Dagaalka Eray Bixinta. [] Aqoon-yahan Aadan-Sahan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ค. 2020
  • Dagaalka Eray Bixinta

ความคิดเห็น • 87

  • @abdirahmaanantos1378
    @abdirahmaanantos1378 4 ปีที่แล้ว +89

    Aadan sahan lipaaax weyn INTa reer sahanka xogaha ah like ta heyla dhaafina 🙄❤️❤️👉❤️

  • @nacaybtire7056
    @nacaybtire7056 4 ปีที่แล้ว +7

    1995 Hadraawi oo ka hadlaaya eray bixinta gaalada wuxuu yidhi
    afduubkiyo qoolka taxan
    Run baa lagu daahayaa
    Dijaal korayaa qaarsoon

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 4 ปีที่แล้ว +14

    Mansha allah dhalinyaro💚💭❤

  • @sharmarkeirn6118
    @sharmarkeirn6118 4 ปีที่แล้ว +22

    FROM ADAN SAHANKA XOGAHA🖑🖐

  • @faaraxkoohi6428
    @faaraxkoohi6428 4 ปีที่แล้ว +21

    Msha allah ninkan #aadan_sahan waaxaan moodayay nin wayn balse waaba nin aad u da'yar keep going sxb

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 4 ปีที่แล้ว +23

    Aqoonyahan
    Aadan khadar ali tnx pro
    Wxan kugu xidhanahay ilaa 2018 bilowgiizi
    Wxan jogaa borama wllhi waxad ibartay waxyaabo fara badan
    Zida mazoniyad
    Dagaalka erey bixinta
    9.11
    Iyo waxyaabo fara badan
    Oon zoo koobi karayn

  • @salmaancabdi4102
    @salmaancabdi4102 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi, asxby gob baa tihiin xorriyad haysta haddiiba waxaan oo dhan xaqiiqooyin ah aad ka sheekay kadhaan, oo fagaare looga hadli karo cizi iyo sharaf buu ilaahay idin ku manaystay, waliba waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa mujaahid aqoonyahay halyay aadan khadar cali aadan-sahan ilaahay ha ku xafido, anaga meeshayada gumaysi ba'an is caburin ballaaran kalmad yaraa ma sheegi kadhid xataa labo qof meel isuguma imaan karaan, ninkii wax yar oo run ah sheega wuu udhintaa ama xabsi buu ugalaa, dilal joogto ah baa kadhaca oo bareer ah warbaahintana xor maha oo waxaa ma soo bandhigto, kamana hadli karto xataa gobollada kele ee soomaalida ayaan laga ogaan karin waxa ka dhaca meeshaan, maanta aadan-sahan hadduu joogi lahaa oo arrimahaan ka hadli lahaa iska daa isaga iyo sida la yeelayo,e xataa dadka ayaa kala cari lahaa yaan la idin ku arkin muushuu joogo cabsi darteed, maanta wadaad haduu masaajid ka istaago oo wax jira oo xaqiiqo ah ka hadlo isagoon ku sii fogaan si yar oo basiid ah, masaajidka dadka jooga iridkay ka boodayaan wax yar haduu makarafoonka sii haysto cidiba ma joogto masaajidkaa hal mar Isla guuxa bal muu iska aamuso ma dhimashuu rabaa masaajidku waaba cidlo goobaha kalena waa lamid, isagana makarafoonka markuu dhigo horay baa laga xiraa hadana magaalada dadkeeda oo dhammi waa wada sirdoon kan safka hore ee masaajidka ku jira kan ganacsanaya kan maqaaxida fadhiya habarta caanaha gadaysa ardayda kan guriga aad ka kiraynaysid 5-tii qof meel isugu timaada 3 ka mid ah waa sirdoon afkaa dadkii la qabtay markaasay dabada ka xaareen cajiib! nio ilaahay nimcdaan aad haysataan ha idiin ziyaadiyo.

