israel soo dhawaysanayo waayo falastiin ayuu markasta la jiraa aadbuu ugu damqadaa reer falastin ilaa afar jeer ayuu arinta falastin ka hadlay sida uu uga calool xunyahay lkn xutiyiintu yaga ayaa somaliland daandaansanaya yada oo ay soo dhex marayso jabuuti oo ay somaliland is hayaan imikaan xuutiyiintu markab berbera ka dhaqaaqay ayay maalin dhawayd weerareen markaa haday xutiyintu dantooda garan waayaan somaliland wayka aarsan kartaa oo somaliland loosoo dhex maro inshallah wax walba sida khayrka leh ayay noqon❤

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 หลายเดือนก่อน +1

    Israel waanu so dhoweyneynaa aqoonsigeeda alx illhy dadkan kheyrkeeda ayna siiyo❤

  • @amalmohamed333
    @amalmohamed333 หลายเดือนก่อน +1

    I remember commenting somewhere when Gaza was invaded that this is only the trailer movie of what Israel desires, Somalia will be next. We can't sit on gold and pearls and be left along. Hadaa cuni weysit waa laguu cunaa Somaliyeey!

  • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
    @AbdirahinomarGedi-ls1ez หลายเดือนก่อน

    Fatxiya cabsiiye ilahey aya ku barakeyo ubadka iyo adiga ❤caqlikada badan iyo fakirkada qurxan jecel liya habo gabar ad ku jecel ayan ahay wax badan wan ka faiday ❤

  • @hodan112013
    @hodan112013 หลายเดือนก่อน +4

    Fathiya thank you for introducing me to the best hair oil. I also love when you bring us the world news, I get from you all the world news.

    • @muna4224
      @muna4224 หลายเดือนก่อน

      Gurl did you try the hair oil is it good what is your feedback

    • @hodan112013
      @hodan112013 หลายเดือนก่อน

      @@muna4224 I really love it and does wonders to my hair, I even introduced to some of my none Somali colleagues. My hair looks more healthier, more volume, and I notice a lot of growth.

  • @user-wh1bi2ef8h
    @user-wh1bi2ef8h หลายเดือนก่อน +2

    You Nail it, Abaayo waana sidaad usheegtay wali ma arag nin soomaaliyeed oo sidaad u analays garaysey u analysgareeyey, halkaa kawad, Caqliga ilaahay ayaa bixiya e .

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p หลายเดือนก่อน +11

    SomaliLan cadaw aan somali ahayn ma laha markad cid walba ha Soo dhawayso❤❤❤❤❤

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy หลายเดือนก่อน +1

      Sax soomali mooyaan, cidkale inamee dibaateysan

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน +1

      @@SM-df8fymarka cadawga ilahey cadaw idinma ahan miyaa yuhuda walal kula ah soo dhaweyso ilahey falastin ha ka dulqaado intas muhuuma adinka haydin xasuuqan

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +1

      Waahi kibir iyo been baad haysaane, yuhuud meelna idingaynmayso , maalindhowna way jabi idinkana waalaidin raacindoona car yeela.Yuhuud illaahay nacdalay markaad soo xambaarataan, waa maalintii naxariista eebe idinka qadinlahaa.

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 หลายเดือนก่อน +2

      Hada ayad oga donta cadawgaga qofk ow yahay walahi falastiin ayad naqa dontan marka ayad dhi dontan ya somali isogar ya somali yahuda iga celi sida ey falastiin uyirahan ya carab 😄 🤣 😂 😆

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy หลายเดือนก่อน

      @@hasnanoordeman5828 Waan ognahay in aad tahay dalqan oo aad ku faraxayso diiga reer Somaliland. balse waxa fiican in aad iska digtid xijaabkaa laguu qasbey ey soo cade in aad jeceshahay diig islaameed in la daadiyo. Ogow laakin anaga qofka najecel oo albaabka noo fura baan u tageynaa. Somali waa uff oo nolol binaadan kale u diida

