Cid diyaar u ahi ma jirtee yaan lays daalin | Barnaamij aan qayb ka ahaa!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Waxa aan kaga jawaabayay saddex su'aalood:
    Xorriyatul qawlka sidee lagaga hortagi karayaa?
    Maxaa shareecada islaamka la isugu xukumi waayay?
    Dadka nebiga dhexdeena ku caayaya maxaa wax looga qaban waayay?

ความคิดเห็น • 754

  • @shugrihashi3208
    @shugrihashi3208 3 ปีที่แล้ว +219

    Marna waad na dhiirisaa marna waxbaad na bartaa marwax baad na fahansiisaa marna waad naga qoslisaa jazakallahu khayr Macalim.❤

  • @kaftiikamohamed669
    @kaftiikamohamed669 3 ปีที่แล้ว +75

    Mashallh walhii wllo aqoonayahn bad tahay wangsan
    Raganimadii reer burcana wey ka muuqata walhii😂
    Nolow wllo ilahyna haku barakeyo horena usoco wllo🥰

  • @abdirisakali8554
    @abdirisakali8554 3 ปีที่แล้ว +63

    Waa arinka u bahaan in barnamijyo bdn oo baraarujin ah loo qabto bulshada lana fahmsiyo in diintodu tahy tan ugu wangsn ee laysku xukumi karo Illaahey ha na famsiiyo diinta aamiin aamiin

  • @hamzehasan8170
    @hamzehasan8170 3 ปีที่แล้ว +31

    Macalin Aadan aad ayan udhageysta barnaamijyadada waanan jeclahy runtii Allena ha kaa abaalmariyo janadiisana ha kugu casuumo❤

  • @zitzit9468
    @zitzit9468 3 ปีที่แล้ว +25

    غفر الله لك وعفا الله عنك وحفظك الله ورعاك وايدك بسيفه الحارقة قلبك وقلبي وكل قلب انساني اوجني اومخلوقي 💌.......
    اللهم ارزقنا ان نكون مؤمنين

  • @theeagle-1750
    @theeagle-1750 3 ปีที่แล้ว +57

    Sxp ninka insha allah wadanka wax kabadali doona noqo , intilligence man

  • @wasuggehussein1237
    @wasuggehussein1237 3 ปีที่แล้ว +117

    Geesi soomaaliyeed, dhalinta soomaaliyeed saas baa laga doona inay ahaadaan

    • @barkhaddaacad2915
      @barkhaddaacad2915 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/dz6XqMYGMys/w-d-xo.html
      waa channel quraanka iyo khudbadaha Aan ka soo gudbiyo
      hadaba waxan ka codsanayaa subscribe like comment ka soo muuqo channel keena

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 3 ปีที่แล้ว +44

    Masha allah wll aadam alle wxu QUR'AANKISA ku leeyahy ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون

    • @laylaali8812
      @laylaali8812 3 ปีที่แล้ว +1

      Kolley wa faragalin dibadda ah ee ma aha hindise shaqqsi muslim ah katimi alle wxu yiri rasuulkisa (scw) ولن ترضى عنك اليهود ولا النصارى حتى تتبع ملتهم

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 ปีที่แล้ว

      Wllo Su'aalo doonaya inaa ku weydiiyo

    • @laylaali8812
      @laylaali8812 ปีที่แล้ว

      @@maxamedxasan2855 ok waad I weydiin kadhaaa

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 ปีที่แล้ว

      Madaxdeenu magaala mise waa Muslimiin alla wuxu yidhi Ruuxaan Xukumin wuxuu soo Dejiyey Eebe kuwaasu waa Gaalo

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 ปีที่แล้ว

      Wali manoo shahay horta wllo

  • @khadiirmuller759
    @khadiirmuller759 3 ปีที่แล้ว +10

    Macha allah
    Jasaka allhu kheyr adan sahan ❤️

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah jazaaka allah khayr wllo

  • @Caalamiacademy
    @Caalamiacademy 3 ปีที่แล้ว +239

    Adam sahan waa aqoonyahanka da'da yar ee usoo baxay guud ahaan umadda somaliyeed

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll subscribe igucwi

    • @jamabashiir7864
      @jamabashiir7864 3 ปีที่แล้ว +8

      umada SOMALILAND

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +1

      Xqiiq

    • @ibh7465
      @ibh7465 3 ปีที่แล้ว

      @@jamabashiir7864
      Akhiiyow maad kadeysid

    • @abdiali1502
      @abdiali1502 3 ปีที่แล้ว

      @@jamabashiir7864😲😲😲😲😲

  • @mohmetupdilahi5856
    @mohmetupdilahi5856 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha Alaah Ale Ha ku barakeeyo Wll Adan WllHi Diintena wan Iska indho Tiraynaa Hadan waxn Sheeganaynaa Islanimo Ax😭

