NIN CAAN AH OO 34 SANO KADIB OGAADAY INUU SOMALI/ETHOPIAN YAHAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Subscribe to our family channel: ‪@ajfadnafamilyvlogs8664‬
    Halkan ka akhriso sheekada Olivier Rousteing
    en.wikipedia.o...
    Follow me on Instagram: / fadna_1
    Snapchat: Add me / fadna11
    Contact: aj.fadna@gmail.com

ความคิดเห็น • 1K

  • @AJFADNA
    @AJFADNA  4 ปีที่แล้ว +220

    Asc asxaabta halkan kadaawo videoga Olivier Rousteing marka loo sheegey inay hooyadi Somali tahay . Lakiin sorry 😐 waa Af-Faransiis bay kuhadlayaan. th-cam.com/video/r48GNAwyXrs/w-d-xo.html
    Ama halkan ka akhriso sheekada Olivier Rousteing en.wikipedia.org/wiki/Olivier_Rousteing

    • @soomalisomaali9014
      @soomalisomaali9014 4 ปีที่แล้ว +11

      walaaley mad xisaad fransiis ah noo bilowdid an kaa faaidnee

    • @hanahaji6447
      @hanahaji6447 4 ปีที่แล้ว +2

      Haha wlhi aan ka faidaysano we noo bilow ana saaid ujecelahy France

    • @soomalisomaali9014
      @soomalisomaali9014 4 ปีที่แล้ว +3

      haben kasta hadey hal cashir kaliya noosoo geliso naga badan

    • @soomalisomaali9014
      @soomalisomaali9014 4 ปีที่แล้ว

      @Ayman Dayax ilasoo xariir hadaa luuqadas taqaano wan xiiseynayaa

    • @amranchannel4881
      @amranchannel4881 4 ปีที่แล้ว +2

      Asxaabta adna isaar SUBSCRIBED plz

  • @fahimaahmed3950
    @fahimaahmed3950 3 ปีที่แล้ว +65

    Even me I’m half Somali and half Eritrea 🇪🇷

  • @hamdaliza9067
    @hamdaliza9067 4 ปีที่แล้ว +90

    Ilahow hooyo walba ilmaheeda usoo dhawee 😭😢
    Anigana cunugayga iiso dhawee🤲🤲🤲🤲🤲

    • @nadaaranadaara5966
      @nadaaranadaara5966 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @ramloruuxi1145
      @ramloruuxi1145 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin ya rabi

    • @daaciiismail9209
      @daaciiismail9209 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin aamiin yaarabi

    • @kaafiahmed58
      @kaafiahmed58 4 ปีที่แล้ว +2

      Aaamiin Maamo qaliyeeey ilahay idankiis ilahay waxan kagarajaynayaa khayr

    • @83587
      @83587 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @muzxin
    @muzxin 4 ปีที่แล้ว +18

    I like her she s very smart real story ayeey noo keentaa weldone

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 4 ปีที่แล้ว +10

    Anigu wan sodhawelaha wan baralaha ilen hoyadi ban ahaye kadib wexixun aan kawanilaha hadow didana wan iskadeylaha kuwa Islam kudhashay Aba niman kale gursaday hooyadi Allah u sahlo in qeyr ugujiro aa lagayaba oow soo islamo

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 4 ปีที่แล้ว +11

    subxanAllaah subxanAllaah may Allah guide and protect us all Ameen

  • @raagerooble3266
    @raagerooble3266 4 ปีที่แล้ว +6

    Somaligaagu caadi maaha, aadbaad ugu mahadsantahay Walal sidaad noogu soo gudbisay Sheekada Olivier rousteing CD of Balmain

  • @fartundahirabukar2646
    @fartundahirabukar2646 4 ปีที่แล้ว +21

    Mahadsanid sida u so gudbisay haday run tahay lakiin ma tirahday ma noshahay hoyada

  • @zahramohmeth7677
    @zahramohmeth7677 4 ปีที่แล้ว +9

    😇ax ax ax wallaahi waa dhib miskiiin maxay lacag kuu Tari qof sida xoolaha u dhashay aan hooyo iyo aabe midna lahayn oo garanayn wax dhalay ax waa damqasho aan dhamaaaad lahayn alxamdulilaah bilaa lacag lkin nasab kayga Ayan aqaan ☝allaah baa mahad leh

  • @fadnaabdulahijalato8077
    @fadnaabdulahijalato8077 4 ปีที่แล้ว +48

    Anigu Waan QadaN lahaa WiilkEyga
    DiinTa Islamkana Wan barilahaa
    Waayo hooyadis Ayan ahay zoWma AhaN allaha isla kulmiYo dadkaz iz dhalaY😪🙏

