Ninkii Ibraahim Maxamed ee xaaskiisa iyo gabartiisa dulmiyay oo filinkiisa lasoo bandhigay & sababta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@FCBarcelona @SADAAM OFFICIAL ‎@Everton @Lamaane Official media@manutd @ahmed Amin-topic @LiverpoolFC @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @chelseafc @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL@arsenal @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @dunidaciyaarahatube @Dj Amiid Official#america#transfer
    @ASAD HAGIO27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @ManchesterCity.. @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @WaayeelMedia @Halhays Media @Adnan Model Official@Saxaaf Channel@MaxamadqadarMk @Hanad Adam@Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @Ibrahim Carab@Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official@Abdirisak islow@Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Jiilkacfc @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye@Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle@HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAl@MowliidHajiTV @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#ital#saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #asadhagio #austria #america @premierleague #Ciyaaraha#asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal#yurub #ruwaayad‪o@M.SOMALI431‬ ‪@sagalmedia24k‬ ‪@googaa24k‬ #premierleague@Juventus ‪@QISADAMAANTA‬ ‪@maamuusmedia843‬ ‪@MaxkamadaDahirAlasow‬ ‪@dahir.alasow‬ ‪@KingCkFilmsVlogs‬@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSAD@inter @ACMilan #Serie A#La @SADAAM OFFICIAL@SOCDAAL CHANNEL@LaLiga @PSG @Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27@LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official@ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @TALIYE DHUL JABSADE
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Oomaar barbar kiiskii@HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherland
    #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii#supersunday#ciyaaraha #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad‪@M.SOMALI431‬ ‪@sagalmedia24k‬ ‪@googaa24k‬ ‪@QISADAMAANTA‬ ‪@maamuusmedia843‬ ‪@MaxkamadaDahirAlasow‬ ‪@dahir.alasow‬ ‪@KingCkFilmsVlogs‬

ความคิดเห็น • 172

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 6 วันที่ผ่านมา +33

    Aabahaas waa dhageystey aabe fiican ayuu u ekaa❤

    • @ssimanumumustaq7148
      @ssimanumumustaq7148 5 วันที่ผ่านมา

      Me too 😂🤦🏽‍♀️

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 5 วันที่ผ่านมา +2

      Agreed with you lakin hasheegintii somalida amay tahay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 6 วันที่ผ่านมา +9

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 6 วันที่ผ่านมา +12

    Wey dhacda iney carurta qariyan faraxumenta lagu sameynayo oo cidna ushegi wala hoyo wala skol wala dhaqtay sababto ah qofka dhibadata geysta carurta wow u hanjabaa si ey ushegin 😢😢 aniga ayey igu dhacday oo nin an caruur udhalay faraxumeyay gabarteyda 😢😢😢 marka wax walba wey dhicikarta

    • @FartaAlii1234
      @FartaAlii1234 6 วันที่ผ่านมา

      SubxanaAllh😢

    • @ZAhmed-jn2yq
      @ZAhmed-jn2yq 6 วันที่ผ่านมา

      😢😢subxnlh marka dhambe sidhe kuogtahy wlshey .wlhi wa dhib

    • @muslimohh1001
      @muslimohh1001 6 วันที่ผ่านมา +1

      Rabiga raxmanka ah
      aya itusay naxdin darted wadnaha ayaba i istagigaray Ilahey aya ibaadbadiyay alhamdulilah😭😭😭😭😭💔💔💔💔

    • @ubaxismail6285
      @ubaxismail6285 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaal meeshaan Africa ma ahan si kasta oo ay ilmuhu u rabaan in ay qariyaan ilmaha dhakhtarlada school da jooga dharka ayey ka bixiyaan ilma wey wareystaan waxaa la heli laha hal mar oo ilmaha yari uu daalan yahay xanaaqsan yahay hurdeysan yahay marka sida aad mooday ma ahan ee anigu waxaan dhihi llahaa Ilaahay swt aynu ka baqno oo yeynaan ku aakhiro beelin aduunkaan aakhiru zamaanka ah, iga raali ahow hadii hadalkeyga aad ka xumaato.