  • @bijimedia
    @bijimedia หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha sahlo ayaa hadal ku idilyey Aamin Allaw sahal amuuraha

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland cadaw aan ahay soomaali malha soo dhawaada cidkasra waan soo dhawnaya guul Somaliland

  • @abdirahmanmohamed779
    @abdirahmanmohamed779 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaal indhaweetaba way hadal hayeen sababtoo ah waxy rabaan salig milatari oo xuutiga kaweerarikaraan una dhow

  • @AbdilaahiSidiq
    @AbdilaahiSidiq หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland oo la aqoonsadaa somaalida khasaare kuma aha dawlad sadexaad oo ay geeska africa ka helaana waa u guul iyo awood somali usoo korodhay intaan yuhuud iyo balaayo faraha lasoo galin somaali idinku aqoonsada somaaliyeey somaliland waa dadkiiniiye❤

    • @Innamadar
      @Innamadar หลายเดือนก่อน +4

      Afkaga caano lagu qabay intaa aad garatay ayay maxda somaliya garan wayday. Jabutida waa somali handan waa dawlad gooniya. Laakin waxad mooda hadi Somaliland la so hadl qaado inay somalida kale qaarkood Jin ku so dago.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Yaaa la aqoonsada ma beesha isaaaq 😂 ileen harti waa somaliyw

    • @AbdilaahiSidiq
      @AbdilaahiSidiq หลายเดือนก่อน +2

      @@dilara-jj5yj beesha isaaq waa beesha ugu badan waqooyi dee majority leeds minority dhulka u badana iyagaa daga.runta hala isu sheego si guul loo gaadho isaaq iyo hartina hala heshiisiiyo inta la isku dirayo dawlad gooniyana waqooyi halaga dhiso hadii somalinimo wanaag iyo wadajir la rabo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      @@AbdilaahiSidiq xge ku badan thy o dagan thy ma burco iyo hargysaa isaaq dhulkiisa hdu rabo israel hku darsado ama oromo lkn harti noooo puntland weeye qori kaaga adki qalin kaaga adki adaana minority ah harti iyo adiga taas liq

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      @@AbdilaahiSidiq soomali hda rabtid kmid noqo somaliya anagu meel uma socono caaac marabno orod tacsida umada kla tag wllhi baadan dal noqonyn ado burco iyo hargysa deegan kleh wllhi baadan dhul darood xukunyn iyadana taas aduunko rogmada ka dhow allow rog aduunka intu iidoor no dawladayn lhaa intaas aamin aniga boqor ah adigaana adoon ah

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz หลายเดือนก่อน

    Fatxiya you are really somali genuine.
    With thanks

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 หลายเดือนก่อน +1

    God bless Somaliland

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan maqli jiray maah maahdii ahayd (nin daad qaadey xumbo cuskay) I always wish the best for Somaliland, no matter what, but I also hope Somaliland doesn't do that, because it would be a recipe for disaster and disappointment that Somaliland will regret it!

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 หลายเดือนก่อน +5

    Jabuuti may isticmalaan haday bad rabaan ?

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy หลายเดือนก่อน

      Yes mooyi waayo

    • @maryambrahim82
      @maryambrahim82 หลายเดือนก่อน

      Waa doqomo, waxana midkaas abiy baa wada

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh หลายเดือนก่อน +13

    Guuul Somaliland.

    • @Michealfot
      @Michealfot หลายเดือนก่อน

      Inkaar kugu dhacdey

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Michealfot
      Maxaa inkaar sheeg
      Hoyaada cuqdada ka wase,adigii cadaw nagu ah oo somaliya maa cadaw kle ayaanu leenahay sawnagaa far kaa rogi kari la'ba.