  • @bahaaar1000
    @bahaaar1000 4 ปีที่แล้ว +57

    If I am the mother , I will meet him and pray to ALLAH to guide him. No hate , he is a victim

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว +3

      Dil baaba kuwaajibay dadka isku jisiga ah ee isu galmooda

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 4 ปีที่แล้ว +3

      Yassin AWIL dil ayada quraan khalad ha u fasirin

    • @basheofficial7495
      @basheofficial7495 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan subscriber ii saara

  • @HEARTOFOGADEN
    @HEARTOFOGADEN 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa garac. Mana ahan Somali ee wa Faransis adiga ayaan la yaabay waxa aad uso xiganeysid

  • @anisaali2721
    @anisaali2721 3 ปีที่แล้ว +2

    asc Fadna, thanks for sharing. I hope Oliver inu hoyodiis inu helo. I hope oliver finds his mom 😢🥲😭💔❤️

  • @mulkitahliil9389
    @mulkitahliil9389 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa Idin salamey lamanaha qarniga AJ & fadna run ahaantii hooyo seen beri waa hooyo jaceylka eey u adkeeda uqbto isma bedelaayo allah hasoo hanuuniyo

  • @cookingwithsuad
    @cookingwithsuad 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha’Allah my sis is glowing love you💖😘

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  4 ปีที่แล้ว

      Thank you sweetie 😘💕

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +113

    Fadumo qof qalbi wanagsan 😍
    Shekadada iyo video yadada wan jeclahay wlhi ❤👑

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 4 ปีที่แล้ว

      Ilhay danbigaaga hadhaafee iisaara subscriber wall Adigooraaliya

    • @basheofficial7495
      @basheofficial7495 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan subscriber ii saara

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว

      tube wayya wll

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdinasirxassan8215 kuu saary

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 4 ปีที่แล้ว +21

    Fadna aniga waxaan kula talin lahaa Hooyadiis in ay ogolaato, wiilkeeda, waxa uu yahay iyada uma taalo, laakiin waxaa aaqiro la weydiinayaa qofkii ka danbeeyey in adoption lagu hilmaamo, bal danbigaas ayagaa iska leh. Asaga limo uu ahaaa , hooyadiisna ilmo ayay aheed, dad ayaa ka masuul ah. Gay haduu yahay anaga judgement ayaan ka adag nahay, Laakiin Allaah ayaa og waxii ka keeney asaga. Alloow na soo wada hadeey. Aniga Abaayo aad aayan u necbahay in aan Qaniisyada caayo, oo Allaah ayay u taalaaa anaga iyo ayagaba. Qaaliyeeey Fadnaa Allaah idin wada xifdiyo.

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 4 ปีที่แล้ว +6

      Wiilka koleyba waa la faraxumeeyey. Oo wax badbaadiyo muusan haysan. Dembi baa laga galay ilmahaa yar.

    • @Ismahankhalif
      @Ismahankhalif 4 ปีที่แล้ว +4

      Arligii udgoonka Waa saas Abaayo.

    • @saynabk4811
      @saynabk4811 4 ปีที่แล้ว +3

      Maashaa Allaah Quruxeey Waa talo wanaagsan, Allaha ka yeelo, in shaqsiyada la qiimeeyo.

    • @Abdullah-mc4qk
      @Abdullah-mc4qk 4 ปีที่แล้ว +1

      Toosinta garaadka Adeer khaniis iyo annaga maxaa naga dhexeeyo? Insaaniyaddi asagaaba ka tagayee? Xataa xoolaha ayaa ka sharaf badan oo orgi orgi fuulayo arki maysid ama ri ri kale fuulaysa.
      Midda kale sharciga islaamka wuxuu qabaa in khaniiska la dilo.
      Allah ayaa na faray adduunka intaan joogno inaan sharcigiisa fulino. Xisaabta asaga iyo allah u taalona wax naloo dirsaday maha.

    • @Ismahankhalif
      @Ismahankhalif 4 ปีที่แล้ว +4

      Abdulaahi walaal caatinta Waa ceeb, in aad aniga iigu tiraahdaa Qaniis ayaa tahayna waxay kugu tahay danbi weyn, walaal Allah u noqo, in aad caysaa gabadh Islaam ah Waa danbi weyn. Hadda iyo kow aan kugu soo celiyo, aniga shaqsi kastaa Allaah malaaik ayuu garbahaha ka soo saarey asagana Waa la socdaa aniguna ma caayo dadka Qaniisna Waa dad oo Allah ima Keemun aduunkan in aa danbiyada dadka xisaabiyo. Marka xiga Xikmada iga hoo waxii aad caysid ama aad la yaabtid waa la kulmeee, mar adiga waxaan kaaga digaayaa inta aad aniga igu leedahay anigu ma ihi Allah ayaana kaga shukrinaayaa, waxna Alllah iiguma daro, ee walaal qaali adiga armeey heeee noqotaa ama ilmahaaga ama qof aad jeceshahay. Ogow kuma dhihin waad tahay, ee is jir ayaan ku leeyahay. Intaa Waa iga xikmad aan kugu daray. Aniga waan ku cafiyey, waxaana ahay gabadh Soomali, Muslim , xaas ah xushmadna kaa mudan. Walaal cafi iyo masaamax. Wscwrwb

