Waraysi Aan Siiyay Eryal TV | Weydiimo & Warcelinno Muhim Ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ค. 2020
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 4 ปีที่แล้ว +53

    Niyahow caadi matihiid aqli iyo cilmi ilahay wuku deqee wlhi masha allah 🙌🙌🙌

  • @user-ob2re2ze3f
    @user-ob2re2ze3f 4 ปีที่แล้ว +312

    Masha allllh ku faraxsanhy marki kowad an wllky arko😃hore usoco hno qlli
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 4 ปีที่แล้ว +90

    11:17 xaqiiqo💯✅
    waxay ila muuqata maalin uun inuu noqon doono hogaamiye lagu diirsado,الله يبارك فيك

  • @shugrihashi8029
    @shugrihashi8029 4 ปีที่แล้ว +29

    Arimaha Siyaasada Soomalida ayuu kugu badiyeyey wariyuhu
    Lkn sicajiiba oo waxgaradnimo leh ayaad uga jawaabtay maashaa'allaah.
    Muhiim maahan inaad cid gooniya weerartaa.
    Waxyaabaha inteena badan naga khaldana wey naga midtahy
    Illahay waxaan kabaryayaa inuu adiga iyo kuwa kula midka ah inoo dhowro waayo aadbaan ugu bahanahy bulshada indho baad utihiin😍👍.

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 4 ปีที่แล้ว +124

    Meel.ka sarysa in lagaa casuumo u qllanta si aduunko dhan kuu daawadn bbc al jasiira iyo meelo kasii sareeya wllky waxa thy dadka uu adunkan imika u baahan yhy👑🙏

    • @nadadiriye608
      @nadadiriye608 4 ปีที่แล้ว +11

      @Hargeisa Today hmmmmm warun malihin eryal wuxuu ka sheegay wax faaido badn waxa ka faaidysanaya somali kaliya lkn kuwaa aduunka dhanbaa fiirsadaa isagoo turjuman waxana la ogaanaya in Africa siiba ahaan somaliya oo la yaso in ay ku jiraan dad wax garada aduunka wax ka badali kara waxkasta xaga lidkaa lagama eegoh

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +1

      Nada Diriye 🌹👑🙏🌎🥰

    • @cabdisahal8261
      @cabdisahal8261 4 ปีที่แล้ว

      @@nadadiriye608 wax garad

    • @khadkaon1259
      @khadkaon1259 4 ปีที่แล้ว

      @@nadadiriye608 waa runtaa bro

    • @ayubismaciil3241
      @ayubismaciil3241 4 ปีที่แล้ว

      runtaa wll

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +184

    AQoon-yahan baa tahay Walal adoo kale ilaahay hanoo badiyo saan gaajadan,faqrigan uga baxno dalkeena & dadkeena 😍

  • @alinouraabi4470
    @alinouraabi4470 4 ปีที่แล้ว +9

    Wllo Adam sahan , Alle (swt) cilmiga ,caqliga , caafimaadka iyo cimriga hakuu siyaadiyo.
    Hore u soco brother.

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +30

    Insha alaH meelaha waawayn ayaan kuu rajaYn inaY kaa codsadaan inad waraysi siiso....
    GuuuL akhiro iyo aduunba walaL....
    Aaadan Sahan....

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +211

    ADAN SAHAN Horey U Soco
    Rer SAHAN willku Shaqo Adag Ayu ino hayaye an share.ta U badino

  • @jamacmaxamed5093
    @jamacmaxamed5093 4 ปีที่แล้ว +15

    Mzha allh qof mufakara waad Ku Mahad santahay wanaaga aad umada u soo gudbinayso wllo run ahaantii waxaad ka midtahay dadka aan aad u xiiseeyo jazakallh khyr

  • @asmaabdullahi8738
    @asmaabdullahi8738 4 ปีที่แล้ว +14

    Mansha Allah wllkey Adam waan soo habsaamey maanta ilaahey haku xafido 🥰 Anaaba ka kow ah inta gaarka kuu xiiseysa

  • @shabdiweli7293
    @shabdiweli7293 4 ปีที่แล้ว +22

    Ilaahag waxaan ka baryaynaa inuu kaa noo dhawro wall
    Laazim oo joogtay adkaarta الصباح والمساء
    Waa wall kaasoo salaamaya Bosaso

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 4 ปีที่แล้ว +57

    Eid mubrk dhmn walalaha muslimiinta ah, gaar ahaan somali mxamaed✌!!! Aqoon yahan aadan zahan alle haku xafidoh wll❤🙏🌎. Waxd ka mid thy ashqaashta aan ku xidhanay isla markaana aad baan kaga faa'idayzta💥.