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 หลายเดือนก่อน

    Farxiya abayo waxan layaabanahay hayuud
    Maxee dad Aqoonsataa maxakadii aduunka ugu weyneed ayaa kudhawaaqday hahuud inee falastiin dhulkeeda kabaxaan gabi Ahaan dhulka dhan ineekabaxaan marka maxee wax Aqoonsataa iidaa dhul heysanin.

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 หลายเดือนก่อน +2

    Acuudu bilaahi minashaydaani rajiim ilaahay baan kamagan galnay yahuud

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +1

      Alle hanaga siiyo Ictiraab yuhuudna kay ku tahay

    • @nimcosiyad7308
      @nimcosiyad7308 หลายเดือนก่อน

      Subxaanallaah

  • @bijimedia
    @bijimedia หลายเดือนก่อน +1

    Fadxiya dunidu taako dhulaa dhiig badani ku daataa 20km iyo dhul bulsho 120 milyana sidey caqliga ugaleysaa in citiraaf lasiisto waa arin aad dhibkeeda uleh bal tusale 2sano haddii heshiis aad kula gasho hadhaw markey dhamato yaa kicinaya markaa mustaqbalkenu sow mugdi maaha runtii heshiiskaasi waa mid halis badan

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 หลายเดือนก่อน +3

    Is shame while we are dividing one another and fighting constantly nonstop for no reason, Ethiopia and Israel and America want to destroy our country Stole our resources it is absolutely heartbreaking. God willing it. Somalia will be one we will defeat our enemy and we will come back stronger than ever.

    • @nasraosman7686
      @nasraosman7686 หลายเดือนก่อน +1

      Saxiix ilaahay Somali xaqa hagaransiiyo

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 หลายเดือนก่อน +4

    Hadii Somalidii walaalo ahay Somaliland mar walba doonayso inay la dagaalanto oo wixi yara ee nabnabteen si ay u noladaan duminaya Isreal danteedi bay ka hadashay lkn Somali dantooda ma garanayso oo 3 dawladood oo walaalo ah oo heshiis military ku wada jira oo kolba ka liita dhexda u xidha la waa Somaliland waxay dooratay choice khatar ku ah

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x หลายเดือนก่อน +2

    The long lost brothers article you cited, is a very old one. But there's a recent article on Times of Isreal, revisting the issue. Its written by Kurdish fellow who writes about middle eadt politics.
    Also do you recognize the clip you're playing, has an AI generated voice : meaning that its doctored either by Ethiopia or Musse and co

  • @aliabdi22006
    @aliabdi22006 หลายเดือนก่อน +2

    There is nothing somaliland without sool sanaag and cayn which is owned by dhulbahante

    • @xayndaabolol1301
      @xayndaabolol1301 หลายเดือนก่อน

      war biladhulbahante ayala ictirafaya,dhulbahante walagamarmay,siligbanukuxidhaynaa magal lascanod

  • @HibaqMohamed-cr8ks
    @HibaqMohamed-cr8ks หลายเดือนก่อน +4

    Si walba oo somaliland lagu aqoonsanayo waanu soo dhawaynynaa wa yuhuud iyo waa bla bla shaqaynmayso Somaliland dadkay shalay ku biirtay baa cadoow ku noqday danteedna waa taqaan Israel waxaan leeyahay welcome adiguna maqlintii horaad qalinysay ethiopia lala heshiiyayyl maalin walba ma qaylaad ku jiray Cadow yuhuud ka xun bay leedahay somalialnd waan soomalida kale Sool dagaalkii ka dhacay soomali baa u dhamayd iyo chine oo lacag ku bixiyay maxaa diiday in somaliland saxiib yeelato

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน +1

      Ala maxaad wax taqaan ilaahaybaan ku dhaarte commentigii aan dhiibi lahaaa ba adaa qoray congratulations keep going sis,markaan doonayo inaan wax qoro horta waxaan eega dadka iga horeeya ee bal aan isleeyahay waxaad qori lahayd inay qoreen.
      Hadaba wll inaga waa la ina fogeeyey kuwii dad inoogu xigay baan ina fogeeyey wax walba oo ay aqoonsi noogu kacayso inagu weynu soo dhaweynaynaa wllhi bilaahi waayo wakhtigan somali ba cadaw bay inagu noqotay waadiga arkaya waxa inagu dhacay hadaynu nahay reer somaliland,aduunku waa danno sxbtinimo wey iska yartahay danno ayaa sxb lagu yahay inaguna wixii Dan ay iska keen galaan weynu la sameysanaynaa.