  • @canbarocali5763
    @canbarocali5763 4 ปีที่แล้ว +6

    Faadumo masha alaah sheekadada waan jeclahay ilaahay hakuxif diyo

  • @alixsaan9102
    @alixsaan9102 4 ปีที่แล้ว +27

    Laki dhac igu wllaysh Aniga Ayaan ku guulaystay qofkii ugu horeyey

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 4 ปีที่แล้ว +10

    Somali hoyadii hadaytahay isaguna gay yeeli mayso walhi hubaa lkn ilhay ha isu keeno isagana ha soo hadeeyo amiin

  • @ahmedkadde238
    @ahmedkadde238 4 ปีที่แล้ว +11

    This is guy is from France, but his biological mom was a Somali(from Somalia) women who raised ,and lived in Djibouti. She was about 15 years old when she got him. His father was a Ethiopian man, and about 25 years old by age when Olivier Rousteing was born.
    Actually in Bordeaux, there is a big community of somalis from both Djibouti and Somalia, and they settled around the 70 and 80 centuries.

  • @raziinamoh5554
    @raziinamoh5554 4 ปีที่แล้ว +7

    Maash Allah qof wanaagsan tahay xbiibti waxaa ka codsanaa inaa noo soo gelisay Video ah online shop sida AliExpress plz🙏🙏🙏

    • @Kiki-xx9hp
      @Kiki-xx9hp 4 ปีที่แล้ว

      Wuu ku jira abyo mar hore so galisay ka dawo channel keda

    • @raziinamoh5554
      @raziinamoh5554 4 ปีที่แล้ว

      Waa arkay xbiibti mahadsanid Mar labaad rabnaa

  • @queenofqueens4645
    @queenofqueens4645 4 ปีที่แล้ว +3

    intaan xaqli mesha ku jirta alle nawada kulmiyey waxan ka codsana culees baa ihaysta inaad isoo duceysan ilahy inuu ii aqbalo aad baa u mahad san tihiin wlldey👍😓

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay hakaa dulqaado walaale ilahay bari akhri saliga nabiga scw waliba kan ataxyaadka ka danbeeya ee ibraahiimyada ku jira walaale ducadii nabi yoonis markuu duudka liqey akhri ilahay hakaa dulqaado farxad a deg dega rabi hakuugu badalo

  • @libanhassan8151
    @libanhassan8151 4 ปีที่แล้ว +4

    Wllahi madax binu aadam wax layareysto maha waxan umaleynaya hoyadasi ma dayacdeen ilmahede waxa ugu wacan family geda intey ceebkacararayan somali ubadkooda cadowga howdadiyaa really sad story

  • @umuamiinchennel2486
    @umuamiinchennel2486 4 ปีที่แล้ว +150

    Wall hamika aad leedahay alha hakuu fudideeyo ee wall ilaahey dartiisa subscriber iku caawi💚❤❤

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 4 ปีที่แล้ว +2

      Ilhay danbigaaga hadhaafee iisaara subscriber wall Adigooraaliya

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 4 ปีที่แล้ว +1

      wan ku saray subscribe adna isar subscribe

    • @anabmohamed6965
      @anabmohamed6965 4 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ka faaidee subscribe?

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 4 ปีที่แล้ว +1

      @@anabmohamed6965 abayo noo sar adoo raali ah ilaahay gacanta hakuu barakeeyee waxban ka faidaynaa

    • @anabmohamed6965
      @anabmohamed6965 4 ปีที่แล้ว

      Nimca Nura Sababta ayaan rabaa isheeg intaan ku saarin

  • @hassanyasin1574
    @hassanyasin1574 4 ปีที่แล้ว +8

    kolay hooyadaasi hadii ay nooshahay ma oga ayaan filayaa halka wiilkeedii ku danbeeyey sababta oo ah mar hore ayay la xidhiidhi lahayd se hadii ay nooshahay imanakana ogaato inu olivier wiilkeeda yahay inay soo sheegataa waxay ku xidhan tahay sababta ay markii hore u bixisay iyo siduu ku calool galay waana runtaa faransiska aniga aya hada ku nool somalida uma yaaqanan afrikan sababto ah wayka midan duwan yihiin intooda badan kuwo afrikan u eeg waynu leenahay

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +1

      MUSTAQBAL KEENA
      Beenta maahan Aniga dhowr qofbaa igu dhahay are from Latin ? Waliba wadamada brazil 🇧🇷 cuba 🇨🇺 ayaa xoog ugu Eg somalida iyo Habashida Sudan 🇸🇩 waa kuwa ugu colour ka fcn African ka

  • @ninam1000
    @ninam1000 4 ปีที่แล้ว +4

    Wa reer Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 4 ปีที่แล้ว

    Walhi waa qiso xanuunbadan ... Aniga rayi ahan wxaan oranlahaa way ogolaaneysaa waayo waa hooyo ... Hooyona dhasheeda sifudud kumadiidi karto .. Inanku hduu guy yahey . Diintaa loosoobandhig. Allhana hasoo hadeeyo. Insha Allh hoyadaa iyo inankeeda waaayuhu kalafogeeyeena Allha haysu keeeno. Run ahaaantii ilme Aaan gareneyn mudada intaa le eg meeshuu kasoojeedo. Iyo cida dhashey. Dhibaato nololeed uma yara .. Hooyadiidhasheyna lafterkeedu waa lmid .. .. Allaha haysu soo celiyo. Kiii diinta islaaamka qaatana Alllha kayeelo Allaa wx hadeeyee.. Aamiin Aaamiin...

  • @reymaz8
    @reymaz8 4 ปีที่แล้ว +14

    Dad bdn ba aduunka noga mqn🇸🇴😐

  • @queen7831
    @queen7831 ปีที่แล้ว

    Jaceyl Hooyonimo ayee tusi kartaa haisku daydo in uu diinta Muslim ka qaato 100%xooga saarto si uu Barto dhaqanka wadankiisa iyo diintiisa iyo luuqada bii'ada ayaa badeli karto ilahay ayaa hanuunka leh lkn haisku daydo in wadada toosan ee ku soo rido Ilaahayna hala garabgalo shalay qalad ee gashay maanta qof Muslim hauga dhigto waa hadii Ee Hooyadaas nooshahay🙏

  • @ameen4881
    @ameen4881 4 ปีที่แล้ว +6

    I’m impressed the way you imparted the info to your audience. Keep up the good work!!

  • @bisharomohamed4441
    @bisharomohamed4441 4 ปีที่แล้ว +132

    Am first one 😂 like igu boobsiya 😋 ilahay Hdaa taqanid paliiiiiiz ☺😋😂🎉

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilhay danbigaaga hadhaafee iisaara subscriber wall Adigooraaliya

    • @abuomar9765
      @abuomar9765 4 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @dekahaji
    @dekahaji 4 ปีที่แล้ว +18

    Hooyo ayan ahay ilamahayga wax walba oo uu yahay waa ilmahayga ilahay awlaada ha ino xifdiyo😌

    • @zuuzuuhusen6594
      @zuuzuuhusen6594 4 ปีที่แล้ว +2

      Deka Haji Illahey hasoo hanuuniyo owlaad sidaas owlaadenana sidaas Illahey kama dhigo wax laqaadan karo maahan qaniis

  • @raxmaahmed8418
    @raxmaahmed8418 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxaan dawaday labo qiso oo aad ka shekeysay ruunti qisoyinkad soo qadatay aad ban uga helay hada kadibna waxal ka mid noqon qof ku xiran shekoyinkaga masha alaah xijabka sidad u adkeysay eed u asturtay jirkaga ilahay malinta qiyame haku xafido walalo nolow oo nabad ku war asc

  • @keligeedfariid6308
    @keligeedfariid6308 4 ปีที่แล้ว +120

    Mansha allaa nasiib buu leeyahay hduu soomaali noqday😅😍

    • @kingpolemahamud3373
      @kingpolemahamud3373 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha ha ha kkkkkk

    • @Keyd47
      @Keyd47 4 ปีที่แล้ว +4

      Akh wax khaniisa war yuu nashegan

    • @Ismahankhalif
      @Ismahankhalif 4 ปีที่แล้ว +22

      New technology, aqas qof lama dhaho walaal, Asaga iyo adiga a Allaah Waa usiman tihiin, ee islaamnimo ma ahan in la Caaytamo. Islaamka waa diin macaan dadkana lama yaso. Allah aan udayno asagaa maalinta qayaamo hortiisa lagu kala baxi doonaaa. Igana raali ahoow walaal.

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 ปีที่แล้ว +3

      Somali twins 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 masha allah waa runtaa

    • @keligeedfariid6308
      @keligeedfariid6308 4 ปีที่แล้ว +2

      @@khadradawoa2750 haa khdraay somali waa wx lgu faano😘

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 4 ปีที่แล้ว

    Nin khaniis maxay ku falaysa adiguna inaabti haysku mashquulin wax khayr leh ka sheekee oo aad ajar ka heshid ilaahay khayr haku siiyo

  • @osamaapdimahdi3046
    @osamaapdimahdi3046 4 ปีที่แล้ว +5

    Wllo dhowr video ayaa natiri swir ayan idin tusaya lkn wxba nama aad tustid
    Igana raali nqon hdey su aasheydu macquul ahayn wllo

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa wiilkeedii marwalba lakiin somali ad adeegeda nin khaniisa sooma dhaweysaneyso waan hubaa xitaa haduu lacag ubalanqaado kama qaadateen lacag xun bey u aragtaa😂

  • @abuomar9765
    @abuomar9765 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc salaan ka dib waxaan kula talin lahaa hooyada dhashay wiil kaas in Ay la soo xiriirto wiilkeeda soona dhaweeyso Waa jeeex iyada ka mid eh eyna ka bad baadiso naarta kuna soo celiso diinta suuban ee islaamka iskuna dayso in ey ka daaweeyso dhaqan xumada uu ku barbaary wax kastana Waa la xalin karaaa Waa I iga tallo in ay bad baadiso wiilkeeda " caano daaty dabada ayaa la qabtaaaaà " .........

  • @drsamiishaquruxsan4036
    @drsamiishaquruxsan4036 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan So dhaweyn laha wiilkyga Wana u sheegi laha Qisada igu klaiftay
    inkasto ay thy arin naxdin leH

  • @zadia1103
    @zadia1103 4 ปีที่แล้ว +28

    Fadna and Aj Alle ha idin dhwro waxan rajaynayaa in uu Illaahay mar uun idinla kiin kulmiyo Incha Allaah my favorite couples 👫

  • @hoodomaxamed4912
    @hoodomaxamed4912 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi waa wax laga naxo horty hada anigu gabadhaydii yarayd oon naaska siinaayo ayaan eegay niyada ayaan ka ooyey sidaan tuurayo iyadana markaa horty marka hore man tuureen ilamhayga hadaabay dhacdan marka danbe man eryeen manan dafireen

  • @muzxin
    @muzxin 4 ปีที่แล้ว +7

    What ever u yahay waa ineey wiilkeeda la xariirto coz shalay ayadaa tuurtay oo sabab u ah 15 ku dar 34 waa 49 her age maant

  • @abdijama1639
    @abdijama1639 4 ปีที่แล้ว

    Walhi wan ka hela qisoyinkan dhab tah kanalakin wan Ku xiranahy plz markasto no soda Mahadsanid

  • @naraclrxmaan9954
    @naraclrxmaan9954 4 ปีที่แล้ว +9

    ManshAllha abayo wan ku salamaya ❤❤❤❤

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 3 ปีที่แล้ว

    Ani waxan qaba hooyadu inay inankeda laxidhidho wayo asagu qalad kumalaha sidu kudhashay iyo siduu u koray wa dayac dhankeeda iyo family keda kayimid halka mid manta ubanan inay uso jiido dhanka wanagsan iyo diintena naxarista ah ilahay danbigena iyo kan walidkena hadhafo

  • @ydc3594
    @ydc3594 3 ปีที่แล้ว +6

    Oliver Rousting ❤️❤️❤️ j’aime ce mec

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 ปีที่แล้ว

    Francis ka waxaa joogaa qiyaastii 3 milyan oo caruur ah oo o somali ah oo ay Africa ka soo qaateen gaar ahaan dhulka somalida especially jabuuti . Iyo Deegaanada somalida sida NFD kenya Iyo Somali Galbeed . Yemen .

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 4 ปีที่แล้ว +7

    Hooyo qali fadn waye INTA ila aragtay Duco🤲🤲

  • @deeqaahmed6716
    @deeqaahmed6716 4 ปีที่แล้ว +1

    fadna sheekoyinkada adbaan uga hela wlh chanalka kaliya en kuxeranahy amar ilaahey hadaan daawan videoyadada maba hurdi karo ❤❤❤

  • @ahmedzahir2865
    @ahmedzahir2865 4 ปีที่แล้ว +4

    I hope his mum accepts him and I hope he helps Somalia inshallah 🇸🇴

    • @moji6625
      @moji6625 4 ปีที่แล้ว

      ahmed ahmed he’s gay bro

    • @habsomhomed1608
      @habsomhomed1608 4 ปีที่แล้ว

      ahmed ahmed Somalis can’t help their country. He’s only half Somali and you are putting pressure on him. Why didn’t you help Somalia? because your trying to stay safe and you whoever tries to fix and help the country ends up dead.

    • @habsomhomed1608
      @habsomhomed1608 4 ปีที่แล้ว

      Mo Ji Your straight and Somali. What does that have to do with helping Somalia. If you have Somali blood than that’s your country.

    • @nananazimam2060
      @nananazimam2060 4 ปีที่แล้ว

      @@moji6625 how about the lady who gave birth and left him behind?

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 3 ปีที่แล้ว

      @@moji6625 ayada dayacday qar walidkod korsadab sidas noqdo wa iney la kulanto ayada dhashay o dayacday

  • @wow6708
    @wow6708 4 ปีที่แล้ว

    As a mother cunugayga aan dayacay 34 sano ka hor caruur nimo iqaaday deetana iso raadshay alhumdulilah ayaan odhan lahaa. Hadii oo galoobay qaniis noqday asaga khaladka maleh saa adaa dayacay sax? dambigaa wax baa laga waydiin ayada iyo waalidgii dhiibay cunuga. Blood is thicker then water.

  • @mahamoudayanleh6067
    @mahamoudayanleh6067 4 ปีที่แล้ว +16

    Aj et fadna je vous aime wlh ❤❤😍 from djibouti

    • @abeeromarguedi7933
      @abeeromarguedi7933 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahamoud Ayanleh oui c’est une Djiboutinne 🇩🇯

    • @mahamedahmed9610
      @mahamedahmed9610 4 ปีที่แล้ว +2

      Attendent les totos, vous croyez que tout les personnes francosomaliens sont tous des Djiboutien/nes? Punaise, il y a des Somalilandais et Somaliens qui maitrisent la langue de Moliere. D'ailleurs, elle est de Hargeisa.

    • @mahamoudayanleh6067
      @mahamoudayanleh6067 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamedahmed9610 on sait qu'elle est somalilandais horta adi qui t'as questionné tu tompe facilement ta guelle👅👅

    • @mahamedahmed9610
      @mahamedahmed9610 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamoudayanleh6067 Adeer miyaa iga cadhootay tolow? Ok hoo 🍬🍦🥛 comme il fait encore chaud la-bas kkkkk

  • @pahjiinalifestyle473
    @pahjiinalifestyle473 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa arina cajiba waxan layabanhy hoyadi hadeya noshahya waxa layabanhy sida darenkeda noqana dono marka ogato ineya wilkedi sidana noqdaya

  • @Kaalsomalitv
    @Kaalsomalitv 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa yaab subxanallah 😔

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 3 ปีที่แล้ว

    ALLAH ayaan ka megen galay hooyo waa hooyo ma tuureyso ubadkeedii

  • @sofiaaden4999
    @sofiaaden4999 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah dharka waa ku sobaxday fatma qurux badan❤️

  • @dinidarwish
    @dinidarwish 3 ปีที่แล้ว

    Wlalay sheekada macaanee oo qofka magacisa soo qor how shekayn sidii aad u sheekaynaysid sidii qof kula fadhiya how hadlin

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 4 ปีที่แล้ว +3

    Walahi ani ahaan waan aqbali lahaa waana soodhaween lahaa

  • @Jiilkamaantaa
    @Jiilkamaantaa 4 ปีที่แล้ว

    markii hore waxan islahaa video uu kaga hadlayona arintaas ay sheegayso gabadha mayna soo qaadane ma waxay doonaysay iska sheegaysa lkin markan descriptionka linkga aad soo dhigteen akhriyay i was like oh this true

  • @malibloody503
    @malibloody503 4 ปีที่แล้ว +55

    Inta rabto Fadna farnsiis kuhadasho farta taaga 😭

  • @amun5155
    @amun5155 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa Hooyo Soomaaliyeed weeye ma diideyso wiilkeeda balse wey ogaan kartaa gaalnimo balse guy no no no
    Haduu Hooyadii Rabo waa inuu marka hore ka tanaazulo guy nimada gaalnimo wey ogaan Kartaa ILAAHOW HANAGU KEENIN ANAGA IYO UMADA ISLAAMKABA AAMIIN YAA RABI

    • @munamohamed499
      @munamohamed499 4 ปีที่แล้ว

      Pls qli ii imicnee guy waamaxay maxa laga wadaa kalmadan

    • @ahmedabduhakim3711
      @ahmedabduhakim3711 4 ปีที่แล้ว

      @@munamohamed499 Qaniis

  • @zuheylailkacase4010
    @zuheylailkacase4010 4 ปีที่แล้ว +5

    mashallah 💞💕aad baad ushidantahay fatna

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 4 ปีที่แล้ว

    Kolay hooyadii baa ugu wacan wuxu noqday Akhirana iyadaa la waydiinayaa waayo ay utuurtay xaram walahi waan ka naxay inankaas yar dhibka soo gaadhay isagoo la tuuray hadana gay noqday dhinac kasta wuu khasaaray

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 4 ปีที่แล้ว +3

    Khaniis iyo gaal isku darsaday yaarabbo

  • @AKHELUS.
    @AKHELUS. 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadna waxaan umalaynaa qof marka arinta ku dhacdo un buu fahmi karaa. Laakin hadii uu noqday qoomu Luut ma jeclaysanayso iney sheegato aan is leeyahay!

  • @mariyaahmed2715
    @mariyaahmed2715 4 ปีที่แล้ว +19

    Hooyo waa qli haday aragto way ku farxay baa laga yaba wiilkeda midakle somalidna waa dad beer jilcsan

    • @rastamuje947
      @rastamuje947 3 ปีที่แล้ว

      Armay naxdin udhimata ninku wa qowmalud weyan

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 4 ปีที่แล้ว +1

    I think no matter what he should look for her she does not have anything to do with her whatever happened coz she was a child and innocent too I hope he meet her one day

    • @masta7199
      @masta7199 4 ปีที่แล้ว

      Let's hope for him insha Allah...

    • @ifrahali5667
      @ifrahali5667 4 ปีที่แล้ว

      Mousapha Aden insha allah wllo

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 4 ปีที่แล้ว +40

    Ilaahow wax an dhalnay iyo wax aan garaneenaba aan nala dhihin waa gay subxanallah hooyadaas wlhi murugo uma dhina

  • @zu7729
    @zu7729 4 ปีที่แล้ว

    wiil an dayacay markuw I baahnaa waxkastow noqda garba uma lihi an ku caayo qofkow yahay I cafi baan oranlahaa ileen anigaaba sababay inuw habaabo laga roone noqdo waan ku farxi lahaa so laabashadiisa waana toosin lahaa marlabaad anigo jaceyl iyo xushmad siinaayo

  • @deeqoabdullahi1898
    @deeqoabdullahi1898 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll danbiga iyo Kan walidkaba allaha cafiyo subscribe igu cawiya fadlan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hasoo hadeeyo wiilkaas Hoyadiisna hasu geeyo maalin insha'Allaah

  • @mannaadde7421
    @mannaadde7421 4 ปีที่แล้ว +3

    Wll mclin no noqo o ingriis ah

  • @sports8372
    @sports8372 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ❤️

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 4 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله ♥️♥️♥️♥️

  • @masta7199
    @masta7199 4 ปีที่แล้ว +2

    C est vraiment une art ma soeur la facon que vs passez l histoir mais quoi que sa se passe les deux doivent sassoir ensemble...

  • @Wardajb
    @Wardajb 4 ปีที่แล้ว +6

    I love you fadna❤

  • @sumayoahmed5923
    @sumayoahmed5923 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadna wanka helay barnajisyadaan ee nosoo badi abayo keep going kuguna xiranahay

  • @heegannewsproduction179
    @heegannewsproduction179 4 ปีที่แล้ว +3

    Team AJ&fadna please subscribe isaar alaha idin sharafa walalayaal ilaahey dartisa ifka ayaa wax leyskugu yahey ee igu caawiya subscral

  • @barwaaqodahir6415
    @barwaaqodahir6415 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa haawl adag runtii allaha so hadeeyo asagana koleey wacaqabad nin lacag leeh cidideysa majirto lkn hadalka dhibta kajiro waa gaska

  • @mohamedzakisomali2834
    @mohamedzakisomali2834 4 ปีที่แล้ว +8

    Keep going

  • @asyabiofficials9513
    @asyabiofficials9513 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll fadna
    Ninkani hooyadi maha somaliyed wayo jabuuti maha sida Somalia ama somaliland oo la iran karo wa somali lkn waxa ka wada jabuuti waxa ku nool dad kale sida somali afar arab waqtika la sheegey hooyadi dhalatey waxay ahed intey jabuuti xornimada qaadan islanta waxa usheegeysa waxay sheegtey uun iney hooyadi ku dhalatey jabuuti marka cid kasta noqon karta
    (Ana reer jabuuti ah😉)

  • @habibaelmi8049
    @habibaelmi8049 4 ปีที่แล้ว +5

    Fadna c vraiment difficile et pour lui et pour la maman

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 ปีที่แล้ว

    wow maan iloobin thanks fadma plz mar kale qisadan noo soo raadi iyo halkey ku dambeysay

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 ปีที่แล้ว +5

    Barnamijyadan no badi ♥️♥️

  • @youssouffarah146
    @youssouffarah146 4 ปีที่แล้ว

    His mother’s born 1970 in Djibouti , and actually he is from Djibouti based on his mother. Secondly if you watch closely his recent documentary « wonderboy » , the french lady tell me exactly his birth mother.

  • @sadiyabooher1715
    @sadiyabooher1715 4 ปีที่แล้ว +6

    Shocking news wow 😯

  • @yuusufsheikhdiiriye1594
    @yuusufsheikhdiiriye1594 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan fariintaa markey kusoo gaarto Aabahaa wiilkaa dhaley waliba waa injineer Geology ah isbitaalka laasileed ayey ku dhashey faransiiskana isbitaalka ayey kaleidoscope shaqeynayeen lasoo xiriiri sida ugu dhaqsaha badan

  • @abdirizakmohamud9165
    @abdirizakmohamud9165 4 ปีที่แล้ว +7

    I do not understand what do you mean Somali ethiopian. There is only Somali not Somali ethiopian.

    • @hodayusuf4477
      @hodayusuf4477 4 ปีที่แล้ว

      🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️

    • @abdirizakmohamud9165
      @abdirizakmohamud9165 4 ปีที่แล้ว

      @Cadde
      Ma daalani ada daalan wlle. Somali galbeed waa ogahay inay jiraan laakin ma rabo in ethiopian lagu magacaabo. Hada ina i fahmi doonta filaaya. Somali itobiyan waa qalad somali waa somali.

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 4 ปีที่แล้ว

    waruntaa wllhi hadey manta ogaato waxay sameynayso Horta diinta waa naxdin Wana raga raga jecel SubHaaNaLah waana African Aniga haddey igu dhacdo ilahay Ima kase waa la hadli lahaa waxyabahana waa usheegi lahaa and then kasakow waa qof u xiisay hooyo ama u Hamuun Qaba Kolay diinta waa galin kartaa islamka dadkan Halkan KU koraana Waa inaga waalid ixtiraam badan yihiin markaa aniga waa xidhiidhin lahaa ilamahayga mncha Allah waxaa Waka saari lahaa From France 🇫🇷Quruxey

  • @anuuzhsaid1420
    @anuuzhsaid1420 4 ปีที่แล้ว +5

    Hamblyo👏👏 hamblyo fadna&aj waxn😱 adugu 😀faraxasanhy 100ka kun e👌 subscribe ad garty waxn rajayn in tan iyo in kabadan in ad gari dontid isha allah

  • @elhanabdirahman7345
    @elhanabdirahman7345 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadas ma ilowdo ilmaheeda waxey ila egtahay in familkeda somalia uceliyeen eey qarinaayen in laxogay hadey noshahay habeen masexato ayado ilmahas yara kafakarin waa ogahay hooyadas waa 49 jir hada

  • @waagilcadde907
    @waagilcadde907 4 ปีที่แล้ว +23

    marka xagee somali kayahay marba abihis haduu Ethopian yahay nama sogalo iyo qaniis

    • @suleiman2967
      @suleiman2967 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 4 ปีที่แล้ว

      Waagil Cadde 🤣🤣

    • @mohadeick4850
      @mohadeick4850 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlh waad iga qosolsiisay nama so galaan Ethiopia iyo qaniis iyo kuwa waalan🤣😂🤣😂

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 ปีที่แล้ว

      Waagil Cadde absolutely wllo Audubillah Khaniis iyo Ethiopian iga tag dhe

  • @khadrasabriye4567
    @khadrasabriye4567 4 ปีที่แล้ว

    Iska dhal waxa la yiraadaa in waalidintu isku wadan kaso jeedaan walal. Wa murugo in owsan qofku garaneyn ehelki iyo mesha ow kaso jeedaa

  • @kawsarqueen5308
    @kawsarqueen5308 4 ปีที่แล้ว +4

    fadan noso badi barlamijķan wn ka heelay sister keep going 🥰👸

  • @Baariyow90
    @Baariyow90 4 ปีที่แล้ว +2

    Sis sorry lkn naga ilaali nin gey ah lablabo wye wxaas plz

  • @rahmaali2777
    @rahmaali2777 4 ปีที่แล้ว +16

    Kolay waa hooyo ilmaheda ma diidi donto lkn somalida ey lajogto cay yay kala kulmi dontaa wayna dhici karta xishod dartii iny diidi donto allh aclam 🤔

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 4 ปีที่แล้ว

    Adeer waxan u malaynaya inuu yahay caruurtii la dhici jirey waxana u malaynayaa inaan anigu dhalay ninkii xadayna waxanu ku qabanay hargaysa waana la xidhay isagoo itoobiya marku xaday ula cararay 3 .7 .1983 kiina la iga xaday magalada hargeysa xaafada 26 june

  • @qadanabdallabadhan828
    @qadanabdallabadhan828 4 ปีที่แล้ว +21

    Fadna Roolmodel i tahay
    ilaahay ha ikaadayo xppti

  • @abdihakimhusen3438
    @abdihakimhusen3438 4 ปีที่แล้ว

    Acuudi bilaahi sheekadu sidey igu socotey aan uyabana ayan ka naxey inuu yhy guy subxanallah allow awlaad andhalno yeysan guy naga noqon amiiin taaso kle wlaga duceysta