Alshabaab Isago 12 Jir ah baa dagaal lagu qabtey.maantana mar kala la qabtey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 538

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 ปีที่แล้ว +50

    Wariyihii mar walba aan dhageysan jirey illahay haku naxaaristo abdiaziiz afrika wan kuu xiisay 🤲🏼🤲🏼😭

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk 2 ปีที่แล้ว +1

      War Hada meshan ku jira Adna ma ku jirta

  • @indheeycadaan6299
    @indheeycadaan6299 2 ปีที่แล้ว +46

    Ciidamada pudland waa iga codsi xamar noo suga amaankeeda

    • @aliabdalla414
      @aliabdalla414 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkķkk away ragiiiniiii unukaleh sotaa laheedeen

    • @xuska2015
      @xuska2015 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aliabdalla414 rufiyaan ayatahay shuba kudhashay xamar xabad ayaa lagaga saray 1990

    • @ahmedmohmaud3848
      @ahmedmohmaud3848 2 ปีที่แล้ว +1

      Xamar ma afar xaafadod baad u maleysey

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 ปีที่แล้ว

      @@xuska2015 alshabaabka iska celiya geesinimo aad sheegayneyso maati lalaaye ma ahn iyo sixir la adeegsade laangab alshabaab ah adiga ubaahan in madaxa lagaa jaro

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmohmaud3848 oo hadaas

  • @zachbash7356
    @zachbash7356 2 ปีที่แล้ว +107

    Asagoo 11 sano jir ayaa lagu qabtay Puntland oo la sii daayey. Asagoo 19 jir oo dad badan soo laayey ayaa mar labaad la qabtay. Allahu Ak-bar.

    • @life5674
      @life5674 2 ปีที่แล้ว +22

      13 jirka markuu ahaa in surka loo dheereeyay Ku habooneed maantay inta ka danbeysuu salfaday looma shalaayeen.

    • @cabdaleaxmed6509
      @cabdaleaxmed6509 2 ปีที่แล้ว +5

      @@life5674 us adeer 13 jir sur maxaa loo dhereen waaba ilma yar qaan gaarin
      Dhaqan celis lagu sameenlahaa kadib iskuulka ama malcaamad

    • @life5674
      @life5674 2 ปีที่แล้ว +3

      @@cabdaleaxmed6509 ilma nimadii lakusii daayay haday kula saxantahay waxay dhashay inuu nafo badan jaray aan mudneen.
      Cunugu markuu dhasho hadii la ogaan lahaa wuxuu Ku danbeynayo isagoon maalmo dhaln surka in loo dheereeyaa saxan macalaahiyee dhowr iyo 10 jir dhiig daadinayo.

    • @cabdaleaxmed6509
      @cabdaleaxmed6509 2 ปีที่แล้ว +2

      life maxaa la ogaada allaah baa og dadku maxay ogyihiin naf aan laguu dirasan maxaa surka loo dgeeren

    • @life5674
      @life5674 2 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdaleaxmed6509 War heedhe adigu waabad sumaysan tahaan Fili Alshabaab is qarinayaad tahaan Fili ama reer kaagaa ah kolaba taageero dadban baa kaa muuqatee xiniinya Iska baaroo is cadee calaacal waxba kuu soo Celin maayee

  • @munamohammed5126
    @munamohammed5126 2 ปีที่แล้ว +42

    Naclad allah kugu rido abahey mcn mnta sawabtada ayuu qabri ugu jira bundadi lagu dile in lagugu dilo allah ku kaso😪😪

    • @laakaale8399
      @laakaale8399 2 ปีที่แล้ว +8

      Wll allah u naxariisto hoygiisna hoy,yaasha janada mid ka mid allaha ka dhigo sida aad qoralka ku sheegty haday wax u jiraa waxaa dishay gacan ka xaqdaran idinka rabi ha idinkna samir iyo iimaan allaha idinka siiyo

    • @fawsiahassan357
      @fawsiahassan357 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilah haunaxariisto samirna ilah haidinkasiiyo.

    • @xajiyoow7175
      @xajiyoow7175 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo mcn abo allah unaxarista ninkana allah sohanuni

    • @omaryosphomarsml892
      @omaryosphomarsml892 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo alh unaxaristoh😭

    • @amiiraomar6480
      @amiiraomar6480 2 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba walaalkey baan kuwaayay dartood ilahay ha u naxaristo dhamaan

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 2 ปีที่แล้ว +102

    Sunta Argagaxisada ka ilmaysiisa ( AFMEER )
    Guulaysta Ciidamada Sirdoonka Puntland
    Ciidamada PSF Ciidamada PMPF ciidamada Daraawishta Ciidamada Police ka Puntland Ciidamada Birmadka Gobolka Mudug abaalkiina waxa ku Gudno Garan mayno Guul iyo Gobanimo

  • @sadiadahir426
    @sadiadahir426 2 ปีที่แล้ว +33

    Barnaamij yada afmeer si gooni ah ayaan u xiiseeyaa

  • @AmranShow
    @AmranShow 2 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi ciidanka garoowe controlka fadhiya waa ciidamo si rabaani ah u tababaran oo qofka dambiilaaha uusan si fudud uga gudbi karin waxayna yaqaanan dambiilaha wajigiisa xitaa kuwa caalamka waa ka hormarsan yihiin qaabka ay wax u baaraan oo qofka xogta uga soo saaraan shaqa adag bay hayaan allaha la garab galo ❤️

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +2

      Maashaa allaah

    • @nightsurf1999
      @nightsurf1999 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay ciidankeena haynoo xifdiyo ayaga iyo ehelkoodaba. Aamiin.

