Subxanallah😱😱😭 This is a very bizarre story!! Gurigeedi markay ka eriday ayeey waji cusub iyo dhiig…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • www.youtube.co...
    Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
    Subscribe to our family channel:
    AJ & FADNA FAMILY VLOGS
    / @ajfadnafamilyvlogs8664
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZpb
    Follow me on Instagram: / fadna_1
    Snapchat: Add me / fadna11
    joinhoney.com/ref/sm2xs7k
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZpb
    DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
    Contact: aj.fadna@gmail.com

ความคิดเห็น • 100

  • @aminaaweys1524
    @aminaaweys1524 2 หลายเดือนก่อน +18

    Si fiican baa ino fahansiisay abayo thanks gabdhow qof iidan aqoon ha raacina😢

  • @sirtuwaadhadhanka9698
    @sirtuwaadhadhanka9698 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waw masha allaah sifican aynu u ficanahay wallo
    Wan ku xidhanahay shooyinkaga no so dhaqdhaqso fadumoy
    Inakasto aad busy iska tahay hadana no so dadal wnnku sugaa markasta
    Ilahy ha ku xafido adiga iyo family ga ba amiin ya rabi ❤❤❤❤❤❤😊

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 หลายเดือนก่อน +24

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @AminaOsman-b5k
      @AminaOsman-b5k 2 หลายเดือนก่อน +2

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 2 หลายเดือนก่อน +2

      صلى عليه وسلم ♥️

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw 🌹

    • @sadiamuuse5700
      @sadiamuuse5700 2 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

  • @naimahussein3911
    @naimahussein3911 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qisadii iku yaabka badaneyd inta qiso dhageysanaayey. Aduunyo ninkii joogow wax kasto waa maqaleysaa

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน +5

    Soodhacyeey my wonderful family waa idin salaamey

  • @abdallahbashir7309
    @abdallahbashir7309 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank You 👍 AJ & Fadna

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso cajiib thank you ❤

  • @ilhanmohamed1458
    @ilhanmohamed1458 2 หลายเดือนก่อน +5

    Welcome back sister from Djibouti 🇩🇯 😊

    • @AnissaaliAnissa
      @AnissaaliAnissa 2 หลายเดือนก่อน

      @@ilhanmohamed1458 salut ça va moi aussi am from djibouti

    • @AnissaaliAnissa
      @AnissaaliAnissa 2 หลายเดือนก่อน

      Salut ça va❤❤

  • @UmuAlia
    @UmuAlia 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Fadna Si Quruxbdn Ayaad noo Fahansiisay Si Fudud Weliba ❤ from Hargaysa

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa ku salaamay fadna❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AdoontiAllah620
    @AdoontiAllah620 2 หลายเดือนก่อน

    Welcome back fadna waa lagu xiisay qiso yinka sida fiican eed usoo gudbiso🥰❤️

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 หลายเดือนก่อน +1

    Si fiican oo qurux badan baad noo fahansiisay waad mahadsantahay abaayo

  • @KhaduujaKhaliif
    @KhaduujaKhaliif 2 หลายเดือนก่อน

    Waan u xiisay qisooyinkaaga alla haydn barakeeyo xbbti❤

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 2 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back gabadhayadii qiimaha badnaydeey

  • @zahrahabarwa3322
    @zahrahabarwa3322 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Fadumo waligaa fiicnaw waan kfarxaa aragaaga😊

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa ila jecel fadna oo xata iyada oo hurdo ku hayso dawada 😂❤❤

  • @skid-rs2eo
    @skid-rs2eo 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah alhamdullilah calaa nimcatul Islam

  • @nastehaosmanhamud-qc6ub
    @nastehaosmanhamud-qc6ub 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulilah waad so noqotay❤

  • @nawaranuur1464
    @nawaranuur1464 2 หลายเดือนก่อน +1

    Markan shaqeynayo wan dhagaysta story yadada ❤❤❤❤wax badanna wan ka faaiday ❤️❤️❤️

  • @Siham_Omar12
    @Siham_Omar12 หลายเดือนก่อน

    Ogaal cusub and Dadweynaha is the best 😂Qisooyinka

  • @LaylamohamuudMohamuud
    @LaylamohamuudMohamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Fadna waan u xiisay sheekoyinkag no so badi

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudubilaah 😢😢
    Very scary 😰🤯

  • @fatumoali3330
    @fatumoali3330 2 หลายเดือนก่อน

    Si qurux badan baad u explain tay hore usoco qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ you are the best

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤tnx huno mcn 🙏🙏qiso cajiib ah

  • @NimcoCisman-o7v
    @NimcoCisman-o7v 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah abyo wan fahanay

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc fatima waaku salamay huno adiyo dumashigay iyo caruurtan hoyoda uu ahay idhunko sadex.dodaba mida kaleh ogow hadad katagto yuutop mardanbe waaku imanaya London balalaha ka rifaya

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah,Wa sheeko waalan.Mid wa gabar saaxiibked u dhooftey,Mida kale wa midkey u dhooftey intey ka tagtay ay mid aysan aqoon u leheyn u raacdey gurigiisa,Mid kale wa Naag looyarada Dambi noocasa oo dil ah geysatey,Mid wa Naag Naag la nool Nin la joogo u dhexeeyo labadoda.Acudubilaah,Intaasoo dhan fool xumo ah waxa sababay Diin la'aanta.Aloow ha na dhuminin.

  • @Lil.nzo_0
    @Lil.nzo_0 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abayo Canada ayaan gaala socdaa allaha ku xafido

  • @sahrahasan1980
    @sahrahasan1980 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah soobadi shee koyinka abayo ❤❤❤❤

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aada ugu faraxaanahay inaa janalka ku soo noqotey ood markale sheekoyinki noo bilowd
    Mahad sanid 🌸 si fiican ayaadana noo fahan siisey shekada m.a🌟

  • @khadarcalimuuse5734
    @khadarcalimuuse5734 2 หลายเดือนก่อน +3

    waad soo laabatay soo dhawow

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 2 หลายเดือนก่อน +1

    Si fiican baad u dhig dhigtey sheekad waa fahaney wad ku mahadsantahay❤

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ala gaaladu caqli xumaa
    Alx calaa nicmatu islam😢

  • @aishamohamed173
    @aishamohamed173 2 หลายเดือนก่อน

    Welcome back Fadna

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadumo sheekadan waa sheeko faaxisho ah oon u fiicnayn Mujtamaca waxba kama faaiidayaan dhegahoodana uma fiicnaa please sheeko dadka anfacaysa aakhiro iyo aduun u keen

    • @Mashallahxd
      @Mashallahxd 2 หลายเดือนก่อน

      Lakin wa taxadar

    • @sahrsahr5471
      @sahrsahr5471 2 หลายเดือนก่อน

      Beentaa maahan.

  • @HodanCali-wg2hn
    @HodanCali-wg2hn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay dartii iigusoduceeya walayaaal plz

  • @NasriinMahamett
    @NasriinMahamett 2 หลายเดือนก่อน

    Gaalo way habaaranyiin

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka sheeko waalan weeye gaalo qaarkood waa yaqyaqsi😢

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 2 หลายเดือนก่อน

    Welcome back my dear 😘

  • @its.asmaaaa
    @its.asmaaaa 2 หลายเดือนก่อน +1

    The guy doesn't deserve 8 years in jail, he did not kill nor did he help in getting rid of the body. It makes no sense how the one who actually tampered with evidence and got rid of a BODY only got 6years

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ yes we are ready

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 หลายเดือนก่อน

    WELCOME FADNA. CADEY
    DHIB WAAYE. DADKA. ❤AARBAA. XANUUNSAN. ILAAH. HANABADBAADIYO❤❤

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadumo always beautiful

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you sister ❤❤❤❤❤

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 2 หลายเดือนก่อน

    Merci beaucoup siificana bada noo fahansisay❤❤

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ku salamay fadna gacalo nosoo badii qiisooynku 😊

  • @Hadiish99
    @Hadiish99 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks fadna🥰💯

  • @sadiamuuse5700
    @sadiamuuse5700 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks queen ❤

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qisa cajiib ah

  • @anisasaciid8536
    @anisasaciid8536 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo fadna love you ❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 2 หลายเดือนก่อน

    Cabsi cabsi waaye walaahi😢

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 หลายเดือนก่อน

    ANIGA WAAN FIXANAHAY MICNAHEEDO WAA WAXBA QALDAN
    OO AH WAX FIKIR AYAA JIRO .
    RUNTI ALLAHA KU CAAFIYO

  • @munaabdi3188
    @munaabdi3188 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah fadna qofkii kowad from qiso 🥰

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs 🤝 fadna

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 2 หลายเดือนก่อน

    Fadna gabadha uurka leh oo ninkeeda soo tuuray Edinburgh ka soo hadal😢

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iska biloow habiibti waan fahmeynaa 😂

  • @MamaMcn-no6xd
    @MamaMcn-no6xd 2 หลายเดือนก่อน

    Fadna qurux 🙌

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud6413 2 หลายเดือนก่อน

    Fadna we love you 😍

  • @muminanuh8999
    @muminanuh8999 2 หลายเดือนก่อน

    Mohamed said baladhaha bolice officer weye qisadisa nogasosheke

  • @relaxationdreamscinema3987
    @relaxationdreamscinema3987 2 หลายเดือนก่อน

    You back from France

  • @FadmaAhmed-e1t
    @FadmaAhmed-e1t 10 วันที่ผ่านมา

    Walaley shekoyinka maxad noguso gudbinladahay yankaga dacwona dee 😡

  • @umkulthum5677
    @umkulthum5677 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @anabh5771
    @anabh5771 2 หลายเดือนก่อน

    Maskiinah walahi tan yar waxa ku dhacay

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 2 หลายเดือนก่อน

    Wlc back quruxey

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilah cala nimcatu islaam

  • @muminanuh8999
    @muminanuh8999 2 หลายเดือนก่อน

    Asc faadna wankusalamay abayo waxad nogasoshekaysa 21 july bishan hada lagujiro 2024 dhacdadi dhacday wiilka lagudilay gobolka michigan ee boliska muslimka ahaa

  • @AyaanBollina
    @AyaanBollina 2 หลายเดือนก่อน

    Fmly aj fadna long time

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️🎉

  • @sundussiyaad799
    @sundussiyaad799 2 หลายเดือนก่อน

    Hotel mey kiresato maxa u geyay nin aysan aqon galadan ninyo wa waxwalan

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laakiin naagtan waa kagu yareeyay, 6 sano maxay tahay?. Maxaa hooyinkeen loola yaabaa markay gabdhaha dhahayaan macal gambar raggu ka kaco ka carara, maxaa iyadoo gabar ah nin raaciyay? Ar gaalaa

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sirqo weynida ku walatay 😂😂

  • @Faadumobulle
    @Faadumobulle 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo qisooyin wax laga faaidayo dadka uso gudbi waxay waxan dintena wafaqsaneyn ad ka shekeynayso isku laabo bal

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 2 หลายเดือนก่อน

      Khayr ALLE ha ku siiyo qofka laliya ee ka dhiidhiyay baad tahay sheeko maa aha waa wax qofka qalbiga ka dhaawacaya Fadna please waxaan oo kale dadka ha keenin anigu sida kale waan jeclahay run badnidaada

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back queen 🫅 of TH-cam ❤️🦜🙏

  • @IkhlaasAbdullahi-m9u
    @IkhlaasAbdullahi-m9u 6 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @AmeliAli-v5d
    @AmeliAli-v5d 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sheeko cibro kuqadsho ah

  • @asmaja432
    @asmaja432 2 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 2 หลายเดือนก่อน

    Naacalad Allah idinku riid

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 หลายเดือนก่อน

    Iam first

  • @katrayasin7187
    @katrayasin7187 2 หลายเดือนก่อน

    Abyo solabasho wcn adban kugu xiisay runti noso badi video yada

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 หลายเดือนก่อน

    Im.soryy walhi waad xanuun san tahay xaga niyada

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 หลายเดือนก่อน

    Shuubada yar meel xun bay ku baxday

  • @adnaaadanali5253
    @adnaaadanali5253 2 หลายเดือนก่อน

    Xppti maalinkasta soo geli

  • @kaltuunomar9151
    @kaltuunomar9151 2 หลายเดือนก่อน

    Asc👋🫡

  • @alkhansaatumadir8632
    @alkhansaatumadir8632 2 หลายเดือนก่อน

    R

  • @naimahussein3911
    @naimahussein3911 2 หลายเดือนก่อน

    Qisadii iku yaabka badaneyd inta qiso dhageysanaayey. Aduunyo ninkii joogow wax kasto waa maqaleysaa

  • @SalafiDawah12
    @SalafiDawah12 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @HodmanAli-z8m
    @HodmanAli-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 2 หลายเดือนก่อน

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