    • @HibaqMohamed-cr8ks
      @HibaqMohamed-cr8ks หลายเดือนก่อน +1

      @abdirahman6263 Waa sidaa walaalo waynu soo dhawaynaynaa cid walba oo dan inoogu jirto addunku waa xulufo siyaasadeed ma jirto cid meel iaka taagan .Mahadsnid

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน +1

      @@HibaqMohamed-cr8ks
      Waa sidaas lkn dad inaga naga mid ah oo ay ku jiraan siyaasiyiinteenu qaar badan ayaa ba inaga hortagaan aqoonsi oo laba canleeyaal ah,maa waxay kula inaan 30sano raadino aqoonsi wax iska fudud oo aynu heli weyno bari hore ayeynu heli lahayn kuwo inaga mid ah baa gacanta ina hayey,lkn maalinteenu wey iman inshallh.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey หลายเดือนก่อน +4

    Farxiya hooyaday ila wagan yara odhan jirtay waa yuhuud madaw itoobiya xaqiiq iyaga daba ka riixaya ta ciidamada Gaza ka dagalamayana way li jiraa

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm หลายเดือนก่อน +1

    Farxiya cabsiiye waa shaaxyo cab koobka waynidiisaan ka yaabay

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t หลายเดือนก่อน +6

    Cidkasta oo danta Soomaaliland gasho sida xag dhaqaale xag amaan waan soodhawaynaynaa dalkastaa danihiisa waxtarka uleh isagaa umadaxbanaan Soomaaliland. Guuul guuul

    • @muna4224
      @muna4224 หลายเดือนก่อน +2

      Ma waxad u malaynaysa inay hormar kula magan yihin yahudu waxa kaliya ay raban wa saldhig malitiri ay xutiyinta yaman ka weraran somaliland dhan saldhig dagal ka dhigayan yaman laga weraro bas malintasa nabad kugu dambaysa adna

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน

      ​@@muna4224
      Adigu ha caadifad hadlin hadaanad lahayn aqoon aad wax ku compare garayso,waxa loo baahan yahay qofku marka uu wax qiimaynayo inu isticmaalo aqoon lkn inagu somaali baanu nahoo dad very emotional ah baanu nahay markaa wlaaloy aduunku waa danno marka dan aad leedahay iyo mid u dad kle leeyihiin isasoo galaan waala soo dhaweynayaa.

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 หลายเดือนก่อน

      Sax wlhi bal mey dad walwalan ahaadan xtaa inagu qofkii dani inoogu jirto welcome ayaan lenahay❤😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahman6263 u yeeero xuuthis

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน

      @@kaaha1233
      Kuwii dad inoogu xigay baa horumarkeeni halis ku ah oo intay fashilmeen 30sano oo ay faashil ahaayen inagana lugaha ina hayey oo aynu wada kici weynay uma sii dulqaadan karno hadaynu nahay reer somaliland wax intaa ka badan wll,maanta waxbaan ku sheegay ma jirto wax la idhaahdo soomalinimo majirto bil xaqiiqatan waa la isugu soo dhuunta,inagoon weli waxba helin ayaad arkaysaa waxa ka dhacay(MOU)oo fiintu is qabsatay bal adigu eeg munaafiqnimadaas🤔

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 หลายเดือนก่อน +6

    Waa runtaa Fadxiya Cabsiiye information wayn baad haysaa.Laakiin Soomaalidu waa indho xidhan yihiin.BlackWater iyo Israel Ciidamadeeduba Waxay joogaan gobolada Bari ee Boosaaso oo Emaraat bay ku joogaan