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 ปีที่แล้ว

      WA moryan o qablayesteyaal

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว

      @@fowziisak6800 ninkan miyaa ina adeer kaa ah maxaa ucaayi askarta

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 ปีที่แล้ว

      Maanshaa Allah

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahoow puntland reer puntland xifdi waa meesha kaliya oo alshayadinta la dagaasha. Wuxuu u yimid dadka reer puntland inuu laayo . Wuxu yiri reer muqdisho dadka kuma mashquulaan oo sidi raraba laga yeeli karaa dhiiga dadku macno maleh bu kawada isagoo intaas oo qof diley buu rabaa in ladaayo omg.

  • @qulumbeyare7238
    @qulumbeyare7238 2 ปีที่แล้ว +41

    Hada waxaa jirtaa 19 sano waxaana tahay qaan gaar 4 Qof ayaad dishay 1 Qaraxna waa caawisay marka Hadii Tiirka lagu geeyo waad uqalantaa sxb aakhiro iyo halkii loo badnaa ayaadna aadaysa

    • @ayuubliska4625
      @ayuubliska4625 2 ปีที่แล้ว +3

      Qof walba wuxuu qalmo wuu helaa

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 2 ปีที่แล้ว +1

      Isagoo yar baan hore u dawaday 9 ka hor maxaa soo celiyey.

    • @UmuNura
      @UmuNura 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma yaqaano wax kale loomana ogolaan inuu ogaado ma helin hogaan sax ah wan kaxumahay runtii xaalada uu kusugan yahay uusan warba uheyn

    • @garaspalayofficial7695
      @garaspalayofficial7695 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan beentiis waye

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +70

    asago 11 jir eh ayu ubareray inu dad dilo wxu nasib uyeshay asago dagal lgu qabtay inlasidaayo... lkn nasiib xumo dhiig dadinti ayu halkisa ksi watay manta asago 19 jir eh markale xaqa so qabty wxu rabay bosaaso inu ka howl glo ✋✋ guul putland ✋✋ from glmdg

    • @maanmohamed
      @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +1

      bahda afmeer wxa idinka sugeynay jeeri , salmaan io kuwa klo haray

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 2 ปีที่แล้ว +2

      Waar waa been intaas xabsiga gu jiirey 8 saano aqliga ha shaqayo camirada waa ladamiyay maarko dhahayo waa maarki labat qaaf ayaa camirada gadashisa uga baqayo🤔🤔

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว +2

      @@omarahmad5053 fikrada waa muhiiim

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 2 ปีที่แล้ว +1

      babe mahsanit walaal tourist argaxgaxisada waa kaso horjada lakin wiilkan wareysiga laga qadayo video clip markasto wala jaraya mashas waxa ka caat hadalka in loyarinayo oo dhahayo? uu fiirso

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว +1

      @@omarahmad5053 haaa sax wyeh fikrada waa Soo dhawaynyanaa

  • @abdikariimhassan2822
    @abdikariimhassan2822 2 ปีที่แล้ว +13

    Waa qofkii yaraa ee suuj Lagu Qaban jiray isaqo qoriga sabanka ah wata

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 2 ปีที่แล้ว +1

      Raggii somaliyeed waà ku waas waxna waa ku dilayaan .waxna waa la qisaasayaa

  • @avv.muzamilll.m8390
    @avv.muzamilll.m8390 2 ปีที่แล้ว +40

    Dil ayaad mudan tahay❤

    • @ashrafmohamedali6398
      @ashrafmohamedali6398 2 ปีที่แล้ว +3

      19 JIR LAMA DILAYO XABSI URON EE DADKA WA WEYN EE HADA XABSI GURIGA AH MA LA DILO HADI WAX LA DILAYO

    • @abdiqanifoadi1812
      @abdiqanifoadi1812 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadii la qasbayo ma dhici karta

    • @cabdaleaxmed6509
      @cabdaleaxmed6509 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ashrafmohamedali6398 waaruntaa maantoo dhan mid bbaa waxaa iskulamurmynay

    • @cabdaleaxmed6509
      @cabdaleaxmed6509 2 ปีที่แล้ว

      Hus

    • @apdirahman5
      @apdirahman5 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ashrafmohamedali6398 War wxa ma jirte inta la waso haladilo

