KIIS LALA WADA OOYAY HOOYO SOOMAALIYEED OO CURYAN OO WILKEDA MADAXA DALOOLA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 204

  • @alliabdalla319
    @alliabdalla319 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    PROUD TO BE SOMALI WHEN I SEE THE GOOD DEEDS THEY DOING, SOMALIDU WAA DAD WACAN,MASHALLA

    • @hamdaabdullahi1615
      @hamdaabdullahi1615 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dad naga naxariis badan oo naga dhiig badan ma jirto wlh. Si kastoon isku dilo

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Dahiroow guuleyso waligaa gadaal hamrin garaada laysku dhafee garbaha kuqaad

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    Ala daahir gabdhaha wuu u naxariistaa darod iyo hawiye iyo islaamka oo dhan wuu u naxaristaa ilahey ha kuu naxariisto

    • @abukarshiikh8760
      @abukarshiikh8760 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Dahir Dahab adga team kaaga allaha idin barakeeyo. Jizaaka allahuma qayran aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @museabdi9287
    @museabdi9287 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Wallah Adeer Daahir gadaal samadii nabi yussuf Allah hakusiio.

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Daahirow sidaad dumarka somalida ah aad ugu naxariisato rabbi ha kugu naxariisto firdawsal aclaa rabbi ha ku geeeyo🥰

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Saxix aamiin yaa allah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Daahir calasoow iyo inta lacagta bixisay iyo kuwa shaqada wado jizakallah khaire

  • @Ukash-Adan-Fadit
    @Ukash-Adan-Fadit 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Ustd Dahir maalinta aakhiro kurbada Alle hakaa feedo

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Dahir iyo maxkamada allah ha idiin Naxariisto aduun iyo aaqiro sidaa Caruurta iyo Hooyooyinka aad ugu naxariisataan aamiin

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Manshaa Allah, Daahir Alsow Allaha ku naxaristo saad gabdhaha somaliyeed ugu naxarisatay

  • @GaniMaxamed-u2h
    @GaniMaxamed-u2h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    abti Daahir qeyr allaah ha ku siiyo amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ajer alaha kaa siiyo Dahir dadka Soomaaliyeed add caawiso🤲👍

  • @farhiyoomar4163
    @farhiyoomar4163 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Allow u gargaar wllaha hena dhibaateysan aamiin

  • @Galihabon-di1dh
    @Galihabon-di1dh 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dahir illahay jano farduusa haku geeyo amiin 🤲

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dahirow saugu naxariisaty illhy hakuugu naxariisto😢

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Asc adeegayaasha iyo daahir
    Hoowsha ama culumada guubaabada iyo ducada eywadaan iyo inta wax labaxeysa na ilaahey hakuubarakeeyo ha barakeeyo
    Abaalkiinana janatul fardowza
    Aclaa ilaahow gali

  • @museabdi9287
    @museabdi9287 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Teamka Dahir o dhan Illaahey haidinka aqbalo camalka aad haysaan.aad buu ufiicanyahay

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Alx ilaah haka ajar siiyo inti wax labaxday daahirow ilaah haka ajar siiyo 🤲🤲🤲

    • @GaniMaxamed-u2h
      @GaniMaxamed-u2h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 yaa allaah

  • @AMAALABDULLAHIFARAH
    @AMAALABDULLAHIFARAH 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Maskiiin ilaahy ha caawiyo dadkeena wax haysta waxaa fican inay hoos u fiiriyan dadka dhibanahaa😢💔

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    So proud of my ina adeer dahir calasow and somali oo dhan Lot of love from toronto

  • @medina-lt1nm
    @medina-lt1nm 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    😢😢😢ax yaa allah ugar gaar gabadhaan yarta ah iyo agoontaas daahir llhayr allaha ku siiyo balaayo idin calooma saartay mooryaan qashina

  • @Dearestgacaalo
    @Dearestgacaalo 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah Somalinimo qurux bdna oo mcna 😭 Allahuma barik 💙💙💙

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dahir bro ilahay aqiro iyo aduun haku naxaristo

  • @siradm
    @siradm 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Dowladdu waa iney mag siiso oona wax u qabatto waaye, qoyskan haddey Ilaahay ka baqaayaan

  • @hawaade5824
    @hawaade5824 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc daahir cimriga ilaahay raajo caafimaadna ha husiiyo

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Walaahi kulaqabiilmaahi daahiroo waanakutaakuleeyaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subhanallah qurux ilaahey siiyey qofka siinayo in murug kujirto waa xaasidkeeda doonayn farxadeeda

  • @aminaabdullahi7582
    @aminaabdullahi7582 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MashaAllah adeer dahir longlife

  • @khadraali5890
    @khadraali5890 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allahuakbar Jazakallahuqer dhamantin❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Alla sida ah u qurux badan tahay masha Allah cadan rowladisa lugta kuweysey waa in dowlada lacag magdhow looga qaado

  • @jawahirhassan9336
    @jawahirhassan9336 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Maasha Allaah
    Daahir calasow
    Jisaakalaah khayr
    Sidaad gabadhaas ugu gurmatay

