SHACABKII LAGA BARAKICIYAY DABDAMISKA OO CAAWA JIIFA GEEDO HOOSTOOD, DARXUMADA HEYSATA NALA DAAWO...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 15 วันที่ผ่านมา +9

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde ni gar haku dhacdo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 15 วันที่ผ่านมา +5

    daa xasan sheekh sifiican bu ugalaye waayo garadaro iyo qabyaalad bay xasan ugu hiiliyen

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 15 วันที่ผ่านมา +8

    CAAWA CEEBTA UGU WEEN WAXAAY HOOS TAALLAA LABO NIN HABAR GIDIR AH OO GUN NOQDAY WAA KUWEE ROOBLE BAAHANE IYO DOQONKII UGU WEENAA SAADAQ JOON OO NABSIGA WEEN KA GALAY AABBO FARMAAJO EE KA DHERKA WAA KUWAA REERKIINII GEEDAHA HOOSTOOD CAAWA KU HOYANAYA XAARAANTIIYAAY

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 15 วันที่ผ่านมา +7

    Farmaajo waa marreexaan !
    Maxay dhashay ?
    Farmaajo reerka Raysalwasaare ayuu siiyey,
    Waa ku jazaareen !
    Cawaaqibkii iyo nabsigiina waa kaas .

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 15 วันที่ผ่านมา

      @@adanbile4237 dhibkan farmaajo ayaa keenay. Markii rag dhalinyaro ah ay ku yiraahdeen badbaado qaran kuwii labaxay anagaa edeb u yeelayna ee nafasax. Markii lagu bilaabay cc shakuur ayaa farmaajo diiday inta kale inlacuno qorshaha wuxuu ahaa fiqi bukhaari mahad kawaanle, sanbuluushe, axmed macalin, bac la'aan in lawaso. Farmaajo he was too soft..

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 15 วันที่ผ่านมา +5

    nabsigu masoo daaho waa ku macdahay habarta maanta inaay saa kudhacdo

  • @CabdideeqCadceed
    @CabdideeqCadceed 15 วันที่ผ่านมา +5

    Nin labo miter may add u diiday qof nool ma u ogalyahay balwaan

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wuu saxan yahay xasan sheekh sabab too ah madaxweyne wadani ah bay mucaaradeen farmaajo❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 วันที่ผ่านมา +3

    WCS WALAAL DAMDEMISKA WAAN KA XUMAHAY IN DADKA SAAS LOOLA DHAQMO MAAHA SHARCI ALLAAHU AKBER SCW ❤

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 15 วันที่ผ่านมา +3

    Subxaana Allaah, Cajiib, Yaab,!! Suxufiga Soomaaliyeed Balwaan Adeer Aad Baan Kuu Salaamayaa Adeer

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 15 วันที่ผ่านมา +6

    JANNARAALKII LA DHAHAYEY SAADAQ JOON AAWAY GEESINIMADII UUW KU DIFAACI JIRAY XASAN DHIIQO UUWNA KU RIIXI JIRAY FARMAAJO AAWAY GIISINIMADAAS CAAWA ABTIGII ADEERKII HABARYARTII INA ADEERKII AYEEYADII KU HOYANAYAAN GEEDKA HOOSTII MAXUUW U AAMUSAN YAHAY MISE WAXUUW HOOS FAGHIYAA GABADHII GEELLE WAXUUW NOQDAY GUN TAA OGAADA HORAA LOO YIRI NIN SOORI KAA QAADAY IYO NIN SEEFI KAA QAATAY NABSIGII. LAGA GALAY AABBO FARMAAJO HALAGA DHERGO HABAR GIDIREEY

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 15 วันที่ผ่านมา +1

    xasan sheekhow mahadsanid doqomada qabyaaladu madax bartahay saasa looga laye

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 15 วันที่ผ่านมา +1

    DHULKA DANTA GUUD DAWLADA AYAA U BAAHAN KUWA DEGAN SHARCI DARO IYO BILILIQO HG HADEGAAN IJAAR SIDA SOOMAALIDA OO KALE. VIVA XASAN SHEIKH.❤❤❤

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 15 วันที่ผ่านมา +2

    Maxamed xusein rouble madaxiisa allha kashubo

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 15 วันที่ผ่านมา +3

    Subaxaaaanlaaaah 😭😭😭😭😭😭Xasanow Itaqulah umada Ilahy uga xishod bari bad dhiman doontay😭😭😭😭😭

