Riyada dibiga qofkii ku riyoodo dibi asoo saaran ama hilib dibi asoo cunayo halkan ka daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Riyada dibiga qofkii ku riyoodo dibi asoo saaran ama hilib dibi asoo cunayo halkan ka daawo, riyada lo'da ama dibiga inta badan waxaa lagu fasiraa dad laakin hilibka dibiga waxaa lagu fasiraa hanti ama maal ama arsaaq uu qofka riyada arkay helayo, runtii qofkii ku riyoodo asoo cunayo hilibka lo'da ama dibiga riyadaas waa riyo tilmaamayso qofkaas inuu helayo hanti badan, qofkii arko asoo fuulayo dibi sidaas oo kale halkan ayaad ka heli kartaa riyada oo faahfaahsan, maqaarka dibiga wuxuu ku fasiray hanti ay leeyihiin dadka xerta ah ama ardayda qofka caalimka ah sidoo kale hilibkiisa wuxuu ku fasiray hantida qofka caalimka ah, kutubta fasirka riyooyinka marka aad u laabato wax badan ayaad arkaysaa oo dibiga ama xoolaha guud ahaan la xiriiro. #riyooyinka #riyada #soomaali #somali.

ความคิดเห็น • 35

  • @amiira_abdinuur
    @amiira_abdinuur หลายเดือนก่อน +1

    Walaal waxaan ku riyooday anigoo ibursanaayo dibi guduudan oo aad ucayilan wuxuu rabay inuu idilo anigana wan ka ordaayay waliba orod dheer oo sidii biriqdi cml waana ka baxsaday ii fasir jazaakallaahu kheyr sheekh ❤🥰

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      hooyo maa tahay msie gabar aan wali la guursan?

    • @SacdiyoMaxmud-rg5dc
      @SacdiyoMaxmud-rg5dc 22 วันที่ผ่านมา

      ​@@barta-aqoontashiikh gabar ahay waxa dhigtaa school waxa ku riyoday mas qanada igu juro iyo mid yar oo banan ka jooga mid ka yar waa beer sharax sharax ah midka weyna waa mid yalo oo sharax sharax ah wa soo arday waa sobaxay riyada dhaxdeda aa hadana lawo gabdho aa saxibo nahay igu shegen in aa Marka fasalka ka soo baxay aa qelinaye aa qalal tur turaye Ana ma arkin Ayaka le I shegay ka Dib waxa soo galay schoolka lo,a iyo dibi oo badan Hal dibi ayaa Igu soo orday dibiga wuu qurxan yahy geeso dhaa dheer oo qawaa Isla marki saxibade oo soo dar dare Ana waa ka soo orday sixod ah waxa soo galay fasal Wana isku soo xeray waxa is dagalnay gawar ku jirty fasalka waa isku buuqna ka bacdi dibigi daqada ka firiye ano arkayo oo nin isu badalay ka bacden iridii oo haranti ku dhuftay wee qabtay ayadan wuu soo galay gawadhii uu ku jesty Ana waa soo orday waxa ka soo kacay riyada anoo Wal Wal san oo madaxa I xanunayo shiikh riyada wee kugu dheratay ralinoqo lkn shiikh riyada ii fisir idigo ma hadsan 🙏🏻

    • @amalnuura4789
      @amalnuura4789 11 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoontawll Anaba inta ku riyooodey gbadh aan la qabin ban ahay

  • @QadijoCadey-e9c
    @QadijoCadey-e9c 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh alle haku barkeyo gabar walshey ah aya waxay igu tiri waxan ku riyoday anigo nin igursaday isla markina u qelinayo misna u dhahayo gabar aan gabar hayn ayad igu dardeen iyadna ay dheheso wax yar suk aniga wax walibawa ku fahansinayo waxayna jogen isbital hoyadisna ay asaga ku qeylineso misna ay dheheso wa la bara hadey gabar hayd iyo hadii kale maxawaye sheekh riyadaas🥺gabdhuna wa gabar la hubo😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      Riyada waa digniin gabadhaas waxaa laga yaabaa in lagu been abuurto oo wax xun laga sheego oo sumcaddeeda dhaawacayo waxaa laga rabaa inay iska ilaaliso wixii tuhmo u keeni kara oo ay ka fogaato dadka aan fiicnayn

    • @QadijoCadey-e9c
      @QadijoCadey-e9c 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta ilahy haku barkeyo cilmiga🥲

  • @umusacdiyagacal
    @umusacdiyagacal 4 วันที่ผ่านมา

    Canugeyga 13jir ah oo kaadinaayo guriga ku tiririxinayo ii soo fasir sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 วันที่ผ่านมา

      wuu qaangaaray wiilkaaga ka ilaali inuu qalad ku dhaco

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed หลายเดือนก่อน

    Sheikhow waxan ahay xaas xamilana wan ahay waxan ku riyoday dibi aaad u wayn o ninkayga dilayo laba mar markow madaxisa ku dhuftay ana an dhahayo war dibiga yaw ku diline kaso carar ifasir sheikh kher Allah ku siyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      ninkaaga iyo adiga wax khilaaf ah ma idin dhex yaallaa??