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahey ha idiin barakeeyo
    Aamiin yaarabbi

  • @UmuMohamedAmiin-uj1be
    @UmuMohamedAmiin-uj1be 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dahir Calasaow Adeer Allah ku Caawiyo sidaa dadaka U Caawiso

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah hooyo mcn qalbiga exanuney ya Allah please help her ameen

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabdhaan dawladaa lawaydiindoonaa aakhiro 😢😢

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daahir ilahay khayr ha ku siiyo walhi oohin tan ceshan waayay sxb ilahay haku dhowro ayadana haka feeydo xanuunka haya

  • @Cadnanyare-s4z
    @Cadnanyare-s4z 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahow u naxariiso gabadhas

  • @mohammedhassanbiibaaye4311
    @mohammedhassanbiibaaye4311 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    allaah whiilka haucaafiyo caruuta ayaa luga iyo gacmo u.ah

  • @alliabdalla319
    @alliabdalla319 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Dahir it's not bible it's PAY PAL

    • @NoorKaloob
      @NoorKaloob 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      What does that even mean🤔

    • @abdi6947
      @abdi6947 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @abdi6947
      @abdi6947 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@NoorKaloobbible is Christian book 📖 and PayPal is like EVC plus

    • @anonymousfatalness2818
      @anonymousfatalness2818 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Thnks bro.. bible waan la yaabanaa

    • @Mixly1758
      @Mixly1758 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😭😭😭😭

  • @leylaabdi-ym1tz
    @leylaabdi-ym1tz 46 วินาทีที่ผ่านมา

    Daahir waa kuu duceeyee dadka u horee dad iyo duunyo iyo aloow deeq badan ku sii dahab baa tahay oo dumarkii u hiiliyey❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuriaabdullah
    @nuriaabdullah 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Very sad. My Allah open doors for her.

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😭😭😭😭😭 maalin walba hooyaa ooyneeyso waalidiinta Allaha u gargaaro

  • @Nasranaruura-r9c
    @Nasranaruura-r9c 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Daahir gabdha Somali waxu unoqday illin dire😭😭

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maanta waa aduunyo bari waa aakhiro

  • @NimcoCawad
    @NimcoCawad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dahir sidad gabdhaha ucawiso ilahay haku cawiyo

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabdhan waala ooyey subhanallah

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dawlada laga rabay inay ilmahan iyo hoyadaan magdhaw usameeyan lkn somali weyn haloo kaco gabadhan please 😢😢😭

  • @MuuseGaab-v1j
    @MuuseGaab-v1j ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dahir alasow kor alaha kuqaado maxkamad cadalada ayatahy mashaa alaah❤❤❤

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤masha allaha ❤ allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aamiin yaa rabi ilaahoowwaxsii

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soomaalidu waa wada dhibane ilaahey Albaabadiisa Qeyrka ha u furo 😢

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah tabarakallah allaha idin xafido

  • @ismailfarah3463
    @ismailfarah3463 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    May the Almighty Allah grant Dahir and his team success and protection inshaAllah 🎉❤❤❤MashaAllah!!!

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hodan saalax walaashey ilaahey ha ku Caawiyo

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashalaah tabaarakalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ( يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُون -كِرَامًا كَاتِبِينَ - وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ َ)
    Surat Al-Mudhafifiin
    Waxaa idin la socda kuwo ilaalo ah
    Oo wax qoraya- oo garanaya waxaad samay naysaan

  • @mohammadsheeq1787
    @mohammadsheeq1787 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MaashaAllah hadaan somaali oo dhan u kacno walaahi waxay rabto oo dhan waa loo qaban karma.
    Mahadsanidiin dhamaan inta ka qayb qaadatay.

  • @user-zy2wg8bu7v
    @user-zy2wg8bu7v 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    allaha u gar gaaro gabdhas oho dahiir oo soo badhigay

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sorry wlhi hodaneey walasheydii ilaahay haku gargaaro 😢😢😢😢deriskeena eheed wlhi habeenkaas aad u xasuustaaa 😢😢😢😢wiilka alle haku caafiyo 😢😢🤲🤲🤲

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 32 นาทีที่ผ่านมา

    Ax walh waa la ilmeeyay gabadhan yer maskiinta 5ta caruur heeysato dhibka e kujurto ilahow kasaar cunuga yer ilahow cafimad dag dag ah u sii ilahow ada awood leh Aamin yaa rabi

  • @Hushmo
    @Hushmo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir & intii wax la baxday Rabi haka farxiyo 😢

  • @catpotato5212
    @catpotato5212 46 นาทีที่ผ่านมา

    Noolow daahir ilaahay haku naxariisto alaha ku kaalmeeyo

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahow idin barakee

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaaheey ha kuu saqiro dhibka alaha kuu fududeeyo abaayo

  • @fatimaosman2659
    @fatimaosman2659 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallaah dahir

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan lailmiyay hodan saalax walal alah haku garab Galo akhiro iyo aduunba ilmahane alah Kula koriyo abaayo