  • @nadrahaybe6822
    @nadrahaybe6822 4 ปีที่แล้ว +116

    Aden sahan go forward brother

    • @goosgooska
      @goosgooska 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/mATum30vTsM/w-d-xo.html

  • @MowliiAli25
    @MowliiAli25 4 ปีที่แล้ว +15

    Aaadan sahan guul ayaan kuu rajaynayaa wll if iyo aakhirapaa❤❤❤
    Tababare NolaLeed❤

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi1 4 ปีที่แล้ว +5

    Waligiis intuuu soomali noolaa cadawgiisa 1aad wuxuu uarkaayay Ethiopia lkn maanta nasiib darada naheeeso darteed anagaaa Cadaw isku ah😭😭😭😭
    Mahadsan walaaal Aadan khadar👏👏👏🤗👉❤👉🧕

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir9864 4 ปีที่แล้ว +80

    Mashallah nin aad uda'yar bad thy balse xagga mugga maskaxda ayaad wxad kuhaysa cilmi iyo garasho dheer... ilahy hakuusiyaadsho wll

    • @saedhaid
      @saedhaid 4 ปีที่แล้ว

      Qudhun-qadhaadh

  • @cimraanxhakak6328
    @cimraanxhakak6328 4 ปีที่แล้ว +15

    Allaha ku dhowro adoo kale ayuu wadanka u bahan yahay cadowgaga u nolow adan❤🙏

  • @koolkoliye2305
    @koolkoliye2305 4 ปีที่แล้ว +12

    noocago oo kale waa hanti qaran allah haku xifdiyo qligana haku barkeyo

  • @farihamuhamet6267
    @farihamuhamet6267 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah
    Barnaamijkaa wax badan baa iiga baxay.
    Mahadsanid wll Adan💜

  • @khalidabdi9659
    @khalidabdi9659 4 ปีที่แล้ว +52

    zhp waxaan rabaa inaan kaa codsado hal Shay oo ah maadaamoo oo ay kugu xidhanyihiin tAageerayaal badan inaad dadka iyo daawadayaasha aad usamayso wacyigalin markaad video soogalis inaad kahoray siiso wacyigalinta cudurka covid 19
    maadaamoo lagujiro wakhtiyo adag cudurkana uu bulshada farina an ku hayo
    qofkii iguraacsan lake 👍

  • @Nabiilfoot
    @Nabiilfoot 4 ปีที่แล้ว +11

    Ustaad aadan aad u mahadsan tahay runtii wax badan ban ka faaiiday xogaha aad noo gudbisid

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah waa wareeysi iyo wercelin aad iyo aad muhiim u ah, allaha idinka ajri siiyo Aadan iyo cidii wareeysiga ka soo qaaday

  • @ayaanbarre8379
    @ayaanbarre8379 4 ปีที่แล้ว +10

    Mazha Allah Alleh ha ku rumeeyo hamigaaga wllky

  • @inabaashechanel2239
    @inabaashechanel2239 4 ปีที่แล้ว +78

    AADAN SAHAN WLHIE WAXAAD TAHAY WIIL DHALINYARO AH OO KU DAYASHO MUDAN

    • @sadaka.idiris7752
      @sadaka.idiris7752 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxuu u dhashay mudug hadhihin sxp lkn dheh waxuu ka soo jedaa mudug ?
      Sxp dhamaanten waxaan u dhalanay
      Somaliya melka kastaba aan joognee

    • @superme2160
      @superme2160 4 ปีที่แล้ว

      @@sadaka.idiris7752 zxp chanalkan qabyaaladu waa ka xaraan

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 4 ปีที่แล้ว +42

    Walaal kusoo dhawoow kheerka was chanan cusub oodacwada kashaqeenaya soda quraank a tafsiirka axaadiista siirada tajwiidka muxaadaroiyin diiniya. Wall kucaawi( SHOOT OUT ) ajar badann waad kahelaysaa من دل على خير كفاعله. والله في عون العبد ماكان العبد في عون اخيه وجزاك الله خير ا

