Itoobiya mala baxaysaa ciidamadeeda kusugan Somalia, maxaa dhacaya haddey diido, MOU-ga & fashilka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • Itoobiya mala baxaysaa ciidamadeeda kusugan Somalia, maxaa dhacaya haddey diido, MOU-ga & fashilka
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

ความคิดเห็น • 146

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa waxgarad aragti dheer Cabdi Aadan Hoosow. Nin qiima leh weeye.
    Mahadsanidiin.

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Waa nin wadani ah caaqil ah geeesi. Ah . Madaxweeyne u qalmaaa mashaa allah

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    very nice interview real talk

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Maashaa Allaah , waa qof qaali ah una qalma inuu saaxada siyaasada yimaado

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadankeenna Waa Runtaa 😭🇸🇴🙏

  • @ilyasali2822
    @ilyasali2822 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Wa WAZIIR INTELEGENT MAN

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    NInkaan waa markii labaad ee aan daawado waraysi laga qaadayo. Waa nin ilaa xad deggan, wax-garad ah, wax iskula harna leh.
    Well-prepared bloke.

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      aad iyo aad waa nin wanaagsan

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waa shaqsi soomaaliyeed oo dhaba

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😊

  • @Anasburaale
    @Anasburaale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maaasha alaah wasiir halkaa kahay

  • @salahalihashi2675
    @salahalihashi2675 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Reer KG Saxda ah wa kanaa

  • @vaglleye
    @vaglleye 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    siyaasiyiinta dhif iyo naadirka aha ee soomlida ku hadhay

  • @SiciidCaweddheere
    @SiciidCaweddheere 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Walalayal kusaliya nabigeena muxamad scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Greatnorth483
      @Greatnorth483 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw

  • @abdikhadiraadan1867
    @abdikhadiraadan1867 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kusaliya nabiga s.c.w❤

  • @adamabdalla8758
    @adamabdalla8758 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hoosow waa runsheeg cilmi leh keep going from ufurow

  • @xog-hel
    @xog-hel 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wasiir haddii aad comments ka akhrinayso ka dhallinyaro somaliyeed ahan waxan ku lenahay waxaad tahay waddani dhab ah oo qiimo iyo qaayo leh ee halkaagas ka wad caqliga iyo cilmigana alle hakuu daayo
    Xaqiiqdii waa siyaasiyiinta la dhihi karo waa dadkii siyaasadda loogu talo galay barakallah fiik

  • @minursa02
    @minursa02 36 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ciidamada Libaaxyaada Geeska Africa, Somalia ammni geedhaa iyo taa wadamaada deeriska ayeey uwakishaan yihiin, meelna umasoocdhaan.

  • @dhegnaas
    @dhegnaas 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waddani, wax-garad geesi ah! Hoggaan isagoo kale ah ayay Soomaaliya maanta u baahan tahay.

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa inaan ka fikirnaa sidii dalka iyo dadka Soomaaliyeed loo midayn lahaa, haddii kale Soomaaliya waxay ka baxaysaa gacanta Soomaalida. Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed Allaha ha badbaadiyo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @popular7493
    @popular7493 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Viva great Somalia 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴

  • @amirhassan4009
    @amirhassan4009 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa.nin.caqlibadan.tacliini.ka.muuqato..iyo.ilbaxnimo

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wasir Hosoow madaxwenaha mustaqbalka dalka somalia

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xoog bay ku baxayaan itoobiya qabiil kaliya ayaa ku filan , saxiib itoobiya iyada oo intan ka xoog badan oo midaysan ayaa muqdisho xoog looga saaray Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴💪💪
    From Djibouti 🇩🇯

    • @MuuseWehliye
      @MuuseWehliye ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xabashi alshabaab ayaa yaqaan sida loola xisaabtamo

  • @bashirabdulle7625
    @bashirabdulle7625 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Hoosow waxuu kahadlay wax jira waa siyaasi xog ogaala

  • @JawharCabdideeq
    @JawharCabdideeq 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasragarrett8866
    @nasragarrett8866 17 นาทีที่ผ่านมา

    Allaaha ku barakeeyo wlle

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Koonfurta soomaaliya ha qaadato

  • @AhmedomarAhmed-u5p
    @AhmedomarAhmed-u5p 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Xasan dhiiqo dalka somalia halis buu kuyahay

    • @الصرفي
      @الصرفي 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aragtidaada Taasi weeye

