HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY CABSI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • HADII AAD TAHAY SHAQSI ISTICMAALA iPHONE AMA ANDROID SIRTAADU WAA BANAANKA
    • HAYAAY! SIRTII ABID UG...
    NSO's Cash-for-spyware Deal Sparks Criminal Probe in Colombia
    Israel's Defense Ministry actively supported NSO's sale of spyware in exchange for millions in cash, flown to Israel by private jet, but Colombian authorities deny purchasing it. Colombia has severed diplomatic relations with Israel, which may complicate their ability to obtain legal assistance from Israel
    www.haaretz.co...
    Israeli strike wounds two UN peacekeepers in Lebanon
    Two U.N. peacekeepers were injured on Friday by an Israeli strike near their watchtower in south Lebanon, the Israeli military said, while blasts shook the peacekeepers' main base in the area for the second time in 48 hours as Israeli forces battled Hezbollah.
    The UNIFIL force said the incident was a "serious development", and that the security of U.N. personnel and property must be guaranteed.
    France summoned Israel's ambassador, and issued a joint statement with Italy and Spain saying such attacks were "unjustifiable". U.S. President Joe Biden said he was asking Israel to not hit the UNIFIL forces. Russia said it was "outraged" and demanded Israel refrain from "hostile actions" against the peacekeepers.
    U.N. Secretary-General Antonio Guterres had already condemned the attacks on U.N. personnel.
    The Israeli military expressed "deep concern" and said two peacekeepers had been injured by Israeli fire as it was engaging Hezbollah. It said they had been warned hours earlier to take shelter. The United Nations said both were from Sri Lanka.
    The conflict between Israel and Hezbollah erupted one year ago when the Iranian-backed group began launching rockets at northern Israel in support of the Palestinian militant group Hamas, at the start of the Gaza war. (Reuters)
    Israeli army will attack Hezbollah ‘without respite’: Army chief
    Herzi Halevi, chief of the Israeli army’s general staff, has promised that there will be no let-up in the military’s attacks against Hezbollah in Lebanon.
    “We must continue to apply pressure on Hezbollah and do additional and continual damage to the enemy, without concessions and without respite”, Lieutenant-General Halevi said in a statement.
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
    Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: www.timesofisr...
    .

ความคิดเห็น • 101

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA

    • @AhmedMohamed-uk4jz
      @AhmedMohamed-uk4jz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ok good bararug

    • @NadiifacadaweNadiifa
      @NadiifacadaweNadiifa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mel laga xirta sheeg

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cabsi cabsi 😂😂😂

    • @Adamhagler
      @Adamhagler 53 นาทีที่ผ่านมา

      Fadlan not Faldan

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ya3746
      @ya3746 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War shaqo xalaal ah
      Doono xoogaga ku dhargi kartaa jooji
      Baryada

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Allahayaw Rabbiyaw Naga illaali shayaadiinta dhamaantood
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mahabaarami karnaa oo koofi xunta iyo macalinka weyn ma habaari karnaa.

  • @umarcali3111
    @umarcali3111 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sirdoonka Ethiopia way heystaan alaabtan
    U sheega kuwa somalia dawlad taxadar

  • @xasanwaanwaan4585
    @xasanwaanwaan4585 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    ilaahay Ayaz Waxwalba og 2 Malaga baana Garbeheena Sasran Allah aynu ka Baqno Taasaa muhiim ah

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 12 นาทีที่ผ่านมา

      kan yari aad buu u aamjnay sheekooyinka gaalada iyo yuhuuda
      hada way ka quusteen qaza inay basaasaan
      anagh ilaahay baan aminsanahay cabdixafiidow dadka ha waalin
      kanada ayaan deganahay 30sanadood signal wuu leeyahay ilaahay bana ilaaliya

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A/xaafid abksasi wuxuu sobaxay mudo hore waxaana isticmaali jiray laamaha amaanka iyo dabagalada qaabishan

  • @AhmedMohamed-pz8cx
    @AhmedMohamed-pz8cx ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahafid Allaha kuxafido xogta aad lawadagto bulshada Dignin ah, balse kuwa sirta dadka raadsado iyo Aqoonta waxaa u sura galiyay Aqoonta u fududeyay waa Allaha weyn oo ah midka kaliya ee waxkasta qadaro.

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dadka in aad waadhid baad ugu talagashay

    • @medina-lt1nm
      @medina-lt1nm 45 นาทีที่ผ่านมา

      bac yuusan nagu xirin wixii idhagaysanaya ha is dhgeestaan 😂😂

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaam. SUMSUNG
    KAWARANNN

  • @miftahahmedaden
    @miftahahmedaden 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    marhore ayaa nalaka adeegtay

  • @alisiid-2158
    @alisiid-2158 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waraa made haya i liked

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallah

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    AGAA AGAA

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Maxaa la iskaga Difaaci karaa waa halis badan?

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAXAAN YUHUUD AYAA KASHAQEEYSATA WAA XAQIIQO .LAAKIIN WAA IN LAGA DIGTOONAADAA ALOW NABAD BAADI

    • @mohamedsandheere6339
      @mohamedsandheere6339 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaaba sameye ba Telfon nada dhan shirkado yahuud ah aya sameeya xita magacyo wadama kale la baxayan is ka so diiwan galin nayan si yahuud ahan logu fahmin illa Adunka in laga nec bahan yahay og yihiine

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    20 sano ka hor ayasn maqley xogtaan smarphone kaliya maahe computer staionary ama La0pptopp ayuu loo dhici karaa.

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC cabdulxaafid Wll tooshle ayaan qaadanayaa Android balo la iguma oga

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Agaaaà ma’anagaa iska dhigi karna telephone ka🤷🏽‍♀️ xataa baabuuradeena ayaa wada jaajuus ah we can’t do nothing.

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa dadka layaqaan anaga yaaba nakala og horta 😂😂

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@rahmamohamed5636 macquul!!!! 🤷🏽‍♀️

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sxb waa wareey waa wareey
    Kacaraay .

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabsi cabsiwaye allah hanaxsfido lakiin niiclaha islamaha shaha ibiyo kaliya maheystan but every one who can not afford smart phone has it

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaaba iyaqaan horta Ha idaba socdane 😂😂

  • @AhmedMohamed-pz8cx
    @AhmedMohamed-pz8cx ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Telfon oo dhan ayan sefe ahayn

  • @NadiifacadaweNadiifa
    @NadiifacadaweNadiifa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Side lagu xirta Mark sirta

  • @Kahih
    @Kahih ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ok selagu garanayaa inlagudhagesanaayo

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduunkoo dhan lama duubikaro laakiin waa dadka laga shakiyey

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 48 นาทีที่ผ่านมา

    Dadka ku farxa ee ku faana IPhone cusub sanad walba waloo yaaba, isma oga IPhone 16 bay sitaan mana oga in ay qumbulad wataan

  • @umasalahadiinumumohammeddi8984
    @umasalahadiinumumohammeddi8984 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bisinka Illahayo naabaad baadii yaa Allah😥😥🙏🏿🤣🤣🤣🤣🙏🏿

  • @HoodoabdiAbokor
    @HoodoabdiAbokor 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    5:51 5:51 5:51 Iyaga uun baa ku waalan ma dunida oo dhan bay dhagaysan karaan wax caqligu qaadi karo ma aha haddabay muqaawimooyinki waalane

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Musqusha la gala ama
    Var leyga so qarxiya 😢

  • @Baananews
    @Baananews 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Spyware waa nooc ka mid ah barnaamijyada wax basaasa ee si qarsoodi ah loogu rakibo qalabkaaga (sida kumbuyuutarka ama telefoonka) iyadoo

  • @fardowsaAli-k7t
    @fardowsaAli-k7t 33 นาทีที่ผ่านมา

    Ma iska deyna abdihafida wlhi wa yaba waa inaan nicla qaadana

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Message laguu soo diro iyo taleefano aadan garaneyn haka jawaabin.

  • @djhassanhargeisawi7371
    @djhassanhargeisawi7371 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha aniga waan ogahay wlaahi meesha aan marayao waxa aan sameynayo qolo la socota laakin anigu uma joojiyo iyaga umada ku daali

  • @abdullahimohamed9311
    @abdullahimohamed9311 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxey ilatahey in maxada somalida in ay imaratka sirti somalia dhan gacanta kuhayan

  • @ya3746
    @ya3746 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    App kaan waxuu soo baxey 3 years Ago waxana leh
    Reerka dhiigyo cabka ah wadankii
    Ugu horeeyey la gado wa imaaradka
    Dad badan u adeegsaden

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 cabdi afdameer caawa Ayaad fashilantay munaafaqyow tuuga ahi 15years Ayuu jiray Spyware 😂😂😂😂 oromada ku dhagaysanaysa Ka uruurso lacagta

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oo hadii la ogaaday maxaaba laga qabankaras?

  • @QorsheelMohammedAli
    @QorsheelMohammedAli 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I'm a poet, on contemporary issues like love, environmental issues. Or refugee matters because I'm a refugee. Right now I'm writing a book about the plight and predicament of my life as a refugee. Marka walaalow maxaa isoogari kara

  • @IkranHasan-d2y
    @IkranHasan-d2y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Imaaradka yaan talefan laga kadan i tobiya ayey kagadataa

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maxaa lagfaadidayaa markayi ku duuban

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    C.xafiid waamaxay signal afsoomali kadhig fadlan

    • @alimaxamed3660
      @alimaxamed3660 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Signal =tilmaan

  • @KhadarKhadar-n1v
    @KhadarKhadar-n1v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigu noocyada mopile-ka mid kamida ma sidataa abdi xafidow...?

  • @HakimAbdi-q4q
    @HakimAbdi-q4q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wayab

  • @MacruufMacruuf-im9dz
    @MacruufMacruuf-im9dz 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa la ogyahay reer miyiga ayaa og e Dan baa laga Laheyn

  • @husseinabdi3643
    @husseinabdi3643 56 นาทีที่ผ่านมา

    Sidee looga hortagi kare

  • @MOUMINMAHMAD-e5f
    @MOUMINMAHMAD-e5f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂❤2027 Love 💘. Babsc🎉. Cabdi Irs USA❤😮

  • @aduubdile3902
    @aduubdile3902 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga waa danbeeysaa spyware - kaan toban sanadood kahor ayaa la ogaadey ayaa la'ogaadey adigana hada ayaad wax cusub ka dhigeeysaa

  • @QorsheelMohammedAli
    @QorsheelMohammedAli 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sawira daida maxai dunida utareysaa waa yaab , I'm a sociologist and have no job or income flow....ma wax baa lagusaari karaa

  • @adanfarah2080
    @adanfarah2080 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mobile kii hore EE battery-ga laga bixin karo ha loo noqdo

  • @Muhyadin-n2k
    @Muhyadin-n2k 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markasta sowka la inaga adeegto

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA BEENTA QAABYAALAAD BAAD KAHADASHA

    • @sub-zero1962
      @sub-zero1962 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@suldaanaxmed39 xaa Beena orod google ka tag ku qor pegasus software

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadan walba waa heystaa Pegasus wakiba wadamadda aan tixgelin xaquuqda saqsiga. Soomaaliya, itoobiya, jabuuti, chad, sudan, saudi, uae, egypt, syria, iran, pakistan, india, kuli istan, el Salvador. Europeanka waa heystan laakiin ma adeegsan karaan bilaa xaakim.

  • @Shamis_shamis
    @Shamis_shamis 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KOOFI XUNTA IYAGUBA NIICLEY HEYSTAAN BAADIYANA MA JOOGAAN

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 25 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaa larabo hala dagaysto ha la iscuuno xalugu kala tago aduunkan dhibka badan😊

  • @idohassan2350
    @idohassan2350 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxas wax cusub maha spy gan sanodo badan kahorweye

  • @munirawarsame3353
    @munirawarsame3353 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    3310 Baan qadanayaah manta kadib bas waye

  • @MaxamadCadaan-ey3kc
    @MaxamadCadaan-ey3kc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhi Waa Layaab 😅😅😂

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka waa maxay waxa ay naga raadinayaan oo ay doonayaan iney ogaadaan?

  • @RiyadCabdo
    @RiyadCabdo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa yaab😂see looga badbaadikaraa marka

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    *Waa been iyo dhuuso wuxuu akhrinayo.. Waa nimaan waxba ka aqoon sida wuxuu ka hadlayo ay u shaqeeyaan.*
    Waa click doon.

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AA-uf3bl kkkkkkkkkk dhuuso Ayuu Ayuu ka sheekay ayaa Abdi afdameer waaniga ku dhilay Anigunna waa tuug munaafaqa

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂 cabdi waji xume Af dameerle naa dadka dhuusada iyo beenta dadka ka daa

  • @aliabdisalanmohamed7973
    @aliabdisalanmohamed7973 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isnow dan ayaa roreay u sheegay warkaa waa ugnahay

  • @Abdinasir632
    @Abdinasir632 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Samsung maku jiraan taloow😂😮

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 13 นาทีที่ผ่านมา

    Aqliga dadka Haku cayaarin

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂😂😂 anaga hada nahay rer swiden maba naloo qarin wanaloo shegay in nala dhage sanayo hadal ama qoraal 😂

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 cabdi afdameer oo ma imikaad ogaatay naa dadka dhuusada ka daa naa dhilayay talafoon seef ahi majiro

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa lahadlaysa ninkan miyaaa dumar kula ekaday mise edabta lagu soo barin nin iyo naag caqli Kala saara ma lihid miyaa 😂😂

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@rahmamohamed5636 kkkkk ma dhiliyoonkii lacag ta iyo sigaarka uu siinayad tahay,naa aamus dhilayay habeen walba siilka ku soo jeedisa afdameer kan markuu hadlayo,

  • @maxamadckariincumar3301
    @maxamadckariincumar3301 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waayaabe halkaa la aadaa hada

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Af somali Le ku hadla warye maxa La iga fhami kara

  • @rq21abdullahi96
    @rq21abdullahi96 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax igu jiraa malaha.

  • @MOUMINMAHMAD-e5f
    @MOUMINMAHMAD-e5f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Babasasa cabdi

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    See looga badbaadikaraa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa been waayo telefonkayga luqad uusan aqoon lagulama hadli karo.

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    See barnaamijkani so soo geli karaa telfanka

  • @MOUMINMAHMAD-e5f
    @MOUMINMAHMAD-e5f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oooxx. 2027
    😊😂

  • @MOUMINMAHMAD-e5f
    @MOUMINMAHMAD-e5f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ok 🤣 xxw SOMAIl. Cabdi 👎

  • @shacban19
    @shacban19 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sey uqoran tahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiguna waxaad sii xayeysiisaa yuhuuda iyo hawleheeda iyagaana lacag ku siiyey inaad dadka cabsi geliso..

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer waxani waxay khuseeyan madaxda dawladaha iyo wixii la xidhiidha e, anaka sheeko kale noo sheeg.
    ayaa wakhti iskaga luminaaya 4 million oo qof oo da good marata ah.

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa yaaba inan jirno na og lkn anigu waa shakiyay waxaan Qof kala hadlo sheko cadiya xayeysin ahaan baan uarka wllhi 😂😂

  • @aduubdile3902
    @aduubdile3902 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga waa danbeeysaa spyware - kaan toban sanadood kahor ayaa la ogaadey ayaa la'ogaadey adigana hada ayaad wax cusub ka dhigeeysaa