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +9

    Ka faaid oo baro diintaada.
    Tafsiirka quraanka kariimka iyo xusnul muslim :
    1. Tafsiirka quaanka App
    play.google.com/store/apps/details?id=com.andromo.dev349673.app607991
    2. Tafsiirka quraanka oo website
    www.duruus.com/index.php/quraan/tafsiir/item/88-sh-cumar-faaruuq
    3. Tafsiirka quraanka website
    www.duruusonline.com/tafsiirka-quraanka-sheekh-cumar-faaruuq/
    3. Xusnul muslim sharaxan
    App-kan waxaa ku jira dhamaan Ducooyinka iyo Adkaarta Kitaabka Xisnul Muslim ka, Halkan kala soo deg App-ka play.google.com/store/apps/details?id=com.jimale.xisnulmuslim

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +17

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +6

    Aadamow wllo allaah haku barakeeyo caqligaaga iyo cilmigaaga waa mid balaaran mashalh isha dadka alla hakaa hayo, tan jinka iyo taydaba ❤️

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow noo dhawr inankaan da’da yar ee caaqilka ah hadana fahamsan diinta Islaamka, si fiicanna noogu soo gudbin kara.
    Masha Allah.

  • @rabicamukhtar1375
    @rabicamukhtar1375 3 ปีที่แล้ว +14

    Allah ha ku xafido hn

  • @user-qc8oz9bq8s
    @user-qc8oz9bq8s 3 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan ku faraxsaney inaad live ah nooguso gudbisay mansha allah wllo horey u soco

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 3 ปีที่แล้ว +1

    Young and wise
    Thank u very much...

  • @munasaid7064
    @munasaid7064 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alla wll cilmiga alla haku siyadsho anagana ilahy ba kabryena
    " وقل ربي زدني علما"

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @WAAHEENTV
    @WAAHEENTV 3 ปีที่แล้ว +1

    Aqoon iyo karti ayaad saaxiib u tahay wll alle hakaa dhigo mid gala taariikhda islaamka

  • @abaskhaliif6076
    @abaskhaliif6076 3 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allah zhp

  • @bile-25
    @bile-25 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr walalkeen

  • @amincabdixirsi4382
    @amincabdixirsi4382 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh alle haku sharfo walal qof qiimo leh ayaad tah wax badan ayaan ka faa,iday xaqiiqatan 💛💛

  • @amiinabdirahman8278
    @amiinabdirahman8278 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك لله خيرا ❤

  • @singlekingboy8240
    @singlekingboy8240 3 ปีที่แล้ว

    jazakallah adan sahan

  • @raxmaahmed5812
    @raxmaahmed5812 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wallkay online wax ma ku dhigta

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah shukran wll

  • @abdulahiali-raad1802
    @abdulahiali-raad1802 3 ปีที่แล้ว +1

    Adan sahan waad mahadsantahay
    Habka aad xaqiiqda uu soo sartay
    Rabii haa ku xifdiyo

  • @moussiermikel8427
    @moussiermikel8427 3 ปีที่แล้ว +4

    حفظك الله

  • @axmanomane5132
    @axmanomane5132 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadaan wll inbadn ban ka faiday wallal mahadsanid ilhay cimrigaga ha dhereyo

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq5331 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا

  • @zakariyeqoslaye4813
    @zakariyeqoslaye4813 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey u soco alaah haku barakeyo

  • @abdallaburco5932
    @abdallaburco5932 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco sxb Aden Sahan.

  • @abdiqanimaxamedabokor3381
    @abdiqanimaxamedabokor3381 3 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu khyr zhp

  • @arbeh9731
    @arbeh9731 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah tabaaraka raxmaan allaah yaa baarik fiik wll
    rabi swt ha ku illalsho

  • @aftaxkaramahofficial8774
    @aftaxkaramahofficial8774 3 ปีที่แล้ว +54

    Legend Always Legend❤️ 👏

  • @صحوةجديدة
    @صحوةجديدة 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah war nio barasho wngsn sanadkan cusaybka lagu sheegay waaba mid khyr leh hadiiba aan adiga ku bartay,

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 3 ปีที่แล้ว +17

    Kkkk aad baan kuu salaamayaa Aadan from Columbus, Ohio.