    • @Daawonuurka
      @Daawonuurka 3 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin Walaal lkn waa halkee halkaasi

  • @nacaybtire7056
    @nacaybtire7056 4 ปีที่แล้ว +3

    Reer miyi waa asalka soomaalida hadana cay bay ka dhigeen , soomaaliduna waa dad isku caynaayaa asalkooda oo ah reer miyi

  • @asmahassan2247
    @asmahassan2247 4 ปีที่แล้ว +11

    Aadan sahan😍

  • @abdisalamsalam2648
    @abdisalamsalam2648 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nice speech bro masha Allah ❤

  • @filashotube7623
    @filashotube7623 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah Allah ha inoo dhowro qofwalpa oo lamid ah sahanka xogaha hadduu rapo yaanan la garanin mar un waa labarti sahanka xogaha sxbka Bulshada Maan mal miyaa kan soo dhigeyna adigana Guuleyso somaliweyn oo mid ah ka horTagta Cidwalpa oo DiinTeeda ka hor imaaneysa Reer Galpeedkapa ha u badnaadaane

  • @nuursalmani
    @nuursalmani 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahey ha ku xafido Aadan-sahan (sahanka xogaha)

  • @axmedzakirmohamoud6703
    @axmedzakirmohamoud6703 4 ปีที่แล้ว +7

    MàchallaH wllky
    Habeenka wan joogay

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +4

    Austaad Adaan sahan Faylasoof Qimo leeh horeey usooc wll ❤️🌎Hawsha aad dhalinta somaliyed uhayso Miid fudud maha Jasakalahu KHEIR

  • @A...A09888
    @A...A09888 4 ปีที่แล้ว +3

    Adan sahan ❤🌹

  • @wiilgedo277
    @wiilgedo277 3 ปีที่แล้ว +1

    Aabaha murtida Adam Sahan walahi waan ku tagera walal allaha ku dhowro walal🙏🙏🙏🙏

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah الله يبارك فيكم

  • @ziihaaryusuf3026
    @ziihaaryusuf3026 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah 🤗

  • @maaxfxacademy4060
    @maaxfxacademy4060 4 ปีที่แล้ว +5

    Aadan Khadar Cali. (Aadan Sahan).

  • @nuuraxmed8349
    @nuuraxmed8349 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wll qli igu ah

  • @cabdirxamaanmaxamed6245
    @cabdirxamaanmaxamed6245 4 ปีที่แล้ว

    Aqoon yahay AADAN allaah yaxfadka

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 4 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan mahadsanid ilahey haku barakeyo

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshaa allaah tabarakallaah wllky aadan khadar cali allaah haku xafido aduunka aakhirana janatulfardaws hanagu kulmiyo mahadsanid walaal ⚘⚘❤

  • @xamseabdilahi6114
    @xamseabdilahi6114 3 ปีที่แล้ว

    Adan sahan allah haku barakeyo zxp qli nin qaaliya ayaad tahy ale hadaf kaga hakui dhabeyo
    💜💟💕❣💟

  • @ayuubayaanle3982
    @ayuubayaanle3982 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah adan sahan illaahay aqoonta hakuu siyaadsho waa dhalinta
    Aan ubaahny inaa wax badan kafaa ,iidno.

  • @aqoonchannel1438
    @aqoonchannel1438 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad ka baxsatay aadan sahan
    Masha allah

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله

  • @nawaalkeke2032
    @nawaalkeke2032 2 ปีที่แล้ว

    Jasaa ka Laahu khayr wllo

  • @jaylanisaid7294
    @jaylanisaid7294 4 ปีที่แล้ว

    Mncha allH wll Aden

  • @yahyedayib272
    @yahyedayib272 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaalkay horay u soco

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว

    💯💯💯masha Allah 👌

  • @harunnoosoogudbiqisadaciya1422
    @harunnoosoogudbiqisadaciya1422 4 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaan kaga mahad celinayaa Adiguba waxa aad tahay qofka aan kaga daydo dhanka soo jeedin iyo tawaaduca

  • @maxamedbashiir1328
    @maxamedbashiir1328 4 ปีที่แล้ว +1

    Maan maal wllhy best academic

  • @rtdchannel8210
    @rtdchannel8210 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah.walalkay aden sahan

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh sxb☑️☑️☑️☑️☑️☑️😋

  • @mohamedmohamoudqozlaaye4707
    @mohamedmohamoudqozlaaye4707 4 ปีที่แล้ว

    AqoonYaHan Buuxa
    Alle CILMIGA haku barakeyo

  • @yahyamohamedsheikhnoormoha774
    @yahyamohamedsheikhnoormoha774 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxb dagaalkii 1977 kasoo hadal plz

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 3 ปีที่แล้ว +1

    21:34 waan leennahay ereygaas waxaa loo yaqaan “Xerow” qofka diintu ka muuqato ayaa loogu yeeraa.

  • @maxamedxasan8496
    @maxamedxasan8496 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah niyow ninkaasi somaalida kaalinbuu ugu jiraa

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahay haku sharfo sxp

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 4 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan macalaa xikmad iyo qosol

  • @cbdirixmancabdulahi2744
    @cbdirixmancabdulahi2744 2 ปีที่แล้ว

    الله اکبر الله اکبر

  • @daljiryare318
    @daljiryare318 3 ปีที่แล้ว

    Adan sahan mhdsanid wll

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 4 ปีที่แล้ว

    Hore usocoda aadam iyo reer maanmaal

  • @abdullahiabdikadir7182
    @abdullahiabdikadir7182 3 ปีที่แล้ว

    Aadan Sahan Keap Going bloody

  • @engfuaaddeck2888
    @engfuaaddeck2888 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh wllo adan ilhayh ha kusharfo waxad kamid tahy Aqoonyahan WANGZAN ba thy

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 4 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho imaw mudane

  • @sakariyeahmed1129
    @sakariyeahmed1129 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @user-ej7rd7cb6x
    @user-ej7rd7cb6x 4 ปีที่แล้ว +1

    War bal video-ga oo dhamaystiran soo daaya
    Meeshii ugu macaaneed ku jarteene

  • @caaishaiimaan8629
    @caaishaiimaan8629 4 ปีที่แล้ว

    From SAHANKA XOGAHA .....

  • @saacid2003
    @saacid2003 4 ปีที่แล้ว +1

    Adaan sahanka xoogaha ila malinkii u sameyeey chanelka ila manta waan ku xidhnahay alle hku sharfo
    2018_2020

  • @yasinabdiibrahim4769
    @yasinabdiibrahim4769 4 ปีที่แล้ว

    Aadan Sahan wlhi waa nin ku daysho mudaan

  • @thelegend-fz3cl
    @thelegend-fz3cl 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cbdirixmancabdulahi2744
    @cbdirixmancabdulahi2744 2 ปีที่แล้ว

    qof dhehe anilee waye yrn iskoolka isladhigno kuxasuustahda gaal muslim waa iskumid

  • @mohamedjama6062
    @mohamedjama6062 4 ปีที่แล้ว

    Aadam waxaan xasuusta maraanu maxad Jamaal Cabdi naasir wada dhigan jiray, wll illahay haku barakeeyo wan dhegeysta barnaamijyadaada.