  • @generousabdihakimhhamsa1332
    @generousabdihakimhhamsa1332 4 ปีที่แล้ว +12

    "Madaxweynaha dalka haysta markay shacabkiisii uquudhi waayeen mudane madaxweyne inay ku yidhaahdaan ee af qalalan Muuse biixiyow ama farmaajow ku yidhaahdaan dee madaxweynaha waxqabadkay ka sugayaanbaa khalfanba" Yassalaam walaal aadan sahan runtii qodob muhiimaad taabatay

  • @cusmanmaxamuud92
    @cusmanmaxamuud92 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi wan dhamaystay cajiib mansha allah, brother allah haku xifdiyo

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 ปีที่แล้ว +14

    Manshaa allaah tabarakallaah wllky aadan khadar cali allaah haku xafido hana ku barakeeyo aduunka aakhirana janatulfardaws hanagu kulmiyo jir oo joog adoo kalena hanoo badiyo aamiin aamiin aamiin yaa allaah 🤲🤲🏽🤲🤲🏽❤❤

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว

      Wll aadan khadar Cali wll mar labad hadad isku dayi karto wakaalad NASA barnaamij labad noogu soo celi hadad kari karto adoo Mahad San wll

  • @hamdawijdaan4847
    @hamdawijdaan4847 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh wll AadaN SahaN cimri dheer & Caafimad bn kuu rajaynayaah wll 🙏 Full Respect

  • @suhaybabdirahmanboqore3165
    @suhaybabdirahmanboqore3165 4 ปีที่แล้ว +8

    Jasakallahu wll Allaha ku xiftiyo somaliyey midnimo wax dhama lawa 🧠🙏

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkk MaashaaAllah Callayka
    Aadden Mahadsanid Walaal Aqoonyahan Aann Waxyaabo Badan Ka Faa'idey, Ayaad Tahay.

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 4 ปีที่แล้ว +28

    45, daqiiqo waraysi ah ma dawan qarniganba kanse waan dhamaystay.
    Masha allah Adam Sahan waa nin codkar ah, aqoon yahan da'a yar😘
    Horay u soco walaal

  • @maxamedamiinsheekhyounisca9283
    @maxamedamiinsheekhyounisca9283 4 ปีที่แล้ว +7

    M.allah wlldey c.shakuur c.samad iyo aadan khadar
    Barnaamij qiimo leh

  • @rukiashhasan217
    @rukiashhasan217 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wll aadan aad iyo aad ban ugu farxay aragtidaada iyo horumarka aad ku tallab satay salaan sare🙌 kaaga timid * garissa* ilaa * burco*

  • @AFlahaar
    @AFlahaar 4 ปีที่แล้ว +6

    “Farqiga u dhexeeya inanka soomaaliga ah iyo ka maraykanka ahi waa ka maraykanka ahina wanaaga wadankiisuu soo gudbiyaa ka soomaaliga ahina xumaanta wadankiisa”.. qodob aad u run badan weeye

  • @ayyocomelookeatthis900
    @ayyocomelookeatthis900 4 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha allh qofwalipa waa ogayah hawsha aad bulshada u haysoo horee usoco wallo

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 4 ปีที่แล้ว +15

    Msha allah bro ilahay haku garab galo geesi simaliyed ba tahay mufeker ah qacli wanagsan leh dadka wax usheg

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว +1

      Horta kuma taagero lknse xogaha aad soo gudbiso inta uugu muhim San ban kala baxa xogta aad soo gud biso waxan isku daya buugad noo so turjunto inan ana dib usoo iibsado

    • @mahamedali3765
      @mahamedali3765 4 ปีที่แล้ว

      Mashallh

  • @deeqaxurmoadan5797
    @deeqaxurmoadan5797 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha AllaH Wll Caqliga iyo Garashada Eebe Hakuu siyaadiyo👏

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 4 ปีที่แล้ว +18

    "Kan new York kubarta buglayeerka
    Iyo kan barta saxafada waxan urkaa inay isku mid yihiin waayo saxafdo waa hubka ugu weyn ee kayku adeegsado
    Sax 23:58 jihadka ugu manta waa saxaafad wan kugu racay
    Mahadsanid wall qaaliya

  • @maalmahachannel8393
    @maalmahachannel8393 4 ปีที่แล้ว +10

    Adam keep going sxb sare waana markii iigu horeysay een muqaaga arko anoo ah taageera weyn sahanka xogaha

  • @ciiltireofficialchenal6306
    @ciiltireofficialchenal6306 4 ปีที่แล้ว +27

    Allah Ku BaraKeeYo CaQliGa Waxa TahaY NiN DhaLiNYara oo DadaLaYa
    Go ForworD Pro Hamilo Taa FoG aYaN
    Ku RajanaYa🙏✅💯👍