  • @ibtisaamcabdiraxman7966
    @ibtisaamcabdiraxman7966 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a wll xaqiqda ayad kahadashay جزاك الله الجنة الفردوس

  • @ruuneyriyaq6008
    @ruuneyriyaq6008 3 ปีที่แล้ว

    Mash allha ilhaye haa Ku barakeyo

  • @abaskhaliif6076
    @abaskhaliif6076 3 ปีที่แล้ว

    Mzha allaH aadan sahan guulayso ustaad

  • @ahmedcali7146
    @ahmedcali7146 2 ปีที่แล้ว +1

    معني محمد رسول رسول الله صلى الله عليه وسلم @ طاعته فيما امر وتصديقه فيما أخبر واحتباب ما نها عنه وزجر وان لا يعبد الله الا بما شرع

  • @sofiaabdi9184
    @sofiaabdi9184 3 ปีที่แล้ว +16

    😂 😂 Masha Allah ❣️ Tabaraka Allah 😍 Allahuma Barik ❤️

  • @MohamedAli-hq9ub
    @MohamedAli-hq9ub 3 ปีที่แล้ว

    Mar aad wax nabarto mar aad na dhiiri galiso mar walbo Waanu kugu Faiidna Macalin Adan Jazakallah ILahay Raali Haka Ahaado❤🥰♥️

  • @sommedia870
    @sommedia870 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta aad sheegtay & wax ka badan culimo badan oo arka aqoonna uleh , kumanaan ruux neh ku xiran tahay ayaa ku dhiiran la' in ay ka hadlaan!! qaar ayaaba dowladdahaas biil toos ah ka qaata !!, Jazaaka Allah kheyr walaal

  • @mohshakar3142
    @mohshakar3142 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaaah sahanka xogaha caqliga ale kuu barakee

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 ปีที่แล้ว +5

    صلي الله عليه وسلم

  • @hodoarab6748
    @hodoarab6748 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle cilmiga iyo cibrigaba hakuu barakeeyo wn jecelahay wilkn

  • @saacidsoomaali9382
    @saacidsoomaali9382 3 ปีที่แล้ว +2

    M.A wll Allah haku barakeyo

  • @Garaad-e9p
    @Garaad-e9p 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh alle haku barakeeto adero

  • @abdisalan7665
    @abdisalan7665 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah ustaad aadam alle hakaa abaal mariyo

  • @atahinaali6903
    @atahinaali6903 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay hakuu xafido caqligaaga iyo fikirkaaga wanagsan.

  • @drsuhuurxikmo3940
    @drsuhuurxikmo3940 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad adanow wlhi run bad ka hadashay

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaaah tabaaraka Allaaah, shiiq aadam yare, si wanaagsan baad u hadashay una cadeeysay wax waliba, afkaaga caano dhaay ah lagu qabay

  • @huthamohamed1010
    @huthamohamed1010 3 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الله
    Alle cilmiga iyo caafimadkaba haku barakeyo wll

  • @cabdishakuurkhaliifxasan6197
    @cabdishakuurkhaliifxasan6197 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah wll Allaha hakula garab galo dadaalkaaga aad dadka xaqa ugu sheegaysid. Waxaa hubaal ah in umadeena Muslim ka ah ee somaaliyeed ay u baahan yihiin malaayiin adoo kale ah oo ka xoroobay fikradaha liita ee gaaladu dhagaha noogu shubeen kadibna anagii naga Kala dhigaya qoomiyado Kala duwan iyo gobolo si ay danteey rabaanba nooga fushadaan

  • @muparakqopcadeh5160
    @muparakqopcadeh5160 3 ปีที่แล้ว +1

    AdaM Khadar cali WaLal aan xikmado badan ka faa iday alle haku sHarfo if iyo akhiroba

  • @sukiiahmed5079
    @sukiiahmed5079 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh adan sahan allh kubarakeeyo wll legend😍💗

  • @abdirahmanhasan6660
    @abdirahmanhasan6660 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @m.timacdde24
    @m.timacdde24 3 ปีที่แล้ว +2

    Zxp cilmigaga All hakuu barakeye

  • @ygcade6527
    @ygcade6527 3 ปีที่แล้ว

    mashallah allah ku xifdiyo wll qali

  • @yacquubclaahi6746
    @yacquubclaahi6746 3 ปีที่แล้ว +16

    macalin adan khadar cali adan-sahan

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah tabarakallah runta ka dhawaajisey walal guuleyso

  • @abdallesh.ibrahim7558
    @abdallesh.ibrahim7558 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah
    Adan sahan

  • @NasraXuseen-c1b
    @NasraXuseen-c1b 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah alaha kuudhafo caqligaaga salimka ah wll