    • @UmmJacfar97
      @UmmJacfar97 หลายเดือนก่อน

      120%%%%

  • @Nina55870
    @Nina55870 หลายเดือนก่อน +6

    Qofkii falastiin cashar ku qaadan waayo asaguna madaxa ha soo qosto waa loo xiira

    • @Zahra..259
      @Zahra..259 หลายเดือนก่อน +3

      Walal isku fikrad baaynu nahay, Ethiopian waa isreal madoow waa isku fikrad waa virus siday ugu faafeen Palestine ooy u qaateen baay rabaan inay dhulka somalida uga faafeen ooy u qaateen. Ilahay ha inaga qabto

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 หลายเดือนก่อน

      @@Nina55870 nafta Allah iska lee marku rabana way baxaysa lakin Somaliya iyo Jabuuti yuhud way ka daran yihin markay noqoto Somaliland

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +1

      Alle hanaga siiyo ictiraaf falstiina iyo itobiya iyo ciduu doon

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ciilweynaa ciil hadaa udhimanaayo soomaali madaxeeda ayaa udhimanayaa, Ilaahayow soomaali caqligeeda usooceli

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p หลายเดือนก่อน +5

    Cadawnimada somali ayaa Ka daran EE dhinac walba lagaga Soo qadaya SomaliLan

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 หลายเดือนก่อน

    WAA KHATAR VERY DENGRES FOR THE SL HADAY YUHUUD OGOLAATO SABABTOO AH XUUTIYIINTU BERBERA BAY KHATAR KU NOQONAYAAN SIIBA HAAMAHA GAASTA.

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 หลายเดือนก่อน

    waxa yuhudnagayna somli ayanoguwacan,nogudhawaqa somliyey hadadlexjeclonaga qabtan

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน +5

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallaha

  • @HassanMuse-j1f
    @HassanMuse-j1f หลายเดือนก่อน

    Inaadeer waa hassan muse . toronto. u are queen thanks . I remember saw u Washington D. C. caffe nacimo.

  • @user-is4pj7ly7q
    @user-is4pj7ly7q หลายเดือนก่อน +1

    Africa is what it’s because of Isreal ❤❤❤❤

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน

    1960 waatii aqoonsatay somaliland 35kii dal ee aqoonsatay baay kamid thy dhib majirto dowladaha kujira qaramada midoobay baay kamid yihiin lkiin yuhuuda waaynu neceb nhy cadowga ilaahay alle hajabiyo ishalah yuhuuda

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 หลายเดือนก่อน +6

    Israel was one of 35 countries that recognised Somaliland's brief independence in 1960.[2] In February 2010, Israeli Foreign Ministry spokesperson Yigal Palmor was quoted in the Haaretz Daily that his government was ready to recognise Somaliland again. Although, he stated that the Somaliland government has not contacted the Israeli government to seek ties.

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 หลายเดือนก่อน

      That’s problem

    • @mcabdulqadir6264
      @mcabdulqadir6264 หลายเดือนก่อน

      The recognition was Somali republic not separate somalialand

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 หลายเดือนก่อน

      @@mcabdulqadir6264 wax kasta been ka sheeg lkn taariikhda been qofna kama sheegi karo. Somaliland waxaa aqoonsaday 35 wadan oo ay ku jiraan During its existence, Somaliland received international recognition from 35 countries, that included China, Egypt, Ethiopia, France, Ghana, Israel, Libya and the Soviet Union.

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 หลายเดือนก่อน

    Farxiya Waxaan kaseexaweynay 10 months falastiin dhibka lagu haayo , marka yahuud miyee anagana noosoowadaan Subxaanallaah

  • @user-zk1nf1gi2u
    @user-zk1nf1gi2u หลายเดือนก่อน +1

    Xutigasan kabaqay inay dab in sudhaan iyagon wax hubsan marakay waxan arkaan

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 หลายเดือนก่อน

    ViVa Somaliland keep going and let evrything

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah haboo

  • @neimahassan4495
    @neimahassan4495 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Fathia caqliga ilaahay ha kuu daayo Analyses kaagu waa qoyo dheeryahay Masha Allah

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 หลายเดือนก่อน

    Guuul iyo gobanimo Somaliland cadawgayaga cagta hoosteeda meel kasta o ay joogan💚🤍❤️

  • @user-ze4tr2yf7l
    @user-ze4tr2yf7l หลายเดือนก่อน

    Asc murtida aad hayso waa caqli wanagsan hanbalyo

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน +2

    Inbti I would love to say make your own research aqoonsi sln ma ahayn as a somali state ayey yuhuudu aqoon satay

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  หลายเดือนก่อน +2

      Somaliland was recognized as a nation just like Jabuti was. Gobol maxaa laga aqoonsan😂It makes no sense

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน +1

    Yes he said anaa dhegeystey qabiil hadaa rabtaan anaa daarood at mustafaa yidhi

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 หลายเดือนก่อน

    Israel is not a primary concern for Somaliland and it's pursuit for recognition . Somaliland has other matters in mind .

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t หลายเดือนก่อน +3

    Israil waa dalkii ugu hor aqoonsaday 1960 kii maantana haduu na aqoonsadaan waan soodhawaynaynaa

    • @Nika_kit800
      @Nika_kit800 หลายเดือนก่อน

      naa cirka ayay idiin jirtaa ictiraf 😂😂😂 yahuud dabada u leef

    • @horijoogmedia
      @horijoogmedia หลายเดือนก่อน

      Israel 🇮🇱 ❤

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 หลายเดือนก่อน

    Khalas this will be the end of Somaliland seriously this is sad and scary.

  • @fatimamohamoud2287
    @fatimamohamoud2287 หลายเดือนก่อน +4

    It's our time to shine, Somaliland deserves to be recognized at last 💚🤍♥️. When your brother's astonishing hate prevents you from moving forward, Allah SWT always opens other doors. Those furthest from you become your closest allies.

    • @11naa44
      @11naa44 หลายเดือนก่อน +1

      Yahud is a new door you can move to telaviv immediately bye bye

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 หลายเดือนก่อน

    Alla ciilweynaa ciil hadaa udhimanaayo soomaali madaxeeda ayaa udhimanayaa, Ilaahayow soomaali caqligeeda usooceli Aamiin

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน +3

    Waa rutaa iyagaa ka dabeeya
    Laakiin dulayste siilka naagaha ayuu ku fooraraa

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p หลายเดือนก่อน +5

    Guuuul SomaliLan cid kasta way Soo dhawaynaysaa cadawnimada somali ayay Ka hos galaysaa ❤❤❤❤❤

    • @anisaosman743
      @anisaosman743 หลายเดือนก่อน +4

      Alla doqon sanidaa!!maxay kala tahiin kuway laynayaan iyo idinka!!dantay idinku wataan waxay tahay in ay xeebtiina ka duqeeyaan xuutiyiinta oo ah garabka kaliya ay haysato falastiin,maalinkay idin aqoonsato Qof idinka Hari maayo oo xuuti ayaa idiin dhamaynaya!!

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน

      ​@@anisaosman743
      KU WAAN MAXEY YAHUUD DHAAMAAN LAAKIIN XUUTI OO SACUDI KACABSANAYEY ISKU DIRIDOONAZN

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน

      ​@@anisaosman743
      Kaasi waa adiga afkaaga,midh aqoon diplomacy waxba waad caadifad hadashay uun.