  • @bishaarcabdiqani1249
    @bishaarcabdiqani1249 2 ปีที่แล้ว +28

    Shaqo doon baan ahaa ama tahriib baan u socday inuu shabaab kasoo goostayna masheegin teeda kale haduu soo baxsaday see usoo maray dhulka ay shabaabku maamulaan ninkaan markuu ugu yaraado shabakad buu hogaaminayay ee ragii kale hala baaro

    • @mohamoudomar7792
      @mohamoudomar7792 2 ปีที่แล้ว +1

      qof xabsi kusoo qatay o la garan karo al shabab maso dirsanayso lkn waxa hubaal ah inuu danbiile yahay o dil gaystay

  • @xamdiyasiin4388
    @xamdiyasiin4388 2 ปีที่แล้ว +11

    Dawadda khayr allah ha siiyo cidanka io shacbka cadowga allah haka qabto ninkasi meshegan Alshabab inuu ka baxay dad kle ay la socdaan halag baaro baristiisa hala adkeyo inuu kuwa kle hogamiye u yahay baa dhici karte

  • @umumanaaninacali9770
    @umumanaaninacali9770 2 ปีที่แล้ว +5

    Innalillah 150ayu ku badashay qof islaama dhiigisa

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 2 ปีที่แล้ว +13

    Thats why Am not planning to go to Somalia for Ever, may god help those people who are there but one thing that I know all those people are responsible for their choices they have to face the consequences.

    • @wiilwaal7114
      @wiilwaal7114 2 ปีที่แล้ว +2

      Wa adigan luqadan kuhadlaaye wad wax ushegeysa oo Somali an aheyn

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 2 ปีที่แล้ว +1

      Caqligaa futada kaaga jira lama huraan waa caws jiilaal somalia ayaa ku huran hadaad ka faanayso waddaninimadaa kugu yar 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

    • @yusuffarah351
      @yusuffarah351 2 ปีที่แล้ว +1

      Adigoo kale wuu kuwa ariga raaci jiray. Who cares if you never go back lol.

    • @burhanali8310
      @burhanali8310 2 ปีที่แล้ว

      😁

    • @abdiwaligeescade8399
      @abdiwaligeescade8399 ปีที่แล้ว

      Ado kale karetaley le somalia ka ahed

  • @Dagan721
    @Dagan721 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxas yaa laga yelin markaa la cafiyay wax la baray loo naxay gacan ku dhiigle ayuu noqday kan oo kale imada halaga qabto waa musibo hooyada dhashay samir iyo iman allaha ka siiyo mid ka qeyr badan allaha ugu badalo balayadan Somalia heysata allaha naga dulqado

  • @liibana22
    @liibana22 2 ปีที่แล้ว +10

    Yaa lacagta siiya dadkan ay umada ku layan... Puntland guul wa mesha kaliya e argagixisada lagula dagaalo Puntland forces guulaysta.

    • @aarkasoomaaliya7886
      @aarkasoomaaliya7886 2 ปีที่แล้ว +1

      lacagta maraykan baa soo siiya sababtoo ah nabad nala ma rabaan

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 2 ปีที่แล้ว +11

    Puntland caadi mahan guul iyo gobanimo 💪🏼🇸🇱
    Naftaana ha la asturo

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 2 ปีที่แล้ว +25

    Waxaa lasiidaayey xiligii Cabdiwali Gaas qolyaha udooda human rights ayaa qeeylo dhaan afka ku shubtay Puntland waxay dhaheen hadii aan siideeyno amay barito nasoo weeraraan ayagoo Shabab ah waxaa rumoowday hadalkii Puntland
    Reer tolkeey guuleeysta waxaan diyaar u nahay difaaca deegaan keena

    • @amiirayuusuf8345
      @amiirayuusuf8345 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiq

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi wali fulay balma kuwii la laayay xuquuqdoodu aaway muu dhaho oo qoorta u dheereeyo

  • @fardousawarsame8612
    @fardousawarsame8612 2 ปีที่แล้ว +60

    The wariest part is he doesn’t regret the innocent lives he took.. He is acting like normal and he is looking for job 😭😭😭

    • @Abdallah71639
      @Abdallah71639 2 ปีที่แล้ว

      Indeed

    • @amalalexander.
      @amalalexander. 2 ปีที่แล้ว +7

      He was brainwashed 12 yrs old Child..we fail him as a nation let's Not blame our mistakes on him. Wake up Somalia 🇸🇴

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 2 ปีที่แล้ว +4

      Sister this not true because cute video all time we don't have proof I am not agreement because he's looking abusing him tell lion??🤔🤔

    • @oneatatime4468
      @oneatatime4468 2 ปีที่แล้ว +1

      @@amalalexander. and you say we let him out again. ?

    • @oneatatime4468
      @oneatatime4468 2 ปีที่แล้ว +1

      @@omarahmad5053 what true naag naagow

  • @farhiyaasmaabdi7577
    @farhiyaasmaabdi7577 2 ปีที่แล้ว +15

    Nin weyn aya tahay oo 19 jira sidee logu tashkiliyay oo dad dil lagugu shegay.
    Allah aya dadka kaa qabtay subxanallah. Ilaahow na badbaadi.