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 6 วันที่ผ่านมา +8

    Aabe gabadhiisa ceebanaya majiree arinta waxbaakajira somalidu waxbeey qariyaan😢

  • @mohdabdirahman
    @mohdabdirahman 6 วันที่ผ่านมา +20

    Sheekada Ibraahin waan dhagaystay oo waan dhamaystay, Ibraahin hadalkiisa kalmad been ahi kuma jirin xaqiiqdii. Lkn gabadhan waa lasoo diray.

    • @lalahiabass3649
      @lalahiabass3649 6 วันที่ผ่านมา

      Waa eedadii dhahdey aamus Ibrahim tiri

    • @GaniMaxamed-u2h
      @GaniMaxamed-u2h 6 วันที่ผ่านมา

      Haa abaayo xaqa allaah ha tuso umada Soomaaliyeed

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 6 วันที่ผ่านมา +1

      Waxaadan ogeyn markhaati ha ka noqon. Allah ayaa xaqiiqada og

    • @shaakircabdi102
      @shaakircabdi102 5 วันที่ผ่านมา

      Waa sidaan qabo

    • @FadumoMuseSaid-s6j
      @FadumoMuseSaid-s6j 5 วันที่ผ่านมา +1

      Sidaas ku ogaatay in runsheegayo maa gabadha ayaad dakhtar ggesay war ilaahay ka baqaa oo umaadisa u dhaafa acduudu bilaaha

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 6 วันที่ผ่านมา +2

    Illaahay ha laga cabsado,ee ruuxna xaqiisa ayaan la duudsin

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 5 วันที่ผ่านมา +3

    Horta somalidu waa bilaa diin sababtoo ah qof dumar ah ayey doonayyaan inay qiratto dembiga noocaassa waar aabahaa waa runtiisa

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ibraahim Runbuu 100%sheegayay mar qiimeeyay

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 6 วันที่ผ่านมา +7

    Cajiib kuwakaleba waasheegtee maxay ushergi ladahay?

    • @a.rahmankaanuu731
      @a.rahmankaanuu731 3 วันที่ผ่านมา

      Walal qoftaan qof lasoo diray Ayey u egtahay waxna qarineysay ama ninka qaraabo yihiin kkkkkk
      Tnkle Ibrahim hadalkiisa wan dhageestay oo wan dhameeystay qof toosan buu u egyahay
      Qof maseersan ama laqdabo wado uma eko Ibrahim

  • @farhiyam3563
    @farhiyam3563 2 วันที่ผ่านมา

    Cajiib

  • @lalahiabass3649
    @lalahiabass3649 6 วันที่ผ่านมา +8

    Nagta keen dheh nagtan

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha uhiliyo qofkii dulman

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j 5 วันที่ผ่านมา +2

    War ninka hoogaaminaya qolka maxaad ceebta dadka u radinaysa sow lagama yaabo in adliga gabdhadu sidaas oo kalle ku soo ceebayso war jooji qod qodka waxaan sharaf iyo dhaqann lahayn baadtahay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 6 วันที่ผ่านมา +2

    SOOMAALI WIXII XUN UMBAY RABAAN GABADHAAN BAA RUN SHEEG 100%u eg

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 6 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢 subxaana allaah walle Aduun Aminaad malaha 😢

  • @HindaHusen-vq9iy
    @HindaHusen-vq9iy 6 วันที่ผ่านมา +4

    Hadaan wax qaldanayn maxaa mamadu gabadha uga guurtay

    • @ishwaaqali6710
      @ishwaaqali6710 3 วันที่ผ่านมา

      21 bay jirta waa in ey shaqeesato eena guri ee kireesato ee ayada is maamushaa marka maxay ka qabane

