Maalintii Arbacadii Wixii Dhacey Waxa Uu Ahaa ....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 10

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxda Daaroodka umada Somalida ha laga qabto ilaahay ayaa iimaanka ka qaaday Subxanallah 😮😮😢😢

    • @hirsifow2183
      @hirsifow2183 3 วันที่ผ่านมา

      Laascaanood oo 9 bilood madaafiic lagu garaacayey cagafcagafyo ayaanu ku aasi jirney, idinkuna waad jaaseyseen.
      Laascaanood markaanu ku dhimaneyney xagaad joogteen?

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 วันที่ผ่านมา

    136 ayaa ka dhintay arapka dhaawana 80 iyagana 1200 dhiasho Ogaadeen 1600 dhawaca wmiyagaana aad ujabay. Daaroodka ilaahay baa laayey

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 วันที่ผ่านมา +1

    MATAASBAAD LEEDAHAY NABADBAANU RABNAA HADII AAN CIDI RABIN ANAGUNA MARABNO

  • @MyTd99
    @MyTd99 2 วันที่ผ่านมา +1

    Labo kala doorta in aad Somalino u wadahashaan iyo in aad aadaan Ethiopinka u dacwwtaan. Aaway qarankii. Somali ma haysaan, Djabuti ma haysaan haddana Ethiopinkii ma haysaan. Hashii masaarta miyaa

    • @BaashBaashe
      @BaashBaashe 2 วันที่ผ่านมา

      Wiilow hadlkagu wadaadka uma jeedo ee wxad ka heshid ayaad Leahy wxba hanaga sin cid ay Somaliland ku dushay ma jirto, weliga rac midlaga gar daran yahy weliga mar Halka lagu diido weligaa kan la necebyahy raac HADI kale hogaan halaguu xidho, Somalia 5shandawlo matahay maanta wxba laguma darsan karo dadxun bay noqfen

  • @XamseAxmed-c1u
    @XamseAxmed-c1u 2 วันที่ผ่านมา

    Waakuwaa dadkii caqliga lahaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 วันที่ผ่านมา

    MAXAA KEENAY DAGAALKAN YAASE ABUURAY YAASE SOO QAADAY DAGAALKA MAJIRTO CID WAX KA QABANAYSAA EE NABADIINA ISKA HAYSTA ANAGU CIDII NASOO DOONATA WAANU ISKA CELINAYNAA HAYSTA NABADAAD KU BAAQAYSAN WAXA CARUURTAYADII LOO LAAYAY WAA NABADAAD WADAAN

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 2 วันที่ผ่านมา

    Allaahuma aamiin aamiin aamiin nabadu qof walba waa u dan dhibka ha la daayo reeer somaliland dagaalka joojiya illaahayow somalia kala qabooji

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 วันที่ผ่านมา

    Waar dadka la qafaashay ha lagala hadlo Dawlada Fadaralka ah Mooryaantan ha laga soo daayo