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 2 ปีที่แล้ว

      11 sano marku jiray kuu biray wll ee isago ween muu galin

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

      @@hannaali3863 waaba lasiidaayay waagaa muxuu soodoonay markale anigu waa xasuustaa markii lasoo qaqabtay

    • @Ifka427
      @Ifka427 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@qaaliyusra7541 waaka yidhi way ii hanjaben alshabab qof la shaqynayay oo kabaxay ma ogala way diĺaan

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashalaa af meer guulesta iyo cidamada puntland yaan lasiden dalimka inuu dadka laayo ayuu u yimid puntland tiirka ayaa ku sugaya guulesta reer puntland laaya kuli cidii kadaba hadasha waa allshabaab dhiigii umada ayaa ka buuxa yaahuu

  • @balanxussien7660
    @balanxussien7660 2 ปีที่แล้ว +8

    TIMA JILAC WAASHEYDAAN UMADA ALLAHA KAQABTO

  • @botanshabel4353
    @botanshabel4353 2 ปีที่แล้ว +46

    Shaqaduu doonayey waa in uu dadka dhiigooda daadiyo, Boosaasuu rabey inuu ka hawl galo

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx 2 ปีที่แล้ว

      Bal qiimee 12 jir mxuu kla saari kraa
      Xiliga la tshkiliyay ayaba cjiib ah mrka qldka uu leeyhy ayaba yr waa cjiib

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว

      @@Showkaanifx 12 jirkiisii kasoo tag hada maxaa soo celiyay oo 8 sano uu dadku ulaynyay waaba nin wayn hadee

  • @ahmednoor7916
    @ahmednoor7916 2 ปีที่แล้ว +3

    Musiibada ugu ween waxa eey tahay qofkan Dil oo la dilayo war heedho muxaan ku filaa muxuu sameeyay midna maleh waa kii la dilay oo wax lagu dillay iyo cid Disha aqoon kan wax dilayo oo qofkuu dilay xitaa waxa uu ku dilay in uu yaqaan iska daaye aan aqoon xitaa magaciisa qofka uu dilayo musiibo

  • @yasinfarah1831
    @yasinfarah1831 ปีที่แล้ว +1

    Masaakeenta xaqooda Allah ka so baxsho suufiyada walan iyo kuwa lcgta qaato Maalin aa Nawada sugeyso inshallah Mr Dani

  • @axmedbareechannelcusub1273
    @axmedbareechannelcusub1273 2 ปีที่แล้ว +6

    alshabaab waa dad liita 😀😀😀 ana wasa alshabaab

  • @abdirashiidxuseen1120
    @abdirashiidxuseen1120 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxaa mesha ka cad in ciidamada putland ay ka tayo wngsn yiihiin ku xamar joogo

    • @ahmedmohmaud3848
      @ahmedmohmaud3848 2 ปีที่แล้ว +4

      Xamar ma tuulaad umaleysey

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedmohmaud3848 dee alshabaab baa tihiin saa alshabaabka iskama qaban gadhaan ciidanka p.land baa laidin soo dire

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmohmaud3848 ma boosaaso baa tuulo ah ? Guusha puntland baa ka xuntihiin

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว +4

      Kala duganaashaha ma,ahan ciidanka ee waa shacabka, shacabka puntland waxey la shaqeeyaan ciidanka halka shacabka muqdisho ey dhahaan saaqaas ha,igalin, maxaa iga galay, AL shabaab ayaa I dilayso marka isku mid ma noqon karno anaga iyo shacabka puntland

  • @fadumomohamud9021
    @fadumomohamud9021 2 ปีที่แล้ว +6

    Cunugan miskiinka ah walaahi waan ka naxay balayada caruurti waa halagen

    • @Dacwahmedia
      @Dacwahmedia 2 ปีที่แล้ว +2

      Haka nixin waa dilaa arxan daran waa la toogan tii illahyna way u dhiman tahay sidaan alle ka rajeyneyno insha allh

    • @decocade7812
      @decocade7812 2 ปีที่แล้ว

      Hoy yan lagumaqlin naxitankaga mabaqane walibo lokubo ayey aheyd nacaladan dadka somaliyed ayey eber kadhigen

    • @ahmedmohmaud3848
      @ahmedmohmaud3848 2 ปีที่แล้ว

      Haa wllo hooyadii dhashey maskiinta xaalkeeda waa sidee

    • @Mrkaarto1
      @Mrkaarto1 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmohmaud3848 hooyadii dhasgay aan ka wareesano reerihii uu aaboohood ama wiilsha uu uu ka dilay, cafiska reerajaas ayaa wax laga weeydiinayaa,

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 ปีที่แล้ว +7

    Puntland shacabka Mogadishu u naxa oo wiilkaan halagu raad raaco Kuwa uu sheegayo ee u dhiibayay bistoolada ee dadka soo gumaad ku yiri inta aanan la toogan.
    Sirdoonka puntland iyo kan Mogadisho miyaanay wada Shaqeen karin wixii raad ah ee soo kala gala

    • @aliabdalla414
      @aliabdalla414 2 ปีที่แล้ว

      Unukale sotaaa laheedeen hadane nacawiya miyaaaa kkk war isku tashta rag baa alle idinkadhige

    • @mohameddeq6370
      @mohameddeq6370 2 ปีที่แล้ว +3

      @@aliabdalla414 Shabaab halkaan joogo Sidii loogu bireeyay Daba dhilifyadii talyaniga ayaa mar hore meykooda ku xadreeyay.
      Wlhi ineysan koob shaaha ku kaban karin
      Masaakinta ha igu qaldin.
      Guriceel guri geesiyeed

    • @KAYDKA-HAG
      @KAYDKA-HAG 2 ปีที่แล้ว +3

      @@aliabdalla414 Qof wayn baa tahay Alshabaabna soomaali oo dhan waa u cadaw, iskadaa eryada foosha xun ee aad ku hadlayso, Plz xishood dadka reer Puntland aragtidaada cunsuriyada ku dhisan kulama qabaan

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 ปีที่แล้ว +4

    Afmeer guuleysta. Ilahay haydin xifdo. Tv ya kala iyo wariye ku sheegba isku dayey in ay sidino kale noqdan balse noqon waaye. Af

  • @amranhussien9602
    @amranhussien9602 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa ciyaalee qalbiga kaxadeen subxaanalaah casaawajala

    • @اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن
      @اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha wllhi lkn hadi ilmaha yar yar laqawan lahaa ama dhaqan celin lo samen lahaa we fcn laheed lkn we u qurned

    • @ferihaahmed5855
      @ferihaahmed5855 2 ปีที่แล้ว

      @@اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن 8 sanu dhaqan celin kujiray warsiga sifcn udhagyso inta markii hore laqabatay baa dhaqan celin legeyey markii dhaqan celintii lsoo siidayeyna hawshiisa buu bilaaabay wx ilmo ladhaho maleh alshabaabku waa kaankaro dadii aan lagoyn wuu kugu faafaya qoorta lagajaro

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 25 วันที่ผ่านมา

    Mashaa alaah quruxbadanaa
    Daa dax

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +2

    DhiiGa Puntland Dhulkeena Wixii Lasoo Gala FaraHa Madaxaan Kasiinaynaa🇸🇱💪🇸🇴❤

  • @abdiwalisheikhdoon4595
    @abdiwalisheikhdoon4595 2 ปีที่แล้ว +29

    Qofkii ugu horreeyey oo daawada like dhac kusiiya lol 😂

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 2 ปีที่แล้ว +6

    Af somaliga ku dhib ah kan 🤣🤣🤣🤣 war Al shabaabtu waa wada xoolo wllhi wax iska dhiciya bay ubaahan yihiin

  • @dheemandegan4603
    @dheemandegan4603 2 ปีที่แล้ว +13

    Waagii lagu qabtay hadii lagu dili lahaa maanta intas oo marxuumiin ah madisheen kan hala dilo yaan lasiidyn

    • @zuldanmohamud3555
      @zuldanmohamud3555 2 ปีที่แล้ว +2

      Sidaa ha odhan wll qadarta Lagama hortegi karo e intii dhimatay alla hawnaxariisto

    • @moh4127
      @moh4127 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad walaahi intaas oo qof in ay badbaadi lahaayeen waa dhici karta 😓😓😓

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 2 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan qof caadi ah laguma tilmami karo wuxu dadka somaliyed dhiigoda kunoqday bahal sidas darted xaq umalahan in bulshada lagu sii dhax daayo hala cuno oo hala tuso xanuunka ayledahay naf lagoyey wabillaahi towfiiq

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 2 ปีที่แล้ว +11

    These children are being trained to have psychopathic behaviour, now imagine how many exist within the Somali army who had this experience during civil war and now they are being manipulated by a group. Somali society are in real problems.

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 2 ปีที่แล้ว

      Yeah very true especially qabyallad

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 2 ปีที่แล้ว +1

    Horaa loyiri dofaar ma daahiro inta alle mar bad badiyay ayuu dib ugu laabtay dhiiga musllimka in uu dub u cabo hdna hala siyado kulahaa tiirka meel an ahay yan lagu abaal marin

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 2 ปีที่แล้ว +9

    Inshalaah markaa fakan maysid gaalo yaho xun

  • @ibrahimbaraare2770
    @ibrahimbaraare2770 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallh waawaree Aniqa Waxaan dhixi laxaa Buuqa naxariista Xaloo baaro oo xala siideeyo

  • @ayoupcaduur
    @ayoupcaduur 2 ปีที่แล้ว +6

    DiLa Nacala dhalaye 🤚🏼

  • @naseryare5398
    @naseryare5398 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad alshabaab amarkooda diidi lahayd oo lagu dili lahaa wad shahhidi lahayd subxanalah

  • @abdimajidali5286
    @abdimajidali5286 2 ปีที่แล้ว +9

    Puntiland Waa Halyeeyo Runtii !!
    Waxaan Ka Codsan Lahaa in Ay Caawiyaan juhalada ku Nool Muqdisho ee Maalin Walba Lagu Leeynayo 2020 kaliya Kan Yar 4Qof kudilay Hadana Amni iyo Nabadgalyo iskaga Heeystay !!