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 15 วันที่ผ่านมา +1

      Maxaa u diiday inay wadooyinka xirtaan ileen xildhibaanadii waa lagatay $5000 US dollars ayey qaataan. Mise hasan munaafaq waa hawiye 😂😂😂😂 kusoco dalxoreeye munaafaq 😂😂😂

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waa masibo usoo hoyatay soomaaliyaa waxa isdila waxa taribaa waxa daryel lan ah illahoow noo gargar shacabka xaq iyo xuquq bay leyihiin

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 15 วันที่ผ่านมา +2

    WELCOME TO MORYAANTI 1991 TO MOORYANTI 2024 😂😂😂

  • @sadia3718
    @sadia3718 15 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ha ugaargaaro shacabkaa guryahooda laga saaray

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 15 วันที่ผ่านมา +1

    kkkkkkkkkk
    yes sax xasan sh maxamuud xanolado hajiro

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 15 วันที่ผ่านมา +2

    Waa danta guud ah kabaxan

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 15 วันที่ผ่านมา

      Muuse suudi yalaxoow abgaal miyaa muu ka baxo mirinaayo hasan munaafaq abgaal dalxoreeye 😂😂

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mudug aadan

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 15 วันที่ผ่านมา +1

    Habargidir dhul ayay radinayeen Maxamed siyad barena hawiya nima ulama diririn

  • @hassanmuhiyadiinhassan5244
    @hassanmuhiyadiinhassan5244 15 วันที่ผ่านมา +1

    Qaanuunku waa lagu horkeenidoonaa maalin maalmaha ka mid ah

  • @CismaanAxmed-vb2gi
    @CismaanAxmed-vb2gi 14 วันที่ผ่านมา +1

    Way.dhaamaadeen

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 15 วันที่ผ่านมา +2

    Xassan gurgurte mayd ayuu barakiciyay canshurayey ma kuwan Nool habar digir ayu u dahaya war waa laandheere xassan dhiiqo😅😅😅

  • @zamzamaxmad4432
    @zamzamaxmad4432 15 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanalaah war habargidir maweesan dad wax laga qaada karo miyeey aheen hadeey banaan seex daana kaligood maseexan hortood aala seexday waanagu qafiifteen ee nadhiga asoo saas noogalay aa leenahay kor alaha kadhigo afka naga qaada

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 15 วันที่ผ่านมา +2

    Hhhh habargidir waxykufaanan xasuuqa iyo barakicinta umada soomaliyeed wyshaqaysteen lakiin sorry

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 15 วันที่ผ่านมา +1

    nabsigi farmaaja haley ee wa lagu sufgay ee xasan sheekhow mahadsanid waxad taqaana si dadka loogu guuro hadhowna layskatuure

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 15 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse suudi waa in lagu xijiya hadeey dowladnima katahay xassan xoolo

  • @lulali8651
    @lulali8651 15 วันที่ผ่านมา +1

    Somali Nino waxa kafiican majirtoo ee somali qabiilka hadleeyeso.

  • @user-wg7op9ns1m
    @user-wg7op9ns1m 15 วันที่ผ่านมา +1

    MADAXWEYNA XASAN SHIIKH MAXAMUUD ALE KA BAQ NECBAANTA HABARGIDIR JOOJI ILAAHAY KA BAQ

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 15 วันที่ผ่านมา +1

    Dahir calasow maxkamada ka wacda ha arko meesheey jiifaan habargidir Ilam soo sorry 😢😢😢😢😢😢😢

  • @lulali8651
    @lulali8651 15 วันที่ผ่านมา +1

    Saas yaa iidiin galey hee ,weeydii.

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 15 วันที่ผ่านมา +2

    Waa caddaalad in Habargidir
    ay hoosjifan geedaha hoostiisa
    taaso waa looga horeyey, dad
    badan o ay qixiyeen ,Aya maan
    ta kuqoslaaya, Sorry.!!!!