  • @UmlkhayrAbdi
    @UmlkhayrAbdi หลายเดือนก่อน

    Farxiya inderoo Runtan kugu❤ jecelahay❤❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน

    WAA MOOGAYAAL REERWAQOYI WALEE XUUTI INEY BARQO IDINKAGA BAXAYAAN INTAAD YUHUUD KU ORDIYSIIN WALEE CID IDINKAGAMA DABAXUMO YUHUD HAIDIN FUULAAN

  • @omararale7962
    @omararale7962 หลายเดือนก่อน

    Waa ban kujihadeynaa. Garissa NFD yaan oga Soo duleeyna xoreeynta wadenkena Somali weeyn. Somaliland seeba aqonsi kuradini NFD waxaa Kenya naga iibiyay Cigaal oo Jomo Kenyatta lacaga kaga qaatay

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 หลายเดือนก่อน

    Waxay rabtaa inay saldhiga militari kasamesato si ayxuutiyiintaka duqeso

  • @fs292
    @fs292 หลายเดือนก่อน

    The article is old, sis. Had it been re published?

  • @sahraabdi7246
    @sahraabdi7246 หลายเดือนก่อน

    Alle khayr haka dhigo Somaliland

  • @user-lc7qc1kw2b
    @user-lc7qc1kw2b หลายเดือนก่อน

    Marka horeba yuuhuud bad ahedeen

  • @LibaaxShabeel
    @LibaaxShabeel หลายเดือนก่อน

    Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeees
    Yeeeeeeeeeeeeeeddeeeeees
    Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeees
    Waan soo dhowaynenaa Israel iyo yuhuuda marhaday na aqoonsanaso weliba luqadeena labaadna waxaan ka dhigaynaa. Luqada cimraaniga ee yuhuuda.

    • @fatuuhussein5233
      @fatuuhussein5233 หลายเดือนก่อน

      Supxanallah xoolayow hana shegan mxa luqadoda mxa naga galay mrka adeer muslim banu nahy anagu diintaydà yada aqonsi siisan mayno

    • @leilaahmed3588
      @leilaahmed3588 หลายเดือนก่อน

      Waa caadi reerkiina ayey kasoo bilaabayaan in ay fuulaan. Markaad marataan kadib ayey nasoo gaarayaan anagana.

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 หลายเดือนก่อน

    Dubaay ma kahelayaa allbtada ina iso jawaabtid aya filayaa qalbih❤

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7y หลายเดือนก่อน +2

    Somalida haday cuni wayeen cadawgu haw cuno hana gumaysto markas ayey inudhuhu ufurmayane. Muse itobiya oon waxbo haynin buu dhulkisa sinayey yuhud miyu udahaya

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 หลายเดือนก่อน +1

    Sax ✅🙏🏾

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน +2

    Inbti itopian badan oo afsomaliga bartay baa inagu dhex jira oo wax soo qoraya ogow

  • @w410921
    @w410921 หลายเดือนก่อน

    Nin isagii gafuur culus ilaaliso waxba ima sheegi karo

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 หลายเดือนก่อน +2

    Naftaada amaani kaagama horeeso.

  • @faiso1cadeey397
    @faiso1cadeey397 หลายเดือนก่อน

    Walhi runta sa ushagtay waligey ma arkin waxrunta sa ushego lkn waxan layabanahay waxa kadhalatay somali oow dabada aqliga kaqalay

  • @suadismail6541
    @suadismail6541 หลายเดือนก่อน

    Isreal aqoonsigeeda ilaahay ayaa ka hoos galaya. Somali ayaa ii dhaanta aqooniga Isreal iyo muqdisho i boobta. Ilaahay xagaan ka gellayaa ma diintayada ayaan iibsanayaa. Dhiiga palestine ma iibsan karo. Xabashi ma rabano.