  • @akramportal.8831
    @akramportal.8831 2 ปีที่แล้ว +7

    Shaqa doon muusan ahayn ee canugaan dillo hadaad Allah taqaaniin eygaan!

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      Adeer cadab bah ku danbaysah waxan waah mucjisoh lo so diray umadah

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa BeeNaalayaal mrka La Qabto Ayey Yidhaahdaan waa Ley Qasbey Caggo Jugleeyey Hanjabey inaan ku Biiro Alshabaab waxay igu Hanjabeen Nalla Shaqqee Misse waan ku Dilleyna Naftaan ku Dhaafineynaa!!! Mrks Nafteyda Ayn u Baqey Mrky Yihiin Askari Alshabaab Ah iney Dhintaan ooy Naftooda waayeen wey Ogol Yihiin Mrks waa Mxy Nafta Lo Baqayo mlnta Lagu Biirayo Djimashadana La Ogol Yahey mlnta Shacab massaakiin Ah Leysku Qarxinaayo Amase Dagaal Lagu Dhimanaayo

  • @abdimajidali5286
    @abdimajidali5286 2 ปีที่แล้ว +6

    Doofaar Ma Daahiro Najaasadan Mar Kale Fursad Yaan Loo Siin Leeynta Dhiiga Xurmada iyo Sharafta Leh ee Soomaliyeed ♥

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 ปีที่แล้ว +1

    Shirkadaha isgaadhsiinta ee somalia way ku guuldaraysten in ay telephone shababku .ku wada xidriisho helaan

  • @habusuhaib
    @habusuhaib 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax ma baran.. quraan ma xafidin
    Waxbarasho aduun iyo nolol bulsho nabad ah lala wadaago ma arag wiilkan
    Reer aabe iyo hooyo leh oo Wax tara ma heysan
    Laga yaabee inay ehelkiisa ka ta tageen ama dhinteen
    Inka ku dhow 10 sano ayuu dil iyo dhiigdaadin ku dhex jiray
    Haddii aanu helin daryeel iyo daaweyn
    Sidii kal hore ayuu ku noqon shabaab

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 2 ปีที่แล้ว +4

    dadkii Puntland ku eedayn jirtay carruur bay saas yeeshay iyo waa jirdishay maxay maanta sheegi? wiilkaan waa la siidaayay laakiin intee qof oo somaliyeed ayuu xasuuqay markii lasiidaayay ka dib. tan labaad punland waxa ciidanka u ah oo dhan waxaa ka buuxa qaar shabaab u shaqeeya,,, dani laftiisa ayaa shabaab iibsan kartaa, sidduu wiilka kashifay,, taasna waa fashilka ugu weyn.

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

      Hadaba waa dilan yahay natarbejde in dhafiyo inuu u daædalmayo ayaa laga yabaa nin buylåan xabsigeåda galay oo raxanwayn ah cadaab aåyuu galay

  • @mohamedabdi7827
    @mohamedabdi7827 2 ปีที่แล้ว +4

    Imaanka rabi ka qaad Cadaabta kuwaar koleey waad ku waari

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 ปีที่แล้ว +3

    Shaqdoon baanahay kulahaa shaqada la idanbaray soo dhiig muslim maaha ma waxkalaa nasiib daray ahayd in lasiidaayo qoladii damiinatay halooqabsado dadkuu laayey balada madaxa qufulan.

  • @omarabdi5760
    @omarabdi5760 2 ปีที่แล้ว +2

    Afmeer wadku mahadsantihin....Xolahan asagana Qorta halaga gooya👉👉Barnamishka halaso badiyo🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️

  • @mohamedabd4440
    @mohamedabd4440 2 ปีที่แล้ว +7

    taladaydu waxay tahay in sirdoonka dawlada buntland lageeyo xmr si ay uso afjaraan argagaxisada kudhuumanaya xmr madama hayada nisa kuguladrystay arintaas

    • @ferihaahmed5855
      @ferihaahmed5855 2 ปีที่แล้ว

      Muqdisha waa hagrday kuwa dawlada isku sheegay ayagoo og shabaabka fara ka qaaday

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa yaab mana yara dadkiiba wuu dhameeyey subxaanallaah

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 2 ปีที่แล้ว +2

    Pal fiiri sida uu gacanta PUNTLAND ugu qurux badnaaday walee Somaliland kuma nuurteen waa lagu wasi laha 😅😅😅

  • @Hoodo_diamond
    @Hoodo_diamond 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhibka dhan waa shirkadaha kararka bixiya wax walbana way ogyihiin waxaa fcn inay dowladu la wareegto shirkadaha oo kararka dad dhagaysta loo sameeyo waxaan dhan way soo afjarmi lahaayeen

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว +4

    Maxaa sababay in raxanwayn ay u badato alshabab dadka is qarxiyo iyo dadka gaadmada wax ku dilo ayaga ayey u badan yihiin magaalooyinka Somalia aad ayey ugu daadsan yihiin tuugsi iyo miis yar oo ganacsi ayey samaysanayaan lakin hoos ayey dhagar ka wataan waa musiibo loo soo diray umadda somaliyeed

  • @khankaka3076
    @khankaka3076 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxana'allah kan dadkii wuu dhameyay siduu wax ugalay haloo galo waa inuu dhadhamiyaa .

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaa been caadi ah la sameynaayo dadka beenta sheego mar key ishegenayaa waan garanayaa doqomada ma fahmayaan

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh dhiig yacan meeshu waxku dilay isagaa og

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 2 ปีที่แล้ว +3

    Balayo kula tagtay
    Shaqadu usocdey maa inu wax so dilah amah wax uso qarxiyah
    Ilahay kucin qaab dheh aqiiro iyo adunbah
    Guul iyo gobanimo cidamada putland✋

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadkii siidayey labo jeer failed. Dowlad iyo waalid wax badbaadiya ineysan jirin ayaa ka cad meesha. Waxaa loo sii dayey inuu dilkiisa sii wato 🥲

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 ปีที่แล้ว +13

    Soomaalidu waxay tiraahda: Mar i dage, allah dago. Mar labaad i dage se anaa isdagay. midiyuhu waa soofeysan yahiin ee safar aan laga soo laaban doonin isu diyaari.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 ปีที่แล้ว

    Alaah ha ku soo hadeeyo. Wax baase qaldan ALSHABAAB saaxiriin weeye ee dhalinyarada dalka wax tar i lahaa bey baabin. Ee dawladey dhalinyarada wax tara ALA uga baqa tii danbeysay NAFTIINA.

  • @sagalali8612
    @sagalali8612 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer konfurka yan lo ogalan inay dhulkena so galan kuwa shababka ah e dhulkena u dhashy iyagana halagubo

  • @xaajigiixadeedmaray9358
    @xaajigiixadeedmaray9358 2 ปีที่แล้ว +6

    Neef weeye kani waa orgi caqiibo maleh

  • @saskiamoni1417
    @saskiamoni1417 2 ปีที่แล้ว +6

    They are so blatant and remorseless with their murderous ideas let not kid ourselves you can't rehabilitate them their car doesn't have a reverse gear you need to go toe to toe with them

  • @eliazhussein1686
    @eliazhussein1686 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaali hurdo weyn adiga la isku jabiyaa
    Miyu ahaan laha shabab hadii somali xukunka alle isku xukumi lahayd
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِقَوْمٍ يُوقِنُونَ

  • @kingtheforest
    @kingtheforest 2 ปีที่แล้ว +4

    Amin ina tirka tagayso adiga io inta kula midka duliyahow bila damirka ah

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry brother waan ka xumahay dhalinyarada somaliyeed, in Saas loola dhaqmo, saasna lala jeclaado, please daaya dhalinyarada xarumo u sameeya kana dhaqa waxa maskaxda lagaga shubay

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxnllah ilahow dhiig islam aya ka magan galnay

  • @faisaahmed2312
    @faisaahmed2312 2 ปีที่แล้ว +4

    17:19 i don't why they used children to do adult shit ... This kids shouldn't be free because he only knows how to kill for fun not good ... This is sad

  • @binusayidetoile668
    @binusayidetoile668 2 ปีที่แล้ว +2

    kan yaan lagu dayan magalad asxan yaan losamayan o wu yaryahay yaan lagu dayan daad badan ayaa kumaqan tiirka hala geeyo habeer alle haku ride

  • @daadirqaasin1354
    @daadirqaasin1354 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaaa waxaaas kaa yeelaa dila baastarka waliba si arxan daraa ha loo dilo masaakiinta baabashay ha la dilo

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 2 ปีที่แล้ว +1

    qofka shaabaabka damiin buu leeyahay...
    Waa xaqiiq jirta runtii, waana wax aad looga xumaada

  • @faisalhersi5681
    @faisalhersi5681 2 ปีที่แล้ว +5

    Never trust wuxu u socday inu basaso dad ku layo maxakamd halageyo dadku xamar ku layey Aya ku horyala cafis ma jiro

  • @najmodheman6115
    @najmodheman6115 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha soqabtoo intaa dadkaa dhigodaa cadaysatay

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 ปีที่แล้ว +9

    Si walbo argagixisadu dhaqan celin loogu sameyo muhiiimada ah doofaar ma daahirsamo