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 15 วันที่ผ่านมา +2

    🔜Rooblow reerka maxaa rayka uga rartay
    🔜Rooblow reerka maxaa raranka ugalisay
    🔜Rooblow maxaa raabsadayaasha riyadooda u rumeysey

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 15 วันที่ผ่านมา +2

    NABSI BA HALKAA DHIGE FARMAHO SO BAX BAY EDEEN MAALIN KASTA NIN BA DHIGOODA XIL IYO XOOLA KU RADSHO

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt 14 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z 15 วันที่ผ่านมา +1

    Hg awoodiina tusa cawaanada

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ankartaas waa xasilisey Qayaanadaada siyaasiyiinta Firdhiye jabuuti Ayaa Halfar kor utaagey

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 15 วันที่ผ่านมา +1

    Hiraabnimadii filinka iyo aurkacsiga aheyd away oo murusade wa gob ma xukun jecla aad baan ugu farxayaa abgaaloo kalana maahan habargidir iyagaa meeshaas is dhigay laxi shilinkey isdhigtaa lagu gowracaa

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt 14 วันที่ผ่านมา +1

    Qiyano,Dilaa sumeye Ceelashii Ay kudhacayaan Balwanow SSC Mw firdhiye uruuriye kusoo Dirtey

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 15 วันที่ผ่านมา +2

    SORRY MOORAYANTII DAB DAMISKA DEGANEYD WAXAA BARAKICIYAY MOORAYAN KALE OO MAGAC DAWLAD XAMBAARSAN. SORRY MOORAYANTII 1991KII, WELCOME MOORAYANTA 2024.

  • @Bagagac
    @Bagagac 15 วันที่ผ่านมา +1

    hooyo somaaliyed cumul ah agooley ah haamilo ah coriyaan ah oo manta MD somaaliyed kutuntay yaaa Allah farmajo markale

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 15 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa isgaarey shacabka waa fidno cindigeel ayagaa nicmada alla ku kibrey imtaxaanka waa walli

  • @user-hm2oi6ig5h
    @user-hm2oi6ig5h 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wallee waxbaa nugu dhacay yaase qorshahaas nomalegay in hurdada laiskugaado

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 15 วันที่ผ่านมา +1

    Dab damiska miyaga lahaa? Ordo oo guryihiin aada dheh

  • @user-tt2rm8nw7g
    @user-tt2rm8nw7g 15 วันที่ผ่านมา +1

    Aakhiro Su aal ayaa kuu taalo ogaw dadka aad dareysid iyo dadka aad isku direysid

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 15 วันที่ผ่านมา +1

    ROOBLE B MA LIIBAANE AAN LAGU LIIBAAN MA NINKAA BAY MACIIN KA SUGAYAAN HG

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waatan dhaxalka qabyaaladu wuxii tiktok laga fadhiyi waaye xataa waxaya ahaayen oo laha birimade waxay ahaayen habargidir 🫢

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 15 วันที่ผ่านมา +2

    Waar meeday islaantii lahayd 450 wiil baan heystaa tiibisho alaha igu rido villada ku soo deen farmaajow waar ha loo yeero islaantaa iyo wiilasheeda madaxdii HG way kala carareen

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 14 วันที่ผ่านมา

    Nabsi soo degdegay

  • @a.j2428
    @a.j2428 15 วันที่ผ่านมา +1

    HABAR GIDIR LABADII SANO UHOREYSAY AY DAWLADA INDHAHA U AHAAYEEN, WAXAY KU DHAMAYSTEEN DHACA IYO BOOB ILAA HEER AY GAAREEN, QOF BOOSKA AAD KADILATO SOO FIIRSO SHAQADA. WAX WALBA OON MACQUUL AHAYN AY SAMEEYEEN.
    INKAARTII UMADA AA KADABA IMAATAY. KABACDI AYAKANA MARKOODII AA YAKE KU GADOOMAY.

  • @Sucudi862
    @Sucudi862 15 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye umay dhiman 😂😂😂 beenta daa hg hawiye nimo ma taqaano

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 15 วันที่ผ่านมา +1

    Hg 😂

  • @MaryanYasin-wc9nv
    @MaryanYasin-wc9nv 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc walale anigu mj Baan ahaye hasku diri reeraha haday dagaal soo arkeen dhibkiisee wax somali kadhexeeya yeyna isku layne

  • @xaliimogalbeed1315
    @xaliimogalbeed1315 15 วันที่ผ่านมา +1

    Oo ma hg baa dagan kaligeed somali badan ba dagan dadka kle dad malahan miyaa xita abgl baa ku jiro

  • @nucimamajama7901
    @nucimamajama7901 15 วันที่ผ่านมา +1

    Habargir iyaaa dooranaya qabil amiinayaa jirto mxaa waax loo dhiibta shalay ii yagaa qabiil ku kicinayay Habargir rufuyanimada baa ku fcn

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 14 วันที่ผ่านมา

    Cuquubo weligeed ma fiicno

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u 15 วันที่ผ่านมา +1

    Beesha haawiye waxay sugayeen Daarood iyo isaaq inay ka gataan boosaskaas xassan sheikh baa uga hormaray tuug tuugooyin dhacay😂😂😂ilaahay cuqubadaan ka galay maxay tahy dadkan marku dal nala wadaajinsyey😮

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 15 วันที่ผ่านมา +1

    cabar gidir shubel waay shubelna dusha mafuulo

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q 15 วันที่ผ่านมา +1

    U scared of dahir alasow 😂😂😂😂

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 14 วันที่ผ่านมา

    Habar Gidir dadkaan Hal Hotel ma u kirayn kari waayay in tii ay meel ka helayaan 🤦🏽‍♂️

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 15 วันที่ผ่านมา +1

    Qabyo ninkeda dhamestiro ubaneya dariiqa 😂😂😂 shalay farmajo darood waye ku heysene odawaa mel ha idingeeyo yaa huuu

  • @11naa44
    @11naa44 14 วันที่ผ่านมา

    HG abaalkii lo sameeyey Hassan ay ka doorteen mantana Hassan wa khiyamay
    War Farmaajo apologize wa in la dhaha hadii la is maqlaayo

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh 15 วันที่ผ่านมา +1

    Walee ilmahaga ad borobagandada ad ku korine aqirka ayaa is kufsanaa taa mel ku qor xiligi farmajo sida aya u qeyla dhamineysay hadana insha alah canugagayaa kufsane aygana wey iskufsanayan ilen xaran aya ka dharjisay

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 15 วันที่ผ่านมา +1

      kkkkk farnaajo kibir baalagu haaystay iyo qabyaalad laakiin waataa qabyaaladii yaa hawiye aheey maxaa laga faa iiday waakaase

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 15 วันที่ผ่านมา +1

    Balwan weyn kaa dhacdey sxb,dowlad nimadu qabiil ma aha dhulka dawladana markii hore bey qalad aheyn in la dago ee dadka doeladoda ha ku dirin alle ka baq, nin wanagdan ban kugu ogaa!!!

    • @11naa44
      @11naa44 14 วันที่ผ่านมา

      Dhulka dowlada ay deganyihin abgal ama murursade ama cid kale lama beegsan mxa HG loo beegsadey

  • @hassanmuhiyadiinhassan5244
    @hassanmuhiyadiinhassan5244 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ha noqoni dagaal ooge

  • @sadia3718
    @sadia3718 15 วันที่ผ่านมา +2

    Hg waa dadka muqdisho ugu hantida badan cidna marti ugama ahan daadkaan waa shacab misaakiina siyaasi iyo ganacsade midna kanixi maayo dadka shacabkaa ee qabiilaynta kadaaya arinkaan

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 15 วันที่ผ่านมา

      gancsato wxii umada ka dhcden miya ganasi idn naqanaya😂😂

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 11 วันที่ผ่านมา

    War waxaan dowlad ku sheega ahi maxay tahay dadka miyaanay bahalo cunayn may mell geeyaan

  • @walaaxowla10jasberwalaax90
    @walaaxowla10jasberwalaax90 15 วันที่ผ่านมา +1

    HOYADAA SIILKEDII WAS MABA KUJIRTO HABARGIDIR

  • @CabdideeqCadceed
    @CabdideeqCadceed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Nin labo miter may add u diiday qof nool ma u ogalyahay balwaan

  • @CabdideeqCadceed
    @CabdideeqCadceed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Nin labo miter may add u diiday qof nool ma u ogalyahay balwaan

  • @CabdideeqCadceed
    @CabdideeqCadceed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Nin labo miter may add u diiday qof nool ma u ogalyahay balwaan

  • @CabdideeqCadceed
    @CabdideeqCadceed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Nin labo miter may add u diiday qof nool ma u ogalyahay balwaan

  • @CabdideeqCadceed
    @CabdideeqCadceed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Nin labo miter may add u diiday qof nool ma u ogalyahay balwaan