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow dadkeena caawi

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa xaasidnimo

  • @Muna-op6oz
    @Muna-op6oz 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alllah akbar

  • @user-dj2od8iw7d
    @user-dj2od8iw7d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahaw wa gabar agoon ah lugaheeda waysay hooyo ah 5 caruur ah haysata abohood dhibtay rabiyoow aduunka ku irsaaq ilhaw ka farxi walashern somaliyeed

  • @abshirsanka9356
    @abshirsanka9356 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ASC DAAHIROW DAAINKEEY DARAJO KUUGU DEEQ

  • @hodafarah757
    @hodafarah757 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wllo sidaada dadka ugu naxariisto ilahay ha kuu naxariisto if Iyo aakhro

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha kuu gargaaro abaayo
    Daahir iyo teemkiisa allaha idin barakeeyo dhamaan ajjar allaha idinka siiyo 🎉

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sa'ad "Hiil iyo Hoo" Dahir, walaal jira❤

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah

  • @XaawoMaalin-j8f
    @XaawoMaalin-j8f ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir calasoow miskiin caawiyoow guuleyso cadawgaa hajabo

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaa rabi ilahow kafeeyd culayska yarabi culayska ka qaad oo ugargaar

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Caruurtu waa agoon udadaala dadoow aakhiraad heli

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin Allahuma amiin amiin amiin
    Ilaahayoow noo barakee somali oo bogayaga burcad isumari
    Kuwii cawiyeyna caawa halkaakacawi iyagana

  • @jeeleyomar
    @jeeleyomar 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walahy waan oyay ilaahow waad i aragtaa inaan wax haysan hadaan maanta meel wada joogna dharka ayaan u dhaqi lahaa abaayo intaasan kugu caawin lahaa laakiin waan kala fognahy rabi waxaan kaaga baryayaa inuu ku caawiyo umadana aabo iyo hooyo kaaga dhigo aaaaamiin abaayo oh waan kaxumahy

    • @Ayan-zi1bg
      @Ayan-zi1bg 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin aamiin aamiin

  • @lululabta
    @lululabta 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢very sad wallahi

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sidaaddadka ugu adeegto oowalibalaguumaagaa

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadalka hamaqlin dadka yuutobka waadadxun aakhiro fiiri

  • @AbdiFarah-n8i
    @AbdiFarah-n8i 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Dahiir 15 dollar ayaan soo diiray 15

    • @UmuXafsa-vt9qo
      @UmuXafsa-vt9qo 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maashalaah miizaanka xasnaadka alaha kuu saaro

    • @Maustafa_gamer
      @Maustafa_gamer 17 นาทีที่ผ่านมา

      Masha Alaha

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir allah ha ku caawiyo daahir murasade waa qashin mana isku naxaan

  • @SabirinMohamed-w8j
    @SabirinMohamed-w8j 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Aniga xita waxan ku darsadey sadaqada😢

    • @UmuXafsa-vt9qo
      @UmuXafsa-vt9qo 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jazaakallaahu kheeyr miizaanka xasanaadka alaha kuu saaro adiga iyo intii gabadhaas caawissey

    • @IskutashiGuud
      @IskutashiGuud ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ajir iyo xasanad allaha ka siiyo

  • @user-gl9ob2fc8n
    @user-gl9ob2fc8n 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sori Somali yes caawiy walaahi. Waa ooyay😢😢😢😢😢😢sori sori

  • @alliabdalla319
    @alliabdalla319 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    الله يفرج همها ويسعدها

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dahirow xalada no kalewa mid rabi kuugu denbi dheefi karo anigana oo ahgabarsomalia waxan kuleeyahay wan ku jecelahay wayo wad noo hilisaa Alle adiyo ubadkaagaba ha kuu hiiliyo if iyo aqiraba amiin amiin Allahuma amiin amiin amiin

  • @mulkibashiirmuuse
    @mulkibashiirmuuse 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Darenkeyga badashy wlhi abayo hda wax karonhy wn ku cabin lhaa umada islamka wax allaha kaga so qaado😭😭😭😭😭

  • @istahilisse
    @istahilisse ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ala hooyooy😢😢😢 ilahow cawi yaa allah

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War qabiil waxba mataree qof kii allaah ku adeejiyo AA waxa Tara allaha u adeejiyo gbdha umada ha😢

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Don’t go hindi ya go to Germany

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax weynahana hakala hadlo daahir calasoow sababtiisa ayeey ku dhacday😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Daahiroo dadka hadalkiisa hamaqlin

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa Allah

  • @BarkadMed
    @BarkadMed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dahir gessi gaabadha waan laa qiironayeh

  • @LulmohamedhashimLulmohamedhash
    @LulmohamedhashimLulmohamedhash 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daahir wlhi wa oyey😢

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa sax

  • @Feysal-be4ry
    @Feysal-be4ry 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wll sethy waxan ahay wiil dhalin yara ah oo dhibateysan waxan raba inad garab inoqoto wll