  • @ruunmohammed689
    @ruunmohammed689 2 ปีที่แล้ว +1

    War caruurta hala ciqaabo plz yaan ladilin 🥺🥺

  • @abdillahihajji9888
    @abdillahihajji9888 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waa in qof walba maamul goboleedkiisa uu joogaaa meel kale haduu aado waa in la dilo

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 ปีที่แล้ว +2

    Miskiin kan yar saanaa caruurta loo tashkiiliyaa salaamaad

  • @xamiidboy
    @xamiidboy 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waalayaab labo mar asago laqabte
    Buu isii idha adeege

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 ปีที่แล้ว +2

    Tahriib hada boosaaso looguma aado Yemen lama aado Ethiopia iyo suudan ayaa hada loo tahriibaa shaqadii uu doonayay waa in uu shabaab u laayo dadka boosaaso marka ninkaan waxaan codsanayaa waa dambiile dad somaliyed oo walaalahen ah muqdisho kusoo dilay hala dilo isagana

  • @faisaabdi4597
    @faisaabdi4597 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunalaahi wanimcma wakiil 😭😭😭 kan dhiig Islam waa qabaa

  • @malaboa591
    @malaboa591 ปีที่แล้ว

    BALO IDIN DHUFSATAY BALO IDIN DHUFSATAY ADIGA IYO KUWA QAWAARIIJTA AAD LA SHAQEEYN JIRTAY OO DHAN. RAG DIINTA ISLAAMKA YAQAANO OO QABIIL AAN AQOONIN OO UMADA AAD SOO LAAYSEEN XAQOODA IDINKA GUDO OO TIIRKA IDIN WADA GEEYO ALLAHA SOOMAALIDA KASOO DHEXSAARO OO CADAALADA U HIILIYO INSHAA ALAAH

  • @decocade7812
    @decocade7812 2 ปีที่แล้ว +3

    War haladilo wecelka raxwen iyo jarer aya nalayeene

  • @saidibrahim4445
    @saidibrahim4445 2 ปีที่แล้ว +4

    Shababku damiin ayay leyihin iyo wakiilo u dacwooda dhagar qabayashoda rer xamarku, ayagaba shababka guryaha ku haysta ,siyasiyin badan ayana ka macaasha

  • @dhhdhhrjrjjrudg3861
    @dhhdhhrjrjjrudg3861 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta tik tok ku so aragtey soradisey farta taga

  • @cabdifitaxgabal7576
    @cabdifitaxgabal7576 2 ปีที่แล้ว +2

    Afmeer waxuu noo ahaa xidig noo soo baxay hadana naga damey

  • @dahirabdille2027
    @dahirabdille2027 2 ปีที่แล้ว +1

    Wattaaas caruurtii nooga soo baxshay dugsiyadda waabiyadda

  • @dalkahooyo1772
    @dalkahooyo1772 2 ปีที่แล้ว +6

    Danbi kasta oo u galay waa in lagu qadaa.

  • @jamackhaliif3393
    @jamackhaliif3393 2 ปีที่แล้ว +2

    Inkasta oo uu yahay wil dhalin yaro ah hadana wuu mayreyn karey naftisa maxa yelay hadiba ay noqoto inad qof dishi xaqadarana ku dishi ama adi lagu dilo qofka Anan Aamin sanayn fikirka ama si uun loo khasbayo kuma dagdago inu wax dilo amaradana sidi ay yihin uma qadato maxa yelay nafna waxaynan donayn inay samayso kuma dagdagto marka janisyo badan ayuu haysty oo marki horeba uu naftisa ku mareyn karey ila heer calami ah Xita hay,adi kaso daysay puntland marki hore hadi uu ucaban laha una sheegi laha inusan meshan ku nolan karin si uun ayey u mareyn lahayd marka arinkusu waa iska afmacan siga khawarijta
    Inkasta o ay dhici karo inu runshegayana maxa yelay qalbigisa kuma jirno

  • @hailegoome7817
    @hailegoome7817 2 ปีที่แล้ว +5

    Beenta xattaa waa loo fadwooday inuu sheego miyaa, dadkii damiintay waa inla dabagalo,tiirka hallageeyo,

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว

    Amiirkiisa Fahad Futo weyne ayaa ka danbeeyay all this.

  • @apdirahman5
    @apdirahman5 2 ปีที่แล้ว +2

    MARKAN YAAN LA CAFIN NACALAA DHALAYGA🥵

  • @hanadciid754
    @hanadciid754 ปีที่แล้ว

    Wxay cadaayn u tahay in an bahal rabayad galin.
    5 jir shabab ah hdad qabato.dil .ilhay ba ka ajar siin.

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 2 ปีที่แล้ว

    Waa. Nin la dilo wacalka yaa lasiii. Deen gaalka muslim ka dhameeyay

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 2 ปีที่แล้ว +3

    Alshabaab asxaan Wax kuma laha nacalaa dhalaye
    10jir haduu yahay yaaan loo naxariizan