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 หลายเดือนก่อน

    So beautiful

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 หลายเดือนก่อน

    Israel miyadaaba la aqoosa yahey sidee wax u aqoonsadaan

  • @user-lr6yh6fb9t
    @user-lr6yh6fb9t หลายเดือนก่อน

    ISRAA IIL 1960 IYADAA I AQOONSATAY IMIKANA WAAN SOO DHAWAYNAYAA DIINTAYDUNA WAA ISLAAM ISRAA IIL CARAB WAAN KU KARBAASHAYAA WAAYO IYAGAA INACAY

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 หลายเดือนก่อน +6

    Hbo yuhuuda haday ictirafto Somaliland Mareykana wuu ictirafa 😂😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Riyo wangsn

    • @user-hn1ty2cw9e
      @user-hn1ty2cw9e หลายเดือนก่อน

      Subxanna Allah yuhuudaa

  • @w410921
    @w410921 หลายเดือนก่อน

    Reer Somalia waxay ka dhimanayaan Citiraafka Somaliland.
    Nacaybka Somaliland oo keliya ayaa mideeya

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน

    Cadowgu dantiisa ayuu isha ku hayaa oo isaga oo mindidiisa sita ayuu saaxiib kaa dhiganayaa
    Somaliguna isaga oo walaal run ah ah ayuu colaad iyo nacayb xasad ku tusayaa oo ay ku eryanayaan ilaa aad cadowga u gasho ama u teedhato!!!

  • @CaashoLuula
    @CaashoLuula หลายเดือนก่อน

    Garashad allaah ha kuu siyaadiyo

  • @HassanMuse-j1f
    @HassanMuse-j1f หลายเดือนก่อน

    ku soco

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ Faarax Faqri Duleeyste waswalba Ka Filo🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌷🌷🌷❤️🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Nej-mj7fk
    @Nej-mj7fk หลายเดือนก่อน

    That sounds like an AI. Not a legit article. Also, they can have their own region because they ain’t having SSC

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  หลายเดือนก่อน

      Its AI that reads the article. Go google its, its The Times Of Israel and Jerusalem Post

    • @aliabdi22006
      @aliabdi22006 หลายเดือนก่อน

      @@FatxiyaCabsiiyeChannelthere is no somaliland without ssc

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 หลายเดือนก่อน

      @@aliabdi22006siilka saado cali don’t exist

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md หลายเดือนก่อน

    Waa dadkii yemen jidwaaq

  • @eatforyourhealth1854
    @eatforyourhealth1854 หลายเดือนก่อน

    Walee farxiyay maanta sidey tahey bad usheegtey, badicly Ethopia originaly wa Yuhud bey aminssnyin, so wa in Ethopia East Africa la wareegta bey aaminsanyiin, Aby axmed na wuxu laabta u garracda ee uu Badeenan la wareegaya ugu hanjaba wa Yuhuuda....marka walaahi Soomali oo kdliya maaha waa in wixi Muslim ahoo dhami ka hor tagaan waa in Ciidamo Islaam ah Soomaliya la keena si Yuhuud la inooga badbaadiyo

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 หลายเดือนก่อน

    ManshAllah tabarakallah Waa very good .News 😊💚🤍❤️😊

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Yahuuu orod raac yuhuud

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 หลายเดือนก่อน +1

    italiya

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 หลายเดือนก่อน

    Israel iyadiibaa aqoonsi daydayaysa , hadii nalagu aqoonsanayo 40000 ka kun ee dhiiga shacabka reer Gaza in lagu iibsado hanaga maqnaado aqoonsigu.

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah my sister That is true, my sister You are smart🤲☝️🇸🇴🤲

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 หลายเดือนก่อน

    Asc waan dhegaystay taageera heshiiska. Waan maqlay

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 หลายเดือนก่อน

    So true waa hore ayaad sheegtay in la qabsan doono

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x หลายเดือนก่อน

    Yes walaasheey

  • @fadumowarsame5092
    @fadumowarsame5092 หลายเดือนก่อน

    Habo waa oromadii oo afkabaratey waxaas sookalaa kabuuxa oo aqli lixsaa

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x หลายเดือนก่อน

    Yes ilaaheey hanakaqabto