Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 105

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน +19

    Somalida xaasidkaa ku badan.
    Lakin Aduunyadu iyadaa kaa waalaysa. Waa la tijaabiyay lakin imtixaankii wuu ku dhacay reerkiisii ayuu iloobay

    • @axmedweyrax6556
      @axmedweyrax6556 2 หลายเดือนก่อน +7

      Reerkiza waxa ka daran wixii uu helay Wuu ku ciyaaray ugu yaraan lacag wax fcnn Ku qabzan karo ayaa soo martay lkn bari wuu ku xizaab tami waayay

  • @IqriinaMulki
    @IqriinaMulki 2 หลายเดือนก่อน +30

    alaha waxad kufraxdo hakusiiyo

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 2 หลายเดือนก่อน +8

    Shamuuri wax walba oo ciriira ah oo ku haysta alaha kaa qaado ogow qadartuna waa meesheedii

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 หลายเดือนก่อน +9

    Shamuuriyow walal somali garab wey kuu siseey balse adiga aya ka faaideysan wayey inad is daajiso oo illahay ugu mahad naqdo wixi ad lacaag hesheey guuriga ad kuu haga jiisho wixi ka maqan na walalaha somaliyed weydisan laheed ayad illowdey noloshii add ku noleyd iyo caruurtadi balse imika naa illahay aya kuu arzaqii sheegeyso oo dadaal ishaallah wanagsan oo dhan ayan kuso rajeeyneya

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 2 หลายเดือนก่อน +8

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXADA manta ajirka (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @muduabdi2946
    @muduabdi2946 2 หลายเดือนก่อน +21

    Sxb fursad wey kusomardey lkni athiga iska khasirisey

    • @SVG-pq8oq
      @SVG-pq8oq 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga iskuul ma soo dhigan miyaa?

  • @Yussuf-Fieore
    @Yussuf-Fieore 2 หลายเดือนก่อน +16

    Easy come easy go sorry bro

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +9

    SHAMUURE XAQAA HOOS USO RIDAY WHY AYUU UGA TAGAY XAASKISI UGU SO SAMIRTAY 13CARUURA IYADAA ILAYSATAY
    WANKU FARAXSANAHAY INU MEDIAHA ISAGA BAXO TEDA KALE B MA QORO IYO T

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay xoogiisa ha ubarakeeyo baryo baniaadam mafiicna

  • @AfrikaFaarax
    @AfrikaFaarax 2 หลายเดือนก่อน +21

    Fursadaas hadeey isoo mari laheyd 💯 wn ka faa ideeysan lahaaa 😢😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +3

      Ninkaan waa miskiin
      B MAQORO IYO T

    • @legendruuzi
      @legendruuzi 2 หลายเดือนก่อน

      Hada meel Ku qoro. Biri yuu Ku dhaafin Janis Kan oo kale😂

    • @ibrahimhal-ujeedo1565
      @ibrahimhal-ujeedo1565 2 หลายเดือนก่อน

      maxa fursad ah? 1M tiktok in wax lagu helo miyaa umodaa kkkkkk

  • @zaciimkazaciimka-lr8il
    @zaciimkazaciimka-lr8il 2 หลายเดือนก่อน +18

    Runti xalada nikan oo ku jjro asiga kaliya aya daremi karo waa iska xaal aduunyo

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 2 หลายเดือนก่อน +7

    Cabsi badan aya indihiisa ka muuqata inta ila fahamtay like isaara

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyadiis markey social media ka hadashay loogama horeyn
    Marka in waalidka laga duceysto lagama maarmaan waaye

  • @AhmedNajiib12329
    @AhmedNajiib12329 2 หลายเดือนก่อน +12

    الغني فكرة والفقير فكرة

  • @abdirashidadow3765
    @abdirashidadow3765 2 หลายเดือนก่อน +3

    Baraha bulshada waxa kagafican xogada.Alla kumahad celi hadibu u kasodaxbixiyey munkarki....

  • @hanadkey7124
    @hanadkey7124 2 หลายเดือนก่อน +4

    كل شئ يرجع الى أصله

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂😂 dhulka adiga isku dhuftay Shamuuri maxaa kaa qaldan

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shamuurey waa nin maskiin waxaa waalay kuwe kale oo soical media ku jira oo lacag ka sameeyey hadan shamuurey ma nin waxba ma baran oo hadan tiktok lacag kama uu helin mana yaqaano sida loo is timaalo marka kuwa kale ayaa ka faaiidaystay

  • @mohanabshir7533
    @mohanabshir7533 2 หลายเดือนก่อน +8

    Dib baa lonoqonayaH

  • @hanthalaomari4470
    @hanthalaomari4470 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida Qofkii fashilmo muxuu u dhahaa ilaa igu dhacde😮

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ani waxan u aaneynayaa hooyadii oo kacabatay in uu San dib ugu sonoqdo

  • @Sultanhaq-u2x
    @Sultanhaq-u2x 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sidan aya uroon jahwarerka iyo isqabqasiga baraha bulshada wa wax xun midba xaskisa caaynayo sii o u heelo dad dawada gawarba ninked doorka ku kekeneyso wa yaab ma naqano mesha an u socono dhaman waxan nahay safar lakin magaran karno mesha an u safreno ma naqano dhamadka safarkena qufkii safarka ka haro wan ka tagna midkale ayan so sarna nolashiyo dhan waxey noqotay isku dhaxyac.....jiidka tosan ee Allah rali ka yahay an lahenin is qabqabsi waxa kusocoto shawele TV 📺 qufka u shaqeyo waxow darema daganan iyo nafiis sharci didayo TV bulshada loga adegayo majiro sharci kasto Muslim ☪️ iyo gaal 🎉🎉🎉 ma fiican in sixun arsaq lugu radsho🎉

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d 2 หลายเดือนก่อน +4

    Kibraa waa kufaa 😂

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 2 หลายเดือนก่อน

    Shamuurey talent malihid naseebka halmar kuhiiliyey tedkle waxna maqortid waxna ma aqrisid

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wale waa run il aya heshey tiktok kisa laga xiray

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน +4

    Kulu shey illaa aslihi miyaa?😂😂😂😂

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hal milyan lacaga umalenayey kulaha 😂😂

  • @GARISSAWI
    @GARISSAWI 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkii an laaha BBS mall ayu share kuyahy aya kuleyahy lamiga saaranhy hadha 😂😂

    • @zoonak6770
      @zoonak6770 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @ajakii1140
    @ajakii1140 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bala ku argtay dhala sharoopo ma gadan karo ku lahaa waa habaa rantahaye hoyadaa ka duceeyso

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 2 หลายเดือนก่อน

    Tiktok drove him crazy shamuurey people on tiktok don’t live reality life if you are a grown man, you need to be truthful with your life bro.

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 2 หลายเดือนก่อน

    Beeybal ka oo ka sheekeenaayo ma fahmin 🤔😂 wllhi aqoon la’aan waa dhib waxaa rabto aa iska sheegee oo micna hayda aa faham saneen

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 2 หลายเดือนก่อน +8

    Habargedir dad neceb ayaa Yara kor u qaaday. Aaway hee isagana waa ka faaiidaysan waaye intii yarayd baashaaal ayuu ugu baxay

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 2 หลายเดือนก่อน

    40 sano maba jirin social media sxbkey SHAMUUREY wi

  • @xamseMahamed-t4n
    @xamseMahamed-t4n 2 หลายเดือนก่อน

    Khayrbaa ku rajeynayaa wllkey😢

  • @lailahassan7336
    @lailahassan7336 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka kalyah o caanimada ka faaiideysan waayey xataay baa ku dhaantay waa naagta kaliyah tiktok caawinteda guri ka dhisatay dukaan ka furatay shamuureyna dhaqleyn bu kuga baxay dhaqaalihi tiktok la helay fursad ku dhaaftay iga dheh caac le ku jir waligaba

  • @MOHAMEDNOOR-vj5bs
    @MOHAMEDNOOR-vj5bs 2 หลายเดือนก่อน +3

    Shamuuri hadal mayaqaano ma ila aragteeen Mar walba walaalaheyga qaliga kusoo celcelinaaa😂😂😂

    • @XuseenXuseen-fz6qk
      @XuseenXuseen-fz6qk 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

    • @Shakureyy
      @Shakureyy 2 หลายเดือนก่อน

      Hadal Kar HADA tahay WA muhiim I agree with you bro

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa maqli jire shinbir yar oo hooyadeed buubtay waxee isku heesataa inee duuli karto wee istijaabisa shamuurina nin social media lacag iyo views ku shaqeesan karo qaabkeda malaha insha allah masha allah kaliya ayaa wax gaarsise lakin hada ayuu dhididkiisa saxda quudanaya 😅

  • @LibanLibanIsmail
    @LibanLibanIsmail 2 หลายเดือนก่อน +1

    War salamq

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kuli shay yarjicu ilaa aslihii😂😂😂😂

  • @ONKODTV
    @ONKODTV 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hoyaadaa amay kuhabaartay

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa lagu siyay baydhabo iyo Nairobi ayad kuso bashaashay shamuuri

  • @lailahassan7336
    @lailahassan7336 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sida xayaad ba loga faaideystaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน +1

    كل شي ارجعي الي اسلهي

  • @alihaji9213
    @alihaji9213 2 หลายเดือนก่อน

    Qofka tiktok 50 ama 40 ama 10.sano kujiray xaguu joogaa

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugsade aftahan ah😂

  • @abraarmedia2532
    @abraarmedia2532 2 หลายเดือนก่อน

    Wali Dawirsibuu Ku Jiraa Rabi Ayuu Ilowbay
    Rabi Lakin Waa Ku Siiyay Imtixankii Waa Ku Dhacday
    Aduu is eerso
    😂

  • @Arabduur
    @Arabduur 2 หลายเดือนก่อน

    Oo kaalag 1m e tiktok aawaye ?

  • @sadiiqabdirahman9398
    @sadiiqabdirahman9398 2 หลายเดือนก่อน +1

    كل شي سيرجع اصله😅

  • @saeedmuse3955
    @saeedmuse3955 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaah buu ilaaway

  • @HanadAbdulli
    @HanadAbdulli 2 หลายเดือนก่อน

    Allow caawi

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 2 หลายเดือนก่อน

    Daanyeer xun waaye wax kale ma qabsanin ee waxaa ku dhacay hooyadiis iyo xaaakiisi iyo caruurrii uu ka tagay cabtoy jaaniskisa maka faa idesto 😂lkn waxaad weydisaa bebalka uu sheegayo ma fahmon aniga

  • @MohamedIbrahimAhmed-fh6dc
    @MohamedIbrahimAhmed-fh6dc 2 หลายเดือนก่อน

    Shamuri saas aa u roon sbbto ah shaqo aaan shaqadiisa ahayn ayuu galay 😮😂

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan. Like ha i saarin liketa ma fahansaniyee kkkk

  • @nasirozil781
    @nasirozil781 2 หลายเดือนก่อน

    Beybal😂mxuu ahaaa

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 2 หลายเดือนก่อน

    Noloshu waxi kuso maro e fursad ah gacan ku heyn ayey rabaan . Lkn saan waxa u arkaa sheeko baba jey

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 หลายเดือนก่อน +1

    SHAMUURI JARER AKHLI LIX SAAC BAAHI HAKU DILO .

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr 2 หลายเดือนก่อน +1

    gunbaa heshay ninka 🥱

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 2 หลายเดือนก่อน

    Wax kheirqaba allaha usahlo walalkeen😂

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 หลายเดือนก่อน

    Sidan ayaa kuu roon walalkey shaqeyso😂😂😂😂

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aduunyadu sidey kor kugu sido ayey maroo waxida ku tuurtaa.

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 2 หลายเดือนก่อน

    Dib ba lo noqnaya

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน +2

    Magacaga ALLE ayaa kor u qaaday bini aadam ayaad wali sii baryaysaa. Waxba bini aadam mataro walal.
    ALLE waydiiso aduunka

  • @fmg63772
    @fmg63772 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxay bebalka ma buugii galadaa

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 2 หลายเดือนก่อน

    Dalkaga sharaf ku ledahay 🧐

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 2 หลายเดือนก่อน

    كل شيء يرجع إلا اصله 😂

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 noloshaa sidaase maxad iga nixisaa 😅😅

  • @abdirashidkhadar643
    @abdirashidkhadar643 2 หลายเดือนก่อน

    Somaalind buu caayey

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkkkkkkk waar Afkaaga ku sheeg warka intaad reer Somaliland isleedahay isku ekaysii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 2 หลายเดือนก่อน

    marqaatigii beenta ahaa ee aad furtay baa kaasoo baxay😂😂😂😂

  • @xuseensiyaad4054
    @xuseensiyaad4054 2 หลายเดือนก่อน

    Dawarsiga iska daa

  • @yacquub111
    @yacquub111 2 หลายเดือนก่อน

    Uuuf Adunyoow

  • @maxamedibrahim2841
    @maxamedibrahim2841 2 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 หลายเดือนก่อน

    #PEEPALKA UU SHEEGAYA WAA MAXAY MUU #KHALKHALAY NINKU😂😂😂

  • @samawade6470
    @samawade6470 2 หลายเดือนก่อน

    Shamuureey saan muu kusoo dhamaaday 😂😂😂😂😂

    • @guleit89
      @guleit89 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @SmilingDancing-sq1ic
    @SmilingDancing-sq1ic 2 หลายเดือนก่อน

    calooshoo ihuriye ,
    miskin, waaa
    aawe balntiii loo
    qaade beenta
    aad bln qaaden
    alle wuu idin kula
    xisaabtamaa
    wllkaan wuu qalbi hadle
    yaaaadhageesn

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂ku noqo ay yahow halkaagii

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

    baabuur iyo Afkaagi mee kkkkkkk

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 2 หลายเดือนก่อน

    Kibirkagii 😂😂😂😂😂😂😂

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeeroow malaayin camal aan heyn ayaa jirta. Ee tuugsiga jooji. korontada iyo biyahaada maxaa dadka kagalay . Ishaqeyso adigaaba shaqo yaqaane

  • @shaaibamir5604
    @shaaibamir5604 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk .ninkani waa cashir wax laga Barto nayroobi maxaa u yaalay.uu kadoonay into soo gashey nuu wax ku qabsado .sxb aduunyada ayaa kui kuftay waadna garanwaydqy.fursadu waa mar kaliya cid imkka kui jawaabaysa majirto baskaaga iska garaac

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 2 หลายเดือนก่อน +4

    Iishii sayid cali a kugu dhacdey Macsonkor marqaati beenada maxuu ku tarey aduunyo orod gaaban 😂😂😂

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 หลายเดือนก่อน +3

      Sayid cali waa nin naf gooyey Si weliba cadaalada la horgeyna wlsha.

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 2 หลายเดือนก่อน

    Cid kuu gadeeso malaha ee suuqaagi gal tabakayo madow jar ku dheel

  • @AwaleXasan
    @AwaleXasan 2 หลายเดือนก่อน

    Doqon xun weeyeen somaliland ayuu afka ka daysan waayay

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 2 หลายเดือนก่อน

    Iska xamaalo ninyaw xoogaaga wax dhaamaa ma jiro

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 หลายเดือนก่อน +1

    HOOYADA HANTIDEDA MIYA HAYAN DADKA DOQON JAREER BAAHI U DHIMO.

  • @M45_0
    @M45_0 2 หลายเดือนก่อน

    wax baro walaga kari wayey 😂😂😂 ninka 1 millon followers helay oo uusan shaqaysan hadana laimaan wayay maskax oo ku mamulo, majaajilada awelb dadku ku gu taageereen ma wadid, oo shekoyin soogalisid dadka ka qoslisid. Maxay tahy wax iidira saan isameya ma walanthy meeshan dad ba kugula jira tartan nin iyo maskaxdiis ba wax lagu cunaa meeshan.

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 2 หลายเดือนก่อน

    The worst man The best man wa adiga

  • @mohanabshir7533
    @mohanabshir7533 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @mokhalidisak8672
    @mokhalidisak8672 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