Toos Dooddii Ugu Adkeyd Somalia Ciidamada Masar iyo Eretaria imanaaya Fashilka Shirkii Muqdisho iyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dowladda aya xaq u leh in ay qabto doorashada hal qof iyo hal Cod waan sameynaysa hore madaxweyne Xasan Sheekh wuxu hore u sameeyay dowlad goboleed hadana wa sameyna One man one vote.hore u soc madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    The guy from Minnesota is telling the truth.

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Weriye NOQO ama taagyeere xasan sheekh

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan ka xumahay in kuwaan oo kale wax laga wareesto arimaha soomaaliya.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xundubeey isagoo wasiir amni ah ayaa la weeraray shiikh shariif, hassan shiikh iyo CC. Wuxuu ku jawaabay aniga ma ogayn weerarka, laylama socodsiinin. Istiqaalona ma dhiibin.

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer Axmed Khayr maleh Xassan kadaran

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan hadlaaya cadow dibadeed iyo dhibaatado shabaab shuqulkooda ma aha. Waxay rabaan waxay dhuunta mariyaan.

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Insha Allah doorasho hal cod iyo hal qof waa dhici .intii mohamed siyaad bare xukunka haystay in la mida yuu ahmed madoobe haystaa jubaland wuxuu ahaa hogaamiyahii alshabaab uga sareeyay ahmed godane ma rabo in somaliya horumar gaarto denina ilaa uu arkayo in uu madaxweyne ka noqdo isagu somaliya ama raisalwasaare buntland ka soo jeeda na rabo in wadankaan hagaago laftagareen asna Ethiopian balse insha Allah xasan iyo xamze waa guulaysan somaliyana waa guulaysan

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xundubeey 4 dekad ayaa bixiseen reer Farmaajo.

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diini iyo xundubey wa ka cabsi qaban in la qabto doorashada hal qof iyo hal Cod.lakiin haddii aan la isku dayi hadda goorme la qabana mise markasta waqtigan kuma haboon miyaa la dhahaa.shacabka waxey raban doorasho waan la qabana insha allaah.

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mr Minnesota waa xog Ogaal

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habeen iyo maalin dhalinyaro soomaaliyeed ayaa ciidamada qoranaaya oo dalkooda difaacaaya.

  • @ABDIKARIIMMUHUMAD
    @ABDIKARIIMMUHUMAD 7 นาทีที่ผ่านมา

    markahoraba waxaa ceeb iyo wax lagaxishooda ah in nin uuna shacab dooranini sheegto madaxtinimo ama masuulnimo dhamaana raga sheegta madaxda 🇸🇴 somalia na majiro hal nin oo shacab doortay waana kooxobadan oo kooxwaliba fiirsanayso uun daneheeda gaarka ah iyo siday kuraastooda u ilaashanlahaayen 🇸🇴 somalia na malaho taariikh iyo system qaran oo lawadaleyahay oo ay qasab tahay inlawada ilaashado oo lamataabtaan ah ilaa iyo intalagahelayana waxaa socon uun barmaamujyadan ah iimaqashii iimadadaali uun bas.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gudubiirse waxay ku heshiin la’yihiin qofka madax u noqonlahaa jabhad. Ma waxaa Arintaas u qabanaaya madaxweyne hassan.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kan halkan lka hadleyaa Gadabuursi uma hadli Karo, hadii uu talo ku leeyahay Samaroon, Boorama ayuu joogi lahaa oo taladooda ka qayb geli lahaa.
      Inta halkan ka hadleyaa oo dhan waa dhuuni raac.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Axmed Madoobe haddii uu ku saxnaa markii hore ee uu is dooran jiray ama uu Dowladii Farmaajo ka hor imaan jiray, ee aay Culusoow iyo Shariif oo 2 Madaxweyne soo noqday ka qeyb galeen, oo aay weliba dhacday in uu Af hayeenkii Baarlamaanka dal kale hortooda ku caayey Madaxweyne Soomaaliyeed oo xilkaa joogo ooy u sacbiyeen, haddeerna wuu ku saxan yahay in uu is doorto ama uu Culusoow ka hor yimaado! From Gedo

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 33 นาทีที่ผ่านมา

    Xundubey ku soo noqo mini black car in London

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 35 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan wareysi mataqaanid aamus

  • @bashirkhalif5094
    @bashirkhalif5094 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc waruta

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax waaye madal qaran,looma baahno Barlamanka away shaqadiisa ha loo daayo.

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa ceeb ah umad dhan oo aan waxaba qabsan karin anigu waxaan iidiin sheegayaa hadaydaan waxqabasan waa laydun qabsanayaa oodhab ah ninkaan tashan waa loo taliyaa

  • @mumzamumza6744
    @mumzamumza6744 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hi

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood baa xaaray

  • @Eren-b4k
    @Eren-b4k 35 นาทีที่ผ่านมา

    Eedda Culusow baa iska leh oo riyoonaya. Axmed Madoobe dantiisa ayuu ka fikiray.

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 36 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan iska aamus please

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacbiga soomaaliya iyo dhalinyaradeeda way u mideeysanyihiin difaaca dalka. Adinka ayey idinlatahay in shacabka uu mideeysaneyn.

  • @Ru.ronaldo77
    @Ru.ronaldo77 42 นาทีที่ผ่านมา

    Nimankaan gobolada soo lagama yaabo iney madax weynaha soomalia isku sharaxaan somalidaan Dan kamalahan miyaa
    Haduu madax weynuhu qaldamay wey kadaba qaldamayaan umadaan allaa umaqan

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwa Hassan ka waala ayuu wareeysaneyaa ?
    Nocyadan hadleyaa ayaa Somalia burburineyaa talo xumo darteed.

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye Mooriyaan ah baa dad wareysanaya

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 41 นาทีที่ผ่านมา

      Cuqdad Neceyba Ku Heysa