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qudhun baad tahay duliyahow.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waryaha iyo Hoosowba waa indheer Garad, indheer garadna Qslbi xanuu buu qabaa, Samra innallaaha maca Saabiriin

  • @AhmedMohamedsaalah
    @AhmedMohamedsaalah 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Lasugimaayo itobiya iney kabaxdo soomaaliya hadii xabad looga saaro maahanee

    • @SamirNuur
      @SamirNuur 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Is diyaari sxp rag cabsi kuma samee

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nadaamkii aankubadbaadilahay n waa ku dhaqanka Diinta waana Diidnay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani aqoon-yahan ayuu ismoodeya lkn waa jaahil ambanaya markuu leeyahay shacbiga Somaliland ayaa M.O.U ka hor-imanaya . Waa jaahil iska hantaaracaya

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    xoog ba lagusaraya cid baryeysa majirto ethopia

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Farmaajo Allaha soo celiyo, Aamiin dhaha

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aamiin ya Allah. Farmaajo amba mid kasii fiican haduu jiro ilaahay ha inoo keeno

    • @ShihaabAxmed-x4l
      @ShihaabAxmed-x4l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmaajo gabadhaada kudarso

  • @SiraadNuure
    @SiraadNuure 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    In itoobiya tiraahdo soomaaliya dawladi kamajirto mabeenteedbaa? Maya,waa runteed.

    • @alihaji9213
      @alihaji9213 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa beented somalia dowlad way kajirta jatabardarnaato sodi larabay yey ushaqayn midna ogow itobiya way sii burburaysaa wayna sii kala dadanaysaa halka somalia sa so racayso

  • @SharmakeYare-n4e
    @SharmakeYare-n4e 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Libx guleyso ❤

  • @saidali6960
    @saidali6960 52 นาทีที่ผ่านมา

    Ilma harti waanu soo dhawaynanaa hawiye futamadoobena abqada haka jafaan anagaa garab taagan.
    Raxanwayn waa harti.

  • @MohamedHirsi-l5p
    @MohamedHirsi-l5p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    maxaa keeay in lagu tixgelinwydo hadii aad ciidanki aad baabiso yaa kaa cilinaay macal baa kaa celinaaya

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxweeynaha koonfur galbeed maa laga dhigo ninkaan

  • @ashrafxakimigaay518
    @ashrafxakimigaay518 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M.a waaye abtiyoow wxaa tahay nin wax fagamsan oooa ay rabaaan in ay iska indha tiraaaan

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cunsirinimada joojiya somaliyey guul guuĺ urajeya aqoon yahaniinta .wbt.

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ethiopia weey baxeysaa khasab

  • @GorgorMj2024
    @GorgorMj2024 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wasiirku waa nin rageeed horan udaawaday waraysiyo uubixiyey

  • @mohameddahir7155
    @mohameddahir7155 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc gaylan waxaa wacan markii qof soomali ah xilloodhibayo in ninkan oo kale loodhibo wayo waa rux aragtileh

  • @NJawte
    @NJawte 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Eebbe ha barakeeyee ninkani waa indheergarad. 👏

  • @abdirahmanshariif4775
    @abdirahmanshariif4775 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    1.25x speed

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h ชั่วโมงที่ผ่านมา

    100 nin oo ninkaan la mid ah hadaan helno waan ka guuleysan karnaa itoobiyaanka iyo dhuuniqaatada soomaaliya nala sheegta

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    warka nuxurkiisa waa Qabiilkeyaga hadusann maday weyne aheen waa xuntahay xukumada Dalxoreeye!

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalia ha iska saarto ciidanka Ethopia ee gudaha somalia jooga somaliland ❤ waa xore caqli xun qadad weyn

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waaa runtood xasan hawiye madaxwayne u yhy itoobiya waa ku saxan thy taas runta ha laysku sheego amxaarada saxan xasan yuu matalaaa aan hawiye ahyn

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Viva Somaliland-Ethiopia friendly mutually benificial relations and ports deals

  • @GorgorMj2024
    @GorgorMj2024 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiye waa badow sababta xataa hadad raxanwayn necebtii hawiyo bahasha shaari ugaliye T shirt lkn iaydoo cad doqomo