  • @jocersomaliyoutube5564
    @jocersomaliyoutube5564 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzh allH

  • @taariikhlemedia216
    @taariikhlemedia216 4 ปีที่แล้ว

    adaN kadaR ali waa nin aan kaga daydoH xaga wax baadhista iyo waliba Darsaynta alle Haku sharfo sxp

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan baan ka bartay " sahanka xoga" mahadsanid wll aadam sahan " barnaamij dhallinteena baraaruji doono "

  • @mustafederieidrisali7324
    @mustafederieidrisali7324 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll qli aadan_sahan qof kudayasho mudan

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaamuus soomali ah hala sameeyo

  • @mdaudofficial9332
    @mdaudofficial9332 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimanyahoow buugagtaan ayaan rabay sidee ku heli karaa 🤔 waxaana jogaaa muqdisho

  • @mohamedjama6062
    @mohamedjama6062 4 ปีที่แล้ว +2

    Sinno: waa moqor-xad wll aadam

    • @macalinbashir7164
      @macalinbashir7164 3 ปีที่แล้ว

      Ereygaas Moqor-xad wax faahfaahin ah ma raacin kartaa adoo raali ah

  • @hodoahmed75
    @hodoahmed75 4 ปีที่แล้ว +7

    Wali Been Ayaynu Isku Sheegayna Lkn Wa Inaga Naaf Ee Mid An Waxba SheegayN Oo Anigo Kala Ah Ayad Dhanta Wllo Ee Dagalka Inaga Aya Iskula Jirna Nafaheena Ayana Ugu DaraN, Inta U Qofku Magac Sheeganayo Aqoon Yahan Kuwana Isku Arkan Bila Aqoon Inta Dhalisha Oo Kaliya Aynu Shegayno Inta Inago Islaam Ah Baqanayno In Cid Kale Caqliga Inaga Qabsato Waa Tariikh Is Qoraysa Kuwa Gulaysanaya Way Gadheen Guushi

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waadhab

  • @filashomediaexpectmedia4529
    @filashomediaexpectmedia4529 4 ปีที่แล้ว +2

    Adan sahan wll qiimo leh

    • @rukiyaabdi9787
      @rukiyaabdi9787 4 ปีที่แล้ว

      Asc aadan iyo inta soo qabanqaabisay munaasabadaan waadmahadsantihiin ilaahay hanoo badiyo dhallinyaro badankoo kale ah

  • @berya-samo5227
    @berya-samo5227 4 ปีที่แล้ว +1

    Wartii shaydaan kaan ku hayaa kulahaa, kulahaa kkkkkkkk

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 ปีที่แล้ว +3

    Waar maxay noogu badhgooyeen vidioga. Waa!

  • @abdirahinkhadar8480
    @abdirahinkhadar8480 4 ปีที่แล้ว +1

    Aadan wlahi habeenkaa waad oga qoslisay aqoonta marka ladhaafo

  • @somaliboy12345
    @somaliboy12345 3 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan nin maskax badan ilaahay maskaxda hawsiyaadiyo

  • @uwaascaliuwaascali7150
    @uwaascaliuwaascali7150 9 หลายเดือนก่อน

    Book maqa iis wll❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +5

    ADAN SAHAN MAHADSANID TEACHER 🥰

    • @Daawonuurka
      @Daawonuurka 3 ปีที่แล้ว +1

      M.allh sakariye abdi Walaal qaalia

  • @ahmednuur6095
    @ahmednuur6095 4 ปีที่แล้ว +1

    Hkkkkk

  • @mohamedabubakar2174
    @mohamedabubakar2174 3 ปีที่แล้ว

    Maahsanid

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 4 ปีที่แล้ว

    Kuwa xabada riday ma kuwi ceel afwaynbaa?

  • @abdirahmanosman585
    @abdirahmanosman585 3 ปีที่แล้ว

    Ma

  • @zackjb6019
    @zackjb6019 4 ปีที่แล้ว

    Dee nio dadka qaarba carabida ku fiicneyne micnaha uku dar

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 ปีที่แล้ว +2

    Noosoo kordhi

  • @ogsonowshow7538
    @ogsonowshow7538 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabsi

  • @xareed1
    @xareed1 4 ปีที่แล้ว +3

    AADAN SAHAN 💟💟
    WAN JOOGAY MNSHA ALLLAH

  • @saynababdulahi21
    @saynababdulahi21 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah