WAXYABAHA AN WAJIGEYGA UISTICMALO:

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 888

  • @Samihakhaliil
    @Samihakhaliil  4 ปีที่แล้ว +378

    Hadi aad ubahantahay waxyabaha wajiga lagudaqdo oo skin care ga ah amah alabta in aad ibsato ilasohadal +254722623825 melwadbod jogto walagugu keena InshaAllah ❤️🙏

    • @Amalfaarax-jh6oe
      @Amalfaarax-jh6oe 4 ปีที่แล้ว +3

      Love you happti samixa

    • @nasiiimanasiim7851
      @nasiiimanasiim7851 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah lkn Wll aad bn ukala fognahy seen ku helayaa I'm from Ethiopia

    • @madadaalotv9842
      @madadaalotv9842 4 ปีที่แล้ว

      🙊🌺🌹

    • @farxiyacali7423
      @farxiyacali7423 4 ปีที่แล้ว

      Ugadha jogaa abayo

    • @kaahofaaraxguuleed3915
      @kaahofaaraxguuleed3915 4 ปีที่แล้ว +3

      Abaayo Hada intaan maqseesay oo Dhan hadii la ii qiimeyo waa imisaa waa Ku sugaa jwb wcsn

  • @aniitaofficial4390
    @aniitaofficial4390 4 ปีที่แล้ว +1080

    hadaa nabiga scw jeceshy like

  • @faisomaxamed479
    @faisomaxamed479 3 ปีที่แล้ว +316

    Hadii aad nabiga jeceshahay like iisaar wll😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😍😍😘😘😘

    • @arafomoussa563
      @arafomoussa563 3 ปีที่แล้ว +2

      😍😍😍😍😍🥰🥰

  • @maryamomaria2288
    @maryamomaria2288 4 ปีที่แล้ว +312

    Canugeyga anoo ku firsanyuu iyimid suu ila ka firinayay Mac uuba ku siyay wa halsane jir ❤️🤣🤣❤️

  • @queenhamda3174
    @queenhamda3174 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaheyga qaliga please subscribe and shere my TH-cam channel

  • @aliyahmohammed9042
    @aliyahmohammed9042 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidee intaad serums marsatid udaqeysa hadana, tedaa kale eye cream wejiga daan lamarinayo hadana face wash laguxejinayo see cml all those products the face can’t take at once marka hore you need to cleanse, then exfoliate then apply your serums adona kadaqin ugudamben moisturizer

  • @sukeynabbe7124
    @sukeynabbe7124 4 ปีที่แล้ว +91

    Xasbunallah wuxu tiro badanaa😅waaba daale saa u fiirsanaaye😂

    • @aishabarca9497
      @aishabarca9497 4 ปีที่แล้ว +2

      10:38 🤣🤣 dadkey ka hadleyso adaa ka mid ah

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo subscribe igu caawi

    • @jamiilamaxamed418
      @jamiilamaxamed418 3 ปีที่แล้ว +1

      😂 😂 😂 😂

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial 3 ปีที่แล้ว

      anba waan daalay waa waali,nafta ha lagu qanco

    • @shaxshax7836
      @shaxshax7836 3 ปีที่แล้ว

      Naagahan maxeey la quruxoon badan iyin is dhihi jirey show boqol wax la marsadaa😂😂😂😂 yaa huu

  • @khadraayan2909
    @khadraayan2909 4 ปีที่แล้ว +21

    Samixa waan ku salamay quruxey from Djibouti ❤🇩🇯😘bisous

  • @hodanismail3454
    @hodanismail3454 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo waxaan rabaa in aan wijigeyga iiqurux bad naado ee see uga dhigi karaa abaayo

  • @ubaxHumble
    @ubaxHumble 3 ปีที่แล้ว +7

    Manshallha sis keep going may Allah bless you and by the way I like your products

  • @iqrocabdulahicabdi911
    @iqrocabdulahicabdi911 4 ปีที่แล้ว +14

    Acuudka lacagtado dhan cream ayaaba qabee
    Haduu intaan wajiga yahay jirka kale aa kabadan malaha gurigada qeybaa carwo shobin ah

  • @faizoabdulkadir2869
    @faizoabdulkadir2869 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallshey hada su ala ku wediyo waxaa wa jiga ku dhaqaty wa no shekaty lkn se maba na tusin marka hore marka maxaaa ha fa idnay ado qalad u arkin ilen waxaaa mar sa neso adi leee kugu eka yihin lkn ina wax ka fa idne eee ahed lkn adi leee fa iday ma damaaa ku dawaday waxa i fa idinesana wax kama fa idin ilen waxa waba qarsaty wayo ina ka fa idaaa raby lkn mesa dhicin eee mr kale sida u barse waba arkane ka remaha na tusi sa u ibsano?

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

    laakin 3 item waxaa ka dhimanayo wajiga cream ka ku jiro ee natural ka. week kasta twice waa ok labo jeer. iskaraabka ama maskiga laakin 3 item wajigu ka jilcin maqaarkaa

  • @asiyamuse1067
    @asiyamuse1067 3 ปีที่แล้ว

    Wlo waxan admarsanyso odhan wawada Whitenes haday cream noqoto iyo haday salid tahayba

  • @deeqzaanxuseen1165
    @deeqzaanxuseen1165 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo samiha khaliil wllo waxan ka cod zanyaa inaad igod cawiisiid wyo lacad ma hazto ma ceeba wll lakiin isku day inaat iso jawaabtit wayo wxan ahay gabar somalyeed oo waxa hazan

  • @taqwa2706
    @taqwa2706 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo can you please name the product and masks name

  • @Samsam-o7r
    @Samsam-o7r 3 ปีที่แล้ว +1

    Naaguhu xaaasidsanaa midwalaa imikay cashar goniya sooqoraysaaa naa inanta kafaaidaysta oo wxiiiku anfacaya ka qata wixiklena iskadaaya quruxdeedana mnsha allah dhaha wxba dhaliil haraadinee keeep going queeeeeeen samiiiixa wanku aminsanay

  • @MaxamudAdan-re7wm
    @MaxamudAdan-re7wm หลายเดือนก่อน +1

    Welcome.to.samiha.khaliil.24.years.give.you.nolaal.cusub.

  • @Mira888_
    @Mira888_ 4 ปีที่แล้ว +3

    I feel so bad for her wallahi the way she’s using is so wrong 😑 sis you’re not supposed to do that 🤔 don’t damage your skin abayo. Gabdhaho haa samaynina sideey uu istic malayso wayo waa khalad

  • @team.myousefandm.tarek.8156
    @team.myousefandm.tarek.8156 3 ปีที่แล้ว

    where is your shop siz?

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 4 ปีที่แล้ว

    Cream mada oo dhan abaayo mgcooda nose qor plz mglda an jogno an ka raadine

  • @miskemohamud534
    @miskemohamud534 3 ปีที่แล้ว +8

    Subhanallah war qoftan yeyna Ina waalin rer magalka qaabka daran iska dhigaysaa maska face wash baa ku xigaa wixi serum iyo cream ahna lagama dhaqo iyo sun creamka qorax baa loogu taly it doesn’t make sense at all and it’s misleading walaly heesihi aad iska soo duubi jirtey baa la qaataa dad baanba waji u dhaqaa ku itiri acuudkow

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว +2

    Waji weekii hal mar la dhaqo waa sheeko cusub😂😂 habeeynkii iyo subaxii labaduba waala dhaqaa. Habeeynkii marka aad sii seexaneeyso intii la dhaqo ayaa la marsadaa waxa aad isticmaasho ee habeeynkii loogu tala galay. Subaxii markaad soo kacdana waala dhaqaa kadibna wixii maalinta loogu tala galay ayaa la marsadaa.

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo labo mask ha marsan. mid marso. wajiga dhaq ka dib mask marso ka dib cream marso moisturiser marso. banaan hadad u bixi suns cream

  • @saharaamin7516
    @saharaamin7516 4 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo cilanka adso marsato is soo beautiful walahi gabadha kumariso wayku hagar baxda

  • @shaxshax7836
    @shaxshax7836 3 ปีที่แล้ว +3

    No one can follow your creazy routine with 50 products at once🤔 and not even leaving 4 longer. You trying to confuse us or want only view cuz this is not normal🤔😎

  • @deqa1227
    @deqa1227 3 ปีที่แล้ว +2

    pls wxyalha istcmalysid aad name koda loona jeddoh kusoo dulqor screen tah tnx😋🖤

  • @haboondeheye727
    @haboondeheye727 3 ปีที่แล้ว

    Adi Nairobi miya jogta abayo

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 4 ปีที่แล้ว +21

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲5k oo subscribed pleas codsi weyeji

  • @amalrooz
    @amalrooz 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo maka gadan kara skin care face mask kigaan I really like it all of them you used I live in Norway

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial 3 ปีที่แล้ว

      kkkkk norway walaga helaa waxan dhacan see camal

    • @amalrooz
      @amalrooz 3 ปีที่แล้ว

      @@AminaLuckyOfficial wa ogahay

  • @fatuhahmet6303
    @fatuhahmet6303 4 ปีที่แล้ว

    Asc wlll face maskyada magacooda ma isoo qori karta hppti

  • @Sihaammoha123
    @Sihaammoha123 4 ปีที่แล้ว +4

    Samiixa Ani tiimkaka waan ka baxaa sawabtoo ah oo isoo dhacay video kaaga aan ku dhufunayey waaba liika soo horeyay Allah xaqiis miyaa taascney

  • @iqracadceed5959
    @iqracadceed5959 4 ปีที่แล้ว

    Tiro badna intaa aad marsaneyso walaaley waxaan maxaa waaye herbel maa ileedahay hada rer neyrobi herbel maba yaqaanin walba scrub iyo noor iyo skin cold idheh kuwaasa aqaana lkn 30 caag maba aqaano waaba ku caadade ma kanaa herbels ah

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta nabsubscribe igena jacel ku saliya scw scw scw wll illaah dartiis igusaar 🙏🙏

  • @ayanibrahimismacil2595
    @ayanibrahimismacil2595 4 ปีที่แล้ว

    Wll wajigaaga oil skin miyaana intaa isheg aniga finan ayn leyahay daawo ma isticmaalo alx lkn dhiqida aad ayn ugu bahanahay markaa ma isticmaali karaa oil skin ayn ahay

  • @luulabdule1315
    @luulabdule1315 3 ปีที่แล้ว

    Samixo abayo waxad shegesid magacisa masifican kamirada nogo tustid abayo

  • @nimoabdi5878
    @nimoabdi5878 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll xagenka helaa alabtan waba kuwareree inadeer iso jawab hadad aragto masajkayga shugran huno

  • @happy-ls1st
    @happy-ls1st 4 ปีที่แล้ว +14

    Asc walalhy in alleh muradkyga oon macsi lahayn Aan helo iso duceya

  • @ismahanmahamed1046
    @ismahanmahamed1046 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo samihakhaliil wllo anigu wan ka dawnya turkey...aroosad cusub na wan ahy mrka hadad iso cawin karto od iso shegi karto waxn marsado on faido ka helo ...qof kimikal isticmalo ma ihi ee wll iso cawi

  • @azumaadem2988
    @azumaadem2988 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah gacalizo 😘anigu chemical ma izticmaLo ee Natural izticmaLa Serumyada io Dr Rashel hdana Finan yaryar oo iga tagi wayey leyahy

  • @YurubOdowaa
    @YurubOdowaa 2 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂

  • @ruun139
    @ruun139 3 หลายเดือนก่อน

    Huuno natus meska samixo qurux xagenakahel majoogi kenay abiyo mcn waxan jooga USA 🇺🇸

  • @fardowsaabdi5069
    @fardowsaabdi5069 4 ปีที่แล้ว

    Asc walshy ad yan ku salma inteen kehelya scurbkan ama kareemada waxn jogaa mombasa

  • @kawsarmohamedali6431
    @kawsarmohamedali6431 3 ปีที่แล้ว

    DAHAB LA HELAY : acm wllayal hadayicina fursadaha qaliga ah 1.kaxorow shaqalanimada 2.kobci dhaqaalahaaga 3. Kasbo hamigaaga nolosha 4.kunarumee riyooyinkaagaa fursadan adigoo dhaqaleh fiican melkastood jogtidba kamidnoqo kumaankunka qof ee janiskan kafaidaysta nalaso xidhiidh whatsappkaa number ka 0634722233 ama 0634256410

  • @amalrooz
    @amalrooz 3 ปีที่แล้ว +1

    Beenta dadka kadaa horay isku so cadeeysay just only one day beauty baby face lagu ma noqdo if black girl come to you then will she become beautiful no impossible so hasirin haweenka iyo ragaba sis Samiha Khalil

  • @sahramaxamed3635
    @sahramaxamed3635 3 ปีที่แล้ว

    Acs abaayo qaaligaaa haara maxaalama riyaa abaayo ii soosheeg

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan yaawe wanan daale boqol Cream oo hal mar wajiga la mariye. Taloow xageey u wadaa wajigaan maskiin ka ah haduu hadli karti iga daa ayuu ku dhihi lahaa. Lakiin it’s your choice samiixa khaliil
    Aniga bishii lawo jimco Ayan wax mariyaa hhhhhh

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa ka daran wixii cream ahaa markeey Marisa ayay dhaqday hadana😂😂 hada markii u horeeysay ayay 2 mask Ku dhaqday

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว

      @@sumadqaran xale tan igu dhacde intaan ku dayde

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 kkkkk maya walal horta wajiga wax anfaca inaad hesho waqti dheer ayay kugu qaadan. Lkn wax kooban ayaa la marsadaa. Aniga waxaan sameeyaa. Wajigeeyga waa qaleeyl marka waxaan Ku dhaqaa wax loogu tala galay wajiga qalalan syrum ayaan mariyaa kadib cream subaxii waan dhaqaa hadana day cream ayaan mariyaa hadaan baxayaan suncream ayaan Ku daraa. Bas. Weeky hal mar ayaan mask mariyaa. Qurux ayuu ii yahay.

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว

      @@sumadqaran Mansha allah sis

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 sorry walal wlhi

  • @xidigmillionaire1189
    @xidigmillionaire1189 4 ปีที่แล้ว +3

    Wll subscribe isar hadad aragtay comment keyka 1k waxyar ika dhiman please

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 4 ปีที่แล้ว

    samiixaay wall mask gan aad isticmaalsysid face keba isticmali kara ma oil ka mise dary ga please noso kala sheeg wllo.waxn rajaynaya inad iso jawabtid👏

    • @baaa5459
      @baaa5459 4 ปีที่แล้ว

      wakaan inta kala xiriir0722623825

  • @sumayoabdurahman47
    @sumayoabdurahman47 4 ปีที่แล้ว

    Abayo intee kaheli karaa chemical na maisticmale wax yalo wajiga finanka loga saro nosogali abyo🙏🙏

  • @badriaawad8699
    @badriaawad8699 4 ปีที่แล้ว

    cream xagee laga helaaa xbbty??

  • @nasrakayse8339
    @nasrakayse8339 4 ปีที่แล้ว

    Samiiha khaliil Xbbti hargeisa sidee uga heli karaa. Mahadsanid inbadan

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว +10

    wajiga hoos uu dhacaaya ayaa iga yaabiyey 🤣🤣🤣😅😅

  • @sundusmohamed2792
    @sundusmohamed2792 4 ปีที่แล้ว +15

    mashallah girl your naturally beautiful and please do more of these.

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo subscribe igu caawi

    • @sundusmohamed2792
      @sundusmohamed2792 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Gift606 okay abaayo waankuu saaray❤️

  • @ekramabdi6422
    @ekramabdi6422 3 ปีที่แล้ว

    Subxana allah hablo plz saan waa khalad ha u isticmaalina wajigiinana qaabkan haw dhaqina marka hore wajiga nadiifiya kadib 1scrub oo wajigiina yaqaan mariya kadibna syrum ama creamka caadi ah oo aad isticmaashan mariya qoftaan qaabkay wax u wado maaha mid saxa y allah mida kale hablo sun cream marka meel u baxaysa la marsada not mar walba mida kale naa waanaagtada samiixa ahi waxan ku sheegaya waxan dhan oo aad wada isticmaalaysid waaa chemical wax Natural maba arko ani mida kale naturalku waa wax aan date uu dhacayo lahayn oo trtment aad xafada ku samaysatay ah wax walboo culbad ku jiraa waa chemical reer magaal dadka ha iskaga dhigine

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      Culbadu chemical miiya abaayo mise

  • @saqiqa
    @saqiqa 4 ปีที่แล้ว +14

    3:16 ya ku sheegay dadka dawada marsadan iney wajiga qooynayan ina marsatid sidas baa ku cadaneyso umada beenta ka dhaf 😡

    • @kawsarmohamed8192
      @kawsarmohamed8192 4 ปีที่แล้ว

      Dhilo nàa gabadha cayda ka daa

    • @saqiqa
      @saqiqa 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kawsarmohamed8192 kkkkk runta ay sheegay maxa cay keenay

  • @hawamohamedabdi260
    @hawamohamedabdi260 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi rafada hesto gabdhaha Ileen dadkan dhalalaya ee qadka nosofadhista qarashba kubaxay 😁 miss use of resource igadheh

  • @barwakolivestyle7032
    @barwakolivestyle7032 4 ปีที่แล้ว +7

    Kuwana natural laguma tilmami karo
    Natural ku waa coiffe Honey banana avocado .....waxay bahas oo laisku qaso waye natural ku hadalkaga unban ku tosinaya

  • @ayaanahassan6320
    @ayaanahassan6320 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah walashey samixa pls aniga kuma dhawi oo kuma iman karo walashey cudsi ama wax walbo waxeey u roon yihin adigoo siwacn inooga fa idenayo inoo soo dhig ama si an ku la soo xariiro raqam kada isoo dhig luqa ama instagram kada sax daa inoo sheg 🙏💞jwb

    • @ayaancali1143
      @ayaancali1143 4 ปีที่แล้ว +2

      Ayaan xasan we have the same name❤

  • @yahyeibrahimbarre9955
    @yahyeibrahimbarre9955 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going abaayo horay usoco hormarkaaga ayaan jeclahay 💪

  • @iidomahamed4946
    @iidomahamed4946 4 ปีที่แล้ว

    Walal waan ku salami waxan ka codsanaya in aad iga la so ha dasho wadsabka waan ku soo diridon

  • @zuzumohan1288
    @zuzumohan1288 4 ปีที่แล้ว +2

    Samiha waxat ledahay waji dadka soojiito abyo markasto faraxsanow love you 💓

  • @natashapeah5950
    @natashapeah5950 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashllh byo qali lkn dawada magacyadeda noma shegin fadlan magacyada noo dhig xbbti ado mahdsn ❤️🥰❤️

  • @amranibrahiim5220
    @amranibrahiim5220 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo aniga waji gayga finin kalii waaye waxna ma marsado walligayga wax ma marsan abaayo iisoo jawaab aniga Somalia ayaan joogaa gaar ahaan baydhabo

    • @baaa5459
      @baaa5459 4 ปีที่แล้ว

      Abayo inta kala xiriir 0722623825

    • @ubaxlove6853
      @ubaxlove6853 4 ปีที่แล้ว

      Sidookale abyo baidoa kula jogaaa no so radi abyo hadad hesho iso sheg an ku imnayo

    • @ubaxlove6853
      @ubaxlove6853 4 ปีที่แล้ว

      Hal mar isla disano

  • @Sumayabeauty
    @Sumayabeauty 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice video lakiin product aad u badan oo halmar lamarsan ayaad iska daba gaysay. Face wash ka waa wax ugu horeeya oo wajiga la gu dhaqo.

  • @khadraaelmi921
    @khadraaelmi921 3 ปีที่แล้ว +2

    Fariidnimo waa kaa muuqata ❤

  • @ismacilbadmaceye8867
    @ismacilbadmaceye8867 3 ปีที่แล้ว

    How much

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaa walal isaar isgaraab sheer

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 4 ปีที่แล้ว +8

    Samiixaay iisheg numbar aan kaala xariiro abayo waa gabar Uganda joogto waxyaabaha wajiga u isticmasho ayan ubahanahay plz iso jwb xbbti thnks

    • @zaaragirl4632
      @zaaragirl4632 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaa Instagram kala hadal

  • @faizam1t.co.ukbatula526
    @faizam1t.co.ukbatula526 4 ปีที่แล้ว

    Abayo jirka wax lagudaqo oo lagucadado ila lugaha iyo gacmaha oo chemicals an ahen plz

  • @nafisamohamed2777
    @nafisamohamed2777 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah keep going my sister ♥️♥️♥️🌹🌹

    • @najahdhuux8192
      @najahdhuux8192 3 ปีที่แล้ว

      Gamcaha iyo cagaha so sheeg wax la mariyo

  • @alwiyahkhalif9550
    @alwiyahkhalif9550 3 ปีที่แล้ว +4

    16:01 was so cute 🥺

  • @malkaadunka7484
    @malkaadunka7484 4 ปีที่แล้ว +4

    First viewer❤️🥰team samixa🥀

  • @qurexeycadey4749
    @qurexeycadey4749 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaaac siz samiha we will not do the way your doing😜😅 don't damage your skin....Somali manolo

  • @salmamahdi7868
    @salmamahdi7868 4 ปีที่แล้ว +4

    Walhi I need that thanks for sharing 👍👍🙏

  • @SalmaMohamed-qp2nm
    @SalmaMohamed-qp2nm 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wllshy samiha Khalil wll qli Alle haku xafido waxad thy qof aan jecelahay wlhi, wll adiga oon iga xumaanin runtii waan isku keen tabay adiga iyo team iqsan oo dhan natazha iyo iqra iyo bidan, wll jacayl aan idin qabo ayaa igu kalifay inaan ku waydiiyo aniga waan aaminsanahay inaysan marnaba kala tagi doonin team iqsan oo dhan, wlhi ma Aamino waxa ay dadku sheegan kaliya waxa aan Aaminaa waxa aan ku arko indhahayga oo kaliya taasna waa dabeecadayda anigana indhahayga ayaan ku arkay oo aan ku Aaminay jacaylka idinka dhaxeeya team iqsan oo dhan siiba samiha iyo natazha, waan idin jecelahay wlhi wll qli ee please so celiya team iqsanki hore ee aan aqaanay please waa iga codsi 😔😥😥😭
    Iga raali noqo hadii aan ku hadlay hadal khaldan please 🙏🙏😭

  • @faysahanadiiahmed8359
    @faysahanadiiahmed8359 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah xabiibti wan Kahala Masashi iyo syrum tba

  • @salmamahdi7868
    @salmamahdi7868 4 ปีที่แล้ว +1

    Please reply to me abayo where can I get and how much is the price plzzzz

    • @nimcodheeman1944
      @nimcodheeman1944 4 ปีที่แล้ว

      Wllo igala soo xadhiidh saamixo lanbarka waxyaabo badan ayan ku waydiinaya ama ku dirsanaya waa iga codsi ilaso xidhiidh oo khadka iga so qabo

  • @samiiromohamud6537
    @samiiromohamud6537 3 ปีที่แล้ว +1

    Chemical waxaa waye waaxyabaha alaaayo oo expiry date leh lkn natural waxaa la dhaha wax intaa qasto oo sacado gudahood ka halaawayo 🤔

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 ปีที่แล้ว +7

    Ragana wax u soo gali hablihiba wad u soo galise rag baa ku dawadee😏😄😄

  • @cubeydomar8927
    @cubeydomar8927 4 ปีที่แล้ว +3

    Team samixakhalil waxa idinka codsanaya in subscribe isar tan ilahey dartis igu sara like adun aya wllo lagu yhy wllyal wa idin barya abyo samixo adna isar abyo asxbta wey iso racayan wan huba abyo2😂😂😂😂😂

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo wanku sareyaa isaar

    • @cubeydomar8927
      @cubeydomar8927 4 ปีที่แล้ว

      @@Gift606 oky abyo

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 ปีที่แล้ว +1

    Diyaano dhaan intey isku kentay bey ku ledahy kimiko ma istic balo ar tanaa😂😂😂

  • @hayfahussein5695
    @hayfahussein5695 3 ปีที่แล้ว

    Qortan ma dhaqadidi miyaa abayo

  • @narinasbeauty4374
    @narinasbeauty4374 4 ปีที่แล้ว +16

    Qofki u horeeyay ayan ahay ❤️❤️❤️

  • @fatimaahmed6041
    @fatimaahmed6041 4 ปีที่แล้ว +1

    Naag kasta wxay dhehaysaa chemical ma marsado inty si hoose u marsadan zxpeey ha la isku dheela wada

  • @raxmiitaxusen644
    @raxmiitaxusen644 3 ปีที่แล้ว

    M. A mcnto hawen walbo hadan marsado maxey dhibato ee kenayan

  • @khadraaelmi921
    @khadraaelmi921 3 ปีที่แล้ว

    Ogadenia ha guulaysato Samiha caday

  • @safanuurmuse5600
    @safanuurmuse5600 4 ปีที่แล้ว +8

    walahiy iin ta dan bee ee codka uu badal mayoo aya qasolka ii ga dhameesay 😂😃😂

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Walalo subscribe igu caawi

  • @isirsalanisirsalan1052
    @isirsalanisirsalan1052 3 ปีที่แล้ว +1

    Samiha you are funny wlh 😂 5 times qosle intaaan dawanaaaye video gaaan gureee kulahaaa codkaaa kale iskaaa araag abaaa kadigteee😀😀

  • @kaltunqani5132
    @kaltunqani5132 4 ปีที่แล้ว +1

    Samiha alabtn ban u bahanhy hno ee xagen ka hela hrgyza jogye plze phone kga hno iso qor

  • @deeqoluuldeeqoluul1117
    @deeqoluuldeeqoluul1117 4 ปีที่แล้ว +1

    bisinka waxu tira badana jirka kale maxa marihii wajiga lee wax mari say

  • @abubakar1356
    @abubakar1356 4 ปีที่แล้ว +1

    Samixa abayo aniga wan ka fogahay wadanka ad jogto ma jogi marka waxa ad wajiga ku dhaqatid ayan raba in aad ii shegto

    • @najmaadan9529
      @najmaadan9529 4 ปีที่แล้ว

      Numberkeeda aykuuso qorty kla xiriir

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed 4 ปีที่แล้ว +3

    Wajiga hddba sas u dhqdo mxd u mlesa inu dhacenina😂😂😂😂keeb gowin

  • @rahmamahdihassan2710
    @rahmamahdihassan2710 3 ปีที่แล้ว

    Igatag ma maalindhan ayaan kashaqayn wajiga ookaliya

  • @rayaanruun_official7799
    @rayaanruun_official7799 4 ปีที่แล้ว +6

    Apyo hal codsi ayaan wataa taas oo ah makeup aad athi marsaneysid noosoo gali adhoo raali ah please hadaad codsigeyga tiixgilineyso😪😓🙏

    • @FaadumoXasan-hq4po
      @FaadumoXasan-hq4po 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo waxd soo galisaa adoo make up marsanaayo

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Abasyo subscribe igu caawi

  • @sihaamali1224
    @sihaamali1224 4 ปีที่แล้ว +1

    Numberkga mano so qorin mask yada na wan rabna abayo

    • @baaa5459
      @baaa5459 4 ปีที่แล้ว

      Abayo inta kala xiriir 0722623825

  • @sulekhaegal5951
    @sulekhaegal5951 4 ปีที่แล้ว

    Wllo aniga ma isticmalo kimiko ee inaan ku la soxiriro ayan raba

  • @umulkhayryusuf4553
    @umulkhayryusuf4553 4 ปีที่แล้ว +2

    Naagkasta ha dhahdo natural ayaan isticmalaa bisinka naag sheegta waxay caadi u marsato

    • @ymymaxamed5524
      @ymymaxamed5524 3 ปีที่แล้ว

      Wllo ma ila aragtay midkasta naga dhahaysaa natural Marsadaa 😂

  • @aniisadheemaninaismail6601
    @aniisadheemaninaismail6601 4 ปีที่แล้ว +1

    samixa khallile sxb waan ku salamay waxaan ku nolahay hargeysa waxaan raba labtaa aad isticmalyso inaad isoo diro qali numberkaga i reeb

    • @zuzanlove2435
      @zuzanlove2435 4 ปีที่แล้ว

      Quruxey asli milis tag wad ka helaysa creamka dhuxusha iyo mask dhamantod

  • @sumayash.cabdiraxmaan96
    @sumayash.cabdiraxmaan96 3 ปีที่แล้ว +1

    Hppt waxyabahad isticmaalaysay nooso swr inan wadankyga kahelna lagyaba