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Macquul qof ah in wax laga weydiiyo waa naag hadii kuw hadlaya sidaan oo kale eey u hadli lahaayeen wanaag ayaanu gaari laheyn wanaag ku hadal ama aamusnaantaada ku wanaagsanaaw masuulka aan wax dhihi karin kan agtiisa jooga oo dadka caayaya qaribaya waxey u egtahay inuu raali ka yahay hadii uu canaan waayeyna raali ayuu ka yahay X SH waxa u wanaagsan dadka iyo dalkana u wanaagsan waa inuu walaalow iyo maxaan yeelnaa wax ku wado si aan uga baxno daciifnimada

  • @Heddagaro
    @Heddagaro 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MOU Sidii Ethiopian Airlines 24 loogu Qabtay ayaa u dambayn MOU-g

  • @shahiddirie4140
    @shahiddirie4140 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Biixi bari addis U socdaa

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qunsuliyadaha maa la duqeeyo madama ay sharci daro ku joogaan si ay ugu quus qaataan

    • @AidrusBAhmed
      @AidrusBAhmed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma dhuuso ayaa lagu duqayn doqonow?

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AidrusBAhmed hhh drone aya ka adag wlhi

    • @AidrusBAhmed
      @AidrusBAhmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbdiShakur-f1s waa run, laakiin yaa drone heeysto?

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AidrusBAhmed waxan filayaa in dowlada federalka heysato ugu yaraan labo beyraktar drone ama ay heli karto madama hada usan jirin cunoqabateyn

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 26 นาทีที่ผ่านมา

      @@AbdiShakur-f1s drone kuwa dacish hysato o pl yaal xge ka galysaa adigu waridka wase

  • @MARACADDE-2
    @MARACADDE-2 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabyaladu waxay ka bilow matana casimada anuka leh waxayna ku dhamata gobalka anaka leh
    Alle ha tuso somali waxba makala laha 👈

  • @CalixuseenSheekhcumar-vn5vj
    @CalixuseenSheekhcumar-vn5vj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    First Comment

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Viva Somaliland Viva Ethiopië ❤❤❤❤❤ Bye bye somalia 😂😂😂

    • @cademarwaan1621
      @cademarwaan1621 4 นาทีที่ผ่านมา

      ETHIOPIA GUS BAS BAAS LEH DABDA HAKA GALISO OROMOW 1977 CASHIRKI LABAAD FILO IYO KII 2009 MUQDISHO

  • @MrShaacir
    @MrShaacir 55 นาทีที่ผ่านมา

    Ninkaan nin dagan weeye waxaan filayay inuu kooxda xassan Sh difaaco ama Kooxda LaftaGareen difaaco balse si dagan oo waaya aragnimo caqli ku dheehanyihiin xaqiiqdana ku salaysan buu u hadlay Masha Allah

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mel xasan dhiqo jogo ma qabyalad ka maqan

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    AMadoobe:
    Ma Maqli karo Qof iyo Cod.
    Anoo arkaaya 3- iikeen aan mid kale baxee😂

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boqortoyadi ajuran iyo othman empire ayaa ahaa dad iskaashi ka dhexeyay marka tarikdha sida saxd ah usheg magaca afkada haka dhowrin ilaa iskulada turkey ayay taala tarikh daa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    itoobiya wadanka halaga saaro si dhakhso ah gumeysi bay cadeysante tan labaad horjooga argagixisada snm wa in laso qabto

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaduuda puntland waa lama galaan

  • @Fays2010
    @Fays2010 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    China waa inay Ethiopia qabsataa waayo shiinaha waa dad badan biyo badanna u baahan.

  • @aminsabe9102
    @aminsabe9102 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Anigoo ah Siyaasi Abdirahman Amin Osman Waxaan Aminsanahay in Dowlada itoobiya laga guuleysan karin inta Nidaamka Maamul Goboledka uu jiro.
    Itoobiya Sirtoonkeda waxay ku milmeen midka Somaaliya iyagoo ka soo galay dhanka Maamul goboledyada.