    • @shukriyaMohameed
      @shukriyaMohameed หลายเดือนก่อน

      @barta-aqoonta wax iska yar lkn intan riyada arkin ayaw dhamaday khilafka marka heshinay kadib waye markan arkay riyada

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa inaad garab ka helayso qof qaraabadaada ah ama walaal ama waalid oo ninkaas uu kugu ixtiraami doono

    • @shukriyaMohameed
      @shukriyaMohameed หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta shukran sheikh kher Allah ku siyo

  • @heersare1
    @heersare1 ปีที่แล้ว

    Asc shekh waxan kuriyoday ano milix badan bac kuguraya milixduna waa sida cuba caruuredkokale afarges afarges xabadiba iyo dhar aad ubadan oo andhaqayo dad kalena ila dhaqayan biyo sida webiga usocda ayanukudhaqayna mudo badana aniyo ubadkaygu wan laxanusanay xanunka cilajinta

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa jirrada ku hayso inay daawo u baahan tahay Ilaahay hakaa yasiro

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheq dibi qurux badan ba madaxiisa inu iku dhufto ila so
    Aday an ka carara ku riyoday kalarkisa wa cadees qalin sida u taqana

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      ws haddaad tahay gabar aan la qabin waa nin ku rabo haddii aad tahay xaas waa nin dulmi rabo

  • @Umuibtisaam670
    @Umuibtisaam670 21 วันที่ผ่านมา

    Asc sethy waxaan ku riyooday lo waamid aad uweeyn oo kaduud ah waxaana la socday nin loda weena soowerare albaabka ayaan sooxiraa kabacdi xoog ayee ku soojabinee

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      hooyo maa tahay?

    • @Umuibtisaam670
      @Umuibtisaam670 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta may gawar

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      waa dad dagaal maagan oo dhib wato

    • @Umuibtisaam670
      @Umuibtisaam670 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta ok mahd sanid

  • @maquuste7
    @maquuste7 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxan ku riiyoday loa gaduudan oo ween oo i ceersaneysa qol ayan isku so xiray wey iku so galaysa waxna aad ula yaabaa qabka eey uso furtay sac iyo dibi wuxu yahay maogan pls iso fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      ws riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada xaalado badan oo kala duwan inaad marasyo haddii lo'daas ay tahay mid buuran waa xaalad fiican oo nolol raaxo leh haddii ay tahay lo'daas mid caato ah waa nolol ciriiri ah www.daruur.com/tag/riyada-loda/

  • @faadumoibrahim-ej7je
    @faadumoibrahim-ej7je ปีที่แล้ว

    acs waxan kuriyodiy wiil an garanayo o an bur wada korino o aniga garabka ihista waxau ixidhy sisald cad

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      ws waa qof nolol kula wadaagi robo oo aad dhib ku mari doontaan inaad is guursataan

  • @XalaawiXalaawi-uh3im
    @XalaawiXalaawi-uh3im 6 หลายเดือนก่อน

    Walaal Waxaan ku Riyooday aniga oo dibi fuushan, dibigana wabiga Kaga Gudbaya oo korsaaran, aabe ayaan ahay,

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa muraadkaaga inaad gaarayso oo aad ka gudbayso wixii dhib kugu hayay www.daruur.com/tag/riyada-dibiga/

  • @SumayaAhmed-r9v
    @SumayaAhmed-r9v 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal waxaan ku riyooday dibi cas oo i eryanaya isoo fasir walaal

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน

      ws waa dhibaato ku qabsan doonto oo aad ku faraadi doonto Ilaahay hakuu fududeeyo faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-dibiga/

  • @Asmoabdi-lk2gw
    @Asmoabdi-lk2gw 10 หลายเดือนก่อน

    Debi guruga xoog kuso galaayo iso fasiir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      wuxuu tilmaamaa qof xoog leh oo laga baqayo oo guriga meel weyn ka joogo

    • @Asmoabdi-lk2gw
      @Asmoabdi-lk2gw 10 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta ma fahmiin

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/