  • @abdifatahnur6155
    @abdifatahnur6155 3 ปีที่แล้ว

    MaShaaAllah abow Ale hakubarakeyo oo kii dintiisa iyo dadkisa anfaco hakaayelo

  • @sayidcilmi8390
    @sayidcilmi8390 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going

  • @mowliidmohamed1670
    @mowliidmohamed1670 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll

  • @idilsaleeban9159
    @idilsaleeban9159 3 ปีที่แล้ว

    Mnzhalh HoRe socod wllo💋♥️😘😍😍🌹

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq5331 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haku barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba

  • @lulaothman
    @lulaothman 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh mar kaliya cajis lagu dareemi myo hadalka runta ayaaba saasa illhy haku barakeyo wl nocagaso klena hano badiyo👏👏

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha Alaah cilmiga Alaha kuubarakeeyo wll

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @raxmaxamud953
    @raxmaxamud953 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allh
    Aadan khadar cali shaqsi aqoonyahana oo ilaahey Ku manaystay akhlaaq murti diin Iyo maadiba Ilahey ha ku xfdo hpo mcn
    Ka siman

  • @bilanhusein6325
    @bilanhusein6325 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah da yarta oo dhami hadey sida ufikiri lahayen wey wacnan laheyd Allaha ku xafido wll.adan

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 3 ปีที่แล้ว

    Brother alle hakku xiftiyo 🙏🏻

  • @cabdallacumar7062
    @cabdallacumar7062 3 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الله.
    الله يحفظك اخي الكريم.

  • @raaniyamohamoudali3201
    @raaniyamohamoudali3201 3 ปีที่แล้ว +1

    Maacha allaaH iLaahay hakuu barakeeyo maskaxdaada iyo kartidaada 🙏

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah aadan.

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alah horay usoco wll wax badan kafaaiday muuqalkaan mahadsanid

  • @farheyaabdujawad652
    @farheyaabdujawad652 3 ปีที่แล้ว +1

    Xafidakallah ya akhii

  • @shaahidabdull4071
    @shaahidabdull4071 3 ปีที่แล้ว +6

    ALLAH SW cilmiga hakuu siyaadiyo wll inkastoon magacaada aqoon masha ALLAH

  • @1-ilaa-8
    @1-ilaa-8 3 ปีที่แล้ว +3

    الله يحفطك يا أخي

  • @satham_producions
    @satham_producions 3 ปีที่แล้ว +1

    allh haka jasai siiyo wllo

  • @abashosh6848
    @abashosh6848 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal Allah ka jaza siiyo xasusin weyn ayad ixasuusisay

  • @tncteam7142
    @tncteam7142 3 ปีที่แล้ว

    MashaAlllh

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 3 ปีที่แล้ว +21

    Mnsh allah

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah ✅

  • @horruzocodmedia1445
    @horruzocodmedia1445 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah Allah haku barakeeYo

  • @muunailyaas7269
    @muunailyaas7269 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakallah xubin muhiima weeye wllku

  • @mohamedmuuminofficial1656
    @mohamedmuuminofficial1656 3 ปีที่แล้ว +4

    MASHALLAAH KEEPGOIN
    WLL AAN JECELAHAY CISI IYO SHARAF ALLE HAKU DHAWRO

  • @wllkaiztag1725
    @wllkaiztag1725 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku wanajiyo lpx..geesi geesi..

  • @rasaamyarekhadar
    @rasaamyarekhadar 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @abdirahmankoosaar8651
    @abdirahmankoosaar8651 3 ปีที่แล้ว

    Xaq baad ku hadashay wll
    Aadan khadar cali Alle haku xafido

  • @habooncali1539
    @habooncali1539 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh wllky

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ustaad aadya ad u mahdsan thy waana ka jawaabtay su.aalahaa

  • @mohammednur6169
    @mohammednur6169 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Geesiyada mustaqbalka u soo kacaya Allah kaa dhigo

  • @hamsemahmoud5727
    @hamsemahmoud5727 3 ปีที่แล้ว +13

    bilaahi caleeg xaqiiqdaad taabatay aadanow isha allah waxaynu dhisi doono dowlad caadila ka dhalin yaro ahaan waynu isu baahanay

    • @محمودصومالي
      @محمودصومالي 3 ปีที่แล้ว

      Adiga aqli ahan ma dooneeysaa Inay Somali hal noqoto yacni somaliland iyo Somalia midoobaan oo sharciga la isku xukuumana noqda sharciga xaqa ah ee kitaabka quraanka kariimka ah?