    • @HappyDominoes-ef3pk
      @HappyDominoes-ef3pk 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sirdoonka Itoobiya villa Somalia ayuu dhex joogaa oo safaaradooda ayaa ku taala.
      Sanbaloolshe oo sirdoonkii soomaaliya madax looga dhigay waa ninkii sirdoonka Itoobiya u dhiibay qalbi dhagax. Siyaasadu ha il lagama eego walaalo

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan iyo qolyihii ka horeeyey iyagoo og iney itoobiya qaadaneyso maxey 30 sano ugu soo qulquleysey sooaaliya oo baarlamaanka wasiirada iyo qeyba kalaba baasaboorkooda u qaateen xuduudka soomaaliya 35 wuu furan yahay xasan waxey isku khilaafeen sheerka uu muuse siinayo inuu asga siiyo itoobiya waxa ay rabto wey taqaanaa badacas laakiin soomaaliya ma taqaan waxey rabaan doolar wa bas

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GeYLAN❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiweheliye8022
    @abdiweheliye8022 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maniinkaan wasiir soo noqday itoobiyo ayuu difaacayaa

  • @ahmedSaleban-xt9ud
    @ahmedSaleban-xt9ud 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta dhexdeena qabyaaladu xoog ledahay horumar ma gaadhi karro cadowna iskama dhicin karno

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nac nac iska easy ah

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dawlad goboleedyada koonfurta waa’ in ay iyaga isdifaacan , sababta ay maamul usheeganayan maxay tahay hadii’ aysan securitigooda ilaalin Karin.

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War yaa mid ogaaw wadankaan waxaa madaxweyne ka ah nin bhd heysta adigana cid kaaga baahan waxsheegid majirto

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Af english ha ku hadlin . Afkaaga hooyo ku faan

  • @arahmaanmaanka5845
    @arahmaanmaanka5845 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax ay didi karto mlahn dalkan qsb ayey uga baxe mesha baryo matlo

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ninyohow barely hadalkaan uma muuqata hadal miyaa
    War dalka soomali baa leh
    Geylan media somalida weey ku nacday itoobiyaankii baad taageereeysaa

    • @Faz-O
      @Faz-O 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Runta wey qarartahy 😂

  • @AbdiMagan-hq1pg
    @AbdiMagan-hq1pg 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    💘🇸🇴💘☎️🌹☎️👈🦁

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 5 นาทีที่ผ่านมา

    Marka hore asc ninka hadlayo wa nin siyaasiya wa nin wax garada balsa ninka ku wareysanayo aya qabiiliste wen ah maxa mel.kale wax tusaale ahan loguso qadana

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka noocana maxa laga wareysanaya itobiya wey baxaysa waa qasab

  • @beyanabdishekur9234
    @beyanabdishekur9234 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Rong information......Odayga waxbadnaa ka qaldan.....GYLN dadka.wan kugu kalsonahy lkn .

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dhulka Somaliand dhee ximaryahow

    • @muxyadiinibrahimahmed3251
      @muxyadiinibrahimahmed3251 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅😅😅😅😅
      Somaliland un waa somaliland
      Maxaa ximaar ah
      Adaa dameer faraw ehe

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Horta dadkan Somaliland shhegta ayaga oo aan caytamin amay wax sheegi karaan!!

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xalku wuxuu ku jiraa in lgu kla tago soomaliya reerkasta intiisa goosto o dal noqdo ijiid an ku jiide waaan ku daalney no more soomaliya

  • @ConfusedBackpacker-ic9wh
    @ConfusedBackpacker-ic9wh 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The one me

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fail state somalia 😂😂😂😂😂😂

  • @xaliimoninkeeda5488
    @xaliimoninkeeda5488 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ✌️🫡🇸🇴

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MARKA LAYIRAAHDO. WAA DHALAANKII ETOPIA WAA DAD LARABO IN DHIIGOODA IYO DEGAANKOODABA LABANAYSTO

  • @MohamedAhmed-z2k
    @MohamedAhmed-z2k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan sheeq wuxuu rawaa inuu dalka iyo dadkaba kudifaaco ciidan beeshiisa arintaasoo ah mid dhalanteed ah itoobiyana weey lasocotaa meesha inaan lagu haaynin ciidan qaran

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mooryaan😂😂😂😂😂😂

    • @cademarwaan1621
      @cademarwaan1621 6 นาทีที่ผ่านมา

      Yaa moryaan eh Ninkana aqon kugu dhiman

  • @nazdalaan
    @nazdalaan ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Is that a question!?? Ethiopia is becoming a barbaric state.. I don’t understand their political motives.

  • @MubYus
    @MubYus 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciidan Ethiopia oo baxayaa ma Jiro, riyo iyo khiyaali looma baahna. Ethiopia ciidankeeda jooga Somalia iyadaa isku difaacaysa oo ay ilaalinayaan amnigeeda.