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 4 ปีที่แล้ว +4

    Aadan Ali Wa Aqoon Yahan Somaliyed O dhalinyaro ah Allh Ha ku Barakeeyo wan Ku TaagersanaHy runti👏👏✋

  • @yahyemansour3588
    @yahyemansour3588 4 ปีที่แล้ว +10

    Allah wax aad ku faraxdo haku siiyo wll aadan❤❤❤

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel 4 ปีที่แล้ว +12

    Macalinkayga TH-cam ayaad tahay alle haku sharfo macalin

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah aad baad u mahdsntahy intad wakhtigaga nala wadagto ❤️❤️

  • @drsakirmohamudoogle3349
    @drsakirmohamudoogle3349 4 ปีที่แล้ว +36

    Adanow lozoCoH
    InaN waLigaY kuH iLaawiH
    DooNiN sapaPta ÑaĹasHaÝda hurDada kakaCisisaY
    KuGuh faNaH waLhy
    ALle haKuh daYoh

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 4 ปีที่แล้ว +138

    Inta Qabta inu Madaxweyneha Samalia Uu inan kan noqon doono gacanta Taaga ✋

    • @xidigahargeysa297
      @xidigahargeysa297 4 ปีที่แล้ว +5

      Somaliland weyan

    • @xidigahargeysa297
      @xidigahargeysa297 4 ปีที่แล้ว +3

      Somalia maba aha ninkan

    • @samirahussein2548
      @samirahussein2548 4 ปีที่แล้ว +2

      Ok🤣

    • @updymajidfinlandeski2765
      @updymajidfinlandeski2765 4 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland dheh

    • @hah7064
      @hah7064 4 ปีที่แล้ว

      Somalia lagugu was. Waar wuxuu noqonYA M.weyne Somaliland. Weligayaba magaaladaas bay nooga soo bixi jireen M.weyneyaashu. Ilaahay mar kale hanooga soo saaro Burco m.weyne kale Inshllah.

  • @Raxmaxuseen45627
    @Raxmaxuseen45627 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi adan waa nin aftahan afku waa micin muhin ah allaw ku siyaadi aqoonta amiin adan khadar

  • @ayanlexasan6528
    @ayanlexasan6528 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh allaH adan ciLmi Ayan Ku pixiYay wll Alle haKu barakeeyo

  • @mustafhusseinmohamed-karim2702
    @mustafhusseinmohamed-karim2702 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Aadam waa qof dhalanyaro ah oo kudayasho mudan , fikirkiiisana xeeldheryahay . Bro Adbad ugu mahadsantahay barnaamijyadaada iyo wareysigaan qiiimaha badanba.

  • @boyfromsomalia7232
    @boyfromsomalia7232 4 ปีที่แล้ว +11

    masha allah wll sahan garaadkaaaga alah ku anfaco umada somaliyeed meel walba ay joogaaan (fifa 5 somali)

  • @khalidyoussuf3767
    @khalidyoussuf3767 4 ปีที่แล้ว +13

    *Wll Aadan waxad kagaso baxdey umada somaliyed booski lobahna Alle haku garabgalo wll*

  • @caytosolution
    @caytosolution 4 ปีที่แล้ว +13

    Nin aan taageero hore usoco liph

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 ปีที่แล้ว +5

    Ugu horeenbaan ka gartay Reer burco inaad tahay waayo the way u speech 😂💚

  • @sweetie9650
    @sweetie9650 2 ปีที่แล้ว +1

    Baryahanba Baryahan waraysi caadi uma daawan oo ma dhaysan haddana kan waa dhamaystay
    Hore uso wllky qli keep going
    Mansha Allah , say Mansha Allah to him

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 4 ปีที่แล้ว +8

    Horumar wanagzan oo adiga iyo anigaba i anfaca kuu rajaynayaa zxp aadan Khadar

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +24

    Wlhi qodobkaan kugu qaatay waxa weeye in dadka madaxda ah aan toosh lagu ifin madax waynuhu ma camaradada ayuu iska eega oo ma jaakaduu habaysta mise xiLka loo dhiibaY ayuu adkeeya ....
    Taasi waa run madaxda halaga xishoodo oo wx qabadkooda halgu taagero....

  • @garasho7389
    @garasho7389 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxan kunoolhy puntland lkin runtii waxan rajynayaa inan badalo dalkyga oo magaca soomali oo dhan midiiyo malintii aan caqliyeystay ayan go'aan saday
    Wll aadan hadlkyga meel kuqoro
    Insha allah alle ayaan lakshan waana kuguulaysan .
    Adigana alle hamu barakeeyo

  • @hafza2135
    @hafza2135 4 ปีที่แล้ว +52

    Dr mustafa,dr zakir naik,dr maxamed raatib naabilsi iyo dr Aadan sahan role models-keyga weye waan rajeyn in dhalin yaro badan kugu dayan doonan
    Aan kula kaftamee labiskaagu wuu shidan yahay😁😍de wan kahelay🤗😙

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 4 ปีที่แล้ว +8

    Hooyadii ku dhashay ayaa ayaa amaan leh
    Mash allh afkaaga caano lagu qapeY 👋

  • @m0waahepaideed59
    @m0waahepaideed59 4 ปีที่แล้ว +24

    First comment👉waxa icajapisay sidaad suaal kastoo lagu waydiiyo u faahfaahinayso si asluub ioh caqli leh na uga jawaabaysoh waxad tahay wiil dhalinyara o aad uda'yar ilaahay hadafkaagah iyo himiladaadapah hakuh rumeeyoh wlalky❤️🌸

  • @afmagaxshe3295
    @afmagaxshe3295 4 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi waan rabay wajiga ✔❤

  • @mustafeAbdiqani
    @mustafeAbdiqani 4 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay ha kuu siyaadiyo Walaalo Aadan, *Fikir kaas aad qabto Dad badanbaa kula qaba Laakiin yaa Fulinaya*

  • @nbbiindhe3025
    @nbbiindhe3025 4 ปีที่แล้ว +10

    zxp aad baan kuutaageeraa insha allah waad guuleesan

  • @mahadmohamed8643
    @mahadmohamed8643 4 ปีที่แล้ว +6

    Aadan khadar cali
    Alle hakaa jasaa i siiyo wll

  • @barkhad1176
    @barkhad1176 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah wll Ilaahay caqliga,cimriga,caafimaadka iyo cuudkaba hakuu barakeeyo👏👏

  • @user-wb8ti5ys1m
    @user-wb8ti5ys1m 4 ปีที่แล้ว

    Adan ur so positive JazakaAllah brother

  • @saidmohamed4529
    @saidmohamed4529 4 ปีที่แล้ว +12

    Aadan sahan keep going real man

  • @aflaxnews5264
    @aflaxnews5264 4 ปีที่แล้ว +18

    Waar aadan allah ha kula jiro llah h ku badbaadiyo

  • @abassmohmett5546
    @abassmohmett5546 4 ปีที่แล้ว +18

    Wᴀᴀɴ ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀ ɪɴᴀᴀɴ ᴋᴜʟᴀɴᴏ ❤️

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah Mujaahidka baraha bulshada Almuhaahid Aadan Sahan

  • @ibrahimhussein1767
    @ibrahimhussein1767 4 ปีที่แล้ว +23

    Asc wll waxa aad walaalaha muslimiinta ah ee soomaliyeed aad la waageyso illahey ajar io xasanaat hakaa siiyo adna haka dhaalin sida aad wax ugudbineyso

  • @harrykane2398
    @harrykane2398 4 ปีที่แล้ว +9

    Ustaad horey isoco🌻

  • @abdihaliimmuhumed1899
    @abdihaliimmuhumed1899 4 ปีที่แล้ว +6

    Hadal kle ma jiree Horey Uzoco Haldoor👏❤

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 4 ปีที่แล้ว +37

    "Dadku labo wax bay kabaqan, Ama Ìlahay bay ka baqan Ama sharci" 😀😀 16:00
    Erey bixintaz wan kahaya Wll Guuleyso

  • @AyatiinAcademy
    @AyatiinAcademy 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah wll aadan sxp waa ku salaamay, runtii waa barnaamij aad u qiimo badan👏👏🌹

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 4 ปีที่แล้ว +3

    Wiil dayar oo aad u qiimo badan aqoon yahan aadan Khadar Cali mahadsanid wllo waa waraysi muhima runtii.

  • @salilcade3856
    @salilcade3856 4 ปีที่แล้ว +2

    Nice to see youuu sahanka xogaha aaad ayaad u mahadsantahay walalkey aad ayaaad u wanagsan tahay ....wax badan ayaa lagaa faaiidaaa

  • @kaysekc1152
    @kaysekc1152 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw Adan sahan
    Mashaa allah
    Run ahaantii wadanka ayaa kuu baahan

  • @moawil3013
    @moawil3013 4 ปีที่แล้ว +8

    AqoonYahan somaLiyeed baad tahay ilaahay haku garaddka barakeeyo

  • @Abdirazack12
    @Abdirazack12 4 ปีที่แล้ว +7

    Mocha Allah Mocha AllaH Mocha AllaH wll Thanks a lot for your tips and examples

  • @abdiazizosman7198
    @abdiazizosman7198 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah wiil dhalinyaro ah waxbartey qalbi wanaagsan leh sidoo kale fikirkiisu yahey mid saliim ah. Waxan kuu rajeynaya guul iyo horumar. In Sha Allah. ✊🏾🙏🏾🖐🏾

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah Walaal Aadan Ilaahay haku barakeeyo, Waxaa tahay wiil dhallinyaro ah oo aan Waxba badan ka Faa' iidney waxaan ku rajeynayaa Horumar adduun iyo Mid aakhiraba ....❤

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha kuu barakeeyo Caqliga
    Waxad tahay nin dhalin yara oo aad u dedaalaya.
    Hore u soco zhp
    Guul iyo Gopinimo kuu Rajeynayaa wll 💯

  • @iqlaascali4665
    @iqlaascali4665 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah ilaaheey somalida sida wiilkan kawadaa yeel Walhi xiligaan hormar Ayaan gaari laheen hore usoco hune 💯💯💯❤️

  • @nabilmoha3383
    @nabilmoha3383 4 ปีที่แล้ว +1

    Sharafi korkaaga ha ahaato aadanow bowe
    Wax nool oo somalinimo ku wayn tahay baa tahay horay usoco bowe

  • @hamsegabas4797
    @hamsegabas4797 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Adan Sahan 'Allaya Barik' Wllo Adiga Iyo Intii Islam Ahba, Wareysigana Qofba Si Ayuu U Arka Lkn Aniga Ahantey Waa Talo Iyo Tusaleyn 'ALLE' SWT Waxan Ka Baryayaa Dowlad 'Islamka' Oo Dhan Mideysa Insha Allah.

  • @bluelinesports8268
    @bluelinesports8268 4 ปีที่แล้ว +8

    mazha allah aden sahan

  • @cabdiraxmaanzahal5739
    @cabdiraxmaanzahal5739 4 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah alle cilmiga iyo caqliga ba haku barakeeyo wllo

    • @user-si8lp5oj2l
      @user-si8lp5oj2l 4 ปีที่แล้ว

      Waxaad noo cadaysay inaad muxaaradku tahye muuse biixi

    • @axmedcali4725
      @axmedcali4725 4 ปีที่แล้ว

      masha alh aqoon yahan ilahay haku xifdiyo

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xaqiiqada ayaad ka hadashay sxb aadan qof waliba wuxuu diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisa u qabtay taariikhda ayaa xuseysa

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, adeer macaan aad baan ugu faraxsanahay in adiga oo Aadan ah kugu arko muuqaal ahaan balse aan fiirsado Sahanka Xogaha oo aan horay u ogayn qofka soo tabinaya in aad tahay adiga.

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 4 ปีที่แล้ว +4

    Aadan khadar cali, ustaadkeena sharafta leh

  • @fartunmadey6384
    @fartunmadey6384 4 ปีที่แล้ว +30

    Mashallah

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi waa markii ugu horeysay OO aan wajigaaga aan arko horay u soco wll wax badan ayaan kaa faaiday runtii waxaa tahay nin caqli badan ayaa tahay

  • @mukhtarabdi2562
    @mukhtarabdi2562 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa wareysi aad uwanagsan oo meelo Badan Kahad layaH
    Iyo jawaabo Aad qun dheer

  • @samadoon3298
    @samadoon3298 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah waa barnaamij sxb qiimo iyo qaayo badan mugiisa iyo miisaankiisuna wayn yahay Alle haku xifdiyo aamiin aamiin hamiga iyo hankaaga wayn ee soomaalinimada ah ee kugu jirana Alle hakuu siyaadiyo aamiin aamiin inta aan haysana Alle ha ku arsaaqo aamiin aamiin insha Allah horay usoco sxb

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah walaal horay u soco

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh aadan sahan iyo c/shakur mahad Sanidin

  • @naimamusa3958
    @naimamusa3958 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah, Allaha Ku xifdiyo 🤓☺️