Mansha Allah walaalo isjecel ayaa tihiin. I am sorry gabadh kaliya lama dhalan oo aan wax wada marsano like you. 😥😥😥😥😥😥I have only brothers. You are lucky amiira
Adna aniga waa ku jclhy Wana ku Taageeraa Dadka qaar been by zheegan lkn iyadu been ma taqaano Waa gbr fcn Mahadzanid 🙏🙏 Fadlan Subscribe isaara Ana waa idin saarin InzhAllh
Walyaal isuu duceya murgo yaaaaa ihysteeee ilhy idnkn waxkste haidiin fududeyo
Illahay haka qado si dag dag ah hana kugu badalo qyr iyo farxad
Allah hakaa qaado murugada
Ilaahay ha kaa qaado murugada farxadna hakuugu badalo wllo
Aamiin Ya Rabbi illahay hakuu fududeyo
Illheyhaka qaado muragada wll
First Tnx abyo ino so badi waxyaalahan cml inta ani cml jaamacadaha loo furi rbo like ha ila dhaafin
Mashacala
.
adna qurux masha allah allaha ku xafido wanba iska jeclahay walac ku jira gabar adiga cml qurux iyo farxaan u ah igu duceey in alle igu arsaaqo
qali qurux amiiiiiiin😘
Masha Allah beelo waaye I like it ❤️❤️👌👌😘
Gabadha curadka wa second mother o kle m.a adna qurux gabar qalbi fcn Allah no ka daysto ❤❤❤❤
Mash allah qatar amira salaan sare
Asc
MashaAllh xbbty inaba cadi ma aha aad a uga helay 💕💕💕
Adna Ku jecelhy wallhi mar walba cafimaad iyo cimri dharar adi iyo family💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Wad mahadsantah mcnto wanku faraxsana in aan noqdo dawadihii ugu horeyse
Mansha Allah walaalo isjecel ayaa tihiin. I am sorry gabadh kaliya lama dhalan oo aan wax wada marsano like you. 😥😥😥😥😥😥I have only brothers. You are lucky amiira
Aniga wllsha ah
Aniga wllsha Ah
@@janninaomar4853 thank you walaal qaali🤗🤗🤗🤗🤗🤗
Anigaba gwr wax ila marsato ilama dhalan abyo wlh kalige gwr u ah
Zaxarla Ceebla me too xbbti habo badan alleh ha ina siiyo
Wawww mmashllh gacantaata allha kuu barakeeyo xabiibti adigoo amiira cilaanka u marineysid noo so kili ciilaanka noo sobadi abyo
Hoyo baking sodaha iyo liinta malahudhaqi kara wajiga?please iiso jawaab mommontihan markaad akhrisatid jazakillahu khayr
Mako Ahmed maya haku dhaqin wajigaada
Mako Ahmed ha ku dhaqin wajiga gaduud aa kaa galaayo
Maanta iigu horeeyso Waan kuu saarey
tnx anaa tijabiyey mahdsaanif
Maa shaa Allah qli dumry hor mar wcn 😍😍😍😎😍
Maashaa allah xbbti adna mahadsanid kumaweyno abid
waaaw xilwa khatiir my queen uuumc wax lasiyo is tahisha
gacantan wey cadahay gacan madow kufiri si loga dareemo
Hhhhhhhhhhh wlhi beentaaa maahan ani madow ahay lkn waan iska daawadaa uun
😂😂😂
Masha Allah adna qaali waa dhawnahay mahadsanid ❤🌹
Masha.allah abaayo aan wax badan ka faaiday thanks qaali💓💓💞
ar mesha waxba kadhacay ar gabdhow adinka wax iscades ah ha marsanin waxan ay waleshen idin soo diyaarisay isku qurxiya keep going adna
Thnks 🙏
Adna wan ka helay sedad ufaraxsantahy i love you Habibtii
AdNa Waa gurraN TahY Yaa Ila ArkaY😅😅KaftaN Lee Mcntoh Msha Llh Ilahy haku Barkeeyoh aida Qurxda BadaN ad Nogu dedaaashoh♥️💫💏
Waxan ka helay dacadnimadad iyo wanagaaga adna cadeey love🤩
Masha allah WA ino faaidesay hore u soco qaali Wan ku jeclhy❤️adna
AdnY wlshey nooso badi tnx
Masha alaah adna waad nurissy
Abyo wajiga ma ku dhaqynaa thnks abyo qurx
masha allah adna abyo alle dartii ayan ku jeclahay
Merci beaucoup hno cet vidéo
mansha allh wlhi wn ka helay adna qurux thnks abyo ❤❤❤
Adna wllo wan kusalamay gacmaha raga maxaa lagu cadeeyaa wiilasha noo keen halugu cadeeyo
Nice video 👍
Ar gabaraa Nadia waa oysi wlh alahuma baarik family adna amiira adigana waan ku salamay qurux badan
Yes maanta qofki ugu horeeye oo daawado aaa noqody
Alle haku xafido wllshy qliya
Wlley karenka kle mana qano xge laga hela gersalin iyo fazalin waahezta inte kahelaa kan kle
big like 👍👍👍👌
Adna xabiibti nosobadi Qli inta jamacada noxeran aan kafaidesanee wlhi waan kahelay xabiibti
Masha allah hormar wcn
Yeah first one❤
xbbt subscribe igu c awi macaanto
Ok kusaray xbbti adnah isaar
Mzha allh adno alle hku xiftio adi io familkgh quruxda badan
Mxaa kalooo qabanee iidalee dhaq qurxi 😍😍😍😍
I have to try this...thanks
mansha allah adna hadan kugu soobiiray alx alle haku xigdiyo
M.a allha kudeesto walalshy aadaa umhdsanthy
Masha allsha adno dar ale ku jecelahay
Adna aniga waa ku jclhy
Wana ku Taageeraa
Dadka qaar been by zheegan lkn iyadu been ma taqaano
Waa gbr fcn Mahadzanid
🙏🙏
Fadlan Subscribe isaara
Ana waa idin saarin InzhAllh
Adna runtii waan Ku taageera
Mashala qli
Adnoy hadiyad ahaan ma igu kentido saxanka iyo qandoyinka saxanka wan ka helay Masha Allah waye🤩😝😜😍😍😍 😂😂😂😂😂😂
Xagee jogta abyo
Abayo Adnah wadmahadsantahay👍👍👍💓💓💓💋💋💋
abaayo adna bakin soda iyo karbunaato isku mid miyaa pls jwb hadaa aragto fariinteyda
nimco abdullahi Haa waa isku mid
Adaa mudan macanto 😘👌
Masha alah adnaa wllo talakaaga ayaa rabaa
Waw alaabtan caadi ma.ahan wlh I liked thanks adno
www 10 qof leeigahoreeso adna abaayo mcnto adi amiira qurux abaayo mcnto waaidinsalaamy
Dar illheya ku jeclhy abyo allah hku barakeyo😘
Adna ku jecliyaa xbbti Allah yaxfadki ❤️
Ww my queen adna dar alle ku jeclahay walashey
Masha allah so beautiful queen teyda cashaqa adna shugran macanto
Mnsh Allah. Wllshy qaali alle ha ku xafido wad mahadsantahay wllshy
Masha allaah loma baahno kimiko safican ayuu udhaqmay cilaankii
Masha allha wllshy adna hena go foward sister Ilove sister adna and amira qurux alla yaacisak fadiido weyn ayaan ka faadidey wlahi wlldey alle heydin sharfo aamin
Tnx sister waaba sugeena love you sisters
woow jasakllah qeyr qaalli
Adano abyo dadka cirbaha ka jexan maxa lagu babin kara ka so hadal plz🙏
Waxa lagu Babi yaa fasalin iyo Karen saliiid abayo
Masha alaah wan kahelay runtii horay qaliyey
Masha allah tabarakallahu raxmaan allaahuma baarik xbbt
Supper
Allow ku xafid cadey
MazhallH sisters keep going
M.a adna qurux tnx qaali dumar👌🥰🙏
Abayo sida cidiyaha lo dhoqo noso gali mahadsanid
Adna Qurux 😻
Amiira waa gabadh daacad ah mansha allah
Mashaaallaah xbbti shukran
Adnah mahan bikin sodhah ee waa bikin sadah
Markah karab xarafkah
Dhadah ah
Anah ku adih kamaradah
Naskah faygah iyo karamkah sidah leysuh darayo iyo malabkah
Asxabtah umah jedan
Ee kuh adih kamiradah
Ilahaay ha kuh xafideh adnah cadey
mash alh waan ka hele abaa😍😍😍😍😍😍
Wcs adna wa dhawnahay masha allah adna iyo walasheed amiira qurux igu slan thnk adna cadey😚
Adna xbiiti ada ayan ugahelay fidiyow ya shad OK run ahanti wacajib horo usoco abayo barkal lah
Mansha allah illahy haku barakeeyo adn
xbbt subscribe igu cawi
M. A Adno waaan kusalamy
Machallah Allah ha ku xafido xbbti😍❤
Waaaaaaaw manshaa alhaa wllo adna
Mnsh allah adan iyo amira hablahayga ayaad lamagac tihine alle haydiin xafido inan hadii alle isiiyo waxan ula baxaya nadiya
Masha Allah adna Quruxa qaali dumar
Maasha allah alle ha ku barakeeyo adna
Masha allh mcnt allh haku dhowro
Mnsha allah wllzhy adna mr wlba wn kgu xranahy❤🙏
Adna quruxey shaaribo ayaa idhibey dadka iskaxir ayey idhahan ana iney igusibataan ayaa kabaqa plz iga cawi
ha xiirin abyo kuwa nimanka cml aye naqanayan
Sukar garasaliin malab coffee
Mzha Allh Wllo Isjecel alle Haysu kiin daayo
masha Allah walhi qurux
Walahi amiraa ine ubadnen sawada waka muqataaa
walalshay.adan thnks.qaalii.alle.haku.xifidiyo
Msha allh abyo allh dartiis ku jecelhy keep going
m.a
adna abaayo aniga markan dhalo caloosha ayaa madow inoqotay maxaa la marin karaa
Abaayo waa runta aniga isku arkay
Abayo haruud iska jajabi kadibna iska dhaq
Masha allaah allaaha ku barakeeyo macaanto
Adna henna keep going
Masha allah mcanto allaha kuxafido lugahana kusoodar heee kkk
Thank u adna diamond💕🌷💕💞💗
Adna cdeeey jecliyaaaa
Man sh allh way dhaqanty