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1977_____ 2027______2077 only IQ PPLE

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina dhilow majerteenba u tahay dhilonimada iyo fataalnimadaba

  • @OmarAhmed-ly7ws
    @OmarAhmed-ly7ws 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    M O U somaliland iyo Ethiopia wuu soconayaa wuuna fulayaa, badaada u tasho,xaasidnimo meel laguma gaadhee

    • @MohamedAbdullahi-vd9iz
      @MohamedAbdullahi-vd9iz 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Muse biixi so laban mayo

    • @shamsudiinfahiye7966
      @shamsudiinfahiye7966 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waxa orom ka ahow

    • @AbdirizakMohamed-i9u
      @AbdirizakMohamed-i9u 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maangaab aan macna lahayn

    • @AbdirizakMohamed-i9u
      @AbdirizakMohamed-i9u 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa ka xumahay inaan dhaho:
      maangaab aan macna lahayn
      Taas ninkale yaan u wadey , Mahan
      Wasiirka.

    • @OmarAhmed-ly7ws
      @OmarAhmed-ly7ws 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MohamedAbdullahi-vd9iz maxaa kaa galay taada ku eekow tiisaba daryeele ayaa tu kale u dara

  • @AbdiraxmanMohamed-n8g
    @AbdiraxmanMohamed-n8g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhalinyarta horta maxaad ka waraysataa marka laga hadlaayo taariikho ragii dhigay ay joogeeen😅😅

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhalinyaradu wa aqoonyahan , mida kale Afsomaligiisa wa benefactor , ha xasdin dhalinta wbt

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Lama baxayso 😂 itoobiya e wixii dagaal qaadi lhaa ba la rabaaa hawiye waa kugu kaliga anagu dagaal gali mayno 😂😂😂 dal bn noqonynaaa 😂😂😂

    • @NJawte
      @NJawte 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa noocaagaas oo kale wixii oo Xayle Salaase sheegayay. Arrin dal baa laga hadlayaa markaasaad qabiil la soo istaagaysaa. Maangaab.

    • @Abdirihmanhasan3255
      @Abdirihmanhasan3255 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Howshaan oromo ka ahow dhilaa kudhashaye😂😂😂

    • @Heddagaro
      @Heddagaro 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🔫 ayan kaga Saaraa,
      Ethiopia Futadda ayay Ciid kaaga shubi,

    • @NimcanAaden
      @NimcanAaden 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhhhhhh 😅😅​@@NJawte

    • @shamsudiinfahiye7966
      @shamsudiinfahiye7966 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Orom aya tahay hawiye wa somali ogow ethoibia qasab ayay ku bixi

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenalee

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii madaxweyne sacid Dani uu ahaan lahaa wadani somaliyeed safaarada injir duftee kama furnaan laheen puntland..
    Xaqiiqda in ladiido waa doqon nimo iyo duli nimo
    Hadii madaxweyne Hasan sheikh uu ahaan lahaa wadani somaliyeed wuxuu ka'mamnuuci lahaa injir duftee airlines somalia
    Ilaahey nama liidin ee anaka ayaa isliidney waayo malahin masuuliin wadani eh oo dhinac udhigo xilaafka qabyaaladeed markii ey imaato national interest ama gaasi nimada patriotism..
    Ilaahey ummad masiibo kumarido ilaa ayaka gacmahooda ey kula imaadaan Soo Somali ayaka ayaa isneceb Soo sidee cadow iskaga dhiciyaan??
    Hubkii masar Laga keeney looma qeybinin ciidamada somalia gees walbo ey kajoogaan somalia Soo sidee cadowga Ethiopia laiskaga dhicin karaa hadii xukuumada ey hubeynin askarta dalka sida kuwa puntland, jubbaland, koonfur galbeed,hiraan iyo galmudug?? Ma kuwa joogo xamar Kali ayaa askar eh??
    Isku duubnaan Kali ayaa lagu wajihi karaa cadowga Ethiopia lakin hadii sidaan lagu socdo walee injir duftee wey qaadan dontaa dalkeena

  • @dhegnaas
    @dhegnaas 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waddani, wax-garad geesi ah! Hoggaan isagoo kale ah ayay Soomaaliya maanta u baahan tahay.

  • @hassanmohamed1786
    @hassanmohamed1786 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา