Sidaa weeye! Bulshadu waa inay isku xidhantaa oo la wada shaqaystaa oo la kala faaidaa. Waa in laga koraa siyaasadda liidata ee Somalia ee jaarkeeda xagxagata, haddana waxba lafaheeda u qabsan karin. Soomaali waa faqiir kibir badan, dunida iyagaa u hooseeya
@@Aw88-c1r Somali has no poverty issue. Somalia has brain poverty! When one’s brain starves from knowledge, it is tragic! Look around! Does any of what is going on makes sense to any human with inflect? I stand by my believe if every man and woman in Somali wakes up in the morning and goes to the long cost, they will have a fish to catch! 20+ million and more!
@@osmangiire1349 miskiin! Sidaad afsoomaaliga jaahil uga tahay ayaad xaqiiqda Soomaalidana jaahil uga tahay. Horta baddan aduunkoo dhan ayaa u kalluumaysi u yimid oo eber baa laga dhigay. Midda kale baddu ka dhib badan barriga, waxay u baahan aqoon badan iyo qalab lagu kalluumaysto. Dhulka Soomaalidu waa ka ugu faqiirsan dunida, waa kuwaa iska cararaya dhallinyartii ee badaha ku dhammaaday Adiguna kollay kuwaasaad ka mid tahay waadigan afsoomaaliga garanlee😄😄😄
Wllo Allah ka baq Abkuu doono ha sheegte Waxa uu aan ehel ii ah Nin ka aan af wadaagno, Ta labaad inagu maynaan isku filnaan karin inaguu xabashi iyo oromo saan cad ah aan soo dhawaysan, Kali uma istaagi karno miyaa
@@bashirkhadar1971 waxa nagu kallifaysa inaan Itoobiyaan soo dhowaysanno waa badbaadadeena waayo Soomaali waxay caddaysay inay cadow innoo tahay, waxayna rabaan inay na cidhib tiraan. Horeba way iskugu dayeen inay dabar gooyaan ee waxanaga soo gaadhay Itoobiya. Ma lihin cadow aan Soomaali ahayn. Adduunyadana cidda aad nabad ku wada noolaanasaan ayaa kuu walaal.
@@Aw88-c1r Isirka iyo is ahaanta ayaa ka horeeya wllimo hadda la yagleelayo, Wixii dhacay dhece cuqdad iyo uur ku hayntu maaha dhaqan raganimo, Dadar goyn lagugu smayn karana ma jirto Somalia awood ay kugu dabar gowsaba ma le, Ta kale adigu nin miyaad tahay mise naag Haddii aynu rag nahay raggu ma cowdo mana oooyo mana qaylo dhaanto ee xiniintiisa ayuu fuulaa, Markaa labo waa inugu ceeb, Cuqdad shay bari dhacay Iyo fulaynimo iyo noosoo yaaca xabashiyay
Lafta naga inay khayr wadaan wan arkayey alxmdulilh ictiraafki somaliland guuuul insha allah 💪🤝
😂😂😂
@@osmangiire1349 maxad ku qoslaysa ma oromada illahay naga siiyey citiraafka ku qoslaysaa 👀
@@ibnubacays8063 Maya! Soomaali dhamaanteed waa waalatey! Meelkasta waa qiiqeysaa!
Eebe aqoonsigiisa ayaa waxkasta kaweyn! Laakiin waxaa hore warkooda loo sheegey umad jaho wareersaneyd 40 sano! Subax kasta weyguuraan, marka qoraxdu dhacdo ayey dib ugusoolaantaan KO too aykaguureem! Waa “Tiih”
40 sano waxaa kadhiman 7 sano! God help us all!
Abagadhayashu waa odayaal dalaalin ah Dhiigyacabka Muse uu kubixiyo hantidi shacabka Waqoyi sii Hargeisa Burco,iyo Awdal oo lawada xasuuqay,waa isga Suleimaan Gaal u fuliyo hawlaha dhaqan xumada ah sida Galmada Ragga Faalka Dorogada
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim acuudu billaahi mina shaydaani rajiim acuudu billaahi mina shaydaani rajiim
❤❤❤❤❤maashaa allaah hambalyo bahada dhaqanka Ethiopia oo ku dhawaaqay aqoonsiga jamuuriyada somaliland lafti naga somaliland naga Itoobiya naggaa afrika barwaaqo iyo nabad waarta.inshaa allaah
Leftinegaaland😂 Haaheey, waasaas!
Aarkuwanaa!
Sidaa weeye! Bulshadu waa inay isku xidhantaa oo la wada shaqaystaa oo la kala faaidaa. Waa in laga koraa siyaasadda liidata ee Somalia ee jaarkeeda xagxagata, haddana waxba lafaheeda u qabsan karin. Soomaali waa faqiir kibir badan, dunida iyagaa u hooseeya
@@Aw88-c1r Somali has no poverty issue. Somalia has brain poverty! When one’s brain starves from knowledge, it is tragic! Look around! Does any of what is going on makes sense to any human with inflect?
I stand by my believe if every man and woman in Somali wakes up in the morning and goes to the long cost, they will have a fish to catch! 20+ million and more!
@@osmangiire1349 miskiin! Sidaad afsoomaaliga jaahil uga tahay ayaad xaqiiqda Soomaalidana jaahil uga tahay. Horta baddan aduunkoo dhan ayaa u kalluumaysi u yimid oo eber baa laga dhigay. Midda kale baddu ka dhib badan barriga, waxay u baahan aqoon badan iyo qalab lagu kalluumaysto. Dhulka Soomaalidu waa ka ugu faqiirsan dunida, waa kuwaa iska cararaya dhallinyartii ee badaha ku dhammaaday Adiguna kollay kuwaasaad ka mid tahay waadigan afsoomaaliga garanlee😄😄😄
Lafti nagaaa
LAFTA NAGA WAAD SALAAMANTAY LKN ADEER DUCADA KU DII DAR ISHA NAGA DHAGTA NAGA LUGTA NAGA CODKA NAGA WAA IN LA HELAA INSHA ALLAAH LAFO BADQABA 😂
Muuuuse dadkiiisoio
Oromo
Oromo iyo xabashi midna khayr iyo dantoona nooma leh,
Waar aaway isku kalsoonaantii somaliland,
Xalama ayaynu noqonay kuwa oromo iyo xabashi aan cashada heli karayn kuwa hadalkooda barakaysta, aar malaa inkaar ayaa inugu dhacday waa yaabe
Waxay nooga dhow yihiin Xamar (Somalia) iyo waxa dega
@@Aw88-c1r👏👏👏yes.
Wllo Allah ka baq
Abkuu doono ha sheegte
Waxa uu aan ehel ii ah
Nin ka aan af wadaagno,
Ta labaad inagu maynaan isku filnaan karin inaguu xabashi iyo oromo saan cad ah aan soo dhawaysan,
Kali uma istaagi karno miyaa
@@bashirkhadar1971 waxa nagu kallifaysa inaan Itoobiyaan soo dhowaysanno waa badbaadadeena waayo Soomaali waxay caddaysay inay cadow innoo tahay, waxayna rabaan inay na cidhib tiraan. Horeba way iskugu dayeen inay dabar gooyaan ee waxanaga soo gaadhay Itoobiya. Ma lihin cadow aan Soomaali ahayn. Adduunyadana cidda aad nabad ku wada noolaanasaan ayaa kuu walaal.
@@Aw88-c1r
Isirka iyo is ahaanta ayaa ka horeeya wllimo hadda la yagleelayo,
Wixii dhacay dhece cuqdad iyo uur ku hayntu maaha dhaqan raganimo,
Dadar goyn lagugu smayn karana ma jirto
Somalia awood ay kugu dabar gowsaba ma le,
Ta kale adigu nin miyaad tahay mise naag
Haddii aynu rag nahay raggu ma cowdo mana oooyo mana qaylo dhaanto ee xiniintiisa ayuu fuulaa,
Markaa labo waa inugu ceeb,
Cuqdad shay bari dhacay
Iyo fulaynimo iyo noosoo yaaca xabashiyay
Magaca Somali no days lafte naga la baxa oromada raxa
Hadanu nahay somalilan ictiraf waydisanmayno ninka dalkayga kadawarsada waayo hadu ictiraf hayo kuwanu wax siinlaha anagu somali ayanu nahay
Masaakiin qaxootiya ayaad garashadaada ku salaynaysaa? Kuwa gidaar jiifka ah ee Maraykan iyo Ingiriis ma uga qiyaas qaadan dalalkooda? Dal walba dunida wuu leeyahay masaakiin oo Ilaahay baa arsaaqda qaybiya. Laakiin Itoobiya waa waddan qani ah! wax wal oon ku cunnaa ama ku cabnaa waxay nooga yimaadaan Itoobiya. Malaha adigu meel kale ayaad deggen tahee!
Goormee oromo isku badshi qaramadaidooway waa yaabee