  • @MasbalMohamed-r1b
    @MasbalMohamed-r1b 6 วันที่ผ่านมา +9

    Ibraahim. Xaaskiisa kama dacwoon. E nin habaryarteed qaba. Ayuu kadacwooday

  • @MSahid-z8o
    @MSahid-z8o 4 วันที่ผ่านมา +1

    Some think wrong

  • @FayeJordan-y1m
    @FayeJordan-y1m วันที่ผ่านมา

    Rodriguez Kevin Taylor Michael Hall Deborah

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 6 วันที่ผ่านมา +3

    waxaa laga xaqiijin karaa gabadha yar wixii jira

  • @a.rahmankaanuu731
    @a.rahmankaanuu731 3 วันที่ผ่านมา

    Habartaan hadleeyso wax beeey qarin Ama way cabsan
    Tnkle somaliyey waxn idiinweydiin hooyo gabadhii ay dhashay ka carar tay ❤waxii ka racdeeyay waxyar ma ahan. Somaliyeey

    • @Axmadmaxamed-u3z
      @Axmadmaxamed-u3z ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa sax waxan umaleenayaa hawartan inay difaacsyso ninka

  • @rashidwabi9518
    @rashidwabi9518 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkan hada hadlayaa ninkan iyo gabdhan waa lasooo adeegsanayaa oo waa laso dirtay

  • @imaadone
    @imaadone 3 วันที่ผ่านมา

    Aabaha hadalkiisa waa dhagaystay waa nin aad u damiir fiican aqlaaq fiican leh. Diin leh oo wanaagsan. Hadaladiisa dhamaan waxay ahaayeen kuwo masuuliyad iyo aabenimo ka muuqato,,,,, gabadha yadh hala raadsho police ka hala xadhiidho. Gabadha hala Baadho

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 6 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu waxaan kashakiyey markuu qariyey qabiilka ninka sawirka gabadhiisa adreska reerka gabadha haysta

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkii gabadha dhalay beentiisa mahan ibraahim waa nin yaqan diinta weyna dhacda nin ajnabi ka ah inuu wax xun sameyo odaga wuu dhartay wana run sidey iiila ekthy ninka wuu qaldana karaa lakin warkisa xaqiiqo buu u egyhy

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 4 วันที่ผ่านมา

    Biil iyo lacag maaha , cadayn baa la rabaa ,,gabadha yar hala waraysto.
    Waxbaa qarsoon.
    Kursiga iyo tacadiga inanta yar waa daakhil lama ooga.

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye 6 วันที่ผ่านมา +1

    Markaan labadooda dhagaystay gabadhaan baa run u dhoow
    Wallahu aclam

  • @africanstar
    @africanstar 3 วันที่ผ่านมา

    The uncle obviously groomed the kid and did whatever he wanted with her,then he planned to bring the weaker parent. He knew the dad was the dominant one and he knew the mom was going to keep her mouth shut because he’s married to her sister 🙄 us Somalis are notorious for being in denial

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ibrahim uu dharty war kisana wa run

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan Ibrahim ah aniga hadalkiisa aniga run uma arkayn hadana ilahaybaa og rintaas

  • @udbiige7484
    @udbiige7484 2 วันที่ผ่านมา

    Qof degan oo ma suul ah buu ekaa odaga oo weliba diin leh sababta kala rartay gabfha iyo hoyadeed baa mesha ku jirta

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 6 วันที่ผ่านมา +3

    naagtaan shaydaamad waaye

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 6 วันที่ผ่านมา +3

    Cidahaan Ragooda ceebtooda masheegaan way qariyaan Dumarka dambiga ay kagalaan waligood maba sheegin subxanallaah

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 6 วันที่ผ่านมา +3

      Dadku wa isku reer cida ad shegayso wa maxay wll ? Odaygas wa la dulmiyay cid walba og

  • @luljisow9028
    @luljisow9028 3 วันที่ผ่านมา

    Illahow hana waalin Umad inta fiyoow ku yar tahay noqonay oo ceebtooda socail media ha taala wax aan aamino iyo si an u aamino ma naqaano

  • @hafsanuur2554
    @hafsanuur2554 5 วันที่ผ่านมา +1

    Naagtaas Reer qardho maaha waa Reer waamo beentii koobaad

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 5 วันที่ผ่านมา

      Anigaba waan is dhahay waa reer waamo, luqad reer qardhood ma laha, allaahu yaclam

  • @lalahiabass3649
    @lalahiabass3649 6 วันที่ผ่านมา +2

    Mamadan ninka dumaashida ah la dhalatey

  • @imaadone
    @imaadone 3 วันที่ผ่านมา

    Gabadha Takhaatiir haloo geeyo, police hala xadhiidho si dhaqso ah…. Warkaani xaqiiq ayuu u egyahay… soomaalidu kufsiga waa qariyaan… gaar ahaan habluhu kufsiga waa qarsadaan…… gabadha hala hubsado inay bad qabto

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 วันที่ผ่านมา

    War ninkan sawirkiisa saaraten maha wa lagu qaldamey wa la raali galiyey somaaliyay wax hubsada

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dhinac keliyaad dhegeysatay khadar, dhegeyso dhinaca kalena.

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 5 วันที่ผ่านมา

    Ibraahin run buu sheegay 100 boqol

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 6 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay gabadheeda uga uguurtey?

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 6 วันที่ผ่านมา +2

    Wali in ninku kusoodirayo malagayaabaa

  • @samiraahmed3621
    @samiraahmed3621 5 วันที่ผ่านมา

    Layab maa ah wayo hooyadan waxaya raadinaysa is Ayaa u so kaxayaaso Nikeda Iyo caruurteda Waxa lagayaba in yaa shaaqso oo layidhahado masrufu Hoyoo o Ayaa sida Ayaa u kalaguran

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 6 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygaas waa ladulmiyay hadalkisa run ayuu u ekaa

  • @samiraahmed3621
    @samiraahmed3621 5 วันที่ผ่านมา

    Layab maa ah wayo hooyadan waxaya raadinaysa is Ayaa u so kaxayaaso Nikeda Iyo caruurteda Waxa lagayaba in yaa shaaqso oo layidhahado masrufu Hoyoo o Ayaa sida Ayaa u kalaguran
    Wallalo ha ku Danbabin

  • @leylomaxamed5308
    @leylomaxamed5308 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tan maxiiqdo miyaa war badanaa kamarok beel

  • @Nuusdayr
    @Nuusdayr 5 วันที่ผ่านมา

    Liina waa lasoo buufiiyaya, iska hubsadaa warkiida

  • @majid2968
    @majid2968 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaalinimo ma din qancin kartaa soomaaliyey reer hebel inaka daaya

  • @HodanHaji-d9o
    @HodanHaji-d9o 3 วันที่ผ่านมา

    Masheegayo maxaaa kawadaaa

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 6 วันที่ผ่านมา +3

    alow hadii aan nin soomali ah rumeyo😢yaab waashaydaan xaqiir ah

    • @Googlealgorithms
      @Googlealgorithms 6 วันที่ผ่านมา

      Waxaan diyaar u ahay inaan ku guursado😂

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 วันที่ผ่านมา

    Nikan waa masersayahay😂😂😂😂😂

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 5 วันที่ผ่านมา

    Meshan waxaba kujira hooyada ma katagten gabadheda iyadon haysan ilmo kale halkas waxba ku qarson

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 4 วันที่ผ่านมา

    Naaga waalan gabadha ayadaa dayacadey

  • @udbiige7484
    @udbiige7484 2 วันที่ผ่านมา

    Qof khaakhiraya uma eeka inanta yar abeheed waa ila sax san yahay odaydani ale ayaase wax og 😅

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 6 วันที่ผ่านมา

    Intaa magaalada orad ku tagto adigoo la joogo wareysi ka soo qaad gabadha iyo habaryarta,iyo ninka dhibka laga sheeganayo.

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 4 วันที่ผ่านมา

    Gabar yar oo ninkii guriga joogay faraxumeeyay la yaab ma leh wayna dhacdaa caruur tuna marar badan ma sheegaan

  • @Ridwaniz
    @Ridwaniz 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaan umalaynayaa, sidaan u"fahmay, & siduu rabay WAX LAGUMA XAQIIJINKARO! Waxaadan ogayn iskadaa, insha'Allah

  • @ahmedwarsame1550
    @ahmedwarsame1550 3 วันที่ผ่านมา

    Sawirkan ninkii ma ahan ka qaada pleas

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 5 วันที่ผ่านมา

    Odaga walan dadka ka qabta warkiisa benta umada ka qabta

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 5 วันที่ผ่านมา

    horta waxaa ubaal ah in arimahan oo kale ka dhacaan aduun ka caruutuna masheegaan hadii dhibweyni ku dhaco lkn illahay ayaa wax og

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 5 วันที่ผ่านมา

    daahircalasow waasirdoonkasoomaaliyo iskailaaliya dakawuuiskudiraa dadwuutoogtaa wuu iskudiraa

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 5 วันที่ผ่านมา

    NAGTAN WAA NAHABAD ILLAHI KUU QABAY!!!! WAX BEY SAAS UU QARIYAN NAGAHAN

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 5 วันที่ผ่านมา

    No gabadha wuu sixradday ninkaasi adeer waa nin sax ah

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 4 วันที่ผ่านมา

    Gabadha maalawareysto waxa qariney saa naagtan reer kaas ayey difaaceysaa ninkii walaasheed

  • @user-dv9lh9bk3q
    @user-dv9lh9bk3q 4 วันที่ผ่านมา

    Naagtan way iska hadalysa ayaan filaya hadan soo dhageesty ninka Ibrahim la dhaho

  • @sundusahmed9848
    @sundusahmed9848 4 วันที่ผ่านมา

    Ilama Aha Ceeb intaa leeg oo beena in uu qof wayni meel lasoo istaaagayo

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 6 วันที่ผ่านมา

    Naagtan warkeed war cad maaha

  • @cbbdirisaq5114
    @cbbdirisaq5114 5 วันที่ผ่านมา

    Habartan daji ben leyda ah

  • @hanan4882
    @hanan4882 5 วันที่ผ่านมา

    ninka sawirka dadbaa iisoo direy ayuu yiri ee aniga ninka ma garanaayo ayuu yiri hadaa dadbaa sawir qaldan usoo direy. mida kale yaa waaye aabaha gabdhiisa public usoo fariisanayo lacag iisoo dir ma aqlibaaa. aqliga hashaqeeyo wax ladadaboolo soomaali kama dhamaato

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 6 วันที่ผ่านมา

    Ibrahim hadalkida run ayu u ekaa wan dhagestay wana dhamestay u malen mayo inu ben shegayo o waxan aminsanahy in la dulmiyay ok

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 4 วันที่ผ่านมา

    Waa nin xun ayagana rikatey ku jiraan waa lagucelinaa hadii ladhay maadaa og beenlow reerku rikaatowku jiriaa

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley 4 วันที่ผ่านมา

    Koleey anigu Ibraahim aa illa saxan wixii jiro waala ogaan doonaa soomaalida waa qarda jeex

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 6 วันที่ผ่านมา

    Ninka haduu run sheegay aabaha gabadha iyo familka dhan ayu keeni lahaa wuka baqayay

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 6 วันที่ผ่านมา +1

    Somali imaanka Alaha idinka qaado ninkaa waxaad sheeka anjirin ad ugu hadlaysaa n waa xoola ku raadis

  • @sadiiqaxmed6238
    @sadiiqaxmed6238 6 วันที่ผ่านมา +1

    Mamadan waa lasooo direy

    • @mohdabdirahman
      @mohdabdirahman 6 วันที่ผ่านมา

      Caqliga ha waayin. Waa lasoo diray

    • @munamnir171
      @munamnir171 6 วันที่ผ่านมา

      Haa hadey daris tahay maxa afarahas galiyay ​@@mohdabdirahman

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 6 วันที่ผ่านมา

    Gabadha ayadaaba hooyadeed u sheegtay dhibkeeda

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 วันที่ผ่านมา

    Wax jiro cakaaro imanaya

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 6 วันที่ผ่านมา

    Wadan sharci leh Beey joogtaa gabadha ciyaarviyaar Maahan dowlad beey la joogtaa jarmal waxaas ma qaesoomi karto

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 5 วันที่ผ่านมา

    Warkaan ilama saxna arinka xaqiiqadisa waan sugeynaa warka soo bixi doona koleey fikirkeyga hadaan ka hadlo aabaha gabadha dhalay waxuu ka hadlay waxbaa ka jira

    • @Faatimaabdi-ko6em
      @Faatimaabdi-ko6em 5 วันที่ผ่านมา

      Aniga isgaa ila saxanaa balze yaabay anigu

  • @Miidan5
    @Miidan5 5 วันที่ผ่านมา

    Aniga farihaa ila saxsan

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 5 วันที่ผ่านมา

    Ninkaasi waa NIN diinle adeer gabadhaa yartaa ninkaa halloogga xidho

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j 5 วันที่ผ่านมา

    Ganadh yurub ku hortay hadaana keliged degan oo garanaysa sida ay u radsato xaqeda maxaa ugu xarashaysan Tiktok
    Hadaad run sheegaysan Laa xirira gabadha oo runta ka ogaada midkalle Yaa idin xilsaaray umaada ceebteeda inaad view u radsatan war xishood umaad ilaahay baal hadaad gabadhyar ayaa wareejinaysan idinka oon waxaaba ka ogaan iyaaduna idin ogagyan

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 4 วันที่ผ่านมา

    Gabadha may police udacweto Sexual abuse sharciga mataqano

  • @rashidwabi9518
    @rashidwabi9518 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxbaa ka jiraa arintaa in inanta la.xumeyey hadana laleeyahay aamus ninkan mahad muxuu uhadli wayay gabdhan hada hadlaysaana way sheegtay inuu yahay nin wanagsan ibraahin haduu abayuusayaa inantediii gaarbay degan tahay

  • @anabali5745
    @anabali5745 6 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu ninkan maryaha ma dhigan ee warkiisa waa cadyahay yaahuu waxbay qarinayaan

  • @LuulLuul-m6q
    @LuulLuul-m6q 6 วันที่ผ่านมา

    Dowladha ayey kabaqayan eee waa xilis

  • @imaadone
    @imaadone 3 วันที่ผ่านมา

    Dhamaan dadka Soomaaliyeed ee dagan Dalka Jarmalka arinkaan dhaqso haloo gudo galo.

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 5 วันที่ผ่านมา

    Meeshan wax baa laa QARINAYA NAGTAN WAX BEY DABOLEEYSA

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p 6 วันที่ผ่านมา

    Ninka sawirkiis tus hasooo hadlo

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq 6 วันที่ผ่านมา

    Maxkamsi dahir.usaran afjoga loma adeego

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 6 วันที่ผ่านมา

    Ilhy ba horta xaqa og lkn aniga abaha ilama ahayn nin been shegayah maqan wlhi

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 5 วันที่ผ่านมา

    Ninka inanta dhalay waa dacad ee islntan waa laso diraya ee wxa fahma

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 6 วันที่ผ่านมา

    Mesha nagaha iskugu imaday qarkood waaaa Ahlu nar intee Ninka wax kufsaday dufacayaan ayay gabdhi ladabsaray maskinta xaqeeda duudsiyeen. Kulahaa reerka abaaal bàaa loogalay waaa la bilaayay hadiii la abaal logalay marka ma ilmahaa Laga wasaaa waraa xishooda islaam dhintaya theee

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 6 วันที่ผ่านมา +1

    208 karoone?

  • @munasaloog1444
    @munasaloog1444 6 วันที่ผ่านมา

    Maxkamad miyaa kuwani

  • @millashuriemillashurie
    @millashuriemillashurie 5 วันที่ผ่านมา

    Allaa wax og lkn oday ga gabadha dhalay inuu run sheegayo ayay ila tahay dadkaanina ay wax qarinayaan

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 4 วันที่ผ่านมา

    BEEN NINKEEDA AYAY NAAGTU CEEB KALA CARARAYSAA.
    NINA GABADHIISA MA CEEBEEYO

  • @anabali5745
    @anabali5745 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan waxuu sheegayo war sax ah buu u egyahay reerka ree abtiga ah ayaa wax qarinayo

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 4 วันที่ผ่านมา

    Beenley ninkey kabaqeysaa gabadhu gabadha haduu wadey duligu yaa ubaneeyey

  • @zoewchanel2306
    @zoewchanel2306 6 วันที่ผ่านมา

    Somali wax ka qariyo ayay taqaan. Warkaas hala hubsado